Gulled Simba ft Asma Love | Xeerkii Gobta | (Music Video) 2018

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024

Komentáře • 2,2K

  • @Gulledsimba
    @Gulledsimba Před 6 lety +4022

    My fans #SimbaArmy Dhamaantiinba meel walba joogtan aad ban idinkaga mahadcelinaya taageeradiina sido kale walaaladay suurta galiya wax walba oon jecelahay inan iidn so gudbiyo Brother Love Nabiil Haataf safwan jacayl badan ayan idin haya ii noolaada dhamaantiin ❤️

    • @ayubdaarij
      @ayubdaarij Před 6 lety +56

      Gulled Simba horay u soco bro 👐👐👐👐👐👐

    • @a.rizaak1734
      @a.rizaak1734 Před 6 lety +47

      Simba war cawa heesta wa u hordo seegay 3:05 hargaysa somaliland

    • @abdullahiosman5007
      @abdullahiosman5007 Před 6 lety +21

      Gulled Simba Thanks bro waa kaa haynaa heestii dhafarka nagu riday lol

    • @filsanali4451
      @filsanali4451 Před 6 lety +11

      Ww

    • @qadarleebo373
      @qadarleebo373 Před 6 lety +11

      Gulled Simba 🙌🏼👊

  • @allsomalivideos
    @allsomalivideos Před 6 lety +3186

    Farta taag hadad qur'aanka jeceshahay waa noo muhiim heerka uu ka daganyhy kitaabka like🖒🖒🖒🖒

  • @HaatafAbdi
    @HaatafAbdi  Před 6 lety +673

    Thanks for watching! Subscribe for more videos!

  • @allsomalivideos
    @allsomalivideos Před 6 lety +1948

    Farta taag hadan quranka jeceshahay waa ii muhim doqaqa like 🖒🖒🖒🖒🖒🖒

    • @NoWay_666
      @NoWay_666 Před 6 lety +16

      Hassan Adde waxaaa commenigan kugu kalifay like ku helwas eee wanaag makaaa aha 😄
      Kalaamka ilaahay haku marmarsiiyoon sxpoow like hadaa rabto waxkale dheh almiino

  • @farhanbulale5548
    @farhanbulale5548 Před 6 lety +3038

    Inta Quraanka JeceL Like ii Saara ✌

    • @asmahamoud9902
      @asmahamoud9902 Před 6 lety +27

      Jiilka Cusub hees ayad ku soo hos qorsa Qur'an iska xisho oo hadad Qur'an jecesahy adigu dhayaso blz heesah Qur'anka ha ku soo hos qorin ilaan dadku waa muslime

    • @mohamedhassan-qf1hw
      @mohamedhassan-qf1hw Před 6 lety +11

      Jiilka Cusub xishoo maxa hesaha dhaxdooda uga shege quran shido dhageso lkn hes ina kaso dhax dhahda maha

    • @alidheere312
      @alidheere312 Před 6 lety +4

      Jiilka Cusub imanka alae kaqaad

    • @ilwaadqurux4917
      @ilwaadqurux4917 Před 6 lety

      msha allh

  • @apdiyare4788
    @apdiyare4788 Před 6 lety +111

    Hal like un baan u bahany 😉

  • @ismailabdighani1442
    @ismailabdighani1442 Před 6 lety +1185

    Saxipayalow mid Ethopian ah Ban like kula tartamayaye fadlan ii hiili

  • @Macankish
    @Macankish Před 6 lety +187

    Codka 100/% Dance 100%
    Stylka 100% Editer 100/%
    Camera 100% Laxanka 100%
    Bravo Gulled Simba ASMA LOVE & Haataf Studio

  • @prettydiamond4019
    @prettydiamond4019 Před 6 lety +205

    Maanta like doon ahey igu qabta asxpta 🙄🙄🙄🙄🙄

  • @cabdicasiismaxamed7281
    @cabdicasiismaxamed7281 Před 6 lety +113

    Heestan million viewers bay gaadhi inti igu raacsan like isaara
    Nice song #guleed simba big fan broh

  • @safwanhalac5466
    @safwanhalac5466 Před 6 lety +1060

    Wlalkey gulled and my sis asma love iyo walalkey haatuf and nabiil iyo waliba axmed cantar marka fanka loo soo jeed sado sidaas uunbay iska noqonaysa kkk

