DEG-DEG Gudiga Baadhista Tacadiyadii ka dhacay Deegaanka Soomaalida oo Warbixin Xasaasi ah bixiyay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on CZcams, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on CZcams.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our CZcams channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

Komentáře • 60

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před měsícem +2

    Mahadsanid Wariye nuur Mohamed abdi shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar ❤❤❤

  • @sahramohamed890
    @sahramohamed890 Před měsícem +6

    Gabdho fowsiya oo kale ah ayaan ubaahanahey, waana uga mahad celinayaa warbixinteeda.

  • @asadabdulahi1257
    @asadabdulahi1257 Před měsícem

    Congratulations commissioners - you have a great job! Well done you.

  • @bashirabdi7998
    @bashirabdi7998 Před měsícem +3

    Waa bilow fiican aragtidayda

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow1335 Před měsícem +1

    Safaradaha iyo rer galbeedka aad sheegeeyso waa kuwa dhibkan dhigey,

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 Před měsícem

    Cadaalad darada waxa keenay gumaysiga Ethiopia inta aan gumaysiga kujiro Cadaalad hasugina ilaahay gumaysiga hanaga dulqaado

  • @princessaisha3507
    @princessaisha3507 Před měsícem

    Come back to 🇸🇴 Somalia no body can force choice. Come back brothers and sisters to rebuild our nation Somalia

    • @fabulous-dy7kq
      @fabulous-dy7kq Před měsícem

      Dirty Mogadishu sorry we hate somali 😅😅😅😅😅😅somaliland guuuuuuuul

  • @abdullahiali2732
    @abdullahiali2732 Před měsícem +2

    Dadka cadaalad darro iyo gumayste danayste ah
    Ayaa iskudiray
    wilina waa jiraane maxaad baaraysaan maxaad ubaaraysaan ?
    maxaad kaqabankartaan ?
    yaadse baaraysaan ma soomaali kaliyaha ?

  • @mohamedyusuf1770
    @mohamedyusuf1770 Před měsícem

    Beenta ka daaya umada group calooshood ushaqaystayaal ah oo uu ina cagjar samaystay baa tihiin tacadna group dhinaca ka raran oo uu damiirlaawe ina cagjar samaystay baatihiin 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @SalatnoorAdan
    @SalatnoorAdan Před měsícem

    asc , bahda gudiga ,salan kadib Horta wax horay udhacay so laban Mayan dadki dhintana so Nolan Mayan ,, balse wxa wanagsan wxi laso dhafay in dib logu noqon ee tan Manta tagan iyo Sida an dowladnimada iyo nabada oga shaqen lahen

  • @bashirabdi7998
    @bashirabdi7998 Před měsícem

    Xisbigii dhibka gaystay iyo ciidamadii iyo madaxdii baa wali xilka haysa marka ku xisaabtama

  • @bashirabdi7998
    @bashirabdi7998 Před měsícem

    Cadaalad pick and choose ah cadalad noqon mayso

  • @mahdiyasiin3723
    @mahdiyasiin3723 Před měsícem +1

    walalkay guuled yuu u calacali ma lagu kalsoonan kara gudigan ma aminsani waa shaqale cid kale balse inagu aynu xaqeena dhacsano sax

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow1335 Před měsícem +2

    Isku daya in qaarka ka baqey video muqaal ah ugu badala inaad cod kaliya ka duubtaan

  • @ahmednuryusuf6611
    @ahmednuryusuf6611 Před měsícem

    Xoriyatul Qawlku Wuu ka Dhaqan galay DDS mar haduu Nuurba Barmamij ku Qabanayo Jigjiga Isaga oo aan Ognahay In isaga & Teamkiisu Si Adag U dhaliilan Qarankan aan ka tirsanahay Maantaba Allah Ha ku Shugriyaan

