Magaalada Baydhabo waxaa ku noolaan jiray 500.000 oo qof, waxaana ku soo barakacay Hal million.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 3. 02. 2023
  • Kala Soco Hereri Media Barnaamijo & Warbixino Xiiso badan

Komentáře • 76

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 Před rokem +4

    Walaalkeen Wariye Abdisalaam Hereri waa Somali Xalaal ah. Waa wariyaha kowaad ee Somaliyeed. Guri Xalaal ah ayuu ka yimid.

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 Před rokem +6

    Hereri media ilaahay haku barakeeyo weriye qiimo badan oo aan tageero

  • @muqtaarpro
    @muqtaarpro Před rokem +7

    Nabigii ugu dulqaadka badnaa ugu khayrka badnaa ugu naxariista badnaa intuu ilaahay abuuray oo dhan waa nabi muxammed sallallaahu calayhi wasallam (SCW) .igula salliya suubanaha 😍😍

  • @naasirkhadar8370
    @naasirkhadar8370 Před rokem +7

    Allah Ha u gargaaro Umada Dhibkana Haka dul qaado
    Ilaahy Gargaarkiisa Kaliya Lagu baahi Bixi karaa

  • @iidyuusuf3120
    @iidyuusuf3120 Před rokem +3

    Dadoow sadaqada iyo sakada badiya abaarta waxa noogu wacan wax isa siin la'aanta ishaalah barwaaqo iyo guul🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @daahircabdikorme490
    @daahircabdikorme490 Před rokem

    C/salaanoow ilaahay subxaanuhu watacaalaa muslimiinta farad dagdaga ha ufuro

  • @MoustaphaBenchideh
    @MoustaphaBenchideh Před rokem +4

    Ninkan madaxweynaha ah ayaa iga yaabiyay ... ha inoo soo badiso gargaarka haayadu ku lahaa ... waliba intaa kagamuu hadhin ee wuxuu waydiisanayaa inay ceelal iyo waxbarashada ka qaybgasho.
    Waa kuwaas madaaxdii soomaalidu intey tie kuu xidhaan ayay hawshayda ii qabo ku odhanayaan ... isagna jiifto jalato camal.
    Allow umadaada badbaadi!

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 Před rokem

    Waa Moorgoto tii ugu xuumayed
    Allahaa haleysukuu taashaadooo biisankaa Baydhaaboo Janooyo

  • @abdisamadhussein3924
    @abdisamadhussein3924 Před rokem +2

    Dadkeyga waaa ka xumhy in ee xld noocaas kujiraan mar walba,
    Alle haka saaro 🤲
    Waa dadka ugu bdn ugu nugul abaaraha wadankeenna.

  • @aadanxasan241
    @aadanxasan241 Před rokem +4

    Lk. Dadkaan waxa deqayi waa
    1. Dib udajin meelohodi ay ka yimaden
    2. Dhulkoda oo cadalad amaan tabcasho ku helaan
    Iyo madax dee allah kaga baqada

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he Před rokem +1

    Alle ha idiin gargaaro. C/salaan in laguu turjumo ma ahayn walaal, si saani baan u fahmayaa gabadha hadalkeeda mana ahi reer baydhabo marnaba.

  • @muslims_are_brothers
    @muslims_are_brothers Před rokem +1

    Reer Baydhabo waa dad aad iigu qaali ah dad aadan agtooda ku gaajoon karin OO wanaagsan OO funny ah ❤️❤️

  • @abshirali8467
    @abshirali8467 Před rokem +1

    illahayow Qaxuutinimadha nagasar my brother Hal Marlee imaaw wandank Kenya Dadaab refugee camp Hal mar sooboqo dhibaato weyn Aya kajiirta

  • @madaliyow
    @madaliyow Před rokem

    Mahdsanid Wllkena Abdisalam Hereri Wariyaha Dadweynaha Dhan

  • @ahmedAgel
    @ahmedAgel Před rokem +2

    Xanuun waynaa Allayhow dadkaaga u gargaar

  • @Cabdala_dhaqane22
    @Cabdala_dhaqane22 Před rokem +2

    Wllhi calool xumo
    Nio siyaasiyiin iskusheega somaliyadeed dadkan hoos ha ufiriyeen
    Koley xoolaha lacuna oo idinkabuuran waa xaqoodiyee

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 Před rokem +1

    Ilaahow u gargaar caruurta iyo hooyoodinkan somali baa dhibta u geystey

  • @aadanxasan241
    @aadanxasan241 Před rokem +3

    Walahi aad ayey ii dhibeysaa xaalka somali iyo maatadeedu meel walba dhan walba utabaleysan yihii uliitan
    Lk. Dadkaan

  • @idahorefugeecommunityassoc6613

    Allaahu Akbar. Allahayow ummadda Soomaaliyeed u gargaar. Dadkani waxay u baahanyihiin in la maalgaliyo oo loo sameeyo was ay ku shaqaystaan.

