Heesta Nimco Yaasiin iyo Cabdi Qaboojiye

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 3. 11. 2011
  • www.newsomali.com/2011/11/03/n...
  • Hudba

Komentáře • 1,1K

  • @aj2023
    @aj2023 Před 6 měsíci +132

    2024 laba malin ba ka dhiman
    Nolol qurux badan ban idin rajeynaya dadka iga danbeya❤😢

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Před rokem +48

    Dulqaad ban karabaa.
    Dadaal anigaa hayee..
    Allah deeqdana baxshee adigu daacad ii ahow...
    "This song never get's OLD".😘❤️

  • @naajuu5462
    @naajuu5462 Před 4 lety +126

    Hooyaday mcn aya dhagaysan jirty
    Runtii heestan markan dhagaysto wn ilmeeyaa
    Miss you hooyo mcn allow ikaada

  • @cadnan23
    @cadnan23 Před 11 měsíci +117

    Fadlan heestaan aadka umacaan hadaad daawanayso wixi ka dambeeya 2023 like ❤iisaar please wll ❤❤

    • @saabariinnuur447
      @saabariinnuur447 Před 5 měsíci +3

      😊😊

    • @deeqocali-rl5yt
      @deeqocali-rl5yt Před 4 měsíci

      ​@@saabariinnuur4471sano kadib tolow miyad noshahy 😢

    • @DhabarXuseen-fr2eg
      @DhabarXuseen-fr2eg Před 11 dny

      ​@@saabariinnuur447irwoiyutwwoqwoquuoupoooowoooooiooooooooooouoouooooooooooioyioiiotqouqpqooioooooooooouoowuooooouwoooooouuooouqoooeqpoooouoooqoqotuuouwooooieqeqetyiyoqoowwwqpeiqpuoiwiottoowuow

  • @abdikariimhassan2822
    @abdikariimhassan2822 Před 3 lety +139

    Allah Yarxamu Raaximiin cl qaboojiyo wuxuu sii mootanyahay maalmo uun , wey iga soo horbaxday Heestiisan allow unaxariiso waa bil Ramadaan waliba habeen khayrbadan Oo ay Ramadaan 27 Tahay
    Qofkii akhriya qoraalkan ee iga danbeeya aynu u ducayno walalkeen Allah Yarxamu Raaximiin aaaammin aaamin aaamin

  • @dabiyobiyo9880
    @dabiyobiyo9880 Před 3 lety +25

    Dunìda waxaad Nici markay ka Tagaaan Dadki wngsana
    Qaboojiye isago Sakaraadsan o Dhahaya laaailaah ilaaah ila laah baan Oga
    Allow Towxiidka Ka dhIg Eraygeen ugu Dambeeya e aan ku Hadalno markay Naftu Naga BaxeySo aamin 😥🤲🤲🤲

  • @fitaahvii7753
    @fitaahvii7753 Před rokem +41

    Allaah maxuu waqti cararay wlhi waan yaraa kuwa ila dhashe baa dhageysan jire maantana anaa soo raadiye heestaan maxaa lakla haajire 9ka ila dhalate maanta ani iyo hooyo ayaan ka joogno soomaaliya ninba meel gooni uu joogaa waqti xun wlhi waa lasoo wada marey miss u wllhei heestan dartiin aan u soo raadshe ❤😢

  • @nafiisaabdiomar1448
    @nafiisaabdiomar1448 Před 2 lety +44

    11/12/2021 11:00 habeenimo
    Ayaan dhagaysanayaa waxa jira wiil aanu aad isku jecelnahay ayaa mar walba ii daara markaanu wada joogno waxad tahay qofkii aduunka iigu qaalisanaa ee aan xidhiidh jaceyl la yeesho Alle ha igu kaa simo intaan nolol kula wadaagayo I LOVE YOU.❤

