ABDIFITAH YARE OO SHAADIYO SHARAF MASEER KAGA OOYSIIYAY QOSOLKA ADUUNKA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 02. 2021
  • ABDIFITAH YARE OO SHAADIYO SHARAF MASEER KAGA OOYSIIYAY QOSOLKA ADUUNKA

Komentáře • 689

  • @somaliyare8369
    @somaliyare8369 Před 3 lety +272

    Walhi Bilahi shadiyo waan Tageera Inta Qalbiga Ka jecel like iguna Salan shadiyo🥰🥰🥰😅😅

  • @daadirinhogamer6843
    @daadirinhogamer6843 Před 3 lety +305

    Intii islam ah ilahedartiisa iyo nabi maxamed (scw) dartiisa iigu saara

  • @nimcodheeman2067
    @nimcodheeman2067 Před 3 lety +191

    Shaadiya raali Kama nihin in naagkale lagula guursado Adi bes ❤

  • @prettyhamda9683
    @prettyhamda9683 Před 3 lety +93

    Intii aragtaY in shaadiya masayr soogalaY like ta hala dhaafin 😂

  • @nasriinmoustaphe6096
    @nasriinmoustaphe6096 Před 3 lety +66

    Shaadiyo gabadh adag whi weeye waad iga qoslisay 🥰🥰🥰❤

  • @zunduscadey2582
    @zunduscadey2582 Před 3 lety +43

    Amaal jeele re action yaa sugayo😂

    • @Sumayawan
      @Sumayawan Před 3 lety

      Asc sis subscribe iisaar adikoo mahad san and

  • @catikahussein2105
    @catikahussein2105 Před 3 lety +27

    Horta lawadiina wad mahad santihiin wayo aniga ayan naqancinoysin ad na mada dalinoysin lkn Waajibki ilaahey aya maqloya o ah salad Jameco in lagu jiro Marka alle so ajiiba Qasatan Wilka Xuman igama aha anigaba Waqtigeyga idinku bixiyo 💕

  • @N_F_MUZIC_OFFICIAL
    @N_F_MUZIC_OFFICIAL Před 3 lety +177

    Keep going Apdifataax

  • @naimaupdyrahmaan9790
    @naimaupdyrahmaan9790 Před 3 lety +23

    Abdifataax Iyo Shadiyo Wa ni wataah Tagero Idin ahay🤞 😍😍😘😘😘😘

  • @faayabuukar1836
    @faayabuukar1836 Před 3 lety +55

    Shaadiyo abayo qofka koobaadaa ahay lovka dhac iigu sii 😍

  • @mjlabsaalax9885
    @mjlabsaalax9885 Před 3 lety +13

    My fav couples Allah idhin xaafidho

  • @maryaneygacal1650
    @maryaneygacal1650 Před 3 lety +11

    Fav couples💓🔥❤

  • @najmaahmed1517
    @najmaahmed1517 Před 3 lety +12

    Wallahi love you guys, love from London 💕

  • @faizaomeyrbeauty3832
    @faizaomeyrbeauty3832 Před 3 lety +11

    Majeceshahay NABI MUXAMED SCW walalky muslimka ahaw iku caawi Subscribers inuu alle ku caawiyo

  • @saddammohedshariff7240
    @saddammohedshariff7240 Před 3 lety +19

    Inta salaada latukanaayo ila maqashey ismujira☝️

  • @adnakalgacal6275
    @adnakalgacal6275 Před 3 lety +12

    Wajigaa shadiyo ayaan rabaa waji cusub ma rabno❤❤

  • @aaziizawil9570
    @aaziizawil9570 Před 3 lety +4

    Abdifitax yare sxb waxan kurajeynaa
    Cimri dheer iyo cibaado suuban
    Sxb inolaw inta nolol jirto❤❤💯

