Nin 15 Sano Geeljire ahaa oo ka Sheekeeyay Qisooyinkii uu lasoo Kulmay & Habeenkii ee Golaha Geela..

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 02. 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on CZcams, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on CZcams.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our CZcams channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

Komentáře • 65

  • @Ali-fw4yi
    @Ali-fw4yi Před měsícem

    Mahadsanid Xaga aag Geele nosoogudbiya thanks

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 Před 5 měsíci +4

    Mashallah geela hilibkiisa iyo caanahiisa aan jecelahay ee ilaahow innoo barakey
    From xamar cadeey

    • @user-jh9vd2lh2l
      @user-jh9vd2lh2l Před 5 měsíci

      I love ❤ xamar cadeey xuduntii umadeena aloow bararee waahore ayaa iigu danbeeysey ❤❤❤❤

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 Před 5 měsíci

      @@user-jh9vd2lh2l anigaba wa hore ba igu danbaysay wa meshi anku koray lakin dadka waxay dhahan sidi hore uma cada

  • @abdinasirabdullahi1037
    @abdinasirabdullahi1037 Před 5 měsíci +1

    Dhaqashada Geela wali lwax hor mar ah kana muuqdo. Waxaaba la dhihi karaa Dib udhac weyn baaba gaadhay.
    Caag ayaa lagu lisayaa !!
    In sha Allaah Geela horumarsan ayaan goor dhaw dhaqanayaa 🎉🎉

  • @Xaswawa-rz2et
    @Xaswawa-rz2et Před 5 měsíci +2

    Yaa Rabi geelaas walaalka soomaliyeed eed siisey u Barakee! Amiin.

  • @Anfa-99
    @Anfa-99 Před 5 měsíci +1

    geel xoolaha ugu fiican aad baan u jeclahay caanihiisaana kusoo koray ❤❤❤

  • @AmiinAbdiiSiraaj
    @AmiinAbdiiSiraaj Před 16 dny

    Waan bareedaa ❤

  • @Ali-fw4yi
    @Ali-fw4yi Před měsícem

    Aga soo gudbiya dhaqanka geela mahadsanid

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr Před 5 měsíci

    Mashallah beautiful

  • @Seeykulatahy
    @Seeykulatahy Před 5 měsíci +2

    Very beautiful and well presented. The interview knows his job. Thanks.

  • @fadumasheikhmahmuod3082
    @fadumasheikhmahmuod3082 Před 5 měsíci +1

    ماشاء الله تبارك الله اللهم زد وبارك ❤

  • @icemanb5065
    @icemanb5065 Před 5 měsíci

    Masha Allah

  • @xassanmoha5339
    @xassanmoha5339 Před 5 měsíci

    maashaa allaah alloow u barkeey ❤❤❤

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve Před 5 měsíci

    Mashallah meel qurux
    Caanaha geela feedhaha iska saar dhaqaaq

  • @user-si6ii8yp6v
    @user-si6ii8yp6v Před 5 měsíci

    Masha Allaah Allaah haydiinbarakeeyo

  • @kawsarmuxumed7814
    @kawsarmuxumed7814 Před 5 měsíci

    Masha Allah good news

  • @halimaraghe8696
    @halimaraghe8696 Před 5 měsíci

    Mashallah beautiful ❤

  • @mahamedomaryusuf6567
    @mahamedomaryusuf6567 Před 5 měsíci

    Mash Allah geela waa geeleene

  • @AmiinAbdiiSiraaj
    @AmiinAbdiiSiraaj Před 16 dny

    Waan sammuu namaatiif barbaachisu nu garsiisuu keessaniif heedduu galatoomaa

  • @ayanhussein4279
    @ayanhussein4279 Před 5 měsíci

    Mansha Allah. garan-case is Handsome and funny 🥰 #23:42 qundhaanja nagashay 😂

  • @hodanc6255
    @hodanc6255 Před 5 měsíci +1

    Masha Allah qurux badana wa xage meshan ma magalidi abahay ba qabdidahare

    • @abudarda00
      @abudarda00 Před 5 měsíci

      waxaan imaleyn iney tahay dhinacaas iyo kenya. Gariisa area

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 Před 5 měsíci

      Mahadsanid lakin midka geela la joga lahjada dds bu ku hadlaya

  • @issahussein2277
    @issahussein2277 Před 5 měsíci

    MANSHAALAH

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy Před 5 měsíci

    Mashallah ❤❤❤❤❤

  • @fatima-sx2ff
    @fatima-sx2ff Před 5 měsíci

    Geela qurux badan xaguu joogaa

  • @user-bz2qf7vl5o
    @user-bz2qf7vl5o Před 5 měsíci

    Masha Alah geela

  • @user-jh9vd2lh2l
    @user-jh9vd2lh2l Před 5 měsíci

    Allaahu masaakiin ❤❤

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 Před 5 měsíci

    S/c waxa ii muuqda haruub/gaawe /haruubgaal waa waxaan rabey geel hadddad dhaqanayso garo baro quruxda /caafimaadka /uduga /carafta haruubka vaadimaadka u wacan dhaqanka uwacan dhanwalba u wacan.
    Barta haruub/caafimaadka u wacan

  • @cismaanaxmed4854
    @cismaanaxmed4854 Před 5 měsíci

    Man sha alah

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 Před 5 měsíci

    السلام عليكم
    Rag wa gel jire wan so maray

  • @user-xt6dp4iz6s
    @user-xt6dp4iz6s Před 5 měsíci

    Kuwa badan oo magaalo ku dhashay. Ama iskool lageegay Buu wiilkaan ka caqli badan yahay waa nin degan mansha allah

  • @mohamedbashiir8430
    @mohamedbashiir8430 Před 5 měsíci

    Gabaygaas abwaankee qaaday fadlan?

