Duqa magaalada Baydhabo sidee buu u arkaa Millionka qof ee magaaladiisa dulsaarka ku ah

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 17. 02. 2023
  • Kala Soco Hereri Media Barnaamijo & Warbixino Xiiso badan

Komentáře • 21

  • @Hasow0252
    @Hasow0252 Před rokem +4

    Xaqiqatan Warbaahinada Kale ama wariyayaasha Kale waa Cunsuriyiin Lakini Walahi adiga waxad jabisay Darbigii cunsuriyiinta zaxip guulayso INSHA'ALLAH 🇸🇴🤲🏻💪

  • @Hasow0252
    @Hasow0252 Před rokem +3

    Abdisalan Hareri ad bad U mahadsan tahay Broa sida wanagsan Walahi Qowmiyadaha DIGIL ii MIRIFLE warbahintadu aad ayey ugu riyaaqeyn si daacadnimo Leh baad ugu adegtaa

  • @Hasow0252
    @Hasow0252 Před rokem +1

    Wariyayaasha ku hadla Afka Maxa-tiriga waa kuwu Cunsuriyiin ah Lakini adiga abaal ayaan kaaga haynaa Broa key ABDISALAN HARERI GUUL INSHA'ALLAH BROTHER

  • @Zikomiilo
    @Zikomiilo Před 4 měsíci

    masha allaha baydhaba jinaay ❤😊

  • @AliIbrahim-tu8dg
    @AliIbrahim-tu8dg Před rokem +1

    Masha Allah ❤❤

  • @hassenahmed5866
    @hassenahmed5866 Před rokem

    👋 Wey Mahasanyihiin Weriye cabdi Salaan Hereri &Duqa Caasimada Baydhabo Mr Cabdilaahi Cali Watiin.

  • @qarulxira8697
    @qarulxira8697 Před rokem

    Bayshabo hooyo … go forward…. St paul iyo Istanbul la tartan sool u hiilaya manta snm a ka aarsada …..

  • @xasanwadani3552
    @xasanwadani3552 Před 11 měsíci

    M.a baydhabo madiinatul malaYiim

  • @idowyare254
    @idowyare254 Před rokem +1

    Masha Allah 🥰🥰🥰

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Před rokem

    Masha Allah. Horay haloo socdo. Khawaarijtana hala iska xureeyo

  • @Degaliah
    @Degaliah Před rokem

    Keep going

  • @dereabdullahi7526
    @dereabdullahi7526 Před rokem

    Masha Allah

  • @Huda.999
    @Huda.999 Před rokem

    Masha allah Baydhabo

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 Před rokem

    Hereri💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @guleedahmed2461
    @guleedahmed2461 Před rokem

    Waryaha waxaan leeeyahay soo booqo Goobaha Taariikhiga sida Buur Haybe, bartii nabi Adam iyo Hawa .

  • @alikaffe1242
    @alikaffe1242 Před rokem

    Anuun reer intee inne ?
    Reer Marko Adey wal sola qabtaay

  • @donotgiveuphelpneedypeople2241

    Waar muxuu ahaa ninkan cadhaysnee aad wareysatay!¡!
    Mr Abdisalan herari.

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 Před rokem

    Ninkaan waa nin xanuunsan ma beydhabaa ah magaalada aduunka ugu korista badan hareeriyoow maxaa kaa qaldan ma inagaa noosoo wareysatay ninkaan waalan

    • @abuubakarali5480
      @abuubakarali5480 Před rokem

      xaafadiina ugu koris badan ee raali ahow bal hhhhhhhhhhhhh