  • @fahmoelmihirey8609
    @fahmoelmihirey8609 Před 3 lety +5

    Maasha allah ❤️♥️🙏

  • @yusufdeqtube8729
    @yusufdeqtube8729 Před 3 lety +14

    Family Qurux badan♥️

  • @nasriinabozz3708
    @nasriinabozz3708 Před 3 lety +10

    Asxpy abdifitah maa 1000K gaarsinoo wxyra ugu hare🥺🙏

  • @saidadahir5615
    @saidadahir5615 Před 3 lety +4

    gabadhaan iyo odaygeeda mashallah waa dad faraxsan ilaahay ha idiin siyaadiyo farxada

  • @hamdohussein9853
    @hamdohussein9853 Před 3 lety +4

    Masha Allah hambalyo hambalyo abdifitah 100👏❤❤

  • @amalabdulrahman1009
    @amalabdulrahman1009 Před 3 lety +2

    U made me mi night wlhi shadiyo we love u long life xayati😘❤🙏

  • @aashiimohametthussein166
    @aashiimohametthussein166 Před 3 lety +5

    😂😂😂😂alla shadiyo anoo xanqsan iga Qoslise ilhey haku dhowro poqrdeyda ❤🤣👑💋💙

  • @acadiaabdullahiaden5085
    @acadiaabdullahiaden5085 Před 3 lety +1

    ManshaAllah my lvly couples keep going love uh from garissa

  • @Rasmi473
    @Rasmi473 Před 3 lety +5

    Qosol wadhafey wlhi 😅🤣🤣🤣lamaane anjeclahay keep going

  • @khadijamohamed9420
    @khadijamohamed9420 Před rokem +1

    Wllhi shadiyo sharaf waa funny 😁 😂
    Wan ku wataa Wllhi abyo mcn family 👪 ♥️

  • @aragsan1432
    @aragsan1432 Před 3 lety +5

    Best lamaane❤️❤️❤️ first ahay ❤️

  • @ifarahabdirahman2670
    @ifarahabdirahman2670 Před 3 lety +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Mashaalaah mashaalaah keep going
    Wlhi Waa iga qosliseen mashaalaah
    Shaadiyo qofkii ag joogo wuu fuuray
    Anoo daawana ayaaba qosol idilay
    Isku waara inshaallah awlaad badan oo baari kala hela
    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ikranmohamed2961
    @ikranmohamed2961 Před 3 lety +5

    Wa iga qusleesin wlhi famil an kufano inolada intey nolal jirto❤❤❤

  • @firdowzfilsan5085
    @firdowzfilsan5085 Před 3 lety +3

    Anaa u horeeyo maanta abfifitah ina ader❤

  • @jamilocabdi9498
    @jamilocabdi9498 Před 3 lety +5

    Familkyga aan jeclahy allah idin xafido ❤❤❤❤🙏

  • @hasnaahmed9541
    @hasnaahmed9541 Před 3 lety +1

    Qosol walahi funny ayaad tihiin shadiyo iyo abdifitah waan ni jeclahy nolaada

  • @nashaadhajjihassan535
    @nashaadhajjihassan535 Před 3 lety +4

    Masha Allah family qurux badan

  • @drsdeeqaluuladrsdeeqaluula8737

    Msha allh wlashey shadiyo sharaf iyo wallkey abdifitaah illaah haidin xafido iyo maxamed yare hormar wacan farxad ku waar 💝💝💝❤❤❤

  • @faadumoyaasiin5995
    @faadumoyaasiin5995 Před 3 lety +3

    So cute family

  • @ruqiyarubaabi6999
    @ruqiyarubaabi6999 Před 3 lety +2

    100k subscribers finally you did it abdifatax

  • @nezimz6794
    @nezimz6794 Před 3 lety +1

    abdifatax asaxpta dhan wan u diray si 100 dagdag lagu gadhsiyo alle haydin barakeeyo beautiful family 😘👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @samiaali5888
    @samiaali5888 Před 3 lety +9

