SHAADIYO SHARAF & SULDAANKEEDA CABDIFITAAX YARE CHALLENGE QOOR SAGAARO QOSOLKA ADUUNKA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 1. 04. 2020
  • SHAADIYO SHARAF & SULDAANKEEDA CABDIFITAAX YARE CHALLENGE QOOR SAGAARO QOSOLKA ADUUNKA

Komentáře • 2,6K

  • @shaadiyasharafofficial
    @shaadiyasharafofficial  Před 4 lety +641

    PLS Subscriber Saara CZcams Chanelkan Taageeryaashayda Qaaliga ah czcams.com/channels/Xmh8FRvhjkmR5elwS1U8KA.html

    • @caliyacadey6732
      @caliyacadey6732 Před 4 lety +7

      Wxan rajayna ina noqoto gapadhi ugu horeyse ee karta 100m 💋❤❤

    • @sucaadali8641
      @sucaadali8641 Před 4 lety +1

      Mashalah ilahy ha isku daayo shaadiyo iyoc/fataax yare 🤩🤩

    • @fardowsaabdi6372
      @fardowsaabdi6372 Před 4 lety +1

      M.a❤❤❤❤family qurux bdn alle haidin xfdo❤🙏keep going yqw hory usocdo

    • @faatuucabdi3975
      @faatuucabdi3975 Před 4 lety +1

      Lamnaheena qarniga guri ba ku xiranahee qosalka noogu dadaala.pls.aad u mahad san tihin

    • @farxiyafarax8242
      @farxiyafarax8242 Před 4 lety

      Wll shadiya waxan ka cudsanya waxan dunaya inan muqdisho imadu cidna ima dagana may qaabili karta meshas cidi ima dagana marka isoo jawab

  • @hiboquruxeyquruxeyhibo9529
    @hiboquruxeyquruxeyhibo9529 Před 4 lety +228

    Shacdiyo bes maa jecshihin Max abdi fatax inti jecayl like isar

    • @ayaanilkacase4666
      @ayaanilkacase4666 Před 4 lety +1

      Mansha Allah Allah ku xifdiyo ❤❤❤👌

    • @hamdahashi1013
      @hamdahashi1013 Před 4 lety

      Shacdiyo sharfa iyo c/fatxa wn idin jecehay wlhi ilahay ha iski kina dayo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💖💖💞💞💝💋aamiin aamiin

    • @liibaanmaxamed862
      @liibaanmaxamed862 Před 4 lety

      Subscribe aiga mudan tahy

  • @shucayb939
    @shucayb939 Před 4 lety +417

    Shaadiyo shactiroole weyn haday ka qosliso like😂😂

  • @abdihamiid2041
    @abdihamiid2041 Před 4 lety +151

    Video gan kaxiga Qur'aanka ku tartama insha allah alle haydin barakeeyo

  • @maankanuriso1658
    @maankanuriso1658 Před 4 lety +216

    Kaaraan wadajir dharkeyley hodan holwadeeg wabari yaaqshiid shibis xamarweyne xamar jabjab boondheere huliwaa dayniile shangaani abdicasiis kaxda warta nabada 17♥️mugdishu hada jeceshahay like sar bal

  • @sharmaakeabdiabdulle1102
    @sharmaakeabdiabdulle1102 Před 4 lety +127

    inta shaadiyo sharaf jaceyl love ha saarto❤️🙏🏼

  • @hamdaabdule71
    @hamdaabdule71 Před 4 lety +136

    Wlhi hal sac ayan qoslayay 😂😂😂😂wlhi shadiyo iyo C/fitax allaha isku kiin dayo wan idin jeclahay horay u socda 🥰❤️❤️❤️🥰

  • @abdirasaqmoha9720
    @abdirasaqmoha9720 Před 4 lety +225

    shaadiyo sharaf jecliyaa qosolkeeda intailamid ah like dhac

  • @shukriabdulaahi2191
    @shukriabdulaahi2191 Před 4 lety +78

    Ar shaadiyaa inta shaadiya jecel anigoo kle like ha ila dhaafin

  • @amiinahisse1910
    @amiinahisse1910 Před 4 lety +226

    Sayga shaadiyo kadib imaanshihiisa intii ila aragtay inu veiwska batay like saara🙏🙄🤣 family funny