  • @fedawsabdu-vr4tl
    @fedawsabdu-vr4tl Před 5 měsíci +1

    Reer Amaadin goojiyo fadhiya Galaha farayso ee goolka iyo giirka iyo geela badan hasta in ta kale waan kadaayay

    • @SadamSayid
      @SadamSayid Před 5 měsíci

      Geela ma ree amaadin baa leh

  • @Saalamiinchannel
    @Saalamiinchannel Před 5 měsíci

    Geelu waa geel waxuu gooyane waa geel❤

  • @ashaalali1221
    @ashaalali1221 Před 5 měsíci

    Maxaa faida shekadan????

  • @rnuura334
    @rnuura334 Před 4 měsíci

    ♥️❣️💫💫♥️💫💫♥️❣️💫💫♥️❣️💫💫

  • @AmiinAbdiiSiraaj
    @AmiinAbdiiSiraaj Před 16 dny

    Sila soomaaleen dhugumatti gaala jaallatti

  • @user-ih5ip1xo1b
    @user-ih5ip1xo1b Před 5 měsíci

    M😅❤mashaa allaah

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 Před 5 měsíci

    Geelan ma Abdirahman absame Ayaa lehe miyaa ruuro brother👍

  • @fathiahmed3970
    @fathiahmed3970 Před 5 měsíci +1

    Gabayga Halkeen ka dhegaysan karaa? Mahadsanidiin

    • @SSTV2
      @SSTV2  Před 5 měsíci

      czcams.com/video/1YcNJqSn3Oc/video.html

  • @fathiahmed3970
    @fathiahmed3970 Před 5 měsíci

    Sxbow Koofiyada aad xidhan tahay ma akhriday wxa ku qoran? Lahayste ha noqon sxbow Mahadsanid

    • @inshamediaisha6321
      @inshamediaisha6321 Před 5 měsíci

      Kkkkk off white w company magaci oo waliba qaali ah sxb.marka off white lahayste miya bal I fahansi

  • @abdikadirbillemohamed1553
    @abdikadirbillemohamed1553 Před 5 měsíci

    Asc nuur.....ragga sarir halo iibiyo sxbyaal

  • @houmedahmed7119
    @houmedahmed7119 Před 5 měsíci

    oof waa geeli ogaadeen ee aslka ahaa.

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve Před 5 měsíci

    Badri haybe kilaas

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 Před 5 měsíci

    WA dheeman lacageed nin Healy dhogar yarow geele rags laxaha sii dhowreyow dhaqasho WA geel

  • @user-sx9fr2dz9s
    @user-sx9fr2dz9s Před 5 měsíci

    Muxuu yahay geela caaga lagu maalayo Dhaqanki geela ma waxbaa iska badalay

  • @seryu8204
    @seryu8204 Před 5 měsíci

    Geel wax lagu habsama ma ah ka la nool iyo geelu waa isku mid

  • @Anfa-99
    @Anfa-99 Před 5 měsíci

    hadaan rabo inaan tabcado mala igagadayaa mana la ii dhaqaalaynayaa

  • @abdikadirbillemohamed1553
    @abdikadirbillemohamed1553 Před 5 měsíci

    Sarir Raha isku laabanayo halo iibiyo qurashadu waa daratahay

  • @Justakanji-pp4ji
    @Justakanji-pp4ji Před 5 měsíci

    ،،ء ‏‪0:11‬‏

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 Před 5 měsíci

    Mashiinada casriga ee tuubooyinka leh maxay u sameysan waayeen caana badan yey helilahaayeen nadaafadana iyadaa u fiicnaan lahayd

  • @user-bg9xb2yv8o
    @user-bg9xb2yv8o Před 5 měsíci

    Toojo=mooy ama tood ayan u agaranayaa

  • @AbdirashiidMuxumed-sh7ch
    @AbdirashiidMuxumed-sh7ch Před 5 měsíci

    Geelu xoolo maaha laakiin waa ugaadh waxa soomaalida qayirkiid kareebayeyi ee ina badeyi granada jahaliga qabyaalad taa waxa kuu cadanasa soomaalidu geel baying dhaqanseyi ka awoow ka awoow maata Heera aynu nolosha kagajiro waad argtaan

    • @inshamediaisha6321
      @inshamediaisha6321 Před 5 měsíci

      Qabyalad ba reebtay .lakin I don’t know mesha aad ku noo shahay.dad waliba xoolo way dhaqdan.America ban tagay Australia hadad arki lahayd sida uma hadashen

  • @abdikadirbillemohamed1553
    @abdikadirbillemohamed1553 Před 5 měsíci

    Dhamaantoda

  • @CaliCabdi-to4ks
    @CaliCabdi-to4ks Před 5 měsíci

    Masha Allah