Ethiopia waxay Noqon doontaa meel Dagaalo Aafeeyaan | Waraysi Dr. Sadiq Hajinuure Sayid 3/4.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 07. 2022
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is independent and impartial news and entertainment channel on You Tube. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large. The channel was first created on November 14, 2013 and renamed as SSTV on August 21, 2018.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on You Tube.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programmes and entertainments.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +254 722201838
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our CZcams channel: / sstv2
    Facebook: SSTV2/?modal...
    Thank you for joining us: please subscribe and like our channel, it will help us continue our public services.
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Mohamed Abdi

Komentáře • 53

  • @j.jilani4535
    @j.jilani4535 Před 2 lety +1

    Mahasanid Dr, Saadiq. Cimriga iyo caafimaadka Allah ah kuu si yaadiyo.

  • @ahamedsheekh4275
    @ahamedsheekh4275 Před 2 lety +3

    Aqoon yahan soomaaliyeed somali intellectual member. Thanks

  • @AbdulahiHassan-nk7hr
    @AbdulahiHassan-nk7hr Před 19 dny

    Waan.salamay.dr.saadiqi.sayid

  • @sadiqf7683
    @sadiqf7683 Před 2 lety +1

    Mahadsanid Noor inaad soo casuuntay aqoonyahankan da'da yar waxyaabo badan oo muhiim ah buu iftiimiyay wax badana waan kabaranay

  • @abdiajaama3699
    @abdiajaama3699 Před 2 lety

    Waraysi cajiiba weyan nin aqoonyahan waaqici ah weyan ninkani allah ha barakeeyo. Mahadsan tihiin sstv

  • @tvrarisdanguud4980
    @tvrarisdanguud4980 Před 2 lety +2

    Nebi muxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @kenadidosman7056
    @kenadidosman7056 Před 2 lety

    Very eye-opening programs.thamk you

  • @ashamohamoudahmed3470
    @ashamohamoudahmed3470 Před 2 lety

    adiga oo kale aad bay ugu baahantahay ummda soomaaliyeed فرج الله قريب ا 🇸🇴

  • @user-vb9mk5yt1q
    @user-vb9mk5yt1q Před 2 lety +1

    Waa Dr fanigii uu bartay faras magaalah aan rabin in La keeno

  • @fadumasheikhmahmuod3082
    @fadumasheikhmahmuod3082 Před 2 lety +1

    Adoo kale allhaa ha badiyo

  • @mohammeddeeqobsie6986
    @mohammeddeeqobsie6986 Před 2 lety +2

    Asc
    Waan ubaahanyahay ninkan oo kale,waayo waxyaabaha dahsoon ee aan dadku fahansaneyn ayay faydaan.
    Dhabtii waxbadan ayaan ugu riyaaqay ,xaqiiqda oo lagu saleynayo cilmi.
    Thanks Dr

  • @caliphabdoe708
    @caliphabdoe708 Před 2 lety +1

    Thanks, love my (Somalia).

  • @maxamedfarax787
    @maxamedfarax787 Před 2 lety +1

    mahadsanid dr Guul

  • @maxamedfarax787
    @maxamedfarax787 Před 2 lety +1

    mahadsanid dr

  • @akhalif579
    @akhalif579 Před 2 lety +1

    Nuur wariye sare runtii dhamaan waa muhiim aad ah, wareysiyada aad bixiso dhowr sanno la socdey. Dr ka waa mahadsanyahay sannad kohor hal sentence ama sadar dhiliil yar u jeediyey guud ahaan waa hufanyahay. mahadsanidin.

  • @libanali1626
    @libanali1626 Před 2 lety +1

    Nice presentation

  • @AbdulahiHassan-nk7hr
    @AbdulahiHassan-nk7hr Před 19 dny

    Wan.saa.may.dr.sadiqi.sayid.iyo.saxiib.ke

  • @mowlidmohamud8256
    @mowlidmohamud8256 Před 2 lety +2

    Mansha Allh waa nin muhim u ah umada somaliyeed lkn muhimadu waa somali mida mel kastaba hajoogtee cadaladuna korayso wayo wayo umada cadaalad baa deegda cadaladuna diinta bay ku jirtaa

  • @mahadduraan7471
    @mahadduraan7471 Před 2 lety

    Masha alle

  • @dahiromar1060
    @dahiromar1060 Před 2 lety +1

    Asc aniga waa dhaliilsanahay dr saadaq, waayo arigtidiisa fiicaan waxaa ku jira waxoogaa xadgadub xagga luqada, ninka waxgaradka waa inuu bulshada uu ka soo jeedo waa inuu wax u hambeeyo, wacyo galinta waxay u bahan tahay in dhinacyo badan laga fiiriyo.

