SHAADIYO SHARAF & ABWAAN GEESI SHORT FLIM (XILIGUBE) QOSOLKA ADUUNKA ABWAANKA OO INDHAHA LOO SHITAY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 30. 03. 2020
  • SHAADIYO SHARAF & ABWAAN GEESI SHORT FLIM (XILIGUBE) QOSOLKA ADUUNKA ABWAANKA OO INDHAHA LOO SHITAY

Komentáře • 234

  • @barbaartamediashow
    @barbaartamediashow  Před 4 lety +59

    Taageeryaasha Barbaarta Media Pls Subscribe Saara CZcams Chanelkan wax badan ayaa ka faa'idi doontaan czcams.com/video/AHQfF9AyRJ8/video.html

    • @drsfaatima6307
      @drsfaatima6307 Před 4 lety

      Najiibow waan ku saaray any way keep going pro 👏👍

    • @motivationalspeech.1400
      @motivationalspeech.1400 Před 4 lety

      Najiib Sxb waan kuu saaray 👏👏👏

    • @cumaryare3250
      @cumaryare3250 Před 4 lety

      Asc

    • @khaadaromohamed4024
      @khaadaromohamed4024 Před 3 lety

      www wan in wataa

    • @Liiloowe
      @Liiloowe Před rokem

      Kenya waxa kaliya ee dumarka lugu furo waxaa xagga dhaqaalaha. Ayuuto ayey kuwada jiraan, naagta sanad lugu hayo nairopi waa qasab in gurigaas dhib ka dhoco. Naago qatar ah aa joogo oo guryaha dudumiyo

  • @gabadhiriyada450
    @gabadhiriyada450 Před 4 lety +44

    abwaan geesi iyo shadiya shafar qofki isku dawado qosol kuma harayo 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 Před 4 lety +39

    Shaadiyo halkeeda Waba iska qosla....😂😂
    *i love Lahjada Reer Xamar* 😍❤

  • @Elhedawi
    @Elhedawi Před 4 lety +51

    waxaa jirta hadal inta bdn somalida tiraahdo oo xaqiiqa ah oo ah gabdha ninkeeda xuman walbo uu leeyahay wey ugu dulqaadan kartaa lkn baqiilnimo iyo gacan adeyg mar hadu leyahay gurigas sidu kusii dhismo wey adagtahay
    rageena soomaliyeedey hablaheena halaga daayo jeeb xanuunka😉😉

  • @shamsomohamed4639
    @shamsomohamed4639 Před 4 lety +24

    Shadiyosharaf so fanny I like her ❤❤❤

  • @AtawxiidWasunnah
    @AtawxiidWasunnah Před 4 lety +13

    Channelkaan Muxaadaraad Goos Goos Ayaa Lasoo Dhigaa Hala Soo booqdo Subscribe Saara mahadsanidiin

  • @nastehaalinoor6355
    @nastehaalinoor6355 Před 4 lety +5

    Masha Allah abwaan geesi somali Waad ku naaxday somali iska joog

  • @nasteexoabukar8266
    @nasteexoabukar8266 Před 4 lety +2

    Shadiyo sharaf wlhi fani wayay aad ayaan uqoslaa video kasto eey jisho wlhi horay usoco ayaan ku leyahay shadiyo 🙏🙏🙏🙏🙏💘💘💘💘💘

  • @Ayaa-jj7fr
    @Ayaa-jj7fr Před 4 lety +7

    Shadiyo hadaan maqlo horaay aya kasoo cararaa walaahi hada iwalbo udalanahay waan fiirsana xayaati guul inaan ku arko aya iska jeclahay love you

  • @anisayubafnan.squadultimat1716

    ar shadiyaa ku teh ani iyo adiga lee wayee wlh qoftan iyo abwaan geesi dar alla ugu heesta❤️

  • @nimcoshow1924
    @nimcoshow1924 Před 4 lety +22

    Bariislee sheegee intee korka iiga soo koree kulahaa shaadiyo waa qosol

    • @yousra52
      @yousra52 Před 4 lety

      Haaa,wllhi afka uuba ka galee bariis lee dhahdey kkkk 😅😅😅

    • @nimcoshow1924
      @nimcoshow1924 Před 4 lety +1

      @@yousra52 qosol shaadiyo wlhi

    • @yousra52
      @yousra52 Před 4 lety

      @@nimcoshow1924 la anteed waa abaar allh ha daayo shaadiyo funny wllhi ❤❤🙏🙏👏👏

    • @nimcoshow1924
      @nimcoshow1924 Před 4 lety

      @@yousra52 aamiin xabiibti waa qof farxaanada oo bashaasha shaadiya

    • @yousra52
      @yousra52 Před 4 lety

      @@nimcoshow1924 haaa wllhi waa qof iska farxaanad aniga waaba iska jeclahay qofkii iska faraxsan xppti allh ku xifdiyo adna 👏👏

