15-KA QODOB EE HISHIISKA RUUSHKA & UKRAINE?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 16. 03. 2022
  • #SUBSCRIBE
    DEG-DEG: SARAAKIISHA WADAMADA REER GALBEEDKA AYAA TILMAAMAYA IN WADAHADALADA WADAMADA RUUSHKA IYO UKRAINE AY WAJAHAYAAN CAQABADO WAAWEYN.
    Russia has imposed personal sanctions against President Joe Biden and representatives of the US leadership and persons associated with them on Tuesday, the Russian Foreign Ministry said in a statement.
    France says Putin is not ready to end Ukraine war, fighting ragesWe are here as Russia began its full-scale attack on Ukraine
    join this channel to get access to perks:
    / @britsomalitv
    Brit somali TV
    IFIYE22
    Markhaatiga nool
    marqaatiga nool
    Invasion of Ukraine
    We are here as Russia began its full-scale attack on Ukraine ?
    FINANCE
    INVESTMENT
    financial education
    REAL ESTATE PROPERTY
    BUSINESS LAWYERS
    best home insurance
    MAKING MONEY
    homeowners insurance
    commercial building insurance
    best home insurance providers
    bitcoin
    Isolated by the international community, Russia sends more troops to Ukraine .
    Russia Ukraine conflict: Putin orders nuclear forces to high alert
    make money online 2021
    stocks to buy
    bitcoin price prediction
    crypto world
    meet kevin
    best Bayer 2021
    best Bayer
    make money online 2022
    Somaliya , Somaliland
    finzar como
    fazer thumbnail estilo gaba op manoj dey how to get more views with thumbnails #Ukvisa #HighPotentialvisa #Newukvisa
  • Zábava

Komentáře • 165

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  Před 2 lety +32

    ASXAABTA SUBSCRIBE, SHERE IYO LIKE DHIIRI GALIN AYAY NOO TAHAY, GUULAYSTA
    Please kindly consider subscribing if you haven't already. Your presence makes a big difference. Thank you very

    • @safiyadirsche3782
      @safiyadirsche3782 Před 2 lety +2

      MaanshaAllaah tv sharaf leh viva Somalië wayn ku xiran tahay mustaqbalka Somalië ka soo waram ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇳🇱🇳🇱🇳🇱🇳🇱🇳🇱🇳🇱🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴📺📺

    • @Fatima-vf8yl
      @Fatima-vf8yl Před 2 lety +1

      Thank you 👍

    • @mahadguray4241
      @mahadguray4241 Před 2 lety

      Ustaaad c/xaafid xagaanu kaa soo wacnaaa sxb

  • @saxarlahassan4259
    @saxarlahassan4259 Před 2 lety +22

    Turkey 🇹🇷 iyo Germany 🇩🇪 heshiiskeey wadaan Waxaan u rajeeneenaa inuu noqdo Mid lagu hishiiyo maxaa yeelay Dagaalkaan Dan nooguma jiro hadaan nahay Somalida 🇸🇴 ku kala nool aduunka dacaladeeda✅ Abdihafid iyo Eng Abtidon waad mahad santihiin🙏🏽❤️❤️❤️🌹🌹🌹✅✅✅

  • @nayaa1387
    @nayaa1387 Před 2 lety +14

    Am so addicted to this channel. Every night i wach the news. Its only channel that tell good news. Thanks abdihafid and the engineer. Look forward to next big news. Love from the Netherlands

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 Před 2 lety +2

    Masha Allah Wellcome Back Suxufi Brother Abdihafid!! & Your Team Kaaga ba !! Soomali British broadcast !!! Horey U Socoda Dagaaladan In Ay Jogsadaan Oo Ay Nabad Qaataan Wax Dhaama La Waa!!! 👍👏✊❤️💯🇸🇴✅✅

  • @khadraabokor3548
    @khadraabokor3548 Před 2 lety +1

    Maa'Shaallah shaqo fiican baad qabateen💯💯💯👌👌 from Bristol Uk

  • @shugriegek3670
    @shugriegek3670 Před 2 lety +2

    Ilaahay nabad baaan waydiisanay dalkayagii majoognee

  • @marwodumar
    @marwodumar Před 2 lety +13

    Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💟💜

  • @leylagarmela5034
    @leylagarmela5034 Před 2 lety

    From Minnesota USA 🇺🇸

  • @faravsharif4988
    @faravsharif4988 Před 2 lety +6

    Yaa Allaah sharta Aduun iyo mida Aaqiro Naga badbaadi Anaga iyo intii Muslim ah.

