KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1

Sdílet
Vložit

Komentáře • 707

  • @HamzaMahamed-ec1bx
    @HamzaMahamed-ec1bx Před 15 dny +3

    ❤ wwwwwww ishcala mirqaan cawaa waa habeen tariikh mudan in la xussusto aniga iyo asaxbtayda anaku joogna dalka jabouti gaaar ahaan xafad waynta balbaala tariikhdu markay ahyd 07/07/2024 sacaduna maraysay 03:57pm sagdhex jawi dagan aniigu ah hamze Mahamed nimcaale iyo sxbkyga midig Abdi Ali bile xaga kalana sxpky Hassan Dayro

  • @Ahmey1449
    @Ahmey1449 Před 23 dny +10

    Waa Maalin Sabti ah tariqhdu tahay 29.06.2024
    Waxaanu hestan ku dagesan haya South Africa 🇿🇦 Gar ahan Northern Cape.
    Damaantin Wan idin salaamaya❤❤❤️

  • @HamzaMahamed-ec1bx
    @HamzaMahamed-ec1bx Před 15 dny +4

    Waaa malin sabti ah oo fadhigu camiranyahay aniga iyo saxibahay odhan bishu markay ahyd 07/07/2024 sacadu markay ahyd 04:00 PM Djibouti xagay xigtaa cawaa

  • @alidoyale5043
    @alidoyale5043 Před rokem +43

    Waa habeen isniin ah saacaduna waa 1:35 1/5/2023 waxanu heestan ku dhegeysanaynaa aniga iyo saaxiibkay Salim Idris, Defence University of engineering in Debrazite/Bishoftu Ethiopia. Salaamulaahi dhamaantiin bulshada soomaaliyeed gaar ahaan intiina ehlu qaraamka ah cimri dheer iyo caafimaad alle ha inagu manaysto isma dhaafno walaalayaal.

    • @marianali8649
      @marianali8649 Před 11 měsíci +1

      Wcs brother

    • @abdisalamfarah9344
      @abdisalamfarah9344 Před 7 měsíci

      Adna sidoo kale saaxiib. Cimridherer iyo caafimaad buux ah.
      Ninyahaw waxa i soo jiidatay in aad joogto magaaladaa Bishoftu iyo haddana Addis Ababa aaggeedii. Dhulka, meelaha aan ugu jecel ahay bay ka mid yihiin aagaggaas iyo gaar ahaan caasimaddu. Ani iyo Addis Ababa dantaa isu kaaya dacaraysay oo na kala gaysay e, alla maxaan jeclaa jooggeeda!
      Nabad, saaxiib. Waxa aan rajaynayaa in aad dareento oo aad raaxoqaadato neecawda dayrta iyo roobabka aaggaa.❤

    • @hernancrespo347
      @hernancrespo347 Před 4 měsíci +1

      legend inta marqaan heyso wan kaqadnay sxb

    • @hernancrespo347
      @hernancrespo347 Před 4 měsíci +1

      11 3 2024 xawa iyo marqan

    • @ahmedbashirjama-vo7zx
      @ahmedbashirjama-vo7zx Před 2 měsíci

      aniguna habeeen arbaco soo galayso baaan ku dhageysan jaamacadda Jimma university, ethiopia khaasatan education libarry. saacadu waa 11 : 44

  • @zuhaipmohamed8787
    @zuhaipmohamed8787 Před 5 měsíci +5

    Esh calaa legend waxaan ahay dhalin yaradi danpe lkn waxan kamid ahay dadka tirada yar ee ku jirta jiilka hada handana jecel qaraamiga waliba ku raaxaysta allaa yaacisak fanaan❤

