ABDIFITAH YARE IYO BOQORADIISA SHAADIYO SHARAF CHALLENGE SHAY BUL QOSOLKA ADUUNKA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 19. 05. 2020
  • Subscribe Halagu Sharfo My Fans Chanelka Jamuuni Show una Sheega Inaad aniga iga Socotaan Yaan Laygu Ceebaynin Cml Waa Kan Linkiga dhac sii • Video

Komentáře • 714

  • @abdifitahyareofficial7842
    @abdifitahyareofficial7842  Před 4 lety +175

    Subscribe Halagu Sharfo My Fans Chanelka Jamuuni Show una Sheega Inaad aniga iga Socotaan Yaan Laygu Ceebaynin Cml Waa Kan Linkiga dhac sii czcams.com/video/rVrKQj50o8A/video.html

    • @luqmandirir9436
      @luqmandirir9436 Před 4 lety +4

      c/ftax &shadiyo wax tihina dad igu qaliya oo An tagero hore usocda wllo wlhi idanka dartinba usoo gal yutubka😗😍😍😍

    • @abdisamadalibood4256
      @abdisamadalibood4256 Před 4 lety +1

      Maasha allah halkas kasiiwada familka isku farxsan

    • @xasanofficial8944
      @xasanofficial8944 Před 4 lety

      Ok sxb iku haley

    • @daruurofficialtv
      @daruurofficialtv Před 4 lety

      @@luqmandirir9436
      Wll qaali SUBSCRIBE ii saar inshallah igu sharaf

    • @daruurofficialtv
      @daruurofficialtv Před 4 lety +1

      @@abdisamadalibood4256
      Wll qaali SUBSCRIBE ii saar inshallah igu sharaf

  • @asiyaqurux418
    @asiyaqurux418 Před 4 lety +18

    Mncha allah tabarakalaah wllhi waa sidan udhaqano ani iyo boqorkyga sidan cml wxa udhaqmo lamaane hadana sxb ah alle haysku daayo laamane kasto isjecel❤❤❤❤🥀

  • @ikranosman865
    @ikranosman865 Před 4 lety +17

    Nosobathiya qayarahan qosol waye one Love guyz 🥰🥰

  • @abdiwahab5915
    @abdiwahab5915 Před 4 lety +29

    Baladweyne sheybud 😂😂🇸🇴❤️

  • @mxxsn
    @mxxsn Před 4 lety +14

    Mashaallah shadiyo reemagaal ancaadi ahayn allaha iskukiindaayo

  • @liibanosman5962
    @liibanosman5962 Před 4 lety +11

    Cidaaan walaahi shaqo tag waaye warka waa cadyahay 🤣🤣🤣🤣

  • @mamahajra2614
    @mamahajra2614 Před 4 lety +5

    Mashallah, i had to subscribe straight away because of my sister Shaadiya i really love her so much and i like you too. You guys make me laugh alot.

  • @poqoradarerhusseincabdulaa3887

    Msha allah idinku xiisty allow idinka dhig kuwii inta cimrigoda ka dhiman farxad ku nolada Nolosha idin maciisho💜💉💋♥️🌏

  • @mohamedsheekh3206
    @mohamedsheekh3206 Před 4 lety +5

    Mansha Allah Lamanaha qarniga Allaha nisharfo keep going 😂🙋❤

  • @ilhaamdiriyeh5237
    @ilhaamdiriyeh5237 Před 4 lety +7

    Kkk wadnah iyo xudunta ha isgoonin 😂😂😂 walahi shadiyo hadal madhibo ilahey hagu xafido Adiga cadahaaga iyo maxamed yare

  • @nasreenaliwaji8525
    @nasreenaliwaji8525 Před 4 lety +14

    Aree bul baanu dhahana xaga iyo hargeysa shaadiyo sharaf iyo cabdifatah yare 🥰🥰

  • @munapea8951
    @munapea8951 Před 4 lety +9

    Masha Allah walaladay qaliga ah waan idin jacelahay keep going

  • @hamdaidilzan8344
    @hamdaidilzan8344 Před 4 lety +1

    Shaadiya wan ka helaa hppti fanka waxaad kaga fcn tahay jiliinka👍🏿👍👍👍

  • @nasraibrahiim3194
    @nasraibrahiim3194 Před 4 lety +12

    Masha allah family ku dayasho mudan keep going my family

  • @khadroaxmed7399
    @khadroaxmed7399 Před 4 lety +5

    Ramadaan kariim fadlan like iisaar

  • @fozqueen4837
    @fozqueen4837 Před 4 lety +1

    Shadiyoy Abdifatax hadiyad wax un surprise ogadhig ciida I.a reaction kiisa arkenaye jawiga bedel noh😂😂 tageera in ahay🥰🥰keep going one love

