ABDIFITAH YARE IYO BOQORADIISA SHAADIYO SHARAF SU'AALO DHAB KA HADAL QOSOLKA ADUUNKA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 05. 2020

Komentáře • 440

  • @HodanBadbaadoChannel
    @HodanBadbaadoChannel Před 4 lety +49

    Maasha allah waan idinku farxaa garbahygii guulaysta allaha idin xifdiyo

  • @asmamaxmed8819
    @asmamaxmed8819 Před 4 lety +136

    Waxa jecelan lahaa inaa fanka iska daysa CZcams basa lahataa abyo abowe fmly qurx badanow

  • @mariasuldaan2217
    @mariasuldaan2217 Před 4 lety +8

    Inta aragtay daqada/Dariishada in badad/balal ku dhajisanyihin like dhac ku siii😂😂😂😂😂

  • @najiibcadceed3652
    @najiibcadceed3652 Před 4 lety +55

    Dad dhalin yaro mansha Allah tihiin qofkiisa camal kiisa Allah kala xiisab tamaya lakiin sii mansha Allah Quruux badana nolashiina uwadatan Halka kasii wada horay usocda markaste iisu tanaa sula.dhalin yaro mansha Allah tihiin.

  • @ayanayni8938
    @ayanayni8938 Před 4 lety +70

    Malinta ciida salada tuko huurdo dheer galaysaa farta soo taaag

  • @Maxkamada145
    @Maxkamada145 Před 4 lety +52

    C/fitaax wixii fiicn kaligiis qaatay yaaaap xaaaskaada wixii fiican sii hadey runthy😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @muniirali1392
    @muniirali1392 Před 4 lety +4

    shaadiyo daacad waaye walaahi team shaadiyo like dhac igu siiya

  • @jalalJalal-vl7vm
    @jalalJalal-vl7vm Před 4 lety +4

    Masha Allah tabaraka raxman Allha iidinxifdiyo dhaman wallaheyga anjeclahy lamanaha qarniga ❤️💚💛🖤💖💗💚💛🖤💖💗

  • @calixasan1557
    @calixasan1557 Před 4 lety +17

    Msh allh shaadiyo iyo seygeeda allha idin barakeeyo 💞💞💋💋❣❣💖💖💕💕💋💓💋💘💘💋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohamedcade7309
    @mohamedcade7309 Před 4 lety +9

    Love them from Garissa (Kenya)

  • @yusufabdulqadir4165
    @yusufabdulqadir4165 Před rokem +1

    Mashaa alaah salamulahaa sxb sare guul wacan cabdifutax yare iyo shaadiyo sharaf mashaa alaah

  • @fowsiyaosman630
    @fowsiyaosman630 Před 4 lety +12

    Masha Allah lamanaha qarniga wan idin Ku faraxsanahy Allah idin sharfo qosolka ika dhamesen

  • @rahmoadam5978
    @rahmoadam5978 Před 4 lety +2

    C/fitaax shadiyo wa gabar qalbi wangsan mel aan so wada jognay waana qof farxad badan ilah haku xafido walashey adne dumadhigey xaq dhdhor🥰🥰

  • @queenali7014
    @queenali7014 Před 4 lety +29

    Labadiina yaa jacel in habeen kasto lasub ciyo😁😁😁😁😁😁 oo lesshafo

  • @anisayubafnan.squadultimat1716

    mashallah♥️♥️♥️♥️♥️allaha ni barakeyo labadina wani jeclahay wlh illahay dartiis♥️♥️

  • @sihamqali3169
    @sihamqali3169 Před 4 lety +52

    Eid wangsn Eidan teda kale Allah nagu garsiyo nawad iyo cfimd nolada idinku nah asxbta

  • @moosadaaq2504
    @moosadaaq2504 Před 4 lety +11

    Masha Allah family qurux badan😍🔥

  • @afnaanmaxamuud320
    @afnaanmaxamuud320 Před 4 lety +7

    Man sha Allah lamaanaha aan kufaano shadiyo and c/fitaax iskuwaara inshaa Allah ❤❤❤❤🇸🇴💋

