"Jabuuti iyada nugul oo berri ayaa Hargeysa la keeni karaa Jahbadihii Jabuuti..." Cabdiraxman Cadami

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 06. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Komentáře • 588

  • @jamalljama6486
    @jamalljama6486 Před 2 dny +16

    Way ka qarsoontay xaqiiqadu reer tolkay isaaqow waxaa ku mash quusheen dhexdiina lkn waxaad ogaataan inay gaadhay maalmihii laysukiin Bahamian jiray hadaydaan taas meel ugasoo wada jeesan oo aydaan ku baraarugsanaan ogaada inaad gali doontaan xaalad lama Filaan ah rumayso ama ha rumaysan waa laydiinsoo badheedhayaa maanta taasna waxaa sababay khilaafkan caqli xumada ah iyo hebel ku xumeeda dhexdiina

    • @kamalyusuf6211
      @kamalyusuf6211 Před dnem

      Waxabanagaam galiay wixii Garxajiisi loo wanjaaleyaye ayaa sool ka diilacay
      H awalee vs samarone +ciise
      G36 waa cadwogo Gudaheea😂

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 Před dnem

      @@kamalyusuf6211waxaas oo dhan xasan sheekh inuu xukumo ayuu rabaa, hadaydaan isku kalsoonaan meel dhengad laydinLa dhacayo ayaa laydiinka taLindoonaa walaahay

    • @user-ov2wz5eh9u
      @user-ov2wz5eh9u Před dnem +1

      Isxaaq cid neceb ma jirtee siyaasad xumadiina aya idin keeni doonta in aad mar labaad qaxdiin

  • @eminjuxo3492
    @eminjuxo3492 Před 2 dny +22

    reer shikh isxaaq halsku yeedho somali inga uu tajirsan 5 billionar le iyo 100 multi millioneria hub iyo cidan iyo aqoon ba ha la baro somali djbouti ethopia mid na yanu inagu so dhiccin wxa dhax le ka taga

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 Před 2 dny

      🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @user-ov2wz5eh9u
      @user-ov2wz5eh9u Před 2 dny +4

      Lafaha hawiye lafa ugu xoola yar xoolo kuma dhamidiin guraha hargeysa ee aad arkeyso inad wada leedihiin miyaa maleysay

    • @hallad598
      @hallad598 Před 2 dny

      Hhhhhhhh gaajo ayaa ka dillaacday Hargeysa.

    • @Gracias2024
      @Gracias2024 Před 2 dny +2

      Hargaysa xafadaha qaarbaa dameer wali lagu dhamiyaa ilmo gaajo😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @asadaxmed218
      @asadaxmed218 Před dnem

      Qabiil xoolihiisa kuwaga maaha 😂😂😂😂

  • @humanitarianactivist
    @humanitarianactivist Před 2 dny +15

    Markasta waxaan is waydiin jiray CIISUHU maxay usheegtaan SAYLAC IYO LUGHAYA ee hadana udiidan yihiin in DEKAD LAGA DHISO CAALAMI AH hadeer ayaan ogaaday ileen jabouti ayaa udiidan🤔🤔🤔🤔🤔

    • @nadiamohammed5330
      @nadiamohammed5330 Před 2 dny +3

      Sideedaba lughaya iyo seyla waa deegaan samaroon hadii ciise damac galayna waxaa ka dambeeyey isaaq oo yidhi ilma bini axmed baa keyku kaaya yiraah. ayagoo ku xumeynaya dadkii meesha ilaahay ku beeray waxaana layidhi LABADII DAD U HESHIIYA DAR ALEEY U COLOOBAAN

    • @kassimmohamed9541
      @kassimmohamed9541 Před 2 dny

      ​@@nadiamohammed5330😅😅😅 iska sheego it's free ,

    • @nimaabdiaziiz9021
      @nimaabdiaziiz9021 Před 2 dny

      ​@@nadiamohammed5330 gobolka awdal inta ugu badan waxa dagan waa ciise ku dhawaad 70% balse ma leh magaaloyin u camiran sida samaroonka lughaye iyo saylac waa degaan ciise

    • @KawsarAhmed-xi9gj
      @KawsarAhmed-xi9gj Před 2 dny

      @@nadiamohammed5330imika iska celiya waka so hubaynaya ciisaha si u dhulkisa u xoraystobaad sheganayso

    • @user-ie8ws3hj1m
      @user-ie8ws3hj1m Před 2 dny +2

      ​@@nadiamohammed5330
      Hadaad jeceshahay xabashi gee berbera dhulkeyga ma iibinkartid. beel beel kale dhulkeeda ma iibinkarto

  • @hiboali4523
    @hiboali4523 Před 2 dny +8

    Waryaa adero haa walan djibouti naa waxba haa uu cadhon daadba iska leeh xagana iyagaa uu dhashay

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy Před 2 dny +6

    Wa arin ad wanagsan walow sodaahday awdal state vivaaaaa ❤❤❤❤

  • @HiboNour-oe5xm
    @HiboNour-oe5xm Před 2 dny +3

    Somalia iyo Djibouti ba hore ayay dagaal inoo lagaleen waa naynu ka badinay alxm imikana waynu ka guulaysanaynaa inshallah waayo way inaga gardaran yihiin illaahay swt haynaga ilaaliyo dhiigooda iyo sharkooda allahuma ameen guul iyo gobanimo somaliland allaw dhawr ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-cj4lc2zc8f
    @user-cj4lc2zc8f Před 2 dny +18

    Ismaciil dadqal huduun baa loo yabaa waa dhamaadkii xukunkii kali taliyaha jabuuti

    • @user-bj5px8sm3j
      @user-bj5px8sm3j Před dnem

      Horta waxa ku shegaya Allah huba hoge waxi dhamanaye Djibouti waxba niguma sameyne so cadada

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1n Před 2 dny +4

    Ninkani waa afhayeenka Xabashida iyo Imaaraatka.