    • @mahadisse1801
      @mahadisse1801 Před 4 lety

      Aad iyo aad

    • @wayelkajaqafsada3142
      @wayelkajaqafsada3142 Před 4 lety +2

      Awal horay Uma dawan jirin Chanel Kan lkn baryahan wan kutaxanahy 😂😂😂horay usocda lamanahayga

    • @amiinahisse1910
      @amiinahisse1910 Před 4 lety

      @@wayelkajaqafsada3142 yeah 🙏🥰

    • @fartcabdi5905
      @fartcabdi5905 Před 4 lety +1

      shadiyo waad ba ushegaysaa waxay hhhhh wana idin salamay quys isku faraxsan ayaa tihin

    • @libinibrahim4880
      @libinibrahim4880 Před 4 lety

      Shadiyo e . Ebar miya ebar miyaa axdigan sugaynay iyo aroskeni ebar miyaa

  • @maaneabdalla9043
    @maaneabdalla9043 Před 4 lety +37

    Qofkii si dulmi ah qoor sagaaro loogu qabto waxaa xaq ah inuu teesto isku difaco makulahoo ar cabdi fitaaxaa yaraa hhhhhhhh😂😂😂

  • @Shuaibtajir
    @Shuaibtajir Před 4 lety +45

    Shadiya qosolkeda inta jecel like saar 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @sacdiamohamad5635
    @sacdiamohamad5635 Před 4 lety +77

    Waydow inta ku qososhay farta taag🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @fardowsainayusuf2474
    @fardowsainayusuf2474 Před 4 lety +102

    Nolow shadia iyo xajigeda. Inta tagerta like❤🇸🇴

  • @amirahaji6396
    @amirahaji6396 Před 4 lety +36

    Shadiyo abayo marka dirac so qadanesid haf jakad kuso xero sidu garbahaga uqarsoomo❤🥰

  • @halimozzz___5561
    @halimozzz___5561 Před 4 lety +17

    Abdifitah: Wardhigley ma xa udambeyo?😂
    Shaadiyo: ley😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @jaaka77
    @jaaka77 Před 4 lety +52

    Last three videos ugu danbeeyey, views-kiina kor oo u kacay, waa fahanteen youtube labadiina marwalbo soo fadhiista, guuleysta Royal famly🔥❤

    • @drsram8539
      @drsram8539 Před 4 lety

      lamanaha ilaah hano badiyo kali maficnee

  • @leylahaji2029
    @leylahaji2029 Před 4 lety +38

    Abdifitah reer magal waye talahi waku kor fikiraya manta dhan shadiyo🤣😂😂🤣🤣🤣🤦🏻‍♀️

  • @xafsocabdulaahi1999
    @xafsocabdulaahi1999 Před 4 lety +28

    🤣🤣🤣 dumarka somaliyed qalbi fcna masha allah weyka qaleesay 💓💓💓

  • @mizbahqalbi8415
    @mizbahqalbi8415 Před 4 lety +23

    Shadiyo iyo dumashi nagam xishonsin😂😂🤣🤣🤣😂like isar

  • @kawtherfaisal5339
    @kawtherfaisal5339 Před 4 lety +46

    Lamaanaha aan aadka ujeclahy Alle ha idin daayo wada nolaado nabad kuwaara.walahi dad aan jeclahy tihiin Isha nacabku idinka dedan wllayaal aadna wan idiin taageera
    From hargaysa aan idinka Soo salamaaya♥️💋😍

  • @zuuzuualii1670
    @zuuzuualii1670 Před 4 lety +72

    Team shadiya like dhac dhac igu siiya💖

  • @maryanali8409
    @maryanali8409 Před 4 lety +5

    Masha Allah you guys make my quarantaine time special. 😂

  • @mg10official10
    @mg10official10 Před 4 lety +36

    Qofka sidulmi qoor sagaro logu qabto waxa ubanaan ini tiisto isku badbadiyo😂😂😂😂

  • @adanahabdi5760
    @adanahabdi5760 Před 4 lety +140

    Shaadiyo sharfey balan waye mustaqblka dhaw gabadheyda wan kugu samina jcylka an ku qabo lee 💋💋💋❤❤

  • @queen_azhwaaq9157
    @queen_azhwaaq9157 Před 4 lety +81

    Shacabka somaliyed oo commtska bixiyaa aad bay utaageeran lamaanayasha funny ga ah like igu shrfa😘✋

