Heesta Sanadka Cusub Codki Safwan Halac & Qadan Steyle HD

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024

Komentáře • 1K

  • @khaliidsaleeban1282
    @khaliidsaleeban1282 Před 4 lety +478

    Wixi 2020 dawanaya heestan halkan miyada ismuuji bal,🤔🙄 like isar somaliyey sanad wacan 1/2/2020

  • @khadarbidixo2030
    @khadarbidixo2030 Před 5 měsíci +6

    Heestan waa hees anan marnba ka xiisa dhicin 2014 ilaa 2024 baan daawana 10 sano kadib sababtoo ah abwaan Hassan daahir weedhsame ayaa ku fara yaraystay erayada miisanka leh iyo laxan cajiib ah
    1= erayada oo micno leh
    2= laxanka oo aad umacan
    3= music oo aad umacan
    4= cultural ( dhaqanka) ❤❤

  • @zakiabbe8902
    @zakiabbe8902 Před 6 lety +456

    Safwan😂😂😂😂inu hada shidanyhy cidii igu racsan like isaar😃😃😄😄😄

  • @shakirjr7269
    @shakirjr7269 Před rokem +109

    2023 hadad daawanayso heestan like saar 😂 alte Erinnerung❤

    • @maxamuudcabdi1002
      @maxamuudcabdi1002 Před rokem +1

      😂😂😂😂 ano qoslaya ayaa kulla daawanaya mana aqaan waxaan ku qoslayo😂😂

  • @dareenkashacabkamedia2048
    @dareenkashacabkamedia2048 Před 4 lety +42

    Hooyo macan Alleh Kama Qaado 😭🥰

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 Před 3 lety +140

    2022 HADAD DAAWAN DOONTO LIKE ISII SAAR SXB 😭❤✊🏽

  • @hassanmohamud2317
    @hassanmohamud2317 Před 3 lety +43

    2014 new wan dawayey shukansi barad time tahriib baa layga soo qabtay waagaa safarkii ban xiijiyey telky iigu jirty 🤣🤣
    2021 hadaa xasuusatay isoo qabo like and reply🤣

    • @daadproduction6574
      @daadproduction6574 Před 2 lety +2

      Sidoo kale waan daawanayay waxaan daadihinayay barnaamijka AHUN axmed xasan cawke iyo nimco samriye

    • @salmakayse8905
      @salmakayse8905 Před rokem +2

      hh 2022😁🖐

    • @hassanmohamud2317
      @hassanmohamud2317 Před rokem +1

      @@salmakayse8905 legends baa tahay hada waga nolayd

    • @AyaanAbdirashiid4631
      @AyaanAbdirashiid4631 Před rokem

      @@hassanmohamud2317 wlhi sido kale wan daawanayey Gabdhaha ila dhashaa ila daawanayey najma Iyo Abshiro miss you 😘 😢

    • @Sooffe
      @Sooffe Před 16 dny

      2014 baa lagaasoo qabtay ana 10sano kadib baa 2mar laigasoo Qabtay😂waana daawanayaa😂😂

  • @northmusic1710
    @northmusic1710 Před rokem +28

    Old is gold 2023 hadaad xili ka danbeeya dawanayso like iisar. Nasiib wacan 👍❤️

  • @ugasolove.7494
    @ugasolove.7494 Před 5 lety +6

    Waxaan daawanayaa 1 / 1/2019 30 saac ka hor ayaa mac salameyay sanadkii tagay Alle sanadkan hanooga dhigo mid qeyr qaba sanadkaan sanadkiisa bash bash iyo barwaaqo Allah hanooga dhigo ❤❤❤

  • @munayassin415
    @munayassin415 Před 10 lety +266

    subxanallah walashey qof islam ah ayaad tahe is astur sidan qurux iyo style toona maaha wlahi ilahay u noqo qabri ayaa ka danbeeye

  • @aruriyowcabaas4950
    @aruriyowcabaas4950 Před 5 lety +187

    Hadi ad daawanaysid 2019 like isii Gabdha way I khancisay

  • @hasanadan342
    @hasanadan342 Před 6 lety +199

    Cidii daawaneysa 2019 like igu caawiya

  • @anisohassan5235
    @anisohassan5235 Před 7 lety +161

    naagaha qurux yar markee isku arkaan wey isqaawinayaan lkn qaawnaan qurux ma ahan wlhi

