Dr Aw koombe Oo Ilimihii 7AAD Ku Qalay Foosiya Gaabo

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 23. 03. 2017
  • KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
    www.horncable.tv/
  • Hudba

Komentáře • 521

  • @carafadaleeli272
    @carafadaleeli272 Před 4 lety +127

    thats why I wanna to be a doctor to help my people

  • @naagadagofficial3744
    @naagadagofficial3744 Před 4 lety +160

    Foosiyo gaabo inta ku baratay muzalzalka arooska ee jileyso
    👍

  • @umufaatimaandfartuun177
    @umufaatimaandfartuun177 Před 4 lety +131

    😭😭😭😭 hadan helayo wxn ku cawiyo amase aan manta wx ku dhamo wlhi waan sin lahaa lkn uma awodo alle wxn kagag baryay irsaqad waasaca

  • @queenmasbal2751
    @queenmasbal2751 Před 4 lety +31

    Ax fosia waa geesiyad wlhi Allaha kuxifdiyo mama💞💞❤❤❤❤

  • @cazmi_bella1835
    @cazmi_bella1835 Před 4 lety +333

    Hada oon video gan arkayo hoyo foosia waa aroos 😂😂😂 musasalka ey daadihineyso ayada iyo abdiqani iskufilan waa cajiib runti manta iyo malintaas kala labo insha Ilah hoyo foosia guuleyso

  • @balqisaaahmed4825
    @balqisaaahmed4825 Před 7 lety +38

    mama ha ooyin ilaahay uu ku gargarya Samir ilaahay uu ku arkaya ee hooyo mcn ha ooyin plz hooyo 😢😢😢😢😢hooyo mcn

  • @amiizhaabdallemohq4809
    @amiizhaabdallemohq4809 Před 4 lety +15

    Drkaas ba amanleh fowziya gezinimo leh allha deeq leh😘🙏

  • @siyadbruh9811
    @siyadbruh9811 Před 4 lety +8

    Maasha’Allah Ajar Allha ka siiyo Doctor’ka- ! Moma Ilahay subxanna Watacaalaaa haku Xiffdiyo Awladana saalix hakaga dhigo. Ilahay Irsaaqad aadan filanayn Haku siiyo Moma.

  • @ahmedcareef1719
    @ahmedcareef1719 Před 4 lety +33

    dr Aw Koombe Ilahay Hakaa abaal mariyo Umada DANYARTA ah Ee ilahay Dartii ucaawinayso

  • @dekoosman22
    @dekoosman22 Před 4 lety +89

    Alle caruurta hala koriyo waa hooyo geesiyada yaa Allah caawi mamada

  • @imanfarah4314
    @imanfarah4314 Před 4 lety +5

    Masha Allah waa ilmo qurux badan ☺️❤️❤️. Ilaahay ha caawiyo

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed86 Před 4 lety +61

    Lkn meeyi abihii dhalay caruurta haduusan wax heysan xitaa muu so garab istaago muxuu u cidleeyay alla nin somaliyedaaa 😭😭😭😭

    • @dhemanlulaa1515
      @dhemanlulaa1515 Před 4 lety +1

      wl wabaa la gursaday waxan kuma taro wu ka dhalaa un

    • @hudaabdulahi8229
      @hudaabdulahi8229 Před 4 lety +5

      @@dhemanlulaa1515 Ala waa imtixaan Abaayo waa sidaa inta badan raga kunool gudaha wadanka Aniga waxaan arkay koonfurta waxaa jooga rag aan layaabay oo wada qeeyru masuulin ah inyar maogiyee Illaheey xaqa hatuso rageena dumarkeenana Alle hanaga dhigo raaliyooyin Illaheeyna naguma imtixaano kuba qeeyru masuulinta ah.

    • @shakoappa6109
      @shakoappa6109 Před 4 lety +5

      Maxay iyadu horta nin qarayrul mas uul ah u guursatay sanadka ugu hooreeya hadaa aragtid inuusan wanaagsaneyn uu san ku garabtaagnaayn wadada ku qulqul dheh..

