"Ismaacil Cumar Geele Waa Kaligii Taliyihii Ugu Dambeeyey Afrika" Siyaasi Xasan Shahar

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 07. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

Komentáře • 159

  • @user-of8ty4cu9v
    @user-of8ty4cu9v Před 13 dny +9

    Great....well, outspoken of somaliland

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před 13 dny +1

      This dude used khadra xayd her underwear

  • @amiirohassan8498
    @amiirohassan8498 Před 13 dny +4

    Hilibluhu waa qof shaystay guulayso Geri💪

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 Před 13 dny +4

    Kkkk shahar from King To butcher miya KKK waar Hilibkii iskaga Noqon Waxan garan maysid O'Day 😅😅😅

  • @abdihakimmmohamud7230
    @abdihakimmmohamud7230 Před 13 dny +2

    Reer Somaliland waxa laynooga baahanyahay xiligan iskutasasho iyo iskutiirsanaan dheeraada cadawgana ilgaara ku hayaan.

  • @user-vp9sy3uk8h
    @user-vp9sy3uk8h Před 13 dny +2

    waxad tidhahda Hiliblihii Hargeisa iya barbarkeyga jooga runti wuxu ku saqidey siyaassada waxan kula talin laha inu dib ugu noqodo shaqadisii hore

  • @MukhtarWarsame
    @MukhtarWarsame Před 12 dny +2

    Siyaasadi maxay dhimatay xasan shahar bay ku leeyin siyaasi 😂

    • @user-nw8de5lo4i
      @user-nw8de5lo4i Před 10 dny

      Dee adigu bal ismuuji oo siyasi noqo intaad qofkale wax ka shegayso
      anigu siyasi waxan u aqana umada masirkeeda yaqana oo difacay wayahe ma cade guda siyasi ah mise ciro oo khurinaya ha lilooto somalia 😂😂😂😂

  • @ugaasoibrahim6516
    @ugaasoibrahim6516 Před 12 dny

    Somaalilaan ha guleey Sato cadawgeeda guuduhu ha jaabo EE ku wareysanaya waa ina macaan jecel somaalilaan ,Allah xafido, aamin,

  • @MaxamedXanaaneeye-jr2pz
    @MaxamedXanaaneeye-jr2pz Před 12 dny +1

    ❤❤❤good point ex xildhbn

  • @KayseMaxamed-cs1ju
    @KayseMaxamed-cs1ju Před 12 dny +1

    Xasan abti hambalyo hambalyo hambalyo waajawaabqaaliya waxaynu nahay kuwii siyaad bare meelsaaray wacdalawaa cuwan

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 Před 13 dny

    ❤ you from Kenya 🎉

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 Před 13 dny +1

    guul qaranka somaaliland

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 Před 13 dny +2

    KKK shahar waa min hilible To siyasi kkkk waat adeeraw waxad yeesha waxan garayn maysid cilimi uma lihid caqlina Uma lehid waar hilibkii iskaga Noqo waxan iskaga Bax 😅😅😅😅

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 Před 13 dny +1

    Kkkk that is true kiuukhdii aabahaa ayaan ka biqi waayey

  • @Hciid
    @Hciid Před 13 dny +1

    WAA DAD KOMA KUJIRA OO AAN MARNA SOO BARAARUGAYN 33SANO KADIB JABUUTI IYO SOMALIYA WAA WALAALO AJNABI BAAD KA TAHAY EE KA DHEX BAX

  • @farhanmohamed9599
    @farhanmohamed9599 Před 13 dny +1

    Xasanaw waxaaad ka baxoo maanta maxad qashay geelii iyo adhigii

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před 13 dny

    Hore❤❤❤❤ usoco.geesi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 Před 13 dny +1

    Fariid sax ayd sheegisa wr ka xishoo seediga

  • @abdirashiidali8692
    @abdirashiidali8692 Před 13 dny

    Xaasidnimo soomali waa meheradeedi, weligeedna xaasidnimo ma guulaysato.