  • @principle6930
    @principle6930 Před měsícem

    Qoorala boor ah noo sameeya ee dhibatoyinka ku qoran yahin

  • @GOOLEMEDIA
    @GOOLEMEDIA Před měsícem

    Xaqiiqda Markaad ka leexanayso waa Noocan oo kale.waabaybog yihiin wixii dhacay dadkik lagu Sameeyey kii Sameeyey lakin Markaad bila shaqo tahay ee aad Shaqo ka dhiganayso waa sidan oo kale

  • @SalatnoorAdan
    @SalatnoorAdan Před měsícem +1

    war waxas Wa laso dhafe an Hada kashaqeyno wada jirka dowladnimo iyo Sida an dowlad madax banan Ku noqon lahen

  • @hafsaahmed5515
    @hafsaahmed5515 Před měsícem +1

    Tolow ma arki dona dhulkas oo xora dadkisuna eey xor yihin oo hormaray dadkisu ilbaxay mise adunyadu waxey dhaman donta dhulkas gumeysi kujiro

  • @BsjjdhdjejkhsjjsHwujsjdj
    @BsjjdhdjejkhsjjsHwujsjdj Před měsícem +1

    Ninkani Wuxuu inoo sheegay in aanay Gudidani ahayn Tii loo baahnaa, Suurtagal Maaha in Arrintan Guul laga gaadho

  • @asamadhassan1419
    @asamadhassan1419 Před měsícem

    As
    Wan soo dhaweynayaa in gudigan la magacabo si ay wax uga helan wixi tacadiyo ah ee dadka somali galbed loo geystey ka soo bilaabatay waqtigii ingirisku ku wareejiyey nidamkii abysinia dabadddna etjiopia ila manta si taarikhda logu xuso oo jilasha dambe u ogadan ay tahay midda ugu muhiimsan madama aysan muqan dowlad cadalad ah oo leh maxkamad cadalada oo dhibaatadii dadkas loo geystey oo weli melo badan ka tagan mase filayo in ay cadalad helayan & magdhaw midna saa maba jirto nidam dowladed ku dhisan cadalad qofkii qabana isaga cirka roob ku og, xaqiiqduse waxay tahay oo ay anfaceysa in la ogado dadkii dhibatan geystey & dowladda Itoobiya in uu tarikhda lagu xuso si qoraal ah koley dadweynuhu waa og yahay wixi xasuuq dhacey mudadas dheer Lakin hadda iyadoo qoraal ah bey heli doonaan jiilasha dmabe , ugu dmabeyn somalida galbed waxan talo ah oo an siinayaa in shacabka aqonyahanadodu ay kaban gudigan oo iyaguna ay sidooda qoraal uga sameyan wixi tacadiyo ka dhacey deganadan muddaddii itobiya mamuleysey& ingiriskii & waqtigii uu wareejiyey ba wixi laga hayo waa in lagu keydiyaa miyusiyamka(museum deganka) ama melo kalaba si taarikhdas looga helo tarikhda deganka oo ay qoralo uga sameyan dhalinta wax ku barta deganadan dds si ay u ogadan asalkoda tarikhed & dadkodii& deganadoodii ka dhacey oo tacadiyo biliadamtinimada ka baxsan oo aha wax ka baxsan xuquqda biliadamka.

  • @hafsaahmed5515
    @hafsaahmed5515 Před měsícem +1

    Gumeysiga markeynu kabaxno ayeynu cadalad heleyna I.a

  • @abdulrahmanh5523
    @abdulrahmanh5523 Před měsícem +1

    Caqliyadda qofkan dumari noo sheegayso bal eega!. Seey dadku kuugu sheegaan cidda wax yeeshay kuwii wax yeelaaba jigjiga jooga oo Adiga kusoo magaacabaye?
    War anagaa wax aragnay miyay waalantahay.
    “Waxaan haysanaa dowlad deegaan…”
    BEENALEEY AAN ALLE KA XISHOON AYAA TAHAY INA QAASINEEY. 😡😡

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 Před měsícem

    Mles Zinawi wuxu u waramay Faarax Macallin. Wuxu u sheegay in dhibka uu Soomaali kula dhaqaaqay dawlad reergalbeed ah ay ku amartay oo weliba culaysla saaray.