  • @hodanmohammed6848
    @hodanmohammed6848 Před 4 lety +9

    Mansha allah beautiful family Ilahay ha isku kiin daayo 💯❤️👸🤴

  • @amiraanfac8531
    @amiraanfac8531 Před 4 lety +5

    Manshaa Allah qosola igu disheen😂😂😂Beautiful Family Farxad kuwara Abiid💖

  • @boqoradainaabukar5828
    @boqoradainaabukar5828 Před 4 lety +67

    Shaadiyo ayaantan waa idin jeclanoyaa wlhi allah isku kin barakeyo

  • @saarasmile8933
    @saarasmile8933 Před 4 lety +47

    shadiya wlhi anigon muqalkaga galinpan sii qosla 😂💝tarego buxda from reer somaliland💚💭❤

  • @azmodhaaki6149
    @azmodhaaki6149 Před 4 lety +7

    Wlhi Intaa Idin Daawanayo Waa Qoslayaa 😂😂😂, Alle Haysukiin Daayo Jacylka Waa Idinka Muuqdaa,❤️

  • @barwakomohamed987
    @barwakomohamed987 Před 4 lety +3

    Mashallah you guys are cute couples. I love watching your videos when u guys are together. Please make more videos with your husband.

  • @Dirir915
    @Dirir915 Před 4 lety +45

    Dhaliil iyo aflagaado waad ka dhantihiin Masha Allah Farxad ku waaraa 💋💋💋💋

    • @ahmedmicad6573
      @ahmedmicad6573 Před 4 lety +1

      Shaadiyo m.a qof wanaagsanaa thy alle haku dhowro ee is astur walashey alle hakubarakeeyeee

  • @nawaalqurux7700
    @nawaalqurux7700 Před 4 lety +41

    Shadiya sharaf hdad jcshy likta plz ❤️🙏✅

  • @shaarusaadsiyad8451
    @shaarusaadsiyad8451 Před 4 lety +6

    M.Allah shaadiyo and sayigeeda full respect always farxad iigu waara runtii waxaad tahiin qooys zaid iifarxad galiya siwalboo moodka iiga qasanyahay insha Allah haidinka qabto

  • @KakaKaka-tk7dv
    @KakaKaka-tk7dv Před 4 lety +4

    Masha Allah Shadiyo iyo Xajigeeda Alle hani Xifdiyo😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂keep going team Shadiyo sharaf like igu cimamada😍😙😙😙😙

  • @badriyaahmed1511
    @badriyaahmed1511 Před 4 lety +14

    Wali youteberska couples ka ma dawan lkn labadn ina horay ugursado igu kalifayan😂 igu duceya mid sidan isku jeclanhy isku fahano❤️

  • @quruxdumar8142
    @quruxdumar8142 Před 4 lety +8

    Adigo dhan baa faraxd kasameysan shadia sharaf keep going sister hadad igu racsanthy like isaar

  • @qamarqaali1050
    @qamarqaali1050 Před 4 lety +5

    M.a allah shaadiya sharaf io xajigeeeda keep going sister 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @salmacismaan1062
    @salmacismaan1062 Před 4 lety +19

    Wlhy dar Alle ayaan idin jecelhy LamanahyGii from HarGeysa ❤❤

    • @samiyasiman9297
      @samiyasiman9297 Před 4 lety +1

      E marku ku dhahy sheeg een een heesti ahyd maxa u qadiwaysay😅😅😅

  • @zamzammohamedsadri7684
    @zamzammohamedsadri7684 Před 4 lety +31

    😂😂shaadiyo Qosol Abdifatah maxanaqayo intuu kula jiro

  • @empiregirl5033
    @empiregirl5033 Před 4 lety +63

    My fav family waa idin taageeraa❤️waana iga qoslisiin😂😂

    • @susanmacan86
      @susanmacan86 Před 4 lety

      1etijhggy67ujbbbnko
      🖕🖕🖕🖕🖕🖕💔💔💔

    • @zeinabibrahim6750
      @zeinabibrahim6750 Před 4 lety +1

      Empire girl walaley waaba kuu xiisee Aroos miyaa gashay intee naga aadey gacalooy