    • @zuhuurquman9118
      @zuhuurquman9118 Před 6 lety +14

      Safwan halac hhhh inader amarka ilahay wan iska kaa tageeraa uun wan garan wayay sababta

    • @hibqoghema7871
      @hibqoghema7871 Před 6 lety +2

      Truely words waaaa sima n love wacdiray dhigeen

    • @sadaamilkacase7244
      @sadaamilkacase7244 Před 6 lety +8

      Safwan halac *Sadaam* *ilka* *case* *From* *Hargeisa* *safwaan* *sxp* *Gop* *ayaa* *tahay* *adba* *kama* *dhacdiiid* *Thanks* *waxnol*

    • @ilyashsultan8512
      @ilyashsultan8512 Před 6 lety +3

      safwaankeyga HARGEISA way kuu xiistey now
      kusoo degdeg baan ku leenahay nio

    • @naafacshire4745
      @naafacshire4745 Před 6 lety +1

      Safwan halac fanaanka fanaankood ayaa tahy waa la guu qiray

  • @welovefanaanidaabayla7728
    @welovefanaanidaabayla7728 Před 6 lety +701

    Ilahay ba nagu daarshee Like ii sara

    • @saliimayaanle5895
      @saliimayaanle5895 Před 6 lety

      +gabadha dhulbahante xarakaad badnaa yartu

    • @dhegadheer2600
      @dhegadheer2600 Před 6 lety

      dabaalnimadaan waa maxay like ma no dhaarsine ?

    • @mohahussen5985
      @mohahussen5985 Před 6 lety +1

      mxad u ooyi zxb wn kusaary hadey wxtar kuleedahy masul👊

    • @Ninmadow_1
      @Ninmadow_1 Před 6 lety +1

      We Love Fanaanidaa Bayla hhhhhhhhhh wlhy wan ku saraya hada hada waliba

    • @sultanhanga
      @sultanhanga Před 6 lety

      We Love Fanaanidaa Bayla Bal wax hkuu Tarto

  • @gonegetbettervlogandfilms1575

    Dhashii darod Ismail madaxdii umada somaliyed horay u soco my ina adeer
    Intii daarood/ marexan ah like igu qabta 😀😀 we are sade daarood. 💪💪

  • @caliajeeycaliajeey851
    @caliajeeycaliajeey851 Před 6 lety +198

    Wale reerka mareexaan gacan utagay 👌madax wayne farmajo 😍guleed simba 😍dabcasar 😍2017 sadexdina idin shidan tahay 👌👌👌hhhh

  • @kinglove1317
    @kinglove1317 Před 6 lety +141

    guleed boqorka sanadka inuu yahay yaa igu raacsan legend 2018

  • @inafarah7910
    @inafarah7910 Před 6 lety +143

    2:02 ila 2:14 ciyarta ma ilawo wlhi🤣
    Hadad so ciyartay like tabo

  • @NoWay_666
    @NoWay_666 Před 6 lety +63

    I can’t believe am here before 1k and 1M viewers 👌🏻👌🏻
    Who else in here watching the video and laying on bed at the same time.....just like me??😃

  • @NUXURKA-MEDIA
    @NUXURKA-MEDIA Před 6 lety +584

    Walaalkeyga Guled simba Iyo Walasheyda Asmo Love
    Hore Usocdo Wani Jeclahay

    • @mohamedadnaan4852
      @mohamedadnaan4852 Před 6 lety +5

      DAYAX DALNUURSHE bro adigaba legend ayaa tahay anaga ku jecel horay u soco aabo

    • @salmaomar6074
      @salmaomar6074 Před 6 lety +3

      DAYAX DALNUURSHE adna wllo hore usoco cadawkaga laha kaa qabto fanenkeena qaliga ah

    • @mohamedshidoabdi1826
      @mohamedshidoabdi1826 Před 6 lety +4

      DAYAX DALNUURSHE sxb waatagerta simba lkn aniga adiga aya kutageraa heeso maso wadaa jwb