  • @sirc1363
    @sirc1363 Před 2 dny +2

    Mashaakilka Somalaiya waxaa Sabab u ahaa Djibouti marka laga soo bilaabo 1991 ayadoo u arakeysay in ee heshay Fursad Dahabi ah dadak aragtida Gaaban waxey yiraahdaan Jabuuti waa walaalaheen

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Před 2 dny +3

    Misgiin
    Dhulka koo saxeexayo ma hoiyadiin ayaa le?
    Dhulkaasi waa Reer Awdal.
    Dhul aad siin kartaan Ethooiya maaha.
    Sibidhka Berbera ayaa loo diiday Dahabshiil oo lagu yidhi dhulkaasi waa dhul ciise muuse.
    Lughaya ma hooyadaa ataa siinkarta Ethopiya.
    Odaygan jaadku dilay ha siiyo Ethopiya Berbera.

  • @Somfox1
    @Somfox1 Před 2 dny +3

    Anigu fahmi waayey Waxan Ogaa Muuse Biixi oo gabadha Cumar Geele bixiyey. Xasan Sheekhna ka gudoomey!!! Maxaa is Badelay?????

  • @hassansomali4014
    @hassansomali4014 Před dnem +3

    hadalkiisa hadaad rog-rogto waxa uu la hadlayaa REER. waana ALLE MAHADII in aanu Soomali ula jeedin, waxaana ka sii fiican reerka intiisa dunta leh in ay og-yihiin waxa ay Ethiopia tahay. waa GUNIMA DALABNIMO in Ethiopa la hoos tagaa, ayagiibaa kala socda oo qaatir kala taagan isna gumeysta

  • @user-ie8ws3hj1m
    @user-ie8ws3hj1m Před 2 dny +5

    Somalia 🇸🇴 difaaca dhulkeeda iyo baddeeda waku filantahay, alx

    • @abdusalansaleban7339
      @abdusalansaleban7339 Před dnem

      Soomaalia gedo ha xoraayso.

    • @Fatmabdi
      @Fatmabdi Před dnem

      ​​@@abdusalansaleban7339adinko orom iyo amxaar ha isku dhiibina calacalkina dhagesa makarne😂😂

    • @Fatmabdi
      @Fatmabdi Před dnem

      Saxiiiix💯💯💯

  • @user-qw8et8sw6d
    @user-qw8et8sw6d Před 2 dny +21

    ❤🤍💚 Cabda raxmaan cadami waa geesiga soomaalilaand ee aloow dhaawr aamiin inshalaah geesi❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚💯💯✌soomaalilaand guul inshalaah cadaga soomaalilaand waa jabuti waana ismaaciil cumar geele ee ale haaynagaqabto aamiin aamiin

    • @user-fr8kw7vy9m
      @user-fr8kw7vy9m Před 2 dny +1

      kkkkkkkkk wl lahay ururisamaale shalay maantana waa taa dhiiga iyo wada dhalashadu qasab maaha dhiigu isagaa isu damqada kkkkkk laakiin hadaad bilaa nasab tahay cidaad doontaad sheegan irir carab yuhuud oromo kkkkk

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před 2 dny

      Kani geesi xaskiis iyo ciyaalkiis nin faqash kaa gataay

    • @Caweys-pt3qs
      @Caweys-pt3qs Před 2 dny

      ​@@user-fr8kw7vy9mCHINESE IYO JAPANESE NA KU DAR ILLEYN WAANU LA DHALANEYE 🤮

  • @user-le3ki9dp5f
    @user-le3ki9dp5f Před 2 dny +26

    Ciise iyo samaroon xaq ayeey u leeyihiin in ay dhulkooda difaacdaan waa lagu soo duulay musse oo horkacaaya xabadhida

    • @user-jw2pp7yw9n
      @user-jw2pp7yw9n Před 2 dny +6

      Yaa tahay markaad sidaa iila hadlayso ma adaa xornimo ka hadla adoo ehelkaagi oo dhani Kenyan haystaan adeer ciise io Samaroon afkaaga mar dambe haku soo hadal qaadin

    • @nyumbakumi5675
      @nyumbakumi5675 Před 2 dny +3

      Arinta somaliland dadka soomaaliland haloo daayo..30 year of peace is a long time!! It's time proven!!!

    • @smeshcel3025
      @smeshcel3025 Před 2 dny +4

      Samaroon ma falastiini ba marka? War mar danbe reer sheikh isxaaq afkaga ha marin

    • @Alxamdullilah1000
      @Alxamdullilah1000 Před 2 dny

      Dawladda ka daaya qabyaalada ninkii wax iska celinayiw shalayba waxba maad hagran maantana kola taagtaa kola tamartaa
      Intaad gotta reer sheekh dawladnimadoida ka xuntahay Kaaraha Abbi Axmed caryaanu ku jiidhin.