    • @dhemanlulaa1515
      @dhemanlulaa1515 Před 4 lety +4

      @@shakoappa6109 wl waa qadarta rabi illahaybanaa intaa ka waday

    • @dhemanlulaa1515
      @dhemanlulaa1515 Před 4 lety +4

      @@hudaabdulahi8229 haa alle ha garansiyo subaxaa ayay sidaa shinbirtaa la kalahdaa suqaa la tagtaa casarkin ayago dharagsan bay la so noqota baskan dhawar subax la racay ayago is jedanayaa wayna iskagaa faraxsantahay nolashedaa manssha allaa

  • @mukhtaarismaaciil6561
    @mukhtaarismaaciil6561 Před 4 lety +10

    FOOSIYA WAA QOF
    WANAAGSAN ALLAH
    HA KUU GARGAARO
    AX WAA AAN KA NAXAY
    MAR UUN BAAD KA BIXI
    INSHA ALLAH GUUUL
    KUU RAJAYNAYAA😭😭

  • @iqriinaabdiaziz2984
    @iqriinaabdiaziz2984 Před 4 lety +10

    Ha ooyin hooyo insha Allah somalia dhipta wey ka bixi adna rabbi aya ku joogo😰😰😰😰

  • @zirzcadd9382
    @zirzcadd9382 Před 7 lety +16

    😦Ya Rabbi U GarGaaar
    Allhumma Amen.

  • @faynuujmahamud6141
    @faynuujmahamud6141 Před 4 lety +4

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭walh waan ilmeeye run ahanti dr kas ajar alle hasiiyo intaa inkabdan caawi wll anne I.n waan rajeynaya indadka danyarta lacg kuxujeen se waa mrka heerkeda gaaro dreso nimo I.n 🤲🤲🤲alle hamiyadena kheyrka hnorumeyo

  • @aishaabdi648
    @aishaabdi648 Před 4 lety +3

    Mashallah alle ajar ha kaa siiyo Dr

  • @MohamudIssa1
    @MohamudIssa1 Před 4 lety

    MashaAllah Dr. Kheyr Illahay ha kusiyo
    Miskinta na Illahay nolol wanaagsan aduun & Aikhiraba hasiyo Aamiin

  • @mio629
    @mio629 Před 4 lety +1

    Aamiiin wllo jazaaka Allaah qeyr dr aduun iyo aaqiro illaahey ha ku gargaaro amiin ya Allaah

  • @gaasiranagye6178
    @gaasiranagye6178 Před 4 lety +1

    Dr. Ilaahay haka abaal mar iyo ixsaanka uu u sameeyay fooziya

  • @deqofarah3136
    @deqofarah3136 Před 4 lety +1

    Somali I love my people ilaahay wax badan oo sadaqaysano ha nasiiyo nimcada wadankeena sidaa u soo saaran lahayn ilaahay ha nafahansiiyo we are most generous people so proud to be soamli doctor ka ilaahay ha bareakeeyo

  • @maslah345
    @maslah345 Před 4 lety +1

    ALLAHA UGARGAARO dhibkana ALLAHA ka korqaado meeshii ay ka ooman yihiin ALLAHA ka oontito qayr aduun iyo mid AAKHIRO ALLAHA SIIYO aduun nimco tan ugu wanaagsan AAKHIRANA JANATULFIRDOWZALACLAA AAMIIN YAA ALLAH

  • @habonosmanosman3764
    @habonosmanosman3764 Před 4 lety +6

    Illahey dhaqtarkas wanagsan illahey jannatul firdoowsa aclaa allah hageeeyo

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 Před 4 lety +2

    Mashallah alleh gacantaada ha ku barkeeyo dr ooooh my good help athers allah is help u

  • @Jacob-bb3tl
    @Jacob-bb3tl Před 4 lety +19

    Haddii cid ka ag-dhaw fawsiyo ama farriintaydan gaadhsiin karta hawl-wadeennadeeda caafimaad ay jirto, fadlan farriintaydan cod dheer ku gaadhsiiya ilmaadeerayaal:-
    " Maammadu maanta caruur ku filan ilaahay ha u barakeeyee waa ay haysataa dhibta ay ka martayna eebbe ogyahay, sidaas awgeed waxaan ku talin lahaa anigu inay uurka iska joojiso iyadoo caafimaadkeeda iyo mustaqbalkeedaba u tudhaysa, dhaqaatiirta reer hargaysana ay arrinkaa ku garab istaagaan.
    Waxaa jira kiniin iyo irbad labadaba lagu joojiyo uurka, ee fadlan ha isticmaasho ".
    N.B_ Wanaag uun ayay iga tahay ee igama aha wax kale.

