Waa sidee xaalka furimaha dagaalka ee ciidanka dhufaysyada u ah?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 31. 08. 2023

Komentáře • 9

  • @ayanleosman8891
    @ayanleosman8891 Před 10 měsíci +3

    Legend Atoosh, fadlan nalaso wadaag nolosha dhabta ee furimaha ciidan taalo ,. ... Nosobadi war bixinada sidaan cml ah ee real lifeka ah..
    Allaha idiin xifdiyo adiga iyo ciidan xooga dalka

  • @dal-xoreeye1030
    @dal-xoreeye1030 Před 10 měsíci +1

    Maasha Allah catoosh wariya heer calamari o Dadka somaliyeed ubaahanyihiin aa tahay adiga iyo ciidan ka umada somaliyeed dartood duurka ugu jiro Allah ha idiin guuleeyo mar labaad waxa ka codsana in muuqalada noocaan o kle no so badiso 4 minute ka badana no so duubto wa hadii aa awoodo ❤️

  • @ismahanabdi1748
    @ismahanabdi1748 Před 10 měsíci +2

    Sobadi wll

  • @mahamedabdi2022
    @mahamedabdi2022 Před 10 měsíci

    Ustaad catoosh mahadsanid

  • @mahamedabdi2022
    @mahamedabdi2022 Před 10 měsíci

    Allaha siiyo guul geesiyada qaranka

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Před měsícem

    Allaw ma adaan Meel cidlaha ah nacnacleyn

  • @maxamedcali9886
    @maxamedcali9886 Před 10 měsíci +1

    ina mesha ku dhimata ma rabtaa catoshow

  • @sowdafarah181
    @sowdafarah181 Před 10 měsíci

    Hakudhiman meeshaas ee isaga tag ilaah ayaa deeqda baxshee war kaaraacimaayo noloshaas 😢

  • @aliosman9609
    @aliosman9609 Před 10 měsíci

    Waar ood-kac iyo maleega haysku darina