    • @superfun1819
      @superfun1819 Před dnem

      Samaroon iyo ciise dds waa daaga isaaqow
      Sanaag Somalia ❤ warsangali

  • @faizaabdi9962
    @faizaabdi9962 Před 2 dny +5

    Alla nabsigu muxuu soo degdagaaa markii reer ssc ay u,heshiiyeen Hubkii jabuuti laga keenay lagu 8 bilood lagu garaacayay reer ssc xaqii baaa feeraha ka,dilaaacay yaaa Allaah illaahayow qof somalia ah ama qof muslin ahba yaana danbi ka,galin yaa Allaah

    • @awilwarsameaar4744
      @awilwarsameaar4744 Před 2 dny

      Ninkani ma Itoopia ayuu u hadlayaa mise S/land jahawrer iga dheh

    • @Degaliah
      @Degaliah Před 2 dny +1

      Baroorwish 😂😂😂

    • @superfun1819
      @superfun1819 Před dnem

      ​@@awilwarsameaar4744nothing called somalinder

  • @Darwish1988
    @Darwish1988 Před 2 dny +4

    Dahaabshil jibuuti waa laa xidhaay. Waa waar cusuub

  • @munirkh
    @munirkh Před 2 dny +24

    Jabuuti iney tahey cadawga umada somaaliyeed oo dhan waa la wada ogaaye ha soo wada baxdo oo waxey hayso ha soo dayso. Somaliland 👍🏾💪🏾👍🏾💪🏾

    • @nimaabdiaziiz9021
      @nimaabdiaziiz9021 Před 2 dny +4

      Ka axmaaro soo dhawystay ee u heesay waa layska og yahay

    • @ciisemadoobe3549
      @ciisemadoobe3549 Před 2 dny +1

      Ismaaciil cumar waa nin aad uxun laakiin umadda soomaaliyeed iyo iidoorland waxba ma wadaagaan, waayo iidoor waxay ugaleen amxaaro

    • @asadaxmed218
      @asadaxmed218 Před dnem

      Kan xabashi sheeganaya 2024 Ka soo kama siindar gaalo jclaa

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 Před dnem

      ❤​@@ciisemadoobe3549

  • @Soomaaliweyn1
    @Soomaaliweyn1 Před 2 dny +4

    marba hadii labada🍏🍎garowe iyo muqdisho kala qaaten 😉ukunta 🥚waxa xaq uleh awdal🇸🇴😂

    • @Fatmabdi
      @Fatmabdi Před dnem

      Dadka hanaga ceerin wenoso socdane 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ADLoFGroza
    @ADLoFGroza Před 2 dny +2

    we must inventing factional leaders d jabuti

  • @abdulraziq7581
    @abdulraziq7581 Před 2 dny +3

    Idinka Nigel jabuti wa dowladada u bahan kuma bahna dorashada intay ka dhacaysa la sugayahadu so noqdana wa la so galaya hargeysa

  • @kaamil1717
    @kaamil1717 Před 2 dny +5

    Abaal waa la gala lkn sida loo gudaaa adag, Djibouti markay so weraren Eritrea, Somaliland way u gurmstay, waxay ku cawisay xoolo iyo raashin, Djibouti na waxay inogu abaal gudey inay ictiraafka si hoose iyo si muuqataba inogala dagaalamaan, walaalnimada beerlaxawsiga ahi wu dhamaday. Hada loo yaba Djibouti haday si toosa faraha ula so gashay madaxbanaanida Somaliland, hadaa loo yabaa.

    • @abuubakarabdirashiid5940
      @abuubakarabdirashiid5940 Před 2 dny +1

      Dhulka samaroon in aad iska bixisaan waa wax aan dhacayn kolay ma xishootan ee dagaal ayaa inoo balan ah

    • @cabdiwahaabnadaara7945
      @cabdiwahaabnadaara7945 Před 2 dny

      Dhulka dadbaa leh somaliland maleh aan aragno hnajabadadu waxay ku tarto.

    • @mahmoudmoussa3832
      @mahmoudmoussa3832 Před 2 dny

      Benta iskada sow adigi laha maqaxidi gabadha gubanysa

    • @moussawahib3921
      @moussawahib3921 Před dnem

      Yaa miskiin Djibouti labo cisho ayaye ku burburin ee ha isgu soo jeedinin somliland ma waxad moodeye dawlad wa gobol aad u tamaryar Iska daa Djibouti ee Lascanod jabkii ku geystay maad kaso kabatay horta.

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 Před 2 dny +3

    Somaliland wey ka guulaysanaysaa cadawgeeda

  • @AbdiasadMahamed
    @AbdiasadMahamed Před 2 dny +2

    Soomaliland isaaq baa le waana run

  • @hawoali120
    @hawoali120 Před 2 dny +3

    Awdal state mashaa Allah ❤❤❤❤❤

  • @ZakiHoussein-zc7zs
    @ZakiHoussein-zc7zs Před 2 dny +4

    Guul somalliland ❤❤❤

  • @MohamedHanad-ys8lt
    @MohamedHanad-ys8lt Před dnem +2

    Guul awdal state...... It's loading just like khaatumo state...

  • @ahmedaden9366
    @ahmedaden9366 Před 2 dny +1

    Muranka u dhexeeya Jabuuti iyo Somaliland waa mid ku salaysan dhaqan-dhaqaale siyaasadeed, sababtoo ah Jabuuti wax dhibaato ah kuma hayso madax-bannaanida Somaliland, waayo safaarad Somaliland ah ayaa Jabuuti ku taal sida Somaliland oo kale, markaa waa su'aal dhaqaale oo keliya.