    • @salwanuura6707
      @salwanuura6707 Před 4 lety

      ma dhaqankii gaalada ayaad la raadsanaysaa umadaha illahay alle qofwalba risiqiisa wuu u qoray alx ubadkuna waa hadiyad ee taas iyadu may garan waayin jaahilnimana kama hayso ee waa qof iimaan leh waxbana waayi mayso

    • @Jacob-bb3tl
      @Jacob-bb3tl Před 4 lety +6

      @@salwanuura6707 dhaqanka gaalladu walaallo wax xun oo laga digtoonaanayo iyo wax fiican oo lagu dhawaanayaba waa leeyahay, arrintanina waa arrin maanta daruuri ku ah maammada, oo nafteeda bad-baado rasmi ah u ah xaqiiqdii, waayo qofna sannad walba diyaar uma noqon karo qalliin joogto ah, caafimaad ahaanna waa khatar aad u ballaadhan xaqiiqdii.
      Arrintan risqiga ah eed igala hadashayna anigu umaba jeedin kamana hadlin walaashay qaaliyeey, risiqa ilaahay baa u qoray oo wax caruur la isaga xidho maaha, balse bad-baadinta nafta iyo caafimaadka qofka muslimka ahi waa waajib saaran qof walba oo muslim.
      Diinta iyo caafimaadku midna ma diiddana aragtidayda.

    • @faizadakash5590
      @faizadakash5590 Před 4 lety +1

      @@Jacob-bb3tl masha Allah wa fikir Wanagsan qof 7 qalin gashay dhaqtarka aya la raba in uu siyo irbada 5 sano wayo wa halis cafimadka hoyads wa muhim mid hal ilma lagu qalay aya qadata irbada mana ahan dhaqan galo

    • @Jacob-bb3tl
      @Jacob-bb3tl Před 4 lety +1

      @@faizadakash5590 waa runtaa sharafeey qof wax fahansan baad tahay.

    • @anisaseed569
      @anisaseed569 Před 4 lety +1

      @@Jacob-bb3tl wll qli hrta si xun wxba umad eegin lkn diinteenu ma ogoshy in dhasha la joojiyo ma is weydisy maamo sannad wlba uur qaadi lahyd may jirten ba hddii la raacayo ilaahay sdu na faray oo ah ilmaha in la jaqsiiyo first 2years oo aan lga kla jojin sdaa daraaded mar hdday laba sanno la kla weynado wx dhiba ma lha dhnka hooyada ee intd gaallo xun oo dhaqan laheyn kga dayanayno wx kstoy smeyan ilaahy raali galin mayno intaas oo dad oo kiniinigaa cuny oo hddana uur le' ba jira lkn qofki taladaa eebbe raacaa ma habaabo family planning ka islamic ahna sdaa bu dhgayaa in si academic lo adegsdaana diintna la waafajiyana wey haboon tahy.
      Wallahu Aclam

  • @katraabdi7778
    @katraabdi7778 Před 4 lety +2

    Yaa allah doctoekaas khayr sii aamiin

  • @saafiabdalla9448
    @saafiabdalla9448 Před 4 lety

    Masha Allah. Dr Ku dayasho mudan ajar allaha Ka siiyo fosiyana allaha u dayo ubadka msha allah

  • @libaaxoinahlibaaxsuldan715

    Ax ax 😭😭😭😭al maxa mamo la silcausah caruur an abhood bilsinin aduunyda hadany jirun hooyo mabay dhisnten aleh hoyoyinka ha ino barkreyo abhuu waa qayra masuul 100%90malha 10ayah caruurhodah ka war hayah alow noo daah hoyoyiinkah dundah hooya lagu jogah inti hoyo dhimtay aleh jandah toos hakagalyo inta nolnah aleh sharaf ha ku nolysiiyo waa mamo cadiban oo 7caruura la cadiban foosiyah alow sii naxriistada baldhan amin uu duceeyah inta an wxba tari karnow

