Halimo Gobaad iyo Safwan Halac | ILA BOGO | (official video) 2018

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 16. 11. 2017
  • Hudba

Komentáře • 1,1K

  • @safwanhalac5466
    @safwanhalac5466 Před 6 lety +2265

    Wxn aad ugu mahad celinaya wlalahayga eng haatuf abdi and my bro Nabiil Bulle my bro xamse weli my bro maxamed alta my brother bulshawi and my bro gulled simba all my team wxn leeyahay tanks iyo wlaashay xalimo gobad la aantiin waxba may qabsoomeen wxn aad u salamaya dhaman inta fankayga jecel tanks all and I love you ilahay amarkii

  • @mustafa12430
    @mustafa12430 Před 6 lety +33

    Xaax!! Heesto macaan badanaa jaceylkii waayo waayo iheen jiray baa igusokackay ❤❤❤❤❤. Intii isjecel cimri dheer Iyo caashaq wacan.

  • @Alhajji1
    @Alhajji1 Před 6 lety +206

    Walal waka firist comment so horeyay hees shidan
    Allah ka cabso nabiga jacel scw❤️❤️
    Aan ku salino xabiibkeena like i zaar

  • @susuyahye
    @susuyahye Před 6 lety +66

    3:33 Halima Gobaad Waa laga xishood siyay ma aysan filaneen safwaan oo romantic ah inu dhinac fadhiyoo 😂😂

  • @Macankish
    @Macankish Před 6 lety +75

    Codka 100/% Dance 100%
    Stylka 100% Editer 100/%
    Camera 100% Laxanka 100%
    Safwan Halac Xalima Gobaad & Haataf Studio

  • @abdikhalaqibrahim5226
    @abdikhalaqibrahim5226 Před 6 lety +660

    Aar miyaydaan somali ahayn
    Mid chinese ah ayan la tartamayaaye like ta

  • @HaatafAbdi
    @HaatafAbdi  Před 6 lety +682

    Thanks for watching! Subscribe!

  • @fariidofaraxsan9845
    @fariidofaraxsan9845 Před 6 lety +18

    Axmad zaki halaga qariyo muqalkan Viva gobad war wan sohabsamee rer land abti isara like gobtii rer Sh isxaaq guulaysta ❤❤❤ zomaliland ❤

  • @farhali6345
    @farhali6345 Před 6 lety +115

    Qofkii u soogaly inuu dhagysto heesta iyo inuu community ga akhristo ku sali nabiga scw scw

  • @huskyjamapuntland1385
    @huskyjamapuntland1385 Před 6 lety +361

    Allow Ummada reer Somalilamd nabad ugu dhammee arrimahaan doorashada. Reer Puntland waa xaasidiin baad leedihiin waa taa wallahi aan qalbiga idiinka ducaynaye ogaada inaanan xaasidnimo nalaku xaman wax kalaba yeelkadoode.

    • @aligass7372
      @aligass7372 Před 6 lety +9

      Ameen somaliland dhipato kama dhacayso insha Allah

    • @qaysargaldogob5189
      @qaysargaldogob5189 Před 6 lety +7

      Hussein Abdulkadir abtiyashay nolaada

    • @emrecan6726
      @emrecan6726 Před 6 lety +1

      thanks bruh 😎

    • @misssusu
      @misssusu Před 6 lety +5

      Hussein Abdulkadir kkkkk war inta dhagax tuurka waan isla naqana wax kale majiraan

    • @asmakalil4208
      @asmakalil4208 Před 6 lety +1

      Hussein Abdulkadir Mahadsanid wllo anagupa Xumaan idinlama jeclin Dad wllahayo ah baatihiin

  • @abdiwaduuddhaanto1171
    @abdiwaduuddhaanto1171 Před 6 lety +74

    safwan halac iyo gulled simba tollow ma isku eeg yihin cidi sas aminsan like ta ayan idinka fadhiya

  • @moismail6233
    @moismail6233 Před 6 lety +4

    heestaan durbadiiba waxay ka shidan tahay xeebta liido woow sababta waa labada fanaan een kala dhicin gobaad iyo halac. all somalweyn ila bogta heestan macaan😍😍

  • @jacfershow1869
    @jacfershow1869 Před 6 lety +39

    Staylka halimo inta kuhaysata tolkaygii like ta hayla dhaafin

  • @kaftanmedia7960
    @kaftanmedia7960 Před 6 lety +212

    Laba aan kala dhicin safwaan iyo haliimo halkedaa dhigteen haatuf abdi. The leggend and nabiil halkaa ka sii wada hormarkiina Nacabkiina u noolada love you 😍 brothers dadwayanaha kalana aad baan u salamaya

