ninkii ogu marqaanka badnaa somalia kkk

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 01. 2017
  • marqaanka qarkii waa cajiib waxaase yaableh markaad qaadka kudarto , basbaas, nafato ,iyo waxyaabo kale oo halis ah mayow waa nin qaadka cuna mudo kabadan 40 sano waxaase lasii yab badan waxa uu kudaro oo ah arin halis ah
  • Krátké a kreslené filmy

Komentáře • 90

  • @nawaafnawaafyare2109
    @nawaafnawaafyare2109 Před 8 měsíci

    Mirqaan kano kale ayaa laga dhahaa😅😅 yaaah nafto iyo qaad iyo bisbas wlhi kan caadi ayuu isku xasuuqay alle haku cafiyo wax kale aan ku dhaho maba garanaayo

  • @yastomohamed7408
    @yastomohamed7408 Před 2 lety +1

    waa boqorka mirqaanka halkuu gaadhay cid gaadhey ma jirto

  • @abuhanaan9009
    @abuhanaan9009 Před rokem

    Ninkan daroogada meel sare wuu Ka gaadhay dadkiisiina waa fiirsanayaan

  • @Caruustvchannel
    @Caruustvchannel Před 4 lety +6

    Weriyihii ugu doqonsanaa oo wareeysanaayo nin dhimirka la' 😱

  • @libancabdilahi1740
    @libancabdilahi1740 Před rokem

    Nin waalan

  • @mustafibrahim3868
    @mustafibrahim3868 Před 4 lety +5

    Kkkkkk waligeey kanoo kale ma arag ilaahoow caafimaada sii maskiinkaan

  • @abdullahiabdi9089
    @abdullahiabdi9089 Před 2 lety +3

    Ninkaan allaha caafiyo maala duceyo maxaa loo wareysanaa

  • @mudymahamud2762
    @mudymahamud2762 Před 2 lety

    Bentis waaye waa qamri wuxuu cabeeyo

  • @cawoismacil3834
    @cawoismacil3834 Před 2 lety

    Nin wayn iga dheh esh calaa marqaan

  • @zuzuzuban2534
    @zuzuzuban2534 Před 4 lety +2

    Ninka wuu waalanyahay

  • @karinacwjacobs
    @karinacwjacobs Před 3 lety

    Naftee ma hee banzin cabdheh waa howl utaalo.

  • @abdirahmanahmed1043
    @abdirahmanahmed1043 Před 4 lety +1

    Waa wareeey ninkaan TAALO
    haloo dhiso
    3:50 kulahaa alxamdulilah

  • @anasabdinuur7447
    @anasabdinuur7447 Před 2 lety

    Ninkaan waa waalnahy

  • @hanamaxamedxirsi7265
    @hanamaxamedxirsi7265 Před 4 lety

    Doqonimo wali dhashay yaaab

  • @jackilyas9339
    @jackilyas9339 Před 4 lety

    Weriyihii.ugu waalna waa kan waraysanaya.cidkasta Adaa iska leh ceebta.

  • @maxamedyare5634
    @maxamedyare5634 Před 4 lety

    Hhhh war ninkan muxu aha bismilahi raxmani raxiim caadi ma,ahan

  • @cumarcali5750
    @cumarcali5750 Před 4 lety +1

    Ilahey ha ku cafiyo adeer

  • @mohamoudhassan5400
    @mohamoudhassan5400 Před 4 lety +7

    Subxaanalah waxaan maqli jirey hebel mafaraxal buu cabey hada kani naafto iyo basbaas buucabayaa illahow hana waalin

  • @anisobashir7202
    @anisobashir7202 Před 4 lety +1

    Bismilaah ilaaheey hasoo hanuu niyo kanookale waligeey ma arag

  • @40Durkiya
    @40Durkiya Před rokem

    Waxasi mirqan maahe waa sakhraan nimo waayo naaftada waa lagu sakhraana 😅😅😅

  • @abdirahmanyaya3969
    @abdirahmanyaya3969 Před 4 lety

    War ninkani wa legend Nafto iyo Cigar xadana wa nin xalagsamay walahi Allah xaso xanuniyo koleyto qof cadhi maxane

