Shirka Baydhabo ee Dir, Digil Iyo Mirifle waxaa Toos Uga Dambeeya Md Farmaajo | Jama Gallad.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 15. 03. 2022
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is independent and impartial news and entertainment channel on You Tube. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large. The channel was first created on November 14, 2013 and renamed as SSTV on August 21, 2018.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on You Tube.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programmes and entertainments.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +254 722201838
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our CZcams channel: / sstv2
    Facebook: SSTV2/?modal...
    Thank you for joining us: please subscribe and like our channel, it will help us continue our public services.
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Mohamed Abdi

Komentáře • 63

  • @xasanyuusuf9947
    @xasanyuusuf9947 Před 2 lety +3

    Waa wariye
    Cuqdadaysan
    Madirbaad garan wayday
    Somalidirmaxaa kasoohadha

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka2578 Před 2 lety +1

    Good news thanks

  • @jaylaaninuuri5442
    @jaylaaninuuri5442 Před 2 lety +1

    Kuwayaga somaliland ka tagay waa niman shaqo tagay ciddii wax u dhiibta ayuunbay raacayaan

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 Před 2 lety

    Qadhadhac dhulka dir baa ugu badan lamana gumaysto huuno.

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 Před 2 lety

    SOOMAALIYA 5 SOOW MAAHA?

  • @aliisse3535
    @aliisse3535 Před 2 lety +1

    walahi warka jaamac waan..jeclahey nin kaan s siyaasi waaye walaho

  • @calasowcalas6583
    @calasowcalas6583 Před 2 lety

    nur waad asiibtay wax dir la yiraa ma jiraan

  • @ibrahimsimbaboy8459
    @ibrahimsimbaboy8459 Před 2 lety

    Dinsor dowlad hala geyoo please

  • @aadanmohamedhassan7799
    @aadanmohamedhassan7799 Před 2 lety +1

    Falan qayntiina iima anficin markaad wax falan qaynaysaan carabkiinna iska ilaaliya

  • @waagilcadde907
    @waagilcadde907 Před 2 lety +2

    ilaahow hawiye ka dhig bal cida maxaweynaha ka hor istaagi karto aan aragnee 2 jago ayaba isku darsan laheen😁

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 Před 2 lety

    Jamac galad ma yareysatid wallahi reer beydhabo wey kibren ino ken nin on alaf ah barlamanka si uu u xoreyo somali galbed ila enefdii hawiye madaxweyne raiisulwasaraha wa jareer weyne

  • @asadsalaan6685
    @asadsalaan6685 Před 2 lety +1

    Kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @fadumoa1254
    @fadumoa1254 Před 2 lety

    JAAMACOW RAGAN YARYAR SSSSYADA WAAD KU DAWAQISAY CLASSKAGA WAXBARASHO CULUS AYAA KA SOCOTA . ADIGUNA NIN CULUS AYAAD TAHAY (ALSO) WAX BADANA OG. GOOD LUCK 👍

  • @somaliasliah111
    @somaliasliah111 Před 2 lety +1

    Waad waalateen soomaaliyey farmaajo wuxuu Ka shaqaynaysaa horumar iyo cadaalada dalkiisa

  • @omarahmeddjama4353
    @omarahmeddjama4353 Před 2 lety +2

    Markasta oo darood madax Wayne noqdo somalidu way si kala dheradann
    Darood wa ehelu naar isma qabtan runta naa iskuma shegan BENTA ayay isku gargaran iyo tugnimada

    • @a.a.mohamed4635
      @a.a.mohamed4635 Před 2 lety

      Ahmed madoobe iyo deni waa Ayo yaa hor istaagey farmaajo ma hawiya wax iska celin lahaa hadey deni iyo madoobe hor istaagin ... Naga aaamus

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 Před 2 lety

      Caaaac xoolo naarta ma ada haya

  • @masuusow1093
    @masuusow1093 Před 2 lety

    Baydhawa maxaa loola ordaa beydhaba waxaa ku haboon shirka in nalooga qabto kilir 5naad somali galbeed ama yukreen halagu qabto nabadgeliyada bogolkiiba bogol ah.

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Před 2 lety

    Insha allaha qabiil waan ka gudbi doonaa iyo dorasho dadban hadaan la ogolaan lahayn dorasho dadban sidaan ma dhacdeen farmacho kartadiisa waa til siyaad bare

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 Před 2 lety

    Kursigu Vila soomaaliya kama soo bixi karo.

  • @labatanjirowibrahim8367

    Sax jaamac

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 Před 2 lety

    Hawiye iskuma garaaci kartaan waa idinka caqli badan yahiin hawiye dhulkooda waad ugu timaadeen jebertiyiinoow.