  • @asmaquruxchannel1736
    @asmaquruxchannel1736 Před 4 lety +2

    Manshallah Cabdi Fatah yare horo u soco Bro shaadiya igu salaan he 💕♥️😘🤩😍🥰❤️🌹🙋‍♀️🙋‍♂️

  • @munacabdullahi3710
    @munacabdullahi3710 Před 4 lety +3

    Masha allah familka qarniga shaadiyo qalbi iyo cabdifitaax yare wallahi waan idin jeclahay waan idin ku faanaa familka qarniga shaadiyo qalbi iyo cabdifitaax yare iyo nuunaheena yariska ah maxamed yare Eedo iyo hawaryar mcn soo barbaar maxamed yare Eedo iyo hawaryar mcn shaadiyo qalbi iyo cabdifitaax yare ❤❤❤🙏🙏🙏✌✌✌👍👍👌👌👌👈👈🖒🖒🌷🌷🌷

  • @sabadsabriye6841
    @sabadsabriye6841 Před 4 lety +2

    Masha allaha farxad ku waara insha allaha abdifitah & shaadiya love ayaa idin ku ahay 😍

  • @rahmozrahmoz9954
    @rahmozrahmoz9954 Před 3 lety +2

    Too funny indeed 💯💯my favorite couples ❤️from Nairobi Kenya

  • @abdikarinwiire7801
    @abdikarinwiire7801 Před 4 lety +4

    family Qurux badan maasha allaaah ♥️🤗

  • @amiirmahmouttzain1289
    @amiirmahmouttzain1289 Před 4 lety +4

    SHEEBUL WYEH😂😂
    Xamar le kula joga abdifitah scmL broH😅👊🏻

  • @habibohassan3090
    @habibohassan3090 Před 4 lety +5

    Masha Allah keep going beautiful family ❤❤❤❤❤

  • @munaomer4696
    @munaomer4696 Před 4 lety +14

    Mnzha aallh Clfatax iyo shadiyo Lamanahygiii❤💍

  • @aisya6267
    @aisya6267 Před 4 lety +7

    Shey bul unaqaanaa😂 lamanhyga aan tagero isku wara♥️♥️🥰🥰🌺

  • @bahsanabdihasan8057
    @bahsanabdihasan8057 Před 4 lety +9

    Iga damiinahee adaa isku cid tihiine ku laha😂🤣🤣

  • @tafsirabdulkadir8803
    @tafsirabdulkadir8803 Před 4 lety +17

    Masha Allah keep going💯💯

  • @anisoxuseen8665
    @anisoxuseen8665 Před 4 lety +6

    Yes ana kow eH manta like ta dhac dhac igu siya asxpta I love you so much ❤️ lamnheyga aan jeclhy shadia vs updy Fitaax hore uscda

  • @nasraahmed9837
    @nasraahmed9837 Před 4 lety

    Masha Allah walhay wan idin jeclahay Allah haydin sharfo waxad tihin yutub bara walahy kan ugu jecalahy

  • @amiishasandheere8891
    @amiishasandheere8891 Před 4 lety +1

    Mansha allah family aan jeclahay alle ha idin daayo wlhi waad iga qoslisiin💋❤

  • @ruuneyqaali9428
    @ruuneyqaali9428 Před 4 lety +6

    waan ku farxsanhy qof ugu horeyay ee comintiga soo bixiyo in aaniga noqodo wlhi noladada labdiina idiin jclhy

  • @xaliimoaxmed9743
    @xaliimoaxmed9743 Před 4 lety +2

    Mnsh allah family qurux badan isku waara mnsh allah wllshy qli alle haku xafido

  • @farxiyohajji8384
    @farxiyohajji8384 Před 4 lety +9

    Shadiyo big respect siz😍😍😍

  • @eilohbbc9727
    @eilohbbc9727 Před 4 lety +2

    Keep going zxpyaal🥰
    In la idin ku deydi mudantihiin

  • @lafooleshareey2590
    @lafooleshareey2590 Před 4 lety +3

    Wlh plh tlh lacag aan ku dheeli jiray kun kun aan dhiga jiray allahaw iga cafi hada dhaw aan ogadey in ay dinbi thy wlh xasuusan galay m.a allaha idin xfdo

