DHIMASHADI AABAHEY IYO QISADII YARAANTEY AYAN LA QIIROODAY MARKAN VEDIO-GA LAKI XAAJI WACEYS ARKAY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 12. 2021

Komentáře • 1K

  • @jiiwo114xusen9
    @jiiwo114xusen9 Před 2 lety +470

    Ani hooyadey wexe dhimatay ano hal sano jiro aabaheygana wuxuu dhinty anoo 12sano jiro hooyo waxba maan ogeen lkn aabo waa xasuustaa dugsiga joogay cashiraa qoraaye wiil dugsiga iigu imaday aabahaga waa xabada lagu dhuftay islamarkiba kaba la'aana soo cararay walii aamusi waayay wuu noolyahy waa dhaawac wuu ficnana aamus markuu dhintay oohin waa iga imanweysay lkn alx aniga hal maalin isma dhihin booska hooyo ama aabo waa darentay waxa helay awoowe iyo ayeeyo iikoolkooliyo sida saqiir anoo ween alx wlhi anoo wen ba laabtooda kuhurdi jiray abeheyga intu noola wlhi owowgeya kajecla waxa ahay ilma ayadoo lagaracin qangray awowgey wuxu dhihi jiray qofki gabadheyda korkeda xanuujiyo aakhiro macafinayo waxa kusoo koray nolo boqortoyo waxa kumahadsa allah kaskow ayeeyo iyo awoowehy ila hada waa ijogan allah idayo wexe igarsiyen heera shaqeesto oo qofna ubaahan aduunka idiinkugu jeclahy wlhi marka dhaho waa wenaday waa shaqeya ana liga rabaa ina lacg bixiyo wee diidayan ayagoo ogeenaa telkoda ugu diraa hadana marksata anilee igusoo noqotaa wayo wexe jecelyihin inaa farxsando markasta mash allah wlhi aduunkaa idinku jeclahy

    • @sumayocabdi5347
      @sumayocabdi5347 Před 2 lety +17

      Walahi waa qiso xanun badan walidka waa cajiib ilah ha unaxaristo walidinta ayeyadaa iyo awowahaga ilah ha xifdiyo adna marwalbo kaduceso walidintada sadaqo ubixi ilaah hku xifdiyo🥰🙏

    • @najmamohamed5145
      @najmamohamed5145 Před 2 lety +7

      Abayo samir iyo iimaan allaha kaa siiyo noloshu ha kuu qurux badnaato

    • @saynabcadey2627
      @saynabcadey2627 Před 2 lety +4

      Masha allah xbbti ayeyo iyo awowe allah ha kuu dayo abe iyo hoyo allah ha u naxariisto insha allah Macnto keep going qali

    • @fatumaabdirhaman5542
      @fatumaabdirhaman5542 Před 2 lety +3

      Allah ha uu naxariisto 2daadii waalid

    • @mohamedmohamud6654
      @mohamedmohamud6654 Před 2 lety

      😭😭😭😭

  • @saj4117
    @saj4117 Před 2 lety +238

    My Mum passed away when I was 4 years old and Allah knows what I have went through without a mum but Alhamdulillah for everything. May Allah reward Janatul Fardows for all the parents who have gone to the next life, Ameen ya Allah

  • @xurmoqowdhan7126
    @xurmoqowdhan7126 Před 2 lety +32

    😭😭😭 wan jecla inan wajigeda arko ama laabteda galo lkn nazib Uma yelan 😭Illahay haku naxaristo hooyo mcn 🤲😭
    Adna adina aabe illahay ha u naxaristo 🤲😭

  • @ayanosman2485
    @ayanosman2485 Před 2 lety +76

    I was 9 years old when i lost my mum Allah ya Raxma 😢 Alxamdullah I have a wonderful Aabo he’s the best dad ever Wallahay waligiis ma aroosin anaga darteen he was just 36 years old when she died 😭😭 he gave up everything si uu nolol fiican noo siiyo Aabahey is my best friend May Allah give him along healthy life aamiin he’s my world. Aabo ilmo rajo qurbo ku koriyay dhib waaye. I love you Aabo mcn 💙💙💙

