Qosol: odayaasha reer burco iyo markaY murqaamaan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 18. 02. 2019
  • ila daawo murqaanka iyo qosolka reer burco oo murqaamaY

Komentáře • 199

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Před 5 lety +10

    Jaadku walaahi waa duli sumxaanalaa ilaahay ha ka madoobeeyo islaamka. Waa iska daroogo

  • @Xilgute
    @Xilgute Před 5 lety +14

    reer burco masha allah waa dad qalbi wanag san oo happy ah nasiib badanaa qofkii ku dhaqmaay burco

  • @asiyacabdulqaadirchannel2740

    Cidan Cadi ma ahan wa funny kulahaaaa wanbakufarxay marku waxkdilacay walhi wanqosly

  • @saadaatmuuse111
    @saadaatmuuse111 Před 4 lety +1

    Keyse ugu qosol badan.

  • @SomaliComedyChannelhanadali

    4:00 hhh hadaad ku qososhayl like ta hayla dhaafin

  • @lildrako5524
    @lildrako5524 Před 5 lety +16

    Nag nag nag nag ilayn xalaal laga maa daalee🙏🏼

  • @Yana-tu3el
    @Yana-tu3el Před 4 lety +2

    Odey xishoood.acuudubilaah. yaab nag nag kulahaa.dhaliyar aan guursan ayaa dawanaya waa anshax xumo.

  • @reo9475
    @reo9475 Před 5 lety +7

    Raggu xiishookii baa ka guurey Subhanallah 😥😥😥😥😥😥

  • @ilhammohamed1939
    @ilhammohamed1939 Před 4 lety +2

    Reer abtigeey ilaahay qaadka haka madoobeeyo

  • @Abdirahman_24
    @Abdirahman_24 Před 4 lety +2

    Qosolkii aduunka inkasto aniguba maqayil weyn ahayn habeen intaan Soo murqaamay 12 habeenimo ayaan Soo kacay markaan qaadkii dhameeyey waxan ku fadhiistay kursi si xabad sigaar aan u cabo kadib u hurdo tago kadibna sigaarkii ayaan cabay markaa waxan xidhnaa macawis kadinba waxan is idhi sigaarkii waad tuurtay sigaarkana maan tuurinee dhabtayda ayan ku tuuray ileen kadib macawistii igu gubatay anigoo ololaya is arkay markiibaan masawistii bixiyey from burco

  • @mkabdi7732
    @mkabdi7732 Před 5 lety +11

    Nagdheh nagdheh wan is jaqnay kulaha 😂😂

  • @ayuutoboss2602
    @ayuutoboss2602 Před 5 lety +121

    Reer somaliland wa dad dacad ah oo qalbi fiican oo ruuunta jecel

  • @jamaqoryare4959
    @jamaqoryare4959 Před 4 lety +3

    Nag nag nag😁😁😁😁😁😁beercasaad toosa

  • @flowerfm472
    @flowerfm472 Před 5 lety +5

    Subxaanallaah weyba ku faanayaan qaadka

  • @kaderahmed3950
    @kaderahmed3950 Před 5 lety +4

    REER Aakhiraad, ma waa qayilay oo caleen ayaan cunay sida Geela ayaa waxa laga sheekeeyo ah. fadalan xishooda reer burco

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 Před 5 lety +5

    Hore usoco zxp mubaarik weheliye

  • @mohamudawmuse701
    @mohamudawmuse701 Před 5 lety +3

    Waxay yidhhden. Mgladi raga raga imadooda shki ka galay nin ragi ma yidhaa nin ban ahay. Midna way ka siman yihiin ku hunaaska hargeysa

  • @moh-zarhaye1684
    @moh-zarhaye1684 Před 4 lety +4

    😂😂😂😂😂 oadayga labaad wlhi wuu iga qosliyay waliba waan ilmeeyay

  • @zakariyemudey9323
    @zakariyemudey9323 Před 5 lety +8

    hhhh jaq jaq jaq baan iska siiny odayga daacad buu ahaay😂😂😂😂

  • @c0nmoyds3fb98
    @c0nmoyds3fb98 Před 4 lety +1

    asc alle idin doori daqaquladiiyow xisbiyalla wanecba wakiil

  • @mohamudawmuse701
    @mohamudawmuse701 Před 5 lety +2

    Reer burco dad liita

  • @salman_amiin2336
    @salman_amiin2336 Před 5 lety +6

    wixii rer burco ah like Sara

  • @Kiilaani
    @Kiilaani Před 5 lety +4

    Kkkk thanks weheliye

  • @Siciidindho7
    @Siciidindho7 Před 5 lety +7

    🤣🤣🤣🤣funy Reer burco ilove dadki lyga bery

  • @ayala1627
    @ayala1627 Před 4 lety +2

    Ninka labaad ee hadlaaya iyo ninka kale ee idhi Foolxumo ayaa la i dhahaa, in aad wajiyadooda qariso bay ahayd.

