Heeskii Haraad

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 09. 2010
  • Hussein Shire & Shamsa Mohamed foot
    Haraad ©
    Somali music 2010
  • Hudba

Komentáře • 4,6K

  • @armaandahir
    @armaandahir Před 5 měsíci +382

    2024: Wan hubaa inaa hestan miraha macan dib uso boqoty😥 hda iga danbeyso like isar 😂

  • @user-es9hm3qy6b
    @user-es9hm3qy6b Před 5 měsíci +326

    Wan hubaa inad 2024 dib uso lawatay plz like isar❤

  • @dheymankiin5230
    @dheymankiin5230 Před 2 měsíci +34

    Heestan aad baan ujeclaa wiil aan jeclaana wan uqori jiray ugu dambeyti waan iscalfanay caaruur4 ah baan isku dhalnay 2bil kahor ayu iga dhintay wili waajibki ayaa isaaran heestan waa qeeb xasuusteyda kamid ah😢 Xabiibi alle janadiisa hanagu kulmiyo😢

  • @Fj-l547
    @Fj-l547 Před 5 měsíci +222

    Any one here 2024😂😢🫀

  • @andregamming3536
    @andregamming3536 Před 4 lety +1689

    waan hubaaa inaa heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay 😊 hadaa iga danbeyso like isar😁🇸🇴🙏

  • @user-jv4sy4fx5x
    @user-jv4sy4fx5x Před rokem +91

    Heesaha waxa ka mcn quraan ka qalbi gaaga qaboo jinayaa illaahow dadka noo soo hadee aamiin aamiin wll illaahay kabaqa waa lagu cadaabiyee 😂😂😂😂😂😂

  • @Haafidofficial
    @Haafidofficial Před rokem +479

    2022: Wan hubaa inaa hestan miraha macan dib uso boqoty😥 hda iga danbeyso like isar wll😂

    • @fitaaxhonest4400
      @fitaaxhonest4400 Před rokem +5

      Wey soo labate runti

    • @yusufmaxamed4832
      @yusufmaxamed4832 Před rokem +6

      Sxb 2023 ayanba soxasustay liketa ana xaq uleh sxb😂😂😂

    • @fitaaxhonest4400
      @fitaaxhonest4400 Před rokem

      @@yusufmaxamed4832 walaasheey baa dhageeysan jirtay ana waa iskala dhageysan jire lkn waqtigaa nakala kexeeye me Africa but she europe

    • @ibraahimjeele5778
      @ibraahimjeele5778 Před rokem +3

      @@yusufmaxamed4832 5/3/2023 hbn axad axad ah

    • @ikraancali1728
      @ikraancali1728 Před rokem +2

      Jiiiiii

  • @abdisamadali8593
    @abdisamadali8593 Před 6 měsíci +58

    2024 still who listens this beautiful song🎉❤

  • @gadudowsahal1288
    @gadudowsahal1288 Před 5 lety +778

    Aniga mxa laigu didey o like laigu sari lahay my SOMALI way I love you all

  • @shucaybmohamed4117
    @shucaybmohamed4117 Před 4 lety +948

    Tolow yaa dhagaysanaya 2020??
    Aduunow wajiyo badane

  • @farduuscumar4651
    @farduuscumar4651 Před rokem +54

    Heestan anoo 7 jiraan maqli jiray hadana 17 sanaan jiraa wlsh oo iga wayn baa Mar waliba dhegaysan jirtay oo aanu hada Kala fognahy alle haykaa xifdiyo wll wlhy xasuus Baan galay yaraantaydiiya waaga school kaan bilaabay hadana form 2 Baan ahay waxan rajaynayaa inaan ku soo laabto heestan markaan riyooyinkayga alle ii rumeeyo oo aan mustaqbal dhisto dhamaan qofwaliba oo comment Gaya akhriya inuu alle arimihiisa aduun iyo aakhiraba u fududeeyo 17 Augusta 2022 maalin arbacaa 12:35pm

  • @abdishakumohamed3314
    @abdishakumohamed3314 Před rokem +47

    Somalidu boqolkiiba 90 waa dad xasuusta unugul ciyaalkii hore heestan ku raaxaysan jirey ee halkan kujira xoog ban idin salamaya nolasha idima xumayso ❤❤

    • @yusufabdi917
      @yusufabdi917 Před rokem +2

      Xoogaan baa kaaga qaadnay walaal lkin ciyaalka hadana wa kujirnaa ha inaga saarin😂😂😂