  • @mawlidjama1440
    @mawlidjama1440 Před 2 dny +4

    Waa xaqiiq somaliland waa dhul ilaahay ilaashanayo waana halka falastiin laga xoreynayo taas aamina kalamtul tawxiid ayaa calankan ku ladhan ardul awliyaa

    • @HassanAhmed-og3yc
      @HassanAhmed-og3yc Před 2 dny +2

      Israel ayaad tageertan . Miyaad war ka hayn

    • @Alxamdullilah1000
      @Alxamdullilah1000 Před 2 dny +1

      Ardul awliyaa wal karaamaat wa ehlubayt

    • @cabdulahiciiro
      @cabdulahiciiro Před 2 dny

      Towxidka alshbaba waa ugu qoran yaheye dhiiga shacabka Somaliyed wey ku baneysteen Isla SLand sido kle dhiiga shacabka Somaliyed Raali ayey ka yihin wey ku taageraan inuu daadto alshbab marka towxidka waad ka been sheegten oo dulmi ayadba ka galsheen
      Sow mahan

  • @user-ey4mq4gi6w
    @user-ey4mq4gi6w Před 2 dny +5

    Somaliland waxay dantedu kujirto alaw muu maraykan diido way samaynayaan mise waa bidho bidho jabuuti iyo somali iyo wadamada yaryar

  • @Xasmas
    @Xasmas Před 2 dny +20

    C.Cadami outstanding analyzer ❤

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před 2 dny

      My question is where are his kids and his wife

    • @yusufdalalabdi4694
      @yusufdalalabdi4694 Před 2 dny

      That is not a question​@@hassan-mp1pk

    • @AxmadGeedi-on3sl
      @AxmadGeedi-on3sl Před 2 dny

      He is degraded person.

    • @kaltunhrg-zm6wt
      @kaltunhrg-zm6wt Před 2 dny +4

      @@hassan-mp1pkthat isn’t your business.

    • @moeawale4891
      @moeawale4891 Před dnem

      You mean he fudged and f.. ck up all things and everything? What an outstanding analysis he made that you are talking about? He is just an old gas bag lying and talking about nonsense. Almost 90% of the time slot he spent talking about the interest of Ethiopian shit and bad mouthing of Somalia and Jibouti. Is that what you call intelligible analysis? He is not even bothering to mention his fake clannish entity of the called Somali land and its failed dreams. Does Ethiopia pays for it? I don't think so because they won't etrust him like every other Somali with graveyard caretaker. He is just desperate and pathetic old fart.

  • @AhmedAli-cv1yt
    @AhmedAli-cv1yt Před 2 dny +2

    Ninkaan yoow lahadlaa dadaan aqoon laheen muu lahadlaa cid cambareysay hada somaliya majirta oo diiday kulahaa ileen dadka dadaan aqligooda korinaa kujiro odayga waa dawaq sanyahay guruaha kuhayaa odaygaan makaragonka kajoojiya fadlan 😊

    • @adamyuusuf5097
      @adamyuusuf5097 Před dnem

      Ninkani wuu kaa aqoon badan yahay sidaan filayo

  • @sahrasadabdi-pm3jt
    @sahrasadabdi-pm3jt Před 2 dny +6

    Ilaahay baa mahad iska leh labadiii xagdaro ku hishiisa xaqay ku Kala tagaaan SSC bay shalay xaq daro ku soo raceen mantana waa iyagaay ka tagantahay

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 Před 2 dny +1

    Mr Adami can't be called an independent geopolitical analyst but an advocate and lobbyist for Somaliland's quest for a separate homeland. And that's absolutely fine as long as he doesn't milead the public, which does seem to be the case here.

  • @engab001
    @engab001 Před 2 dny +1

    Ha la soo dhaweeyo mucaaradka Djibouti oo ha la hubeeyeeyo bal aynu eegno in mucaaridka uu geele Somaliland u samaynayo in ay difaacaan iyo in kale.

  • @ugasougaso6091
    @ugasougaso6091 Před 2 dny +5

    Maxamed X Ibraahim Cigaal Allah haw naxariiste waakii xuduudka ka soo xidhay Jabuuti inagoo sidan ka jilicsan waanu ogaa siyaasadooda raggii ka dambeeyay ayaa inagu furay

  • @Ahmed-yf9xi
    @Ahmed-yf9xi Před 2 dny +2

    Israel wants a Seaport in the Naval base Saylac 😅

  • @Polotic
    @Polotic Před 2 dny

    Waxan aad ugu mahad celinaynaa wllalah guunka ee djabuiti maalmahaha soo socdana guul ayaan rajeynaynaa

  • @yurub5288
    @yurub5288 Před dnem

    Somalilaan cadowgeedo hajabo guul somalilaan Allow dhawr somalilaan cadowgeedo hajabo ✊ ♥ ❤❤

  • @yurub5288
    @yurub5288 Před dnem

    Waxa lugu socoda waa isaq war idinkuna waad isku maqan tihiin war fadhiga kakaca dadka bararujiya waa leydinku soo maqan yahay lama rabo in Aad noolato caloosha cadowga baad ku jirtaan isaqoow cid kala oo degan somalilaan looma socodo guul somalilaan cadowgeedo hajabo ✊

  • @AhmedIbrahim-ut3wm
    @AhmedIbrahim-ut3wm Před 2 dny +1

    Guul jamhuriyada somaliland from awdaL iyo salal

  • @user-nm7mz9jh2d
    @user-nm7mz9jh2d Před 2 dny +1

    Xisbiyada , Barlamankaiyo SaXaafadda Sadexdaa meelood ee,aan sheegay ururada yaan la noogu soo dhuuman sidii horaba,udhacday

  • @abassabdillahi726
    @abassabdillahi726 Před 2 dny +2

    Waxba ha reebanina😂
    Bal hadhowto waxba balaxayga yacay ina la arkin 😂
    Djibouti 🇩🇯✊

    • @cabdiwahaabnadaara7945
      @cabdiwahaabnadaara7945 Před 2 dny +1

      Ma dadka dhulbahnte iska celin kari waayey baa dawlad madaxbanan iska celin krta😂

  • @user-Axmed
    @user-Axmed Před 2 dny +2

    Jabuutay idinko baaba ay ayad calankiina Hargeysa keeni doontiin iga qora taa aniga

  • @FrontlineDiplomatsFD
    @FrontlineDiplomatsFD Před 2 dny +2

    Idinka itopiya oo aad dhul iyo bad ba siisaan oo aad umadii degenyd na ka barakicisaan ma Dan baad u aragtaan?

