Dhaqtar Mareykan ah iyo Abdisalaam Hereeri maxaa kala qabsaday?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 2. 07. 2022

Komentáře • 107

  • @bellaxaji110
    @bellaxaji110 Před 6 měsíci

    That’s why we pray 5 times a day so that our body gets more flexible alxamdu lilaah for been Muslim 🤲🏼

  • @user-bs9rl2up3i
    @user-bs9rl2up3i Před 2 lety +22

    اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم صلو على الحبيب المصطفى صلى الله عليه وسلم 🥰🥰

  • @Jamaalmw22
    @Jamaalmw22 Před 2 lety +1

    ustaad hareeri masha allah allow ku dhowr 😢😢

  • @tarikhcasha2136
    @tarikhcasha2136 Před 2 lety +2

    Mahadsanid walaaleykey hargaysadii hore ciyaala dubuluq baskidbool ssc buhoodle

  • @mohamudali8567
    @mohamudali8567 Před 2 lety +27

    ASC. abdisalan walale all you need to do is eat right and go to work out at the gym to lose some weight that will take care of your joints and specially your knees, the reason you’re hurting after playing basketball is cuz your weight. I wish you smooth recovery brother inshallah

    • @70528
      @70528 Před 2 lety +1

      Absolutely 💯 💯

  • @saidburale9253
    @saidburale9253 Před 2 lety

    Masha allah ani gabadha ka helay masha allah Waa gabar wax baratay oo dirin leh waxaa kaa soo salamayaa abaayo Germany dumaroow wax barta diintana barta masha allah

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse2176 Před 2 lety

    Mashaa Allaah Mashaa Allaah

  • @mahadahmedofficial3629
    @mahadahmedofficial3629 Před 2 lety +5

    Dr. asiigaba calooshu kasoo horeyso subxanalaah

    • @ibrahimabdilahi712
      @ibrahimabdilahi712 Před 2 lety +1

      mesha malaha waxa qudha e la wada ilalinaya wa cadki rag isku racay e wilwal shegay, dhakhtar kasta shaqadisa wu ku dedalaya balse qar badan ban cafimadkoda ku dedalin.😁

  • @netflixfaiza6229
    @netflixfaiza6229 Před 2 lety +32

    All you and your doctor both need is eat healthy and exercise to lose all this weight you both are carrying and everything will be fine and you both will be happy and healthy 🤲🤲

    • @hashiabdullahi1770
      @hashiabdullahi1770 Před 2 lety +5

      😂😂😂😂 raga kaxishoo wlley😅

    • @maganXaad
      @maganXaad Před 2 lety +3

      Odeyaasha waad garaacdey

    • @farhiyakahib4435
      @farhiyakahib4435 Před 2 lety

      Xasidnimada iskada xoolo adledahay kumay naxine hadad adigu waxad ku naxado ad wayeday ilahaay kabari iyagana isha ha ku biniinine Masha Allah u dheh

    • @GloLeaders
      @GloLeaders Před 2 lety

      Whatever is wrong with you? Who knows what you look like stop insulting the legendary man

    • @xaajicadaanyuusuf8409
      @xaajicadaanyuusuf8409 Před 2 lety

      Are you communicating

  • @gardarangardaran2951
    @gardarangardaran2951 Před rokem +3

    aniga wuxunban jeclan laha ina camera maanka heriheri ahaato becouse dalxiis ayan ka dhergi laha😂

  • @harunabdielmi5807
    @harunabdielmi5807 Před 2 lety

    Wow doctor 😍

  • @hadayaali4786
    @hadayaali4786 Před 2 lety

    Nice

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 Před 2 lety

    Very good 👍

  • @zakariahassansalad9104

    Soo badi waxa dadka anfacaya mahadsanid abdisalaam

  • @AbdiMoh797
    @AbdiMoh797 Před 2 lety

    Woow

  • @ahmadabdourahman6772
    @ahmadabdourahman6772 Před 2 lety +1

    Merci Herari. C est tres bien. J ai le même problème que toi. Dis moi le téléphone du clinique

  • @abdirahmanmahamud2833
    @abdirahmanmahamud2833 Před 2 lety

    Address kiisa please

  • @fahadomar8479
    @fahadomar8479 Před 2 lety +3

    wllhi Anaa u bahan xitaaa

  • @hodanmohamud9564
    @hodanmohamud9564 Před 2 lety

    Ana ubahan hadan balan kaqabsanaya ala mu igaa sidaan jagagac uodhandono anaba ismoday wale cidkasta ubahan dr kan alow intan sogadhin kadulqad lafaxanunada amiin

    • @saidabdi73
      @saidabdi73 Před 2 lety

      Xajiga intan oo kale i same dheh ninka galka ha u tagine

  • @saeedofficial
    @saeedofficial Před 2 lety +2

    Dhakhtarkan hargeisa noo keen

  • @alil3574
    @alil3574 Před 2 lety

    Kun shay anagoo dhihi Karna, wanaag iyo xumaan a, aamusnaanta ayaanu ka dooranay. Salam salam

  • @gemstar416
    @gemstar416 Před 2 lety +3

    Multiple cracks ! Dr. Bill is a real bone crusher for real

  • @Ibrahimka38
    @Ibrahimka38 Před 2 lety

    Dr qabiir ah buu u tagay Abdisalan. Dhaqaatiirta da,da ah waa dhaqaatiirta ugu fiican dhan walba Caafimaadka Allah ayaa hayee. Dr maantaa isoo jakimay Odaygaan buu La,ekaa xaga da,da.