    • @AhmedMohamed-jm2if
      @AhmedMohamed-jm2if Před 6 lety +1

      dayax my fann qalia nolw Adi dumshi iyo hodanpa

    • @sadaamilkacase7244
      @sadaamilkacase7244 Před 6 lety +3

      DAYAX DALNUURSHE *sadaam* *ilka* *case* *from* *Hargeisa* *Dayax* Dalka *adna* *Hore* *usoco* *sxpo* *one* *love*

  • @hanihaaji9415
    @hanihaaji9415 Před 6 lety +290

    Guleed Masha Allah ,markaan wiil yar oo quruxbadan inoo noqday inta ila aragtay like asxbey 😗😗

  • @jackieislamic8921
    @jackieislamic8921 Před 6 lety +180

    I am from Canada i don't understand somalia song but i like❤❤

  • @abd1wahab
    @abd1wahab Před 6 lety +261

    Gulled simba And Asma Love
    Ciyaartay ciyaarayan kii garanayow Farta Taag

  • @abshirmohamed4025
    @abshirmohamed4025 Před 6 lety +209

    Xawli ban kusoo galay saaa waba la wada xadraynayaa hana xasidine walalayaal xabad xabad like ah isku kay so dardara!!!

    • @hodanali5163
      @hodanali5163 Před 6 lety +2

      Abshir Mohamed kkkkkk waankula xadraynay inadr😂

  • @ciyaalwaaberitv7888
    @ciyaalwaaberitv7888 Před 6 lety +31

    #Guuleed_simba waxaad tahay fanaan fiican oo waliba waqtiga u hiiliyay maanta waxaad ka magac sareysa fanaaniin badan oo ka horeeyay Viva guled simba inta tagersan like haigu qabtaan

  • @kingisking6006
    @kingisking6006 Před 6 lety +239

    Codka100%
    zteyl100%
    Bood boodka100%
    camera100%
    😍😍😍😍😍

  • @abdirahinahmed7257
    @abdirahinahmed7257 Před 6 lety +76

    Inta Quranka Jecel Liketa ha ila dhaafina plz

  • @ifiyoaakhiro3410
    @ifiyoaakhiro3410 Před 6 lety +7

    Gulled simba ex hargeysaawi iyo asma love noolaada haldoorka hobolada Haatan first fiew 👍

  • @cabdalamohamed6361
    @cabdalamohamed6361 Před 6 lety +208

    labadan fanaan wbay isku so baxayan inta ilafantay farta

  • @ayeshawanted1969
    @ayeshawanted1969 Před 6 lety +48

    Waxaan dhaho ma aqaaan‼️Mashallah quruxda somaali Ba utihiin, i cant get enough heestan much Love for u GULLED&ASMA iyo yaryariska,camirestha MR HATUf.😭❤️❤️❤️😘❤️❤️❤️🌹

  • @mahamedahmedabib260
    @mahamedahmedabib260 Před 6 lety +78

    heestan top waa tii igu shidnayd wakhtigan somali orod badnaa hory hoos ugu soo yaceen qaarba youtube barkintoodii iyo furaashkoodii soo dhax dhigty 🏃🏻🏃🏻🏃🏻🏃🏻

  • @balqizayarey
    @balqizayarey Před 6 lety +329

    Asma love inay ilbaxday
    Inta Ila argty suulka igu qabta nh isku xishoodhee
    Gabar abgaaal cismaaana ahaye😅😅😅

    • @ifrahyussuf7587
      @ifrahyussuf7587 Před 6 lety

      waaaaaaaaaw masha allah way isku si baxen eesh cala heees

    • @mariyahaldha7659
      @mariyahaldha7659 Před 6 lety +2

      Gabadh boqortooyo adunkabah xidigaha geska ugu stel shidan ilen wa rer somalilnd ilbaxnimo ugu imo

    • @mesutholla1512
      @mesutholla1512 Před 6 lety +1

      stop maseer

    • @aaryaretube
      @aaryaretube Před 6 lety +2

      Waxaa tahay baa adiga isku ah ka dhamow Azma

  • @shiikhulkulliofficialchane5903

    Maashalah Haataf Abdi Halyeeyga Fanka Go Forwad Bro✔✔
    Intii Guuled Simba Taagera Buuxan U Ah Halkaan Like Saara👍
    Asmo Love 👌✔✔