  • @ubaxqali3534
    @ubaxqali3534 Před 4 lety

    Masha allh keep going king and queen Wa idin jeclhy allha idin dhowro

  • @farhiaarfax6132
    @farhiaarfax6132 Před 4 lety

    Waaw masha Allah my sister and brother keep going waxankadawanayaa kenya in narobi

  • @abdirazaq1509
    @abdirazaq1509 Před 4 lety +3

    Masha allah sxb sare and duma shadiyo sharaf wan idin jeclahay

  • @abshiroahmed2477
    @abshiroahmed2477 Před 4 lety +1

    M.a shaadiyo iyo cabdifitaax ala maxan so ciyaray ciyaartan wan u xisay hda walaahi alaah idin sharfo saxibayaal guul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @qumaninacabdullahi2857
    @qumaninacabdullahi2857 Před 4 lety +1

    Wlhi shadiyo iyo cabdifatax cadi ma tahiin allaha isu kin daayo aad ayaan idin tageraa guulesta weligiin

  • @saynabalisaleban2904
    @saynabalisaleban2904 Před 4 lety +3

    Manshaa Alaah dad an jeclahay c/fatax shaadiyo way kuu nixi Adi waxay qararku❤😂

  • @lulmohamud3455
    @lulmohamud3455 Před 4 lety +5

    Ana uhore wna ifarxd pryahn waidinka mshqulay wanixizy wlhi❤💋

  • @ajmaalomar2093
    @ajmaalomar2093 Před 4 lety

    Msh allh idin jecliyaaa waan fuuure wllhi 🤣🤣🤣🤣😍😍😍😍😍😍

  • @munaahmed1121
    @munaahmed1121 Před 4 lety +2

    Dadkeygii quruxda badnaa mashaa allllllah ❤❤❤

  • @alizmoofficialchannel5321

    Jecelka aduunka mashaallah 🙏🙏 keep going brthers

  • @rahiimsomalia4009
    @rahiimsomalia4009 Před 4 lety +12

    Dad is xamaasadeeya mnsha allah 😂😂😂

  • @Shido748
    @Shido748 Před 4 lety +6

    SHEY BUD😊😁🙆‍♀️

  • @sihaamyariisey3779
    @sihaamyariisey3779 Před 4 lety +1

    Heer qoslaaye qosolaa nafta nooga siibteen wlhi keep going idin lee yahay

  • @bushroqurux7244
    @bushroqurux7244 Před 4 lety +3

    Masha alhh❤❤❤❤❤❤

  • @aishaluul114
    @aishaluul114 Před 4 lety

    Hhhhhhhhh taag gacanta aa ku qacdhawee shactaro miiran aa tihiin Masha Allah hhhhhhh qosolka iga dhameysen guulestay lamanaha qarniga♥️🙏

  • @burhanlaal9882
    @burhanlaal9882 Před 4 lety +2

    Waaaw masha allaah alloow idin dhowr

  • @hamdaahmed2441
    @hamdaahmed2441 Před 4 lety +1

    Masha allah Family Qurxoon shaadiya sharaf iyo abdifatax Nolol waarta abid insha allah aad iyo aad ayaan idiin tageeraa
    From somaliland burco ✋✋💯♥️♥️♥️

    • @deeqyarechanel4853
      @deeqyarechanel4853 Před 4 lety

      Hadan reer muqdisho nahau reer burco wan idin jclnhy

    • @hamdaahmed2441
      @hamdaahmed2441 Před 4 lety +1

      @@deeqyarechanel4853 side kle dadkayagii reeer muqdishiyo aad iyo aad idin jeclhy

  • @munirianah
    @munirianah Před 4 lety

    My favourite couple idiin jecliyaa.😍

  • @ifrahhersi752
    @ifrahhersi752 Před 4 lety +2

    Mash Allah ❤️❤️

  • @shamsoaxmed1538
    @shamsoaxmed1538 Před 4 lety

    Masha allah jila yasha quruxda badan wa idin salamay wan idin jeclahy alle ha idin barakeyo ❤❤❤❤❤❤