  • @samiiraofficiall9463
    @samiiraofficiall9463 Před 4 lety +4

    Shaadiyo hadalkaada wan ba ku qoslaa keep going sister love ku ahay hadalkaada

  • @drsfaatima6307
    @drsfaatima6307 Před 4 lety +3

    ShaadiYo markaan arko saan uso ordo lee wlhi waan ku wata qofyahy 👏👏👍👍💖💖😍
    Xisaabna lama deyn kareh hhh abwaan geesi🤣🤣🤣😁😁

  • @khaalidmuhudiin6151
    @khaalidmuhudiin6151 Před 4 lety +11

    War mahaayo ee like dhac kusii

  • @fadumoxaji8588
    @fadumoxaji8588 Před 4 lety +4

    Abwaan geesi io shaaadiyo sharaf labo legend oo la iskudaayay abwaane goormaa nairobi noogu imaanaysaa

  • @hudaahmed8833
    @hudaahmed8833 Před 4 lety +2

    Maasha allaah noloshu idinma xumayso kooxdaydiii horumar fiican insha Allah shaadiya iyo cabdifataah iyo geesi jilinkooda iska jeclahay

  • @zapnadiadduunka3772
    @zapnadiadduunka3772 Před 4 lety +5

    Shadiyo and Abwan Geesi Wey ba kala daran yihiiN 🤣🤣🤣 Qosol igu HariiN 🙏🙏🥰🥰🥰👑👑❤❤❤❤❤

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 Před 4 lety +4

    Kkkkkkkk wan qoslay wlhi Sacdiyo sxbtey gaamka dhame yaasin cartan ku teh xasus bad i galisay barigiii anu yar yareyn dariska aheyn shaadiyo may dhaheen asey ka tageeen❤❤❤❤

  • @kalaaystuddio
    @kalaaystuddio Před 4 lety +5

    Wlhi wan qoslay sxbtey shadiyo

  • @niishaaofficial2934
    @niishaaofficial2934 Před 4 lety +15

    Qofka kowaad ahy like

  • @aaminamucalimsiidaadam4527

    Abwan geesi wajilaawayn masha allha 👍👍👍👍👍👍😄😂😄🙏🏾😂🤣

  • @malyunmanka82dahir76
    @malyunmanka82dahir76 Před 4 lety +14

    Midaan sokorta radinesaba iigu daran dad kiilo lo xisabayo ayay sokor hasoo radinee

  • @GOLDENSTARCAFFĒ2024
    @GOLDENSTARCAFFĒ2024 Před 4 lety +1

    Shaadiyo iyo Abwaan geesi waad ka baxsateen

  • @abdulaqadirkanouti2935
    @abdulaqadirkanouti2935 Před 4 lety +2

    Xisaabna ma deyn kareeee 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sususead2680
    @sususead2680 Před 4 lety +6

    Waa cayilay abwaan geesi wa ka raystay isma dhanto😄

  • @maanafcadde17
    @maanafcadde17 Před rokem

    Abwaane alla haku naxariisto adiga wad naga tagtay blse qalbiyadena baaqi kusii ahan dontaa💔😓

  • @khadroomer842
    @khadroomer842 Před 4 lety +2

    shadiyo sidaan isku astur qurux wllhi masha allaah

  • @qosolwanag558
    @qosolwanag558 Před 4 lety +9

    Sacab bariis ah mnoo karisid ka dhcdy bisinka shadiyo qofn tagero in bdn hory usco miqueen❤

    • @bulashawi8926
      @bulashawi8926 Před 4 lety +1

      Samaarish Cabdi kkkkk gacan adeeg lewaye sacab baris

    • @qosolwanag558
      @qosolwanag558 Před 4 lety +1

      Gacn adeegna wey dhafray tani 🤣😂

    • @queenoftheyear2477
      @queenoftheyear2477 Před 4 lety

      Samaarish cabdi nin saan cml u dhaqmya kugu duceeyyy😊😀😂😁

    • @qosolwanag558
      @qosolwanag558 Před 4 lety

      Razaan caday habar wadaaa markas bisinka knoo kle wka ducesan 😂🤣

    • @qosolwanag558
      @qosolwanag558 Před 4 lety

      Razaan caday habar wadaaa markas bisinka knoo kle wka ducesan 😂🤣

  • @hakabaproduction5276
    @hakabaproduction5276 Před 4 lety +8

    hooyadiina janada allah geeyee subscaribe ii saar

  • @luuzaqurux9951
    @luuzaqurux9951 Před 4 lety +3

    First comment🥀🥀❤

  • @amranalinur8688
    @amranalinur8688 Před 4 lety +8

    Lawaa shactiro aya is helay xaqiqdi 😂😂😂😂

  • @fatima-vt2eh
    @fatima-vt2eh Před 4 lety +5

    Shadiyo iyo abwan gesi hadey isheleen waba shactaro kkkkkkkkkkkkkkkkk waa naga qoslisaan

