DEG DEG MAXAMEED ABIIB OO SOO QARXIYAYAY MUUSE BIIXI |KASHIFAY XOG LAYAAB LEH SAFARKIISI Jabuuti

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 07. 2024
  • DEG DEG MAXAMEED ABIIB OO SOO QARXIYAYAY MUUSE BIIXI |KASHIFAY XOG LAYAAB LEH SAFARKIISI jabuuti

Komentáře • 133

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 Před 4 dny +7

    Imikadaa ayaa soomaaliya basaboor ka soo qaadanay maxaa noo haysaan oo kusoo xajinaa ama dhaqtar ku tagnaa jeel baa nagu xidhee

  • @habibaabdalla8264
    @habibaabdalla8264 Před 4 dny +10

    Passport ka Somalia waxaa laga qaataa Hargeysa dhaxdeeda dadka yaan been loosheekin 😂😂😂

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 Před 3 dny

      Kaasi wa qashin adiga aya wax ku tari lahaye oohinta qarso ciilanyahy

    • @laanjeerstudio-b
      @laanjeerstudio-b Před 3 dny

      Dawlada hanaguso jeedin😅

    • @user-qp1mx3sz6n
      @user-qp1mx3sz6n Před 3 dny

      ​@@karimhasan8967tinta meel aad baa ubaahan dadka dukhsiga qabsanaya pasboorku uma baahna 😂😂😂

    • @user-jm9ry5jh5s
      @user-jm9ry5jh5s Před 2 dny

      Burcaa xata laga qaataaa anaaba ka qaatay wlhi😂

    • @laanjeerstudio-b
      @laanjeerstudio-b Před 2 dny

      @@user-jm9ry5jh5s aamu hye

  • @faraxclahi-qt1mn
    @faraxclahi-qt1mn Před 3 dny +2

    War waxni waa siyasad ee cadawga uu jabuuti nagu so dhhsayo weydii ilgow👈🤔🤔🤔

  • @geeljire1658
    @geeljire1658 Před 4 dny +3

    Waar dee mee baasaaboorkii jamhuuriyada somaliland? 😂😂😂😂.
    waar jamhuuriyaddii 33sano riyada ku jirtay way u dhammaatay kkk

  • @faaraxaxmedcaliwaadmahadsa7807

    Yarkan aad buu udheeraynaa idhihiisa buu ku arkayay waxay jabuuti samaynasay manay qarsan colaadeeda waanu taageersan yahay

  • @maxamedkayse9974
    @maxamedkayse9974 Před 4 dny +4

    Maxamed abiib waxaa lagu haystaa runta hasheegin anagaa dooranay m.abiib noolow sxb

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 4 dny

      runtuu sheegay insha Allah waxa qaban doona ninka lacagta badan ee uu baarlamaank ka qaato iyo codkii badnaa ee aan siinay

  • @jiidhe1970
    @jiidhe1970 Před 4 dny +10

    Libaaxa sidaa looga baqaayo ayaan qirey. Mr Abiib Qudhmistii waataa Ooyeeso kaga oohiye libaax.

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 4 dny +1

      Qudhmis waa Jabhadii majeerteen ee cabdi laahi yuusuf kkkkkkkkkkkkkkkkkk tasuu afwayne u bixiyay goormaanu majeerteen noqonay kkkkkkkkkk

    • @jiidhe1970
      @jiidhe1970 Před 4 dny

      @@user-sz7sn2rv9r issue mid ayaan nii arkaa wada jabhado

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc Před 2 dny +1

    ABIIB MAXAAD NOOGU SHEEGI WAYSAY FADHIGAAGA KUUGU KENI LAHAYN BASSSA BOORKA SOMALIYA SORRY

  • @user-lu3yt3ec1r
    @user-lu3yt3ec1r Před 4 dny +3

    Max'ed abiib waan wata gar iyo gardaro❤

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 Před 5 dny +2

    Muusa la hor qaaday beenale somalilan markay jorumar kugaadh siosay ayad ku kibirtay

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm Před 3 dny

    FC prank 🤣🤣😂😂😂🤣🤣😂🤣🤣😂

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 4 dny

    Guuuuuuuul somaliland

  • @doubledeqabus6815
    @doubledeqabus6815 Před 5 dny +2

    BASAASKAN OOYAAYE WALAAHI WUU KIBREY EE RAG TOOGTA HA LOO SAMEEYO DHAAN-DHAAN KA 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 4 dny