  • @SalmaMohamed-vx7me
    @SalmaMohamed-vx7me Před 2 lety +17

    Daad waa dadki Hoore! Allah ha unaxariato inti dimatay 😞💓

  • @hassandweeu4096
    @hassandweeu4096 Před 2 lety +40

    Teustday 10.8.2021
    Ayaan dhageysanaya heesta waxana ila joga oo plastion wada ciyaarina Asaxabteyda uu ka kow yhy cabdi bile.ismaciil jigjiga .cabdinasir cali shaah.and yaacquub
    From Germany
    Dhamaantiinba sln qaliya ayaanu hawada idin so marinina dhaman inta albanka dhageysan donta waxanu idin lenahay
    Wixi nool aduunyada waa leysku so noqon
    Anigo Hassan deeq ah iyo Asaxabteyda an kor kuso xuseyba
    Waxa kale oo an idin lenahay
    Waxa ino balana cafimad iyo cimridheer iyo cibaado suuban horumar iyo barwaaqo insha alllah bi.idmillah💯👊🖐

  • @asmabare1626
    @asmabare1626 Před 3 lety +20

    Waa.markii labaad oon dhageysto Koshin yare Alla ya raxma dalab iga yimid wiil aan isjaceleen waqtiga nakala wadey oon sxbnahy iga codsadee inan dhageysto daqiqda 43.00
    Xasuus gooni ah from Nura to Ahmed Hassan 🥰🥰🥰😍

    • @mahaancade5685
      @mahaancade5685 Před 2 lety

      Kooshin yare legend waaYe 👍

    • @ciilqabeduubi3953
      @ciilqabeduubi3953 Před 2 lety

      Anba taa inaan dhageysto un ayaan usoo galaa, Illaah ha u naxariisto qofkaad sheegeyso

  • @kingofvoice2442
    @kingofvoice2442 Před 4 lety +17

    Xusuus wlh 2005 dhegaysan jiray maanta oo ah 21/7/2020 talaado dayniile roobna uu da.ayo jawi degan baan kudhegaysanayaa

  • @wiilqaraami2435
    @wiilqaraami2435 Před rokem +19

    Waxaan ahay wiil qaraamiga LA saxib ah wehel ka dhigta markasta 2022 Ayaan daawanayaa
    Jiilka cusub iga danbeeya ee 2030ka daawan doona waxaan idin rajeynaa waqti wanaagsan walaalayaal

  • @user-zi1bg8sv8s
    @user-zi1bg8sv8s Před 27 dny +2

    Who is listening 2024 my fav 💔😭

  • @abshiribrahim2013
    @abshiribrahim2013 Před 3 lety +14

    Mashaa allaah ilaahay ha unaxariisto all fanaan cumar dhuule

  • @user-lw5kn7nx4v
    @user-lw5kn7nx4v Před rokem +7

    Maalin isniina qaaci iyo marqaan love from mogadishu bakaaraha

    • @user-bk6qi5cl6p
      @user-bk6qi5cl6p Před 3 měsíci

      This is straight from - Hargeisa - Somaliland - 1 ❤

  • @luulmusa4743
    @luulmusa4743 Před 4 lety +40

    Heeskan nin aan jeceylla oo iga dhiintay ku xasuustaa😢💖

  • @yoonisgabal5461
    @yoonisgabal5461 Před 3 lety +14

    fanankan kooshin Yare ad iyo ad ayan utaagera masha Allah waa fanan codmacanle oo kabankana sifiican uyaqaana💯💯❤

    • @juguxzay
      @juguxzay Před 3 lety +1

      Inuu 2bo sano kahor dhintay war mau hayaaa allaha u naxariistee oo wadanka canada uu ku dhintay.

  • @xuseenomar9954
    @xuseenomar9954 Před 2 lety +5

    Axsan qaraami mrkan dhagesayo jawi dagan iskaga jira allow inti isjecel ay ishelan hawaro jacelku ❤️💪

  • @hassanjibril1553
    @hassanjibril1553 Před 3 lety +14

    tarishdu manta 7 3 2021 heestani xasuus igu wayn dhagaysajira waayu jacaylku ii hayey alx wanku gulaystay imika hooyo ahay laba caruuran haystaa 2013 l love you all Somali lam from somaliland hargaysa✍✍✍ 🇸🇴🇭🇺🇸🇴🇭🇺🇭🇺💋❤

  • @thezakaria613
    @thezakaria613 Před 2 měsíci +2

    Waa habeen arbaco soo galayso 8/5/2024 saacaduna 2:03 waxaan kasoo socdaa ceerigabo to hargeisa safarka waxa igu weheliya asxaab qaaliya oo qurbojooga ah mirqaanku uu is hastaa. Ehlu qaraam aadban idiin salamayaa🌻

  • @jsssocwatchkeeper1058
    @jsssocwatchkeeper1058 Před 3 lety +11

    Umaddu waa bukaan socod gabigood caashaqu naafeeyey walee ...2021 april 01

  • @ManuelMomo
    @ManuelMomo Před rokem +24

    que hermosura ! gracias ! Abrazos desde Argentina !