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 Před dnem

    Jabuuti Khilaafkii ugu horeeyey ee ka dhacay CAYDIID IYO CALI MAHDI IYAGAA KA MASUL AHAA SI AANAY SOOMALIYA DAWLAD U NOQON

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 Před dnem +1

    Haday intii hore jabhad u samayn waydey kalitaliska Ina Cumar Geele, Somalilaand waa in ay si dedgdeg ah jabhada Cafarta iyo mucaaridka Jabuuti ee qaxootiga ku ah Europe iyo Kanada iyo madaxdooda jabhad iyo saldhigyo jabhadeed uga samaysaa xuduuda Jabuuti. Waa in cadawga Ina Cumar Geele soo wado, cadaw hirdiya oo ka hortaga loo sameeya, kelitaliyahana waa in la burburiyaa kelitaliskiisa. Madaxweyne Muuse Biixi waa in aanu sugin inta Lowyacade iyo degaano Selel ka mid ah la qabsanayo. Ciidanka Jabuuti waa la hubaa in uu qayb ka noqonayo jabhad kasta oo xuduuda dagaal ka bilowda. Waxa Jabuuti jooga iyana ciidamo Somaalia ah oo Eritrea lagu soo tababaray oo Xassan Shiikh kaga tegey Jabuuti

    • @moeawale4891
      @moeawale4891 Před dnem

      Kkk naagtu inay wax dhasho inay uur yeelato yaa ka horaysa. Idiinkii ayaaba qabiil yar oo jabhada oo saboola oo wadama kale baryaya. Markaa maxaad dawlad kale oo awoodle yeeli kartaan. Takale, dhul qabiilo kale iska leeyiin oo deganyihiin sideed ugu dagaalimi kartaan. Malaha caqligu futada ayuu idinka galay.

    • @januarySl2024
      @januarySl2024 Před dnem +1

      @@moeawale4891 Been qaawan ayaad shubaysaa. Jiritaan aan dawlad ahayn oo xakuumadiisa, shaqaalihiisa, iyo ciidamadiisa Bulshada Caalamku mushaharka siiso in uu Somaalia yahay waa la wada ogyahay. Somaalia in ay Trusteeship UN ilaaliso oo maamusho waa la ogyahay. Jamhuuriada Somalilaand in ay dalkeeda iyo dadkeeda ku maamusho cashuurta dadkeeda oo iskufilan tahay.oo aanay kiish baryo sida madaxdiina sidan waa la ogyahay.

  • @user-qh8qe6oe5v
    @user-qh8qe6oe5v Před 2 dny +2

    Xayawankani weli manolaa doqno doqon dhalay huuraweyne maxuu siyaasad ka ogyahay

    • @Alxamdullilah1000
      @Alxamdullilah1000 Před 2 dny

      Horta hooyadaa ma ogtahay halkay kaa keentay intaanad siyasad gaadhin

  • @art_lto2450
    @art_lto2450 Před 2 dny +1

    𝚐𝚞𝚞𝚕 𝚚𝚊𝚛anka somaliland from zaylac💚🙌

  • @abdirashitshiikh3228
    @abdirashitshiikh3228 Před 2 dny +1

    WARYAA DOQONOW MAXAA KEENAY WAXAN OO MASHAQA NAXAAD U SHEEGI WAYDAY CIDDA WAXAN OO DHAN SABABTA U AH..
    ADEER HADDAAAD TAHAY AWAL MIYAANAD WAX ISKU FALAYN MA CARUURBAAD DADKA U HAYSATAAN, XAYAWAAN IBNU XAYAWAAN,

  • @fdama
    @fdama Před dnem +1

    Somaliland policy:
    Lets create enemies all around us.

  • @neimadjama7125
    @neimadjama7125 Před 2 dny +3

    Inalillah reer idoor oyinta jooji 😂😂😂😂😂😅😅😅😅

    • @mohamedyussuf9079
      @mohamedyussuf9079 Před 2 dny

      Vive somaliland

    • @neimadjama7125
      @neimadjama7125 Před 2 dny

      @@mohamedyussuf9079 waba oyinta 😂😂😂

    • @JamiilaJiimi-xq3pv
      @JamiilaJiimi-xq3pv Před 2 dny +1

      Adiiga iyo faqashtiina calacala😂

    • @zainayusuf5292
      @zainayusuf5292 Před 2 dny +1

      Reee shikh isaxaaq ma oyiy oo aafwayne iyaga tuuray daadkii 3 sacddo dhiga ku shuubay 2006 ee waligood dagaal galin aya uu darantahy😂😂

    • @neimadjama7125
      @neimadjama7125 Před 2 dny

      @@zainayusuf5292 reer boto ala berka Viva Dulhabante 🤣🤣🤣🤣🤣💃💃💃💃💃💃 Rahma yare hello kale cayayaanka buffi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @saidmm9953
    @saidmm9953 Před 2 dny +1

    Dadka qaar ee la wareystaa waa jawaasiis Itoobiya.

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 Před 2 dny

    Maamulka moooryaaanta mogadisho iyo taliska faasidka ah ee jabuuti runtii illlahay baaa facility

  • @user-mo2cl3xr7o
    @user-mo2cl3xr7o Před 2 dny +1

    Sida aa aga danqaneysid awdal state ayan anagana aga damqaneyna Somaliand ine Ethiopia isku dayan ine naga jaraan

  • @ahmedismail201
    @ahmedismail201 Před 2 dny

    Mr Abdirahman mahadsanid, Guul Somaliland.