  • @abdullahiali2732
    @abdullahiali2732 Před měsícem

    Cadaalada DDS looga baahanyahay
    Waxaa ugu horaysa bulshadu dadka iyaga xukumaya in iyagu doortaan
    2 in maamulku awood uyeesho wixii aan bulshadiisa anfacayn inay gobalkooda ka mamnuucaan
    Example daroogada sida qaadka qamrada xashiishka iwm
    3 inla helo maalgashi lamida midka abasiiniya kajira
    Oo warshado wadooyin beero iwm leh
    4 inla helo maamul xor u ah dalkiisa diintiisa iyo dadkiisaba
    Tusaale (Inaan axada saliib lalafuulin taalada sayidka) qofkii dhibsadana aan xabsi ladhigin
    Intaan xusay iyo inkaloo badanba hadaan lahelin wadanku wili gumaysigii buu kujiraa in wax la qorqoraana boogaha dhayi mayso
    Way daqin un maahane
    Waxna kama qaban karaan dhib hore iyo mid danbe toona
    Tusaale
    Maalin dhaweyd bay ahayd markii
    Caasimada DDS xildhibankeeni iyo walaalaheed baa wiil xabashiya kutoogtay
    Aaway amxaarkii xukunkii lagu riday maxaa loogu fulin waayey ?
    Dhibanayaashiise maxaa looqabtay ?
    Maxaa garoonka jigjiga keenay amxaarada soomaali amankiisa masugikarto miyaa ?
    Maxaa kalifay inaysan jirin soomaali kunool degan ganacsi kuleh
    Baxardaar
    Jigjigana amxaaro xoog kujoogto ?
    Hadaan biyuhu meeshay ka imaanayaan aan lagaxidhin
    Ethiopiana aan meel laynaga saarikarin xaquuqul insaanka aad wadaan
    Waa kii qaniisnimada zinada iyo diin la aanta lagu hoos watay ee baarlamaanada soomaalida ansixiya lagu qasbijiray un

  • @DeeqSheekh-yn2ch
    @DeeqSheekh-yn2ch Před měsícem

    Shimbirayahaw heesa miyaa hawshani illeen dadka waxba loo qaban maayee

  • @cumarabdi9262
    @cumarabdi9262 Před měsícem +1

    Lacgtiina iska gurta

  • @ahmedismailabdullahi3821
    @ahmedismailabdullahi3821 Před měsícem

    Waxaa yaan la idinku mashquulin waxaa dib hallo dhigo hadda ayatiinkiina ka fakara.

  • @charmarkedjamaboulale-nz8hl

    Hayaada ciida nii xil saartey ee maalgalinteeda leeh wa ayo hayaduu maxay dhulka laa xalaashadey ee dds uga hadli ladiihiin qof somaliyed ashkateeyntisa gadaal iguu dhigaa dhulki uumada somaliyed ka hadlaa

  • @aliainanshe5698
    @aliainanshe5698 Před měsícem

    Dadkan waa dad la gumaysanayey laga soo bilaabo 1897 markii minilik harar qabsaday, xayle salase, mingiste, maleszinawi ilaa maanta 2024.waxay u baahanyihiin dadku in taariikhda loo dhigo oo la wacyi geliyo, oo ay ka fekeraan sidii ay u xoroobi lahaayeen

  • @hafsaahmed5515
    @hafsaahmed5515 Před měsícem

    Lkn suaal dadku hadey sidha ucabsadan gormey xoroboyan agah maxa qaldan dadku ma dhimashey kawada cabsadayan

  • @hafsaahmed5515
    @hafsaahmed5515 Před měsícem

    Cadalada waxa kahoreyso xornimo walayal

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 Před měsícem

    Nuur su'aal fiican baad weyddiisay ninkii Awowgii iyo Aabbihii iyo laba adeeradii ah hortiisa lagu dilay habeenkii ay ONLF weerartay qabaleega Mula oo hoos tagi jiray Qabribayax iminkana ah Degmada Mula dadkii dacadiyada u geystay wey joogaan iminka! Commissionka ma ka dowladda inbay eegayaan mise gumaadkii ONLF ay u geysatay shacabka waa xaq baad leedihiin?