  • @Shuudeytha
    @Shuudeytha Před 4 lety +14

    Shadia luq gal aa ladhahay 😂 abwanka jila wa dhafay wlhi 💯

  • @dheemansheikh4219
    @dheemansheikh4219 Před 4 lety +2

    😂😂😂😅😅 shaadiyo sharaf minaa araky Soo roory wlha😂😂😂😅✌️😊😊

  • @queensiman1437
    @queensiman1437 Před 4 lety +2

    Shaadiyo ku jeclhy xbbt🥰❤

  • @goldenboy8627
    @goldenboy8627 Před 4 lety +2

    Abwaanka views badan buu soo kordhiyay masha allah 🙌❤🙏✌

  • @hodmanbashirmaxamed5448
    @hodmanbashirmaxamed5448 Před 4 lety +12

    Marwalbo dadkaa idhahaaan shadiyo waisku egtahiin lkn wlhi caaawa qiray owol waaan diidi jiray marada salaada markee gishatay weepa ii ekaaatay💋❤❤

    • @jaamacrashiid764
      @jaamacrashiid764 Před 4 lety

      Hadaad shaadiyo u egtahay waad quruxbadantehee aynu isbarano hhhh

    • @nimcomahmed4552
      @nimcomahmed4552 Před 4 lety

      Anigana walshey bey ila egtahay cawada shacdiyo mark marda salad xirntahay

    • @Degan15
      @Degan15 Před 4 lety +1

      😂😂😂😂ileen yaab ana ku aan isla socona isoo diray waxaan isku heesanay iina eka ee marada salaada isaga egyanay anywy
      Reer muqdisha isla nahay❤👸🏽

    • @hodmanbashirmaxamed5448
      @hodmanbashirmaxamed5448 Před 4 lety

      @@nimcomahmed4552 hehehe masha Allah

    • @hodmanbashirmaxamed5448
      @hodmanbashirmaxamed5448 Před 4 lety

      @@jaamacrashiid764 wllo shadiyo meela badanaa isaga egnagay weey jirtaa lkn waka dheerahay wax yar😂😂🤓🤓inta kale shadiyo maliga yaqaan xataa hadalka malaha isku hospital baa nalagu dhalay ❤😋😋

  • @deeqamohamed9555
    @deeqamohamed9555 Před 4 lety +6

    Nclaa shaydan ku yale dhamn walalhy subscribe igu cawiya inta samaha jecel🤣❤️

  • @umuraage2984
    @umuraage2984 Před 4 lety +11

    Barbaarta Media Show😂😂😂😂ar shaadiyo dadkeena maaha kulahaa keymadow hadaad maqasho naag maaha ee waa nin waayey.

  • @avocadosavage1903
    @avocadosavage1903 Před 4 lety +1

    Siaan caadi aheyn baad ujishay ruwaayadaan maasha allaah

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 Před 4 lety +3

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂Abwn Gees kulahaa aaan darsadee waa horor waa weerar wlhi waa daacad baa uqoslay 😂😂😂😂😂😂aaax beerka

  • @iraaqiyare2522
    @iraaqiyare2522 Před 4 lety +1

    Abwaan kiisi fani waye😁😁🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @fadumoali1719
    @fadumoali1719 Před 4 lety +1

    M.a shadiyo hdl kga waa funny wlhi keep going sis

  • @ahmednur3828
    @ahmednur3828 Před 4 lety +1

    Caadi ma ahan shadiya sharaf and abwaan geesi 🥰🥰🥰👌

  • @aminakadid3847
    @aminakadid3847 Před rokem

    Ilahey haunaxaristo janatul fardowso hageyo 😭

  • @ashashego3474
    @ashashego3474 Před 4 lety +1

    Masha Allah Shadiyo Sharaf is soo funny and natural

  • @zeituna7942
    @zeituna7942 Před 4 lety

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣 xisabna lamadeyn Kari kulaha geesi iyo shaadiyo ikaqoslisin wlh❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏

