Geeljire 40 Jir ah oo sheegay Inuusan Waligii Gabadh Bbe Iyo Xabiibtii ku odhanin oo ay Ceeb tahay.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 02. 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on CZcams, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on CZcams.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our CZcams channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

Komentáře • 41

  • @sadiamohamed2077
    @sadiamohamed2077 Před 5 měsíci +4

    Thank you brother Noor💙 Beautiful history of our🇸🇴💙S

  • @fathiahmed3970
    @fathiahmed3970 Před 5 měsíci +1

    Sxbow Ninkaa cilmi ha laga qoro 🇸🇴❤️❤️ Cilmi buu la Aamusan yahay e . Ilaahaw ha i dilin anoo Geel jire noqon

  • @Geelljireqoqay
    @Geelljireqoqay Před 5 měsíci +1

    True Geelljire wallah, Somali dhaqan,,,,,,,,,,,,,,,,, last 100 years baranay macaan waan ku jecelahay , jallaato ama xabxab ma kuu keenna !!

  • @ayahaqeel1782
    @ayahaqeel1782 Před 5 měsíci +4

    Babe iyo xabiibti maxaa baray soo ninku miyiga Soomaali kuma noola. War dadka yaan la waalin oo wax qiimo leh ka hadla.

  • @farahjamaa
    @farahjamaa Před 5 měsíci +1

    Tariikhda somalida Bbe iyo xabiib wax nagu cusub waye shukaansiga hadii la soo koobo waan isguurso ma ficna in waqtiga ila mayreyso lagu dhameeyo

  • @youngingace2674
    @youngingace2674 Před 5 měsíci

    Good interview and good question well done 🎉

  • @user-ep3wz4vn4y
    @user-ep3wz4vn4y Před 5 měsíci

    Mansha Allah thanks brother

  • @ilayshabonfarah7165
    @ilayshabonfarah7165 Před 5 měsíci

    Mahadsanid

  • @cabdiraxiinkhadar4433
    @cabdiraxiinkhadar4433 Před 5 měsíci +1

    Absolutely kulahaa waar adba ma hawl yarid😂

  • @ahmedabdi2065
    @ahmedabdi2065 Před 5 měsíci +2

    Baby iyo xabiibti midna afsomali maahan ee dadka ka xishoo siiba geeljiraha

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Před 5 měsíci

    Masha allaah Allaahu Akbar sharaf weeye somali runa gabdho wiilkaa gaadha ❤🤣waa wiil somalinimo ⁉️

  • @jamaisse9852
    @jamaisse9852 Před 5 měsíci

    Asc
    Mansha’allah
    Allahayow dhaqankayagii noo soo celi
    Adeer geella salaad ku ku dar hadaad tukatana waad mhdsan thy.
    Sekedana ka bixi

  • @warsamemayele
    @warsamemayele Před 5 měsíci

    Bbe iyo xabiibi dhaqankena somalida ma ahaa eega waxba ka qaldan is sax Nuurow

  • @hodanahmed5908
    @hodanahmed5908 Před 5 měsíci

    Clean man

  • @ahmedmahamoud2082
    @ahmedmahamoud2082 Před 5 měsíci

    Walahay.waa.qoslay

  • @yusufsheikfarah4357
    @yusufsheikfarah4357 Před 5 měsíci

    Ninkan reer baadiye ma aha ee waraysiga ayuu qurxinayaa

  • @Geelljireqoqay
    @Geelljireqoqay Před 5 měsíci

    Annuu markaan geelljire ahaa years ago, waxaa la oran jirray geella waa jeellay oo dooxyo gabaydiisa dhannaan carro ku jirto ayaa la geyn jirray, geell millix toos loo siiyo ma arrag!!!

  • @dhulkaygahooyo3023
    @dhulkaygahooyo3023 Před 5 měsíci +1

    Waa geesi ninka geeljiraha 😂 kaadida geela cuduro diseases lagu daaweeya sida sixirka, cancer kankaro iyo kuwa kale faro badan, waa barnaamij qurbo joogta daawan karan dalkii uxiisay 👍🥰

  • @sadiamohamed2077
    @sadiamohamed2077 Před 5 měsíci +1

    What? At night? That’s different.

  • @mohamedabdi-nu5is
    @mohamedabdi-nu5is Před 5 měsíci +1

    Ninkaan waa ibnu xalaal

  • @user-lf5qf3gn6b
    @user-lf5qf3gn6b Před 5 měsíci

    Waa runtii dadkan waashay

  • @dahirduale8657
    @dahirduale8657 Před 5 měsíci +1

    Waxaa igu qosal badan wuxu ku jawaba markii LA yiri magarani dadka toorida tumo.kkk

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 Před 5 měsíci

    Sax wa dhaqankayagi asliga ah weye baby love waxan magala riman hadana waxa no dheer gabdhihi dibada tagay waxa ku dhacay dhaqan guur meel dhexe ayey ku lumen

  • @Awaare17
    @Awaare17 Před 5 měsíci

    Dhaqanka miyigeena iyo ka magaaladu waa kala duwan
    Yiin markaa taas ayaa qasbayay
    Arimaa.

  • @farahjamaa
    @farahjamaa Před 5 měsíci

    Noor asaga ayaaa geeljire ahaan jiray wareysiga intuu asaga garanayo iyo inta ninkaan sheegayo waxaa badan intuu asaga yaaaan

  • @calimaxamed3786
    @calimaxamed3786 Před 5 měsíci

    War nikaan nin qosla maha waa geejire rasmi ah

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 Před 5 měsíci

    Asal asal dhalay wa runti ragga hadda joga kuwaba washa su bibi u laha markey danaysato bu hamadi dhigi

  • @ONKODTV
    @ONKODTV Před 5 měsíci

    Waxaan waa riwayad geelhiraha absalutely kulahaa

  • @user-si6ii8yp6v
    @user-si6ii8yp6v Před 5 měsíci

    Dhaqankii soomaaliyeed saasuu Ahaa waxankale waa dhaqanada waalan ee hada

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 Před 5 měsíci

    Waar dhakal lama yiraahdo" xagan Aameel ayaa laga yiraahda?

  • @ahmedmahamoud2082
    @ahmedmahamoud2082 Před 5 měsíci

    Kkkkkkkkkkkk

  • @HagooganeMedia
    @HagooganeMedia Před 5 měsíci

    Ninka edeb darrada kala taga Nuurow 😅😂.
    Ta uu sugayo alle ha u sahlo haddii aanay single mother ahayn 😅.

  • @mussemuna386
    @mussemuna386 Před 5 měsíci

    asal asal dhalay 😂😂😂

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 Před 5 měsíci

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @faadumohaashi9427
    @faadumohaashi9427 Před 5 měsíci

    Kkkkkkkkk

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc Před 5 měsíci

    😂😂😂waar ninkani ma Ogaadeenbaa? Wallaahi waa runtii, wuxuu isoo xasuusiyey anaga oo yaryar oo guri daradiisa kuciyaarayna ayaa nin nala daris ahaa. Intuu albaabkii nagu soo garaacay ayuu yiri adeer tii carruurtayda dhashay ma gurigiinay joogtaa😂 markaa ayaanu is eegnay oo qosal ladaadanay kadibna wuu nagu xanaaqay!

    • @Anfa-99
      @Anfa-99 Před 5 měsíci

      😂😂😂😂😂

    • @Anfa-99
      @Anfa-99 Před 5 měsíci

      islaantii reerka iyo tii iidhaxday waxaaseey dhahaan iyo taan wada joognay😂😂😂

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 Před 5 měsíci

    Kkkkkkk