    • @fAbz-bn3ls
      @fAbz-bn3ls Před 4 lety

      Welcome back sis intee naga aady

    • @empiregirl5033
      @empiregirl5033 Před 4 lety

      Zeinab Ibrahim 😂😂xbbti waa joogay aroos adi lagaa cazuumin see udhiganaa

    • @empiregirl5033
      @empiregirl5033 Před 4 lety

      f. Abz ❤️thank you

  • @fathiaawaleh8291
    @fathiaawaleh8291 Před 4 lety +3

    Mashalllah qoys qurux badan allah ha idin xafido 😍😍😍

  • @sihaamelmi9545
    @sihaamelmi9545 Před 4 lety

    Masha allaah lamaano qurux badan rahmaanka ha isku kiin daayo wlhi CZcams dartiin ayaa u so galaa farxadiina waa teyda wadanka hadii aan ku so laabta waan idin so raadin haduu alle idmo

  • @ismahanismail6824
    @ismahanismail6824 Před 4 lety +23

    Shadiyooy prank sidee isku tihiiin😂😀😀😀😀😀😀😀😀

  • @ismahaancadycusmaan8431
    @ismahaancadycusmaan8431 Před 4 lety +19

    Shaadiyo walaaley jinkeyga iska ka jecel❤ keep going lamanaheyga❤

  • @deeqaaden62
    @deeqaaden62 Před 4 lety +1

    Masha’Allaah shaadiya sharaf iyo c/fataax salaan sare illaahay ha idin xafido oo idin Barakeeyo 👍❤️❤️

  • @yaasminsaaqle5645
    @yaasminsaaqle5645 Před 4 lety +3

    Wllhi waa qoslay istaqfurullah abdifatax iyo shadiyo waa idin wataa wllhii 😂😂😃😄😅😆

  • @ibtihalbeauty2317
    @ibtihalbeauty2317 Před 4 lety +23

    Waaaw manshaallh
    Dad iskafaraxsan mar walba
    Adh ayn idhin jecel walalayal

  • @fadnahusein8319
    @fadnahusein8319 Před 4 lety +64

    Hhhhhh shadiyo cadi matihid wad iga qoslisen wallhi wan somana bahidi dhan wad ilowsisen cadi matihin ilahey hani xifdiyo wan idin jeclahay

  • @fatmasiidow2063
    @fatmasiidow2063 Před 4 lety +3

    M.a m.a wllsheyda iyo wllkeyga allaha idin xifdiyo

  • @nasranasri2659
    @nasranasri2659 Před 4 lety +1

    Masha Allah family qurxon ilahay ha idin barakeeyo 💖

  • @sharmamohammed1358
    @sharmamohammed1358 Před 4 lety +20

    😂😂😂😂😂😂wlahi waad iga qosliseen alle ha idiin xafido walsheey shaadiyo iyo bro abdifitah 😂😂😂😂😂

  • @hiboabdillahi9711
    @hiboabdillahi9711 Před 4 lety +24

    Love the chemistry between you, isku waraa ameen

  • @siidcaliateera7302
    @siidcaliateera7302 Před 4 lety +2

    Masha allah hormar wangsan shaadiyo sharaf iyo Abdifatah yare Allah ha ku xafido

  • @superlula2674
    @superlula2674 Před 4 lety +1

    maashaa allah adinkana sharta iyo sheydanka alle ha idin hareero mariyo lafoole hadii u abti kuu yahay abdifatah ana habaryar ayan kuu ahay alle ha idiin barakeeyo

  • @secretsupper4339
    @secretsupper4339 Před 4 lety +12

    Nolow shadiyo iyo xajigeeda inta taagerto like

  • @shadiahussein3892
    @shadiahussein3892 Před 4 lety +26

    Lamana aan dar alle u jclhy allh idin sharfi aduun iyi aqro iski waaaara ❤💗💋👸🤴💃🕴💋💋💋

  • @saprinaebrahimmohamed6858

    Qoor sagaaro yariis aan ku siiYo kuLaHa😅😅shadiyo fav lamaaNo allaHa ha idiN dhowro😔💞❤

  • @drsfaatima6307
    @drsfaatima6307 Před 4 lety +4

    ShaadiYo Quruxsan iyo saygeeda wlhi waan fuuray saan uqoslaaayey any way keep going 👏👏👍👍

  • @Daynuuja10
    @Daynuuja10 Před 4 lety +7

    Habeenki markaan ilmaha jiifsto tvkayga adinkaa ka shidan qosolka iga dhameysiin no soo badiya barnamijyada " XAYTAHAY"♥️

  • @iskufilansidiihoyadead3451

    Wlhi hadan radinaye kdb ayan arkay iney shadiyo video so galisay 😂❤️❤️❤️❤️ funny full respect ✊ shadiyo iyo abdifatah