  • @munobilan2
    @munobilan2 Před 4 lety +2

    Ar shaadiyo iyo abdi fitax arkaaba waa soo ordaaa idin jclhy family qurux bdn allow idin dhowr M.a M.a❣❣❣❣❣

  • @queenramlish5773
    @queenramlish5773 Před 4 lety +16

    Wlhy niii jeclhy wada jiroo joòga 😘😘😘

  • @khadraxassan
    @khadraxassan Před 4 lety +3

    Mansha Allah family qurux noolaado🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏👏

  • @abuubakaraxmed8990
    @abuubakaraxmed8990 Před 4 lety +15

    Hhhh qosol ka sameesan tihiin wllhi keep going

  • @fartunqalanjo965
    @fartunqalanjo965 Před 4 lety +41

    Dadka Markan murugsanahay iga qosol siyo rabi Haidin xifdiyo lamanaha qarniga iyo najib adan najib lamanaha qosolka iyo qaraxada

  • @sharifmaha3515
    @sharifmaha3515 Před 4 lety +9

    Abdifataax yare 100 kun subscribe hala gaarsiiyo tallent ayow lehyahy

  • @shakur9996
    @shakur9996 Před 4 lety +4

    abdifatahoow shadiyo suprise waalan gudoonsii sxbw..shadiyo gabar gacan siiyay waaye..manshaalaah

  • @nastaalimoha3949
    @nastaalimoha3949 Před 4 lety +4

    waa ii farxad in aan u soo hor maro lamanaheyga quruxda bdn dawashadooda kama daalo😍😘💋💞❤👑

  • @miskiimuuse9459
    @miskiimuuse9459 Před 4 lety +10

    Waa fananada kaliyaa ee aan islawayneen allah akubarakeyo walashay 💋💋💋💋💋💋💋💋

  • @fartuunmohamed3908
    @fartuunmohamed3908 Před 4 lety +9

    No viewes cawa wlhi wan ku faraxsanhy runtii one love ❣❣🙏🙏

  • @ahmetshaker131
    @ahmetshaker131 Před 4 lety +1

    Eid mubarak shadio io apdiftah io dhmn umada muslimka ah from somaliland one luv❤

  • @munacabdullahi3710
    @munacabdullahi3710 Před 4 lety

    Masha allah familka qarniga shaadiyo qalbi iyo cabdifitaax yare wallahi waan idin jeclahay waxaan idin leeyahay Eid mubaarak ayaan idin leeyahay familka qarniga shaadiyo qalbi iyo cabdifitaax yare ❤❤❤❤❤👈👈🖓🖓👌👌👌👍👍👍✌✌

  • @wasirwasir3044
    @wasirwasir3044 Před 4 lety +7

    Abaayo Iyo abowe masha Allah

  • @princesshoodo105
    @princesshoodo105 Před 4 lety +2

    Abdifatah walalo somaliland ayan idinka soo salaami please ii dhunko Mohamed Yare ❤❤❤❤❤❤❤

  • @leilaqaali181
    @leilaqaali181 Před 4 lety +7

    Mashaalah dacad Aya tihin ee nolada💋❤️

  • @safisiman5089
    @safisiman5089 Před 4 lety +5

    Allaha idin xafido shadiyol♥️♥️♥️

  • @naciimomahamud4590
    @naciimomahamud4590 Před 4 lety +4

    Masha Allah lamanaha qarniga ♥️♥️❤️❤️

  • @zahradaahir7845
    @zahradaahir7845 Před 4 lety +1

    Masha alaah lamane dacada hadad maqasho waa Abdi fitah iyo shadiya oo kale isku wara Alaha isukiin daayo 😘

  • @khadraomar6366
    @khadraomar6366 Před 4 lety

    Masha Allah tabarkallah alle haydin barkeeyo isku waara abid

  • @rozeahmed9326
    @rozeahmed9326 Před 4 lety +3

    Mansh alllah waa lbo qof lagu faaney ❤❤❤❤

  • @aisya6267
    @aisya6267 Před 4 lety +3

    Ciiid mubaarak dhaman muslimiinta mel wlpo ad joogtin🌺♥️♥️♥️♥️❤❤

    • @mohayare8722
      @mohayare8722 Před 4 lety

      Cafimad ku ciid anaga sunday ayey noo tahay.