  • @somaliaoffline1787
    @somaliaoffline1787 Před 6 lety +781

    Macalinka xisaabta ii dhigo maalin walbo waxuu idhahaa doqon aatahy waligaa xitaa 100 like mahelin fadlan like ii saar si aan utuso inuu asaga doqon yahy

  • @AbdihakinArji
    @AbdihakinArji Před 6 lety +163

    Www inaba caadi mahan haataf abdi walal sare horay u soco inta iga danbeyso like i saara

  • @mzzsmile3553
    @mzzsmile3553 Před 6 lety +108

    Safwan nd Halimo gobad😍😍😍😍😍

  • @abrominmoabdullahi5863
    @abrominmoabdullahi5863 Před 6 lety +74

    👏👏Xaliimo iskaabullada ugu waynban ahee abid hayga dheeran😂😂
    Best style xaliimo gobaad👌👌 best song🎶🎶best music 👏👏

  • @AhmedHassan-qv4wz
    @AhmedHassan-qv4wz Před 6 lety +40

    Haatuf Abdi la'aantaa fanku heer magaareen mahadsanid bro. Halkaa kasii wad howsha.

  • @zakariasaid9801
    @zakariasaid9801 Před 6 lety +178

    Ax yaa hees king Safwan nd Queen halimo gobaad intii igu raacsan is muujiya nolow haatuf studio

  • @kingdomman4706
    @kingdomman4706 Před 6 lety +40

    Wooooooow xidigaha qarniga safwaan halac iyo xaliimo Gobaad inta tageerta liketa hada igu booba

  • @maryamomohamed6927
    @maryamomohamed6927 Před 6 lety +19

    Safwaan jaceyl ban ku qabaa halke kugu so bandhigtaa hadan kuso bandhigto ma iga aqbaleysa xaliimo shidan jir leh waan ahy iga gaarsiiya fariintan inta aqoon u leh safwan halac bbe.Inta jacel safwaan like igu qabta

  • @somalishort24h
    @somalishort24h Před 6 lety +70

    San xaq ma ahan aniga one ☝️ ah plz like like 🤣🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 💪💪💪
    hayaaay wa dhalanki safwan halac iyo gobaad
    allow idindaa best song iga dheh
    fast watching
    inta soamli ah like ta

  • @thexaynoosh
    @thexaynoosh Před 6 lety +25

    Best song weeye intazUnpan zugaynay thanks haataf like hyLa dHaafIna

  • @weyraxshow4066
    @weyraxshow4066 Před 6 lety +261

    Dawasho iyo comment aqris hadaa isku wado ila mid ayatahy like ha’iga ilaawin hadikle comment aqris Waan jojinayaa

  • @NUXURKA-MEDIA
    @NUXURKA-MEDIA Před 6 lety +63

    Haliimo Gobaad Iyo Walaalkeyga Safwaan Heesta Wey Shidan Tahay Waad Ka Baxsateyn Hore Usocda

  • @xarfo
    @xarfo Před 6 lety +14

    I Am From Poland I Love Halimo Her Style i think its Beatiful Girl in Somalia

  • @sadiqismailisscak5613
    @sadiqismailisscak5613 Před 6 lety +29

    Labadan fanan inta taageerto like ii saro plz🇸🇴🙏🙏😍

  • @Footballerdrip
    @Footballerdrip Před 6 lety +4

    ✔ ugubeey xishood adigaa lahoo
    indhahaygaa jecel eeg madaadee
    wad kabaxsaten wlahi safwaan & haliimo
    please like yan laysal dhafin 😂

  • @Ibraahim_Sm21
    @Ibraahim_Sm21 Před 6 lety +63

    Kalay iska araag
    Safwaan iyo gobaad wyeh💖💟
    *hataaf Abdi* ku aminsnhyyy💖💖☝

  • @nimcaanonkod
    @nimcaanonkod Před 6 lety +14

    safwaan halac iyo xaalimo gobaad and haatuf abdi waxaa tihiin dad igu qaaliya iinoolaadaa sxpyl

  • @John-wq9zr
    @John-wq9zr Před 6 lety +45

    Heestan saan u raadinayy kabihii baa iga dhamay wllhi wllhi pl like ta hadn soo dhcy 😂😂😂