  • @abdullahiomar1534
    @abdullahiomar1534 Před 2 lety

    Cudar faramajo ba ku dhacay
    Kabta

  • @AhmedAli-cb2iw
    @AhmedAli-cb2iw Před 2 lety

    War xog maheysane cali maxamed aya kursi xildhibaan doontay sheekada ba jirto

  • @cqaadirclaahisomow5440

    Jaamac galad jini farmaajo ayyaakuhaayo

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 Před 2 lety

    Kitaabku idinqabay oo sidaa u meeraysts waligiin

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 Před 2 lety

    Cuduur daar maahee hadan Bogta la taaban soomaali bogsan mayso

  • @amarhussein8942
    @amarhussein8942 Před 2 lety

    War xarabo leh ayu aha sidu ahana wad u dhigten runti

  • @elmidahirbulaale2992
    @elmidahirbulaale2992 Před 2 lety

    Waxba garanmaayo jaamac weji xun

  • @xaawoali8307
    @xaawoali8307 Před 2 lety

    GALADOW WAX AAD MOGTIHIIN
    AYAA JIRA HOWIYE WUXUU DIYAARINAYAA QOF DAAROD AH IN LAGA DHIGO GUDOMIYAHA BARLAMANKA

  • @abdirashidtarabi3079
    @abdirashidtarabi3079 Před 2 lety

    ASC anigu waan la yaabanahay dadkan jaamac galad maagaya oo ma waxaad daarood ku sheegaysaan ninkii abbiy axmed kabaha u masaxayey ee qabuurihii axmaaradii 77somaliya laysay u sujuudayey

  • @amiirsuldaan8963
    @amiirsuldaan8963 Před 2 lety

    jaamacow qoshaha aad sheegeyso ma ilma adeeradaa ayaa dhiganaya anigu waan ku arkaa inaadan ogaadeen ahayn daaroodna ahayn oo aad nasheegato fadlan nuurow sheegadkan naga hor kexee

  • @maxamuudakasayid6059
    @maxamuudakasayid6059 Před 2 lety

    Beenta nagadaah godomiyaha barlamaan haduu awoodleeyahay hawiyaha haqaadto

  • @alirobleh1226
    @alirobleh1226 Před 2 lety

    Xalfalay ku qaaday Jini Qalaafoof
    xaalba ma haysidee

  • @mustafekhaliifaden2543

    Waar jamac daaya waa libàax farmajo wax la taageero maa aha

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 Před 2 lety

    Adeer naga Nasiya qoladan gypsy ga ah ee rabta in ay soomaaliya ka dhigaan halaq mareenka waxoodu waa badanaa oo baaqanaa oo jecelaa in uu gumaysto nin madoow oo khayrkood ah

  • @abdisemedaden
    @abdisemedaden Před 2 lety

    Jaamac nin rageed ķķkkkk runtu waa qadhaadh oo waxay moodayaan nin daarooda

  • @adamfarah1952
    @adamfarah1952 Před 2 lety

    Farmaajo lagaa raac oo eed foolxume danyerka admoodo

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 Před 2 lety

    Waar ma nihin dir isaaq waa haashimiin udinkuna Jebertiyiin .dira waa dadka soomaali ugu dal balaadhan amxaarana ma gumaysato.

    • @DhurwaaFam
      @DhurwaaFam Před 2 lety

      Hashimi ma nihin e wadaadadii xirta ahaa ee carabta nooga timi ayaan diin jecel ka dhaxalnay mise isku taxnay nasabkoodii care iyo qalinle toona af carabi ma ah. Haaye haaye

  • @abdirashidtarabi3079
    @abdirashidtarabi3079 Před 2 lety

    Farmaajo ninkii daarood ku sheega waxaan u arkaa inuu daarood caayayo
    Jaamac galad waa daarood cad oo duhur cad dhashay cid aan alle ahayna uma sujuudo

  • @amiirsuldaan8963
    @amiirsuldaan8963 Před 2 lety

    war waxan xun ee jaamac galad layiraahdo ma aha ogaadeen mana aha daarood waa wax kale cadaaladna uma hadlo magaca ogaadeena wuu bahdilay waana nin cuqdadaysan ee nuurow ninkan naga horwareeji fool xumadiisa waxaa nooga sii daran bahdilka magaceena u geysanayo bal fiiri wuxuu ku leeyahay cabdirashiid xidig ayaa gudoomiye baarlamaan noqonaya hanyare dulli ah nuurow waxan hana horkeenin ileen afkiisa ma qaban kartide

