Barnaamijka Haweenka: Foosiya Gaabo

Sdílet
Vložit

Komentáře • 379

  • @fardowsaiskufilan8858
    @fardowsaiskufilan8858 Před 3 lety +17

    Gabadhan walhi waxaa fican in wax loo qabto oo halmar waxee ku shaqeysato loo aruuriyo masha Allah waaa gabar karti leh oo ilaah ku xiran.

    • @caishasaid613
      @caishasaid613 Před 3 lety

      Mnsha allaaaah fowsiyo wan kutageeraa wlhi keep going guuuul wacan ❤❤❤❤🙏

  • @yassendacarka9597
    @yassendacarka9597 Před 3 lety +47

    Mnsha allah waa qof iiman leh akhlaq ,dhaqan ,karti iyo kalsoniba leh allena u mahadcelineysa .
    Alle hkusharfo foosiya

    • @GoogleGoogle-pe1iy
      @GoogleGoogle-pe1iy Před 3 lety

      Gaabo waad mahad santahay jawaabahaaga qaaliga ah

    • @habibakhanog8497
      @habibakhanog8497 Před 3 lety

      Aniga hada hor markan qurbaha imi waxaa ugu dhacday arinlayableh Waxaan isdagalay saxiibtay oo hada kahor miino ku qaraxday oo labada gacmoodla si kafdana uunbaan u idhi balaayo Curyana police baaa yimi meeshee aan joognay maxaat ku tidhi gabadha curyaan waa la xidhay hal bil iyo labour sano oo Ganaxa xadgub bila aadan la dhulkeeno wanagsanaa

  • @SuperJeeri
    @SuperJeeri Před 3 lety +10

    Masha Allah fowziya_gaabo wallee gabadh nool tahay ilaah ha barakeeyo 🤲🌹

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Před 3 lety +18

    Mansha allah
    Mansha allah
    Mansha allah walaahi foosiya waan ubogqy siday uhadashay caruurta alaha kula koriyo shacabka aadka mahad sheegatayna khayr alaha siiyo

  • @ilko-dheere
    @ilko-dheere Před 3 lety +14

    Machaallah daad waaxa jiira quruux badaan o dhadheer o caruur Allah siiney waa aduun..

  • @jennyfromtheblock5564
    @jennyfromtheblock5564 Před 2 lety +2

    Mashallah 🥰

  • @Hooda36
    @Hooda36 Před 3 lety +8

    Foosiya was qof imaanku ubuuxo oo isku kalsoon Masha'Allah foisiya bal number kaaga soo qor👍

  • @mahamudabdalla1440
    @mahamudabdalla1440 Před 3 lety +14

    Alx, masha allah labada kalmood qayaastii 30 jeer ilaa 40 jeer ka badan bay tiri rabi iimaanka haku siyaadiyo fawsiyo❤️🥰

  • @nasriinbarre3670
    @nasriinbarre3670 Před 3 lety +13

    foosiya wa marwo caqlibadan alle haku sharfo wll qli

  • @hodanmahmed112
    @hodanmahmed112 Před 3 lety +10

    Mash Allah 💋💋💋💋❤❤❤💯💯🌹❣❣🤙🤙

  • @sagalshow886
    @sagalshow886 Před 3 lety +4

    Alla gabadha wariyahaaa su aal xumaaa 😭😭😭😭😭

  • @zmandmm3582
    @zmandmm3582 Před 3 lety +9

    Masha ALLAH waa fariid foosiya aqoon baa laysku dhafay alxamdulilah bay odhanay mar walba

  • @sueym5055
    @sueym5055 Před 2 lety +1

    So much love for fosiya ❤️❤️ Mashallah

  • @hodanahmedhodanahmed9453
    @hodanahmedhodanahmed9453 Před 3 lety +32

    Hadan shaqeyso laha guri ayn udhisi laha lkn dhib mleh I.a shaqo allaha isiiyo naftyda iyo mida masakintaba an ku anfaco

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Před 3 lety +4

    Masha Allah fosiya waa gabadh adag 🥰fariid aqli badan❤️❤️👍🏾💪

  • @mariajimcale489
    @mariajimcale489 Před 3 lety +3

    Mashaa Allah Karti ayaa leedahay quruxda Allena waa haysataa aadbaa uqalbi wanagsantahay