      Alle wax inaga wajaafa hawsoo diro oo degdega Amiin

  • @faaraxjaamac3421
    @faaraxjaamac3421 Před 2 dny

    Maaha siyaasi xildhibaan maaha. Siyaasi ina abiib waa ciilqabe .dhuuni qaate ah islamarkaana kusuntan inuuyahay shaqsi kusuntan isir nacayb gaara oo uu uqabo reero. degan s/land waacadw tariikjdana waxa ugashay maanta inaanay weligii kahadhayn cadaawada dalkii uu udhaartay ayuu madax kuti kunoqfay

  • @user-uf1ih4uf5z
    @user-uf1ih4uf5z Před 4 dny

    Ethiopia aya noo jirta somalida jabuuti iyo somaliya haysawaln

  • @user-dv9hz6ze6g
    @user-dv9hz6ze6g Před 4 dny +1

    Bisinka maxaa helay

  • @LibanHussein-z2v
    @LibanHussein-z2v Před 3 dny

    Hhhhh mahamed abiib ooyaye waad kujirtaa jeelka liintacab anagu baarlamaanka ayaanu kudorane mahoo yadaban kuwaydiinay liintacab sheekaxun hhhh

  • @aichadholl9492
    @aichadholl9492 Před dnem

    Ma hooyadii ayaa pasaprka bixisa garca samaron

  • @shahidcali2926
    @shahidcali2926 Před 3 dny

    Shcabka masakiinta ah ayaa la qaldayaa

  • @faaraxaxmedcaliwaadmahadsa7807

    Sow mou maaha kan basaborka lagu helayo

  • @samiaubah491
    @samiaubah491 Před 3 dny

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @shahidcali2926
    @shahidcali2926 Před 3 dny

    Somali runta wey dhibeysaa

  • @daresavage345
    @daresavage345 Před 3 dny

    Filin la daawaday xiisomaleh sm ciyaarta ka daa
    Riwad cusub baa loo baahanyahay

  • @ibrahimahamed1605
    @ibrahimahamed1605 Před 4 dny

    Muuse doorashe ayuu ku yimi

  • @banadir5032
    @banadir5032 Před 3 dny +2

    Hala xidho waa nin mucaaradka uun aan ahayne ah nin xamar uadeega jeelka dhiga

  • @user-si1oc1qk9s
    @user-si1oc1qk9s Před 5 dny +4

    WaxAd waydiissaa markii uu engiriiska imanaayeye muxuu ku dhoofay .xildhibaan

  • @RahmaAbdillahi-dp1dg
    @RahmaAbdillahi-dp1dg Před 4 dny

    Se bien ce que vous raconter cher. Monsieur voilà la vérité le somalilland sont pas bien on à fait beaucoup de chose à faire et maintenant on à rien à tu tout tout l'argent de Djibouti son la bas ok ok bon merci

  • @randomin8390
    @randomin8390 Před 3 dny

    kan’uumaa qalmoo xildhiiban matalah wadanka ee wax halgaa qaabto
    why dulmi iyo caybuu wadaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 Před 5 dny

    Deelajoog hasii dhasdhaslayn sidii haydhalaye ootaye jabuuti

  • @Helenebakers
    @Helenebakers Před 3 dny

    Ku amreye kulaha 😂😂😂😂 isaka baryaya bassabor Djibouti bixi

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 Před 4 dny

    Mr ooyaaye waakii yimid UK ee muxuu yimid waa maxay passport raadinayaa😮

  • @Waadani2024
    @Waadani2024 Před 4 dny

    Saaraakishaa poliska , militarigaa , iyoo waasaradahaa jibuutii ayee reer awdaal joogaan . Saargaal ayaa daamiin kaa nooqoonayaa kaadiibnaa sidaa ayaa laaguguu siin passaporkaa.

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez Před 3 dny

    Abib wuxu shegey jabuti pasporqedi in lakalalahayen adunweynuhu muxu ukhadandonaa bal kawaraan

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN666 Před 3 dny

    😂😂😂😂. Makhaanuud warkood dad Baniaadam ka dhegysan maayaane. Wax kale ka hadal.