  • @asmaahmed6830
    @asmaahmed6830 Před 4 lety

    Masha allh maanta oo ay wado vedio gii miyi iyo Magaalo oo ay aroos isla dhigayaan abdiqni iskufilane orumar wacan ayaan ku rajeynaya mamo foosiya xasan adiga iyo umada muslimka ah intii dhibataysan

  • @inafarah4186
    @inafarah4186 Před 4 lety +2

    😥😥😥mshallah dad fiican wali way hareen allaha kheyr idin siiyo
    Mamo fowsia allaha u koriyo caruurteeda mshallah

  • @abdisalamahmed5195
    @abdisalamahmed5195 Před 4 lety +4

    Allah haw gargaaro
    Fosiya iyo carruurteedaba
    Inaguna aynu kaga faaidaysano maalmaha khayrka badan o aynu caaawino pls
    Sadaqaddu yaraan malaha
    Even hadaaad 1dollar aad bishii mar u dirto wax badan eyey u taraysaaa

  • @arbaritayo1033
    @arbaritayo1033 Před 5 lety +4

    Ow kombe dr ka wanagsan man arag ale cimriga haku barakeyo

  • @husseinaden4509
    @husseinaden4509 Před 4 lety +6

    hooyadaan somaaliyeed anaga oo dhan somali oo dhan bay sugaysaa insha allah waa in loo gar gaaraa

  • @asmiitaabdik9869
    @asmiitaabdik9869 Před 4 lety +35

    Foosiya dadku iminka ayay barteen ileen dad baa moodayay inay caruur lahayn waa hooyada dhiban intaasoo caruura ujoogto hadaad maanta barateen iskudaya inaad caawisan qofkasta wuxu awoodo anigu waan arkay inkasto aanan beryahan arag lkn way ka muuqatay duruuftu ilaahay nolol ay kufarxado kuwii galiya ubadkeeda hawga dhigo tacab aad ku badhaadhid wllo

  • @khadarmoxmed.4906
    @khadarmoxmed.4906 Před 4 lety +1

    Masha allah dr awkoombe mulkiilaha Gargaar hospital hargeisa ayaa dhakhtarka adeega caafimaadka bilaash uga dhigay isagaana 7ciyaala ku qalay si bilaasha alle haku barakeyo doctor.

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 Před 4 lety +3

    Maansha Allah foosiya wlhi wxn ku bartey filmka dhaqan miyi iyo dhal magaalo hore na uma aqoon waa gbdh geesiyad ah nolashana in badan usoo samirtay hdana Meel fiican bay joogtaa guul intan kasii balaadhan ban ku rajaynayaa 😢😢

  • @adoontialleinaartan2843
    @adoontialleinaartan2843 Před 4 lety +1

    😭😭😭😭😭🤲ilaayow caafi Dr ajar allha ka siiyo mansha alaah

  • @mukhtarhajji7265
    @mukhtarhajji7265 Před 4 lety

    Shukran Dr

  • @mustafenani6530
    @mustafenani6530 Před 3 lety

    Mnsha alla digtoore ilahay hakubarakeeyo meelfiican baad nooga bilawday

  • @yusufayanle727
    @yusufayanle727 Před 4 lety +1

    Shaqo wacan ayuu Dr awkoombe qabtay, allaah haka abaalmariyo.