    • @ilhanisha2813
      @ilhanisha2813 Před 8 měsíci

      @@yusufabdi917war niyoow “xoogaan” iga dawageey😂😂🙌🏾❤️

    • @mohamedabdinasir8313
      @mohamedabdinasir8313 Před 6 měsíci

      2013 xusuus

    • @qeys780
      @qeys780 Před 2 měsíci

      @@yusufabdi917😂😂😂😂

    • @MaxamedMaame-zu4dl
      @MaxamedMaame-zu4dl Před 18 dny

      Waanu kaa qaadney zxp qli walina dhalin yaranu nahay lpx❤

  • @elyahyelaaskawi2341
    @elyahyelaaskawi2341 Před 4 lety +993

    Wan Hubaa Inad Iga Danbeysid Ee Ma Like isaartid...😠😁✌ Still 2020💟

  • @haipemedicallaboratory5537
    @haipemedicallaboratory5537 Před 4 lety +83

    Xaaskyga oo 5 caruura ii leh ayaa ii qaadi jirtey anoo jamacada ku jira 2011kii😭
    Alle haku dhowro qali cid kulama mataaneyn doono🙏🙏🙏🙏🙏⚘

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Před rokem +24

    Back to OLD days 2010😓 Xusuusaha Caruur-nimada Qalbiga ayey U roon yihin❤️

  • @cabdinasir9929
    @cabdinasir9929 Před rokem +455

    2022 dhamaadkeeda hadaa daawaneysid like saaar 😂😂😂😂

  • @alasmel7518
    @alasmel7518 Před 2 lety +275

    When I hear this song, it takes me back to a time when I was living in a small town in central Somalia, and life was difficult. Today, many of those circumstances have passed, and I have a comfortable life working for the United Nations.
    And I want to tell everyone who is going through a difficult time today to remember and trust Allah; if you have patience, all of that will fade away, and you will look back on it all as a memory one day.

  • @sadakahmed7945
    @sadakahmed7945 Před 6 lety +272

    Xaaskeyga aan hda qabo ayaa ii qaadi jirtay:
    *Hanaan wacanoow.
    *Horyaalki Ragoow.

  • @abdihakimahmed10
    @abdihakimahmed10 Před rokem +7

    Xasuus
    Waxaan Xasuustaa waagii High School Anoo Fiirsan jiray In Kenya Nairobi High School Memories
    NOW in USA 🇺🇸 Doctor With 3 kids
    Alxamdulillah ❤❤❤

  • @Abdirizakjabane
    @Abdirizakjabane Před měsícem +3

    Waan Hubaa inaad halkan timid2024+2025 heestan macaana aad dib usoo booqatee like 👍 ku qabo bilaa caleek

  • @boqoradihhawenka8359
    @boqoradihhawenka8359 Před 4 lety +808

    2020 cidii dhagayzanaysa waku tuuga like ha ilaawin🤨

  • @shakiibahmet5639
    @shakiibahmet5639 Před 3 lety +64

    Wlhy heestan waxn Tv Ga universal ka Daawan jiray anigoo 10 jir ah Hadana wxn ahay 20jir doob ah markaa aan yaraa wax micna ah ii may sameyn Balse hadeer wlhy waan iska jeclahay heestan wxn Leeyahy ‘’old is Gold’’✨ intii iga danbayza walalayaal Like ii sare🙏❤️

  • @SaddamAly-bl1ow
    @SaddamAly-bl1ow Před 5 měsíci +21

    Any one here 2024?😢❤
    Old is Gold🎉

  • @ShaaficiAbdi-cc6or
    @ShaaficiAbdi-cc6or Před 6 měsíci +4

    2010kii anigo joogo Cabudwaaq baan dhagaysan jiray heestan hadda oo 2024 bishi kobaad waxaan ku dhagaysanaya USA aduun😂

  • @kinglove4917
    @kinglove4917 Před 6 lety +639

    hees xasuus igu leh heestan waxaa marwalba ii soo diri jirtay qof aan aad u jeclaa waliba waxaanu ahayn dad jacalkoodi ugu horeey mar wada bilaabay aniga iyo iyadaba balse nasiib daro ismaanu calfan maantana waa xaas oo nin kale bay u dhaxday.
    wlashay aamina farxad iyo cimri dheer iyo diin suuban iyo awlaad saalaxa baan ilaahey kaaga baryin

  • @kingazlamahmedanaani4232
    @kingazlamahmedanaani4232 Před 4 lety +212

    2010 kismayo🇸🇴
    2011 /2013 kenya dhadhaab 🇰🇪
    2014 /2015 kampala🇺🇬
    2016 jigjiga🇪🇹
    2017 bosaso🇸🇴
    2018/2020 nairobi🇰🇪
    2021 inshallah canada 🇨🇦