  • @shimbirahamedia3516
    @shimbirahamedia3516 Před 6 lety +257

    Hhh Ninkii ugu horeyay oo Hawiyo ah oo Heestan daawado Hhh kaftan

  • @khaliilkbcomedian6418
    @khaliilkbcomedian6418 Před 6 lety +26

    Asmo love finland haday sii joogi lahyd hees Lee nafta nooGa qaBan lahyd allow alle😂😂

  • @ogsomaliqueen8395
    @ogsomaliqueen8395 Před 6 lety +44

    Ruuxi u danbeeeyay aan ahye inta iga danbeysa xaasidnimo hala dhaaafo like no bakhaylnimo zxpta bal inta guuleed jecel indhaha adoo isku haya ku dhaaaf ilahy baan kugu dhaarshe 😂❤️❤️❤️❤️

  • @zmd4418
    @zmd4418 Před 6 lety +8

    Heestan wexey ku fcn tahay ini lasiiyo song of the year award. Gulled simba singer of the year. On top

  • @asiyadiamond5693
    @asiyadiamond5693 Před 6 lety +508

    Like Isar Hada Gulled Iyo Asma Tagerto Asiya From Burco

  • @hodaniitaqalbilula7960
    @hodaniitaqalbilula7960 Před 6 lety +18

    Xubna wada dhashaa iska xiga dadkoo way is xeeriyaan waana xaal wadaag😍😍😍😍

    • @ducayzen9368
      @ducayzen9368 Před 6 lety

      Hodaniita Shankaroon Land eeg xagay gurguurarato 😂😂😂😂😂😂

  • @quruxdiiogadengobsana1491
    @quruxdiiogadengobsana1491 Před 6 lety +46

    Asc ilma aderayaal ilmihi darood ismail ban laahad laya like isaraa waa hadii darood ismail xalala atahay allahaa u naxaristo awoowe abdiraxmaan darood ismail jabarti al yamaniya

  • @ibtizaamcadeey6847
    @ibtizaamcadeey6847 Před 6 lety +105

    I hate qabiil Wallahi viva somaali weyn👏👏👏👏👏👏👏congrats...

  • @abdisuufiofficial7441
    @abdisuufiofficial7441 Před 6 lety +133

    Sxb gulled simba ina tahay fananka ugu shidan waqtigan wakuqiiray tlhi
    Lkn iska illali #abdi_weli furinle yusan kamaseerin
    One luv asxapeey
    Liketa haila dhafiina

  • @rihamaden4843
    @rihamaden4843 Před 6 lety +44

    Asma iyo gulled
    2da fanaan logu jclyahy
    Iskuna sobaxaayo
    Qofkii igu raacsan like ha isaaro😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @DARMAAN1
    @DARMAAN1 Před 6 lety +25

    Muxuu yidhi
    XUBNO WADADHASHA ISKA XIGA DODKOO. WEYS IS REERIYAAN WANA XAAL WADAAG. MY BROTHER HAATUF NOLOW.

  • @madaammadaam3884
    @madaammadaam3884 Před 6 lety +29

    Clipku cadimaha anaaba og meshay rer hargeisa isku heleen inay top tahay simba N asma❤️🙌🙏😍👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @wizzgang4404
    @wizzgang4404 Před 6 lety +251

    muuqalkan marka firsatay hadii qoftada niyada kaga so dhacday like isaar kor ka aqristee wa maser badan tahee

  • @farahqaali8183
    @farahqaali8183 Před 6 lety +187

    Mareer filanlandba kulahaa asmi ilbaxnimada waar reer hargesa yagaa lagabartaa ilbaxnimada miyaydaan ogayn hargesa peace and lov💞💋magaladaydii Allah haykaxafido

    • @laughoutloud8561
      @laughoutloud8561 Před 6 lety +6

      Farah Qaali ina adeer yaad u faaneysa yaad na ka faaneysa walaalaha isxigaa xuduud malahan