    • @ruweidahmahmett2680
      @ruweidahmahmett2680 Před 2 lety +2

      Abaaayo illaaaah calaf ha iskugu kiin daro hadaa isguursateene owlaad baari ah iyo farxad kunolataaan idin kugu duceyay🤲🥰

    • @yipyayochamba8338
      @yipyayochamba8338 Před 2 lety +2

      Waxan rajeyneyna inaad isguursateen

    • @nimcomohamud1609
      @nimcomohamud1609 Před rokem +1

      Ma guursaday wll oo jclka ma hergalay

    • @garabcaseofficial
      @garabcaseofficial Před 11 měsíci +1

      Waa heestii labaad ee aan comments kaaga ku arko wiilka aad jeceshahay ilahay calaf hakuugu daro wll mcn

    • @nafiisaabdiomar1448
      @nafiisaabdiomar1448 Před 11 měsíci

      @@nimcomohamud1609 Maya waanu is waynay.😪😭

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 Před 3 lety +160

    inta markuu dhintay dib USO fiirisay ismuujiya 🥺😥

  • @cabdimalikxikam5342
    @cabdimalikxikam5342 Před 3 měsíci +36

    Who is still listening 2024

  • @shugrisiciid2811
    @shugrisiciid2811 Před rokem +29

    Adaa dhaxan iga dugsiiye 1 dheh 🫂❤🥺
    adaa nafta doojin karaye 2 dheh🥺🫂❤
    ada dhaqan iyo dad nimo leh 3 dheh 🤴💜
    Dadaal baan kaarabah🧑‍🤝‍🧑🫂🥺❤
    ducana walidka hayeh 🤲👨‍👩‍👧‍👦
    alaa deeqdana baxshee ❤🥺
    adigu daacad ii ahow🌍🥺🥺❤🥰

  • @shukrimohamud9069
    @shukrimohamud9069 Před 3 lety +118

    Abdi qaboojiye inuu dhintaan maqlay allaha unaxariisto marxuunka martidii la jecel allaha haka dhigo aamiin yaa rabi 🙏😢

  • @umuehaabofficial9704
    @umuehaabofficial9704 Před 3 lety +103

    Sida magaciisa yahay allha oga dhigo qabriga allow qabriga ku qabooji beer jano kaaga dhig amen 🙏

  • @leylahussein3729
    @leylahussein3729 Před rokem +20

    Still watching my childhood memories ❤😊11 jun 2023 Monday 6:40Am time❤❤

  • @lilboss5452
    @lilboss5452 Před 5 lety +71

    2019 caawa xasuus iyo jacaylkaygii hore👏👏👏👏👏

  • @quruxsanqali2434
    @quruxsanqali2434 Před 4 lety +60

    Yaa ila dhagaysanayo 2020 ismuuji🤣

  • @mahdidaysane9039
    @mahdidaysane9039 Před 2 lety +26

    2011 ayaan anigoo baadiya jooga galmudug gaar ahaan. Meel la dhaho towfiiq ayaan aniga iyo sxbkey ah oo la dhihi jiray lipaan jiinow oo markaas telfoono naloo geday Ayan dhegeysan jirnay lkn markaas heesta micnaheeda dhan ma fahamsaneyn oo markaa waan yareyn
    Hada ayaan daawanayaa 1/5/2022 habin ciiid ah waxana joogaa Mozambique gaar ahaan Altomalocue

    • @waayaAragYouTube
      @waayaAragYouTube Před rokem +1

      2014 ayaanku dhageeysan jiray tuula hoostagta ceelbuur

    • @ogaalmedia581
      @ogaalmedia581 Před 5 měsíci

      Dadka reeer miyiga ah waa dadka kaliya maskax furan waxna ka qabsada nolosha guulayso magaalo iyo baadiyo meelkasta taariikh qurux badan iyo raganimo ku haysaa sxb guulayso

  • @latashoxidigachenal5837
    @latashoxidigachenal5837 Před 3 lety +13

    Tolow heestan dadaku miyee ilaabeen mise heesaha danbe o bilaa macnaha ah ey ka door bideen.
    Hadaa thy sida aniga heesahan o kle aad xiiseyso is muuji 18/12/2020 saacadanu ey thy 22:50 wadankana Irlanda