    • @bladee7042
      @bladee7042 Před 4 lety +6

      Inshaa Allah mesha qeerka kuku jiro ilaheey haku geeyo

    • @Ava.aka4
      @Ava.aka4 Před 3 lety +2

      @@bladee7042 inshallah tell me I will welcome lol

    • @haana0882
      @haana0882 Před 3 lety +3

      kkkk

    • @maxamedgalgale
      @maxamedgalgale Před 3 lety +2

      Niyow adaaba wadamadii dhameyay socodbaa kaso haray keep going pro

    • @thetruthx235
      @thetruthx235 Před 3 lety +1

      @@bladee7042 sharkana ugu dar sxb, reer galkacyood hadaan nahay saas baan isku ducaynaa kkk

  • @mapsuttt9070
    @mapsuttt9070 Před rokem +98

    2023 still my favorite song 🥺💗

  • @maxamedamin
    @maxamedamin Před rokem +35

    Heetan waxaan ku xasuustah 2016 anigoo gaari wada oo dhagaysana heestan baa qof gacanta ii taagtay waan u istaagay horaan u sii qaaday heestii markay dhamatay waxaan arkay asagoo oynayah waxuuna iga cudsaday inaan ugu soo celiyo yaan ugu celiyay markay dhamatay baan waydii waxa uu la oynayo waxa uu igu jawaabay xaskayga oo hada dhimatay baa ii qaadijirtay heestaan Ana waan la ooyay 🥲🥲

  • @srk6186
    @srk6186 Před 4 lety +52

    *Heestaan runtii waxaa ku xasuustaa adeerkay xaaskiisa marwalpo way dhagysan jirday iyadoo xitaa 7kabaxa ku jirda hh*
    *glkcyo aheed 2012 hadana australia ayaan joogaa aduun runtii waqtigu wuu cararayaa*

  • @wardaamiizha3661
    @wardaamiizha3661 Před 5 lety +119

    2019 cida dhagaysanaysa liketa
    Wlhi xasuus waagan yaraa ayaan hrgeiza ku dhagaysan jiray hada caawa wxaan dib ugu dhagaysanaya oslo norwey mnzha allaah illaahow cimriga noo barakee

  • @aliaarsam5324
    @aliaarsam5324 Před 5 měsíci +11

    who in here 2024 ?

  • @mustafemuxumed544
    @mustafemuxumed544 Před rokem +5

    2010 hargeysa
    2011 2014 japuuti
    2014 2016 nairopi
    2017 2019 uganda
    2020 2021 suudaan
    2022 america insha allh soo duceya❤❤

  • @barwaqomostafehajjqalbinou4644

    Hanaan wacanoow horyaalkii ragoow naftaydaa kaa heshoo makaa hadhayee😩😭jaceylka waa waxa ugu farxada badan ee lahaysto sidoo kale waa waxa ugu xanuunka badan ee la waayo😥hada ka hor wiil aan mudo badan xidhiidh wadaag lahayn oo aanan islahayn wad mooyaanee xitaa calaf iskuma weyneysaan ayaan waayey😭💌weli qalbigeyga maka bixin xusuustiisa ayaan isku quudshaa 😭iisoo duceeya walalayal in ilaahay qalbiga iiga reebo 😭😭

  • @asadkimmich6234
    @asadkimmich6234 Před 3 lety +545

    2010_2012 hawasa Ethiopia🇪🇹
    2013 wajaale somaliland
    2014_2016 Nairobi
    2016_2020 Mogadishu
    2021 Ukraine🔥
    2022 America i.a soo duceeya asxaabeey🙏

  • @aziizahmomin5407
    @aziizahmomin5407 Před rokem +4

    Hestan ani yar ayaa dhageysan jray ma fahan saneen erayada lkn music ayaa Ku celceshan jiray 🥺😭2014 markaa jceyl yeshay baan fahmay qemaha hesta jaceylki hore aniguba waan wada dhageysan jirnay markaa Ethiopia 🇪🇹baan jognay hada anigu muqdisha baan joogaa asne ma aqaan Mel uu aaday

    • @Mhaadi12
      @Mhaadi12 Před 5 měsíci

      Qof xun baa tahay lama oran karaa oo maadan raadinin jaceylkaagii hore mise waxaas somaali u tahay aan yara kaftame 😂