  • @adenhajji7623
    @adenhajji7623 Před 4 lety +12

    Shadiyo an abwaan geesi match together and they should continue acting together

  • @bulashawi8926
    @bulashawi8926 Před 4 lety +3

    Abwan geesi iyo shadiyo Sharf dad qima badan oo jilnin fican

  • @fardowsasiciid8256
    @fardowsasiciid8256 Před 4 lety

    Shaadiya sharaf waan ku salaamay xabiibti qosolka ayaa iga dhamaan raba ala beerka xilagube aan maqli jiray

  • @zumayoedebzan8634
    @zumayoedebzan8634 Před 4 lety +3

    Anigu igu horeya cawaa 😂😍

  • @ghettoangel7740
    @ghettoangel7740 Před 4 lety +1

    Shaarkii Abdifatah hadaa araktid like iisaara 😂
    Shaadiya saqaawa weye

  • @falisgacal9261
    @falisgacal9261 Před 4 lety +8

    Kaamka dhama yaasin cartan miyan ahay kulaha shaadiyo wax kale 😂😂😂😂😂

  • @shaafiofficiallmedia687
    @shaafiofficiallmedia687 Před 4 lety +8

    Kkkkkk abwaan geesi iyo shaadiya caadi matihiin

  • @Maryan_Ali
    @Maryan_Ali Před 4 lety +1

    Meesha nafta harsato kulahaa😂😂 shadiya is so funny

  • @yousra52
    @yousra52 Před 4 lety

    Commentiga dhan dumar u badan wllhi raga soomaaliyeed runta marabaan waa wada xiligube yaab waxna ma dhihi kree alle hasoo hadeyo 👏👏

  • @anisayubafnan.squadultimat1716

    alla yaa ila qosla cawada faraha ii jabay 😂😂😂😂😂👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👑❤️

  • @sahrayareey57
    @sahrayareey57 Před 4 lety +1

    Hhhhhhhhh wlh SHAADIYA Sharaf Caadi maaha fny wa gabar talenti aad u fican ilaahey siyay

  • @malyunmanka82dahir76
    @malyunmanka82dahir76 Před 4 lety +1

    Abwan geesi caadi mahan laba kiilo barisa goormey dhamatay ku lahaaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nastehohussein1645
    @nastehohussein1645 Před 4 lety

    Shaadiyo cadi ma aha ruuntii dadky love ban kuahay Somali waa dad waxsoosar leh iyo dhaqan wngsn

  • @farhiyoyusuf4888
    @farhiyoyusuf4888 Před 4 lety +1

    Kkkkk goo shaadiyaa waa iga yaabiseyy

  • @hassankaaldo4617
    @hassankaaldo4617 Před 4 lety +3

    Wallhi abwaan geesi caadi ma,ahn wuu jiliyaqaaanaaa cml

  • @monam7931
    @monam7931 Před 4 lety +6

    Hhhhhhhhhhh shadiyo duq bibaya helay kkkkkkkk

  • @SweetySweety-cf6yn
    @SweetySweety-cf6yn Před 4 lety +1

    6:40 kkkkkkkkk keen naaya🤣🤣

  • @yaskayaska8793
    @yaskayaska8793 Před 4 lety +1

    Kkkkkkkķ shadiya wai majujine kulaha shadiya funy

  • @zahuurachannel6808
    @zahuurachannel6808 Před 4 lety +3

    Yaah 😂😂😂

  • @wardahaji7260
    @wardahaji7260 Před 4 lety +2

    Kkkkkkkk keep going

  • @queenesra5409
    @queenesra5409 Před 4 lety

    Ooooow mesha nafta harsato hhhhhh shadiya👍😀😀😀😀❤❤

  • @catikaainacalicatikaainaca62

    Abwaan geesi ma xamar uu imaday wa inan radiyaa🤣🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️

  • @ciisexayaata6161
    @ciisexayaata6161 Před 4 lety

    Shaadiyo abwan geesi iyo beesaani waa jilaayaal waa weyn

  • @Jamaalgaley4582
    @Jamaalgaley4582 Před 4 lety +1

    TAAGEERAHA BARBART IYO SHAADIYO SHARAF SUBSCRIBE SAARA CHANNEL KING TIGER MEDIA

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 Před 4 lety

    Abwaan. Geesi waa iga qosliyay kkkkkk

  • @abuukarsamale6996
    @abuukarsamale6996 Před 4 lety

    Geezi in the building waleee Galkacio iyo xamar wuu ku cayile 😁

  • @nasteexoayuub7864
    @nasteexoayuub7864 Před 4 lety

    Shaadiyo sharaf mcnto m.a horay usoco

  • @muniiroxusen5620
    @muniiroxusen5620 Před 4 lety +1

    Shadiyo iyo Agwan gesi laba qof aa jeclahy

  • @nedraabdishakuur7492
    @nedraabdishakuur7492 Před 4 lety

    Shadiyo mrkan qosol ubahdo leena firsada ruwayadaheda 🤣🤣🤣🤣😘

  • @sadiaabdikarimmediapro6672

    😂😂😂🙏 shaadiyo naag waalan jojiyo xabad bariis maan karsanaa kulahaa waku jeclhy abaayo