  • @bashiirismaacil9839
    @bashiirismaacil9839 Před 2 lety

    Brit TV akhyaarta daadihineysa waa salaamaya gaar ahaan abdixafid & mishiinka dhaqaajiya Injineerka

  • @abdifatahhussen5504
    @abdifatahhussen5504 Před 2 lety

    Cabdi xaafidoo heestan fasalka todobaadka ahaa.
    Waan ku salaamay adiga iyo injineerka

  • @farhiyakahib4435
    @farhiyakahib4435 Před 2 lety

    Masha Allah Eng Ahmed cawa coodkiisa siificaan ba loomaqlaya 👍

  • @monahassan809
    @monahassan809 Před 2 lety

    Ilaahow yaa somalia uga faaideya gaaladaan isku dhacooda in shidaal keeda soo saarto.🤝🙏

  • @hodanyussuf1259
    @hodanyussuf1259 Před 2 lety +4

    ASA Our legends you did an amazing Analysis Thank you💪🇸🇴

  • @SuperLuisnani17
    @SuperLuisnani17 Před 2 lety

    Waan salaamayaa Suxufi wayn Cabdixaafid iyo Garaad Jamaal Cabdinaasir oo kamida shaqaalaha TV-gaan laga shaqeeyey.

  • @kamalbelleofficial
    @kamalbelleofficial Před 2 lety

    Cabdi xaafid iyo inginerka waan idin salamay cawada barnamijka waxan ku dhaxdawanoya diyarada dhaxdeda safar ayaan kujiraa lacak ayaan kugatay qadka coz waan ka ahaan waye brit somali tv allaha idin xifdiyo

  • @fartuunqasim9609
    @fartuunqasim9609 Před 2 lety +2

    Allow mid kheer qaba ka dhig heshiiska 🤲

  • @meizaabubakar2667
    @meizaabubakar2667 Před 2 lety +2

    Asc cabdixaafid iyo Ing maashaa Allaah baan idin leeyahay sidaad wararka xaqiiqada ah noogusoo Tebinaysaan aad baaan idiin salaamaya

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 Před 2 lety +1

    Asc maansha allaah illaahey ha inoo kaa xafido walaalkey Abdixafiid inoo duceeya markasta. Walaale ha illaawin in Aan ku jirno bilihii barakeysan Eng iyo Abdixafiid, guul guul Ordogan, illaahey ha ciseeyo

  • @aminomusse124
    @aminomusse124 Před 2 lety

    Maansha alaah Eng iyo legende abdi xaafid ilahay ha ku xafdiyo waa ku diirsana newskan mahadsanidii bowe

  • @hawomohamed8216
    @hawomohamed8216 Před 2 lety +1

    Thank you for sharing us B&S 📺 is the best

  • @mohamedabdi7114
    @mohamedabdi7114 Před 2 lety

    Maashaa Allah Brit Somali tv mahadsanidin

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar1227 Před 2 lety +1

    ManshaAllah very motivate media
    also very professional. 🌹👍
    For peace & intellectual thinking.

  • @garasfilmsvlogs2136
    @garasfilmsvlogs2136 Před 2 lety

    Watches you from france 🇫🇷 👍👍

  • @Maxameddaahir700
    @Maxameddaahir700 Před 2 lety

    Eng. Caawa waa diyaar sanayahay everywhere position adares..🙈😊😊😊🥰🥰🥰😘

  • @Wadani924
    @Wadani924 Před 2 lety

    Abtidoon waa a great political analyst. So is Abdihafid.

  • @abdikarimhirsi3351
    @abdikarimhirsi3351 Před 2 lety

    Waad mahadsantay wariya.

  • @nimcoqalbii3039
    @nimcoqalbii3039 Před 2 lety +1

    Masha Allah cawa eng Ahmed codkesa wuu fiicanyahay nin yar nee wuu uekadey

    • @fahiimamohamed8133
      @fahiimamohamed8133 Před 2 lety +1

      haa wllhi waa yaabay nin yar oo shidan noqday nin kale u maleynaaye

    • @nimcoqalbii3039
      @nimcoqalbii3039 Před 2 lety

      Ma ila aratey abaayo codka xataa hada beelow wayay hada is fiican xataa waa lo maqleee masha Allah