  • @iimaanahmed6155
    @iimaanahmed6155 Před 3 lety +6

    Maansha Allah Allah haku sharfo waa farida💗💞❤💗❤💗💞❤

  • @zoumeyhaji8290
    @zoumeyhaji8290 Před 3 lety +5

    Hadan shaqyn laha wn ku caawin laha wlhi isoo duceya inan helo shaqo maskiinta iyo dadka aan wxba hays aan ku caawiyo🙇🙇🙇🙇🙇

    • @jamaaloromogalaxy7526
      @jamaaloromogalaxy7526 Před 3 lety +2

      Wll qaali ilahy haa ku siiyo shaqo fcn oo wngsn aduuyo iyo aakhiro ba ku canfaceyso

    • @zoumeyhaji8290
      @zoumeyhaji8290 Před 3 lety

      @@jamaaloromogalaxy7526 aamiin hno mcn

  • @tamamyare2664
    @tamamyare2664 Před 3 lety +4

    Mansha allah Allaha owlaada iyo cafimadkaba hakuu barakeyo

  • @AbdinasirHDerie
    @AbdinasirHDerie Před 3 lety +24

    Qof ilaahay ku kalsoon weeyaan Foosiya. Rabbi garabkaaga ha galo

  • @siciidcade7983
    @siciidcade7983 Před 3 lety +8

    Masha allah foosiya nolow nolow

  • @abdikadirmacalin6823
    @abdikadirmacalin6823 Před 3 lety +4

    Alxamdulillah .Illaahaybaa mahad iska leh way ku faraxsan tahay waana gabadh aad u fcn

  • @nimcohassan7651
    @nimcohassan7651 Před 3 lety +3

    Masha Allah fosiya wlhi qurux Love you alla haa ku xafidyo Amiiin wllo inolow qurux Love you

  • @museegeh5320
    @museegeh5320 Před 3 lety +29

    Waa aftahamad, kalsoonada ay sheegtayna way ka muuqataa

    • @mohammedabshir3498
      @mohammedabshir3498 Před 3 lety

      Khadraayfaraxsan’ yay wax u ogtahay’waa cidna haaye haaye waa khadraay gabadha’ beec mushtrad Baan ahah waa saa is ka dhigtid kunsanana hadan gaaro; damaashaad farxad Baan kujiri ,’cajirada aa says layga dhacdhac ‘ dhahaa kalmadaas lama dhaho’ waa doqonimo iyo garland dari’ sidaa daraadeed’ Anaga hadan Dumar nahay horaan usoconaa kala cayn baynu nahay’ kolkale madhahayside’ rabibaa wax israaqa Lakiin waa la dadaalaa’haa dukan iyo burkiyeer oo dumarka ah waa soo waday meel wax katabacdo waa isku dayay’ hadana waa wadaa oo business aan rajaynaayaa lama quusto’ dhawr jeerna waa isku dayay dayay,mashallah.asww.waa khadraaykhalbi dumar.nabad iyo weersan

    • @mohammedabshir3498
      @mohammedabshir3498 Před 3 lety

      Haa ‘waxaan lasamaysankarin ama laqabsankarin maleh ‘dhagdhag. Waa saa iska dhigtid.

    • @mohammedabshir3498
      @mohammedabshir3498 Před 3 lety

      Alhamdulilah.waa iskufilan khadraayfaraxsan.

    • @mohammedabshir3498
      @mohammedabshir3498 Před 3 lety

      Qoftoo aa iiigu yeertay,iskufilan khadraay.exuseme kaamiro gabadhan baa qaadi ilahayd ama Sawir Lakiin wax wanaagsan ma aha wax wanaagsan baa badan.

    • @mohammedabshir3498
      @mohammedabshir3498 Před 3 lety

      Mashallah khadraay 5minuts simple.iihiiiiihiii

  • @shabcanfaraax2211
    @shabcanfaraax2211 Před 3 lety +6

    Mazha Allah fosiya fariid❤💯

  • @aminamohamed7950
    @aminamohamed7950 Před 3 lety +9

    Mansha ALLAH ALLE HA KU SHARFO

  • @hooyomacan6782
    @hooyomacan6782 Před 3 lety +4

    Mashallah tabarakallaah ❤️💥 allaha hku barakeeyo wll foosia

  • @najahmohamef472
    @najahmohamef472 Před 3 lety +1

    Manshallah qof imaan wacan tahay
    allah haku barakeeyo umadaadah ku garab taagan inshallah