  • @daafahamedia9544
    @daafahamedia9544 Před rokem +3

    Kadib malin dhan oon xaafada joogay ayan caajiska iskaga kiciniyaa codka halaasigaa ee kooshin
    Waxana xagan ka salamaya my best friend princess hupi suusiii
    Cawa tariakhda waaa haben sabtiya 5 November 2022
    Cimri dheer caafimad iyo cibado suban ayan idin rajayneya

  • @yaskaaayaskaaa3592
    @yaskaaayaskaaa3592 Před 3 lety +5

    Wah wah dadke jacel babeye ee muslim aloow dawdiso wamxy

  • @cabdifitaxabdulahi2
    @cabdifitaxabdulahi2 Před 21 hodinou

    Waxaan dhageesanaa habiin tariikhdu 21/7/2024 waxaana soogalaysa isniin waxaana kabaxaysa axad waxaana ku dhageesana south africa 🇿🇦 gar ahaan nalesprid mbolanga 19 adderson waxaan allle ka baryaa cimri dher iyo cafimad suban ❤ waqti wacan dhalinyaro hadad iga danbeyso like isaar

  • @saidotte1048
    @saidotte1048 Před rokem +6

    quruxdiyo asluubta qalanjadani waay u dhalat00 qasari wacan baay ku nooshahay qaladkana ma taqaano oo qowalkeedu waa dahab qaraykeedna waay u horaysaa qaali waaku salamay

  • @user-lw5kn7nx4v
    @user-lw5kn7nx4v Před rokem +3

    Best qaraami am chewing mirra in mogadishu

  • @hernancrespo347
    @hernancrespo347 Před 4 měsíci +6

    04.04 11 2024❤❤

  • @korneylmohamed2579
    @korneylmohamed2579 Před 3 lety +4

    Freitag 25.juni 2021. Um 04:20
    Nachtschicht WLL GERMANY HESSEN DARMASTADT
    Ruux aan ku dooneyn laguma daallo waar dantaad lahayd iyo daryeel naftaada 🤔

  • @juguxzay
    @juguxzay Před 3 lety +5

    4bilood buu moowtanaa kooshin yare markaad heesahiisaan soo galineeysay oo wuxuu dhintay Dec28 2018 waxaad soo galisay adiganeh april 2019 4bilood geeridiisi kadib hadaad ogeeyd allaha u naxariisto maad u quuri weeysay koleey ruux fanka wax kaog waad u muuqataayo inaad maqashay suurtagal geeridiisiye

  • @rahmobaariyow9525
    @rahmobaariyow9525 Před 3 lety +26

    Markan noocan dhageysanayo adunyo kalan ku jiraa ish calaa qaraam mxu fanka hada jira ka wanaagsanyahay 🥰🎻🎸

    • @daafahamedia9544
      @daafahamedia9544 Před rokem

      Walshy iga yar ba iso xasusisay ayado 22 ah bay qaraniga aad u jeceshahay

    • @Piioooo
      @Piioooo Před 2 měsíci

      saas waye

  • @khayrdoon7488
    @khayrdoon7488 Před 9 měsíci +1

    TESDAY= 2 Octeber/ 2023
    Saacatu tahy= 12:51 AM
    Waxaanu nahay aniga iyo zxpkey Dr Omar Goortu waa xilli dambe Magaaladana Waa degmada badhan ee Gobolka sanaag
    jawigu waa degan yahy Oo ma Jiraan Wax saxmad ah Waa xilli dambe waa la kala seexdey
    Caleyk yaa caleyk❤