    Wlhi wan daacad qoslay labada cunugee xerada agoomaha🤣🤣🤣🤣🤣

  • @muumoaxmed2681
    @muumoaxmed2681 Před 3 lety +6

    Maasha allah Lmaanh quxua badan 🥰🥰🥰🥰😙🥰🥰🥰🥰

  • @qadiijoqalanjoofficially2469

    Shadiyo cabdifitax waan Idiin jeclahy wlhi keep going 🥰😻

  • @asadduuni_topic
    @asadduuni_topic Před 3 lety +6

    😂😂😂😂🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽 am dead

  • @fadumomaxmed8874
    @fadumomaxmed8874 Před 3 lety +3

    Lamanha kaliya dawada tihiin plz video noso badiya my familkyga keep giong 😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @deeqaabdifitah2924
    @deeqaabdifitah2924 Před 3 lety +6

    😂😂😂😂😂wllhi waa fuure shaadiyo ilhey kuma dilo xbbti wllhi mar wlpo waiga qoslisaa❤

  • @aminanageeye9920
    @aminanageeye9920 Před 3 lety +3

    Mnsha allh 100,000 kabadn waan idiin rajaynynaa lamanaha aan tagerno👋👋

  • @macamarzaki4721
    @macamarzaki4721 Před 3 lety +14

    Waqdika salada ayaa ladakan yahay waqdika illaaliya wll 🎱

    • @SomaliRoyalFamilyonline
      @SomaliRoyalFamilyonline Před 3 lety +1

      Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkan inshaa allaah..

  • @tusheybintiahmed3914
    @tusheybintiahmed3914 Před 3 lety +2

    Big love 💖 my lovely 😍 family 👪 ❤ 💙 💕

  • @fardowsanur4496
    @fardowsanur4496 Před 3 lety +2

    Abdifatah biri insha Allah 100k wad xere

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 Před 3 lety

    Masha allaha keep going wallahey

  • @asmaabuukar1705
    @asmaabuukar1705 Před 3 lety

    Ayyyy abdifataax and shaadiyo masha allaah saan iigu faraxsanaada waligiin

  • @fadumojaamac8566
    @fadumojaamac8566 Před 3 lety +4

    Hhhh wlhy shadiyo love kugu ahay mcnto

  • @hamdaabdirahman828
    @hamdaabdirahman828 Před 3 lety +2

    Mashallah alle haysku kiin daayo shadiya iyo abdifatax

  • @xaawoxulkaofficial5664
    @xaawoxulkaofficial5664 Před 3 lety +1

    taem Abdifitix ismujiya hee waa inaa mnta udabal dagnaa 100kun oo nooga dhinm waliba sacd guda hee inta igu racsn 🖐🖐 taaga one love

  • @tafsirabdullkadir4676
    @tafsirabdullkadir4676 Před 3 lety +4

    Masha Allah family

    • @SomaliRoyalFamilyonline
      @SomaliRoyalFamilyonline Před 3 lety

      Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkan inshaa allaah..

  • @qaaliladanofficiall4603
    @qaaliladanofficiall4603 Před 3 lety +3

    Shaadiyo iyo abdi Fitaax keep going

  • @Hodan20
    @Hodan20 Před 3 lety +4

    😂😂😂best couples 💋💋

  • @laylaaadan5924
    @laylaaadan5924 Před 3 lety +2

    mansha Allah faamli quruxbadan alle ha idan dhaawro

  • @miskifaaraxdaahir5643
    @miskifaaraxdaahir5643 Před 3 lety +3

    Keep going

  • @cashocasho3097
    @cashocasho3097 Před 3 lety +6

    Walhi waa iga qoslisay 😆 shaadiga qosol adiga odayga ugu jeclhy❤️

  • @saladomohamed4081
    @saladomohamed4081 Před 3 lety +2

    Mashallaah 👍

    • @SomaliRoyalFamilyonline
      @SomaliRoyalFamilyonline Před 3 lety

      Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkan inshaa allaah...