  • @abdiladiif701
    @abdiladiif701 Před 4 lety +75

    Still watching 2020 in Sweden ♥️🇸🇪 xusuusihii hargeisa cadey like saar

  • @YahyeHaibe
    @YahyeHaibe Před 2 měsíci +10

    Still 2024😢

  • @gulleidburaale2647
    @gulleidburaale2647 Před 2 lety +13

    Raxmaanku haw naxariisto Qaboojiye🤲😢

  • @updyrahmanahmett9813
    @updyrahmanahmett9813 Před rokem +4

    still watching 13/2/2023
    inta iga dabaysa waan idin salaamay zxipayaal🙌❤️✨🥺✅

  • @hoodaayaan3444
    @hoodaayaan3444 Před 2 lety +5

    Heez io badh wlHi Allah wxnka rajyNya inago wDa jir ah iNan wDa akhrin dooNo Qoralkn I a allahuma aMiin🤲🏼😭♥️

  • @mohamedmohamudjimale3256
    @mohamedmohamudjimale3256 Před 5 lety +382

    Hahahahha gabar aan daris ehen ayaa shiines wadan jirtay ayeey ugu jirtay waagaa 14 sano jir ayan ahaa gabadhas ayaan isjeclen ahahah hada maba aqan meley ku danbeysay Runtii wan u xiisay dariskeygii xalasha aan jeclaa ahahah 😁😁

    • @mahamuudmahamed
      @mahamuudmahamed Před 5 lety +8

      Sxb waad iga qoslisay malaha awalkii horaba si fican iskuma idin jeclayn

    • @bashkaali4980
      @bashkaali4980 Před 5 lety +3

      Jeceylka noocaasa waan aqaannaa sxb

    • @fadumoadan948
      @fadumoadan948 Před 5 lety +3

      Hhhh qof aad jecled baadan aaqon hadaa meley ku suugantaahy marki hoore aad iskumanan jeclen lool

    • @nimomohamed806
      @nimomohamed806 Před 5 lety +2

      mohamed mohamud Jimale hhhh 2019

    • @user-qq4my4zc2t
      @user-qq4my4zc2t Před 4 lety +1

      Kkk wan qoslay walhi xasuusaha qaar wa funny

  • @daaudyuusuf2015
    @daaudyuusuf2015 Před 3 lety +3

    Maanta ayuu geeriyooday Al faaan c/qaboojo Alle ha u naxariisto tatikh .2.5.2021 ha loo duceeyo

  • @yuucade3440
    @yuucade3440 Před 4 lety +41

    2020 inta fiirsaneyso like iisaar

  • @axmedxayoow7.
    @axmedxayoow7. Před rokem +9

    Damashaad Farax jaceyl sahrooy ila daadahee 😢Who listen 2023❤

  • @mohamedabdirahmanyusuf2765
    @mohamedabdirahmanyusuf2765 Před 2 lety +199

    May God mercy on him abdi Qabojiye,He Was Another level on his time also He Was having a unique Voice,Today he need from us to say(Alle ha u naxariisto).

    • @bigie2264
      @bigie2264 Před 2 lety +9

      May Allah Almighty have mercy on his soul and All those who the haq came upon amiin and as well guide us to the right path jalla wa cula his path amiin

    • @roodashahmed9430
      @roodashahmed9430 Před 2 lety +3

      Allah ha unaxaaristo

    • @kaahiepoi9240
      @kaahiepoi9240 Před 2 lety +3

      Allaha unaxariisto🤲

    • @amaalhassanjeh1618
      @amaalhassanjeh1618 Před 2 lety

      @@roodashahmed9430 v

    • @rahmonoor355
      @rahmonoor355 Před 2 lety

      Illahay hau naxariisto

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 Před 3 lety +7

    Allow u naxariiso cabdi jamac caabi qaboojiye saka ayu ku geeriyoday norway wa bil ramadane an u wada ducayno😭😭😭😭😭😭