  • @FatimasaidFatimasaid-y9t
    @FatimasaidFatimasaid-y9t Před 28 dny +3

    Aniga & Saxiibty Kampala waqtiga 24-6-2024
    Dhoof sugayaal ku dhagysanaya
    Wax Nooqada mahyno 😂😂😂😅ilahada

  • @saidislaweyn7177
    @saidislaweyn7177 Před 4 lety +11

    Hadal waaa kii hore ragna waaa kuwii danbe ilen kuwii hore dowladii sharafta lahad ee ahed lubaxyadii Africa ayey maga bur buriyen dhalanti ila midka ee dhashay 1991 baan ka mid ahay mxay noga dumiyeen dowladeni shiid. Way so noqon doontaa Isha Allah dowladenii farmajo iyo khayre baa ilahay ino dhaliyey

  • @andurahmaaanosmaanahmed2877
    @andurahmaaanosmaanahmed2877 Před 3 měsíci +17

    14 April 2024 ayaa dhageysaney aniga iyo sxbkey khalid ♥️ waxaan joognaa Mogadishu habeen jawiga dagan yahay 2014 ayaa markii ugu horeysay i daaray sxbkeey jeeyga Mohamed lkn caawa ayaan jecleestay in aan qoraal reebo all asxbta qaraamiga si gaar ah ayaan u salaama ustad kooshin yarana aan u duceyso allaaaah u naxariistee

  • @saidotte1048
    @saidotte1048 Před rokem +4

    curad weeye udgoon aaan ciil mudan ceebla weeye asturanoo xijaban cawa dhalad weeye edebsan caqliga waay u dhalatay cudoon cuqdad ma taqaano runtiyee caawase taajka saaray

  • @adamali2035
    @adamali2035 Před 8 měsíci +6

    Habeen ay tarikhdu tahay 12/11/2023 at 00:17am burco Somaliland ayaan Ku mirqaamaya Qaraamkan Malabka Ka macaaan best Albumm❤❤

  • @serajy1
    @serajy1 Před 2 lety +4

    Wax kale waaye codka iyo music 🎶 .. waxaan ku dhageesanayaa kampala , uganda 🇺🇬♥

  • @mohameddaudmohamed2836
    @mohameddaudmohamed2836 Před rokem +8

    I use to list these songs when i was xamar doing long run with my mates 7years ago I miss xamar iyo axabtii hoyga raxad xamar Allahiyow nabad kayeela dulkeen hoyo I love Somalia weyn

  • @samiirabdi9015
    @samiirabdi9015 Před 3 lety +32

    Ehlu qaraami Adban idin salamaya.
    Inkasto aay danbi yihiin heesuhu hdana mrkan dhagaysanayo qaramiga jawi kalaan galaa wlhi!
    Wku raxaaysta lkn wx lagu raaxeysto maahe ilhy haiga madobeyo aniga iyo inta ila midkaba.

    • @el_abdallahnoor9127
      @el_abdallahnoor9127 Před 3 lety +2

      Qaraamiga koleey waa xalaal lakin bac dhacdaan maalmahaan socota yaan lagu naar tagin.

    • @qasimabukar7488
      @qasimabukar7488 Před 3 lety

      8uuuuc uuuuu u u 19i88 ugu ugxh u yuug ug u

    • @khayre4094
      @khayre4094 Před 2 lety

      Waa runtaa saaxiib way kala duwan yihiin markaad aaminsantahay inay heesuhu xaaraan yihiin iyo markaad aaminsantahay inay xalaal yihiin ood isla saxsantahay

    • @samiirabdi9015
      @samiirabdi9015 Před 2 lety +1

      @@khayre4094 aado wayn bro..