  • @fatimafaynus3360
    @fatimafaynus3360 Před 2 lety +1

    soo dhacayeey from 🇨🇦 🍁

  • @rowdoahmed4884
    @rowdoahmed4884 Před 2 lety

    Walaal waxaan.jeegaa.iswadhan🇸🇪🇸🇪🇸🇪🇸🇪

  • @hassanabdi1820
    @hassanabdi1820 Před 2 lety

    Waad.mahadsantihin Abdi hafid adiga iyo eng axmed abtidon

  • @momoos7470
    @momoos7470 Před 2 lety

    You the best news ever watch good job Abdi xafid and injinerka

  • @deeqamohamed194
    @deeqamohamed194 Před 2 lety

    Thanks bro

  • @Sultan-ee3ej
    @Sultan-ee3ej Před 2 lety

    Salaan sare dhamaan tiin Eng caawa uma jeedno Calanka somalia

  • @abubakarsheikh6748
    @abubakarsheikh6748 Před 2 lety

    Mashallah wl cabdixafid iyo eng ahmed waa idin salaamay salaan ka dib ilahey haa idin dhowro waxaan jooga Columbus Ohio

  • @SA-xp1tw
    @SA-xp1tw Před 2 lety

    Asc nabad Mala sheegey walalayal Thanks Abdixafid and Eng Ahmed

  • @indhacase8801
    @indhacase8801 Před 2 lety +1

    Cabdi xafid wariye qali ah

  • @diininasteeho2321
    @diininasteeho2321 Před 2 lety

    Masha allaha wall waad mahadsantuhiin

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 Před 2 lety

    Maan sha allah Abdixafiid 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @ahmedhirsi9227
    @ahmedhirsi9227 Před 2 lety

    Waa ,idinla haynaa Akhyaarta

  • @farxaancabdulaahi8587
    @farxaancabdulaahi8587 Před 2 lety

    Aad baan idiin salaamayaa somali weyn🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @halimokhalif73
    @halimokhalif73 Před 2 lety

    ASC walaalo qaaliya Mashallah

  • @museaweys8825
    @museaweys8825 Před 2 lety

    Welcome guys..good story

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 Před 2 lety

    Masha.allah engineerka Allaha noo xafido adiga iyo isagaba

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 Před 2 lety

    Masha Allah guuleysa Abdixaafid wariye wadani ah ayaad tahay

  • @ikkranmoha1709
    @ikkranmoha1709 Před 2 lety

    Maanta dhan waan kusoo noqonayey channel ka anigoo raadiyana in la soo daayey barnaamijka c/xaafid iyo adeer rooxaanteena jecel ilahay ha idin barakeeyo 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @governosacad8174
    @governosacad8174 Před 2 lety +2

    Asc Somalia hanoolaato 🇸🇴

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 Před 2 lety +1

    WCS SCW BALLAAYIIN JEER SCW SCW SCW THEN S.SARE. ENG AHMED AND B.S TV.MR.ABDI HAAFID.

  • @iimaanahmedmahamud488
    @iimaanahmedmahamud488 Před 2 lety

    Asc dhamaantiin aad ayaa idin salaamayaa qaas ahan adiga iyo injinerka 🇩🇪

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 Před 2 lety

    keep going bro from somaliland hargeisa

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 Před 2 lety

    abtidoon waa aag bedeshay hhh meeshii hore ayaan kugu baranay ee kunoqo library gaaga waa top

  • @ashaelimo5079
    @ashaelimo5079 Před 2 lety

    Masha alaah

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk Před 2 lety

    HALKANI WAA BRIT SOMALI TV
    WARARKI OGU DAMBEYEY OO MAHIIMKA U AHA QARNIGA
    OO SI TAXANA AH U DAADIHINAYAAN WARITE
    CABDIXAFIID IYO ENG AXMED.
    HORE U SODA 👍🏼✌🏽 🌷👏🏼

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 Před 2 lety

    Asc wrx wbr bahda khayr ka jeceley hailoobina in aad xasuustaan nicmooyinka alle oo dhaha alxamdulillaah ladii hadaanaa lihaadaa wamakunnaa linahtadiya lowlaa anhadaanallaah) allahuma jacalanaa mina shaakiriin allahuma jacalanaa mina daakiriin allahuma aamiin