    • @najuuaraale
      @najuuaraale Před 6 lety +4

      Hadaba gulled waa reer muqdisho asaga ayaana fankii qurux ka dhugay wlalac

    • @farahabdi3223
      @farahabdi3223 Před 6 lety +1

      Farah Qaali warba uma hayaan in aynu hoga ilbacnimada somlaiyeed nahey

    • @axmadcawilibraahimsanka3099
      @axmadcawilibraahimsanka3099 Před 6 lety

      Farah Qaali waligedba Iliad ahayd naaya hafwayn

    • @caanomvp3862
      @caanomvp3862 Před 6 lety +4

      beenta maha wll waligeen xataa ilbaxnimadii ayay inagu cayeen oo iidoor ayay inoo bixiyeen hhh

  • @zackayub1270
    @zackayub1270 Před 6 lety +19

    Heestu caadi maaha Boqorki codka iyo boqoradi codka Iyo Dubistii the one and only Haatuf Abdi 🔥 Musici Ustaadka weyn furinle iyo laxanki Nabiilka 🔥

  • @sama.qaade1
    @sama.qaade1 Před 6 lety +31

    Hhhhhhh 5saacadood gudahood iyo 10k hhh wllhi guuleedow 2018 adiga ayaa hawada naga qabsano raba sxbow siyaasad iyo ha galin heesahaaga lee joog weligaa waad iska shidnaaneysaaa sida fanaaka reer jabuuti ee cawaale.

    • @laughoutloud8561
      @laughoutloud8561 Před 6 lety

      Cabdulaahi Maxamed hhh beenta maahan sxb ninba waayahiisa loo durban tumaa iminka #guleed simba hoggaanka haya #cawale na isma hurto afka soomali odhan ba jecele ilaah amarki waa fanaan nasiib badan

    • @xamdacali6145
      @xamdacali6145 Před 6 lety

      Wax baaa ka dhacy

    • @aliabdifataah2627
      @aliabdifataah2627 Před 6 lety

      Axmedsaki

    • @ahmedrayaale7796
      @ahmedrayaale7796 Před 6 lety

      Cabdulaahi Maxamed

    • @sucaadhassan8985
      @sucaadhassan8985 Před 6 lety

      Cabdulaahi Maxamed ❤❤❤❤❤❤👣❤❤❤❤❤❤💘💘❤❤❤💘❤💘❤💘💗💗💖💔💜💓💓💜💜💜💛💛💝💝💞💟❣💌💚💫💫💫💌💙💟💟💌❣💞💞💝💝💜💓💛💜💕💞💗💚💫💌💫💫💌❣❣❣💟💟💦💞💞💞💔💝💕💛💛💜

  • @sojanasaalah2778
    @sojanasaalah2778 Před 6 lety +26

    mo farah cml anoo usoo ordaaye inaa like isii weysaan soo idinku ceeb ma aha
    GULLED SIMBA & ASMA LOVE KA BAXSATEEN HAATAF ADNA BARTEEDII BAA DHIGTAY BRUH ALLAH GACANTA KAAMA JARO 😚😚

  • @dejosephodyh2133
    @dejosephodyh2133 Před 6 lety +28

    I missed to be the first to watch this vedio.....
    Gulled zimba and azma love.. Well done hatuf

    • @hudayfikeyze1372
      @hudayfikeyze1372 Před 6 lety +1

      Wlhi heestan ka Helayba cidii ka Heshayey like izaar

  • @snmhero7663
    @snmhero7663 Před 6 lety +22

    Dumarka somalidu dhalmada way isku badalan asma isma badalayso habeen inan la Qawin ayad mooda !
    Sida xaaal noqdaan ana ku xamdiya asma 😍😍✌

  • @najahxarago7486
    @najahxarago7486 Před 6 lety +28

    Omg asma yara iyo gulled🤣😍kaly iska araag

  • @zunduzbarre841
    @zunduzbarre841 Před 6 lety +149

    30 cisho sugaynay markazay markaanu zeexano sogalinayaan ish👊👊👊

    • @sacdiyaa1
      @sacdiyaa1 Před 6 lety +3

      ZunDuZ Barre
      Kkkkkkkkk. Ohh. Waad iga qoslisay.