  • @umalkhairnouh9177
    @umalkhairnouh9177 Před 5 lety +43

    Damaashad farax jacayl ano yar dhagaysan jiray
    Jacaylna wax kama aqoon
    Dharkaan iskaga dhaqan jiray 😂😂

    • @saedqozta5386
      @saedqozta5386 Před 3 lety +1

      mantana snapchatka iskaga duubta sow maha🤣🤣🤣🤣

    • @kaahiepoi9240
      @kaahiepoi9240 Před 2 lety

      Funny😂😂😂😂😂

    • @sacdiyasiman1348
      @sacdiyasiman1348 Před 2 lety

      😂🤣Walee beentaa maaha waxbadan iskaga mid nahay
      Maantase waa la waynaday

  • @ilwaadcadey93
    @ilwaadcadey93 Před 4 lety +5

    Go back 2011 xasuuus caruurnimadiiii ku dhageystay heestaan still waan dhageystaaa 😘🤗😎

  • @NIIKOCUSUB2021
    @NIIKOCUSUB2021 Před 2 lety +41

    It's 2022 let's see how many people are watching to this masterpiece. ❤

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 Před 3 lety +13

    Legend qaboojiye ilaahoow kuu naxariiso🙏🙏🙏

  • @HamzagangzHaliztaUrur6Danab
    @HamzagangzHaliztaUrur6Danab Před 6 měsíci +4

    Twenty twenty four ¹ January 🕓 afarta iyo barkii saacad sheegto tahay insha allah isbedel qeyr qaba iyo rasamaal aa nii rajeynaa dhalin yaro macsida waxaa dhaama guurka 🎉 👏 difaaca dalka aan kawada shaqeeyno ❤

  • @saynabcabdi1090
    @saynabcabdi1090 Před 2 lety +8

    Alle ha umaxristo abdi qaboojiye 😭🤲🤲🤲🤲haddad iga danbyeso udacay

  • @saadiq.mohamedismail
    @saadiq.mohamedismail Před 6 lety +8

    heeestan 2011 ayaaaan dhagaysanjiray
    I like it wlhi amazing

  • @shoaibsheikhabdullahi7828

    Nimco yaasii iyo cabdi iyo fanaaniinta 2022 farqi waynbaa u dhexeeya hadii aad igu raacsantahay like 👍 dheh

  • @cuddondhalow5117
    @cuddondhalow5117 Před 2 lety +3

    Caasi iO amiiir sanadkii 2012 baa soo xasustay wlhi saaid u yaraa hadan naag weyn ayaa ahy old is gold♥️

  • @shueb22
    @shueb22 Před 6 lety +65

    maxaaad umooda maalmihi laso dhaafay sida 2009 ila 11 inay ka fiicnaaayen kuwan maanta aan dhax ordayno

    • @farahmohamed7452
      @farahmohamed7452 Před 5 lety +6

      Aad iyo aad wlhi waa waqtiyo xasus leh

    • @jibriilsiciidjabro3320
      @jibriilsiciidjabro3320 Před 5 lety +4

      zxp waa markii aan asxaabtayda wada baashaali jirnay lkn iminka intoodii badnayd qurbaha ayay joogaan

    • @WiillkaSiinka
      @WiillkaSiinka Před 5 lety +4

      Waqtigii Hore wax ka Wacan MaleH wlh 2009/10/11 ❤❤❤❤

    • @shugraanhassan5519
      @shugraanhassan5519 Před 4 lety +3

      Ala hestan barila dhageysanjiray waxan iska jeclaa wiil iga wayn muna ii ogayn wlhi mustfe ax