  • @sacadmuuse1103
    @sacadmuuse1103 Před 6 lety +41

    Safwan hilaac inta isku saxaraha ahayen farta taaga walalayal😃

  • @abdirahmanhajji467
    @abdirahmanhajji467 Před 6 lety +31

    Waar like igu cawiya somalay hadan tolnahy😂

  • @KHALED-zj6jh
    @KHALED-zj6jh Před 6 lety +14

    safwan &Halimo go forword waan ku hystaa waa isku soobaxayaan

  • @oneofficial9094
    @oneofficial9094 Před 6 lety +9

    fanku mar london ayuu ka shidnaa
    marna hargeisa cadey
    waqtigana haataf abdi ayuu ka ag dhawyahay
    alla yacizak bradar

  • @amarrahje6689
    @amarrahje6689 Před 6 lety +3

    Ani Ahaantay way iqancisay heestan Halkedaad dhigteen safwan marka horeba heesu qado oo Aanan ka helinba MA jirto Long Life hunoh horumar KA gaadh fankaagana Insha Allah 💋💋💋💋

  • @asiyadiamond5693
    @asiyadiamond5693 Před 6 lety +333

    Like Isar Hada Halimo Iyo Safwan Tagerto Asiya From Burco

  • @qntamma4131
    @qntamma4131 Před 6 lety +8

    Inta maalintaa jimcaha ah dhagaysatay Qur'an like plz
    😊

  • @mohamedibrahimali8524
    @mohamedibrahimali8524 Před 6 lety +11

    walaaal safwaan qoftan yayna ku dhaafan pro asxpey ma qaldanahy like replay my cmnet

  • @abokormaxamed8723
    @abokormaxamed8723 Před 6 lety +11

    Inta jecel haliimo gobaad iyo safwaan like ugu qabta Azxaabta

  • @abdirahmaanyuusuf1055
    @abdirahmaanyuusuf1055 Před 6 lety +42

    Xidigaha Yurub Waa Reer somaliland❤️
    Xidigaha Geeska Africa Reeer somalind
    Kuwa somalida kale ah ba idhahaya wa isaaq Faanaya lakin wlh I am from Boosaso Puntland ❤️

  • @luckyyare3284
    @luckyyare3284 Před 6 lety +61

    Nowerdays I can see somali people are going forward but the problem is that most the somali boys and girls are addicted to foreign songs thus make us far behind from the rest of the world.
    Hit lik if u agree with me
    Peace ✌✌

  • @abdirazaqkiiko8096
    @abdirazaqkiiko8096 Před 6 lety +10

    Hatuf abdi the best somali camera man best producer you are genius bro keep it❤️🙏

  • @yasinhussein2395
    @yasinhussein2395 Před 6 lety +11

    Heer sare hatuf abdi
    Wd ka shaqysy 😀👍👍👍👍👍

  • @hanadgeire1967
    @hanadgeire1967 Před 6 lety +21

    War anaa kow ah manta ee bal like isaara inta nasabka 😏😏😏

  • @yachyahusen9717
    @yachyahusen9717 Před 6 lety +1

    Xaliina gobaad Aaway waxaanu Kaaga baranay? Alle Hakaa keenee Waad naga keeni jirteee!♡ 2018 topp Amazing 👌👌👌👌👌👌

  • @najahabdirahman6458
    @najahabdirahman6458 Před 6 lety +49

    Halimo safwaan labo ankala dhicin😍😍😍😍😍

  • @asmahappy5035
    @asmahappy5035 Před 6 lety +33

    Hees iyo badhi iga dheh waw wad shidantihin

  • @SOMALILIVE-TV
    @SOMALILIVE-TV Před 6 lety +372

    Inta jecel xalimo gobaad & safwan

  • @maryanitaqali1926
    @maryanitaqali1926 Před 6 lety +1

    Labada fanka somaliyeed ugu horeyso an kala dhicin safwan halac iyo xalimo gobad fanan wa adinko quraa inabo cadi ma ahn coodka muqalka 💯💯 walahi samo ku waaraa 😍😙😍😙😍😚😍😚😍😙😍😍😙😍😙😍😙😍😚😍😍😙😍😙😍😍😚😍😚😍😚😍😍😙😍😙😙😍😍😙😍😙😍😙😙😍

  • @RoyalkingGSGaza
    @RoyalkingGSGaza Před 6 lety +11

    Safwan iyo my gobaad one love guys ❤️❤️😍nice song my favorites

  • @mohamedholland7768
    @mohamedholland7768 Před 6 lety +13

    To Day Is my Birthday Like igu Sharfa Tol iyo Qaraabo hdaa nahaY ❤🇸🇴💙👏

  • @yxngbih9231
    @yxngbih9231 Před 6 lety +20

    Allaylehe waa dadkaygii😍😍😍

  • @nimcaanonkod
    @nimcaanonkod Před 6 lety +29

    NABIIL Bule waa laxamayste weyn oo run ahaantii fanka soomaaliyeed kor uqaaday sxp nooolow intay nololi jirto