    • @andurahmaaanosmaanahmed2877
      @andurahmaaanosmaanahmed2877 Před 3 měsíci

      Aaamiiiin bro wlhi isku mid ayaan ka nahay inta aad sheegtay😊😅

  • @Abdirazakduraanozmaan9767
    @Abdirazakduraanozmaan9767 Před 3 lety +26

    26/12/2020 habeen Axad ah sanadkana ugu danbeysa, allah cimri dheer iyo caafimad hanagu gaarsiiyo hana noogu dhameeyo sanadkaan iyo sanadka soo socda aamiin

    • @JaceelowYard-ex4rk
      @JaceelowYard-ex4rk Před rokem +1

      2023 ayan mareynaa hadee 2sano kadib qoraalkaga arkay sxb manoshahay

  • @cumarmuqatar6679
    @cumarmuqatar6679 Před 3 lety +5

    Bilawgeeni hore iyo ohra iyo ogoow barashadeeyni barni wallidkaabaa oqoon kugu babaarshee

  • @abdifataah1518
    @abdifataah1518 Před 3 lety +12

    21:00 Dahab la mood baaN Damac Sanayo DayiCi Maayo Doqon Nimo Na Weyaan inaan ka Durgoo Mid kale Doonte: Anyway Wan Wataaa Like HadaN isku Dooq Nahay Ha ila Ag marin

  • @khaledahmedofficial915
    @khaledahmedofficial915 Před 2 lety +52

    Ax yaa marqaan Qaraam is the best, Old is Gold
    Listening 13,01,2022 midnight in sanaag somaliland, Somalia

  • @jbr724
    @jbr724 Před 21 dnem +1

    Sanadku waa 2024 bishu 1 luuliyo 🙌🏾🤍🇸🇴

  • @haniyusuf9881
    @haniyusuf9881 Před 4 lety +10

    🌻❤️💜🙏👌 Waaaaw caadi maha 2020 bisha kobaad 14 🙏💋💋💋

  • @Lazanodiyara
    @Lazanodiyara Před 4 měsíci +13

    Hadaad iga danbyso like❤

  • @ayanleabdullhi2890
    @ayanleabdullhi2890 Před 3 lety +24

    2/12/2020 December ayan dhageysanaah legend koshin yare in Nairobi hameen aan wax badan tabaayo

  • @user-rm5tr6rk8b
    @user-rm5tr6rk8b Před 3 měsíci +1

    Magacygu waa Amina Ahmed waxan idinka soo salamaaya jamacada barwaaqo University waxan akhrisanyey lesons marka heesaha kabanka iska shitay wanan jeclahay qaramka amarka waan idin salamaya intiina ehlu qaramka tariikhdu waa 21;33pm wed, 17 April 2024

  • @mohamedxaashi5532
    @mohamedxaashi5532 Před 2 lety +3

    Rageedi SXB waana daaweysay heeso macan aad soo xushay

  • @mahadabdi5081
    @mahadabdi5081 Před 10 měsíci +2

    Marqaan in Dublin 😎🐐

  • @yaasirtikle.
    @yaasirtikle. Před rokem +17

    hadaynan heshiineyn Hadaynan heshiineyn
    waa inaynu kala harnaa kala howl yareeysana 😞😪😭
    saas e tahay qof an jeclahay malahan hadane waxan la dareemaya heeska side u sameysantahay 😜😂😂
    hadda way baxaysaa ileyn hebsan maaye aan ka horeeye
    hadii kale aan hooydoo halkii loo badnaa iyo
    aaqiro u hayaamee
    hadal tiro ma fiicne adoon iga haraadin maxaa kula hagaagsan
    inaan kaa haraan iminka taladeed hayaa
    hadaynan heshiinen hadaynan heshiinen
    wa inaynu kala harnaa kala howl yareysana
    si mug wayn ban ku salamaaya hadaad so aqirday qoraalkeyga

  • @caytochannel
    @caytochannel Před 3 lety +5

    Wixiii igah danbeya sanadka cusub 2021 isoqabta

  • @ibrahimmohamedisxaaq4456
    @ibrahimmohamedisxaaq4456 Před 4 lety +12

    Aad iyo aad nin ahlu marqaanka yaqaan ayaa tahay sxb sare

  • @bakisalim5474
    @bakisalim5474 Před 27 dny +1

    25 jun 2024. 👌
    Adaan kuu bukkaa, mey bogsiin kartaa.