  • @salmarashid8444
    @salmarashid8444 Před 3 lety +2

    Keep going mi brothers

  • @usaamecabdimoogemooge3361
    @usaamecabdimoogemooge3361 Před 3 lety +20

    Shadiya umadena mahan 🤣🤣🤣🤣👈

  • @khaalidhashi6021
    @khaalidhashi6021 Před 3 lety +1

    Wa saray subscribed ninka odayga abdifitax xafadisa wa tana masha Allah qoys qurxun ilahay ha idin dhoro

  • @shaaficiaxmed7574
    @shaaficiaxmed7574 Před 3 lety +1

    m.a wllo qaliah allha haidin cafiyo dhamaan tiin

  • @farduusaxmed9730
    @farduusaxmed9730 Před 3 lety

    Shaadiyo waa qosol miidhan wllhy
    Abdufatah comming zoon 100k

  • @haybeali1567
    @haybeali1567 Před 3 lety +4

    Abdifatax Faarax Legend Raju❤😀🙏

  • @maryamomaxamed9615
    @maryamomaxamed9615 Před 3 lety +4

    Qatraa uxalisy wlhi😂😂😂wajigaga lee rabnaa nh shadiyo hory usoco

  • @faadumaabdirahmanmohamed8314

    Salaada mama qashan miyaa
    كل شي بعد الصلا😢😢

    • @igafilonoface3608
      @igafilonoface3608 Před 3 lety

      Saxiiiix

    • @rahmahassan4543
      @rahmahassan4543 Před 3 lety

      Wlh salada lagu jiraa wa maqlooya shdiyo lga yabe waqtigeda ine ku jirte raga salade kujirane mxu la fadhiya cftax

    • @faadumaabdirahmanmohamed8314
      @faadumaabdirahmanmohamed8314 Před 3 lety +1

      @@rahmahassan4543 wa midaa la yabanhy wana salda jamca ino ku dukdo la raby

    • @rahmahassan4543
      @rahmahassan4543 Před 3 lety

      @@faadumaabdirahmanmohamed8314 ilahey haso hadeeyo abayo lkn wxa xqiq ah qofka ku jecel wxi wangsn ku fara

  • @fardowsamaxamed8892
    @fardowsamaxamed8892 Před 3 lety +1

    walahi shadiyo qosul ayay igu dheshay 2cunug xarada agonta aya lagayna kulaha ar shadiyaa lamano qorux badan guulaysta wiilka an habaryarta u ahayna wan salamay moha yare👌👌👌👌❤❤❤❤