  • @kamaalDeelka
    @kamaalDeelka Před 4 lety +2

    Hhhhh rageedii iimarqaan

  • @dadir3239
    @dadir3239 Před 4 lety +1

    Nafta cabay aa ar amuu sigarka cubayo hulciyaa haha

  • @abdibarkad4572
    @abdibarkad4572 Před 4 lety +3

    waar qaadka ciyaarta ka daaa

  • @muhanadmuslim3510
    @muhanadmuslim3510 Před 5 lety +2

    kaw war waxay walidan cadiga ahina kaw war naftad cadi ayd udilaysaye

  • @iskaashichannel143
    @iskaashichannel143 Před 4 lety +1

    HHHH MUCJISO

  • @mustafibrahim3868
    @mustafibrahim3868 Před 4 lety

    Kkkkk wariyihii waa yaaban yahay

  • @massmass8300
    @massmass8300 Před 4 lety

    Hhhhhhhhhhhhhhhh
    Wwareey naafto cabaa
    Wayaab ma gaaribaa ninku
    Malinwalba naafto cab

  • @dantiimarate1707
    @dantiimarate1707 Před 4 lety +2

    Allaha sohadeyo mindhicirkibuu soliga geyaybee😂

  • @aidaroossidow4492
    @aidaroossidow4492 Před 2 lety

    Yaa kuu diray kulaha 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @maxamedismaila402
    @maxamedismaila402 Před 4 lety +1

    Waali aabaheed 😂😂😂😂

  • @user-gy9dd8yy2j
    @user-gy9dd8yy2j Před 4 lety

    Bismilah kan waaba is baabashay subxaanalaah

  • @duuliyekastamtv3017
    @duuliyekastamtv3017 Před 4 lety +1

    *Markaad shidaalka cabayso dabna raaci mirqaanku wuu wacnaanayaaye*

  • @mshuurshe
    @mshuurshe Před 3 lety

    Kani bahaamin ka wax ma dhaamo

  • @hayaanrashiid4873
    @hayaanrashiid4873 Před 4 lety +12

    Naftiisuu cadaabay isagoon ilaahay cadaabin alle ha soo hadeeyo

  • @hoobaan8674
    @hoobaan8674 Před 4 lety

    Ninkan waraysanaya waaba Axmaq warninka waxanuu cunaayo waa cancer ayaa laga qaadaa ninka kaqabta waxa Illaahay kacabso oo

  • @maxamedmaxamuud4269
    @maxamedmaxamuud4269 Před 4 lety +2

    War reer koonfur wax walba waa jufsadeen murqaaan na way kufsadeen

  • @nonstopsomaliwarsame9386

    Waa arin aad u xun in dadka loo baahiyo ninkan waalan

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 Před 4 lety

    Ninka wareysiga Qaadaya Qudhigiisa ayaa NAAFTADA QAADKA KU CUNO SABABTA WUXUU KU YIRI NAAFTADA DADKA BARAF AYAY ISAGA DARAAN EE ADIGA MA SIDEEDAADA AYAAD KU CABTAA? Su,aashaa waxay ka marqaati Kacaysaa ninka wax wareysanaaya IN UU QAADKA IYO NAAFTADA ISKU DHUUQO.

  • @kittyuniverse7744
    @kittyuniverse7744 Před 4 lety

    Waa daroogasiiste is nacay ish

  • @abdidigaale2767
    @abdidigaale2767 Před 4 lety +2

    Waa nin waalane maxaad kawaraaysanay

  • @hanamaxamedxirsi7265
    @hanamaxamedxirsi7265 Před 4 lety

    Ball yaa uurku jirtiisa eega subxanallah

  • @carabwiilboqortooyo2541
    @carabwiilboqortooyo2541 Před 4 lety +1

    Kkkkkkkkķkkkkkkk

  • @michaelbile6888
    @michaelbile6888 Před 4 lety

    Hhhhhhh ma gaadhi ba

  • @maxamedcabdulilaah3299

    NINKAA BEERKIISA SOO UMANAXAUO

  • @daadihiye629
    @daadihiye629 Před 4 lety

    Kani waa xawayaan waalan

  • @abdikadar2
    @abdikadar2 Před 4 lety

    Marqaankii ugu waalnaa abid kkkkkk

  • @hassansiyat8558
    @hassansiyat8558 Před 4 lety

    Shidhal Miya (naftadha)

  • @abdihakimmohamud9373
    @abdihakimmohamud9373 Před 4 lety +3

    Meesha dawlad baan jirine ninkan xanuunsanaya waa la qabanlahaa oo goobaha daryeelka ayaa la gaynlahaa si loogu dabiibo.Miskiin.