  • @nasriinbarre3670
    @nasriinbarre3670 Před 3 lety +4

    msha allahasha allah foosiya wlshy qli alle haku barakeeyo aduun iyo aakhiraba

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Před 3 lety +5

    Fowsiya business ha loo furo waa gabadh karti leh

    • @ihsanali6648
      @ihsanali6648 Před 3 lety

      Maad layn noo so xirtid aan cawinee maskinta

  • @caliyaaxmed6550
    @caliyaaxmed6550 Před 3 lety +8

    Alxdulilah wlhy foosiya waa qof
    Kalsooni buuxda leh manshlshhs

  • @nadiraabdourachid
    @nadiraabdourachid Před 3 lety +4

    Masha allah allaha ku barakeeyo ameen

  • @faadumomohamed3019
    @faadumomohamed3019 Před 3 lety +3

    Foosiya gaabo waan jeclahay

  • @waaberiofficial4355
    @waaberiofficial4355 Před 3 lety +10

    Waa qof alle subxaan wa tacaala xasuusan

  • @saakiyaroble9991
    @saakiyaroble9991 Před 3 lety +15

    walal adigo number keda soo qoryaa si loo caawiyo foosiya mar labad uu qabo barnamujkan oo kale

  • @nimaladan2174
    @nimaladan2174 Před 3 lety +23

    Gabadhu waraysi xumaa. Wexedu waa qodqod.

  • @safiyomaxamedaadan3903
    @safiyomaxamedaadan3903 Před 3 lety +2

    Masha Allah foosiya illahay ha idin xafido adiga iyo ciyaalkaga

  • @abukarjimalehaji4354
    @abukarjimalehaji4354 Před 3 lety +2

    Maashallh walaahi Kal soonidu waa muhiim alaah haku caawiyo

  • @sihaamcadeey3709
    @sihaamcadeey3709 Před 3 lety +1

    Masha Allah 😍😍😍😍

  • @hoododagan3109
    @hoododagan3109 Před 3 lety +1

    Wlhi foosiya waa gabadh qalbi fiicn Alle haku barkrryo wll qaaliyey hore usoco

  • @aminadahab2310
    @aminadahab2310 Před 3 lety +4

    Allxamdulila kalsonidu wa qali fouia wn jeclahay mashall alllah haku barekeyo

  • @tusmoarahman2216
    @tusmoarahman2216 Před 3 lety +5

    Masha Allah tabarika Allah hanbalyo nin tuur leh tab u seexdo ma waayo waa hadal qiima leh

  • @shukridaahir9537
    @shukridaahir9537 Před 2 lety

    Masha allaha walashay fawadiyo wana jecelyahay waa qaf qalabi wanagasan karati badaan allaaha ku xafiido

  • @zahrai.mohamed6623
    @zahrai.mohamed6623 Před 3 lety +2

    Ilaahay hakuu barakeeyo caafimaadka ubadkana hakuu barakeeyo aamiin

  • @ayanna_mx4613
    @ayanna_mx4613 Před 3 lety +5

    Aftahnimo
    Kalsooni
    Ku qnacsanaanta waxy hysto ayaan wax loo dhigaaba jirin msha Allah aalhuma baarik cidna uma baahna jcylka ay ku korinyso caruurteda ka bdn ❤🤗😚much love from me to yours maamo

  • @pilanpoqoro9125
    @pilanpoqoro9125 Před 3 lety +2

    Wllhi foosiya gaapo inan wanaagsan wllhi 😍😍😍😘😘😘😘

  • @abdirashiidabshir1464
    @abdirashiidabshir1464 Před 3 lety +3

    Masha Allah

  • @princesshoodo105
    @princesshoodo105 Před 3 lety +4

    Foosiya qof dhalinyaro ah oo CZcams u fura ayaa fiican oo gacan ku siiya madaama ay iyadu hooyo tahay oo busy ay tahay hala caawiyo pls wixii Awooda hala gacan qabto Foosiya pls walalo

  • @mohamedaden5155
    @mohamedaden5155 Před 3 lety +2

    Maansha allah ilahay ha cawiyo walahi waa fariid

  • @nimcoismaciil7987
    @nimcoismaciil7987 Před 3 lety +1

    Mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 Před 3 lety +3

    Maanshaa allaah dabeecad iyo iimaan bay isku darsatay

  • @aminamohamed9010
    @aminamohamed9010 Před 3 lety

    Foosiya waan kugu faanaa gabadh qalbi furan hooyo Somalilandera

  • @ugaasadii
    @ugaasadii Před 3 lety +1

    Foosiya illaaahay ha xafido❤❤

  • @MayaClass
    @MayaClass Před 3 lety +1

    Mansh Allah Foosiya Waa gabdh aad u qalbi fiican Allah barakeeyo iyada iyo family kedaba kartidu Waa u dhalasho wlhi

  • @kyniyod620
    @kyniyod620 Před 3 lety +3

    Masha Allah Fozia Hassan noolow.