  • @abdirahmaanali6732
    @abdirahmaanali6732 Před 3 lety +3

    Koshin malin dhexaa wan mu marqamy allha u naxaristo

  • @ibrahimadan1293
    @ibrahimadan1293 Před rokem +2

    Wa idin salamay asaxabta magaceygo wa ibrahim joga dalka Canada 🇨🇦 runti heesaha koshin yare wa xiseya manta oo tarikhdu tahay 17/10/2022 marki 3 daxad aya waxa ku so dhacay Driving 🚗 test ayado lagu basayo 25% markasa 24% kenay 3 jeer ciilba iga qabtay marka koshin yare aya madaxa ku dagsanaa

  • @farhiyamahamad5492
    @farhiyamahamad5492 Před 2 lety +8

    Ilaahay ha u naxariisto allahuma amiin

  • @zundusraaqiya4475
    @zundusraaqiya4475 Před 3 lety +6

    Eesh calaa kaban

  • @libaaxijamhuuriyadasomalil7544

    Ax yaa distance love from 🇿🇦 s.Africa to 🇺🇲

  • @xasanwaliooyoow6229
    @xasanwaliooyoow6229 Před rokem +2

    Caawa taariiqda waaa 30/4/2023 Habeen Isniin Ah Waxaan ku dhageesanayaa magalada Garbaharey jawiga waa jawi roobaad onkodka iyo gugaca hilaaaca is hesta ❤️❤️❤️💯👍inta iga danbeeso

  • @libanali8687
    @libanali8687 Před 2 lety +10

    Waxa ay aheyd maalin Axada jawigana u ad u macaan yhy hadana aysan jirin wax buuqa ah wxa dhinaceyga fadhiyo o ila dhageysanayo Album-kan u ku luqeynaayo Al-Fanaan Kooshin Ahmed Moh’ed Ahmed { Dr Ja’da } Halkan ayan ka salaamayaa

  • @naimoabdulahilucky
    @naimoabdulahilucky Před rokem

    Really the best song nafteydu adey ku haybin hana ku hesho ku waydey xasus Nairobi ayan jogey ha xamar wan slmy all my somali people 👌

  • @shabelmohd4031
    @shabelmohd4031 Před 2 lety +6

    Ilahey dambigisa hadafe Hessahisa wan kahelaa

  • @hassanyare9410
    @hassanyare9410 Před 2 lety +8

    Reminds me of 2001/2002 in Nairobi Kenya 🇰🇪 Eastleigh 11 street

    • @bokaahmed5887
      @bokaahmed5887 Před rokem +1

      Waa markaan dhashay abti 😢😢😢😢

    • @hassanyare9410
      @hassanyare9410 Před rokem

      You made me feel old abti macan..time flies

    • @hassanyare9410
      @hassanyare9410 Před měsícem

      1 year later am back to listen to this masterpiece ❤

  • @DabataxanTv
    @DabataxanTv Před 3 lety +24

    Ruux Aan Ku Doonayn
    Laguma Daaloo
    Dookhaan La Haynin
    Deeqaay Naftaadee 💔

  • @hassanabshir6006
    @hassanabshir6006 Před rokem +1

    Anoo ah cabadulaahi abshir cali loo yaqaan biid waan xasuustaa kooshin yare oo ah nin shiiqaal ah burco ayaa ku ge matqaan fiicanaa

  • @hmh3620
    @hmh3620 Před 3 lety +6

    24.12.2020 jooga DERRI galmudug,bartamaha soomaaliya

  • @Naturefairy113
    @Naturefairy113 Před 7 měsíci +2

    Nin cod macaan❤

  • @aliqeyliye304
    @aliqeyliye304 Před rokem +1

    1999 ayaan kuraxeeysan jiraay anigo ahaay abandulaha qeeybti 60 lixdaamad waxan waxan waatay gaari laa oraajiray langaruusal oo xiligas ahay garimadaxed xasusu

    • @alidoyale5043
      @alidoyale5043 Před rokem

      Taliye gobolkee ayaad joogtay xiligaa waana ku salaamay.