  • @bashirabdi7998
    @bashirabdi7998 Před měsícem

    Xagee lagu heshiiyey

  • @mohamedyusuf1770
    @mohamedyusuf1770 Před měsícem

    Ina cagjar ku dhibaa tee yay maad ku la xisaab tantaan ood soo bandhigtaa dadkii dhibanayaasha ahaa ee waliba hada socda wixiinu waa dhalanteed iyo shim birayohow heesa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @tawalyusuf1851
    @tawalyusuf1851 Před měsícem

    Deegaanka ma cadaaladbaa ka jirtay? Riwaayad

  • @ashaluul9062
    @ashaluul9062 Před měsícem

    Asc waxaan layabanahay dhaqanxumada bilowga ah ee larabo dad in lagucaayo oolagu cebeysto wixii dhacay waydhaceen ee dhaqanxumada naga joojiya dad waa kucaan ah lafo qabuuro lagasoobixiyo plzzz

    • @mawliidcilmi5207
      @mawliidcilmi5207 Před měsícem

      Walal, haddii waxii dhacay way dhaceen wax walba lagu daayo bari ayay soo noqoni doontaa. Markaa ugu yaraan gabadhahaas soomaaliyeed iyo waayeelkaa sida biniaadanimada ka baxsan Loo galay xaq ayay u leeyahiin ugu yaraan in laga garaabo

  • @abdimuse6945
    @abdimuse6945 Před měsícem

    Dadka liita baa tacadiyo
    Loola yimaadaa loona
    Sheegaa beentaa iyo wax
    Aan waxba kqjiri wax laydin
    Qaban raa majirtee
    Idinku iska daaya tacadiga
    Tacadiga gaalaa samaysa
    Iyagaana loo adeegsda
    Israa iil waxa ay samaynayso
    Baa aduunku wax la qaban lqhaa oo ilaa hada wada
    Kuwiinan hada waxan
    Layi.aadow dadka waalida
    Kala fadhiista mashruucani
    Waxba kama jirane dhibana
    Yaasha hawareerinina

  • @charmarkedjamaboulale-nz8hl

    Dhibanee kaliya mowducu dds ma lagu koobeey aya laa mashqulinaya maweelo shacabku uuma baahno wayo sababta tacadiyada iyo dhibanaha badhitaan uma baano wa ariin iska cad oo system kan uu aboo ka yahay wana ka dhaqan iney sidas waligeedba shacabka dds loogula so dhaqmi jireey oo caado ka nooqotey buuraleyda waxa see ka mihim san tacadiyada iyo dhibanaha iyo dambiyada dhexdeena waxa ka mihimsan dhulki somaliyeed ee laa iskalaa wareegey sii xaq daro ah dhul badan oo somaliyed ayaa dds kan maqan muhimiyad iin la siyo weeyi dhulki dds ee qooliyaha buuraleydu maliinba qeyb iska xalaashanayan ee shacabkii ku noola laga barakiciyeey ilaa 1940 cadaaladeedi hadeeynad ka hadleeyn oo gudiguu badhiis iyo xaq radis dhulki inaga maqnaa cadaaladeedi laa gorfeyneen waxad meesha ku haysan wa maweelo

  • @waryaaofficialchannel3323
    @waryaaofficialchannel3323 Před měsícem

    Bal kawaran ku ah reer somali galbeed o saa amaxxar ugalay hadana dadka qaar calanka amxaar u wataan u saaran Facebook ga iyo tiktok gaba