  • @aminahashi6250
    @aminahashi6250 Před 4 lety +4

    Ciidaan ineey prank tahay inta ila arag tay like dhac igu siii

  • @hannyabdiabdi4730
    @hannyabdiabdi4730 Před 4 lety +15

    Aduunka naaagba lagu meel mara ma oga ragu bilaa dumar inaysan faido lahayn hadda hormarbay shadiyo wadda car naag kadaba keeen

  • @ubaxabdullahi5314
    @ubaxabdullahi5314 Před 4 lety +2

    Masha Allah illahy haidin xafido ❤️🌹

  • @bilandahir9854
    @bilandahir9854 Před 4 lety +2

    Family ka farxada masha allah aad ban idin tageraa wlh aad ban idin jeclhy farxad ku waraa 😍😍❤❤

  • @nafiso7959
    @nafiso7959 Před 4 lety +7

    wlh wad iga qoslisen waba dad iga ciilmi badan waxan adka ugu qoslay qof walba markey istabatay ana fican cml🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ifarahabdirahman2670
    @ifarahabdirahman2670 Před 4 lety

    Mashaalaah mashaalaah keep it up mashaalaah ❤️❤️

  • @mohamedQayaad
    @mohamedQayaad Před 4 lety +2

    Masha Allah

  • @aisya6267
    @aisya6267 Před 4 lety +1

    M.a lamaanaha aan taagero isku waara💞💞♥️♥️🌺🌺🌺👏👏

  • @user-mt2ce1ge7e
    @user-mt2ce1ge7e Před 4 lety +6

    ماشاءالله حلو سوال.

  • @amiishgele8302
    @amiishgele8302 Před 4 lety

    Eid mubarkh shadiyo and Abdifitax Slmo gobeed

  • @ayanizhaaragsan5632
    @ayanizhaaragsan5632 Před 4 lety

    Xaqiiq aad idiin jeclahay hormarkiina iyo dabeecadahiina quruxda badan waan jeclahy😍

  • @queen-zt2lx
    @queen-zt2lx Před 4 lety +3

    Waan qoslay wlhi 😂😂🥰❤💋 idiin jeclahay ciid wanagsan lamanaha qarniga

  • @adanfarah8200
    @adanfarah8200 Před 4 lety

    Masha Allaah family qurux badan inbadan inolaada❤❤❤❤

  • @hodanadan4686
    @hodanadan4686 Před 4 lety +11

    Wali comanti madhiban manta kahor balse waxa raba ina halmid kahadlo abdifitax waa nin fankisa buuxa Codna illah siiyay m.sha a shadiyo hada ben hadana shegeyn fankeda mid fadhiyo ma ahan nuxurna malaheyn ma aqan mala hagarey jiray xaga fanka qof garab qabte hesha wana iska daremay marke gursatay in fankeda wax kabadalmay m.sha a illah ha iskubarakeyo lawada lamane

    • @samiraahmed9328
      @samiraahmed9328 Před 4 lety +3

      Wx khyr maad shegto intaad fan kedu horumar maleyhn meel laso istagay haday sida kale u wngsn tahay fan aan fadhiyin wuxu kala maqan yahay majrto allena hakaso hadeyo

    • @ashaali5223
      @ashaali5223 Před 4 lety +1

      @@samiraahmed9328 sax💯💯

  • @Suuban225
    @Suuban225 Před 4 lety

    Shadiyo iyo abdifitaax waan idin salamay farxad ku nolaada waan jeclahay wada jirkeena