  • @bishaoali123
    @bishaoali123 Před 2 lety +1

    Asc waan idin salamay dhaman saxabata tv

  • @yussufbashir9399
    @yussufbashir9399 Před 2 lety

    Asc USA 🇺🇸

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 Před 2 lety

    ILLAAHEEY HAKALA QABOOJIIYO

  • @sheegowsheegowband6085
    @sheegowsheegowband6085 Před 2 lety +1

    Asalama alaikom cabdi xaafid from Nederland 🤝🤝🤝🤝

  • @zeynebmohamud6725
    @zeynebmohamud6725 Před 2 lety

    Eng waa mahadsantahay adi iyo Abdi hafid

  • @imanali2311
    @imanali2311 Před 2 lety

    Amuraha alha sahlo

  • @khadaraden4959
    @khadaraden4959 Před 2 lety

    Waa khadar maxamed Oo kamida daawada yaasha barnamijiyada britt somali TV qaybta youtube-ka.
    Abdihafid barnamijkaaga wuu fiicanyahay.
    Lkn hal dhaliil ah ayaan kuu hayaa oo ah dadka barnaamijka kaqaybqaata, waxay ubadanyihiin kuwii horay uga qayb qaadan jiray.
    isku shaandhayn samee dadka cusub fursad sii, si aynu u helno fikrado cusub iyo su'aalo kala duwan.
    Mahadsanid

  • @musegaladi9858
    @musegaladi9858 Před 2 lety

    Asc adiga EN waan idin salamay thanks

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 Před 2 lety

    Insha Allah peace Ukraine 🇺🇦 and Russia
    Barbo president of Turkey 🇹🇷
    Mr. Erdogan masha Allah
    Peace is so great
    Allah kbakh or God's great

  • @faallqottifaalqoti5937
    @faallqottifaalqoti5937 Před 2 lety +3

    Wlcme warka soo daa adlee kusugayna hada nahay somali weyn😁😁😁😁

  • @farxaancabdulaahi8587
    @farxaancabdulaahi8587 Před 2 lety

    Welcome

  • @fahadcisman
    @fahadcisman Před 2 lety +1

    Goboniko✊

  • @MrSultaan99
    @MrSultaan99 Před 2 lety

    👍

  • @amalibrahim9737
    @amalibrahim9737 Před 2 lety

    Asc Aniga Nabada Adduunka ayaa Taageerayaa Insha Allah kheyraa

  • @nasirosmanali2576
    @nasirosmanali2576 Před 2 lety +2

    Asc, Brit somali Tv. Congratulations, Suaashii ahayd hadii heshiisku dhaco Russia cunaqabataynta ma laga qaadayaa Engeerku wuu iloobay waxay ahayd in wariye C/xaafid aad xasuusiso marka uu suaalaha kala iloobo engineerku. Mhdsnid.

  • @osmaanxasan9604
    @osmaanxasan9604 Před 2 lety

    Asc injneerka

  • @Imraan53
    @Imraan53 Před 2 lety

    Shidaalka Somalia hadii la qodo kawaran

  • @caddeadam8277
    @caddeadam8277 Před 2 lety

    Asc walal cadixafid, walalow waan kugu xiranahay aniga iyo kale oo da' walal khayr ALLAH haku siiye hees haku furin waan dhibsanaynaye waxa sida adag ugu hadlayo waa xaq chanel-kana waan wada leenahay madam aan nahay daawadayaasha asc.

  • @sheegowsheegowband6085

    Sidookale salan sare engineer 🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝

  • @farxaancabdulaahi8587
    @farxaancabdulaahi8587 Před 2 lety

    Asc waxaan ka daawanayaa sri lanka 🇱🇰🇱🇰🇱🇰🇱🇰🇱🇰

  • @burhanmohamudwarfa7688

    asalaamucaleykum wariye cabdixafiid adiga iyo injineer axmad waxaan joogaa magaalada wadanka canada

  • @mohamedali-oz7gp
    @mohamedali-oz7gp Před 2 lety +1

    Kkk abdixafidow oo ilen dhakaadi ku banan tahe

  • @muunaabdi3930
    @muunaabdi3930 Před 2 lety +1

    Asc wll

  • @roobiyorays8398
    @roobiyorays8398 Před 2 lety +1

    Australia ayaan kaa dhagaystaa laakiin live nooma suurogalayso waayo Waa la hurdaa xageena

  • @user-rq1we8uu1s
    @user-rq1we8uu1s Před 2 lety +2

    Back farmaajo

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 Před 2 lety +1

    HAAMAA LASAARAA ,HAYIN SIDIISAA LA HOGAAMINAYAA.SAXIIX HEESTANI HADEY TAAGAN TAHAY.HACOO IYO HAYIN LIITAA SOOMAAALI U HAREY.