  • @faadumomaxamad3396
    @faadumomaxamad3396 Před 4 lety

    masha alah kkkkk

  • @foosabuukar4227
    @foosabuukar4227 Před 4 lety +1

    shaadiyooy abaayo walhi wa iska kaa jecla

  • @sucaadmahamedhassan8054
    @sucaadmahamedhassan8054 Před 4 lety +2

    nabar one anaa ah keep going barbaata media

  • @abdiqaadir55
    @abdiqaadir55 Před 4 lety +1

    Waa werar kulahaaa

  • @ubaxgeenyo150
    @ubaxgeenyo150 Před 4 lety

    Allah berka ma shadiyaan racaaa kulahaaa 😀😀😀😀😀😀

  • @aniisaabdullahi5023
    @aniisaabdullahi5023 Před 4 lety +1

    Kkkk abwaan geysi caadi ma ahn waxa i dhameeyay waa adiga🤣🤣

  • @ishraaqinaabdi4654
    @ishraaqinaabdi4654 Před 4 lety

    Hhhh waxa i dhameye waa adiga ku yiri abwaan geesi alla qosolka iga dhamdy wlh

  • @malyunmanka82dahir76
    @malyunmanka82dahir76 Před 4 lety +1

    Nin saana waa iska jiraan walh

  • @sacdiyosiman1049
    @sacdiyosiman1049 Před 4 lety

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkķkkkk wlhi caadi ma ahan aad iyo aad ayaan u qoslay

  • @mariyomohamedyusuf4904
    @mariyomohamedyusuf4904 Před 4 lety +2

    Islantu iyane tuugsi bdanaa mey isaga tagto kkkkk

  • @shiinesubeer7422
    @shiinesubeer7422 Před 4 lety +1

    yaaa IGA HoreeeYo aniga

  • @ugasoamah5200
    @ugasoamah5200 Před 4 lety

    Abwan gesi iyo shadiyo hhhhh qosolka iga dhamady ani ila xisab tan kulaha cunuga ooynoyo

  • @SweetySweety-cf6yn
    @SweetySweety-cf6yn Před 4 lety +1

    4:36 wlhi koob ka say utsagaysa kuqosla o maxay ninka uwaydiisate😂😂

  • @goldenboy8627
    @goldenboy8627 Před 4 lety

    ( xiligube ) part 2 🙏❤✌🙌

  • @najaaanalka2238
    @najaaanalka2238 Před 4 lety +1

    kkkkkkk shaadiyo argaaba soo roora

  • @nimcodheeman2067
    @nimcodheeman2067 Před 4 lety

    Sxpaday shaadiya sharaf kujecliyaaa mcnto

  • @asiyadaud7166
    @asiyadaud7166 Před 4 lety +1

    😂😂😂😂🤣🤣 manta a feseno

  • @c.xamiidxaamidkaarsaay6171

    Qosol igu ma harin walaahay

  • @sicidocabdi4102
    @sicidocabdi4102 Před 2 lety

    Kkkkkk labo kiilo oo bariisa waan quslay wahi

  • @aminoaxmed1688
    @aminoaxmed1688 Před 4 lety

    Walhi qosol igumadhino

  • @ashaaliashaali1936
    @ashaaliashaali1936 Před 3 lety +1

    kkk inder qosol bafnida

  • @indhahaauronmohamed5190

    Shaacdiyo wlhi ani hdan jili lahaa dharbaxsho kuqaban laahaa ninkas kulahaa labo kkill bisha kulaaha hhhh wlhi inan wax jilayay an ilowilahaa

  • @ruuneyjmy402
    @ruuneyjmy402 Před 4 lety

    Quruxbdneey shaadiya ruwaayada ninkaada ladhig ninkan ajnabi ka yahay mcntoy wa kujclhy xumaan iga maaha
    Teeda kale ninkan wajigiisa gaajada kamuuqataabo mrksto Hadii aragto waa xargagaaa bismilahi