  • @boqoradaofficial2209
    @boqoradaofficial2209 Před 3 lety

    Maasha Allaah Allaah yaxfidaka

  • @fahadhusein8033
    @fahadhusein8033 Před 3 lety +15

    Walhi waliged waxba ka xuman mayan waayo waa qof alle subxaana watacaalaa yaqiintiisu ku weyntahy

    • @maryamabdi402
      @maryamabdi402 Před 3 lety

      ' i FFCGG ghz zf
      - blue xxx llga- plq xxx augusta

  • @namelos2963
    @namelos2963 Před 3 lety +1

    *Fosiya* waan taageera waa fariid walhi naago badan bay dhaanta.

  • @fadxiyarashiid711
    @fadxiyarashiid711 Před 3 lety +5

    Macha allah wllshy qof qalpi fiican wllhi nin tuur leh tab uu u seexdo ma waayo wllhi waa fariid

  • @mandeeqahmed3611
    @mandeeqahmed3611 Před 3 lety +1

    Mashallah amazing lady fowsiya❤👍

  • @rawdaawad8825
    @rawdaawad8825 Před 3 lety

    Masha allh foosiyo wlhy waa naag nool ilahay hakubarakeeyo

  • @degan4
    @degan4 Před 3 lety +1

    mashAllah

  • @hatamay
    @hatamay Před 3 lety

    Anigaa ayaa uu qoraya sheeko aaad uu qurux badan waa film ah bilash walibaa wuxuu noqona inshallah mid tv 📺 iyo dlyadaba lacag badan uu keena ila so xidheedha

  • @user-dy5uo8sc1r
    @user-dy5uo8sc1r Před 3 lety +1

    Mashallah tabarakarahman foosiya wllo illahy hakuu siyaadiyo iimaankaaga iyo kalsoonidaba

  • @abdihakiimmuuse9300
    @abdihakiimmuuse9300 Před 3 lety +3

    Mnsh allah qalbi daacada mahun goobo alle wax kudhiba kuma tuso

  • @kafiamohed8083
    @kafiamohed8083 Před 3 lety +6

    Wlhi waa maamo aad ufcn kalsonida ayan ka bartey fosiya wlhi waa maamo aqli iyo kartidaba leh alle haku siyadiyo mamo

  • @salibanabdullahi6151
    @salibanabdullahi6151 Před 3 lety +1

    Foosiya num shaaashada ha la soo dhigo si loo caawiyo

  • @bushracwali4154
    @bushracwali4154 Před 3 lety +14

    Sariirta gabdha maxaa kuu geeyay maandheey🤔🤔🤔😏su,aalo xumaa illahay ku hnuuniyo maxaad dheertahay waa hooyo 7 caruura aabiyo hooyo u ahe maxaad waxyaabaha qaar u waydiin????????

  • @Shire859
    @Shire859 Před 3 lety

    Inantaa waxaan u baxshey foowsiya haboon mansha allaah walee inaa dumarka wax dheer tahay kalsoonida lamawada haystee rabi hakuu siyaadsho

  • @Wanaag-media24hour
    @Wanaag-media24hour Před 3 lety +2

    Mansha Allah waa qof qiimole Allah ku xafido adiyo ehel kaagaba

  • @marian5607
    @marian5607 Před 3 lety

    Maasha allaah fosiya waan taageeraa waa fariid. Hiruu soco fosia adiga iyo caruurtaadaba alle ha idin xafido.

  • @Layla6793
    @Layla6793 Před 3 lety

    Ma Sha Allah Foosiyi waa gabadh qalbi fiican oo fur furan iimaana qabta

  • @nasab6929
    @nasab6929 Před 3 lety +1

    Machallah wa barnamiij fiican, Fosiya wa Gabadh karti badan Illahay Ha Kugarab galo walaal

  • @habibaabdi181
    @habibaabdi181 Před 3 lety

    Manshallah be proud of yourself siz

  • @maryanabdile4823
    @maryanabdile4823 Před 3 lety +2

    FoosiyA Masha Allah

  • @khaasimdiriye4022
    @khaasimdiriye4022 Před 3 lety

    Masha ALLAH baraka ALLAH fowsiyo

  • @marwaibrahim8484
    @marwaibrahim8484 Před 3 lety +1

    Fosiyaa wan ku jeclah inshallah waxn rajini inahan ku arko llove yuo wll Qali 🇮🇹🇮🇹🇮🇹♥️♥️♥️♥️💓💓💓👨‍❤️‍💋‍👨💋💚✋💪❤️