  • @abdikaringulled
    @abdikaringulled Před dnem

    Well said Pro. Cadami 🎉🎉🎉 VIVA Somaliland ❤❤❤ Djibouti haday Jabhad miciinsatay tiil ma hayso 😂 warkeeduna wa cadho dhaqaale iyo xiqdi iyo buqdi ay u hayso dadka reer Somaliland.

  • @mohamedbahdon2772
    @mohamedbahdon2772 Před 2 dny

    Kkkk ma moodaa in Radio muqdisho 1970 ila 1980 in uu ka hadalay,waar aduunku media ka wada socodaa,kuleh aduunka oo dhan baa albaabkii ka soo.xidhay .😊😊😊

  • @CabdiqaniDaahir-xy6sd
    @CabdiqaniDaahir-xy6sd Před 2 dny +1

    War hadii aan sinjiga samaron ahy wxn leeyhy Wan soo dhawaynaynaa ciise Wayne in aan isku aragti nahy

  • @abdulazizd
    @abdulazizd Před 2 dny +6

    Makhnuud been badana. Ssc kaliya kugu filan

    • @aniisamohamed
      @aniisamohamed Před 2 dny +2

      Waad riyoonaysaa walaahi kala qabsanaan dhexdayada ah waad ku yara noolaan kartaa 😂😂😂😂

    • @Alxamdullilah1000
      @Alxamdullilah1000 Před 2 dny

      Hadaad doonto junuudii ibliis soo kaxayso ilaahay baa somaliland la jira

    • @abdulazizd
      @abdulazizd Před 2 dny

      @@Alxamdullilah1000 kuwii shalay ku garab taagna hubka iyo tageerada ku sinayey maanta cadawga waji malihid jabouti cida ay tageerto waa idinka

    • @abdulazizd
      @abdulazizd Před 2 dny

      @@aniisamohamed Cidna ma qasbi kartid 32 sana cidla taagnayd mantana waa ka sii rajo xuntahay dadkina dhinac ka raaca walahi bilahay inan somaliland wax la dhaho aduunkan ka shaqeyn doonin

    • @MohamedAhmed-bd4ug
      @MohamedAhmed-bd4ug Před 21 hodinou

      ​@@abdulazizd Ma wax Soomaaliya la dhaho oo dawlad ah baa jira!!!. Somalia aduunka waxay ka qoran tahay failed state. Sidaa markay tahay meeday Somalia.
      Anigu shaqsiyan waxaan aaminsahay in aan dhulka, bada Soomaaliyeed la siin Ethopia. Mida kale gobolo Soomaaliya ka mida waxaa haysata oo ka talisa Ethopia!!!
      Muqdishona cliidankeedu wuu jooga...... bal ka sheekee adigu!

  • @MawlidRashid-rn5xc
    @MawlidRashid-rn5xc Před dnem +1

    Ilaahay somali ha mideeyo

  • @Umamuna
    @Umamuna Před 2 dny

    Masiibo ilaahay ha ku rido. Faqashta iyo jabuutiba
    Ilaahay calaamuu ka muujinyaa

  • @muruqaawihassan
    @muruqaawihassan Před dnem +1

    Aqoon yahan iyo qofka suuqa jooga waa isku hadal iyo cadiifad xaasidnimo iyo waliba nacayb hadal aan ku salaysneen aqoon iyo fikrad suuban

  • @Fatmabdi
    @Fatmabdi Před dnem

    Qof weyn maran ma somalia jabhad samesay misa cadowga wllkin modan sameeyay oo idinka ina dowlad thn idinka dhadhicinayo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AbdiweliMohumed-op4tn
    @AbdiweliMohumed-op4tn Před 2 dny +3

    Kkkkkkkkkkkkkk ar habarkan dageyso war kac melahas ku ooooooo

  • @MohamedHassan-gi8cv
    @MohamedHassan-gi8cv Před dnem +1

    Aduunka oo idil aya cambaareyey heshiska.
    Sorry radio ayana laheyyn.

  • @WarfaXaaji
    @WarfaXaaji Před 2 dny +8

    S/ladn horta ayaa ah markaasaa la jawaabi karaa

    • @nicimanicima7429
      @nicimanicima7429 Před 2 dny

      Cadami geesi

    • @sportsreview8136
      @sportsreview8136 Před 2 dny +1

      Inta hargaysa degta iyo inta la fikirka ah oo kaliya

    • @AbdiWarsame-gw7oq
      @AbdiWarsame-gw7oq Před 2 dny

      @@sportsreview8136 😂😂😂😂 somaland ilaa lowyacado ilaa sool oo tuuladii darood ku xaar ka maqantahy ilaa ceerigaabo calanka tawxiidka leh ba ka lusho
      Lkn km4 iyo wardhiigley dawlada xamar marka ay dhaafto ayaynu is waraysan
      Qaruxu waa kugu keligaa camu
      Km4 car dhinac u dhaaf o bakaraha gaadh
      Adeer ma laba amxaar ba jira
      Miyaan cashuurta ugu badan amxaar ka guran bal wax na dafansii
      Cilaawiyoow