    • @zamzamadam4811
      @zamzamadam4811 Před 2 lety

      Oo ma qabiil kisaa aya udidaantahay marku runta kahadlaay

    • @amiirsuldaan8963
      @amiirsuldaan8963 Před 2 lety

      @@zamzamadam4811 wall ninkan ma aha ogaaden mana aha daarood kale waayo fiiri hadalkiisa wax laga yaqyaqsado ayuu ki hadlayaa wuxuuna jecely kala qeybinta daaroodka iyo bahdilka ogaadeenka waana sheegad

  • @babunabdan8063
    @babunabdan8063 Před 2 lety

    Ninka waa nin neceb farmaajo dani iyo axmed madoobe ama kablalax in dhulka lala dhaco raali baan ka nahay ina laga dhaariyo xunkunka soo maaliya colaada mareexaan walee ka faaiidimaysaan

  • @mustafaabdullahi5031
    @mustafaabdullahi5031 Před 2 lety

    Waxa kale oo ii muuqda inaad ka naxdeen isbahaysiga kkkk
    Daarood iyo hawiye way waseen Somaliya.
    Waa in laga mabnuucaa hogaan for ever.

  • @madeyedow9404
    @madeyedow9404 Před 2 lety

    Jaamacow gudoomiye barlamaan kuma siineyno hadan nahay nabad Io nolol daaqada miyaa naga saareysa

  • @yussufmohamed8732
    @yussufmohamed8732 Před 2 lety

    jaamac tigree iyo kan kale ee isagu na wariyaha isku sheegaya jaajuusiin ba tihiin cuqdad ba idin ku dhacday isku dirka iyo waxa aad umada kula dhex jirtaantaan
    Axmed madoobe dhibka uu ku hayo kismayo iyo jubaland ma ka hadashaan hadaad xaqiiq sheegaysaan

    • @faisaladam8225
      @faisaladam8225 Před 2 lety

      Jaajuus ka ugu wayn Somali waa Adeerkaa Farmaajo iyo Ilka yarta taageera , Farmaajo iyo Naagtiisa Waxay Jaariyad u yihiin Kornel Abiyi , Cadayna Waan kuu soo diri karaa.

    • @yussufmohamed8732
      @yussufmohamed8732 Před 2 lety

      @@faisaladam8225 tuug ba tahay cuqdad hayso nin tolkaa ah ba kuu muuqda hore ba sayid Mohamed abdule xasan u sheegay in dhinacaga ogadeen ka xigo uu san dad kaa xigin anigu mareexaan ma ihi lkn waxaan la yaabay cuqdada idinku dhacday ee aad walaalkiin u haysaan

    • @tusmoaadil1825
      @tusmoaadil1825 Před 2 lety

      @@yussufmohamed8732
      Cidaan waa gypsy aan xuduud lahayn waxay rabaan in ay map ka soomaaliya ee seven ay ka dhigaan halaq mareen kenya iyo ethiopia ayaa u isticmaasha in ay qasaan soomaaliya waa cudud proxy magaca jaamac tigre waad ku sugtay🤣

    • @yussufmohamed8732
      @yussufmohamed8732 Před 2 lety

      @@tusmoaadil1825 wll waxaan la yaabay xumaan bay la soo fadhiistaan mesha oo ah farmajo ku xumee wa mareexaane
      Siyaad bare markii uu Ethiopia dagaalka la galayey cidan hadii uu ogaan lahaa waxa maskaxdooda ku jira iyo abaal la,aanta ay u hayaan dagaal lama uu galeen

  • @marwodumar
    @marwodumar Před 2 lety +1

    Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💟💜

  • @amiirsuldaan8963
    @amiirsuldaan8963 Před 2 lety +2

    jaamac galad ma aha ogaadeen iyo daarood toona waa sheegad waxaa farxad geliya waxkastoo lidkeena ah waxaad moodaa inuu dagaal cadawtinimo ah nagula jiro isku dirka reer isaaq iyo reer cabdile ayaan ku nacay hadaan arki lahaa meel uu joogana afka uu ku hadlayo ayuu waayi lahhaa ee wixii ka agdhawoow meel saara duliga shisheeya kalkaalka ah waa mar uu isku kaaya dirayo iyo maruu somalilan unacamleynayo iyo maruu xasan sheeq iyo xertiisa u ratan yahay fadlan nuurow ninkan sheegadka ah damiirkeena ayuu ku xadgudbayaa ee naga hor kexeeya duliga

  • @mustafekhaliifaden2543

    Doorkan dir ayaa leh madaxwaynaha

  • @mohamedciise9414
    @mohamedciise9414 Před 2 lety

    GALAD FARMAAJUU KUWAASHAY DAGAAL UKRAIN IYO RUUSHKA JAAMACAW FARMAAJAA KADANBEEYA ISAGANA MIYAA KKKKKK

  • @bet3rf295
    @bet3rf295 Před 2 lety

    Warkiinu waa Maadeys Waayeel Walow uu Run yahay Baashaal wacan