    • @sihaamabdi4031
      @sihaamabdi4031 Před 2 lety +2

      Allaha unaxristo hooyo😢

    • @rayaanhassanchannel3818
      @rayaanhassanchannel3818 Před 2 lety +3

      I’m sorry dear wlhi ayado adunka ila jogto on 12 sano Halmar arkay marka Hoyo markan maqlo wan iska oyaa malinta kaso tagayay an is aragnay wxn so baxay ayado aniga iga ilaalineyso inan oyo misana ey ayadii marka gariga goray gadalmar firiyay Hoyo oyneyso misana albab orad kugashay wlhi gariga osocda aniga iska turay leyqabtay wayo isma ogen

    • @rushdaa1840
      @rushdaa1840 Před 2 lety

      I’m jealous of you in a good way ManshAllah so happy for you

    • @shamsaali8192
      @shamsaali8192 Před 2 lety +1

      We are same Allah
      aboo mcn
      Ilow nokadaa

    • @mahadsaid74
      @mahadsaid74 Před 2 lety

      💔💔❤❤

  • @zoyaaahmed6141
    @zoyaaahmed6141 Před 2 lety +20

    Waan qirooday illahy hooyadaay ha unaxariisto waxaa dariimikaro qofkii soo maray hooyo la aanta xanuunkeeda 😭😭😭

  • @xidiigtareersool2729
    @xidiigtareersool2729 Před 2 lety +27

    Wlhi qalbigan ka oyeey😢 hooyo laa anteda waxa daremii kara qofkii biilaa hooyo kuso koray aniga hooyaday waxay iga dhiimatay anigo 5 sano jiira abahayna wuxu dhiintay anigo 6 sano jiira waxan kuso koray rajo iyo agoon Alxamdulilah wan ku qanac sanahay qadarta Alle manta qof ween ban ahay 26 sanan jiira labadayda waliid iyo dhaman walidiintena ilahay qabriga haw nuro janadana Rabi haku casumo Amiin.🤲😭😭

  • @hodanahmed5856
    @hodanahmed5856 Před 2 lety +103

    Allah unaxariisto aabaha iyo aabahay iyo dhamaan aabayasha muslimka ee dhintay

  • @blossom8569
    @blossom8569 Před 2 lety +16

    I lost my dad when i was 9 years old he was my hero and my love but the things that i can't forgot is my mom the way she gave up everything because of us she worked day and night still she is my father and my mother both😭 she is the bravest woman in the world and i pray my dad every single salah i pray it and my mom too alhamdulilah for everything🥰🥰

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 Před 2 lety +48

    Adna Cadeey Aabahaa Alle ha u naxariisto 😭waalidka ku koriyeyna Alle qeyr ha siiyo,Maasha Allaah 😍❤

  • @kawsarmohamedali6431
    @kawsarmohamedali6431 Před 2 lety +14

    Dadka hooya haystaa aduunyo oo dhan bay haystaan lkn illahay haduu kaa qaado waa alldullah isagaa nagu filan illahay hooyo janatul fardowsa hageeyo

  • @rukiaabdulkadir9790
    @rukiaabdulkadir9790 Před 2 lety +26

    بكيتنا معك اختي
    الله يحفظلك امك وابوك وعمتك
    ويرحم ابوك وجدتك وموتي المسلمين اجمعين

  • @nasteexonalkaaduunyada1346
    @nasteexonalkaaduunyada1346 Před 2 lety +11

    Hooyo🥺.
    Ilaahayoow Aduunyada kheyr kusii Aakhirana Janatulfirdowsah Allahuma aamiin yaa rabilcaalamiin.