  • @jdyexaashi7356
    @jdyexaashi7356 Před 2 lety +1

    Thanks Ditoore, aniga wax alla waxa kugu jira waan taageersanahay lkn m laga yaabaa hirkaa saaxiibadaa qaaday inuu adiguna ku qaado mar uun?! 👍🤔

  • @cimraanmuqtar1638
    @cimraanmuqtar1638 Před 2 lety

    Wlhi waa dhulka soomali gilinka shanaad Allah noogar gaaro runta allah tusiyo dowladeena

  • @abdulrahmanh5523
    @abdulrahmanh5523 Před 2 lety

    Rajul Islaam ah, wadani ah, rushmsheeg ah oo dalkiisa iyo dadkiisa jecel ayaa hadlaayo

  • @waleedmohamed3311
    @waleedmohamed3311 Před 2 lety

    Nin aad ufiican

  • @dhaa42warsame76
    @dhaa42warsame76 Před 2 lety

    Siyaasigaygu wa kan had iyi raahdo bohol iska tuur wanniskatuuri.

  • @ahamedsheekh4275
    @ahamedsheekh4275 Před 2 lety

    يا مسقف الدكتور ارجع تاني مرت

  • @omarsulaymanali7380
    @omarsulaymanali7380 Před 2 lety

    Inta Uu Sheegay oo dhan waaa Run, Waxaan Arkay Dad Badan oo ka Yimid Soomaaliya Ama Ethiopiya oo Kenya soo Dagay dadkaaas Raja Kama Qabaan in Ay ku Laabtaan deegaanaday ka Yimaadeen waxay Noqdeen Sujuu sharcigii kenyana way wada Qaateen, Jubada dhexe dadkii kunoolaan jiray dhamaan way kasoo guureen waxayna u soo guureen kenya.

  • @hadiabdiyusuf8735
    @hadiabdiyusuf8735 Před 2 lety +2

    Wan ka xumahay in aqoonyahankan uu hilmaamo waxii Somali ku bixisay dhulkaas Somali galbeed ka xoraynta Ethiopia ilaa xad ay sameysay qof walbo Somaliya u dhashay oo aanan laso helaynin reer usan aabahood ama adeerkood ku dhimanin ama ku dhawacmin amaba aan ka qeyb qaadanin dagaalkaas nooc uu uga qeyb qaataba asago ay u muuqdaan kuwaan laga yaabo inuu isla gumaystahii soo dhisay waxaad og tahay in la dhisay xeradii agoonta waalidiintii ku dhintay dagaalka intii awoodi weysay inay kaal,o ka helaan ehelkooda bal qiyaasnintay ahaayeen agoontaas walaal hadaad tacliin kleedahay sida kaa muuqato arinkan raaligelin ka bixi wad mahadsan tahay.

    • @abdulazizd
      @abdulazizd Před 2 lety

      Yes meeshii waxaas oo dagaal iyo dadaala laga soo abaabulay aya maantana u edeegeysa gumeystihi lala dagaalay marka aduun waa isbadalay tariikhda Hore sheekay kugu tahay adiga laakin kuwii joogay ujeedkuba ma ahayn in la xoreeyo

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 Před 2 lety

    Noloshu halgan kleliya ma ahan, dadku waa inay qeybsamaan oo qaar noloshii wado qaar halgan mustaqbalka lagu saxyo. Ninkan waa xabad keliyaale aan dareemi wadankii lags qaxi maayee aqoon yahan dhisa oo caruurahii waxbara , masaajidii dhisa ayuu u baahan yahay.