    • @Mohamet-Opderahman
      @Mohamet-Opderahman Před 4 lety

      @@farahmohamed7452 😥😥😥😥

  • @cadey__boolo__556
    @cadey__boolo__556 Před 2 lety +13

    Cabdi qaboojiye allow 🤲🏽qabriga u qabooji 💔🥺heestan Xazuuz igu leedahey 😞Alla deeqadane baxshe adiga daacad ii ahow true ✅🤦🏽‍♀️❤️✌🏽

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 Před 3 lety +11

    Dulqaad ban kaa rabaa...,,,,
    Dadaal aniga hayee...,,,
    Allah deeqdana baxshee..
    Adigu daacad ii ahow..💖

  • @hanadcabdisamaan5895
    @hanadcabdisamaan5895 Před rokem +4

    Still watching in Baidoa💚2022/11/14 allaha gabrigiisa ha uwaasiciyo🤲

  • @dinowmoalimnour71
    @dinowmoalimnour71 Před 27 dny

    2013 ayn dhageysani jirtay.
    Rabi ha u naxarista cabdi qabo jireen 😢

  • @mohametabdisaahid5171
    @mohametabdisaahid5171 Před 4 lety +2

    Dulqaad baan kaa rabaa
    Dadaal anigaa hayee
    Alla deeqdana baxshee
    Adigu daacad ii ahaw
    🤗🤗🤗🤗🤗 what a song 😋😍

  • @survivor3777
    @survivor3777 Před 5 lety +8

    2019 June 17 anigo wadan qurba joga heestan dhagaysanaya aad an ujeclahay❤️‼️❤️‼️ 2029 wan soo firin commentigan INSHA ALLAH 🎈🎈

  • @mahatbulebule6706
    @mahatbulebule6706 Před 6 lety +11

    This song remember me somewhere in Aresa mandera 2011 when i was in khalalio secondary ----------------but who still watching 16/11/2017 :11:50pm thursday

  • @dealta4037
    @dealta4037 Před 6 lety +81

    Who is watching 2018

  • @yusufqaraskatur5365
    @yusufqaraskatur5365 Před 4 lety +6

    Asc wll
    Dulqaad baan kaa rabaa
    Dadaal anigaa hayee
    Deeqdana Allaa baxshee adiga
    Daacad ii ahaaw
    22 _ February _2020 yaa ereyadaas si fiican ugu ceshceshanaya anigoo kale
    Like inta wali xiiseysa

  • @caanobooro1446
    @caanobooro1446 Před 4 lety +34

    6 November 2019 inta jiifka ku dawaneeysa like ta isaaar wll mcn mhdsanid 😂😂😂😂inaba caadi ma aha heesta

  • @sundusyassin3829
    @sundusyassin3829 Před 3 lety +3

    Weli waxaaan dhegaysanaya 2020 xasuustii garowe 2013💔💔💔😭

  • @libaaxlertajiifomedia3887
    @libaaxlertajiifomedia3887 Před 2 měsíci +2

    This song is special ❤️ away amazing me

  • @yuusufmaxamed8125
    @yuusufmaxamed8125 Před 5 lety +21

    2012 walhi inan nimco la odhanjirey wa barigan iska jcldey hadanha an is calfaney mnsha alh wa alle mhdis like isaraha intaha u jcylku ku dhcy alle hydin ku guleyeh

  • @abdullahisuleiman7943
    @abdullahisuleiman7943 Před 3 lety +14

    Waxaan xasuusto heestan waqti an shaqo aad ufican haystay 2016 in South Africa driving around in the streets of South Africa from work to home and in the traffic jam with my 4x4 blue Rav 4 toyota.