  • @bahjaabdullahi6967
    @bahjaabdullahi6967 Před 2 lety +100

    I lost my dad last year this month 😭 I've never missed someone so much the way I miss him 😔 he was the best dad may Allah grant all our parents jannatul firdows ameen yaa rabi

  • @rushdaa1840
    @rushdaa1840 Před 2 lety +6

    Ilahay waalidkena inta dhimatay naxariisti jano haka warabiyo inta noolna cimri dheer iyo caafimad iyo cibaado wanagsan ha siiyo

  • @faizaabdi4916
    @faizaabdi4916 Před 2 lety +36

    I lost my mom 12 months ago Allahunaxaristo 💔 still qalbiga aya ii xanuunayo

    • @raqiyaali6721
      @raqiyaali6721 Před 2 lety +2

      Janatul fardawsa Allah hku arsaaqo wll

    • @shankaronmohamed3420
      @shankaronmohamed3420 Před 2 lety

      Illahey janadii hageyo athigana illahey qalbiga hakuu qabojiyo😭🤲

    • @nuurtohassan8524
      @nuurtohassan8524 Před 2 lety

      Aniguna 6 bilood ka hor baan waayay hooyaday 😭😭Allah ha u naxariisto hooyooyinkeen😭💋😭😭

    • @idiloomane7967
      @idiloomane7967 Před 2 lety

      Allaha u naxariisto abayo hooyo dhayal laguma ilaawi karo 7 years ayay hooyadey aasan tahay still qalbiga ixanuunaya.

  • @hafsoabdullahi9752
    @hafsoabdullahi9752 Před 2 lety +21

    😭😢Hooooyo mcn Aduuun Iyo Aaakhiraba Dambigeeeda Allaha Dhaaaafo.😭❤Inta Ay hooooyoyinkooda u Nooshahy Allaha u daaaayo Inta Ay kadhimatana Allaha u Naxariiistooo amiiin.Waxaan u Rajeynaaa Dhamntood Inuu alle unaxariiistooo oo Jannada ugu Bashaareeyo Annagana sidokle Amiiin yaa Allh.😢❤🤲

  • @umu-maqsuudhussein1057
    @umu-maqsuudhussein1057 Před 2 lety +16

    Walaahi soo sad maxaa ilma badan ey iswaayeen hooyooyinkood waliba ayakoo nool hooyoyinka dhib ka heysto Allha ka baxiyo daruufa badan owgeed ayaan u dayacnaa ilmaha ayakoon Rajooyin aheyn Waxaasne nimanka ayaa badanaa u horseed eh Anagane Alle nagama dhax bixiyo ilmaheena dhib iyo dheef kuwa ku sabro Oo u dulqaato kuna Shukriyo karti iyo ad adeek ne nagu arzaaq iyo cafimaad cibaado suban cafis cimri dheer 🤝🙏

  • @najmoabdullahiabdulle377
    @najmoabdullahiabdulle377 Před 2 lety +7

    naxarista hoyonimada wa wax wayn qofkii hoyadana daremi karo allahayow hoyadey janadi fartowso keey iyo hoyo muslim ah🥲🥲🥲

  • @princessleyla6282
    @princessleyla6282 Před 2 lety +4

    adna cawa wa kula ciishoday abe mcn ano 2 sano jiro ayu dhintay ciil dhexa waso arkay hoyade walega waday lkn hada wa iskuso labane alx hooyo mcn allow ii xafid aabe mcn janatul firdowsa allha kawarabiyo 😭😭😭

  • @Sweetfozicakes_
    @Sweetfozicakes_ Před 2 lety +17

    I know how u feel 😭😭😭
    I lost my mum on Eid day 2021 I really miss hooyo macaan Allah unaxaristo 🥲🥲😭😭

  • @fartuunabdijmcfartuunabdij8537

    Hooyo waa jano walhi hooyo mcn wanku jeclhy allaha igama kaqado illahow manoln karo lanteed illahow haiga qadin amiin yarab

  • @habsamahamed6722
    @habsamahamed6722 Před 2 lety +17

    Xalay ayaan daawaday waalahi ilinta waa ceshan waayey hoyodey sanadki sadeexad ayaa ubuxsamaayo intey mootantahay illahay hooyadey unaxaristo hoyo laan waa dhib nolosha 😭😭😭😭😭😭