    • @zainayusuf5292
      @zainayusuf5292 Před 2 dny +1

      Somaliland waa lyagana oo cidna ma garan leh horta somalia yaa ah, ma amisom?😂

    • @superfun1819
      @superfun1819 Před dnem

      From Somalia sanaag never lander

  • @muhumedhajitubeh232

    MN Tv Waa Xanuunsanaya Kana Waa Axmar kkk

  • @DeereLabo-tn8ex
    @DeereLabo-tn8ex Před dnem

    ADUUNKANI ILAAH DAD KALA NUUC AYUU KU ABUUREY
    WAXAA JIRA DAD SI GOONI U FIKIRA SIDA DADKA KELE CAADIGA AH AAN U FIKIRIN
    WAXAA JIRAA DADKA LAYIRAAHDO KURDIGA OO DEGA IRAAQ SIIRIYA IYO IIRAAN
    WAA DAD YAAB BADAN OO AAN LA FAHMI KARIN LAAKIIN IYAGA WEEY ISFAHMAYAAN
    HADA SNM TA WAA SIDAA OO KALE
    WAR QABIIL BAAD TIHIIN QABIILADA KALE MAXAAD KA DOONEEYSAAN HADEEY DOONAYAAN INEEY ISMAAMULAAN
    SNM TA WAA DAD XANUUNSANAYO
    DAWLAD LAYIRAAHDO SOOMAALILAND MA JIRTO WAA QABIILO ISU TAGEY EEY KU HESHIIYEEYN INEEY SI NABADGELIYO KUWADA NOOLAAD
    HADII LA HESHIIN WAAYEY QOLO KASTA XAAFADEE HA XAAR XAARADO
    MASKAXDA FIYOOW WAA SIDAA
    MASKAXDA XANUUNSANEEYSAA WAA SIDA SNM TA

  • @jamaalxuseen4518
    @jamaalxuseen4518 Před 2 dny

    Maasha Allah geesi geesi dhalay Mr cadami

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před 2 dny

      Kan nacaskaa xaskiis iyo ciyaalkiis ka kaxaystay buule

  • @nimcohirsi2878
    @nimcohirsi2878 Před 2 dny +1

    Mr Cadami aqoonyahan inta fahmaysa yar wayo aqoontu waqali

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před 2 dny

      Horta ciyaalkiis iyo xaskii faqashtaa racaday nacaskciyaalkiis faqasht haystaan

    • @nimcohirsi2878
      @nimcohirsi2878 Před 2 dny

      @@hassan-mp1pk waxaad tahayba wad buktaa because aqoonyahanka iyo jaahilku isku aragti maha. Adigoo cafimad qaba so jawaab

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před 2 dny

      @@nimcohirsi2878 degree waa laa haystaa but isguu inuu hadlaa maha ciyalkiis mayay maxa uu dhigaa 101 ciyalkaygii waxa qatay faqash 102 mayday my wife

  • @user-qu7ez2np3w
    @user-qu7ez2np3w Před 2 dny +2

    Kķkk hhhjjk kkkkll jabuuti bay afka lagaleen guulow maalintaad ciin daaqdo ayaa laguu yaabaa

  • @AhmedAbdiH
    @AhmedAbdiH Před 2 dny +1

    Ninkan Waab Benaale. Barlamaanka Itoobiya Lama Horgaynin MOU.

  • @aminamohammed5902
    @aminamohammed5902 Před dnem

    Jabuuti markuu faransiiku haystay laabaatan heesood ayaanu tirinay ragayagii ayaa ku madhay waanu ku faraxnay markii gumaysigu ka kacay habeenkii maynu seexan ma makii angu aan aqoonsi doonay ayay cadaw nagu noqatay hadaba adaa mucaaradkaagu cida ka banyahay wanan marti galinaynaa mucaaridkaaga ee xagaydu gali jabuuti gaaboy soomaalilaan ha jirto ha joogto

  • @user-vx5sq5yf2c
    @user-vx5sq5yf2c Před dnem +1

    Waxa uu nagu yiri dal walba maslaxad buu leyahay hadana wuxu nGu qancinaya cidamada ithobia baa heegan ugu jira in ay dekedaha Somalian qabsadan bal is wafaji

  • @KhadraJibril
    @KhadraJibril Před dnem

    Isaqland in aad la baxdoo ayaa ku ficneyd sidaas ayaa kula talinayaa, sababtoo dhulka waan degnaa ee anaguna ma aqoonsanin gobalka aad sheeganeysaan

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 Před dnem

    Inagoo qab leh muse iyo m.kaahin ba ina jabiyey...wa sababta jabuuti iyo somaliyadii fashilantay inagoogu so dhiiranayaan. Waa inaynu xisbiga waddani tijaabinaa si ay suryada layna geliyey uga baxno.

  • @dalalmaakhiri1060
    @dalalmaakhiri1060 Před 2 dny +2

    😂😂😂Kani MASKAXDA & FAHANKABA waa ka EBER wuuna ka ABAARSADAY, badda CAS & BADWEYNTA HINDIYABA dawlada SOOMAALIYEED baa ka talisa waxaana DIFAACAYA heshiiskii walaalaha TURKIGA lala galay oo full power u ISTICMAALAYA marka kooxda yare CUQDADA & CUNSURIYADA la yuururtaay naftiina ha HALIGINA uu HAWLO aydinaan AWOOD & TAMAR u hayn ha dhex dabaalanina sida DUQSIGII MARAQA KULUL DALAQDA yiri 😂😂😂🇸🇴⚔️🐎🇸🇴

    • @Alxamdullilah1000
      @Alxamdullilah1000 Před 2 dny

      Lixdankii sanno eed luqmada xaaraanta ah cunaysay way dhamaadeen XAQ NINKII LAHAA BAA LEH. dulaysi talyanigii ku dulaysan jiray dib u bilaw .

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 Před dnem

      Odaygani dhuLkuu xukumo isagu ayuu ka hadlayaa ee koonfur kama hadlayo sabab aad ucaydid majirto

    • @MohamedAhmed-bd4ug
      @MohamedAhmed-bd4ug Před 21 hodinou

      Taada aan kuu raacee Turkigu muxuu u difaaci waayey gobolada dhan ee Ethopia haystaan! ee ay maamulaan - mise Soomaaliya ah.
      Badda, dhulka iyo Soomaaliyeed in Ethopia la siiyo anigu waan kasoo horjeedaa, hase yeesher dadka riyo maalmeedka ku jira ee aan ogayn in Soomaaliya aduunka ka qoran tahay failed state ayaan la yaabaa!!.