    • @zuhuurquman9118
      @zuhuurquman9118 Před 6 lety +1

      ZunDuZ Barre hhhhh walhi waa runtaa qli miyanu dhex sexanaa hadaba

    • @hudaahmed603
      @hudaahmed603 Před 6 lety +1

      ZunDuZ Barre 😂😂😂 wallhi wa runta

    • @faatimaabdow8329
      @faatimaabdow8329 Před 6 lety

      ZunDuZ Barre kkkkkkkk wana raayeen waqti yurub laga hurdo aay soo geliyeen

    • @maryandhawal3357
      @maryandhawal3357 Před 6 lety

      Ala sundusey melkasta sas uun war ula dhex joog

  • @hassanhussein1718
    @hassanhussein1718 Před 6 lety +16

    Hees laga yaabay, Guled Simba iyo Asma Love horey u socda.
    Haatuf Abdi waa Halyey Fanka Somaliyeed u soo baxay sxb adna alle ha ku sharfo.

  • @queenladan1609
    @queenladan1609 Před 6 lety +91

    Top codka Style ka Inaba caadi mahan My Fananiinteena Asma Love & Gulled Simba
    Top video Camera Man Haatif ♡♡♡♡

  • @muniiribnowihiipsaed6247
    @muniiribnowihiipsaed6247 Před 6 lety +26

    EshcaLaa nazp heestani macal xidigihii geeska hinaasay 😂gullet iyo azma alah yahfiik and hataf apdih halyeey

  • @Hanuuniyamedia
    @Hanuuniyamedia Před 6 lety +23

    Codka 100% dance 100%
    Stylka 100% Editer 100%
    Camera 100% laxanka 100%
    Gulled simba N asma love👌👌
    Haataf studio good jop👏👏👏

  • @edrismo1827
    @edrismo1827 Před 6 lety +122

    Asma love inad landon yar ka timi way ka muqata viva hargeysa cadey inta igu racsan like ku qabta

  • @djleyzi4323
    @djleyzi4323 Před 6 lety +105

    I am from sudan but i love somali music specially asma love songs

  • @calizareeye3570
    @calizareeye3570 Před 6 lety +28

    fanaaniinta Caalamka marka aay Heeso soo qaadaan waa lagu raaxaystaa uun halkaas ayaana looga tagaa ma arkaysid qof leh waa fanaan kii igu Reerka ahaay qurun iyo qabyaalad ayaa idin dilataye heesta ku raaxaysta kana socdo maxay tahay waa duruyadii iyo qurufaadka aad ku jurtaan waa labo fanaan oo hees macaan soo saaray haloo Hambalyeeyo mahad sanidiin

  • @laylakiin7887
    @laylakiin7887 Před 6 lety +87

    Naagtii ugu horaysay oo iyadoo maydhanaysa heesta maqashay ban ahee like idinkuna boobsiiya hhhh

  • @sabtiaxadilaaisniin5975
    @sabtiaxadilaaisniin5975 Před 6 lety +147

    Waar rer harageyza isku imaday caadi maah apti halkay hestu kaa shidantay waa dhaladkii rer Somalilnd nio

    • @abdifatahshide7309
      @abdifatahshide7309 Před 6 lety

      sabti axad ilaa isniin asma love nd guled simpa from hargeisa

    • @majabeofficial6939
      @majabeofficial6939 Před 6 lety +1

      beenta maha bro laba somalilanders ah ayaa is helay

    • @halloyeelo6480
      @halloyeelo6480 Před 6 lety +4

      Gulled simba somaliland rer abti bey u yihin kaliya wa nin siyad bare ku abtirsado

    • @YARMUUKTV
      @YARMUUKTV Před 6 lety +1

      sabti axad ilaa isniin runtaa weye zxp

    • @oskazaki6068
      @oskazaki6068 Před 6 lety

      Saas miya

  • @somgedi
    @somgedi Před 6 lety +8

    Well done hatuf king of yurub lgn ustaad alaah keep you fanka nuurkiisa thy walkeey nice video asma guleed simba waladay miss you 🙏

  • @sacdiyoosman2705
    @sacdiyoosman2705 Před 6 lety +13

    Mcha allh nurka is gadhay
    1:codka100%
    2:sytle100%
    3:camera100%
    4:shaxda la ciyarayo100%