  • @hoodohasan9689
    @hoodohasan9689 Před 2 lety +11

    Heestan wlhi ilmada iga dhamaysey hooyadey 6 sano ma arag 😭😭😭allow janada ku gee iskaayo keen anikoo nabada

  • @faizacabdi4280
    @faizacabdi4280 Před 2 lety +13

    Allaha u naxariisto janada allaha ugu bishaareeyo wllkey cbdi busuri oosa hoyadaa macaan aa ku joogto walaashey calwiya allaha ku xafido habo adna qurux

  • @haniaden7404
    @haniaden7404 Před 2 lety +5

    Iga nasiib badan qofkii abihiis Hal malin arkay 😭😭 abo Allah hakuu naxariisto

  • @shukrimohamud9069
    @shukrimohamud9069 Před 2 lety +115

    Heestaan qiiro miiran ilintaan ceshan waayay hooyaday oo anigoo Yar dhimatay ayaan Soo xasuustay😭😭😭💔

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Před 2 lety +5

    Ilaahay ha u naxariisto aabayasheen
    Jannatul firdaws Alle haku abaalmariyo
    Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin

  • @hibofarah3746
    @hibofarah3746 Před 2 lety +24

    May Allah grant him janatal firduse and all our parents who are died. May Allah give all re mums joy and happiness in this life and grant them janatal firduse.

  • @ahssansaas212
    @ahssansaas212 Před 2 lety +17

    I lost both my parents you make me remember I can stop god forgive them Play Ella reward them to the paradise Reminding us of parents thanks

  • @nastexaqali9503
    @nastexaqali9503 Před 2 lety +11

    😭😭😭😭alaha u naxariisto dhamaan waalidiinteedana intii dhimatey iyo inta noolba adnooy anigoo tii laki la ooynaayey ayaad taada iigu dartey markan abahaa codkiisa maqlo adaan kusoo xasuustaa waana u duceeyaa inuu janada ka waraabiyo qabrigana u waasiciyo amiin amiin amiin yaarabi

  • @user-mt5hl2kh7x
    @user-mt5hl2kh7x Před 2 lety +8

    Wallaalahyga qaaliga ah iigu soo duceeya hooyo mcnaa in illahy qabrigeeda u waasiciyo😭😭😭😭😭 adno abaayo aabe allaha unaxariisto

  • @warzandahir5915
    @warzandahir5915 Před 2 lety +16

    Heestan ilaa 5mar arkay markasta waan oyaa allaha kuu naxariisto hooyo mcn ❤️❤️❤️😭😭😭😭

  • @Sagalroob
    @Sagalroob Před 2 lety +4

    Huno mcn illlahay ha unaxaristo abo jana Fardowso illlaaahay hageyo

  • @yullioadmin1188
    @yullioadmin1188 Před 2 lety +9

    Masha Allah Hoyoo mcn Dad Allah ku xafido Inshallah family oo dhan Àllah ku xafido Inshallah 🤲🤲🤗🤗

  • @nashaadabdi1627
    @nashaadabdi1627 Před 2 lety +3

    Aniga hooyadey anoo 2sano iyo 6 bil jiro aye iga tagtay Anigo 21 jir ah aan midow nay alxamd Lkn hadana ilmaheyga iga sii fog adunka waa imtixaam iso duceeya in aan ilmaheyga dib u midowno😭😭😭🥲

  • @umuibtisaam8865
    @umuibtisaam8865 Před 2 lety +4

    Adiga abahaga wu dhintay adna ilahay ha u naxaristo balse kawaran qofka uuna abahiisa dhiman o hadana ka tagay hadana an so korinin hoyadina ay dayrisay oy ka racday nin ay gursatay walahy aniga waxaba iga nasiib badan dadka ay walidintisa ay dhinteen sababto ah marki la dhaho walidintada away waxay dhahayan way dhinteen lakin anigi ay nolayeen hadana ayna waxba itariin

  • @saaraawad6504
    @saaraawad6504 Před 2 lety +4

    Allaah ha u naxariisto aabo fadhigiisa janatul fardoowsa Allaah ha ka yeelo aamiin yaa rabbi 🤲🏻