  • @muuseyuusuf5177
    @muuseyuusuf5177 Před 5 lety +9

    Kulaha kaasi waanu is jaqney hahahahha reer burco xaraabo wlhida go forward pro

  • @aaziizarab2987
    @aaziizarab2987 Před 5 lety +7

    Mupaaarik. Weheliye

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 4 lety +4

    Alla Necbiyaa Afkudoogle 😠

  • @tawakalizmail2076
    @tawakalizmail2076 Před 5 lety +2

    Ex buraO

  • @abdialihassan2054
    @abdialihassan2054 Před 5 lety +5

    Maalin ki iigu marqaanka badneed waxey aheed xabad sigaar ah Intan shitay markas ban jeebka gashtay sigaar kina wuu ii shidnaa mana dareemin

  • @abdulmoaw6333
    @abdulmoaw6333 Před 5 lety +10

    Qalbi qooqan qoora aan wax tarin qaadow adiga leh

  • @mohamudawmuse701
    @mohamudawmuse701 Před 5 lety +4

    Sheeko xumyaal reer. Miyi

  • @zhacniqalpihnurah7150
    @zhacniqalpihnurah7150 Před 5 lety +6

    hmmmmm Aztaqfurallhi qozolkiih adunkah 😁😁😀😂😅

  • @soomaaliya7851
    @soomaaliya7851 Před 5 lety +4

    Wixii laga xishoonaayay ayay ku faanayaan waa wax lala yaabo waxaan islahaa waxay dhihi doonaan war naga tag ma anagaa marqaano wayba ku farax san yihiin

  • @axmedcali3133
    @axmedcali3133 Před 5 lety +7

    5:50 waa mirqaan waalan

  • @ayaandhaladfunny5309
    @ayaandhaladfunny5309 Před 5 lety +5

    amazing

    • @stevenalexzander768
      @stevenalexzander768 Před 2 lety

      i dont mean to be off topic but does anybody know of a tool to log back into an Instagram account??
      I stupidly forgot the login password. I appreciate any help you can offer me!

  • @iftiimiye1038
    @iftiimiye1038 Před 4 lety +1

    waaba umad 20 jir iyo 60 jir qayilayan mxaa kasoo socda mustaqblka?alla inoo maqan.

  • @heegantv3340
    @heegantv3340 Před 4 lety +1

    Weheliye tv

  • @alijimaale7625
    @alijimaale7625 Před 5 lety +7

    Subxaana laah marqaan miyaa wax leys weydiiyaa
    Waa qeyb kamida waalida
    Qarni guurka qoomkaan ku dhacay qaadow adigaa leh
    Qurun iyo qashaabiir qurmoon qaadow adigaa leh

