Maxaa Aamusiiyay Madaxweynayaashii Hore ee DDS oo ay Maxabiista Soomaalida Uga Gaabsadeen?.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 16. 01. 2022
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is independent and impartial news and entertainment channel on You Tube. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large. The channel was first created on November 14, 2013 and renamed as SSTV on August 21, 2018.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on You Tube.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programmes and entertainments.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +254 722201838
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our CZcams channel: / sstv2
    Facebook: SSTV2/?modal...
    Thank you for joining us: please subscribe and like our channel, it will help us continue our public services.
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Mohamed Abdi

Komentáře • 48

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 Před 2 lety +1

    Waa sax taas waan idnku taageer sanahay in Aad markasta kahadashan xadhiga ay wali ay xidhan yihiin Abdi Mahamud Cumar iyo Farxaan iyo Soomaalida kale xidhan

  • @masuulb3661
    @masuulb3661 Před 2 lety

    Waaa sax taasi deegaanka wayka

  • @awdal_landtv9275
    @awdal_landtv9275 Před 2 lety +1

    Cabdi iley waa dhigyo cab weyn ee somalidu ledahy halkaasi ku dhimnyaa

  • @jaamacyuusuf4452
    @jaamacyuusuf4452 Před 2 lety +2

    Hadii maxabistii kale lasiidayay maxa lolahadhay kuwii soomalida waxa cadaana inaanay itoobiya haysan maxabiista soomalida ee ayhaystan kililka soomalidu

  • @Ahmed-hp8ov
    @Ahmed-hp8ov Před 2 lety +1

    Waxad Somalinimo Ku Weyday, Ethiopian'nimo Kuma Heleysid. Somalinimo'na Waxa Ugu Dambeysay, ama Ay Burburtay, 1977'kii. Ummadda Somaliyeed Waxan illahay UGA baryeeyn'a in UU Ethiopia ka Xoreeyo. """A'miiiiiiiiiN Ya'rabbi""

  • @jeehdinmchannel9684
    @jeehdinmchannel9684 Před 2 lety +2

    War deegaankan waxaa jooga soomaali soomali uin ka adag ee soomaali Ethiopian lahadli karaya majiro

  • @barkhadbashiir3230
    @barkhadbashiir3230 Před 2 lety

    Hhhhhhh war nuurow sheekh jaamac barnaamij diini ah kucasuum man sga allaah esh calaa sheekh 👍👍👍👍👍

  • @axmednur8315
    @axmednur8315 Před rokem

    Xabiibi macaanto soo

  • @qureshahmed3313
    @qureshahmed3313 Před 2 lety +1

    Wale waxaan sugaya jeelka Mustafe Cagjar xumidisa iyo halka ugali dono

  • @mayo3607
    @mayo3607 Před 2 lety +5

    Soomaali ma xidhna , ee Cabdi Iley baa xidhay-Allaana ku ciqaabaya Ethiopiayadii uu shalay dadkiisa u xasuuqay.

  • @saidmohamudsaid2739
    @saidmohamudsaid2739 Před rokem

    Maaasha allaah iga gudooma salan sare

  • @jidkatoosan9972
    @jidkatoosan9972 Před 2 lety

    Shugran wallkis wadadaalaysa

  • @kahinshukri8197
    @kahinshukri8197 Před 2 lety +1

    Jaamacow wlh runbad shegte inta badan madaxweynayasha kuli wala wada xire

  • @abdirashiaididahmed8633
    @abdirashiaididahmed8633 Před 2 lety +1

    War jaamacow, cabdi maxaa idinka dhexeeyey, dulmiguu sameeyayna maxaad kaga jawaabi

  • @caaqilaxmadsaxne1723
    @caaqilaxmadsaxne1723 Před 2 lety

    Cjab ilaahda mustafe iyi ina shide

  • @samatar1025
    @samatar1025 Před 2 lety

    7:49 😂🤣😂🤣

  • @maxarte5753
    @maxarte5753 Před 2 lety

    Candi iley siideyntiisa Culimada diinta Islaamku waxay sheegeen in uusannxaq u lahayn waayo xaaraan buu ahaa cabdi iley

  • @bulbulwaberi446
    @bulbulwaberi446 Před 2 lety

    God knows

  • @kafiyahouseinalikafiyahous4413

    Kkkkkkk kumaa dhacan inay kahadlaan xadhiga maxabista waxy kabaqayan inay kahadlaan wayo waxa Laga xidhi albabadaa ganacaigaa ay qarkood kuleyihin adis Ababa cabdi jibriirna carab ya dhashay fulaynimoo ya haysaa xata degankisi Garbo ciise ukasojeday marnaba kama hadal

  • @mohedaxmedadariadari4866
    @mohedaxmedadariadari4866 Před 2 lety +1

    Jaamac Galad markaad daawadayaasha usheegayso waxa aad kusoo qaadanaysaan barnaamijka aad tabinayso, ma maqlo miyaa ? waa adiga mar labaad ugu soo celinaya Jaamac ee?

  • @aabdi2643
    @aabdi2643 Před 2 lety

    Somali galbeed waad diideen, ee Ogadenia ha idin difaacdo. ilay iyo cagjarba iyo dabadhilifyada Allah cadaabo.