  • @abdiato21
    @abdiato21 Před 6 lety +126

    like iisaara inta taagerto ASmo love iyo king Gulled Simba👈👈

  • @abdifitahabdirisaq6157
    @abdifitahabdirisaq6157 Před 6 lety +71

    GULLED SIMBA WAXAAA NOQONAYSA FANAANKA UGU SHIDAN TOBANKA SANO SOOSOCOTA YAA IGU RAACSAN TAAS LIKE

  • @AbdirahmanSomali
    @AbdirahmanSomali Před 6 lety +34

    Best song ever and best video well done my brother eng Haataf

  • @Thekingpubg1
    @Thekingpubg1 Před 6 lety +6

    ASMO LOVE WAA GABADHA KALIYA AAN DHALASHADEEDA HUBO 1994 inay Dhalatay Waxa Kale Waa Caano Daatay iga wale
    GOD BLESS YOU WALASHAY

  • @maryamomohamed6927
    @maryamomohamed6927 Před 6 lety +12

    From mogdisho like ii saara inta Dir ah 😅

  • @Mohamed_dayib77
    @Mohamed_dayib77 Před 6 lety +6

    "Waynu Xerro Galnoo Rabibaa Xukumee Siduu Xaal Noqdaa Ana Ku Xamdiyaa
    Asma love And Gulled Simba
    lama fanaan oo Cod talmoon👍👍

  • @gawadhajclsomalinimada211
    @gawadhajclsomalinimada211 Před 6 lety +28

    Guled simba and Asma love fananinqali ah

  • @sagalfarah2472
    @sagalfarah2472 Před 6 lety +31

    Best song ever omg ♥️♥️🥀

  • @qaaligabargedo9510
    @qaaligabargedo9510 Před 6 lety +26

    Naagtiii sooo caanbixi rabto guled simba hala heesto💪

  • @abdirahmannor1011
    @abdirahmannor1011 Před 6 lety +16

    Qofkii Ugu Horeyey Rerr Gedo Like Igu Qabta Gulled Inaderkay Horey Asma Marwo horey Usoco

  • @libanmoha3138
    @libanmoha3138 Před 6 lety +3

    Alla qurux waa u dhalasho viva dad kyga somaliland asma love iyo wiilkaan abtiga u ahy guled yare abtiiiiiiiiiiiiii salaam ka timid xaafadeeenii hargeisa kaalinta 8 aaad abti nolow gobonimo anaaaaga kugu dhalnee😊✌✌✌✌✌

  • @emanupdy1040
    @emanupdy1040 Před 6 lety +27

    5:12 tlh he'z zo cute my simpaa💘

  • @hassanosmanmuhamed
    @hassanosmanmuhamed Před 6 lety +19

    Amar alle magaalo aan laga seexan #hatuf abdi chanel
    Meelkale haka raadinin

  • @nadraqurux3033
    @nadraqurux3033 Před 6 lety +47

    Wwwwww like igu qabta

  • @zumayamohamed90
    @zumayamohamed90 Před 6 lety +4

    Woooow wooooow nice song asma love iyo simba wad shidan tahiin wanka helay heeskan cadi mahaa mansha allah shidnan com ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdihakiim3456
    @abdihakiim3456 Před 6 lety +265

    {ninkii ugu horeeyay oo habargidir ah oo like saara ahay} 💯✔

  • @shaandho83
    @shaandho83 Před 6 lety +2

    Gabdhan uma qolanto naag inlala gursado inay xita wx dhashay lamamood lkn wanka xumahy habar inlala guursado 😔 wxii ila qaba like pls

  • @naajiosman2174
    @naajiosman2174 Před 6 lety +4

    *asma* wali ma filand bee joogta❤❤❤❤❤ asma romantic ku jecliyaa huuuno😍😍 simba legend kugu fana rer filand fananka kaliyah ku jiro well done✌❤❤

  • @zack6859
    @zack6859 Před 6 lety +9

    Oow sh*t
    Yaa iga soo horeeyay like ta ha ila dhaafina qaraabo

  • @ddsitupe9205
    @ddsitupe9205 Před 6 lety +53

    Qofki kowad asxaabta dhiga leh liketa

  • @techwolf20
    @techwolf20 Před 6 lety +21

    Super hero simpa and asma we need another one

  • @abrahamlyrics5782
    @abrahamlyrics5782 Před 6 lety +23

    Imisa jeer baad dhegeysty
    Sidey usoo bxdy
    Ani 90 ka aydaan dhegta ku hayaa 😂😂🤣😂
    Hdaad ila mid tahy like igu qabo 🤣😂

