MW SHIIKH SHARIIF OO DFS SI-XUN DHULKA UGU JIIDAY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024

Komentáře • 57

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 Před měsícem +7

    70 sano laba qabil siyaasiyiintooda wa fashilmeen
    Qabiilada kale hala tijaabiyo
    USA

  • @mahadosoble8768
    @mahadosoble8768 Před měsícem +4

    Shiikh shariif runta ayuu kahadlay waana wadani udamqanaayo Wadankaana 💯

  • @muhanadmustafa87
    @muhanadmustafa87 Před měsícem +2

    madaxda hada jogta dugsi siyasada waa in lodiraa qof kamida kalmada siyasad ah ku hdalaya malaha waa bahalo umada somaliya laso diray

  • @ahmedsahalosman
    @ahmedsahalosman Před měsícem +2

    Waziirkan hadlaya arsenal buu ahaanjiray meel uu kaga baxay lama hayo denbigii uu ummada ka galayna muusan qiran waxaa lagu abaalmariyay waziir alla soomali hoogtay.

  • @qm689
    @qm689 Před měsícem

    Ninkaan Kofiyada xidhan waxa maskaxdiisa ka buuxa (negativity) hedhe waxa uu u bahan yahay in uu kahadlo waxa uu wadanka u qaban lahaa and i think in uu noqdo macalin dugsi oo uu waddanka dib ugusoo celiyo xaqa ya ✌️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💓

  • @abdifatahmohamed3137gmil
    @abdifatahmohamed3137gmil Před měsícem +2

    Waa maxay calaamada wasiirka gaashaan dhiga ka ag muuqata waxay iila egtahay tii maansooniyada

    • @FeysalNice
      @FeysalNice Před měsícem +2

      Sifiican wan ujeeda 🧐

  • @AxmedDhiiqey12
    @AxmedDhiiqey12 Před měsícem +1

    Mash. Allh

  • @user-jo4ns8eo8r
    @user-jo4ns8eo8r Před měsícem +2

    WAR KULIGIINA FIYAH DOWLIDNIMO WAXBA KAMA TAQAANAAN WAFA KUULO

  • @user-pq3ue4su7s
    @user-pq3ue4su7s Před měsícem +2

    Muxuu dhulka wax ku jidaa wa nin isku dhax shaacsan mida kale emirates ka a Dabada ka rixaayo 😂

  • @hassangure8540
    @hassangure8540 Před měsícem +1

    Somali no police

  • @aweesahmadmohamad
    @aweesahmadmohamad Před měsícem +2

    sharif maxow qabtay sharif xasan bahane farmajo intaba ilaha la xisabtama iyo xildhibano basabor shasheye watan ilaha ku dac weynay hada nahay shacabka somaliyed ilmo dibada jiro Laga Bila dhiga shacabka 😢😢😢😢😢😢

  • @suadibrahimosman5899
    @suadibrahimosman5899 Před měsícem

    Asc dhamaan inta ku jirto Soomalia . Allaha umada madaxda ah wadanka qiimaha uu leeyahay ha tuuso.🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj Před měsícem +1

    bismillah asc horta ninkan w gashandhiga lagu shegayo waxan leyahay gabigagaba waxa tahay imarad noga bax wadanka marka ad noqoto somali doda somali ina kaqeyb gasho waku ogolnahay

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 Před měsícem

    Waa Su'aale Shaqsiyaad ma loogu yeeri karaa Qaran

  • @mohamedaden8637
    @mohamedaden8637 Před měsícem

    Isma dhaanto iyo dhasheed. Siyaasiyiintii Somalidu kuligood maba yaqanan siyaasad ee waxay yaqaanan qabyaalad iyo sidee wax loo boobaa. Ader Somalia Ilaahay bay leedahay. Waa wadan yaro meel uu u socdo iyo meel ka socdo toona la garanayn.