  • @drsuhepali4247
    @drsuhepali4247 Před 3 lety +1

    Hhhhh walaalhey 💚🤍❤️ from Somalia 🇸🇴

  • @b-heroofficial
    @b-heroofficial Před 3 lety +2

    Qodhihii mee kulahaa

  • @abshirgaboose6074
    @abshirgaboose6074 Před 4 lety +1

    Anigoo magacayga ku bilaabaya maalinkii igu marqaanka badneed kkk

  • @ahmedabdirizak6539
    @ahmedabdirizak6539 Před 2 lety

    Wlhi waan qoslay pro ee keep going

  • @khaliddayibofficial7748
    @khaliddayibofficial7748 Před 5 lety +6

    kkkkk kulhaa qodhihii ban wayay🤣🤣🤣

  • @abwaanmaxamedbulshaawiilam8110

    m.all lah zhp markale bulshada usooceli suaadhan zhp qaLi

  • @Abdi555
    @Abdi555 Před 5 lety +15

    Somaliland waa majaajilo miiran, waan idin jeclahay walaalahayga soomaliyoodeey

  • @zakabdi7231
    @zakabdi7231 Před 4 lety +3

    Qoraahaygiiba wan waayay kulahaa😀

  • @zamirbadanmaaida6225
    @zamirbadanmaaida6225 Před 5 lety +6

    kkkkkkkkk markale soo celi marnaamujka bro

  • @nimcoyusuf1388
    @nimcoyusuf1388 Před 5 lety +25

    hhhhh waan is jaqnay kulaha kkkkk

  • @khaddaradamios7117
    @khaddaradamios7117 Před 4 lety +2

    Istaaqfurulaah hh

  • @fuadaden9083
    @fuadaden9083 Před 5 lety +4

    Hehehehehhe wlhi daacad baa u qoslay😀😂😂

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt7037 Před 4 lety +5

    HaLkan dadka murqaansan bas baa lagu bartaaH....🤣🤣🤣

  • @cishqilyrics
    @cishqilyrics Před 5 lety +7

    Odaygaa fulxumo la baxay wllhi wa nin wln mala imnkuba saxdii ahyn kulha kaa uu ka dilacan umilqsanayay😂😂😂😂😂

    • @Abdirahman_24
      @Abdirahman_24 Před 4 lety

      Haa sheekadaba uu maqlayn inay wax dilaaceen un maqlayey

  • @cabdicasiismahamed1528
    @cabdicasiismahamed1528 Před 4 lety +2

    45
    25
    30
    40
    50
    45

  • @user-tx4xd2jo3c
    @user-tx4xd2jo3c Před 4 lety +2

    🙏🙏

  • @ahmedkaarshe1207
    @ahmedkaarshe1207 Před 5 lety +6

    reer burco waa reer miyi badi miyugu maha cay
    badi dadka somalidu waa miyi asal.ahan
    lkn.hadana burco waaa mel ay fududahay in dadka miyigu si fudud kusoo galan wayadan dame iyado ahayd saylad lagu kala ibsado xoolaha nool mel badana isku xirta
    akhristow bal hada dhab ila eeg dhaqamada burco

  • @ciwalofficial2147
    @ciwalofficial2147 Před 5 lety +4

    oo waa xalaale miyaan kadhergayaa

  • @zharmaakecqani7797
    @zharmaakecqani7797 Před 2 lety

    Wr ninkasi ugu murqaan xun waxay ugu timi masar isoo ibi gabageeba waan kajarayabaya

  • @muztaafeyaaziin1663
    @muztaafeyaaziin1663 Před 5 lety +6

    go forword prother

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 Před 4 lety +4

    5:44😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdalaabdirahmanismail9032

    Noso badi barnamijkan bro

  • @isfahankuwaaxal3232
    @isfahankuwaaxal3232 Před 5 lety +19

    *ileeN beer cazaaD LooMa dhinTee kaliYo xanuuNba laga qaaDaH*😂😂

  • @abdulmoaw6333
    @abdulmoaw6333 Před 5 lety +6

    Wawarey dadkan raga u kacsanaya subxaana laah

  • @kaysemuuse3385
    @kaysemuuse3385 Před 5 lety +4

    Beerka wlhi waxbaa iga dilaacay kulaha nin isku kaadjey 😅😅😅

  • @idontcare6856
    @idontcare6856 Před 5 lety +6

    Waan isjaqnay kulaha istaqfurullaaH 😂

  • @naagtiihashaninheshay1272

    Nag nag nag

  • @abdimajidmohamedabdi629
    @abdimajidmohamedabdi629 Před 4 lety +2

    Hahahahaha this is funny 😄

  • @adnanmokhtar3271
    @adnanmokhtar3271 Před 5 lety +2

    Editing kusamee videoska bro oo

  • @ahmedbashir3975
    @ahmedbashir3975 Před 4 lety +2

    Hhhhh nin mirqaamay walagu yaqaan inu wareeraaye

  • @saudipressagency3774
    @saudipressagency3774 Před 5 lety +5

    Uf murqaan iyo doqonino dulinimo

  • @mimediskender1786
    @mimediskender1786 Před 5 lety +7

    Salam walalayaal. SUBXAAN ALLE WAAR ma wax lagu fanaa droogadani????🤤🤤🤤

  • @sacadalaale1614
    @sacadalaale1614 Před 5 lety +3

    Kkkkk qodhi wan wayay

  • @xardaye
    @xardaye Před 4 lety

    Mirqaan waa naf meel ay ka baxday wayday qaadku waa maandooriye.