  • @mohamedabdulkadir5337
    @mohamedabdulkadir5337 Před 6 lety +9

    Xidiga heena reer Scandinavia howshu ha socoto 🔥❤👌

  • @zubeirhadi5956
    @zubeirhadi5956 Před 6 lety +32

    Dadka commentika ugu horeeyo ayaan kujiraa ee like ta iqabta hahahha

  • @geediyasiin2527
    @geediyasiin2527 Před 6 lety +20

    Kow! meesha qabiil baa soo galay Ar inta Somali Ku abtirsata like dee nolaada

  • @sooyaal1862
    @sooyaal1862 Před 6 lety +84

    haliimo gubaad waan ku jeclahay runtii safwaan noolow bro adigana

  • @maryamomohamed6927
    @maryamomohamed6927 Před 6 lety +13

    Qufki 11 oo daawada ban ahy like igu caawiya

  • @tuutupdy3233
    @tuutupdy3233 Před 6 lety +60

    Inta ila jecel halima gobad iyo safwan halac like ii sar 😍😍😍

  • @abdisuufiofficial7441
    @abdisuufiofficial7441 Před 6 lety +148

    Caadi maahn heestan laba shidan aya is heelay
    Like isara hadi ad tageertan labadan fanan

  • @abasaliawes1825
    @abasaliawes1825 Před 6 lety

    Ugubeey xishood adiga lahoo,
    Indhaheyga jecel eegmadaadee,
    Anshaxaaba dheer asluubtaada wacan,
    Naf kuu uursanbaa agjoogaada jecel.
    ❤️👏👏🇸🇴Ya Salaam🇸🇴👏👏❤️

  • @filsankhan472
    @filsankhan472 Před 6 lety +1

    Waaaw alaa ilehe waa inaan fanka kusoo biiraa caadi maaha xidigahaas ayuu ku jiraa waaa shidan yihiin labadaan xidigood iyo heeskoodaba mahadi hakaa gaadho ustad haataf abdi

  • @luulahmerd5427
    @luulahmerd5427 Před 6 lety +46

    Halac and gobad favorites in one frame 😍😍😍😂❤💞

  • @khadarkeyow820
    @khadarkeyow820 Před 6 lety +9

    Masha alaah .
    Nice hees safwaan and halimo gobaad hore u socda .
    Thanks Hatuf Abdi .

  • @mahamedahmedabib260
    @mahamedahmedabib260 Před 6 lety +65

    hees shidan reer finland hadaanahay wax shidan mooyee wax ay ka taalo ama aan jirin ha naga sugin hees hees maha waa lagu fara yaraysty🎸🎸🎸🎸

  • @mohaomar7121
    @mohaomar7121 Před 6 lety +35

    War waxi luqda somalida yaqan like igu cawiya wlaaloyaal

  • @samaterabib1605
    @samaterabib1605 Před 6 lety +17

    Dhnka Veiws K 210 dhnka comment gna 34. W Dadaaly maahooo hees shdne

  • @learnmore1590
    @learnmore1590 Před 6 lety +9

    Weli like ma helin iku saacida wan idin duceynaya😢

  • @hamdahassan8877
    @hamdahassan8877 Před 6 lety

    Mashallah! Duubis qurux edit kama dhaco...arooskeyga waa in la ii duubaa Haataf🙏🙏🙏🙏🙏

  • @hamzematan7495
    @hamzematan7495 Před 6 lety +31

    War anagaa yaab aragnay oo kaalay liketa maxa laga faaidaa?
    War like ii saara bal aan arkee faaidadiisee 😂😂😂

  • @mohamedridwaan4386
    @mohamedridwaan4386 Před 6 lety +6

    wow 😘 so beautufl song
    safwaan Halac & QN Halimo 😍

  • @ugbadaadam6107
    @ugbadaadam6107 Před 6 lety +7

    Inta xamse hufaar erayadiisa ka heeshay like 😂😂😂😂

  • @maryanlaki6247
    @maryanlaki6247 Před 6 lety +30

    Woow Haliimo gobaad N safwaan halac
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @samirgees2887
    @samirgees2887 Před 6 lety +9

    I am Zambian i like somalia music

  • @khaalidbaashe6987
    @khaalidbaashe6987 Před 6 lety +6

    Hesihiiba muqalo qurxoon ayay ku soo biyo shubten aarbal inta igu raacsaneey like iigu qabta inta klena ha iska dhafaan hadaad ila sii martaana dhib mle 😎