  • @Israqueen7
    @Israqueen7 Před 4 lety +1

    Hhhhh shadiyo walhi waad iga qosliseen adi iyo abdi fitah 🤣🥰❤❤❤

  • @nimoqueen9787
    @nimoqueen9787 Před 4 lety +1

    lamanahaygii wlhi hal vidio oo shadiyo soo dhigtay waligay ima dhaafin idin jclhy tageerihiina Number 1 from jigjiga

  • @qadroxuseen4669
    @qadroxuseen4669 Před 4 lety +5

    Shadiyo inay is badashay inta ila aragtay Love 🙏🙏🙏

  • @hibosamatar3224
    @hibosamatar3224 Před 4 lety +6

    Shaadiyooy waxaan arkayey dad ku leh waad buuratee is caatee ee Habaryar ha maqlin warkooda oo diet ha gelin u danee baybigaaga oo u baahan caanaha naaskaaga. Nuujinta ayaa ku caateyn doonta in the future InshaAllah take it easy jirka asaga is kabi doona more aad umusha ka baxayso InshaAllah

  • @maryanruun0894
    @maryanruun0894 Před 4 lety +4

    I love it Shadiyo nd her king si mkuje Nairobi ❤🥰😍😍😍😘

  • @halimahassan5351
    @halimahassan5351 Před 3 lety +1

    MashaAllah I like this couple, greetings from wajir..

  • @boqorkariyada8156
    @boqorkariyada8156 Před 4 lety +34

    Their chemistry is out of this world Mashallah i'm so happy for you guys

  • @shukrihariir7059
    @shukrihariir7059 Před 4 lety +11

    Masha Allah shaadiya iyo saygeeda waan idin salamayah horena waxpa Kama Soo pixin dar aleh idin jeclahay ♥️♥️

  • @sucadabdirisaaq3267
    @sucadabdirisaaq3267 Před 4 lety

    Mashaallh noso badiya barnamishada saan u qosolka bad shukrn abyo iyo dumashi 🙏🙏🙏

  • @sadiyamohamoudali9838
    @sadiyamohamoudali9838 Před 4 lety +2

    Masha Allaha sis & bro Allaha idn xafido ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiqaniabdullahi4453
    @abdiqaniabdullahi4453 Před 4 lety +15

    Abdifatah i like what your words and Romantic keep on going and shaadiya she look like my sister i like her representation

  • @hiboabdillahi9711
    @hiboabdillahi9711 Před 4 lety +18

    ASC Shadiyo, waayo aanad uu salaamey ciiday baraaf utahay waayo salaanto dhirtay kuu waajibtahay and I am one of your fan from the North!!!
    Asalamucalykum waa raaxmatulahi was barakaatu. May Allah SWT protect you you and bless you and your family.

  • @nafisanaftaa2963
    @nafisanaftaa2963 Před 4 lety +6

    Wan idin jecelhy ❤️♥️

  • @qadiijoyuzuf5556
    @qadiijoyuzuf5556 Před 4 lety +3

    Lamaanaha qarniga dar Allah idin jeclhy ❤

  • @ifrahabdirahman4906
    @ifrahabdirahman4906 Před 4 lety +6

    😂😂😂😂😂😂Mashaallah Mashaallah horay u socdo walhi marwalbo waa naga qoslisaan 😂😂😂 leey kulaha shaadiyo 😻❤️

  • @SUPERNAJMO
    @SUPERNAJMO Před 4 lety +23

    Challenge Weligey 21 minute ma dawan lkn idinka wad mudn thn😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @kaldeeqainahussainhussein6729

    Kkkkkkkkkkkkkkk maasha allaah maasha allaah maasha allaah maasha alle haydin dhawro wllshy shadiyo sharaf iyo wllky cabdifatax yare hargaysa idinka so salamaya

  • @shukrixasan8106
    @shukrixasan8106 Před 4 lety

    dhiga miiss sharf adiga iyo SEYGA Cabdifataax yer allh idin barkeyo hormar wacan aamiin aamiin allh Naca macasado 👌👌👌♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @saadaqxadaari7513
    @saadaqxadaari7513 Před 4 lety +8

    Waxan qirayaa inad tihiin lamanaha ugu quruxda badan dunida
    Noloshina farxad ku dhamaysta❤💘