  • @ayaangurubila3950
    @ayaangurubila3950 Před 2 lety +12

    Ani aabo ma arga mana helin aabo booskiisa iibuxyi lkn HOOYO mcn ayn haysta alx intii aabo unooshahay allah hudaayo 😭😭😭😭😭💔😢😢😢😥😭

  • @tatanta3709
    @tatanta3709 Před 2 lety

    Ilahy ha u naxaristo aabe iyo dhamaan inta u ka dhintay walidku anigaba aabe u dhintay amiiin

  • @rahmoadan9723
    @rahmoadan9723 Před 2 lety +29

    Wow beautiful family mashAllah

  • @makoislaw
    @makoislaw Před 2 lety +38

    Waa hees qiiro hooyo le allow hooyo iyo caruurteeda hakala qaadin🥰🤲

  • @faiza4067
    @faiza4067 Před 2 lety +10

    Maansha allah ooooh adna you made me cry😭 you are so sweet person. you are lucky🌹💖🌷💕❤

  • @nasrabintumohamed5513
    @nasrabintumohamed5513 Před 2 lety +15

    The most emotional😭😭😭 video i have ever watched so beautiful mother and daughter 🥰

  • @maryamacali5894
    @maryamacali5894 Před 2 lety +13

    Ani abehey waa u xiisy lkn ma arki karo allaha ku naxariisto abo iigu duceeya😭❤

  • @ruunalimohamed8014
    @ruunalimohamed8014 Před 2 lety +4

    Masha Allah walahi aad Ayaan uqiirodey runtii waa Daren cajib ah Alxamdullillah qaaliyey

  • @fatuushpea351
    @fatuushpea351 Před 2 lety +127

    𝐍𝐚𝐱𝐫𝐢𝐢𝐬 𝐣𝐚𝐧𝐧𝐨 𝐚𝐥𝐥𝐚 𝐡𝐚𝐬𝐢𝐢𝐲𝐨😭🤲🤲🤲

    • @aamkareermagaal8451
      @aamkareermagaal8451 Před 2 lety

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @nawaalabdi6286
    @nawaalabdi6286 Před 2 lety +8

    Wlhy aniga waligay faraxda aabo ma arag xitaa argiisa ma arag wlhy ilaahow u naxriso aabo yashen 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲

  • @ibrahimbaraw6063
    @ibrahimbaraw6063 Před 2 lety +2

    Inta aabe la aan ah aan oyno cawa inta hooyo la aan ah ck usoo duubay halkaas haka oyano inte wa aabe anoo 8 sano jiro u iga dhintay 22 sano ka hor alah ha u naxaristo igu so duceya aamiin aamiin aamiin

  • @umusuunaa
    @umusuunaa Před 2 lety +16

    Allow U Naxqriiso Abaayo U Ducey Qabirigiisa Allow U nuuri Anagana Hana Fidneynin Gdaashii Asxaabey Isoo Booqo Hadad i aragto Adigaa Ii Muhiin Ah Waxaan soo Gudbiyaa Qisooyinka Familka Iyo Maseyrka Iyo Ila Xafid Qur aanka Wall

  • @ubaxaxmed586
    @ubaxaxmed586 Před 2 lety +12

    28/6/2012 waxaay aheed maalin iigu xumeed noloshayda waa maalintaan waayey halyeeygii laiiga baqi jiray
    Waa maalintaan waayey geesigii iso barbarshay inkasto yaraa
    Waa haldoorkii dartiis dadbadan iiga gambanjireen
    Waa maalintaan wayey poqorkii idhalay
    Aabo gadashaa farxad mahelin🥲
    Aabo gadashaa daryeel mahelin🥲
    Aabo gadashaa waan ciishoday🥲
    Aabo gadashaa magac ayaa ibaxay oo ah agoontii rajadii🥲
    Aabo gadashaa dadbadan ayaa na ciilay 🥲
    Aabo hadaan awoodo inaan qabriga kaso baxsho aduunka markale ayaan dhalanlahaa😰
    Aaaaaaaaaaaaaaaaaaabo😭😭😭