  • @khadramohed8465
    @khadramohed8465 Před rokem +3

    waa 25/12/2022 ilaa 2017 kama dalaayo dhagysiga heestan 😫💔😔

  • @ahmedheykal3227
    @ahmedheykal3227 Před 5 lety +202

    Wlhi heestaaan markaan maqlo waxaan so xasuustaa jacaylkeygii ugu horeeyay aan mar walba udiri jiray ku dhawaad mudo 4 Afar sano iyo bar lkn calafka iga hiiliyey 2016ka wax yar isku dhacnay week kadib arooskeda maqlay fajac iyo amakaak 😰😰
    Anyway Canab waxaan kuu rajeynaa nolol quruxbadan iyo awlaad baari ah waligeey farxadada jeclaay ilaa iyo hada sidii baan kula jeclhy ilmaha abtiga u ahy kuwa aduun iyo aakhiro ku anfacan allah hakga dhigoh
    28/6/2019

    • @iqlaazmohamed5700
      @iqlaazmohamed5700 Před 4 lety +13

      😭😭😭wlh seriously ilin iga timi powe badal qeyr qaba i.a si fudud isku dhaaften mid kaga qeyr badan allah kusiiyo🙏

    • @canabxuseen6352
      @canabxuseen6352 Před 4 lety +9

      amiin wllo jacaylka calafkaa kawayn lkn works aad jeceshahay waa inaad wax kastoo wanaaga lajeclaato adna midkbayr qabta alle haku siiyo oo ku ilawsiisa

    • @khadarcasoodofficial5314
      @khadarcasoodofficial5314 Před 4 lety +7

      canab xuseen gbdha uu wiilku sheegaya ma adiga 🤔

    • @farxiyaibrahim7112
      @farxiyaibrahim7112 Před 4 lety +8

      Gabar aad jeceshahay ayadane kujecel waxaad 4 sano iyo bar ugu sheegeynaysay ayaaba qalad eheed saa nin guur rabo intaas ma sheekeeyeen marka waxay illa tahay gabadha way kaa tashatay intay meesha ku gaboobi laheed 😇👰
      Lkn talow hadda qofkale majeclaatay mise ayadii ayaad ku riyootaa 😊

    • @sabirinamohamedyusuf4429
      @sabirinamohamedyusuf4429 Před 4 lety +1

      @@khadarcasoodofficial5314 😂😂😂😂wa iga qoslise maku qabanee lee

  • @nafisonalka5060
    @nafisonalka5060 Před 4 lety +111

    Heestan kama daalo dhagysigeeda 7 sano aa laga jogaa mar aan wllky telkiisa ka dhagysn jiry anigoo telphone lahyn still 2020 😙😙 waaa tanaaa 😁😁 like igu qabo cidiii imika daa wanysa😀

  • @Zakariye566
    @Zakariye566 Před 2 měsíci +2

    5:38 pm 2024/5/21 wan hubaa inaa hestan miraha macan dib uso boqotay hda iga danbayso like isar 😂

  • @naciimaabdi4490
    @naciimaabdi4490 Před 6 měsíci +6

    Dadka daawanayah 2024😂waa jiil wlaba walhtigiisa 😢🎉🎉😊

  • @mohamedzaakow
    @mohamedzaakow Před 2 lety +87

    Heestaan markaan maqlo waan ooyaa wlhi gabar aan jeclaan jiray ayaan kusoo xasuustaa markaan maqlo ilmada iyo Dareen keyga ma xakameyn karo
    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
    Qofkii jaceyl soo maray ayaa Dareeni karo

  • @mulkihusen2253
    @mulkihusen2253 Před 3 lety +32

    Nafteyda ka heshow makaa haraaye😢❤2021 dawanaaa yaa ila dawanayo 🙈

  • @AxmedMuqataar
    @AxmedMuqataar Před měsícem +3

    Waqti aan dhalinyaro ahaa baa dhageysan jiray aana uhaaysty in aduunka dhanba aan aniga leeyhy awoodeeyda iyo goobaha saanuga muuqa jiray allow waqiteygii wacnaa isoo celi yaarabi😢🤲

  • @sagalmuktar399
    @sagalmuktar399 Před rokem +28

    Still one of my favorite Somali songs and the video is bomb!!