    • @hassaanmohamuud3173
      @hassaanmohamuud3173 Před 3 lety

      Hhhhh anaa cwa ku dhageysanyo bro wali ayado xabad nagu socoto jacel la dhimo ayey iga thy oya hhhh

    • @abdullahisuleiman7943
      @abdullahisuleiman7943 Před 3 lety

      @@hassaanmohamuud3173 Manshallah Hasanow, lakiin ogow kala jawi ayan kukala dhageysanay heestaani

    • @faarahjimcaale4159
      @faarahjimcaale4159 Před 3 lety

      Wagan tanzania jogay hestan sobaxday ila hada single an ahay😆

    • @cabdisaka3937
      @cabdisaka3937 Před 2 lety

      Hi

  • @qalanjoaxmed1204
    @qalanjoaxmed1204 Před 6 lety +64

    Hhh Aroos kayga Laga shidaa heestaan 2018😍😍Nimca Yasin I love you Hbo

  • @74somer
    @74somer Před 2 lety +11

    Qaboojiye 💔 ilaahay qabriga ha kuu nuuro

  • @mohamedfuad3310
    @mohamedfuad3310 Před 4 lety +15

    2020 who's watching

  • @asiaismail3597
    @asiaismail3597 Před 5 lety +69

    I can't believe that even till today I get so happy listening to this song ❤️#best childhood memories

  • @muztaphefaysalxaaji8391
    @muztaphefaysalxaaji8391 Před 7 měsíci +2

    Taarikhdu waxa weeye 2023/12/16 sacadu waa 11:20
    Waxanu joogna magalada hargayda gaar ahaan barwarabe waxanu nahay rag isku qaaliya saxibtinimadu maaha wax lagu soo koobi Karo hadal Ahmed taajir . Jimcaale . Naasir Mario. Aliif . Hasan muse sxb noloshu idinma xumayso ❤

  • @updirahmanbidhiq9127
    @updirahmanbidhiq9127 Před rokem +1

    Apdi qaboojiye wa dhintay alle how naxariizto cawana wzo pooqday inta iga danpeeza wxa ka rajena inan uwada duceeno wllken friday 5 march 2023 old is gold

  • @queeenanaa3811
    @queeenanaa3811 Před 3 lety +3

    Ilhye ha unaxaristo fanaankan ilhye qalbiga hauqaboojiyo wabil ramadane 😭😭😭

  • @jiijomaxamed5538
    @jiijomaxamed5538 Před 5 lety +51

    2019 qofki dawanayo like ii saar

  • @BahreNeGash
    @BahreNeGash Před 11 lety +99

    Music is universal language, no need for translation, just enjoy the rhythm & the beauty of the beat.
    WELCOME TO THE WORLD OF MUSIC!!!

  • @kamalabdullahi61
    @kamalabdullahi61 Před 7 lety +64

    who is watching 2017 it is only me ayaa dawanaya heestan anoo Yar ayan xasuustaa maantana 😁😁😁😁

  • @karaamafarah5116
    @karaamafarah5116 Před 5 lety +17

    Waxaan usoo joogey aroosyo bdn oo heestan lagu ciyaarayo kolkaas baan is dhihi jiray goormee lagaaraa waqtigaaga ogaaw waxayna ahayd 2012 ilaa hdana waan sugaa waqtiga sabarka hala badsho ani cml🤔🤓
    20/1/2019 baan daawana

    • @xafsaciise1790
      @xafsaciise1790 Před 5 lety +2

      Karaama Farah ani cml hhhhhhh

    • @karaamafarah5116
      @karaamafarah5116 Před 5 lety +1

      Xafsa Ma is xureena oo maka baxnaa hadaba ani iyo adi💁‍♂️💁‍♂️💁‍♂️

    • @qumandarajo9353
      @qumandarajo9353 Před 4 lety

      @@karaamafarah5116 hhh wa iga qoslisay ila.hada eber miya😂😂

  • @sallyahmed9820
    @sallyahmed9820 Před 3 lety +13

    2021 still on fi 🔥 and I’m listening right now

  • @iamapdiphatah1076
    @iamapdiphatah1076 Před 5 lety +41

    2019 qofki dawanya like i saar

  • @shukribashiircismaan5270
    @shukribashiircismaan5270 Před 3 lety +19

    Cabdi qaboojiye xaaladiisu mafiicna maanta uduceeya blz waa laga deyrinayaye😭😭😭😭😢