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 Před 2 lety +2

    Illhy ha unaxaristo abaayo aabo iyo dhman intii dhimatey oo Muslim ah😭🤲

  • @nasroabdulahi289
    @nasroabdulahi289 Před 2 lety +4

    15 sano kahor waxay ii ahyd habeenka ugu mugdisan Noloshayda Aapo AllaH unaxariisto 😭😭😭🤲

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Před 2 lety +4

    Adna xabiibti macalesh calosha ihurisay macaney ilaahey baba maxamud iyo hooyo calwiyo cimri dher iyo cafimat taam ha ilaahey haku siiyo insha allaa sharafey 🥰🥰🥰❤️❤️❤️💕💕💕🌹🌹🌹

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry Před 2 lety +10

    Masha Allah Tabaarka Allah. ❤️❤️😥😥
    Hooyo macaan.👑😍😍 Amiin 🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @aaminoladan8839
    @aaminoladan8839 Před 2 lety

    Allahayow hooyadee macaan cimri dheer iyo cafimad isii ❤❤❤❤💯❤

  • @samiramohamed9392
    @samiramohamed9392 Před 2 lety +2

    Mashaallaah tabaakallaah walaahi hooyoo macan waa qaali waaye deldel mahan ilaah hoyadeen ano xiftiyo damaan

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 Před 2 lety +20

    ادنا ‏ ‏الأم ‏الله يحفظ أمهاتنا يا رب يرزقهم الصحة والعافية الأم هي الأم ❤️❤️❤️❤️🥰😌

  • @xasanseygaofficial7975
    @xasanseygaofficial7975 Před 2 lety +3

    Ax ax wn kula dareemyaa abyo ilhy ha unaxariisto aabaysheen inta dhimatay 😭😭😭😭😭

  • @dahirabishar17
    @dahirabishar17 Před 2 lety +2

    there is no greater love than the love of mother 💗💓♥️❤️may god bless our mother

  • @howraarofficial3191
    @howraarofficial3191 Před 2 lety +11

    Adna wa iga owsiisey 😢wlhi Masha Allaah abyo ❤️ Walid keen jisadiisa jano Allaha ka dhigo Amen Yarbi 🤲

  • @queen1045
    @queen1045 Před 2 lety +14

    Alla ya raxma raaximiiin rabi ha u aabe abayoh 😭🥺😢😥💔

  • @ruqiaali5181
    @ruqiaali5181 Před 2 lety +7

    Hubal in iyada iyo gabadheda lagu diray ama laga haystay oy hada is Helen mansha allah 💖

  • @HaniJamaalMarfadi
    @HaniJamaalMarfadi Před 2 lety

    Ilahayow hooyo mcn hanaga qaadin intii dhimatayne allow unaxa riiso aamiin yarabi

  • @monahusseinhassan5829
    @monahusseinhassan5829 Před 2 lety

    Mansha allah allahuma baarig alle haxiftiyo dhamaan tiin alle hakuu xiftiyo aabaha iyo hooyadaba

  • @filsanosmaan2520
    @filsanosmaan2520 Před 2 lety +5

    Allaah ha u naxariisto

  • @hodanali7453
    @hodanali7453 Před 2 lety +3

    Masha allah walala qali Alxmadulilaah waa sax walhi 😭😭😭😭😭😭❤❤❤❤❤❤ Hooyo waaqali aamiin aamiin yaa rabi

  • @ciiltire509
    @ciiltire509 Před 2 lety +1

    Maasha Allaah waa xasuus qiimo leh

  • @Sabaax123
    @Sabaax123 Před 2 lety +1

    Asc Adana wllo aboo alle haw naxariisto iyo waalidkaygii idhalay iyo intii muslinaba aamiin

  • @Umu-abdirahman
    @Umu-abdirahman Před 2 lety +7

    Dhamaan Waalidintii dhimatayAllha unaxariisto😰
    Anagana Allha Noo daysto Cimri dheer caafimad Taama Allha Siiyo🤲

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 Před 2 lety +13

    ‏الله يرحمه ابوك ‏ويسكنه جنة الفردوس يا رب

  • @faravsharif4988
    @faravsharif4988 Před 2 lety

    Maasha Allaah waalid iyo walaal ninkaan heysanbaa og dhibaatada ayledahay marka inta heysata Allaah ha uraajiyo cimrigooda intey kadhintena jannatulfirdowsa hageeyo. Awlaadana bearing Allaah hanooga dhigo.