  • @calimaxamed4964
    @calimaxamed4964 Před 13 dny

    Maxad hore ugu sheegi wayday wuxuu layay

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před 12 dny

    Walle waa macaan jecel muuse macaan jecel ayuu urursaday meel ay u dhaqaana ma garanayaan

  • @AliAbdi-ny1db
    @AliAbdi-ny1db Před 12 dny +1

    Musa bixi Somaliland mugdi ayugiliyey

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před 13 dny

    Maahmaahdaa Muuse biixi ugu maahmaah isagaa SSC khaatumo qaawisee

  • @alitani5045
    @alitani5045 Před 12 dny

    Omar geele waa kalidee taliyeh dadkeesana ku haytaa xoog iyo khasab wakhtigiisiina hadayna generi helin dadkiisa Ayaa wax ka qaban siibana reerkuu ka dheasgay inshallh

  • @osmanahmedaouled5349
    @osmanahmedaouled5349 Před 12 dny +1

    That is Réal your first ennemi is dictator ismaciil wake-up somaliland

  • @koblkatikmo
    @koblkatikmo Před 13 dny

    🎉🎉🎉🎉

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 Před 13 dny

    Wr ka xishoo seedigaa

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Před 13 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Miicaadyare
    @Miicaadyare Před 11 dny

    Iidoor wagaashe Faan badanaa Adeer isaaqnimaad wax ku rabtaa helina maysid waligaa
    .

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před 13 dny

    Waxaa dadkaa kujiraa waa laba jinkkkkkkkkkk❤❤❤❤❤❤

  • @libanalifarah7246
    @libanalifarah7246 Před 13 dny

    aby ahmed ma democratic baa

  • @NojiNopar
    @NojiNopar Před 13 dny

    Adiga ayay kugu maqantahay lacagti Djibouti wanan ka dacinqyna insha alah

  • @sunnibarre33
    @sunnibarre33 Před 13 dny +4

    Ismail omar geelle guleso from habargidir

  • @Suhaybcabdirisaaqnuur56

    📺 TV sisaq baa leha lakin hansoracina kkk

  • @user-tk1qh1fx7x
    @user-tk1qh1fx7x Před 13 dny +12

    Xaarka xajista

  • @kederahmedsofe590
    @kederahmedsofe590 Před 13 dny +1

    waxaad arki doontaa iyadoo suuqa hargaysa la eryanaayo

    • @salihasaliha-ww8gs
      @salihasaliha-ww8gs Před 13 dny +1

      Reer jibuti ismacil wu dargiyey macalinku wuhu gaata 800dollars muse na wuhu siya macalinka wa la ogyahay reer Somaliland wahan idinleyhay muse is ka dhiciya ismacil wu na dargiyey

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw Před 13 dny +15

    FIRDHIYE wuxuu muujiyey siyaasad hufan.... wuxuu guulo ka keenay IGAD oo taageertay midnimada soomaliyeed 🇸🇴

    • @hawaawil1880
      @hawaawil1880 Před 13 dny

      Jooji mou hadaad firdhiye kuu keenay miskiin

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s Před 13 dny

      Oromo amxaro ine bada so galan ko wan cabsan muse bixi hoga minayo asga ogo dambeyo xilka waa laga tora

  • @housseinchinemohamed6990

    shubanka jooji waa nasiib daro reer waqooyi qof walba waa siyaasi oo waxa u sii badan waxay ku hadlaan wax aan jirin khibradna uma laha ah intii aad ka hadli lahaydeen wax aan qusayn waxaad ka hadashaa hargaisa oo aan biyo la cabin oo aan jid lahayn.