  • @mohamedabdiabdillahi2112

    Kheyr alle ha siiyo drka iyada alle ha u gargaaro

  • @zuziugbizh4165
    @zuziugbizh4165 Před 4 lety +25

    Ax maskin foosiya wlhi wa hoyo adag ilhy ha kula garab qabto ciylkaga foosiya Riwayada miyi iyo maglo ayan kugu bartay mantan Video gan oo 3 yahre ka so waregtay ayan arkayi wlhi wn ka naxayi ilhyow hoyoyinka Somaliyed u gar gar 😭

  • @apdihakimyare7495
    @apdihakimyare7495 Před 4 lety +8

    Somaligu maxay Heer garta kii lacag haystaba dad waxba maa sinayan ilahow hadad lacag ee see naysid an kuu doqo mayo haa ee sen😢😢😭

  • @guluc2005
    @guluc2005 Před 4 lety

    Masha allah rabbi ha ubarakeeyo

  • @fardowsoapdi6541
    @fardowsoapdi6541 Před 4 lety +4

    Maamo ilaah hakulagarabkalo runti aad baan kulamurugoday hoyoyinkena rabiyiw barakey

  • @sahrafarah8911
    @sahrafarah8911 Před 4 lety +1

    Masha allah dhaqtar jari iyo xasanaad allah kaa siiyo

  • @moharich8332
    @moharich8332 Před 4 lety

    Alle ha xafdo maama fowzia io caruurteeda🤲🤲

  • @ruqiyoese9522
    @ruqiyoese9522 Před 4 lety

    Aamiin allaah khayr ha ugu badalo dhamaan inta caawisay aamiin

  • @farxiyamuuse645
    @farxiyamuuse645 Před 4 lety +1

    Masha alah gabadha xijabka gadudan iyo wilka sharka madow say ugu egyihin ayanba la yabay subxana alah hala cawiyo somaliyey gabarta maskinta ah o sabolka ah 💪💪💪

  • @DeeqaAhmed-rw3uo
    @DeeqaAhmed-rw3uo Před 7 lety +57

    rer somaliland Wa gob walagu yaqana muhanimada iyo u damqashada walaalaha somaliyed wallal ilahay dartii u caawiya hooyo fosiyya

  • @hdlyrics1014
    @hdlyrics1014 Před 4 lety +1

    Masha Allah ilah ajir hakasiiyo Dr ka

  • @cawilsacadcismaan3191
    @cawilsacadcismaan3191 Před 4 lety

    Jasaka Allah kheyr dhatar

  • @ismahanmohamed6720
    @ismahanmohamed6720 Před 4 lety

    Mansha allah Allah ha ku lagoriyo walashena

  • @Zamzam-xs1dq
    @Zamzam-xs1dq Před 4 lety

    Ma shaa allaah allaaaha ubarakeyo ubadka

  • @hothanadam578
    @hothanadam578 Před 4 lety +1

    😭😭ha ciizhoon mamo manta malin an aheYn wad gadhii heer Alleh caruurtadana ha ku barakeeYo

  • @imranAli-kl9rr
    @imranAli-kl9rr Před 5 lety +1

    Ha oyni hoyo😭 Waxa aad ku farxado alle ha ku siyo insh allha

  • @amranmahamada4894
    @amranmahamada4894 Před 4 lety

    Mash allah Allah kuxafido carurdada abaayo

  • @zaar4090
    @zaar4090 Před 4 lety

    Allah riziq wasaca hasiiyo umaddaa muslimintaana abe iyo hooyo ha uga dhigo allahuma aamin

  • @shamsoaxmed866
    @shamsoaxmed866 Před 4 lety

    Masha allah caruuta 2 ayaa u eg alle hau barkeeyo

  • @hamseahmedabdilahi1597
    @hamseahmedabdilahi1597 Před 4 lety +1

    Meel kasta Hooyo ayaa dhibaataysan bal mee kii dhalay Jaad iyo waxaan dan u lahayn ayuu ku maqan yahay Allow Maamooyinkeen Badbaadi Yaa allah oo u gargaar🤲🤲🤲

  • @hamzekaka1984
    @hamzekaka1984 Před 4 lety +7

    Mashallah waxan u arkaa qof noloshii ku guleystay waxay haystaa 7 caruura hadana waa actorss jilaa ah.