  • @abdifatah6848
    @abdifatah6848 Před rokem +2

    Allah haka qaado umada soomaliyed melwalba oo kutabaalaysan yihiin

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 Před rokem +1

    Aslaamu Alaykuma first one and Community thanks

  • @omarishirwa
    @omarishirwa Před rokem +1

    cabdisalaan bal soo qor lambar ama zaad ama account dadku macaawinada ku soo hagaajiyaan fadlan waad mahadsantahay

  • @mohamedkhalif9217
    @mohamedkhalif9217 Před rokem

    MaashA Allah amoud ilahay ha barakeeyo

  • @nimcaanhassanwali8432
    @nimcaanhassanwali8432 Před rokem +2

    Masakintan Allah ugargar Allah unbaa wax uqaban kare Bilaadan waxba maqaban kare

  • @iidyuusuf3120
    @iidyuusuf3120 Před rokem +3

    ilaahow ciyaalkaas ugar gaar

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed Před rokem +2

    Hereri👍👍👍

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 Před rokem +2

    Illhay ha u kaalmeeyo dadkan Somaaliyeed ee durufaha adagi haystaan.

  • @AA-ks5ip
    @AA-ks5ip Před rokem +4

    Aad iyo aad ayaad u mahadsatihiin Cabdisalaam Hareeri iyo Camuud foundation.

  • @abdihakimmmohamud7230
    @abdihakimmmohamud7230 Před rokem +1

    ILLAAHAW gargaar deg deg ah ADAA WAYNE.
    Taasaa ragna talinayaa dagaal iyo barakac cusub oo ushirayaan.

  • @allowikaalmeyofficialchane4488

    ASC. ALLOW NOO GARGAAR.

  • @ahmedhassan-kt4ir
    @ahmedhassan-kt4ir Před rokem

    Walaahi waxaan aad u jeclaan lahaa inaan fahmi lahaa laakiin duruufta allah ha ka qaado iyo dhibkaba insha allah.

  • @mohamedmahi6007
    @mohamedmahi6007 Před rokem +2

    Maasha allah camuud fandheeshin lkn waxaa ciil iga hayaa ninkii dadkaan masuulka ilaahey uga dhigey oo talo mustqvalka ah siinaayo haayada u taagan in ay dadkooda somaliyeed wax taraan lkn isaga oo madaxweyne ah ayaa looga baahnaa in uu wax u qavto dadkiisa waxaan ka xumahey waxii loo soo mariyo xataa in uu heebka gashanaayo not in aan isaga kaliya aan ku dhaleeeceenaayo kuwa kalena aaa sidaa ee la midka ah iyo kan fadaraalka lagu sheego madaxweynuu u yahey jeeb buuxsade ayaan u aqaan aniga waliba gada waxuu keeney in uu ka iibiyo wadanka oo dhanba imaaraatiska somaliyeey hadaan leyska qaban xasan shiikh waxaad noqon doontaa cali beesteen

  • @daahircabdikorme490
    @daahircabdikorme490 Před rokem

    Yaaa allaah farij calal muslimiin

  • @abdirisakmohammed7293
    @abdirisakmohammed7293 Před rokem +1

    Waxba ha la harina ee caawiya dadkiina ha ka daalina caawinta dadka jilcan sida caruurta iyo haweenka,Allaah Ajarwayn idinka siine

  • @askar6060
    @askar6060 Před rokem

    C salaan halkaa ka wad kheyrbuu ilaahey kuugu badeli insha allah mahadsanid walaal

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Před rokem

    Alaha Dhibka haka dulqado yarabi

  • @guusha9655
    @guusha9655 Před rokem

    Alle ha ka dulqaado abaaraha ku dhacay iyo dagalada alle haka qaboojiyo runti markan arkay hooyoyin badan iyo caruur waa qiiroday alle faraj khayr qaba ha u firo

  • @safiyaomar6179
    @safiyaomar6179 Před rokem

    Maanta soomaalaa loo kala turjumayaa waa hargaysa iyo baydhabo

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 Před rokem

    Allaha ha ka dul qaado abaarta iyo colada

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před rokem

    illlahow u gargaar amiin dadka waaweyn waa in cuntada loo geeya inasha allaha

  • @abdirisakmohammed7293

    ALLAHOW DHIBKA IYO DARXUMADA KA DULQAAD UMMADDA REER BAYDHABO ,DOWLADDI MILLATERIGA KA DIB,DADKA REER BAYDHABO BAA DHIBTA UGU BADAN KU DHACDEE,ALLAHAYOW KHAYR IYO WANAAG UGU BEDEL

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Před rokem

    SubxaanAllah.