  • @kafiabileh8461
    @kafiabileh8461 Před 2 lety +1

    Pls c,salan waxan kacod sanayaa inan kula xiriiro sbbto ah ninkayga iga gubty iyo cunugyga markaa mel aan kala xiriri iigu caei bls wxan ku nolahay qoxotifa jabuti waxan rajayna inad iso jawabtid pls

  • @kikialemu7
    @kikialemu7 Před 2 lety +2

    *السلام عليكم ورحمه الله وبركاته*🤝
    *👉 Labbaik Allah humma labbaik*
    *Labbaik La Sharika Laka Labbaik*
    *Innal Hamda*
    *Wan Nimata*
    *Laka WalMulk*
    *Laa Sharik Lak*
    📿📿📿
    *👉Insha allah Allah Drtis khyrka Ixasuusi Aan ku Xasusiisay*
    *Barakallahfikum 🎁 🕌✍🏿*

  • @axmedibarahim1142
    @axmedibarahim1142 Před 2 lety +1

    Dr calosha iska yarey

  • @maxamuudxaaji2909
    @maxamuudxaaji2909 Před 2 lety +9

    🤣🤣🤣 wallaahi jucistaan oo kale waan u baahnaa ee xageen ka helaa

  • @makoelmi8629
    @makoelmi8629 Před 2 lety +1

    Dr kan maa Somalind noogu soo yara kaxaysid Herariyoow!

    • @single6547
      @single6547 Před 2 lety

      Tuulada muxuu ka soo doonayaa

  • @ahmedismail4031
    @ahmedismail4031 Před 2 lety

    Haaye Haaye

  • @sidiiqtogdheer712
    @sidiiqtogdheer712 Před 2 lety +2

    Weriye waa cabsi salaan
    Tolow magac maloo helayaa weriyuhu markuu sii daloco sida hereri
    Waa macalinka waayaha
    Shanta qaaradoodba wuu marayaa
    Kolay afarbaan kadaawaday

  • @user-ji3jy5wg4v
    @user-ji3jy5wg4v Před 2 lety +1

    dhakhtarkan Maraykanka ah laftiisu aad buu u buuran yahay wuxuu u baahan yahay dhakhtar laftiisa

  • @rawmo7336
    @rawmo7336 Před rokem

    Doctor maanshee kan asagaaba ubaahan wax caawiyo.

  • @maryamkhaano9673
    @maryamkhaano9673 Před rokem

    D.r kan xage ka heli kara plz i sheega io magaciisa

  • @GQ-sz2xn
    @GQ-sz2xn Před 2 lety

    What’s the address

  • @xawoxasan3428
    @xawoxasan3428 Před rokem

    asc adeer mcn waxan ahay gabr xanunsn dhiiga wareeg ma sameeynyo dhaqtrka ayan raway waxa lo isticmali karo afric ayan jooga fadlan qaliin wadnha ayan qaba igu asxan fal

  • @maskiintiialleinaahmed733

    La aantiis ma anaaba noolaan karo saan u jeclahay chiropractor 🙏🏽😍 minnasota waan aadi jiray hadana Seattle inshalah waan aadi doonaa

  • @abdifatah8838
    @abdifatah8838 Před rokem

    Hareeri runtii dharbar xanuun igu dhacay maqalka aan maqlaey qajajacda dharbrkaaga ma maseyer baa ma Aqaan

  • @fardawsamowlid1842
    @fardawsamowlid1842 Před 2 lety

    Ala ana ubaaahan

  • @warsamaosman0894
    @warsamaosman0894 Před 2 lety +2

    chiropractor waa muhiim somalidu ma taqaano.

  • @farhanmohamed4791
    @farhanmohamed4791 Před 2 lety

    wax bbadan ayan ka faa iday laakin ma garan waxa gabadha ey sheegeysay ee ahaa acco pencel?

  • @mohamedfarahunle127
    @mohamedfarahunle127 Před 2 lety +1

    Nin yahow cabdisalan abti danbiba ha igu haatee habar baa u egtahey doctor ka wuu qosley markaa dhahdey basketball aan ciyaaraa

  • @abdullahiabdislaan8907
    @abdullahiabdislaan8907 Před 2 lety +1

    Don't try this at home !!!