  • @asadkimmich6234
    @asadkimmich6234 Před 3 lety +2

    Universal tv ayaan ka fiirsan jiray hadana 2021 ayaa lamaraaya waqtiga orod badnaa😥😥😥

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 Před 3 lety +3

    Ilahay ha ku naxariisto cabdi qaboojiye🥺😥😥😥😥😥 malin rabadan ah buu dhintey ehelu jano ahaa kitaabkaga alle gacanta ah kaga dhiibo uduceya somalay ha iska dawanina uune😏 23 may 2021

  • @cadaweguled6410
    @cadaweguled6410 Před rokem +4

    I still watching and listening this song in 2023

  • @MuniitaAhmed-z1w
    @MuniitaAhmed-z1w Před 10 dny +1

    Dulqadpan ka raba dadal ana Haye ala daqdana banshee adigU dacaDa I ahaow 🎉❤

  • @kowsarhassan4756
    @kowsarhassan4756 Před 3 lety +1

    Ilaahow kuu naxariiso maanta uu geeriyoosey 02/05/21 waa bil ramadane aa u duceyno marxuumka

  • @NIIKOCUSUB2021
    @NIIKOCUSUB2021 Před 2 lety +19

    abdi Qabojiye,He Was Another level on his time also He Was having a unique Voice,Today he need from us to say(Alle ha u naxariisto).

  • @wiilhoog8804
    @wiilhoog8804 Před 4 lety +6

    8 nov 2019 11:58 pm. watching from khartoum sudan.

  • @samatardiriye1226
    @samatardiriye1226 Před 2 dny +1

    19 july 2024
    Dhamaan waxn xgan ka salmya mucashaqiinta heestan
    Hdi AD iga danbeyso ❤isaar😢

  • @layaanabdalaa5879
    @layaanabdalaa5879 Před 3 lety +2

    Waxaan dhageysanaya 2may /2021
    20Soon 21 habeen axad isnin soo galeyso saacaduna thy 19;15
    Waxaan fb ka arke geerida fananka anoo yar maqli jiray dugsi dhaxe ah allow u naxriso qabrigiisa uwaasaciyo
    Eheladiisa kolba comantigeygu maalin thayba way arki donaan aygana waa u tacsiyeena aduunka meel walbo joogan ankana alle gadaashisa nama fidneeyo amiin 🙏❤

  • @marwaatmo4019
    @marwaatmo4019 Před 4 lety +5

    8sano ka dib yaa dawanaya manta 20/june/2020 malin sabtiiya😍like dhac igu sii

  • @iqrahaaney9147
    @iqrahaaney9147 Před 6 lety +27

    Xasuus 2012 anoo jecel bilaw ah aya dhageysan jiray wana helay jecel dhab ah hadana wali waa nolosheydi allh ku dhowro xaaji c.

    • @makaal.mukarama8520
      @makaal.mukarama8520 Před 6 lety +2

      Iqra Haaney know ur age is
      nd dat day ur age was

    • @queenamina4932
      @queenamina4932 Před 5 lety +1

      Masha allh janadadi aduunyo wad heshay
      Anigane isoo ducey inaa helo mcnto

    • @susum9099
      @susum9099 Před 4 lety +1

      @@makaal.mukarama8520 she was 15, nd hun er 24 👍😁

    • @Qubanaha_Uurdoox
      @Qubanaha_Uurdoox Před 3 lety

      Mashallah
      anagana allaha na siiyo🤗

  • @nuriyaabdirahman2151
    @nuriyaabdirahman2151 Před 2 lety +15

    Surely old is gold never get old

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 2 lety +7

    #Erayadii Cali Cumar Ali Gaab
    #Laxankii Cali Cumar Ali Gaab
    #Musica MOHAMED Karaama.
    #Codadka Abdi Qabojiye AHUN
    #Codadka Nimco Yasiin Caraale.
    Alle haw naxariisto Abdi Qaboojiye.