  • @suradibrahim
    @suradibrahim Před rokem +20

    Inta TikTok kaso racday farta ha tagan 😂😂

  • @hsgjskkh6440
    @hsgjskkh6440 Před 4 lety +41

    Wllshay ila dhalatay ilahayba noo soo hadeeyay way iskaga baxday fanka famliga o dhami way ku farxeen malimtaas hooyo ubad le bay noqotay reerkeeda bas haysata

    • @nuuriyenuuriye895
      @nuuriyenuuriye895 Před 4 lety +2

      Masha allah waa nimco rabi ku deeqo Alhmdulilah Numkeeda hdad hayso iso sheeg wll.

    • @fatushbbe689
      @fatushbbe689 Před 4 lety +1

      @@nuuriyenuuriye895 waaba la qabaayeh scml ahahahaa

    • @nuuriyenuuriye895
      @nuuriyenuuriye895 Před 4 lety +1

      @@fatushbbe689 kkkkkk wll waa intaaso la furaa

    • @fatushbbe689
      @fatushbbe689 Před 4 lety +2

      @@nuuriyenuuriye895 imaaanka laa war naagta waa la qawaaaa deeeee mala furin
      Garoobda maa ka heshaa
      Tan kle bwe,s.halac 6 yrs ago uu fanaan ahaa ma,ogyn 😢😢😢😢😢

    • @abdishakourshakti7364
      @abdishakourshakti7364 Před 4 lety +1

      Nagatag Shakhsiyad Ilaahay Hibo u siiyay Fanka Ayaad Ku Ciyaarteene Wlaxan Hubaa Inay Taariikh Ka asamayn Lahayd Fanka Somalida

  • @sadaammahamed5458
    @sadaammahamed5458 Před 19 dny +3

    2014 walhi tv ka daawnyyaa waxaan joogay hargeysa maanta waa 2024 waxaan jooga America Los Angles ❤😢

    • @Sooffe
      @Sooffe Před 16 dny

      Nairobi baan kasoosaalamaya laandheere😂

  • @cabdixakiimmuwaadin
    @cabdixakiimmuwaadin Před 10 lety +14

    soo dhowaada xidigaha cusub ee reer hargeysa, heesta sanadka
    MASHAALAH

    • @ladanahmad6804
      @ladanahmad6804 Před rokem

      Ar manooshahay wllk 9sano kasoo wareegtay waqtigee nolol qurux badan kuu rajaynaa

    • @cabdixakiimmuwaadin
      @cabdixakiimmuwaadin Před rokem

      @@ladanahmad6804 hhhh

    • @khalidmohamed8121
      @khalidmohamed8121 Před rokem

      @@ladanahmad6804sagaal sanno Kadib noloshaada maxaa iska badalay dheh🤣

  • @kabtanakhwaanbaaba4304
    @kabtanakhwaanbaaba4304 Před 4 lety +48

    Cidii dawaneysa 2020 like ii sara

  • @muuseabdi7521
    @muuseabdi7521 Před 5 lety +43

    Cidii daawanaysa 2019 Like waa bilshaa

  • @germanytoday4245
    @germanytoday4245 Před 5 lety +93

    cidii daawanaysa 2019 like ii saara

  • @Wardasagal143
    @Wardasagal143 Před 2 lety +12

    Wadnaha iyo garkiisan kugu guntoo geeriban ka xigayaa guri nin kale😭
    Guga kan ka xiga gaaf igu aroos
    Still listening 👂 2022

  • @mustafebulshaale2648
    @mustafebulshaale2648 Před 2 lety +2

    Sanadka 2022 oo maalmo qura dhiman ayaan daawanayaa. Cajiib labada fanaan ee Qadan iyo Safwanba yurub ayay ku noolyihiin waana salaamayaa.
    25-12-2021. Habeen Sabti ah.
    Kampala-Uganda.