  • @hassanmahdi8901
    @hassanmahdi8901 Před rokem +2

    somali somali lokalaturjubanayo turjubankuna somali yahay

  • @CabdisamadRashid
    @CabdisamadRashid Před rokem +2

    Cabdisalaan hereri

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 Před rokem +1

    Herwri💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 Před 5 měsíci

    Hees Walboon maqlo, baydhabo janaay iyo baydhabo barwaaqo la dhahaa, hadana meesha ogu macluul badan somalia waa beydhabo see wax u jiraan

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 Před rokem

    Somali dhibaa haysta 😢

  • @idowyare254
    @idowyare254 Před rokem +1

    😭😭😭

  • @alikaffe1242
    @alikaffe1242 Před rokem +1

    😭 dadkeega somaliyeed wax isku qabta ilaahey u towbat keena biyaha ceelooyin u faaga

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Před rokem

    Illaahow u gargaar umada Soomaaliyeed

  • @alikaffe1242
    @alikaffe1242 Před rokem

    Reer Marko adey wax ula qabta

  • @hospital2958
    @hospital2958 Před rokem +1

    War hareeri dadka ajanabi ma ahan waana la fahmaa lahjadooda maxay tahay turjumada laguu sameenayo nal eeg islaanta si fiican bay u fahmeysaa war hareeri ma joogno kenya iyo Ruwanda

  • @hospital2958
    @hospital2958 Před rokem +1

    su'aasha aan la weydiid waxay tahay maxaa dadkaan barakacayaasha loogu geyn weyay buushkooda? sideebay ku qaadayan raashinka mise halkaas bay ku iibsanayaa oo kaashbay u bahan yihiin

  • @AlmaasXasan-hq9gg
    @AlmaasXasan-hq9gg Před 4 měsíci

    dadkaan abaar ma hayso ee dhulkooda ayaa lga so barakiciyye waxana so barakiciyey khawaarijta alshaba

  • @yaayaabdi6627
    @yaayaabdi6627 Před rokem

    😪

  • @abdirisakmohammed7293

    DADKA SOMALIDA AH EE HANTIDA BADAN HAYSTA TIJAARTANA LA HADLA HA KA XIDHOONINEE,ALLAAH WAYN EE WAAXIDKA AH BAA IDIN KAAFIYI OO DHIBKA IDINKA DULQAADI ALLAAH IDAMKIII

  • @cabdiraxmaanmaxamedcali8011

    Soomaali ayey ku hadlaysa caadi ah aniga bartaas ka fahmaye

  • @abdiazizroble3946
    @abdiazizroble3946 Před rokem

    Dad reer Koonfur Galbeed maleeshiyaadka Alshabaab ayaa dhibaato weyn kuhaya waliba waxaa udheer caruurta xoog ayay uga wataan magaalooyinka kala xireen ilmaha xoog ayay uga kaxeystaan qabiilada kale markii ilamaha kaxoogaam waa ay gadaan laca ayay siiyaan kasoo qaad jufadii ay dhahaan 2 keena maheyno dhahaan ee 4,000 doolaar qaata lkn K.g waa laga kaxeysta waxaana ugu horjoogayaal udhashay RX oo mashruucaas kujiro ayaa dhibka kudul haya.

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Před rokem +1

    War dadka Ku jaheeya
    In beerahoodi tancadaan

  • @askar6060
    @askar6060 Před rokem

    Somali Somali looga turjumayo sow cajiib maaha

  • @b.j.m9897
    @b.j.m9897 Před rokem

    Gaaladi magaca somali lacagta kusoo qaatan aawey

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 Před rokem

    Yaa allah dadkeena soomaaliyeed ka saar dhibka tani waa ayan daro qani uu yahay dalkeena

  • @muscabmohamedmohamud7416

    Somali lookala turjumayo hhhh

  • @abdihakimmmohamud7230

    Hhhh. Waar Heraroow dee waad fahmaysaaye naga dhin.

  • @nasteh4967
    @nasteh4967 Před rokem

    Why? do you need to translate the language while you are somali man,.....seing a gap there

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 Před rokem +3

    Somali waa uska af yaan lagaa dhaadhicin

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před rokem

    Maxaa loo idhaa somalidu waa isku luuqad sootaa cabdisalaan herari loo turjumayo isagoo wadankiisi jooga,

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 Před rokem

    Tuugsi somali kama daasho

    • @abdullahihussein2755
      @abdullahihussein2755 Před rokem +1

      Tuugsiga daruufta iyo danta ayaa keento hadaadan wax siin kareynin afkaaga amaan halaga Helo. Ilaah wuu awoodaa in uu ayaga wax siiyo adna kaa qaado aduunyada waa imtixaan walalkey

    • @Ilyaasabdirahman
      @Ilyaasabdirahman Před rokem

      @@abdullahihussein2755 waa ruunta wll qali

  • @abrahamabraham4020
    @abrahamabraham4020 Před rokem

    Maxey tahay sabata af somaliga loo fasiraayo. Sidaan kuma haysan waxaad tahay low key cabdisalan.

  • @abdirisaqjagtaofficialchannel1

    Waa dadkii somaliland soo baro kicisey iyo dad abaaro saameyen iyo kuwa alshabaab dhulkoodu iyo beerahoodu ka qaaday

    • @FreemanV99
      @FreemanV99 Před rokem +1

      Haddii aad dhankaas wax ka fiiriso, Amoud Foundation waa ayo?