  • @hanihappy1087
    @hanihappy1087 Před 3 lety +2

    Shadiyo sharaf ayaa 4 kaga badan dumashii sax mohoo like dhac isiiya

  • @inaxurshemaryama7668
    @inaxurshemaryama7668 Před 3 lety +3

    Wllkey and dumashi ❤️❤️💋🙏🥰👑

  • @amranabdulahimohamed3108
    @amranabdulahimohamed3108 Před 3 lety +7

    😂😂😂shadiya love you sister ❤❤❤❤

    • @Sumayawan
      @Sumayawan Před 3 lety

      Asc walal subscribe ii saar adikoo mahad san

  • @faizomoha6057
    @faizomoha6057 Před 3 lety

    Mashlh wlhi fani wye shadiyo iyo cabdifitax hory usocdo

  • @fardowsahassan3126
    @fardowsahassan3126 Před 3 lety +1

    Kkkk shaadiya io abdi fitaax waan idin wataa billhi allah idin xafido

  • @samiyacaabiguray2416
    @samiyacaabiguray2416 Před 3 lety

    Keep going wllday wlhyi cwa qosol igu radhin

  • @qamarabdiwaxid5285
    @qamarabdiwaxid5285 Před 3 lety

    Masha allh keep going

  • @saabiriincadey2608
    @saabiriincadey2608 Před 3 lety +1

    Yaroow hambalyo hambalyo 100k insh allah kabadan

  • @istraabdi4260
    @istraabdi4260 Před 3 lety

    masha allha wllhey horay usocedah

  • @Daganteyda
    @Daganteyda Před 3 lety

    Congratulations 100k

  • @fertuunusman7231
    @fertuunusman7231 Před 3 lety

    Qosol iguma hariin wlhi hhhhhhh masha allah

  • @kiinabbas3816
    @kiinabbas3816 Před 3 lety +2

    Kkkkkkkkkkkkkk shaadiyo Xabibti allah idin xafido dadka an ku farxo 🤣😂🥰

  • @xamdushmohamed9170
    @xamdushmohamed9170 Před 3 lety

    Masha.alaah wlhi

  • @ayaangacal4579
    @ayaangacal4579 Před 3 lety +13

    Shadiyo wlhi daacad qusoley 🤣😂🤣😂

  • @CodayOfficial
    @CodayOfficial Před 3 lety +1

    Ilahay cimri dher iyo cibado suban ha idin siya le yahy lamahana qarniga

  • @nasteexoabdull1152
    @nasteexoabdull1152 Před 3 lety +1

    Hambalyo Hambalyo wllkey keep going

  • @fathiahassan6507
    @fathiahassan6507 Před 3 lety +5

    Wlhi wd iga qosliseen shadiyo iyo c/fataaf😘😚❤

    • @Sumayawan
      @Sumayawan Před 3 lety

      Asc walal subscribe ii saar adikoo mahad san

  • @umukherfarah6392
    @umukherfarah6392 Před 3 lety

    Shaadiyo we 💚 and I just did Subscribed

  • @muscb____yare5455
    @muscb____yare5455 Před 3 lety

    Shaadia iyo cabdi fitaax waan idin xiisnay wllhi horay u socda mar walpa

  • @queenasiyaofficial5149

    Manshallah mcnto waan idin kuheystaa video gaa no sobadiyaa

  • @ayanhassan7712
    @ayanhassan7712 Před 3 lety

    Alla shaadiyo jecliyaa walhay markaa buq igu furanyahay ayadaa soo radsha wlhy asaa iska qoslaa jawiga waa ibdlmaa nolol aan dhmaad lheen wada noolaada insha allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲❣️❣️❣️❣️❣️

  • @caisha_cuud7049
    @caisha_cuud7049 Před 3 lety +3

    Allow Aan idin waayin La aantiin ma Qoslo wllhi

  • @KhadijabirgayeBirgaye
    @KhadijabirgayeBirgaye Před 2 lety

    Walahi wantageera abdifatah iyo shadiyo mashallah ilahay barakeyo

  • @leylaabdullaahi4142
    @leylaabdullaahi4142 Před 3 lety

    Congrulation 100 comming soon

  • @zilfahsaid786
    @zilfahsaid786 Před 3 lety

    Mash Allah nolodaa💞💞💞💞💞💞

  • @zack_chelsea1911
    @zack_chelsea1911 Před 3 lety +1

    100k is coming soon congratulations my brother

  • @deeqaismaailahmed8496
    @deeqaismaailahmed8496 Před 3 lety

    Kkkkkkkkkkkkkkkk shaadiyo waa qosol wan jeclahay shaadiyo maansha Allah

  • @sowdoyariseysowdoyarisey4664

    Mash allaah horey usoco 😂😂😂

  • @shamsoomar757
    @shamsoomar757 Před 3 lety

    Masha allah

  • @leylaahmed3370
    @leylaahmed3370 Před 3 lety +3

    Maya abdifitah shaadiyo kugu ogahay my family ❤❤❤❤

  • @hamdaaliabdi7863
    @hamdaaliabdi7863 Před 3 lety

    Shadiya sharaf wll mcn aad ku jeclahy alle haku zharfo