  • @zuldansalman4977
    @zuldansalman4977 Před 4 lety +13

    Waaw kooshin caadi mahan best music and song

  • @deckyahya4791
    @deckyahya4791 Před 3 lety +3

    Inaba caadi maaha kooshin yare waa xasan hawle oo labile jooga si fiicana u marqaamaya

  • @mohamudbulle4266
    @mohamudbulle4266 Před 3 měsíci

    19 April 2024 wye cajaladaan waan dhageystaa marwalbon soo daalo
    Alxamdu Lillah calaa nicamihi❤
    Qaraamku waxaan kaga baaqdaa xumo iyo fikrado aad u liita. Isaguba waa laqwi lkn Allah ha inoo saqiro.. cashir baan ka imid waana yara daalanahy qolkeygan kaligey kujiraa alxm familka hooyo iyo walaalo wey wada joogaan meel aan iga sii fogeen lagaba yaabe badidood iney cajaladan ila maqlayaan😊 Allah caafimaadka iyo cimriga ha inoo barakeeyo inooma ziyaadsho aamiin❤❤
    Aabahey Allah ha u naxariisto 😢❤
    Amuuraha intooda kheerka inoogu jira Allah ha inoo sahlo aamiin
    Bulsha weyneey salaama gacalayaal Allah idin nabad yeelo❤❤aamiin

  • @haniashkir1670
    @haniashkir1670 Před rokem +2

    Waa fanaan iyo laxamiiste caan ah

  • @Daariq-nr6wu
    @Daariq-nr6wu Před 5 měsíci +1

    Kooshin yare ❤😢 boqorka codka

  • @MohamouttAbdullahi
    @MohamouttAbdullahi Před 26 dny +1

    Habeen tariikhdu ku begantahay 26 Jun 2024 Arbaca soogelay so bàan lasacanod kudhagaysaniya heestan time Kuna yahay 11:59 pm jawi degan waliba aaga geedka jacaylka

  • @ceebla145
    @ceebla145 Před 3 lety +20

    25/Oct/2020 in muqdisho
    dharbaan ku duldhaqayaa🤣🤣🤣

  • @Khaliil123
    @Khaliil123 Před 2 lety +40

    reminds me my stay at Malaysia (KL, PV12) for Ph.D. study from 2018-2020 in a hard work and enthusiasm. Time runs unexpectedly; now its 12/01/22 in Mogadishu from work.

  • @ahmedabdirahmanbulle8928
    @ahmedabdirahmanbulle8928 Před 3 lety +1

    Am noo suporting

  • @zuzubrithish1920
    @zuzubrithish1920 Před 4 lety +17

    Kala sarsaraaa heesaaaa😍😍😍😍😍

  • @isxaaqmohaweeheleye7589
    @isxaaqmohaweeheleye7589 Před 4 lety +16

    waayo waayo xasus 2004 0r 2005 oo an dhageysanjirey

    • @ayanabdulahi2412
      @ayanabdulahi2412 Před 3 lety

      Heestan Waa runtaa xasusu yaqey

    • @abdoulhazizahmed393
      @abdoulhazizahmed393 Před 2 lety

      @@ayanabdulahi2412 tue

    • @qaalidhaji6288
      @qaalidhaji6288 Před 2 lety

      WAXA AN DAGABAAA MALADA MUQDISHO XAFADA C/SIIS GARAB AHAAN MAFAX TOOYO AHHHH
      HADA MAGALADA WA EY KU SII YACEEN AHHHHH

  • @abdimumin1652
    @abdimumin1652 Před rokem +1

    Alahaaha u naxarasiiyo my Frinde

  • @abdirahmanboodhle8909
    @abdirahmanboodhle8909 Před 3 lety +1

    Haloo duceeyo fanaanku sanadkii hore ayuu baxay AHUN

  • @abdikanisiciid1302
    @abdikanisiciid1302 Před 3 lety +9

    22/3/2021 subaxnimo
    11:52 o’clock Greece 🇬🇷

    • @cabdiraxiinaadam8479
      @cabdiraxiinaadam8479 Před 3 lety +3

      isku mel an jognaa
      7/7/2021 sagal sac haben nimo (malin arbaco soga leso
      Greece. athens ✈️😂

    • @abdikanisiciid1302
      @abdikanisiciid1302 Před 3 lety +1

      @@cabdiraxiinaadam8479 maxay kugu taala saakaba waxan ku dhagaysanayaa Austria 🇦🇹😂adina waxan kuu rajaynayaa soo kale