  • @suhaibduco4496
    @suhaibduco4496 Před 4 lety +10

    safwaan halac legend
    inta 2020 daawanwyso is muujiya🥰

  • @mawliidomermilano4663
    @mawliidomermilano4663 Před rokem +4

    2014 waxay ahay wakhti isoo maray midkii iigu wacnaa xili aaan shukaansiga bilaabay misna dumarka aaan sida dharka u kala badali jiray hada oo 2022 thy na xabad mahayo wakhtibaaa tagay😢

  • @aryaawow3694
    @aryaawow3694 Před 4 lety +21

    2020 hadaad ila daawa neyso like iisaar♥️♥️♥️

  • @zakariyecismaan8630
    @zakariyecismaan8630 Před 3 lety +5

    Safwaan halac ino codkiiza isbadalay like igu sharfa asxapeey

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před rokem +4

    Heesaha iyo fuxshiga iska daaya walalayaal oo badiya digriga alleKU SALI XABIIBKEENA SCW❤macaan gooyaha aan xasuusano

  • @hamzeabdikadir577
    @hamzeabdikadir577 Před 10 lety +20

    walaahi 2 dan fanaan aad bay u cod macaan yihiin inanka masuulnimo ayaa ka muuqata inanta Qadan style na cod iyo qurux baa ku dhan Eeesh qiyaasak taageere ayaan u ahay sanadka cusub laga bilaabo

  • @AyaanSaafi0fficial
    @AyaanSaafi0fficial Před 8 lety +72

    subxanallaah allow na astur dumarkii wey qaban yihiin ragii baa asturan allow inoo gargaar

  • @BashiiraxmedMaxamed
    @BashiiraxmedMaxamed Před 4 měsíci +1

    Kuma dawanaya 2024 is muuji hadad soo bokhatay ❤😅

  • @nastehaalupi6595
    @nastehaalupi6595 Před 7 lety +37

    Safwano afkisa xiran yhy allow na tus lamaba arkaye dhola cadeytan kugu jclhy blh long life bro xqq iska kaa jclhy

  • @huftiromedia2972
    @huftiromedia2972 Před 4 lety +27

    Hadaad daawanayso 2020 like igu qabo

  • @sheruahmed5765
    @sheruahmed5765 Před 6 lety +39

    Safwaan markan reer aqiraad u ekaa

  • @Updi7079
    @Updi7079 Před rokem +18

    2023 🎉😂🤚🤚

  • @alimohamud1251
    @alimohamud1251 Před 5 lety +5

    Waanu wada qaadi jirnay , welina waan dhegaystaa anagoo kala tagnat iyo iyadoo ninkale xaaskiisa ah

  • @sacdaaxmed8484
    @sacdaaxmed8484 Před rokem +2

    2014 habeenka sanadka cusub hctv ayaan ka dawanyeey habenkiya
    Imnkaaa jaacdaay ka dhex dawany 2023

  • @suhaipmouseahmet8325
    @suhaipmouseahmet8325 Před 5 lety +36

    Safwaan zxpow bariga macalin geography u eekayde🤣😂

  • @jimcaaleaxmedmaydhane1744
    @jimcaaleaxmedmaydhane1744 Před 2 měsíci

    Heestan caawa ayaan soo raadiyay waa toban sano ka dib, habeenkii sanadka cusub ee 2024 ayaa heestan la qaaday habeenkaa aniga iyo dhamaan qoyskayagu waxaanu daawanaynay xaflada sanadka cusub time flies Time flies really quickly.

  • @Abdikareem875
    @Abdikareem875 Před 4 lety +8

    2️⃣0️⃣2️⃣0️⃣ inta daawatey maanta safwan halac iyo shalay🤣🤣 habenkaa liveta ayaan daawanayey anoo ciyaala wan xasuusta tv zupra ah 😌 malaha style kaas ayaa ficnaa dhanka ragga

  • @abdirizakkhadar2439
    @abdirizakkhadar2439 Před rokem +2

    Heestan waxaan dhegasan jiray bargii aan dareemay inaan wax jecelahay ❤️

  • @hanadduale3134
    @hanadduale3134 Před 10 lety +17

    Awesome song, the kids are fantastic and the script reflects the true situation of many Somali youth, who don't have financial resources to wed their lovers.