  • @caaqilaxmadsaxne1723
    @caaqilaxmadsaxne1723 Před 2 lety

    hdaan ayaanu leenahay wuu na laayay

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 Před 2 lety

    NINKU SINAANMAYO AD BURI SAREENTIIAS. GARIYE.

  • @alihaji6601
    @alihaji6601 Před 2 lety +3

    Cabdi Iley yaan la difaacin waa qofkii dadkiisa gumaaday

  • @maxarte5753
    @maxarte5753 Před 2 lety +1

    Cabdi iley sababta uu u xiranyahay waatan halkan hoose taabo. Cuqubadii u gaystay
    m.czcams.com/video/LtXoThYkyIo/video.html

  • @maxarte5753
    @maxarte5753 Před 2 lety +2

    May God keep Abdi iley in jail for 1000 years and in hell forever: hoos ka eeg sababta cabdi iley uusan uso baxanin.
    m.czcams.com/video/TeVJYD47S0k/video.html

  • @maxarte5753
    @maxarte5753 Před 2 lety +1

    Cabdi iley cuqubadii muslimiinta iyo umadda Somaliyeed ayaa haysa. Hoos eeg.
    m.czcams.com/video/wqOy4kZcf68/video.html

  • @maxarte5753
    @maxarte5753 Před 2 lety +1

    SSTV xiligii Cabdi iley dhibaatadii Cabdi iley umadda ku hayay maxay uga hadli waayeen??
    m.czcams.com/video/wqOy4kZcf68/video.html

  • @maxarte5753
    @maxarte5753 Před 2 lety +1

    Cabdi iley naarti aduun iyo aakhirabaa sugaysa

  • @feisalhersi8360
    @feisalhersi8360 Před 2 lety +1

    Asc
    Aleylehe maantuunbaan idiin qiray rag raga somali nimada ayaa ka wayn ina ilay ee ha loo hadlo

    • @circles3381
      @circles3381 Před 2 lety

      Oo markii oo isagu dadkaada damynayey, soomalinomadu qiimo ku lama lahayn miyaa. Qabyaalad udhimo, xooloyahow.

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 Před 2 lety

    SCW WAR SHEEGA UNNA SHEEGA FARMAAJO INUU KA SIIDAAYO ETHOPIYAANKA ABDI ELEY WAA SOOMAALI XANUUNSAN ANIGU WAXAAN AHAY SOOMAALI KU DHASHAY NUGAAL HADDANA KU NOOL QURBAHA SU AAL ABDI YAA HAGRADAY ANNAGA MAYA WAA FARMAAJO.......

  • @abdullahalmuwaxid9643
    @abdullahalmuwaxid9643 Před 2 lety

    Jaamac ta culumada waad ku saxantahay. Wax walba xushmeyn naguma leh. Waa run, nimankan dawaaqiida ahi bilaa wadaad nama dulmaan.

  • @nuurka658
    @nuurka658 Před 2 lety

    INA ILEY & KOOXDIISU WAA DAMBIILAYAAL.!.!.!.

  • @fieldmarshal7081
    @fieldmarshal7081 Před 2 lety +1

    Abdi iley wa ki ku faani jiray itobiyanimo….shaqadeen ma aha mujrimka.wa yaab dadka u calacalayo

  • @abdiliqe4916
    @abdiliqe4916 Před 2 lety

    Islaan latolay hhhhhhhhhh

    • @larsmartin3314
      @larsmartin3314 Před 2 lety +1

      Soomaalinnimadu hadday Cabdi Iley inagu soo daynayso ha inaga maqnaato!
      Jaamac Galad: ” Farmaajo waa budhcad daalin ah”
      Maalinta xigta, Jamac Gallad: ” Cabdi Iley ha loo gurmado”
      Eesh calaa munaafaqad!

    • @somalisomlia6720
      @somalisomlia6720 Před 2 lety +1

      Soomaali maa tihiin soomaaliya qabiil maad kudumineesaan iyo m farmaajo oo noo dhisay doowladeena ciidankeena dadkeega soomaaliyeed markaas baad u oo yeey saa ninkii dhameeyay dadkiisii oo aad rabtaa in lasoo daayo qof uu cafiyay majirto masaakiin buu ku dhameeyay jeel ugaadeen ciil badanaa tii alena waa sugeesaa idinka ale kaboqa beenta aad lacag ku raadineesan joojiya inta xun oo dhibka wada ale hanaga qabto aamiin

    • @abdiliqe4916
      @abdiliqe4916 Před 2 lety +1

      @@somalisomlia6720farmaajo iyo somalia maxaa kenay mesha yaase ka hadlay qof xanuunsan baa tahay

    • @anaasir3889
      @anaasir3889 Před 2 lety

      Qof Somali ah Ethiopian inay xidhaan raali yaan laga noqon Abdi ilay waa somali
      Iyo kuwa la xidhan hala soo daayo anagaa leh
      Soomalinimo u hadlayaa
      Bes

    • @anaasir3889
      @anaasir3889 Před 2 lety

      Somali yaa madax u noqday oo aan layn horta
      Abdi ilay mxaa gaar ka dhigay yaase xidhay dee Ethiopian baa xiray
      Somalida dhexdeeda arimaha ka dhaca ethopia haka fogaato

  • @maxarte5753
    @maxarte5753 Před 2 lety +1

    Raggi hore dambiga Cabdi iley ma rabaan:
    m.czcams.com/video/TeVJYD47S0k/video.html