  • @sharmaanbeek4696
    @sharmaanbeek4696 Před měsícem +1

    Malaha waxaa wacnayd adoo iska saxa eraybixinta waa xildhibaan maha madaxwayne 😂ma isdhaxyaaci koonfurta ku saamaysay abdixafid 🤔from jigjiga somaligalbeed. Allow umadan hagaji Kama dhadhawe

  • @abdifatahmohamed3137gmil
    @abdifatahmohamed3137gmil Před měsícem +1

    Background kiisa fiiriya

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 Před měsícem

    This is unbelievable but it is contemporary Somalia that everything happens and anything possible.I never thought Sharif Ahmed, the strayed and lost poor madrassa teacher , will ever try to come back from political oblivion to public spotlight and talk about leadership of Somalia or anything. He was the worest, most ingnorant and incompetent to ever held that post. Shame on people who are using him as political cover and manipulation by portraying him as political cognizant or being something. He is not, not even close.

  • @YUSSUFSHEIKH-qv6gz
    @YUSSUFSHEIKH-qv6gz Před měsícem

    Marhora mas hub laan ehet

  • @Rajmumin
    @Rajmumin Před měsícem +1

    Blatant farmajo asset

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 Před měsícem

    Qofwalba oo manta caqligisu
    Jogo runtii kana cafimad qaba
    Siyaasiyiintan leexsan warun
    Wana arkaa marxalada manta
    Dalku ku sugan yahay oo
    In laga macasho moyana
    Marnaba wanaga iyo dawlad
    Nimada umada anan laga
    Shaqeyneyn ???

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 Před měsícem +1

    Siyasiyiinta tababar haloo geeyo Ruwanda
    USA

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před měsícem

    Sheekh Shariif Asagaa Fashilmay Oo Ciidanka Xooga U Gafay Beena Ka Sheegay, Ciidanka Xooga Oo An Og Nahay Guulaha Eeka Gaareen Dagaalka A S In La Xaqiro Waxee Ceeb Ku Tahay Shariif Laakiin Weriye Cuqdadeysan Camal Aa U Hadashay

  • @feysalcali9337
    @feysalcali9337 Před měsícem

    Acww madax weyne sh shariif run buu sheegey ciddii diidi lahayd iyo tii ogolba talooyinkaa uu baxshay in la raacaa waa sax waana ku mahadsan yahay.

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure927 Před měsícem

    Shariifka maxaakiimtii ayuu maamuliwaayey oo uu ka cararay aqoon maamul ma yaqaan Xerow ayuu iska ahaa haddana kursi jaceel baa haya ,

  • @fowziya9536
    @fowziya9536 Před měsícem

    Allaha iga cafiyo sh sh ma xaranbu cunay mise beenbu sheega waba sheegaye tu hada ku hadlaya waa😢 beencad waayo xukubada maanta joogta horimar muqdey sameysay runtii

    • @user-cd8pu8qp6x
      @user-cd8pu8qp6x Před měsícem

      Wa dowladii ugu xumeed Somaliya soomarta uma jeedid miya wadankii lagadanayo dhinac imaradka dhinac Kenya qadka lagakeeno oo Madaxweynaha kaganacsado dhinac Itobiya dhulkii iyo badii uuleeyahay bedaxweynaha Itobiya wax umadiidani lakiin inuu aniga isoomaro Madaxweyne hankiisa lacag bas iimaan kale lahyn iyo mujrimkaan w gashandhag kusheega ciidankii shirqool kubaabi,iyey imaradka rufyanka uyahay Illahay ayaa laxisaab tamaya aqiro lagaarin aduunka kucadabaaya iyo madaxda hantida umada dhacaaya meydadkii banaanka usoo saaray Illahay hanaga qabto 😮😮😮

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před měsícem

    taariikhda waa is qortaa laakiin waxaa ka tagtay taariikh madow somali marqaati ka tahay universal tv waxa lagaaga raacdeeye waa qabyaalada ku dilatay ee somali marqaati ka tahay

  • @yogolabdifath
    @yogolabdifath Před měsícem +1

    Kan TikTok mo la hadlooya

  • @mctech9639
    @mctech9639 Před měsícem

    Sheekha wareega kowaad markii uu dorashada ka haray tolnimo ayaa qaaday xasan ayuu codadka ugu shubay. Xasana dowlanimadii waa ku ciyaaray marka sheekha wixii uu xasan bi’iyo qayb ayuu ku leeyahay.