  • @wardamohamed4749
    @wardamohamed4749 Před 4 lety +459

    Waqtigi corona virus cidi dhagysneysa like❤️😂😂😂😂

  • @peacetoworld8852
    @peacetoworld8852 Před 5 lety +307

    I'm from Eritrean, I love my Somali people......what a fantastic music is this

  • @mohamedmahdi7349
    @mohamedmahdi7349 Před 5 měsíci +11

    Any one here in 2024🎉

  • @fadumofiican7918
    @fadumofiican7918 Před rokem +9

    Hadaa iga danbayso like isaar waa 29 bishii 10 sanadka 2022
    Isoo ducee inuu lotterygu isoo baxo wlllky iyo wllshy mcneey 😘

    • @cadnaanmahamoud2522
      @cadnaanmahamoud2522 Před 2 měsíci

      Incha Allah wll hamigaaga waad helaysaa ee ma nooshahay talow imika

  • @khadarhinomoalin1515
    @khadarhinomoalin1515 Před 5 lety +721

    2019 cidii dhageysado like igu cimaamada xuseen shire ciyaal jecel ❤️❤️👈

  • @bundukiman1949
    @bundukiman1949 Před 3 lety +483

    Remembering the old memories sorry Gold never gets old and who is still here 2021🥰❤❤👉👍

  • @user-bx9yg4te7d
    @user-bx9yg4te7d Před 7 měsíci +2

    Anigu waxan garanaya 2012 anigu babuurta qadka kirishbay kaa ah dhagaysata haderna anigu darwalka qadkii wadana ban dhagaysanaya 2023 ❤

    • @hawomohamed507
      @hawomohamed507 Před 7 měsíci

      Qaadka wax ka qeyr badab Allaha kuugu bedelo AAMIIN.
      London ayaan kaa salaamayaa.

  • @ikraanibraahimaadan
    @ikraanibraahimaadan Před měsícem +3

    2024 still my favourite song 🎵 ❤️ 💕 hada iga dan beyso like 👍 😊

  • @haniweye469
    @haniweye469 Před 6 lety +20

    Ani CZcams ka is ka dawanaya manta hestaan iga hortimid
    Isla marki wan ku dhuftay
    Ileen wa xusuuse
    Oh 7yrs ago wiil aan yara jecjecladay oo asna iska yar o jcylba aqoon
    Teelkaga ii baan heesta ka dhagysan jiray
    it was a remember

  • @murzalofficial4000
    @murzalofficial4000 Před 5 lety +194

    Walalhi comment ayan aqrianyay Somalida waa dad isjecel Lakin Qadar Allah baa ku ekaatay Iilahow dadkayga qalbiyadood Isku dum wan qiroday Markan commentiyada aqirayay sida Aaan Isku fahmayno

    • @nimcobare7516
      @nimcobare7516 Před 3 lety

      Asc

    • @naemamohamud1668
      @naemamohamud1668 Před 3 lety

      Aamiiin wll

    • @murzalofficial4000
      @murzalofficial4000 Před 3 lety

      @@naemamohamud1668 ❤️❤️

    • @mohamedabdisalad2274
      @mohamedabdisalad2274 Před 2 lety +3

      Ben ta maha walal qali somaia wadad walalo ah oo is jecel ilahay waxan ka bar yaya in wadan kena dowlad yesho si an kuligen ugu damashadno anigana kulamidban ahay inan commenti akhriyo ayan mesha usoo galay si an u arko xasusti hore iyo somalia is jecel walal waxan kurajaynaya nolol iyo cafimad ❤

    • @Mujapdirahmaan40
      @Mujapdirahmaan40 Před rokem +1

      Somali oo heshiis isna jecel allaH Hana Hana tuso 🥺🤲
      From Somalilnd

  • @Emmaahmed17
    @Emmaahmed17 Před rokem +34

    I still remember watching this masterpiece when I was just young 2023 still blooming in my mind❤

  • @HasanibnuAbdiraho
    @HasanibnuAbdiraho Před 27 dny +1

    Isniin:24/6/2024 ayaan dhagaysanaya anigoo dib usoo booqday heestan eryada mcn barigii memory card kadib waxaan dareemaya inuu iga maqan yahay qof aan aad ujecelahay ilana dhagaysan jiray heestan ❤❤

  • @abdirahmancaddaawe5981
    @abdirahmancaddaawe5981 Před 6 lety +203

    Habeenimo isniin ah taarikhdu tahay 20/02/2018 saacaduna tahay 9:45
    Waxaan soo xasuustay qof qaaali igu ahaa 7 sano ka hor kadib heestaan baan soo raadiyay
    Qof walba oo iga danbeeya xasuus bay heestani ku leedahay!!!