  • @nimanhaji1648
    @nimanhaji1648 Před měsícem

    Baryahanba dhagtaa ii taagneyd bal waxa ay soo-saaraan Guddigani:
    Kulahaa runtaa la ogaanayay o adeer dhibane ma Run bu u baahan yahay asagaaba runtiiba hayee, yaab. Talaabo-qaad aya muhiim ah.
    Wa wax laga xumaado ind intaad masaakiinta dhaawacii iyo dhibkii gaadhay dib u xasuusisaan ind hadana la shirtimaadaan Truth seeking an talaabo-qaad laheyn.

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 Před měsícem

    Bal naagtan iyada oo loo waramayo wax qoraysa hadana ee hoos u foorarta hada wax qoraysa eega😂

  • @charmarkedjamaboulale-nz8hl

    Horta halala xisabtamo dhibatadaa ay buuraleyduu magaacay doonanba ha isku magaacaban balsee kuwaas aya xaq ah iin lalaa xisabtamo oo waxad shacabka aad uu sheegeysan buuraleydaa ayeey muunasib ku tahay iin miiska loo garaco oo lalaa xisabtamo miin ilaa 1940 ilaa hadaa dhulki laa xalashadeey iin laso ceshado hadi kalee maweelada kala joogsada shacabka dds wayo gudigan badhitanka uu wado maalgalintisa kuma aya maalgaliyeey maa shacabka dds misee wa qorshee buuraleyduu ay no kiin so adeegsatey sii maweelo iyo mashquul shacabka dds looga dhigo

  • @tawalyusuf1851
    @tawalyusuf1851 Před měsícem

    Duqdan lacagta ay qaatay wayna

  • @cabdulahiaxmed3853
    @cabdulahiaxmed3853 Před měsícem +1

    Tacaadiyadi manta dhacaay ??

  • @abukhadra-kh4gm
    @abukhadra-kh4gm Před měsícem

    Warkan la iskuma rac sana

    • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
      @Horn-sc2hzgtdooonbbfd Před měsícem

      EPRDF ayaan ku diidanahay. Ee adigu maxaa ku diidan tahay? Sababta aan diiday waa TPLF cida dembiga geysatay..laakiin abtirsiinta daarood Tigray al akhdaam ayey xeeriyeen

  • @cumarabdi9262
    @cumarabdi9262 Před měsícem +1

    Fowsiya lacgtii wadanka intay dhacday ayay Canada guryo kaga ibsatay mida labaad iyadu markay ONLF ka tirsanayd dadkii la laayay iyada ha lawaydiyo ninkan shekhashta ahna cid kaga dhimatay ma jirto dadka yaan lagu ciyaarin

    • @ahmedabdiibrahim5778
      @ahmedabdiibrahim5778 Před měsícem +1

      Deganada jaarka iyaga lalama xisabtamayo Miya somaliland Putland djabouti Galmudug iyo konfur galbeed dadkay so dhiben Miya la ilaway mise awod lagula xisabtamo ma jirto

    • @ahmedabdiibrahim5778
      @ahmedabdiibrahim5778 Před měsícem +1

      Benale waxadan ogayn qofka tuhun iyo aflagaaddo lalama donto

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 Před měsícem

    Been baad isu sheegeysaan ururkii argagixiye ahaa ee ON Ok F ama ubbo gumaadkii ay geystern yaa loo haystaa?

    • @geeljire1658
      @geeljire1658 Před měsícem

      Ogaantii Tigreygu ka tagay ee ku noolaa hanbada canjeera xabashida ciil ha u dhintaan 😂😂😂.
      Malaze ma dhiman kuwii lahaa maanta waa qaxooti kkkk

  • @abdifarah2812
    @abdifarah2812 Před měsícem +1

    Beenaalayaal