  • @muhiimcdey4377
    @muhiimcdey4377 Před 4 lety

    Mashaa allh dad aan tageero nollda wallo qaaliya ❤

  • @ibnubare3728
    @ibnubare3728 Před 4 lety +1

    Mashaalah lamanaha qarniga wanijeclhy walalyal keep going inshaalah

  • @leylawadani4761
    @leylawadani4761 Před 4 lety +1

    CiiD wanaagsan Muslimiinta melkastoy jooGan qaasatan somaliDa ciiD mubarak

  • @drsfaatima6307
    @drsfaatima6307 Před 4 lety +2

    Waan sugaayey wlhi shaadiyo cdey Noolow hppt 😍

  • @munitahajjicabdulah1599

    Masha allah allaha idin barakeyo wlalaheyag

  • @cadeygabow5968
    @cadeygabow5968 Před 4 lety

    Mashallh wlhi fani ayd tehen horey usocdo ban iden leh yahye

  • @Kinghuska
    @Kinghuska Před 4 lety +2

    lamanaha qarniga keep going sxb asxabta a.fatax iyo shadiyo challengkan wansamene fadhlan nasoboqda mahadsanidin....

  • @daahircadceed3526
    @daahircadceed3526 Před 4 lety +2

    Cabdi Fataax Yare RESPECT🙏🙏

  • @yuusufdhanto8237
    @yuusufdhanto8237 Před 4 lety +2

    Alah beerka wa iga qosliseen favorite cuopl

  • @amoorinhoproduction1627
    @amoorinhoproduction1627 Před 4 lety +11

    Hooyada janada allaha haka waraabiyo
    #SUBSCRIBE ISAAR

    • @ayaandegen9058
      @ayaandegen9058 Před 4 lety

      Amiin yaa rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @daruuro7426
    @daruuro7426 Před 4 lety

    Maasha allaaah ❤️

  • @ubaxqaali7919
    @ubaxqaali7919 Před 4 lety +1

    msha allh family qurx bdn allh ha idin dhawro peace&love

  • @gacaltoyofamily1362
    @gacaltoyofamily1362 Před 4 lety

    Masha allah Family qurxoon ciiid wnagsan

  • @jowharaluul7178
    @jowharaluul7178 Před 4 lety +2

    Masha Allah lamano aan tageero ciid wanagsan

  • @anisoxuseen8665
    @anisoxuseen8665 Před 4 lety +4

    Suaal reaction kaso bixiya inta ila qabto like ta

  • @umaasmalove1451
    @umaasmalove1451 Před 4 lety

    Mash alh lamane qurux bdn alle ha idiin xafido 💝💝💖🙏

  • @amranalinur8688
    @amranalinur8688 Před 4 lety

    Manshallah lamanaha qarniga ilxun idiinma aragto Eidd Mubarak

  • @sihamqali3169
    @sihamqali3169 Před 4 lety +1

    love u guy's❤💞

  • @sakariyemohamed3103
    @sakariyemohamed3103 Před 4 lety +1

    Masha allah family qurux badan wllhayga qurxabadin

  • @abdulkaderhamud3134
    @abdulkaderhamud3134 Před 3 lety

    wan idin salaamey labadina maxamedna igu salaama salan from BERGEN Norwey 🇳🇴

  • @sumayocadeey6192
    @sumayocadeey6192 Před 4 lety

    Maasha allah waan idinkufaraxsanahay lamaanaha qarniga alaha idin sharfo

  • @rodabashir9499
    @rodabashir9499 Před 4 lety +16

    Axmeday bud iyo ahmed dey time filfil🤣🤣🤣🤣

  • @salmanabdilahi814
    @salmanabdilahi814 Před 4 lety

    Waa Jaalan ji qosa la mash alh Ale ha idin karaameyo waan idin jecel nay mash alh

  • @ikraanfarhan3761
    @ikraanfarhan3761 Před 4 lety

    Shadiyoh iyoh Abdifitah lamane Somaliyed on jeclahay walalkey iyoh walashey insha alah ale qeyr ka hayna wa fajiyoh 💖👏

  • @mg10official10
    @mg10official10 Před 4 lety +6

    Fadlan walal hadad farxad kuciideyso #Subscribe isaar🙏

  • @aliqawrahofficial6554
    @aliqawrahofficial6554 Před 4 lety +1

    Wwwwwwww caaawa ma keenteen indho xidh ,horta salan sre lamanaha muqdisho wn idinku sitaa
    Ali qawrah from Djibouti.