  • @suldaanmuhammadmillion7541
    @suldaanmuhammadmillion7541 Před 6 lety +115

    Who still watching in 2018

  • @Mo-snm
    @Mo-snm Před 5 lety +28

    2019 still loving it.!!! Some songs will never leave you, until you die

    • @zamatar.famouz3832
      @zamatar.famouz3832 Před 6 měsíci

      🎉🎉🎉🎉🎉😂🎉😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉3sccxx ،،،،،

  • @adnankafi4035
    @adnankafi4035 Před 3 lety +5

    2014 waqti xusus igu leh oo hablo badan ijeclayen heestan ma helay❤

  • @khadarcabdi3498
    @khadarcabdi3498 Před 5 lety +15

    2019 cidii dawanyasa like hak ilawin

  • @qaaaliqanciso7879
    @qaaaliqanciso7879 Před 6 lety

    Masha Allah safwan markaan ayuu qurux ahay beee hada maba nuuraaaya timahane weyku bateen safwan sidaadii hore kusoo laaba yaaqeey

  • @mohamedyare9631
    @mohamedyare9631 Před 10 lety +3

    Masha Allah caadi ma aha Qadan waxay leedahy Style+Cod+Quruh wallhi caadi ma aha inanta

  • @daruurahamediapro6300
    @daruurahamediapro6300 Před 4 lety +2

    Gabadhan safwan halac heeska la qadaysa fanka 3 sano kohor bay ka baxday alle ha barakeeyo walaalashen qadan style

  • @mariamaidiris800
    @mariamaidiris800 Před 5 lety +6

    cidii heestan xusaysa 2019ka Wad salaamantihin

  • @inamohamed1619
    @inamohamed1619 Před 3 lety

    Inta soo aragtay wixi ku dhacay safwaan halac arooskiisa sweden 2021

  • @engapdirahman5879
    @engapdirahman5879 Před 5 lety +11

    Cidii daawanyaana 2019 /7
    Like ha i sarto safwan Halac
    2020 hada dib u daawnayaa😂

  • @boqoradasomaliyed9168
    @boqoradasomaliyed9168 Před 5 lety +2

    I'm still watching haha hestan hess walan safwan naga qawan ayo la hessaye markas Subxanallah

  • @abdilaahiismail172
    @abdilaahiismail172 Před 7 lety +6

    wooooow music nice lkn wle inta waa inaad is asturtaa ishalah saas ayaaloobahanyay waku kaa safwaan halac nice song rijaal nice top nooloow zhp

    • @maahirsomalilander9980
      @maahirsomalilander9980 Před 7 lety

      Abdilaahi Ismail Waar c/laahi tanya horta xilimay soo tahriipeen safwaan iyo qadan yurub ayay jogaan

  • @waryaa902
    @waryaa902 Před 4 lety +2

    Wiilka waa loo soo labisay, gabadhana waa la soo qaawiyey,Qaawanaanta ku qaab daranaa gabadha.

  • @suhaybismaaciil3092
    @suhaybismaaciil3092 Před 5 lety +8

    Waxa yari waa subage😍😂😍😍😂😂2019

  • @Amsugal
    @Amsugal Před rokem +1

    Yaa yaqaana waxa loola jeedo kelmada ah waa iga garanuug. Maxaa loola
    jeedaa, asbaabta loola jeedo, halkeese laga soo qaatay, madaama oo ay sugaan badan ku jirto waa iga garanuug..
    Abwaan weedhsame ereyo wacan buu unkay, laxanka qudhiisu waa la yaab, intaa fahansani waxay dareemi kartaa in laxanka qayb ka mid ahi tahay hab-dhicii shiribka, shiribka waxa ku caan ah reerka abgaal la yidhaahdo..
    Comment from burco togdheer

    • @baxsan
      @baxsan Před rokem

      Garanuugtu waa nooc ugaadhii la cuni jiray kamida hilibkeedu siifad buu leeyahay dadku maysan jeclayn saas darteed wxaasi waa iga garanuug bay odhan jireen macnaha hungureyn maayo ama marabo oo kle from hargaisa😂