  • @munaxaashi3181
    @munaxaashi3181 Před 2 lety +7

    Xalay markan fiirsaday videokaas Walaahi waan ooyay dareen hooyonino isn’t easy Somali wayn

  • @aminanugal1971
    @aminanugal1971 Před 2 lety +3

    you make me cry Adna may Allah subxanahu wataala Rest In Peace your lovely father

  • @rahmabarkad7070
    @rahmabarkad7070 Před 2 lety +4

    Walahi siidhaba uu ooyeyey hoyo wan Ku xiisaye waxa dareme Kara. Qof ate hoyo kamaqan tahaye hooyo wan Ku xiisaye 💝💝♥️❤️❤️😭😭😭😭

    • @janogasho2474
      @janogasho2474 Před 2 lety

      Anigu hooyadey macan 12 sano oo waxdheer ma arkin ilaahey nabad haiigu celiyo hestan wan laooyin dhamaystsey

  • @jamilanrsl4228
    @jamilanrsl4228 Před 2 lety

    Aabe Allaha u naxariisto iyo dhamaan waalidiinteen Aammiin yaa Rabbi

  • @amalhussein8600
    @amalhussein8600 Před 2 lety +1

    maash Allah adan wax tahay qof abaal loo galo allah haku xifADy my sister

  • @samiiraabdirahman7067
    @samiiraabdirahman7067 Před 2 lety +7

    Masha allh adna.inta jecel iso raaca

  • @nimcoyussuf2948
    @nimcoyussuf2948 Před 2 lety +6

    😢 😭 😿 😢 😭 😿 my heart is broken, gosh I missed my dad, my Allah grant them he's mercy and Jannah tul firdows to all parents and Muslims ☪️ 😢.

  • @amkaabdi132
    @amkaabdi132 Před 2 lety +2

    27/January/ 2019 Caawa Oo Kale waa Habenki Abahey Macn Allh nagajclaady Ilahey Waxn ugubaryaya Inuu ugucazuuma Janatull Naciim Gadaashisane Allh Nafidnenin Qabriga Allh Uqaboojiya ABE MCN😭😭😭

  • @nalkasahal9182
    @nalkasahal9182 Před 2 lety

    😭😭😭😭walahi laki xaji way iga ohisay aniga hoyo iyo abehey anigoo yar ayey iga dhiteen beydhabo ayey ku asantahay kadib reer abti ayaa isoo koriyey aadna waan ujclhay illahay ha idaayo walidkeeyna allaha unaxariisto amiin iyo itii walid ee dhimatay janadii alahaa geeyo

  • @saciido1235
    @saciido1235 Před 2 lety +4

    Wlhi waa uhurtay caloshaaaa 😭😭 alla hooyo mcn badanaaaa allow hoyouinka nowada xafid ❤️

  • @fahmocumar9004
    @fahmocumar9004 Před 2 lety +11

    Habo mcn adna walhi adunkan wax walbo waa lagu arka aabe alle haunaxariisto💔💔❤😭😭

  • @ayaansalah9282
    @ayaansalah9282 Před 2 lety +1

    Amiin wll qali. Adna qali mansha allaah

  • @istanbulnoor5704
    @istanbulnoor5704 Před 2 lety +2

    😭😭😭😭 masha allah Boqorada heesa banadiriga laki xaaji wacees iyo gabartaada

  • @abdiaziizqanciye1222
    @abdiaziizqanciye1222 Před 2 lety +8

    Walaahi wan la ooyay wayo ma isxejinkartid hoooyo allah ha inoodhafo intay kadhimayna allah ha uboogodhayo ax ax abaayo adna heestani waaa xanuun badanthy