  • @laylaahmed8962
    @laylaahmed8962 Před 5 lety +45

    Dhamaadka 2018 ban dawanaya jacaylkeygii ban kuso xasuustaa 2009 maalin waxan xasuusta fasalka ano dhageysanaya earphone iga baxay fasalka dhan isla qayliyey macalinka yiri yaa dhagaysanaya xasuus wlhi hhhh❤️😭

    • @Abdullahiahmedxallane77
      @Abdullahiahmedxallane77 Před 4 lety

      Denver colorado ban salan kaga so diraya

    • @saedqozta5386
      @saedqozta5386 Před 3 lety +1

      lkn hestan 2010 by soo bxday sis, anba jacaylkygi baa i qadi jirtay marka berigas somalidu ma aqon youtubekan ay hader ka dawadan universal tv baa laga soo dayn joray oo halkas bay dadku ka arki jrn

    • @ahmeddaahir7854
      @ahmeddaahir7854 Před rokem +1

      @@saedqozta5386
      Waa sax wll xasuus

    • @saedqozta5386
      @saedqozta5386 Před rokem

      @@ahmeddaahir7854 haa zxp wlhi xusus cajiba

  • @user-hy6kh4ku4b
    @user-hy6kh4ku4b Před 3 měsíci +2

    Heesta hooyadey 😢😢😢😢😢 anigoo 5 Jira aan maqlijiry hadana waxaan Jira 21😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢

  • @saciidreds2080
    @saciidreds2080 Před 2 měsíci +1

    Markii igu horesay een telfoon qaatay hestii igu horeysay ee aan kuso shubtay bay ahayd 2010 maalintii iyo habeynkii 20 mar ka badan ban daawan jiray.
    ilaa hada oo 4/05/2024 waa dhagaysanooya😢😢😢

  • @mohamedaadam558
    @mohamedaadam558 Před 3 lety +124

    Xusus igu ledahy hestan 8 sano ka hor wiil aderkay dhaly talfankis ku jirijirtay hbnki mrko sexdo ayan saq dhaxe intan uso kaco dhegaysan jiray hda wuu dhintay wiliba ana gacaty ku dhaqay meydkis 2019 ki 😥😥 allow ku naxariso

  • @waaxidaakhit6928
    @waaxidaakhit6928 Před 7 lety +227

    qof aan aad ujeclaa ayaan markasta kusoo xasuustaa ilaahaw dumarkeena noo astur yaa rabbi love somali wemon...

    • @asmacuradacida2356
      @asmacuradacida2356 Před 7 lety +16

      Waaxid Aakhit Ameen yaa rabbe
      Jazallh khair wallkey cade anagana saas ayaan idiin jecelnahay
      Yaa rabbe hoogankeyga heybad badane soomali eh iiga dheg

    • @zakihassanabdi8679
      @zakihassanabdi8679 Před 7 lety +7

      Asmo Curada cida
      wan jecelnahay gabdhaheena soomaliyeed siiba adiga hadalkaga mcn

    • @dramafighting1857
      @dramafighting1857 Před 7 lety +1

      Asmo Curada cida .

    • @asmacuradacida2356
      @asmacuradacida2356 Před 7 lety +7

      Zaki Hassan mahadsanid wallkey cade
      Iinoolaada wiilasheena
      ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👈

    • @zakihassanabdi8679
      @zakihassanabdi8679 Před 7 lety +2

      Asmo Curada cida adigana iinolow sharafey

  • @hal-abuurdhajacjimcaale5590

    Childhood memories. haddaad iga dambayso oo soo booqato like insha Allah ❤

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 Před 4 dny +1

    17 july 2024 xasuus hore wlhi heestan waxa iigu dambesay 2017 kii , caawan soo booqday 😢 xasuusaha qaar ma dhamadan wlhi

  • @cusmanabdulle
    @cusmanabdulle Před 2 lety +31

    Xasuus aan inaba caadi eheyn runtii beledweyne ❤😪😭
    2014 beledweyne 🇸🇴😪
    2016 hargeisa 🇸🇴 😪
    2018 mogdisho 🇸🇴❣
    2019 south africa 🇿🇦
    2021 oo end ah 🇨🇦
    Inta riyooyin leh alle ha urumeeyo
    Mxaan u xiisy beledweyne ❤😭😭
    04/12/2021 hadaa i aragto please like isaara 👍💚❤

  • @fatemayousuf3484
    @fatemayousuf3484 Před 3 lety +45

    Cawa ay tahay tarqida /8/27/220 wa iska aduun aqiru samane bal like ireeba cida i aragta heestan wan xasustay caawe😂

  • @CxakiimSaleeban
    @CxakiimSaleeban Před 23 dny +2

    Xasuus wllhy mar horan dhageysan jiray heesta😂 ee like saara cidii 2024 dawanysa😂❤

  • @cabaasmaxamuudcabdi256
    @cabaasmaxamuudcabdi256 Před rokem +10

    Listening to music can be a powerful tool for coping with difficult times, and it's no wonder that this particular song holds such a special place in your heart. As you listen to it now, it's likely that you'll still feel some of the same emotions you did as a child, but hopefully you'll also be able to appreciate how far you've come since then.