  • @eriphant6087
    @eriphant6087 Před 11 lety +43

    Waw! I liked it though I don't understand that what they'r saying.Viva Somalia.From Eritrean.

  • @hxxhx-x6497
    @hxxhx-x6497 Před 5 lety +3

    Still anyone 2019 ❤allah deeqdana baxshe adigu daacad i ahow !

  • @abdulahiyre1981
    @abdulahiyre1981 Před 3 lety +6

    Hadaa 2020 dawanaysid like dhac ku dheh 🤣🤣😂

  • @Abdullahidhaqane
    @Abdullahidhaqane Před 3 lety +2

    2021 Hadii aad Iga dambeeyoow sidayda ookale haday heestani marwalba ood dhageysato kugu socoto oodan ka xiiso goynin LIKE ta igu qabo

  • @zaaqinhojuniorabdirisaq1075

    Allah ha unaxaristo cabdi qaboojiye amiin ya Allah

  • @abdimaajidismaail6403
    @abdimaajidismaail6403 Před 5 lety +13

    2019 qofki dawana like sar

  • @mustafxashi56
    @mustafxashi56 Před rokem +1

    2012 xasuus wlh walashey ayaa dhagesanjirday hada wangu xasuustaa hada wankala dheranay hay mizz abaayo mcn 12: 9 :2022

  • @Sakixaashi1
    @Sakixaashi1 Před 2 lety +1

    2022. Abdi ilaahay ha u naxariisto, Nimcona ilaah ha daayo maalmaha nolasha.

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow Před rokem +6

    Adaa dhaqan iyo dadnimo leh ❤️🌹
    Deeq ❤️⚘️

  • @mohamilgochannel6165
    @mohamilgochannel6165 Před 4 lety +6

    Hees xasuus iguleh oon markaan maqlo aan saro kaco 👏👏

  • @shabcaanmohamed780
    @shabcaanmohamed780 Před 3 lety +2

    9/9/2020 yaa ila dhagysanaya 🥰🥰🥰🥰🥰🥰 husuuSo hore ayaan soo xusuusty like ta hyla dhafiina cidii halkan soo martaay

  • @Abdimohamed2795
    @Abdimohamed2795 Před 2 lety

    Xasus wlhi mar an qof jeclaa ayan said udhageysan jiray 2016. allaha unaxariisto abdiqaboojiye🥲🥲🥲

  • @haybehalgan9712
    @haybehalgan9712 Před 7 lety +10

    dulqaad baan kaa rabaa Dadaalna anigaa hayee Alaa deeqdana hayee adigu daacad ii ahiw 2016❤❤❤❤❤

  • @startyourdaywithsmileasma8199

    dhamashad farax jacel walal ila dadahey
    cadi ma'ahan
    2017 still listening

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 Před 22 dny

    12 sano kadib caawa ayaan Nairobi kenya ku dhagaysanaya favorable time 🙏🫡

  • @SakariyeOsmaan-vr1js
    @SakariyeOsmaan-vr1js Před měsícem +1

    Heesta waxaan dhageysanaa - 8-jun-2024. Waxaa ibartay bar cadaan oo iskoolka Iladhigano maqan ayada cida bartay - waan kahelay walhi heestan - ❤

  • @ahmedjeebe7826
    @ahmedjeebe7826 Před 6 lety +120

    2️⃣0️⃣1️⃣8️⃣
    Qofki dawanayoow Like Saar
    🤟🤟🤟🤟🏻😍😍🔥🙏🏽

  • @adnanhassan7691
    @adnanhassan7691 Před 3 lety +3

    Yaa dawanoyo heestan 2021 like dhac kusi heeee ✌️✌️🙏😉

  • @najiipkaape
    @najiipkaape Před rokem +2

    hello 2023 musiam ❤

  • @ShushuCalixasan
    @ShushuCalixasan Před měsícem

    2011 xasusu waxa ku dhagesan jirey hestan nerobi🇰🇪