  • @ayaanahmed3803
    @ayaanahmed3803 Před 3 lety +7

    Ax Ax 😰😰Horta anu Waxaan i dhibta hoooyo markey tidhaa kaligeey baan caruurta korsadaaaa 😡😡

  • @xamdacawil5753
    @xamdacawil5753 Před 3 lety +1

    Masha allah hooyo mcn❤❤💋💋🌹

  • @miskiismaciil8269
    @miskiismaciil8269 Před 3 lety

    Masha allaaaah wlhi waa gabar fariiiida horey usocaaan kuleeeetahay tabaarkallaaaah

  • @bintuasha8663
    @bintuasha8663 Před 3 lety +1

    Masha allaah 💖❤

  • @muxiyadiincarabi1442
    @muxiyadiincarabi1442 Před 3 lety

    Masha allah

  • @kifaahbeautychannel2728
    @kifaahbeautychannel2728 Před 3 lety +2

    Mnshanallha 👏💯💯💯

  • @mamma6900
    @mamma6900 Před 3 lety +7

    Mashallaah alxamdulillaah ilaahow mahada adaa iskaleh oo niyada u dhistay shacabkeedana walaal aga dhigtay ilaahow u siyaadi farxadeeda caruurtedana baari aga dhig una xafid amiiiiiiin

  • @amaalcabdul504
    @amaalcabdul504 Před 3 lety +4

    Masha allaah fowsiyo 💞💙💚♥️❣long life abaayo

  • @fathiaali4197
    @fathiaali4197 Před 3 lety +19

    Qofku hadu TV matalayo sualaha u weydinayo qofka ha Ka firsado Ka hor

  • @shariifomuxudiin4368
    @shariifomuxudiin4368 Před 3 lety +1

    Mash aalh

  • @shayma-yarofficial3571
    @shayma-yarofficial3571 Před 3 lety +2

    Masha Allh foosiya gaabo hore usoco fadlan anba waxaanahy inanyar oo gaban oo ayfooosiya gaabo isku eg yihiin ee fadlan halasoo bookhdo channel kayaga shayma official fadlan Saar sabiskiraab iyo like comment 🙏

  • @safiabashiir5491
    @safiabashiir5491 Před 3 lety +1

    Mansha allaaah waa fariid fariid dhaafta igawala kalsoonidu qanjaha joogta
    Waa gabadh illaaaha ku xidhan mansha allaaah abakii loo galana garanaysa

  • @alixamari1031
    @alixamari1031 Před 3 lety

    Mansha alaah wll fosiya Rabi kuxafido ubadkana Rabi ha kuu barakeeyo insha alaah wll

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr Před 3 lety +2

    We love you. Waan ku jecelnahay.

  • @aasiyaabdulqadirhussein7764

    Foosiya alla haku xafido❤❤

  • @barwaqoshorts2338
    @barwaqoshorts2338 Před 3 lety

    Masha Allah fawsiyo waa gabadh wanagsan ilahay ha xafido

  • @hudaahmed7523
    @hudaahmed7523 Před 3 lety

    Masha Allah tabarakallah qofnool

  • @wacanmadar7409
    @wacanmadar7409 Před 3 lety +1

    Foosiya guul baan ku rajeenaya abid wll

  • @fatumamohamed7030
    @fatumamohamed7030 Před 3 lety +1

    Masha allah foosiyo ❤️❤️❤️❤️

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 3 lety

    Naagaadhi Karta Majirto Foosiya

  • @odeyhawiye.xaajiguners.9849

    ILLAAHOOW.
    Hooyooyinka unaxariiso aamiin yaarabi.

  • @hiboaxmed8440
    @hiboaxmed8440 Před 3 lety +4

    Foosiya waa qofka aad u fican
    Lkn walal gabadha wariyada waxay waydiinaysaa suaalo xun sida sideed meel u gaadha oo kale suaalo wangsn waydii

    • @user-of9qd7lf7t
      @user-of9qd7lf7t Před 3 lety

      Anshaxa saxafada waxba kama garaneyso seriously 😡

  • @aminasaed1351
    @aminasaed1351 Před 3 lety

    Masha allah ❤️❤️❤️