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 4 dny

    Tuuuuuuug xaarmajo ushaqeeya caaaaac

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 Před 4 dny

      Kalabadyahay Amxaarku dhalay fataalada ah akhlaaq yeelo saqajaanyahay

  • @user-pq2yu7kw8d
    @user-pq2yu7kw8d Před 5 hodinami

    Abiib waa libaax

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 Před 5 dny

    Waxaad ka qaadikarta majirto somaliland cidaadoonto usoo raac somaliland

  • @sulubhassan2788
    @sulubhassan2788 Před 5 dny +1

    😂guroyo heeryeysan bay iska waraysanayaan

  • @idilabdi7535
    @idilabdi7535 Před 5 dny

    Djibouti Miya has onedjibouti Miya hadaw ah

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm Před 4 dny

    Ma ahaanaysid

  • @Helenebakers
    @Helenebakers Před 3 dny

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fe8445
    @fe8445 Před 4 dny

    SL dadka ku nool goormay indhahooda furayaan? Dalkiinii baa Xabashi lagu wareejinayaa waad qoslaysaan. Ooyin baa ka dambayn doonta. Meeye culumadii. لا حول ولا قوة الا بالله.

  • @bardacad
    @bardacad Před 3 dny

    QOFKII AAN ISAAQ AHAYN OO WAX IN KU DARSADA
    INTAAD SIDII DAMEERKII HEERYA SAARATAN RARTA

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 Před 5 dny +1

    Jabuuti cadow maha waa dawlad Somalia

  • @user-dv9hz6ze6g
    @user-dv9hz6ze6g Před 4 dny

    Bisinka

  • @user-zp5gw2yw8y
    @user-zp5gw2yw8y Před 5 dny +1

    Jabuti iyadu maxey basaborkeda u siine dal aan ka tirsaneyn dalkeda yaab

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 4 dny

      dee waaba beer miyay siisayba kkkkkkkkkkk maba siiin kartaba

  • @fatumamohames
    @fatumamohames Před 4 dny

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Waadani2024
    @Waadani2024 Před 4 dny

    Waar musee kiiniinkii xurdaadaa u soo ibiyaa . JIBUUTI AYEE JAHBAADII JOOGYAA. TAALIYEE KU XIIGEENKAA POILISKAA JIBUUTI WAA NIIN REER HAARGESSA ASAAL AHAAN JIBUUTI AHH . JIBUUUTII MEEL JAAHBAADII KU DHUUMAANKARTOO MAHAA .

  • @Waadani2024
    @Waadani2024 Před 4 dny

    Niin reer awdaal ah passaporkaa jibbuti waa xaagaa hooree.

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 4 dny

      Cidkastaba isaaq iyo Jabuutiba cidi iskama xigto Isaaq ilaa hinaa jabuuti macaa xaaska geele waa muuse inaadeer tii

    • @Helenebakers
      @Helenebakers Před 3 dny

      😂😂😂😂😂😂😂 iska riyo ninka dono ayan sina iniko baryotamaya aya hadhow naso ceydin bila abaal

  • @ZeinabZeze-r7w
    @ZeinabZeze-r7w Před dnem

    Sokuwa wadan dala sheganaya somali maxay ugu donan basaborka

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 Před 4 dny

    Mr ooyaaye isagaaba caadifad marwalba ku hadla ee maxuu cidkale kashegaa😂😂😂

  • @YacinRabileh
    @YacinRabileh Před 2 dny

    Nolow Libax cadawka a jaabo

  • @RahmaAbdillahi-dp1dg
    @RahmaAbdillahi-dp1dg Před 4 dny

    Vive République de Djibouti somlilland vous êtes jalousie

  • @Helenebakers
    @Helenebakers Před 3 dny

    Ayago bassabor Djibouti na barya eeye hanow na caayaan arr rer Djibouti wanacsan goob goob dhaley cisse

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 Před 3 dny

      Cise djbouti male ethiopia ay kaso galen
      Djibouti wxa wda leh canfar , isaaq , ciise , samron iyo carab

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm Před 4 dny

    Matihid

  • @UbaxMaxamed-ul4ee
    @UbaxMaxamed-ul4ee Před 5 dny +3

    Sidaad uwarameyso ayaa beentada laga garanayaa balayo wax Iska sheesheeg badan kana wuu dawakhay siduu islaha waxba la qarxiyaa

  • @user-kh9fm9hk3k
    @user-kh9fm9hk3k Před dnem

    Halaxidho kan

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před 5 dny

    Kkkkkk

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 Před 3 dny +1

    Maxamed abiib is not easy 😁🤣🤣👍

  • @nathra7351
    @nathra7351 Před 4 dny

    Ooyaaaxa lagu soo kordhiyey dawaro somaliland waxaa ka dawarsadaa ay yihiin oromo iyo samaroon. Ooyaaye waa in la dilaa ama la xidhaa isaga iyo midgaanka kaleba