  • @seinabzalah4563
    @seinabzalah4563 Před 2 lety +6

    Allaah hawnaxariisto aabo

  • @safiyoadan8541
    @safiyoadan8541 Před 2 lety

    saxiix hooyo macan la anteda wanolol an jirin nolashas runti insha allah ilaahayow unaxriiso hooya deyda iyo dhamaan intiiba umada nabi maxamad rasuul salalaahu calayhi wa.ahlihii wasalam oo qeerka jacel oo hoyoyin koda dhimatay allaha ha unaxriisto dhamaan tooda allaha na haku kulmiyo janatul fardoosa insha allah ilaahay idinkiisa 🤲😥😥😥😥 inta ay hooyo yinkooda nool na insha allah ilaahayow udhaaf unasii cafimad badan iyo cumri dheer ciwado leh iyo farxad aan dhaman neynin waligeda insha allah yaa raxmaan 🤲😘😘😘😘😘😘

  • @daniaabdulkadir8806
    @daniaabdulkadir8806 Před 2 lety +2

    Awoowe cabdi buzuri 😭😭allha u naxariisto hawar yar farxiya buzuri allha xafido ayadana

  • @STREAMNXT01
    @STREAMNXT01 Před 2 lety +6

    allahayow walidkena ino Xafid,😍😍😍

  • @SabreJamesOfficial
    @SabreJamesOfficial Před 2 lety +4

    Masha Allah Abaayo 😘😘😘😘

  • @drsikraanalawi4894
    @drsikraanalawi4894 Před 2 lety

    Aamiin Aamiin Aamiin ya rabi insha allah abyo mcn ilahe haku xafido masha allah

  • @sihaamhassanabdow4313
    @sihaamhassanabdow4313 Před 2 lety

    Hooyo Macaan 🌏 qof kamqan ay darmemi karo wlhi hooydey wax kala maqnahy hadiiy dhatahy waa 2biley iska dhe waa modaa 2sano ina kala maqanhy waan uxisey naxriisteda alx hooyoinkena allha siyo cafimad iyo cimri dheer iyo ciwado allhuma amiina yarbi hooyodey ii xafida cafimaad cimri dheeri igu sii meesheda yarbi 🤲😥♥️

  • @WaqooyiKenya
    @WaqooyiKenya Před 2 lety +6

    Asc adna qurux, abyo naga daaf hade..oo hinta..Bismillah

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 Před 2 lety

    Abaayo mcnto aabe alllaha unaxariisto abe labaadna waad haystaa mashaa alllah allaha barakeeyo

  • @leylacabdulahixasanleylaca601

    Keep gonig adna liyey

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 Před 2 lety +7

    my mother died and iam 2yrs old .wax ulaahay qoray lama baajin karo allah ha u naxariisto dhamaantood🥰😔😔

  • @malyonsaeed3213
    @malyonsaeed3213 Před 2 lety +4

    mashallahi. I cry with you. I'm feel bad for everyone who lest their person 😔 I never had my father and my mother was never there for me so my grandmother race me . I love my grandmother more then my mum ❤️ it is heart breaking to see this kinda of story 💔 the

  • @fadxiyaismail4794
    @fadxiyaismail4794 Před 2 lety

    Masha Allah wallo alow nodaawalidka

  • @AminaMaandeeq
    @AminaMaandeeq Před 2 lety +1

    Adna qurux xabiibti aabo alle ha u naxariisto jannadiina rabi hooy ha oga dhigo ameen aduun iyo xaalkiisa sidaas ah alx caawo oo kale waxaan waaye hooyadey macan 28/12/2016 alle ha u naxariisto walidkeen intii dhimatay hooyo waa qaali laman helo inta noolna rabi ha xifdiyo cimri dheer cafimaad iyo cibaado suuban bidimillaah insha allaah ❤❤❤❤❤💯