  • @mariacabdirasaq9001
    @mariacabdirasaq9001 Před 4 lety +1

    Shaadiyo iyo abdifatax qardho idinka soo salaam akhwaan

  • @munacawilcawil3009
    @munacawilcawil3009 Před 4 lety

    allAh h di xafiido Amiin 👐 yaa rabi Amiin 👐 My Abaayo and my dumo 💖

  • @hubifarah3967
    @hubifarah3967 Před 4 lety +2

    Mash allah shaadiya sharaf iyo Abdifitah🌹🌺❤️

  • @queenedebsan
    @queenedebsan Před 4 lety

    Kkkk shaadiya sharaf alle haku xafido sis wlh waan kaa helaa

  • @ifkaadhol6312
    @ifkaadhol6312 Před 4 lety

    Manshllh abayo allh ha iskukiñ dhayo adun aqiraba allh ha idhin xifdiyo inshllh awlad wanagsn idhinku ogahay qali❤❤❤❤❤❤❣❣❣

  • @raxiimamuxumad1239
    @raxiimamuxumad1239 Před 4 lety +2

    Kkkkk shdiyo gosol mydhn mxmed yreh abihi ayuu tageerya m. Alleh ha idin dho wroh

  • @dheemansheikh4219
    @dheemansheikh4219 Před 4 lety

    Ma sh allha ❤️ shaadiyo sharaf Afitxa 😂 Dada iga badiyy 😂😂😂😹

  • @dekaabdullahi8075
    @dekaabdullahi8075 Před 4 lety +1

    Hee axmadey istarangiil kulahaa ar shaadiyaa warka meluhuu u yal yalaa waan ku tagersanhy xbbti❤❤

  • @amalaxmed7193
    @amalaxmed7193 Před 4 lety +1

    Arey bul aya u naqana anaga
    Deganada puntland 🇸🇱🇸🇴😍😘♥️

  • @ardoolow2482
    @ardoolow2482 Před 4 lety

    Mansha Allah asxabta isbacari cadi aan aheyn ayaad so bandhigteen keep going

  • @maryanmuxidiin2808
    @maryanmuxidiin2808 Před 4 lety

    Masha allaah shadiyo qurux iyo c/fataxa yare hore u socda famil qurixa badan farxada ayaan idin rajenaya maxameda yare soo barbara shadiyo aad baa iga kkkkkk ♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @ikraaam1202
    @ikraaam1202 Před 4 lety +1

    M.a atariishadeena rer muqdisho shaadiya sharaf iyo boqorkeeda c/fataax waa idiin wataa waxaan idin leyahay abedkiin
    Wada nolaado nabad ku waara❤👏💋

  • @nimcoawilmohamed3395
    @nimcoawilmohamed3395 Před 4 lety +1

    😄😄😄Masha Allah daad an jeclhy shadiyo io fitax yre

  • @loulaabdillahi5279
    @loulaabdillahi5279 Před 4 lety

    Eid Mubaraak hoore uu soocda reer Abdifatax yaare🙏🏼🙏🏼👍

  • @maryanahmed7395
    @maryanahmed7395 Před 4 lety +2

    Mashaallah farxad kunolad ❤❤❤❤❤🤲

  • @noradinomer5457
    @noradinomer5457 Před 4 lety

    Mancha allaH waa bil remadan wana malmihii igu khayrka badna Elle waxan idinka baryay nolosha inta idin hadhay inad farxad ku dhamaysatan wlhi waxan tihin family farxad ka samaysan mancha allah Elle haydin siyadiyo
    From to hargeisa

  • @aishahussein7880
    @aishahussein7880 Před 4 lety +1

    Masha Allah family 👪 faraxsan

  • @hawoyusuf983
    @hawoyusuf983 Před 4 lety +3

    Mashaa Allah

  • @mumtaasabdirashid5639
    @mumtaasabdirashid5639 Před 4 lety

    Reero Qosol baad tihiin alle ha idin sharfee♥️🥰

  • @nasroinafarah4852
    @nasroinafarah4852 Před 4 lety

    Wcs lamanaha qarniga Farxadena tihiin🙏🏼🙏🏼🙏🏼❤️❤️❤️🙏🏼

  • @calixasan1557
    @calixasan1557 Před 4 lety

    Msh allh shaadiyo iyo seygeeda allha idin barakeeyo
    Isku waara
    Farxadiina iyo wada jirkiina ayaan ka helaa 💘💘💋💘❤❤💖💕💕

  • @ikraanabdullahi5848
    @ikraanabdullahi5848 Před 4 lety

    Shax unbaa u aqaanah ciyarta waan uxiisey eid Mubarak shaadiya iyo abdifitax yare i miss you

  • @sucadxajimaxmed4736
    @sucadxajimaxmed4736 Před 4 lety +2

    Shadiyo sharaf io suldankeda wan idin jecelhy nolada maxamed yare igu salam Abyo sheybul lee