  • @hindaothman7758
    @hindaothman7758 Před 4 lety +10

    Lamanaha qarniga❤2020❤❤❤rabi haisu kin dayoh❤

  • @rubaabbaasto9089
    @rubaabbaasto9089 Před 4 lety +4

    Intiii Halkan Qosol Usoo Doonta Sida aniga Oo Kle Like Igu Daadiya Jaaaw

  • @samiiraali4016
    @samiiraali4016 Před 4 lety

    Hhhhhhhhh wlh wan qoslay wali kal iyo labo shadiya allh ku xfido mcnto adiga iyo xajigaba iyo Mohamed yare umc wlh wan ku tageraa keep going my sista

  • @shukrihariir7059
    @shukrihariir7059 Před 4 lety +4

    8 qof iga horeyey markan ka Soo pixiyey comanka marka wllhi waan idin jeclahay Ina tageere saaid Allha aysku kiin parakeeyeh form hargeysa ♥️ Somaliland ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @aasiyabintasad5962
    @aasiyabintasad5962 Před 4 lety +5

    Manta anaa kow ah wlleee shadiyo iyo seyged much love wlh allha idin sharfo❤❤❤

  • @FarxiyoXasan-mq7ut
    @FarxiyoXasan-mq7ut Před 5 měsíci +1

    Alaa maxa uxisey shadiyo riwaya dihi mudo kadib 2024 12 soboqde inti iga dambeys lek👍❤

  • @faliswacwac
    @faliswacwac Před 4 lety

    Masha allah shaadiyo keep going ina adeer ❤️❤️❤️❤️ big love ❤️

  • @salwa8962
    @salwa8962 Před 4 lety +13

    Astaqfurulaah manooli walahi qosol iguma hadhin 😂😂😂😂from burco

    • @xabiboibrahim8979
      @xabiboibrahim8979 Před 4 lety

      Shadiya fasbukashekeysay wakudarsaday kadib waxadhahay aroskeygaraba in aadkacayarto markas ayuidhahay heeskuqasa miyarbta mise hesaheyga markasdhahay heesahda heeskamida markasdhahay ee nubarkada isodir wuxuisodiray nubarkashekeysay oo lada ahaa 0612203657 wllhi

  • @iskaashichannel143
    @iskaashichannel143 Před 4 lety +9

    keep going wllo adina isoobooqo sidaan kuusoobooqday thnks

  • @farhiafilsan9859
    @farhiafilsan9859 Před 4 lety

    Kkkkkkkkkkkkkkk maasha allah keep going shadiyo qaali iyo xajigeda❤❤❤❤

  • @hamseharoun3877
    @hamseharoun3877 Před 4 lety +6

    Faraxdu ma warto lkn allah idin baladhsho 🤗

  • @AB-880
    @AB-880 Před 4 lety +18

    MASHA ALLAH
    Shaadiya Sharaf in yaroo dardaarana wllo aad baad run ahaantii u ficantay lkn iskadaa niikada iyo qaawanaanta iyo heesahaba intaad iska dayn karto anaguna wanu kuusoo ducaynaynaa wllo.

  • @sucad01rashid32
    @sucad01rashid32 Před 4 lety +10

    Mashallah ad baan idiin dageera Wan idiin jaclhy ilahy ha isku keen daayo shaadiya ku jacliya

  • @najmamohamed8243
    @najmamohamed8243 Před 4 lety

    Hhhhh wlhy funny waaye abdifitaah khiyaamo wdaa wuu kugu dul raadinyaa shaadiyo 😂😂

  • @sacdiyoibrahim5044
    @sacdiyoibrahim5044 Před 4 lety

    Hahahahahahahahahahahah wlhi shadiyo iyo abdifatah waa iga qoslisen

  • @ayaanbeexaanofficiall8270

    Dhamaantayo waan idin daawanaa inteena xafada joogta love buuran baana idinku nahay Alle haysku kiin barakeeyo shadiya iyo cabdifitax❤❤❤❤

  • @maanabdullahiahmed874
    @maanabdullahiahmed874 Před 4 lety +7

    HAJIRO JACAYLKU SHAADIYA IYO ABDIFATAAH ONE LOVE YOU

  • @sharmakelaki811
    @sharmakelaki811 Před 4 lety +3

    Allah idin dhowro walaalaheyga qaliga♥️

  • @InaMohamed24
    @InaMohamed24 Před 4 lety +3

    Labo Aan Kala Dhicin💓Farxad Ku Jooga Waligiiin🥀Il Bini’Adam Illaheey Ha Idinka Hayoo