  • @gambool-
    @gambool- Před 4 lety

    wallahi laba oday oo caqli yara naftoodi la lumay in ay dadka kale lumiyaana u bidaar cad weye

  • @zakariaabdi8594
    @zakariaabdi8594 Před 5 lety

    Acuudu bas baas iyo shidaal lagu aayilayaaa

  • @wretybrown2000
    @wretybrown2000 Před 4 lety

    P

  • @kalamaantv
    @kalamaantv Před 4 lety

    Ninkaa nindheh

  • @limbokidshanshi7720
    @limbokidshanshi7720 Před 4 lety +3

    Ninkaaan naftisa halabadbadiyo halis buu kusuganyahy.

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 Před 4 lety

    Qofwaalan udaa ilaah caqligiisa how soo ceshoh

  • @Nuurkhalif78
    @Nuurkhalif78 Před 4 lety

    Wawalintihin kuligin

  • @fooleciise4755
    @fooleciise4755 Před 5 lety

    Si alle u daa.

  • @marwamohamed6107
    @marwamohamed6107 Před 6 lety +5

    Nin walaan u daa?

  • @mahamoudgaas2611
    @mahamoudgaas2611 Před 4 lety

    Waxaasaa nina-- geesi geesi dhalay- bartaa kaga hay aakhiraa inoo balanee!

  • @hargeeleugaaska2759
    @hargeeleugaaska2759 Před 4 lety +2

    Aggah! Ninku qayil xumaa. ?

  • @khaledismail2783
    @khaledismail2783 Před 5 lety

    Ma il jiir buu liqay kani

  • @haniabuukar3243
    @haniabuukar3243 Před 4 lety

    kkkkkkkk

  • @mohamedomohamed1788
    @mohamedomohamed1788 Před 4 lety

    Waaa iga duale. Qof naaf to cabe ilmo madhalaaa?

  • @kahinibrahim7866
    @kahinibrahim7866 Před 7 lety +1

    yahu kan maxa waye yaxas miyaa usi nafto iyo bas baas iyo jaad waa is cadabay walahi

    • @qurbacmo2514
      @qurbacmo2514 Před 4 lety

      😂😂😂

    • @raxmacadeey1297
      @raxmacadeey1297 Před 4 lety +1

      Maxamed siyad bare wuxuu yidhi jareer daroogo ayaan ka ilaaliyey wale run ayuu sheegey alle ha unaxriistee

    • @qurbacmo2514
      @qurbacmo2514 Před 4 lety +1

      @@raxmacadeey1297 Ameen 💙 🕋

    • @khalidjiheeye3809
      @khalidjiheeye3809 Před 4 lety

      kawareysanaya ayaa ka daran kulahaa dadku baraf ayey iskaga daraan naaftada adigu ma sideeda ayaadku cabtaa

  • @aliandi6710
    @aliandi6710 Před 4 lety

    Ninkan beerkisu wuu gubtaay kiliyaha iyo udhuug yaada dhigaa qaado ay wadanahisu sii qasaab ah oo xoogan ugu dhacaayo wuxu ku sugaan yahay in uu istaago wadanahisu waa qof baala cilim ah

  • @basheadan2302
    @basheadan2302 Před 4 lety

    Waxa udhiman kaadi iyo qaad isku dhuuq

  • @abwaankharni2465
    @abwaankharni2465 Před 4 lety

    Nacaskan garaabadu cuni jiray miyaa
    Qaadkiiba na nacsiiye

  • @cabdiraxmaan_younis.
    @cabdiraxmaan_younis. Před 4 lety +1

    Cajiib Runtii Waa Qof Aan Fahamsanayn Nolosha Dhabta Ah Sorry About That But Waa Wax LA LA Yaabo

  • @odeyga_xafada8352
    @odeyga_xafada8352 Před 4 lety +3

    waa suicide caadi ah- naf guiweyday buu odeyga wadaa

  • @KbtnMBNnuur
    @KbtnMBNnuur Před 4 lety

    Ben waayel birama miyaa

  • @abdinasirolad1570
    @abdinasirolad1570 Před 4 lety

    listening addressing.letters.h open.future.any.which.should
    real pm express h

  • @Heloo-b4v
    @Heloo-b4v Před 4 lety

    Ethanol will destroy his liver

  • @kamaalahmed9988
    @kamaalahmed9988 Před 4 lety

    Waxa soo socdaa ka daran hadaan xal loo helin

  • @abukarhaji4126
    @abukarhaji4126 Před 4 lety

    tarmuuska mxu yhy ya la qalda hhhh