  • @blackman8295
    @blackman8295 Před 5 lety +2

    Kkkkkkkkkkkk

  • @kplzakiikaziz3637
    @kplzakiikaziz3637 Před 4 lety +1

    Kuwaan ayagoo dunida joga ayaay dhinteen umaba malaynaayo in ay nafi ku hartay.alow. u gargaar.

  • @ifraahfaysalyusuf2119
    @ifraahfaysalyusuf2119 Před 5 lety +4

    Hhhhhhhhhhhhhh viiv gobalkaygii 🙏🏻

  • @mojeeztoh4364
    @mojeeztoh4364 Před 5 lety +9

    Barnaamijkaa mar kale ku celi zhp😂

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi Před 5 lety +2

    Carruurta ka xishooda.

  • @abdixakinfaarax657
    @abdixakinfaarax657 Před 5 lety +4

    Ninkaan waa fuley wlhi kan warye maaha

  • @salibanabdullahi6151
    @salibanabdullahi6151 Před 5 lety +12

    Miyaanaan sidaa isu jaqin nag nag nag kkkkkkk.bilaahi like ta ii Saar ciyaalkii hore qasabkaan ahay o qurbaha ku raage

  • @khalidhsn7607
    @khalidhsn7607 Před 5 lety +4

    Bahalkii Wn iska Wayay KuLaHaa kkkk

  • @mohamedcumbulfarah2352
    @mohamedcumbulfarah2352 Před 4 lety +2

    Legenderia Lol.

  • @barrewarsame3629
    @barrewarsame3629 Před 4 lety +1

    can you explain us deference between,CZcams tv and CZcams channel?

    • @younge252
      @younge252 Před 4 lety

      How u going to understand even if he/she explains it to u. U need to step up ur grammar game big time before u ask for explanation.

  • @guushamarinkeedahaybso7558

    Odayga nag nag nag nag kulahaa

  • @AAMUSANE63
    @AAMUSANE63 Před 5 lety +5

    reer burco dad cadiya maha😂😂

  • @cabdiraxmaandhagjar2019
    @cabdiraxmaandhagjar2019 Před 3 lety +1

    Ya Iladawanaya Hada😂🤣🤣

  • @mustafe8616
    @mustafe8616 Před 3 lety +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @wadneyare1853
    @wadneyare1853 Před 4 lety +2

    4:32

  • @farhanofficial5495
    @farhanofficial5495 Před 4 lety +2

    Waan u kacsaday kulahaa xishood dhimay🤣

  • @Amistaa4209
    @Amistaa4209 Před 4 lety +4

    4:14😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mofarah7195
    @mofarah7195 Před 5 lety +8

    Sxb video ka edit kusamee, Afsomaliga yaree qalooca kagoo

  • @Comps223B
    @Comps223B Před 5 lety +3

    Kkkk

  • @mahamoudidriss5681
    @mahamoudidriss5681 Před 5 lety +1

    Bila camal war lagalee wax uma daa ufaa ida aa

  • @yousofjamanour5606
    @yousofjamanour5606 Před 5 lety +2

    Kkkkkk

  • @mahamedhassan7335
    @mahamedhassan7335 Před 5 lety +4

    Wn is jaqnay kulahaaa

  • @nacimaadan5902
    @nacimaadan5902 Před 3 lety

    Khadar waa garac waan garanayaa waa xaraabo

  • @AbduhalimXallo
    @AbduhalimXallo Před 5 lety +25

    Waar ka garaca ee ku leh kii wax ka dilaacen pan ukacsaday pa ugu daranpa😂😂😂

  • @cabdirisaaq5228
    @cabdirisaaq5228 Před 4 lety +1

    Kkkkkkkkkkkkkk

  • @ahmedbashir5130
    @ahmedbashir5130 Před 5 lety +1

    Reer hargeesa war fadhiga kakaca ee dumarka ka ilaaliya oromada please

  • @ducaledigitalnetwork9225

    Kuwaan walhi waa fany nio kusoo cali markale hadii aay macquul tahay sxb