  • @canababdi823
    @canababdi823 Před 6 lety +8

    almaa aderayal darood ismail ban laa hadlaya like isaraa waa hadii aad darood tahaay

  • @sagalmohamed1149
    @sagalmohamed1149 Před 6 lety +17

    Xaliimo gopaad halka ka wada

  • @omarjoon3341
    @omarjoon3341 Před 6 lety

    waaw haataf geesi wlhi mar walbo video cusub oo waaw ah wlhi quf kula mid ma jirto is ad u duubto bro hormar ku rajeynaa. heestan cadi mahan waaw hore u socda abti

  • @abdiqayz6464
    @abdiqayz6464 Před 6 lety +19

    Xerta xalimo gobaad aan kawada helno like kuqabta ✌✌✌✌

  • @maanomusic5432
    @maanomusic5432 Před 6 lety +58

    hadaa jeceshagay in somaliland nabadeda aanay lumin like saar

  • @selenajamal8445
    @selenajamal8445 Před 6 lety

    Laba fanan oo shidan iyo hees mcn waxa hesta si qurxiyay video ga wilka sameyay legand hatif hore u soco wall

  • @ayaanmohamed6992
    @ayaanmohamed6992 Před 6 lety +1

    Aragtida u roonow abid ha iga dheeran cadi ma.ahan heestan so nyc😍😘

  • @mohamedmahad5057
    @mohamedmahad5057 Před 6 lety +9

    Heestan Wax Badana Sugaayey 😍😍

  • @huudhanaano5245
    @huudhanaano5245 Před 6 lety +36

    I love Somali songs from Nigeria

  • @hanimohamed3266
    @hanimohamed3266 Před 6 lety +2

    Awwwww. Heestii sanadka waaye. Labo aan kala dhicin. Guulaysta 😍😍

  • @aragsanedebsan6668
    @aragsanedebsan6668 Před 6 lety

    Haataf abdi la aantiin fanku qurux maleh 👌👌👌👌 hor usocod wanagsan

  • @djneymarshiqiri9098
    @djneymarshiqiri9098 Před 6 lety +8

    halimo gobaad always waad diyarsantahay 😍😍

  • @yourbrother9327
    @yourbrother9327 Před 6 lety +19

    Firs view ani waye liketa ha hilmamin safwan iyo xalimo dhantada wa hit

  • @abdiwahidisse7469
    @abdiwahidisse7469 Před 6 lety

    notification squad :D maanta oo jimco ah ayaa dabka laga soo qaaday :D
    Haataf Abdi noolow waligaa sxb madax sare ;)

  • @zakariaabdullahi181
    @zakariaabdullahi181 Před 6 lety +14

    love this beat.......always with halimo goobad

  • @aliyaahabasheikh4643
    @aliyaahabasheikh4643 Před 6 lety +6

    Walahi dad aan jaclahy ayaa is helay dadkayga ahaaaa

  • @fure9777
    @fure9777 Před 6 lety +204

    commenti aqris ma usoo gashay ilasiimar plz #Like Ta
    #Top Song Talaahi

  • @naadiyamaxamed9010
    @naadiyamaxamed9010 Před 6 lety +1

    Mansha allah poqorka iyo poqorda wan idin jacelhy idinka iyo guleed simba xamse weli ilove you xidigaha 💋💋💋⚘⚘⚘⚘⚘

  • @abdallashakiimi8413
    @abdallashakiimi8413 Před 6 lety +1

    Axlaaa heees wlhi waan ka hely ifin amin sanahay fanaaninta sadanaka xalimo gobaad iyo safwaan halac👉💖😍

  • @wiilkareerakishe7338
    @wiilkareerakishe7338 Před 6 lety +22

    If U love Haliimo an Safwaan Like👍👍👍 my Comment

  • @queenladan1609
    @queenladan1609 Před 6 lety +87

    So Nice Video Hees Shidan Hori usocda My Fananinta Aan kala dhicin Taageero buux ♡♡♡♡

  • @abdillahimaldhini3674
    @abdillahimaldhini3674 Před 6 lety

    hataf abdi dadaal waacn
    ayaad ku jiirta muuqal shiidan ayahga nolashey 😍😍 safwan halac iyo halimo gobaad heestii sandka 2018

  • @maymamoha1532
    @maymamoha1532 Před 6 lety +2

    hesta ugu shidned 2017👏 mid lamida talow lama so saraaye🤔 lawo fanaan uu holac eh