  • @user-xx1hc5tj7l
    @user-xx1hc5tj7l Před 4 dny

    Iiman laawe Hana cunin

  • @aboutalabdillahi2227
    @aboutalabdillahi2227 Před 4 hodinami

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 sa été toujours comme ça, la somaliland utilise les documents des nos défunts et vous aboyer derrière nous quel débile de moussa bixi 😂" lui même il a un passeport d'un défunt Djibouti"

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Před 5 dny +4

    Ina abiib waa dayuus beenaale ah qiiqa ayuu isku qarinayaa

  • @minariii09
    @minariii09 Před 5 dny

    Adee wax cadaw laydhaa ma jiree dadku xaqoogaadku dhagteenbay raadsanayan gadabuursi asalba waxa nahay jabutiyan miskin shalanku bartee aryee isku dadba manihin

  • @abdoulkarimnour1669
    @abdoulkarimnour1669 Před 4 dny

    Musse judan 🤣🤣 jahilka ugu wayn

  • @hooyosiraad0
    @hooyosiraad0 Před 4 dny

    Nacaskan iyo nacaskan waraysanay waad madhantiin

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 Před 5 dny +1

    Awdal state waa Somali

  • @amranaden3059
    @amranaden3059 Před 5 dny +2

    Beenaale

  • @hassanomar8696
    @hassanomar8696 Před 4 dny

    Maxamed Abiib waa ee beenawaas, waxaanu rumeeysaneenaa halyeeyga uu qaranku soo doortey.

  • @saynabibrahim2187
    @saynabibrahim2187 Před 5 dny

    Meenaal

  • @cabdirisaaqdillaal2490

    Waar ninkan inan xumaatay ayaa dhashay oo waaba xabashi laftiisu

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 Před 5 dny

    MaashaAllah Mahamed Abiib

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm Před 4 dny

    Bee naale

  • @Bashir114-in1rt
    @Bashir114-in1rt Před 5 dny +1

    Garoowe.wey.tagaan.basboor.somaliga

  • @safiakhalinle204
    @safiakhalinle204 Před 5 dny +3

    Waxaad tahay cawka somaliland Allah kqabay

  • @MohamedAbdi-ws2ec
    @MohamedAbdi-ws2ec Před 3 dny

    Muse.wa.tug.ee.halagaqabto.wadanka.somaliland.dhibato.an.muse.ahayn.majirto.walalayal.anigu.somalilander.ban.ahay.wankashaqaysta.bilasharci.

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 Před 4 dny

    REER OOYAAYE JABUUTI BEEY U OOYAYAAN WAA XOR INA ABIIB HADII AAD CADHOOTEEN IDINKEEY IDIIN TAALAA

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 4 dny

      Ina Abiib baa ooyaaye layidhaahdaa markuu xilka u ooyaayay ee uu tegay ruqi kkkkkkkkk ee nin nool uu lahaa Alle haw naxariisto habel ee lagu yidh wuu noolyahay ee mid dhintayna lahaa Alle ha caafiyo kkkkkkkkkkkkkkk ee uu ooyay kkk

    • @nadiamohammed5330
      @nadiamohammed5330 Před 4 dny

      @@user-sz7sn2rv9r hhh ina abiib oohintiisu waa mid farxadeed oo taageera yaashiisa laabta u tunteen eeyna tuseen naxariis iyo jacayl ❤ lakiin isaaqii maxeey lawada ooyayaan ooy la cabaadayaan xitaa faysay faruq sowkan ganbo madoow noo soo xidhay sidii dumarka reer wada ooyaaye ayaad tihiin oo ku nool marwalba xasuus xun iyo cabsi ayaadubilaah

  • @aliawad9607
    @aliawad9607 Před 4 dny +1

    Muuse waa dhacanbyahay 84 malyuun oo uu.ka dhacay waxay talaa djabuuti waxaana la wareegey ismail cumar geele 😂😂😂😂

  • @mahamedabdille4489
    @mahamedabdille4489 Před 13 hodinami

    Been ayuu sheegay nin daarood laga ma siiyo

  • @IsmailOmarrayaleh
    @IsmailOmarrayaleh Před 4 dny

    Samaron iyo issaq marna cisse warab inga dha marana passeport ino sodonsa jahb geska africa 😂😂