  • @bet3rf295
    @bet3rf295 Před 2 lety

    Ninka odayga ah Nuurow maxaad u weydiin weyday Taageeradii ay Hore noo siiyeen xilliyadii Gobanimo doonka iyo 1964. 1977kii ma waxaa jiray qaddiyadda biya xireenka mase ma caro ayaa ka Qaalib noqotay? In kastoo waxa badan uu sheegayo aan ku raacsanahay haddana ma aha in la xaqira xiriirka Soo jireenka ah ee nagala dhexeeya jiray Dunida Islaamka OO ay Masar u horeyso

  • @osmankhalif7094
    @osmankhalif7094 Před 2 lety

    والظلم ذوي القربى أشدمضاضة
    من وقدحسابة مهندي

    • @dahaar29
      @dahaar29 Před 2 lety +1

      Isla sax saaxiib وظلم ذوى القربي أشد مضاضة من وقع الحسام المهندى

  • @abdulazizd
    @abdulazizd Před 2 lety

    Ninkan waa mucjiso walaahi

  • @muawiyeawil8430
    @muawiyeawil8430 Před 2 lety

    Carabtuba iyagoo 500 million ah ayey isreal oo 15 million iska celinkariwayday' waanay Samreen kamay samrin isreal oo yar lakin waxay ka baqayaan reer galbeedka.

    • @Yahyebashir2012
      @Yahyebashir2012 Před 10 měsíci

      Muhiimada mahan ader in somali galbeed ku soo biirto somali weyn waxa muhiim ah in jigjiga qof somali ah oo xura uu xukumo hadey rabaan wadan ha noqdaan hadey rabaan somaliland[bilaa aqonsi] ama jabuti ama somalia ha ku biraan zadaxdaas key donaan muhiimadda waa in cara somaliyeed uusan ka talin ajnabi

  • @aishaaidan1341
    @aishaaidan1341 Před 2 lety

    Ninkan hadalkiisa waxa kamuqda hawiye necbi nuurna waa lamid lkn hawiye halkaas is kadhig idinku mid noqda

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 Před 2 lety +1

    Ninkani soomalinimo doonayaa haddana afcarabi ayuu kuhadlaya aanan garaneynin.

    • @saacidarlaadii2981
      @saacidarlaadii2981 Před 2 lety

      Af carabiga waa luuqada labaad ee dalkeena

    • @kamaalamarre5519
      @kamaalamarre5519 Před 2 lety

      Luuqada islaamka weeye carabigu wall diinteenaana kuqoran wainaan kufaana luuqadi nabigeena somalinimaduna waa qomaiyadeena

    • @warfaageeddi3128
      @warfaageeddi3128 Před 2 lety

      @@kamaalamarre5519
      Diin lagama hadlaayo, cidda lala hadlaayana waa soomaali ee maaha carab.Nin walba adduunyada afkiisu ilaashadaa si uuna uga lumin aan ahayn wadaada soomaalida oo dabadhilif iyo isdulayn ladoonaya dadka soomaaliyeed.

    • @abdiasisali
      @abdiasisali Před 2 lety

      @@warfaageeddi3128
      waxaad mooda inuu carabigu ku dhibaayo waar shaydaanka iska naar 🤣

    • @abdiasisali
      @abdiasisali Před 2 lety

      @@kamaalamarre5519
      Asalama aleykum walaal ha isku daalin dadkan qaarkood siday luqada carabiga uga baxsanayeen ayey galooben markuu ninka cadee gaalku ku yidhi maxaad ku falaysaan buugan ku qoran Carabi.
      Markaa maskaxda laga qabsaday dadcaadiya maaha.
      Gumaystahu waliba markey Somalia galeen way xidhi jireen meelaha Quraanka iyo carabiga lagu barto si an loo fahmin kutubta Islaamka.
      Markaa waxay ku dheceen kuwani carabi ka cararku dabinkii cadowga dadkani maskaxiin ayaa loo gumaystay.
      Markaa ha isku daalin waxay jecelyihin fransiiska,,Ingriiska iyo Talyaaniga. Hadaad luqadahaas mid ka mida aad ku hadasho lagu qabsan maayo 😁
      Lakin hadey Kalmad carabi kaa maqlaan way waalanayaan🤣🤣 way necebyihin 😡

  • @aishaaidan1341
    @aishaaidan1341 Před 2 lety

    Aqoontu maaha inad qabiil gaar ah caydo

  • @user-me9fq8ej9m
    @user-me9fq8ej9m Před 2 lety

    ليس اللحية شيخا إنماهو شعار المسلم

    • @dahaar29
      @dahaar29 Před 2 lety +2

      كان الأولي ان تقول ليس كلّ من أعفى لحيته شيخا ولكن اعفاء اللحية سنة الأنبياء وسنة الرسول صلي الله عليه وسلم

  • @abdulkadirismailismail9591

    Ayouti said they are illiterate intellectual

  • @abdiasisali
    @abdiasisali Před 2 lety

    Mr warfaa geeddi.
    waxaad mooda inuu carabigu ku dhibaayo waar shaydaanka iska naar 🤣