  • @marwaatmo4019
    @marwaatmo4019 Před 4 lety +23

    9 years ago ka dib ma dawanaysa hadad iga danbayso like dhac igu sii😍😂❤

  • @funnymoments7225
    @funnymoments7225 Před 7 lety +124

    Kampala , kigali , bujumbura , daresalam lusaka aan soo xasuusanaa, oon dhexeeyey, darawal aan ka ahaa , East africa .
    Wadamada uganda , Rwanda, Burundi, tanzania, iyo Zambia. 2011

  • @abdullahiahmed2727
    @abdullahiahmed2727 Před 2 měsíci +4

    1 May 2024 hada iga danbeyso like isaar wll😊

  • @Kingciska4
    @Kingciska4 Před 7 měsíci +2

    Maalin jimce ah
    14:26 p.m
    1/12/2023
    Pls hadaad akhriso commentigan isoo ducay inaan dhintey baa laga yaabae 😢

  • @Amallllll-j8q
    @Amallllll-j8q Před 4 lety +202

    2020 cidi dhgaysanaysa like dhc dhc ku sii😉✌🏻✌🏻✌🏻

  • @caweyskadalmar
    @caweyskadalmar Před 3 lety +283

    September 2020 still watching. Hees cajiiba

  • @munasarmuxsin
    @munasarmuxsin Před rokem +5

    Waxan dawanoyaa 2023 best song ❤🥺

  • @mastaraadanofficial6087
    @mastaraadanofficial6087 Před 9 měsíci +4

    Xiligu waa 2015 waxn jooga Tugaarhoos waxan u socda dhaan gaari dameer ayaan wadaa meel u jirta magaalada 10 km muxu wakhti ahaa yaa dib iigu soo celiya😢😂😂

  • @mohamedceydid2156
    @mohamedceydid2156 Před 2 lety +41

    heestan waxan ku soo xasuustay jacaylkaygii hore oo aana arag muddo 2 sanno ah waxa igu danbaysay 2020 8 12 ila malintan arageeda ma arag sido kale codkeedii macaanaa Aisha abaayo wali xusuusta jacaylkaagu iga ma guurin balse meel kistaa oo ad adunida kaga sugan tahay ilahay ha kugu xafido mustqabal fiicana wana ku rajeynayaa A wan ku jeclahay lagamana yabo inna waligay ku iloobo ilhay ayaan i ka qorin manta ma ogi melaad jogto anyway qalbi kama baxay sid xabal ooo ana galo mooye 😓😓😓

    • @farduuscumar4651
      @farduuscumar4651 Před rokem +5

      Sorry bro wlhy qoraalkaaga wuu iga qiiraysiiyay

    • @ayaanlesaleban3600
      @ayaanlesaleban3600 Před rokem +4

      Wllo nin rag nin rag fahmi kara hadaad calaf ku leeyahay ilahay ha kuzo cesho hadii kle u ducee

    • @malikyacqub2652
      @malikyacqub2652 Před rokem

      Hhhhh

    • @alijama6352
      @alijama6352 Před rokem +1

      Inaad is heshaan baan rajeyn pweh

    • @cabdifitaaxwadani8875
      @cabdifitaaxwadani8875 Před rokem

      Nio qof ku nacay ama. Kaa tashtay sideed qalbiga ugu heysaa isheg macnahas iyo damiirkaas

  • @xariircadeofficial9672
    @xariircadeofficial9672 Před 2 lety +15

    Wlhi xasuus aniga iyo hoyaday iyo wlalahy oo galkcyo usocono baa ninka gaariga wata ayey u daarneyd 2015
    Xasuusuhu waa ma guuraan caawana qardho ayaan qoraalkan kasoo qorayaa taariikhda 23 bishii 2aad 2022 habeenimo arbaca ah saacada 10.14 pm🥶🔰🌍❤🌅
    Qoraalkan waa ii xasuus hadaa rabto like ha ii saarin i.a hadaan noolahay waam soo laaban i.a wakhtiyo kala duwan
    Nolol wanaagsan❤🌅

  • @SUHAYB_SAED
    @SUHAYB_SAED Před rokem +2

    Hhh Cajiib Wllhi 😅 2023 yaa daawanaya 🤣🤣🤣
    Waliba commitments akhrin u soo gashay si ay xasuusihii hore ugu tamashleeyan Eebow mahada ❤❤