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 Před 13 dny

    Maxaa oday khalkhal ah umad hor fadhiya,ilaahaw u gargaar umadaada

  • @RedwanMuhammad-ui7jz
    @RedwanMuhammad-ui7jz Před 11 dny

    Halgaan salam wanwadagalnayi .. hashiski slam ree shk.isxaaq, samaron iyo cise sobandigaa . Kabalahayiin lamaxido ... ssc khatomo tagtayi awdal iyo zaylacc tagtayii... dulkan aad rabto rag baa awladodi uwayayii ...tarikhdaa diburacc .damaci garanulahayin xidanrabaa ... abaldarann cashkaga cuna caabtadayaqaan .jahiil qotishagtayii .5somali ba igala . OGOW MR.IOG abaha somali oh dhaan . Somali intu utarayii walayaqaan . Ree s.l sibaa jilibka m.bixi waaalii qarka usaranyihin .
    Jahil jahilnimadisa garanayin iya udran .cuuqdaad niguwacan waalidaa .

  • @user-ii7ed5cr6u
    @user-ii7ed5cr6u Před 13 dny

    Maxad uhaben waya xasan kawanlo

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Před 13 dny +1

    Furdhuye waa dawlad run ah kk
    Waa njnka 400 oo Isaaq ah maxbuus ahaan u hatsta kkkkkkkk
    Ceeb waynaaa...Dhibuuti isku qaada adoo laascaanood. Ka baqaya kkk

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 Před 13 dny

    Ka waran laascaanod?

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 Před 13 dny

    Hilible kawaanle siyaasi ah orod shaqadaadii isaga noqo cawaan yahow qaawan ee jaahilka ah. Adeer muusebixi badhka ayaa la soo istaajinayaa khayaanada iyo dhibaatada uu ummada shacabka u geystay.

  • @calimaxamed4964
    @calimaxamed4964 Před 13 dny

    Heego Cid ka caqli xun allaah ma abuurin waa bilaa siyaasad kkkkkk

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug Před 13 dny

    Siyaasadda waxaan ku nacayhiliblihii &kii sitay PHD AYAA KUWADA JIRA

  • @NojiNopar
    @NojiNopar Před 13 dny

    Wa in intranet ka iyo dhaqalaha ad ku kibirteen la idinka Jara

  • @mudiali719
    @mudiali719 Před 13 dny

    Waa ka xun ahey reer Riyo ku nool walahi waa dhibaato

  • @mohamedahmedmohamed54
    @mohamedahmedmohamed54 Před 13 dny

    NAC NAC

  • @iali8540
    @iali8540 Před 13 dny

    Ree jabuuti cadowgeena maahee waxaynu is haynaa ina cumar Geele oo danaheenu is khilaafeen.

  • @mohamedamir7751
    @mohamedamir7751 Před 13 dny

    Yaab waxaas baa weriye sheeganaya ictiraafka ka soo horjeeda ku ye heshiisku wuxuu no horseeday Maxay ??

  • @EngasadAxmed
    @EngasadAxmed Před 13 dny

    Siyaasi cid walba miyaad ku sheegtaan

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug Před 13 dny

    XASAN MUUSE MIYAAD ILLAWDAY MISE WUU KAHORRAYNAYAA.

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j Před 13 dny

    Kan basaboorkii ayuu ka qaaday

  • @yeabyeab9449
    @yeabyeab9449 Před 13 dny

    adeer filiinkiinii wa dhamadey

  • @abdilaahiabdi3193
    @abdilaahiabdi3193 Před 13 dny

    War reer ka isaaq waali waynaaa kkkkkkk

  • @abdidhamal8835
    @abdidhamal8835 Před 13 dny

    Libaax siyaasi xasan

  • @ubahomar8257
    @ubahomar8257 Před 13 dny

    Goormuu xumaaday markuu firdhiye uyeerybaa 😂😂😂😂😂😊

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 Před 13 dny

    Waruntaa

  • @Umo580
    @Umo580 Před 13 dny

    😂😂😂😂😂MUUSE BAL KAWARAN MAAH MAAHDA MADIGA KUYIDHI HOOYADA😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @HoodoiyoAyaan
    @HoodoiyoAyaan Před 13 dny

    Ninku mahmaah xuma 😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 Před 13 dny

    Siyaasad xumadu iyadaa cadaw ah.

