Dr idiris cabdi waxa uu ka waramaya baydhabadii shalay iyo ta maanta

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • Kala Soco Hereri Media Barnaamijo & Warbixino Xiiso badan

Komentáře • 34

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před rokem +1

    Masha Allah baydhabo wa magaalo aan jeclahay allow nabada iyo barwaaqo siii
    Mar uun waan booqan doonaa baydhabo Janaayo insha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimcokeyse383
    @nimcokeyse383 Před rokem

    Asc Cabdi Salaan Hereri waa barmamish ficaan o wanagsan waad ku mahadsantay sida nola wadagtey jasaka Alahu kheer 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @hassenahmed5866
    @hassenahmed5866 Před rokem

    👋 Wey Mahadsanyihiin Weriye C/Salaan Hereri&Dr Idiris(Baydhabo)

  • @mastaraadanofficial6087

    Mash Allah maanta Nin weyn baad soo qabaty ustaad harreri

  • @kaltunadam1153
    @kaltunadam1153 Před rokem

    Abdisalaan ha dhawaw

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 Před rokem

    Baydhabo Janaay Magaalo hodan ah ayay ahyd waqtigii dawladu jirtay waliba Hereriyow kudarsoo shaqaalha ugu badan ee Gobolkaa kshaqayn jirey Reer Waqooyi bay ahaayeen.

  • @calimohamed2555
    @calimohamed2555 Před rokem

    Baydhabo ❤

  • @mohamudali6853
    @mohamudali6853 Před rokem +2

    Usc baa baydhabo baabi.isay

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 Před rokem

      Hadii uu Ka hadlo wuxuu Ka baqaya Habargidir Xamar joogto

    • @Banooda
      @Banooda Před rokem

      ​@@batulasmail8261
      Maskiin aan wax ogeyn ba taxay idris takhtar boqol jeer kasoo hadalyay xamar kana sheegay RRA dadkii salbalaar dabada xabada kasoo geliyay ku kalifay in oo ceydiid xaaskiis ka cararo ka mid ahaa

  • @Suhayb1_4
    @Suhayb1_4 Před rokem +1

    Good 👍

  • @abdinasirmohamed2238
    @abdinasirmohamed2238 Před rokem

    Magaca Baaydhabo waxaan moodi jiray in asalkeeda ahaa "Baaydhowa" oo ah baaydii dhoweyn. Halka magalaada Baardheere asalkeeda ahaa "Baaydheer" oo ah baaydii fogeyd.
    Sidaan ayaan kumaqlau. Labada Baay ayaa lagukala saari jiray Dhowa iyo Dheer

    • @jacfarcali9691
      @jacfarcali9691 Před rokem +1

      Baardheere geedaha baarka ah oo ku badnaa ayaa loogu magac daray. Waa magaaladi baararka dheereed

  • @AhmedHassan-my4td
    @AhmedHassan-my4td Před rokem

    Hayeee haaayeee haayeee

  • @hassankalmoy7751
    @hassankalmoy7751 Před rokem

    waa aqoonyahan

  • @alimohamed9107
    @alimohamed9107 Před rokem

    Baydhabo waxaa lagu yaqaanaa baryada capitalised. baryadana waxaan noo keenay xabishada

  • @muhiyadiinabdirisak8500

    Aad iyo aaad

  • @hudayfisalah9886
    @hudayfisalah9886 Před rokem

    Baidabo imey xiiso galin

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih3398 Před rokem

    Ilaa iyo hada ayay itobiya idin gumeysataa

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 Před rokem

    Qaqle mesha keentay hhhhhh

  • @abwaandaajiyeofficial3377

    Kani ma bacalwaan aabihiiba😂

  • @zakiabdiaden8869
    @zakiabdiaden8869 Před rokem +1

    War ben badan xarifkan

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Před rokem

    Idiris Ma Ka baqay in uu sheego dhibkii uu Caydiid iyo wiilikisi Xussen Caydiid u geysateen Baydhabo
    hhhh

    • @mohamedahmed4511
      @mohamedahmed4511 Před rokem

      Dhibka Maxamed siyaad noo geystay ilaahey waa ogyahay adigana waad ogtahay goobjoogna waan u ahaa anigoo 8 sanno aan jiray , waa GENOCIDE waxa ay geysteen MOORGAAN iyo siyaad iswata oo HUBKII dawlada wata . Xasuuqa ay kusameyeen shacabka DIDGIL IYO MIRIFLE in MAXAKAMAD laga soo saaray dadkaas dhibka geystay oo 300k population ay laayeen ………

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 Před rokem

      Waa dabadilif damuljadiid kani

    • @ibrahimhassen9450
      @ibrahimhassen9450 Před rokem

      Haa oo xamar ayuu dagan yahay 😆

  • @alimohamed9107
    @alimohamed9107 Před rokem +1

    Ninkan dhakhtarka sheeganaya ee barya ku faanaya hayadaha been been kumay imaan ka fakira. Somali waxay ku maahmaahdaa biyo sacabadaadaa looga dhergaa markaa ha isku haleenina wadamda galbeedka ah