  • @cayuushxuseenxasan7596

    Masha Allah walhi qosolka aduunk isku wara illah ha idinka farxiyo

  • @bilandahir9854
    @bilandahir9854 Před 4 lety

    Family an tageero gadaal u dawadaa videos kiina qosol wa iga dhmysen❤🤣

  • @ifrahademmohamed4709
    @ifrahademmohamed4709 Před 4 lety +8

    I love this family shadiya and her king
    Alle haydin ilaaliyo
    From bosaso_Bari_puntland_somalia

  • @amuunaragsanmahmoud2963

    Big taageero ayaan idiin ahay salan sare from ciyaartan ma aqaan wlhy 👍

  • @shacnicabdullahi2356
    @shacnicabdullahi2356 Před 4 lety +1

    Masha allah wlhi farxat ku waara❤

  • @bilanbelo5614
    @bilanbelo5614 Před 4 lety

    Shadiya Kal io Laab waa Loo dhaShaY pro wlhi waan qosoLaY pro waan idin SaLamaY shadiya io Fatax 💘🌹🏵️🥀❤️🇸🇴😍

  • @ppellaiise883
    @ppellaiise883 Před 4 lety

    Mashaa allah farxad ku noolaada kkkkkk war xitaa qosol noogu noolaaada

  • @deeqaabshir7317
    @deeqaabshir7317 Před 4 lety

    prda Kazoco kazoco 😂😂 ahmedy pud cadi mhn zalan Zare lamanehega 🙌🙌💞💞💞💞💞

  • @ifarahabdirahman2670
    @ifarahabdirahman2670 Před 4 lety

    Mashaalaah mashaalaah keep it up 👍 ❤️❤️❤️

  • @amranalinur8688
    @amranalinur8688 Před 4 lety +1

    Manshallah lamanaha qarniga macanki dawaqisa maqlaya Mac halasiyo manshallah ilahey ha idiin koriyo inshallah

  • @munacawilcawil3009
    @munacawilcawil3009 Před 4 lety +1

    allAh h di xafiido Amiin 👐 yaa rabi Amiin 👐 yaa rabi

  • @farhiabashir3498
    @farhiabashir3498 Před 4 lety

    Umu Mohamed and babaa Mohamed Allaha idin xafido ❤

  • @Suuban225
    @Suuban225 Před 4 lety

    Shafiyo iyo abdifitaax waan idin salamay farxad iigu nolada waan idin jeclahay😍maxamed 😘😘😘 ayaan siiyay

  • @zeynabadam5212
    @zeynabadam5212 Před 4 lety +4

    Maasha Allah Axmedey waji io Axmedey bud😂😍❤

  • @mankainahassan407
    @mankainahassan407 Před 4 lety +1

    Masha allaha allaha idin xafido

  • @nuuronalka3353
    @nuuronalka3353 Před 4 lety

    Masha alh wll adiga iyo shaadiyo heestaa soo qaadeen ma arko halkee la soo dhigeyna wan rabay inan soo dajisto CZcams ka wan ka waayey please iisoo sheeg

  • @ShukriAbdirahmaanAfjar
    @ShukriAbdirahmaanAfjar Před 4 lety +10

    Wale ana maqlay ma hadlaayi lkn 😂 😂 😂 😂 😂

  • @rahmoadam5978
    @rahmoadam5978 Před 4 lety +3

    Shaadiyo dumashi ka xishow waad qacdhawde🤣🤣🤣🤣🤣

  • @safiyamahmedhasansafiyamah5298

    😂😂😂😂😂😂😂allle ha isku kiin daaayo wllhyga qliga ah aan jeclhy rajo ma jirto miyaaa maano weefto maa so argty kulaaaa 😘😘😘😘😘😘😘😘😘🤩my dumshi iyo wlshy quruxy idin jeclhy so badiya kaa gudoony ma sha Allah maxned yare sawirkiis arky cute 🥰🥰🥰🥰🥰sln poqortooyo from bosaso

  • @sacdiyocali9733
    @sacdiyocali9733 Před 4 lety

    M.a lamanah qarniga wan idiin wataa hry usocoda ❤🙏🙏🙏❤❤❤❤

  • @zamzamaxmedcariif4756
    @zamzamaxmedcariif4756 Před 4 lety +1

    Masha Allah

  • @sawdamohamed7054
    @sawdamohamed7054 Před 4 lety

    Masha allh ❤️❤️💖💖allwo isukiidaa Hun💞💞💞