  • @ustaadclraxmaanofficial4602

    Ilaa ciida arafo 2019 inta daawanysa like isaara please

  • @ibrahimfahmi7492
    @ibrahimfahmi7492 Před 7 lety +15

    wa hest fiicane j ai adore leur style ,la manier dont ils chantent

  • @khaliidsaleeban1282
    @khaliidsaleeban1282 Před 3 lety +1

    Cawa dhegeysanayaa sanadka sanadkeedii la soo dhigey heestan😋😁🤣 waa isla wakhtiga ku qoran tariikhda heesta jun 3 2014 just now jun 3 2021🙆🏽‍♂️😁

  • @asmaxildhiban3882
    @asmaxildhiban3882 Před 4 lety +6

    Like 2020 hblooo iyo wiilalpa

  • @saynabjaamac3943
    @saynabjaamac3943 Před 5 lety +1

    Shodhadaydii qadan muuse Cumar cismaan ilahayba ka madoomeeyay o fankii way ka baxday 2 year ago ilahay ha xiftiyo

  • @omarsaeed8339
    @omarsaeed8339 Před 5 lety +14

    2019 give me like

  • @aadancambe7079
    @aadancambe7079 Před rokem +1

    guunyadaa iciishee ku gabene
    kuma gees maraayee ilagaro
    guuraha habeenkii gabidhacan
    gacaloy gartaadan uguurayaa
    axsan abwaan 2023/2024

  • @hamsemarcelo8224
    @hamsemarcelo8224 Před 4 lety +4

    12/01/2020 frace tareen dushii 🥰

  • @cashanuur6253
    @cashanuur6253 Před 4 lety +1

    maash allh hadad dawanysoo sanadka cusub ee ah 2020 :lik sii

  • @stayblue759
    @stayblue759 Před 6 lety +5

    Aaar dumarku been badana hhh
    Sawtan leh geeran ka xigaya guri nin kale hhhhhh hadana mnzha allah jarmalka ayay nin kale ku guursatay 2k18 ka 🤘✌

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 Před 9 měsíci +1

    Xasuus wlhi 2014 bartay heestan 😢gabar walasheyda dhegesan jirtay ka barty cawa isku meel wada jogno 22/11/2023

  • @muslimgirl2665
    @muslimgirl2665 Před 5 lety +3

    2019 iyo laacib soo jabay yaa joogo hee

  • @mustafaadan4249
    @mustafaadan4249 Před 2 měsíci

    2024 old is gold 10 sano kadib safwaan halac fanaanka taaageero

  • @omarhassan3036
    @omarhassan3036 Před 8 lety +8

    Nice song and great voice both of them

  • @caashanuurofficial6220
    @caashanuurofficial6220 Před 10 měsíci

    From tiktok😊

  • @ahmeddeck257
    @ahmeddeck257 Před 10 lety +5

    I really liked the way she acted starting from 3:40 - 4:00

  • @maxamedgalgale
    @maxamedgalgale Před 3 lety

    Safwaan halac nin soo jabhadeeyay

  • @hoodosiciid5031
    @hoodosiciid5031 Před 5 lety +4

    Cidii daawanaysa 2019 like iisaar😍🤩😎

  • @cabdulahiibrahim8835
    @cabdulahiibrahim8835 Před 4 lety +1

    2014 safwaan anigaaba kashidnaaye
    Hada lkn waxa usabab ah inuu iga shidnaado waa dibada kadhigte waana inan iska soobareejeeya

  • @apdivataahali6540
    @apdivataahali6540 Před 5 lety +6

    Waar horta ya dawanay
    2019
    Mid kale ninkan safwaan aan yaqano miya mise kani wa mid akle wlh wa iga dacad

    • @yusufali3737
      @yusufali3737 Před 4 lety

      Apdivataah Ali Wcs waa isagii Laakin Berigaan iska Xaayraan ahaa 😂

  • @ahmeddeck257
    @ahmeddeck257 Před 10 lety +1

    OMG! Naagtan aaad ayaan uga helay style keeda

  • @kadirali2135
    @kadirali2135 Před 5 lety +6

    Qadan stil if think shes a mama now pls give like sis and bro

  • @a.rahmanhassan2221
    @a.rahmanhassan2221 Před rokem

    Heeskani waa waxkale, inantu safwan halac dhibcay ku qaadatay ciyaarta, Ciidi Ramadan 2014 ayaan ku xasustaa heestan iyo heesta surbacadka cashaqa.
    -Wakhtigii samaayoow
    -dib miyaad usoo noqon.