  • @cabdimahadi8795
    @cabdimahadi8795 Před 4 lety +16

    ALLOW u gargaar ada BOQRE amin ya ALLAH 😥😥😥🙏🙏🙏🙏

  • @nhassan4874
    @nhassan4874 Před 4 lety

    Allah ha ku barakeeyo

  • @husseinaden4509
    @husseinaden4509 Před 4 lety

    mnsha Allah ilaahow ku dhowr adiga iyo familka aad badbaadisay

  • @shaymasaleh189
    @shaymasaleh189 Před 4 lety +1

    Masha Allah 😍

  • @cabdibaasidhussein3189

    Masha Allah Insha Allah guuul adiga iyo awlada

  • @fardusnageye8508
    @fardusnageye8508 Před 5 lety

    Maasha alllah aleh kudaayo caruurtaada ilaahay hakuciilro

  • @dhulmarvlogsofficial7698

    M.a mom fowsiyo Aakhiro iyo Adduun ilaah dhib kuma tuso
    Hddana waa atrsho musalsl
    ❤❤❤

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 Před 6 lety +1

    rabbiyaw u gargaar oou barakee caruurta

  • @Halleyte
    @Halleyte Před 4 lety

    Masha Allah fosiya mantaba 2020 waxd ku gulasatay inad noqoto jila cana inshallah ilahay hakula garab galo koriinta Ubadka

  • @hasanmuse4007
    @hasanmuse4007 Před 5 lety +38

    Ninka qaba ee ka dhalaya carurta miyuna xisabtamayn
    Gabadh a miyu saran yahay markasta
    Cafimadkega miyuna ka fikirayn doqonku

    • @kayakaya8675
      @kayakaya8675 Před 5 lety

      😣😣😣😣😣😣😐😐🤐😯😯 waaa jahlnimda haysata somalida 😠😠😡 eey hormar la gari ladaheyy dhan walaba 😵😵😵😵

    • @barashadadiintaislamka2745
      @barashadadiintaislamka2745 Před 5 lety

      Kkkkkk kkkkkk kkkkkk Ragu isku mid maaha

    • @farhiabeautychannel4612
      @farhiabeautychannel4612 Před 4 lety

      @@kayakaya8675 haa wll way ficn xitaa irbad way qadan kartaa

    • @user-lv3ou2xr6q
      @user-lv3ou2xr6q Před 4 lety

      😅😅

    • @kaahomaxamad4185
      @kaahomaxamad4185 Před 4 lety +6

      Ilaahay waxa u rabo inu abuuro cidna makala tashanayo irsaaqadoodana allaa haya

  • @fadumohassan7703
    @fadumohassan7703 Před 4 lety

    Alle khyr hawoga dhigo Amin🌍

  • @omarvlogsuk7496
    @omarvlogsuk7496 Před 4 lety +3

    Mashallaah 😊😊😊😊😊😊

  • @nimomohamed9872
    @nimomohamed9872 Před 4 lety

    Masha allah foosiya waba jecelahay waa qof aqli badan

  • @husseinaden4509
    @husseinaden4509 Před 4 lety

    waa dhaqtar cajiib ah jzkalah qayr

  • @Sukeyma-channel
    @Sukeyma-channel Před 4 lety +2

    Mashaallah

  • @fadumoiprahim8616
    @fadumoiprahim8616 Před 4 lety

    mashallah mama fosiyo allh idin berkeyo mer welpa gul

  • @user-nf1ge9dt6j
    @user-nf1ge9dt6j Před 4 lety

    Foosiya.Alle Gaarab kgaa haa galo meel kasto aad joog tiid Runti waan ka tiraan yodaay Enchalh waxbaa kamaa xumnyaan ✌✌✌😘😘😘

  • @c0nmoyds3fb98
    @c0nmoyds3fb98 Před 4 lety

    asc wallaaha waaku farxay dr cabdirixman awkoobe illaahay aaqiro & aduun inuu illaahay kutaakuleyo aaqiro janada aduunkana nebco insha allaah fowziyana illaahay hasaacido insha allaah ❤❤❤❤

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před 4 lety

    Mille grazie dottore kunjer mahadsanid iyo inta somali weyn cawisey mamma iyo ilmaheda