    • @Last_King2023
      @Last_King2023 Před 2 lety +1

      *_--That's true they should not try this at home 😂--_**___*

  • @adancabaas8584
    @adancabaas8584 Před 2 lety +1

    Asaga calooshasha ha iskayareeyo

  • @IsmacAxmed
    @IsmacAxmed Před 2 lety

    walaal nagu soo biir: czcams.com/users/IsmacAxmed

  • @dahirmatan530
    @dahirmatan530 Před 2 lety

    Halkee jooga dhaqtar Bill ??

  • @xasanfarouk1579
    @xasanfarouk1579 Před 2 lety +1

    Waxaa naga hilmaantay meeaha laga help doctor kaan

  • @mustafeismaciil6777
    @mustafeismaciil6777 Před 2 lety

    waleee nugtiii herari qaadi kari waa

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Před 2 lety

    Hayaay cabdisalam hareri waxad heshay nin kueg waba iskegthin lakin cules badan ayab idin hayo walahi

  • @ibrahimsaid4346
    @ibrahimsaid4346 Před 2 lety

    Not that muchta inaga daa hereriyoow halgu daweeyee

  • @se7806
    @se7806 Před 2 lety +1

    Laba maalmood ayaad dhakhtarka u sheegtay, anagana sadex . Somalida runtu wayku adagtahayeven simple things

  • @rahmaosman7044
    @rahmaosman7044 Před 2 lety

    Asc caloosha amay ku qaraxda beer beer markad useexatay

  • @apdyhakim132
    @apdyhakim132 Před 2 lety

    wuxu calol weyna maxu laqay😢

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 Před 2 lety

    Salaan sare hareri wariya ruug cadaaa

  • @mahadhassan214
    @mahadhassan214 Před 2 lety +2

    Waa sida salaada loo tukado. Ku dadaala salaada

  • @Mahad-ih6ge
    @Mahad-ih6ge Před 6 měsíci

    Find out whats going on lol there is a lot of stuff going on😅

  • @runsheegmedia1434
    @runsheegmedia1434 Před 2 lety +1

    Two of them are over weight so try lose weight

  • @a.a.mohamed4635
    @a.a.mohamed4635 Před 2 lety

    Hhh herari waxba u baahna EE in geel raaco oo cuntada magaalada iska daayo weeye ,herari hawd Hala geeyo marka roobku da o

  • @MOHAMED-zc6bg
    @MOHAMED-zc6bg Před 2 lety +1

    Waxaa jidhka is gala daweeya waa shanta salaadood Ood xiligeeda tukato waxad caafimad badan siii helaysaa hadad salaada taraawixda dhamaysato this is for real I'm not joking try if doesn't Work come back to me ✅

  • @fadumogelle8462
    @fadumogelle8462 Před 2 lety

    Kkkkk alah caloosha yeey ku dilaacin

  • @jimjum1547
    @jimjum1547 Před 2 lety

    Chiropractor ba la dhaha

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 Před 2 lety

    hareriyow waxad iska badisay hilib iyo caano geel waxna ma qabtide ninkaan gaalkaa yow ku jabin

  • @muraadmama8378
    @muraadmama8378 Před 2 lety +4

    Shaqadaa toobinka ayaa aad umuhiimsan runtii waxaa garan kara qofkii istoobay ama yaqaana sida wax lootoobo waana waxyaabaha iigi muhuumsan inaan anigu marwalba aan sameeyo dadkana aan kaga caawiyo xanuunada ay kolba kacanayaan

  • @liibaanismaaciil7018
    @liibaanismaaciil7018 Před rokem

    HHHHHHH Doctorkani.lafdhabarta ayuu qaabilsanyahay calooshaasina wey ku taalaa What a bad example.

  • @warsamaosman0894
    @warsamaosman0894 Před 2 lety

    cabdisalaan waxa uu u baahan'yahay inuu voice over ku sameeyo waraysiyada uu la yeesho dadka aan somalida ahayn. mafiicna inaad qofka aad kolba turjunto waxa uu yidhaah isaga oo ku hortaagan waa unprofessional.

    • @SAF.3861
      @SAF.3861 Před 2 lety +2

      hhh somalida waan ka yaabay. ninkaa dhanee intaa wariye soo ahaa, ayaad uga sheekaynaysaa waxa "unprofessional" ku ah xirfaddiisa. waar annagaa yaab aragnay.

    • @warsamaosman0894
      @warsamaosman0894 Před 2 lety

      @@SAF.3861 adiga iyo isaguba waxaad tihiin reermiyi aan waxba saxaafada ka aqoon oo unprofessional ah😂

  • @khadijomohamed8696
    @khadijomohamed8696 Před 2 lety

    Masha'Allah hereri waa Maroodi (Elephant) oo faantiisa basketball ka asagoo taagan kubadda tuuri jiray hadana jimicsiga Dr. ka usameeyay Bakayle (Rabbit) ayuu isu badali doonaa oo Football ciyaaraya !! KKKK

  • @abdihafidmohamad
    @abdihafidmohamad Před 2 lety +1

    nin wayn oo dhabar loo seexiyay ceeb ahaa 😂