  • @califaarax7052
    @califaarax7052 Před 13 dny

    Beentii idoor; runi meeday?😢

  • @Khadaraxmed-kc7xc
    @Khadaraxmed-kc7xc Před 13 dny

    Qofka wayni wui madhanyahay mahmahdani muuse bixi ayay kuqumahantahay

  • @user-ce4mk8tb4p
    @user-ce4mk8tb4p Před 13 dny +4

    Yes Ismail is dicteter

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd Před 13 dny

    Cuqdadland ama isaaq Oromo wixii Olivia ku dhacay ee bada looga qaatay ayey la meereysanyaan

  • @Sadik-r2x
    @Sadik-r2x Před 13 dny

    C'est vrai😂😂😂😂😂

  • @user-yy8jw1pr7b
    @user-yy8jw1pr7b Před 13 dny

    Somaliland guuuuul iyo goobani mo

  • @____0934
    @____0934 Před 13 dny

    Anagu idin fahmi mayno hhhhh

  • @mehdiahmed3639
    @mehdiahmed3639 Před 13 dny

    Waxa gadhay waxtigi somaliland ay babeysay😂

  • @xayndaabolol1301
    @xayndaabolol1301 Před 12 dny

    ninkani dhul aanan anuu lahayn ayuu iihabeeyay.

  • @Miicaadyare
    @Miicaadyare Před 13 dny

    Isaaqland Maxaa qaylo ka baxaysa Ismaciil C Geelle Seedigiin imisaad Isaaqow aad jaqayseen maanata Naaskii hadii uu idinka Gudhay Miyaad Caayeysaan🤣🤣🤣

  • @____0934
    @____0934 Před 13 dny

    😂😂😂😂😂😂😂 tuugnimada wad kuwada jirtan wanad wada soconaysan dhamantin

  • @CaliyassinCaliyassin-dp6sg

    idooraw meshu birbira mahan ee waa dhuul cisse hadad Ethiopia jeceshay dhulkaga si
    burbuurki idoor landh ayan Gadhay

  • @RASHID-hs9zd
    @RASHID-hs9zd Před 13 dny

    Iska soo cell xoolihi aad dawlada hoose ka dhacday tuug ka xishood dad ka oo is Qari

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 Před 13 dny

    Cidaaaa ninkaaan manat wax ka sheegtaaa walaahi waaa dad aaan somaliland taageersanayn......... wixiiiii horeeee tuur .....qran buu kahadlayaaaa

  • @mohamedamir7751
    @mohamedamir7751 Před 13 dny

    Adeer Djibouti waa dhul canfar ciise ma leh

    • @HoodoiyoAyaan
      @HoodoiyoAyaan Před 13 dny

      Haday canfar ladahay oo aad ciisa u diiday jabuuti maxad oga noqon wayde mw 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 shacab baa tahay iska hadal

  • @CabdirisaaqMaxamed-qx6wd

    Hilible fooqal Hilible xasan Hiliblahaagii is kaga noqo intaad taqaanay way dhaaftee

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k Před 13 dny

    Warunta barkhad iyo ooyaye

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k Před 13 dny

    Xasan shahar ❤❤❤❤❤inabti wankusalamaya

  • @momindekk1
    @momindekk1 Před 13 dny

    Hala xajiato

  • @mohammedmohamudosman5656

    ya ah domali land ma hal beel baa la yirahda ma dhul beelo badan degan yiihinba?????????????

  • @VivaWNP143
    @VivaWNP143 Před 13 dny

    hilible orodoo hilbkaagi iska miise sheekadani way kaa saraysaaye

  • @user-ms1rg5cr1k
    @user-ms1rg5cr1k Před 13 dny

    BEENALE MAKARAFOON LOO DHIIBAY WAA HALKII CALIDULDULE 10 KINTIR GUS MAGAADHAAN 1.WATIYE 2 QAYLO 3 CASUUNDOON WA KAMID KINTIRADA

  • @MrMassalo-04
    @MrMassalo-04 Před 10 dny

    Ilma xasan shiil horta hilib ku iibi nio

  • @abdirashidsheikh8933
    @abdirashidsheikh8933 Před 13 dny

    HABAL AWAL BEEN BAY ISU SHEEGAAN, DADKA KALENA WAXAY DOONAYAAN INAY BEEN U SHEEGAAN..
    DHIBTA MAANTA SOOMALILAND KA JIRTA MUUSE BIIXI AYAA SABAB U AH, REERKIISUNA WAY KABAQAYAAN OO WAXBA UMA SHEEGI KARAAN, MARKAA KAN HILILAHA AHI YUU WAX U SHEEGAYAA...