  • @ikranabdi3907
    @ikranabdi3907 Před 6 lety +4

    Ki la ixule xaaq uyeeashow xubi an gureeyn ila xurbey 💛xiil dheeeritaa xigmaad badniidaaa💙

  • @aliamadiin716
    @aliamadiin716 Před 6 lety +6

    Hadi ad hesta adigo dhagaysanaya commenttiga akhrinayso like ta ha'ila dhafiin ✌✌✌

  • @nimcunimo974
    @nimcunimo974 Před 6 lety +6

    20 years ago ban ku haystaa anu 💕💕👑

  • @abdirahmanzeykol2973
    @abdirahmanzeykol2973 Před 6 lety +10

    Wixii Gulled simba iyo azma love Tagera Bal like iiisara❤

  • @mohamedabdimukhtaar4989
    @mohamedabdimukhtaar4989 Před 6 lety +8

    GUULED SIMBA ASMA LOVE Dhigiin ugu Sharafbad naada❤❣❤❣❤❣❣❤❣❤

  • @SaajinMuse
    @SaajinMuse Před 6 lety +12

    Hadaa aminsantahy Asma love ❤️ fankeda like garee 😍😍

  • @akae5153
    @akae5153 Před 6 lety +6

    Caawa anigaa sii dhex hurday ilaa hadana cid may iman Haatuf Best editor walahi gacanbaan kuu taagay

  • @maamebashiir6995
    @maamebashiir6995 Před 6 lety +24

    War like iguQabta inta IGA danbaysay 49munite

  • @hamzaAhmed-wg9kd
    @hamzaAhmed-wg9kd Před 6 lety +8

    Heesta Xeerkii Gobta
    Gulled Simba iyo Asma Love
    Asal xuural cayn xalaal-dhalad gobaay,
    Ta ku xidhan kashee ku xadraysataay
    Kii lay xulee xaq u yeeshayoow,
    Xubi aan gudhayn ila xoojiyoo
    Kula xoojiyoo ma xumaynayee,
    Adiguna xushmee wa xeerkii gobtee
    Xurma dhaqankiiyow xilkaskaygiiyoow,
    Xeel dheeridaa xikmad badanidaa
    Waynu xerogalnoo rabibaa xukumee,
    Siduu xaal noqdaan ana ku xamdiyaa
    Wa xariir dalkee ku xareed cabtee,
    Xarakadu badanaa xadantoodayee
    Xubno wada dhashaa iska xiga dadkoo,
    Way is xeeriyaan waana xaal wadaag
    I xasuusiyee show xulkii haween,
    Xeebihii dalkayga iga wada xigaan
    Nin walba xeerbu ku xurmaysanyee,
    Xududihii wacnaa ma ka xaadirnaa
    Waynu xerogalnoo rabibaa xukumee,
    Siduu xaal noqdaan ana ku xamdiya

  • @nafizaahmed6053
    @nafizaahmed6053 Před 6 lety +2

    Wlh heestaan halkeedii bey dhigeeen maalintee soo baxday ilaa hadda meel walbo wey ka shidantahay xitaa naagta Hilibka gado hore u socdo asma&gulled labo fanaan aad u taageero 😍❤️

  • @jabaromar9554
    @jabaromar9554 Před 6 lety +3

    Haataf + Gulled simba=Best of somali music wlhi.another level....

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad123 Před 6 lety +4

    woow fanantii qaarniiga wllky gulled simba and asmo love
    guuuul iyo gobaniimo horeey uusocdaa

  • @sagalmohamed6915
    @sagalmohamed6915 Před 6 lety +12

    Xeeldheerida dheerida xigmad badanidaa 💕 ka hela intas

  • @ayaanahmed5132
    @ayaanahmed5132 Před 6 lety +2

    war wa dhaladkiii ❤ 💚
    mnshalah kayari quruxbadanaaaaaaa
    intee lagaa helaa abow
    ❤❤❤❤❤

  • @shhukuwara8493
    @shhukuwara8493 Před 6 lety +15

    Walee hees ba ka dhacday guleed asmo horo usocod wcn