  • @richghost8153
    @richghost8153 Před 8 měsíci +5

    2023 and this masterpiece song still hitting different. ❤

  • @qadarkyahmed6992
    @qadarkyahmed6992 Před 3 lety +20

    Tolow yaa dhaageysana 2021 like saar hda ii jeda

  • @mustafemohamedadan4196
    @mustafemohamedadan4196 Před 5 lety +13

    7sano gabadhaan dawaha kasoo wada qaadnay ayaan xasuustay kadib markaan kasoo baxay wadankii hadana waxay leedayahay hal gabadh walhi calaf iskumaan yeelan xasuus( 2019) like isaar🙏🏿

  • @xasandeeq2613
    @xasandeeq2613 Před rokem +58

    Still listening 🎶 4 February 2023 my favorite song 🎵 ❤

  • @Nada.ena.sulthan
    @Nada.ena.sulthan Před rokem +3

    hestan hoyadey dhagaysan jirtay ano yar hda alxm 16jiraa hooyo cemri dheer io caafimaad i.a😇😩👋🥰

  • @prettyhamda9683
    @prettyhamda9683 Před 3 lety +7

    Waan hupaa inaad iga danpayso ama aad wakhti ila dhagaysanayside liketa iireep 2021 🤔

  • @maxameddeekh4623
    @maxameddeekh4623 Před 2 lety +6

    2008 2012 Ethiopia
    2012 2013 kenya
    2013 2016 Baydhabo
    2016 2021 Muqdisho
    So duceyso ina america tago
    Nlsha waa mid gawan ka faa'ideyso walaal🥰

  • @Fadumina856
    @Fadumina856 Před rokem +5

    Heestaan yaa ila dhageysanayaa 2022💔🥹

  • @jawharabdulahi6608
    @jawharabdulahi6608 Před rokem +3

    Still ya iladhagaysanaya 22

  • @nazracaaqilyare475
    @nazracaaqilyare475 Před 5 lety +7

    Wlhi bilahi heestan ano yar ayan dhagaysan jiray wam jeclaa ila hadana sidi ayan u jeclhy daqiiqad kasta wan dhagaysta
    Inti 2019 dhagaysaneysay love sar
    1/6/2019 ❤❤

  • @sheeno1813
    @sheeno1813 Před 3 lety +67

    2021 still watching this song 🎵 😭 😢

  • @JosephdeStevano
    @JosephdeStevano Před 6 měsíci +3

    2024 stil my fov song❤

  • @dayibzizuzizu9204
    @dayibzizuzizu9204 Před 2 měsíci +3

    Who is listening May 😢

  • @quenhzoyah2664
    @quenhzoyah2664 Před 5 lety +245

    Yaa 2019 ila dhagesanoya like igu qabo

  • @charmingqueen4490
    @charmingqueen4490 Před 5 lety +356

    2019 and still watching ♥️🔥🙌🏼

  • @deeqoibrahim169
    @deeqoibrahim169 Před rokem +2

    Hestan marki ay sobaxday 5jir ayan aha baladweyne ayan jogoy marki ugu horeysay ee aan maqlo waxey aheyd 2016 ayan idacada ka maqlay waxan si toos udhagaysi iyo dawasho bilabay 2018 ilaa iyo hada wan dhageysta old is gold🥰😢

    • @cumarabtiyow4330
      @cumarabtiyow4330 Před 4 měsíci

      ᴍ ᴀ 😢 ᴏʟᴅ ɪs ɴᴏᴛ ɢᴏʟᴅ😮

  • @hodancabdulaahi160
    @hodancabdulaahi160 Před rokem +1

    Heesta dhan halahaan lee kajeclahy yaila mid ah
    Sidii ilma hooyadii katagtaa
    horaadka lasiinin baan hinqadee hawaawirayoo hubqaa idishoo hadaadan hab isiin mahiil baxayee🥰❤🥺👏💞

  • @bunduki__man1926
    @bunduki__man1926 Před 2 lety +24

    When I was just a little boy 👦 I used to watch this with my big brother and I'm still here after so many years alx for the long journey thank god 🙏🏻 ❤ here I am 2022🩸🥰 who else is same with me☝🏼💛💯💙🇸🇴

  • @Mali_mamba1
    @Mali_mamba1 Před 4 lety +247

    War nacalla shaydan kutaale like igu qabta hadad ila daawaneyso 2019. 😆

  • @luxurylifStyl3
    @luxurylifStyl3 Před 4 měsíci +2

    Heesaha masoo Raadiyo
    Ee Xasuuso Ayaan Soo Raadiyaa ❤😊
    2024 Old is Gold

  • @user-xp2kk1pz1z
    @user-xp2kk1pz1z Před měsícem +1

    Hestan waxan dhageysan jiday 2016 hadoytahay 2024 wan usoriyaqa runti wan soradshay😢😢😢