    • @abdoulkarimnour1669
      @abdoulkarimnour1669 Před 4 dny

      Ciise waarabey has his own country and passeport 😊 jabuuti 🇩🇯 passeport kedu wa very expensive lkn judan guelleh baa sida ugaleh dalka jabuuti

    • @Helenebakers
      @Helenebakers Před 3 dny

      De l’hypocrisie total ils ont toujours besoin de issas ar cisse wa goob

  • @hiboali4523
    @hiboali4523 Před 4 dny

    Kkkkkkkk dacadi ma hungowdo rer somaliland inbadan baad uu gafteen djibouti iyo madaxwaynahena ee waka xaqi niga so dhax dilacay ado basborki djibouti sito ayaad doodan

  • @housseinSomali
    @housseinSomali Před 5 dny

    dacad nimo

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 Před 5 dny +2

    Matuugan ooyaye ee somaliya u raran xayawankan

  • @Mawliidcasoowe
    @Mawliidcasoowe Před 5 dny +2

    Macac macac macac

    • @nadiamohammed5330
      @nadiamohammed5330 Před 4 dny +1

      Reer ooyaaye in leeydin sasabaad dooneysaan sidii dumarka adeerkaa muuse waa basaas xabashi ina abiibna haduu noqdo maxaad ka qaadi kartaa

  • @ApdiraxmaanJeesto
    @ApdiraxmaanJeesto Před 4 dny

    Guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Yaxye-l5t
    @Yaxye-l5t Před 2 dny

    Beenaale weeyan maxamed abiib kada muu se miixi aflagadad aybaatehee

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 Před 5 dny

    War rufyanyow waxkale ku raad so com.

  • @user-gf8ju6hw8x
    @user-gf8ju6hw8x Před 5 dny

    waa runti waana geesi soomaliyed ahna runsheeg umaada soomaliyed waa miid muse bixi waa tuug maxamed abiib haanolado shacabka soomaliyed haa taagerto

  • @laylashii
    @laylashii Před 4 dny +1

    Walee Cabad waynow Cerlkad qodasi adaa ku dhici, Caqli badan ma lihide

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 Před 4 dny

    Run iyo ilkabaha waa la cadeeyaa.Ninkaan runta ku jeclahey

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 Před 4 dny

    INA ABIIR LIBAAXBAA TAHAY WElIGAA HA UJOOJIN BASAASIISTA XABASHIDA XORBAA TAHAY

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 Před 5 dny +1

    Madadkaad indhaha qaban doonta jabhadu gurigii ayayda bay fadhida faqash uraaya ooyaye

    • @jiidhe1970
      @jiidhe1970 Před 4 dny

      Waan joognaa. qudhmis xabashi jecel

    • @Iphone20249
      @Iphone20249 Před 4 dny

      @@jiidhe1970 uraaye wadankay soo saarto somaliland ba wuukibraa inyarba idiinka hadhay kibirka iyo sasabada bahalatow ingiriiska idinsheegay ina tiin munaafiqiin kolba qolo war usida daba dhilif balato idinlajaartay jidh xun

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm Před 4 dny

    BEENAALE

  • @Yaxye-l5t
    @Yaxye-l5t Před 2 dny

    Beenale maxamed abiib

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm Před 4 dny

    Beenaale barnacle beenaale

  • @user-qy9tk4ns1u
    @user-qy9tk4ns1u Před 3 dny

    Abiib 🎉

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k Před 4 dny

    Beenale

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 Před 4 dny

    Password kii jabuuti wuxuu noqday aqal dhilo waddankii jabuuti ina cudur Omar Geelle ayaa siddaa u xaraasha possportkii jabuuti aar waddanka Ali Aref Bourhan baa u wanaagsaanaa. Illaahow frud waddanka jabuuti gacanta u gali shisheeye. Xeer uuma laha in passportka jabuuti dad aan reer jabuuti ahayn lasiiyo

  • @jetaimemaman4826
    @jetaimemaman4826 Před 5 dny

    dadkan af xumo doqma ah cid walba ma cadowba idinka aya ah somali oo dhan cadow ku ah ee umada nabad galiya wa runtisa

  • @user-wx9mx5dz5e
    @user-wx9mx5dz5e Před 5 dny

    Jibuti ku washeen wa layab