    • @abdilatifaxmad2621
      @abdilatifaxmad2621 Před 16 dny +1

      the baste gaban kooshin yare Lagend

    • @abdilatifaxmad2621
      @abdilatifaxmad2621 Před 16 dny

      the baste hees kaban kooshin yare Lagend

  • @farahsudi8010
    @farahsudi8010 Před 2 lety +9

    Music somalia mixes of the most 🇸🇴🇸🇦🇰🇪I Farah Ali Sudi

  • @MohamedHirsi__999
    @MohamedHirsi__999 Před 4 lety +11

    Eesh calaa cod alle yarxamu kooshin cod laguma gaaarayn

  • @IbrahimGado-sc2pn
    @IbrahimGado-sc2pn Před měsícem +2

    Guuud

  • @FathiaalidembilAlidembilaptido

    Waaxan ka xusaya hestan jabuti waa haben qamis aah dhariqtu aay dahay le 18/07/2024

  • @khadarceergaabo
    @khadarceergaabo Před 4 lety +8

    siduuu ii barkaday hurdo
    kama bogtaa

  • @abdilazizali6791
    @abdilazizali6791 Před 4 lety +14

    Eesh cala hees waxan barty heesta anigo yar 9 jira mantana 20 years

  • @ayala1627
    @ayala1627 Před 2 lety +1

    904pm18june2022 in Kansanga Kampala, Uganda. We're in a lowlight room... it's me Ayala, Ikhlaz, Umalkhayr and Axmed from Kenya. Ilaahay baa ku mahadsan e, wakhti wanaagsan baannu qaadanaynaa, Mira na waan cunaynaa.

  • @mankainacawlle3767
    @mankainacawlle3767 Před 3 lety +12

    24/1/2021 habeen 4:00 saqdhaxe
    Inta iga danbeso waa idin salamay dhalinyaro ❣️goobta kampala

  • @sagaleymohamed2703
    @sagaleymohamed2703 Před 2 lety +3

    Waxkale waye 🥰🥰🎧🎶🎸🎷🪕🎻🎺

  • @thokozanikauwa5764
    @thokozanikauwa5764 Před 3 lety +6

    Manta ooy thy 28/9/2020 ya iladhegensanayo hees wa heeshi hore yasalam

  • @deeqaibrahim9189
    @deeqaibrahim9189 Před 2 lety +2

    30/5/2022/12 habeenimo from somaliland ainabo kooshin yare ayaan soo raadiyey heesihiisa waxaanu nahay asxaab badan

  • @Jiilkacusubsport
    @Jiilkacusubsport Před 4 lety +16

    Yadawanayo 4/20/2020 like ta hadhafin please hadey somalinimo jirto

  • @apdalle_H
    @apdalle_H Před 7 měsíci +1

    dhulka meel barwaqa ah
    oon lahayn bad iyo wabi
    dhirtu ay ku badan tahay
    baryo laydhsi loo tago
    buurta gacan libaxay
    kuyaal baydka raaxada

  • @user-pl6iq5cm6g
    @user-pl6iq5cm6g Před 6 měsíci +1

    Sxp heesta qofka xalayta noolay maantana xawaal jira zoo dhig hada heleyso😊

  • @liibaanliiburuuj
    @liibaanliiburuuj Před 2 lety +2

    Allah ha u naxariisto

  • @user-ys5gh4tm5t
    @user-ys5gh4tm5t Před 8 měsíci +1

    11/11/2023 maalinta single ka aduunka baan wxn ku dhegaysanayaaa erayadaan cajiibkaaa kampala uganda 4:55 seexan waa.😢

  • @abdilaahiahmad1399
    @abdilaahiahmad1399 Před 2 lety +1

    Xusus hore Wayowayo

  • @sadiq07
    @sadiq07 Před rokem +1

    Maanta maalin tarikh ii ah galab qamis goobta Mogadishu 25/8/2022 August 25
    16:30 galabnimo

    • @ZadikabdiZadik
      @ZadikabdiZadik Před 10 měsíci

      Kadib Sanad io 19 maalin Ayan imaday meshan hadana waan ku so noqnaa insha Allah❤