  • @tuuuuna1
    @tuuuuna1 Před 2 lety +1

    Asc c/xafiid iyo injineerka waa idin salaamay. Waxaan injineerka wey diin lahaa qarashka kabaxay ruusia yaa bixinaayo ma Ukraine mise qoladii dagaalka galisay. Waad mahadsan tihiin

  • @mikmikis8845
    @mikmikis8845 Před 2 lety

    Sln gobeed dhamantiin .. c/xafid eng abtidoon sln qaas ah iga gudoma

  • @umushukri6930
    @umushukri6930 Před 2 lety +1

    Goorahanba waanu idin sugaynay

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub2432 Před 2 lety

    Ascw 🆎dihafiid and Engineer Ahmed hada ayaaan ka soo baxay shaqo Switzerland 🇨🇭 Bern iga daba geeye waxii iga horeeye Mahadsanid Somalia 🇸🇴 English thanks 🙏 brother Français Merci 🙏 Germany 🇩🇪 Dankeschön

  • @abdulahiwarsame2404
    @abdulahiwarsame2404 Před 2 lety

    Acw Abdixafid engierka

  • @nimcoqalbii3039
    @nimcoqalbii3039 Před 2 lety +3

    Waani ku mahad cilina watiga qurahda badan aa na siisin

  • @Ardaa_fardowza143
    @Ardaa_fardowza143 Před 2 lety

    hooyadin wase wadankina baabay dhista aduunka haku walaline ilmo bila foldhaqow

  • @suadmoalinhusen4796
    @suadmoalinhusen4796 Před 2 lety

    Waxaa jogaa iswedhan wa idin salamay injneerka iyo Cabdi xafid

  • @rediyeerediyee7581
    @rediyeerediyee7581 Před 2 lety

    ASC Shf Anwar jigjiga

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 Před 2 lety

    ruushku wax uusan ka yeeleen reer galbeed ayuuka yeelayaa ruushka waana qaybta ruush negetive ku ah laakiin kuwaa kale kama yeelayo point in laga helo marabo ,ordegan waa jookar lajiifiyaana banaan

  • @aminad764
    @aminad764 Před 2 lety +2

    Asc.
    Heshiiskan ilama eko mid miradhalaayo maxaayeelay Ruushka iyo Yukreen inla heshiisiyo wefududahay lkn meeshan waxaa kujiro mareekanka iyo xulufadiisa oo aad moodid in ey dagaalka dan qaas ah kaleeyihiin sidaas darteed qodobyada uu ruushka rabo ma wada aqbali doono madaxweynaha yukreen asgoo xulufadaas kashidaal qaadanaayo
    Mahadsanidiin

    • @wadefreeman7340
      @wadefreeman7340 Před 2 lety +2

      maya ukrain ayaa ku qasban inay wax walba ogolaato , ee maaha heshiis baryo keentay, heshiiskii israel iyo egypt akhri ,dagaal nabad waa lagu bedelan karaa ,dadka masoomaali baad moodey caqli bay leeyihiin iyo aqoon

  • @bossman1024
    @bossman1024 Před 2 lety

    Tageero wayn ayuu umuujiyay ruushka I tan dhagaysanayay ninkan siyasadiisu dhinac

  • @mahadmohamed3102
    @mahadmohamed3102 Před 2 lety

    Kitale kenya 🇰🇪 bro

  • @khatrox410
    @khatrox410 Před 2 lety +1

    Anigoo caruurta schoolka u diyaarinaya oo malawax dubaya ayaan dhagaysanayaa. Abdixaafid wxaa lasocdaa ilaa malintii uu shashada kasoo muuqday 😂😂😂

  • @abdirashidmohamed4217
    @abdirashidmohamed4217 Před 2 lety

    Yukran kaligeed heshishka ma gaaari karto Daaha gadashi waxaa fadhiya Reer galbeed

  • @mohamudmohamedalin2880

    Waxaan.joogaa.miir.uroon
    Waaku.salaamey

  • @abdiqanijama3522
    @abdiqanijama3522 Před 2 lety

    Asc

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 Před 2 lety

    WXN KUSUGANAHAY
    DLK SWEDEN 🇸🇪.

  • @abdikadirmmohamed5479
    @abdikadirmmohamed5479 Před 2 lety

    Sadex billion iyo labo billion😊

  • @xaliimoxaliimo9456
    @xaliimoxaliimo9456 Před 2 lety

    Aloow midday qabo kadhik hashiiska