  • @mohamedxido6364
    @mohamedxido6364 Před 7 lety +122

    Cidi Dawanaysa Videogan 2017 like Halaygu Qapto

  • @hanicogos4210
    @hanicogos4210 Před 10 lety +1

    hees iyo badh.....hassan dahir ismail weedhsame....abwaanka qarniga....fananinta cusubna soo dhowada ayan lenahay xidigaha hargeisa ..wala hubaa in idinkana laydinka heli dono sida xidigaha geeska

  • @zuumekup1649
    @zuumekup1649 Před 4 lety +3

    Ilaa 2019 dhegeysanayaa wana hestii igu horayseen mobel aan leyahay ka dheygsto

  • @mohidinosman9746
    @mohidinosman9746 Před 6 lety

    Qadan yarey ilaah ha ku xafido ciyartaada waa ka helay xaqiiqadii safwan waa ku salaamey

  • @shuiphsn1253
    @shuiphsn1253 Před 6 lety +9

    Cidii ilaa imikaH daawaneysaah like igu qabtaH 8/8/2018

  • @hudaabdirahman7396
    @hudaabdirahman7396 Před 2 lety +1

    Heestan shalay ayey Ahayd durba 8 sanadood ayaa ka soo wareegtay waa wakhtI ismuujiya inta daawanaysa 2022 👉🖒

  • @Ahmed_bullaale
    @Ahmed_bullaale Před 3 lety +3

    Who Still Watching 2021...♥️👍

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 5 lety +1

    Ninow qadan yar meedey hadda waa 2019 markaaa 2014 gashaanti hayed ma odey ba xadey warka qadan keenaa saxiibayaal

  • @daddyslittlegirl8031
    @daddyslittlegirl8031 Před 5 lety +3

    Cidii daawanaya 2019 like 🤗

  • @SaedMohamed-ih1rn
    @SaedMohamed-ih1rn Před 2 měsíci +2

    2024 hadaad Daawanayso Like isaar

  • @yaxyebaashe7849
    @yaxyebaashe7849 Před 4 lety +3

    Cidii daawnysa 2020 like ha ika dhaafina

  • @asiye717
    @asiye717 Před 5 lety +2

    Wow safwan marksta qrxuu ahaa 👏👏 2019 Dawanooya 🤘🤘🤘🤘

  • @ar15hamza65
    @ar15hamza65 Před 7 lety +3

    Safwaan barigan faarax murtiile lagaama gartaba abti sweden maad ku gaabaty mise anaa moodaya

  • @Paxton.11
    @Paxton.11 Před 5 měsíci

    Habeenkii 2014 live ayaan u daawanayey ilaa imikana waan daawanayaa. 10yrs+❤

  • @suldaanahmed3504
    @suldaanahmed3504 Před rokem +3

    Hees aa iska dhagaysto marmar badan 2014--2023

  • @mukhtarothman2184
    @mukhtarothman2184 Před 7 lety

    waa talo fiican qadan illlaahay u noqo marwo alle haku barakeeyee

  • @ayanleahmeth6956
    @ayanleahmeth6956 Před 7 lety +4

    best style inantaba marysaaaa🎶🎧

  • @cabdicaliofficial7101
    @cabdicaliofficial7101 Před rokem +2

    HEESTA INTA TIKTOKTA KA SOO ARAGATAY KADIBNA SOO RAADISAY LIKE SAARA 2023KA

  • @sahamiyehd6293
    @sahamiyehd6293 Před 10 lety +4

    the only that still clicks in my ears is this song....#Weedhsame

  • @sahroali9036
    @sahroali9036 Před rokem +1

    Subxaana llah alow kusoo hanuuni

  • @selflovebeauty5870
    @selflovebeauty5870 Před 7 lety +3

    Quruxdan iiqari abayo oh 😭