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 Před měsícem

    Maxaa loo musuqay Sahaydii Ciidamada X.DS.

  • @duniyalang1285
    @duniyalang1285 Před měsícem

    Tuuga aan idinka ahayn ma jirto labo sano ayaa idiin dhiman. Shabaab idinkaaba ka daran oo wadanka foodo kuwada waana la idinka qaban waxba ha qaylin.

  • @Ciiltire572
    @Ciiltire572 Před měsícem

    Sheekh shariif lacatii loo soo dhacayay ayuuu waayay waana khawaarij

  • @gorodgorod9150
    @gorodgorod9150 Před měsícem

    Khaa'inu waddankii heshiisyada amni ku sheega Ethiopia,Turkeya,UAE iyo Sudan 🇸🇩 wakiiladana u diidey inuu horkeeno

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před měsícem

    Weriyaha Qof Been Sheegay Inuu La Safto Waa Qalad Dhex Dhexaad Noqo Shariifka Beenta Uu Sheegay Somali Dhan Aa Aragta Dalxureeye H Sh M Xaradheere Uuka Soo Qudbeeye, Dowladii Framajao A S Balcad Ee Joogeen Runta Ka Hadal Qabiiliiste Aa Tahay Waaku Naqaan

  • @Zahra-nh9px
    @Zahra-nh9px Před měsícem

    Runutu waa khadhadh

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 Před měsícem

    Run ha sheegin, waxaad sheegtana ha waayin aaway Saraskiishii haldoorka ahaa ?

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 Před měsícem

    Wariye mase siyaasi mucaarad ah si fiican u fiiri cinwaanka uu isticmaalay

  • @FatimaMohammedAli-uf7tp
    @FatimaMohammedAli-uf7tp Před měsícem

    Somalida wabahalo an dowlad u bahnen

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj Před měsícem

    War cilmi kuma qabsan ee waxa kuqabsaten lacakta imaradka idinku soo siiye in ad wadanka ugu gacan galisan ee ad ku harqiden caada qaatayasha barlamaka fadhiya balaayo allaha idinku ridee xaaraan yahay xaaraantu dhashay dhashay ee xaaraan cunka badan

  • @AbdiFaraah
    @AbdiFaraah Před měsícem +1

    😢😢very sad 😢 xaqiiqdii aawey dowlad nimadii

  • @LJama6119
    @LJama6119 Před měsícem

    tik tok miyaa lagu soo fasaxay sheikh sharif 😂 mardhowna balbalaarka ayaan sugeynaa.

  • @abdulganinoor
    @abdulganinoor Před měsícem

    Great man. Waxa uu matalaa dareenka umada somaliyeed.

  • @waisaffi1573
    @waisaffi1573 Před měsícem

    Brit tv is majerteen propaganda tv

  • @user-pq3ue4su7s
    @user-pq3ue4su7s Před měsícem

    Mida kale niyow adiga xitaa ciwanka wa ku dheeshay umad badan kugu xeran sharafkaaga mahan ciwaanka nocaan o kale

  • @xaliumoaxmed4290
    @xaliumoaxmed4290 Před měsícem

    Shariif haguulasto

  • @aweesahmadmohamad
    @aweesahmadmohamad Před měsícem +2

    sharif maxow qabtay sharif xasan bahane farmajo intaba ilaha la xisabtama iyo xildhibano basabor shasheye watan ilaha ku dac weynay hada nahay shacabka somaliyed ilmo dibada jiro Laga Bila dhiga shacabka 😢😢😢😢😢😢