  • @Nora-ln9yx
    @Nora-ln9yx Před 4 lety

    Mcha allh♥️♥️

  • @faizahibrahim4509
    @faizahibrahim4509 Před 4 lety +1

    Mashalah

  • @nraa9320
    @nraa9320 Před 4 lety

    Maashaa allaah lamaana quruxbadan ale ha idin xafido

  • @ramlamaxmed9617
    @ramlamaxmed9617 Před 4 lety

    Eid wngsn Dhaman Muslimntah♥️

  • @xamdasagal6197
    @xamdasagal6197 Před 4 lety

    Farxduba waa ogtiina
    Family qurux badn masha allh

  • @feyruuzmahad5941
    @feyruuzmahad5941 Před 4 lety +6

    Shadiya cdy love you sis

  • @munogarane2504
    @munogarane2504 Před 4 lety +1

    Masha allah farxad ku waara ❤

  • @hodhannoohjelle4532
    @hodhannoohjelle4532 Před 4 lety +1

    Inaad iska dhaftiin ayaan rajeynayaa insha allah adunka waa nlol iska yar insha allah

  • @daacad5731
    @daacad5731 Před 4 lety

    Masha allah dad aan jeclahay❤❤❤

  • @xalam143isak9
    @xalam143isak9 Před 4 lety +23

    😂😂😂 shadiyo ani caml sabgaad waa

  • @ismaabukar2106
    @ismaabukar2106 Před 4 lety

    Mashallh waxatihin dad dacad isu ah waxa cadey nayo sida farta isu fiqeysen😅il xun nima.aragto Allh ha idin barakeyo🤲waxatihin dad an aad ujaclahy❤️Kulu cam wa,antum bekheir ❤️👏❤️

  • @mariamuse8520
    @mariamuse8520 Před 4 lety +4

    Mnsha Allah isku waara ❤❤

    • @hanadali4901
      @hanadali4901 Před 4 lety

      Asc abdi fitaah yare abtiyoow codkaga kor uqaad laguma maqlo

  • @mxali6824
    @mxali6824 Před 4 lety +6

    Masha allah family aan jecelahay❤💋

  • @saxarlasaxarla9314
    @saxarlasaxarla9314 Před 4 lety +2

    😂😂😂😂walhi waan qosley 😂😂😂😂shaadiyo waa runley walhi anaa markhaatiya laakiin cabdi fitaax marmarka qaar buu dhiiqo galey😂😂🙏

  • @ubaxmohamud7323
    @ubaxmohamud7323 Před 4 lety

    masha allah familyga quruxbdn

  • @quruxsancali6087
    @quruxsancali6087 Před 4 lety +2

    ww m.a 2 diinaba ♥️♥️♥️♥️🌹🌹🌹 waan in Jclhy

  • @haajiramohamed9028
    @haajiramohamed9028 Před 4 lety +6

    daacad ayaa tihiin wlh keep going

  • @makeupartistreemmakeup7373

    Sacadan arkay mana dhagi kari inaa firsaddo wye lkn bari Eid eeh waku cidaysana hada wakadhava😭💞

  • @missnawalchannel1933
    @missnawalchannel1933 Před 4 lety +2

    waraaa shadiyo iscate dube wd dhaafty 😂😂😂😁😁eid mubarak my family

  • @hamdiahmed5118
    @hamdiahmed5118 Před 4 lety

    Masha allh
    family members