  • @lamalama-gp8ir
    @lamalama-gp8ir Před 5 lety +3

    Allow ugar gaar hooyadan iyo ilmaheda 🙏 😢

  • @mahadok229
    @mahadok229 Před 4 lety

    masha allah fosiyo gabo wan jacelnahay ale Ha sacide hala sacido

  • @hoodgoodcilmimumin8052
    @hoodgoodcilmimumin8052 Před 4 lety +1

    Hooyo qiima bdn wlhi fadlan hala caawiyo ❤️🌍👌

  • @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac

    Alloow u naxarsio

  • @umiishraq504
    @umiishraq504 Před 4 lety +3

    mashaallah ilahow daqatirtena barake o ma ila 7 aya cs lagu dali kara 6 wan arke marekan ilkn maaqan kabdhn iney jirto wa xanun bdhnye aniga arkaye alx hada owalad cfmd qabno hasano

  • @xaalixalane2317
    @xaalixalane2317 Před 6 lety +1

    Illaahow caafi yaa Allaah

  • @iqrayasin6033
    @iqrayasin6033 Před 4 lety

    Dr Aw koombe allah haka abaal mariyo
    Waxa jira dhakhtaro ubarta in ay lacagsameeyaan cilmiga lkin adiga insha allah waxa noqon doontaa Model lagu daydo, allah haku la garab galo caawinta dadka dhanyarta ah iyo wixii muslim ah insha allah

  • @fatimalaki7251
    @fatimalaki7251 Před 4 lety

    masha allha allow ugar gar

  • @AbdikarimDhicisow
    @AbdikarimDhicisow Před 4 lety +8

    7 ilma ah oo waliba lagu qalay. Ninka ilmaha ka dhalay haduusan ilmahaa ka faala qadi karin maxuu silacaa dhan umarinayaa maskiintan mida kale waa iney cafimaadkeda ka fakarto ilmo intaa heesato kugu filan Allah caruurta hakula koriyo....😥

    • @dajiyejamaal9453
      @dajiyejamaal9453 Před 4 lety +1

      Haaaaaaa sax ayada naftigeeda waxba ka khaldan ninka may bax dhahdo ama is durto ileen ilmo intay haysato ku filan qaliin joogto,qarasha la aan,garab la aan wa wareer intiisa la eg walaahi Somali waxaad modaa inla yiri 10 kayar ilmo noqdaaan

    • @gabadhugaradkudhalay4387
      @gabadhugaradkudhalay4387 Před 4 lety

      @@dajiyejamaal9453 horta nin ba wa sidu alle uqadaray caruurtaba abohod bax lama dhihi karo alle hasacido in cfmaskeda kafakarta haboon

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 Před 4 lety

    Mashalah mashalah I love fosiya

  • @ummumaalikibiihi175
    @ummumaalikibiihi175 Před 4 lety

    Allow gacan qabo waa masaakiiin waa qoys buuuxa 😭😥😥 alle hydiiin barakeeyo wax khayr qabana haydiiin siiiyo Aamiiiin Yaaa rabi

  • @amalmustapha2047
    @amalmustapha2047 Před 4 lety

    Mnsh allah awowgey abdiraxman alle haku xafido

  • @amalitofunnykittensvlogs647

    Alhamdulilah carur badan bay haysata we hayska xidho dhasha maadama lagu qalayo...waan garab istaagayna

  • @khalidkilas.6552
    @khalidkilas.6552 Před 4 lety

    Mnsha alla.manta oo kale 3 yrs ago mantana waa aroosad foosiya gaabo musalsalka universal

  • @rahmaabdii536
    @rahmaabdii536 Před 4 lety

    Masha allah foosiya hooyo macan wadka bixidoonta tan

  • @zoyaquruux1466
    @zoyaquruux1466 Před 4 lety

    Fowsia gabow waxan ku arkay ruwayedii mii iyo magalo waa veery funny masha allah allah ugar gargaro waana 3 years ago sheekadan hadaan moodeey

  • @aliabdule1043
    @aliabdule1043 Před 4 lety

    Masha Allah

  • @Hawlomediapro
    @Hawlomediapro Před 6 lety +5

    Aaar fadhiga halaga kaco geeeshkaaa reerka hala caaawiyo

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 Před 4 lety

    Amiin yaa rabbi

  • @kaltounabdirahmaanmahamed4691

    Ax ilhay haku cawiyo hooyo