  • @shantasomaliyedigabadan7588

    Jecliya jabka heego

  • @mahadmataankuriya
    @mahadmataankuriya Před 13 dny

    ismacil Gigtetar nimadi wuxu ku
    Darsaday xasid nimo hadhaco xasidku

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon9742 Před 13 dny

    😭😭😭😭😭iidoor Oromo ooyinta cesho

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 Před 13 dny

    Waar idinkaa macaan jecel ah oo waxaa doonaysaan iyo waxaa diidaysaan aan la garanayn waxa kala garan la' dihiin dantiina gaar iyo danta qaranimo.

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Před 13 dny

    😂😢😮😢😢😮😅😅😊😊😊

  • @user-zv1pm2tm1d
    @user-zv1pm2tm1d Před 13 dny

    Waaryaadheheen, wax walba ma siyaasibaa ku sheegaysaan, Wadankeenan Somaliland waa in aynu ka raafnaa Oromada iyo dhamaan ethpianka, sharcigana waa in LA adkeeyaa, waraaqo cadaynaya inay qaxooti yihiina la siiyaa.
    Wabilaahi taqfiiq.

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 Před 13 dny

    Ka waran goojacade?run sheeg

  • @____0934
    @____0934 Před 13 dny

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm Před 12 dny

    Isaaq waxeey kaga soo hartay caay iyo hadal badan uun iyo ineey dhahaan Cid walbo waa cadaw. Markii danbo waxeey dhihi doonaan. Anagaa cadaw isku ah. Oo nafteena baan Cadaw ku nahay.

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 Před 13 dny

    Viva firdhiye hadaanu habaryoonis nahay waa ku taageernaa , reer kii habarawal budhudhuq iyo xaar bay shubayaan, markii horena way isku dhejin jireen geele, hada waxay noqdeen naag la furay oo kale kkkkkk waar wuxu xintan badanaa ilayn waa reeer dhaqan dumar lehe

  • @ahmedsaedyusufahmednur1640

    😂😂😂 waxaan aad ula yaabaa caqliga ummadan wax u sheegaaya iyo xukunkan fashilmay ee dadka hortaagan
    Shalay muuse asagaa inanta ismail Omar geele bixinaayay oo gabaati kasoo qaatay maantana asagaa inoo sheegaaya in Djibouti cadawgeena tahay maalin ka horna asagaa lahaa somalida Ethiopia ama kililku waa cadawgeena

  • @Wanaagsane
    @Wanaagsane Před 13 dny

    Kulahaaa waaani qarinaynay ooo asturaynay markaaa ma danta dalka sidaaa ahayd waaaryaa heeeego wax macaaan jecela idinkaa jireeee kaba nabigaa cunteeeene , si walba laydiiin aragyeee. bal waxuuun isku fala waxna iska celin maysaaaane

  • @abdilahimuse4142
    @abdilahimuse4142 Před 11 dny

    wariyahan iyo kuwa kale ee la mid ah ha la barro eray bixinta saxa ah ee la rabbo in ay ku magaacaban Xoogaha argagixisada ah ee laascanood fadhiyaa.... sool iyo sanaag iyo cayn waa dhulkeeni Somaliland bana leh ... wasaradada warfaafinta ha bilowdo Shati bixinta warbaahinta somaliland qof walba yaan la odhan xog soo gudbi .

  • @noorawdoll3128
    @noorawdoll3128 Před 12 dny

    War bal amuurtan daya 😂😂

  • @alitani5045
    @alitani5045 Před 12 dny

    Just let me add somaliland is free democratic country Djibouti isn't a its poor dark tiny country ruled by ruthless despot who has no regard for his people