    • @dalalmaakhiri1060
      @dalalmaakhiri1060 Před 11 hodinami

      @@MohamedAhmed-bd4ug BEEN maad sheegin!!! Waxeenu waa FADHI ku dirir DOQNIINO!! DOQON iskumaqan oo lagu maqan yahay baynu nahay ee IN WAXGARAD ah oo RABBI ka cabsanaysa HOGAAN Raxmaanku ha inooga dhigo!!

    • @dalalmaakhiri1060
      @dalalmaakhiri1060 Před 11 hodinami

      @@cabdalacawilyoohiye3 Walaloow Cayda XAAL baanba ka bixiyee AMXAARO XABASHI iyaguba cadaw isu ahi innagana HADH inoo jiidi maayaane inta Adduunkanikaga reebtay ee tuugada iyo xumaan ka taliska ah aan iska QABANO oo wadajir iyo Walaaltinimo wax ku wada Qabsano CADAWGANA fursad yaaynaan siin❤️

  • @user-jj9gl5yd1w
    @user-jj9gl5yd1w Před 2 dny

    Dee waa maamul isaaq waa run
    Waa runtii

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před 2 dny

    XASAN SHEEEKH ISAGSBA ICTIRAAFKA SL CALAMKOO DHAN GAADHSIYAY SHAQADI WASARADA ARMAHA DIBADEE SL XASSAN SHEEKH BAA QABTAY. SAXEXI UNBA MUSE KU XIDHANN

  • @mawliidhassan5625
    @mawliidhassan5625 Před 2 dny

    ❤❤❤❤❤guul.somali.❤❤❤❤❤land ❤❤❤❤❤❤❤❤Somali ❤❤❤❤❤❤land .❤❤❤❤guul.❤❤❤❤Somali ❤❤❤land ❤❤❤❤guul.❤❤❤❤guul ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HassanDjama-hp4ek
    @HassanDjama-hp4ek Před dnem +1

    Ciise iyo gadabuursi dhulkodi xabashi ayaan keenaya adaa laga haya wana rag ka saari doona dalkoda
    baq baq lee amba aamus

    • @moeawale4891
      @moeawale4891 Před dnem

      Waxa la yidhi nin durbaan tumay ilaaq dalbay. Dhulka qabiilada kale ee soomaalidu leeyihiin ee xataa gumaysigii cadaaye ingriisku ka qaadi kari waayay haad itoobyaan ka xaraashi tidhaahdeen sheeko dambe way dhamaatay ee xafaayada xaarka xajiso. awow.

  • @Caalim267
    @Caalim267 Před 2 dny +1

    Badda cas😮😮

  • @abdirashitshiikh3228
    @abdirashitshiikh3228 Před 2 dny +4

    THOSE WHO ARE IN POWER IN SOMALILAND ARE RESPONSIBLE FOR THE POLICAL CRISIS THAS HAPPENING IN HORN OF AFRICA..

    • @Caweys-pt3qs
      @Caweys-pt3qs Před 2 dny +1

      Ooooh is it?????? What shall we do then????😂😂😂😂😂

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 Před dnem

    Waykujabi doonan jabuuti insha allaah

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj Před 2 dny

    Canfar tu ha timaado somaliland oo halkaa Difaac iyi dirir ha ka galaan💪🏾💪🏾

  • @moussawahib3921
    @moussawahib3921 Před 2 dny +4

    Hergeysa waa in la burburiya mustaqbalka only we need one somalia weyne issaq ma rabno

    • @user-mg3kp1cd2p
      @user-mg3kp1cd2p Před 2 dny

      Halakasaay usucotaa , Snm way burburaysaa , Isaaq Xalaala ayaa ka mid noqon doona SOOOMALIWAYN

    • @user-my7li8pf9s
      @user-my7li8pf9s Před 2 dny +2

      Kusoo xaar dee😂 wax kale ma awoodide ciil-qabe adeerkaagii gaalka ayaa waanigii eryaday ee uu suulku ku bakhtiyey qaarna waanigii Codka ka badalay intaan dhuunta kala jaray😂

    • @Caweys-pt3qs
      @Caweys-pt3qs Před 2 dny +1

      Alla maxaad iga qoslisey 🤣🤣🤣 Illahey uun baa ISAAQ madhin kara ee bal kaley adigu madhi dee

    • @user-my7li8pf9s
      @user-my7li8pf9s Před 2 dny +2

      Ciilka aad noqo haysaan haddaad awoodi lahaydeen nuclear ayaad naga jari lahaydeen laakiin idinkiibaa is madhiyey🤣 is cuna maalinkasta ugu yaraan 20 qof ayaad Iska cuntaa n🤣

    • @Degaliah
      @Degaliah Před 2 dny +1

      Isaaq hortaa hiraa baabin waayay walahi inaanay somaali jiraayn danbeee jabhadi SNM dhashoodi ayaa joogta oo ka maal badan maalinti,,, halawadaa waasho ayaa sosocotaa

  • @abdit8270
    @abdit8270 Před 2 dny

    Well said siyaasi Cadami

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 Před 2 dny

    Well said

  • @rahmanuur5191
    @rahmanuur5191 Před 2 dny

    Somalilan guulla ❤❤❤

  • @AbdiBuraleisse
    @AbdiBuraleisse Před dnem +1

    Walee wakan kii la odhanjiray ciro khasaartay

  • @user-zk1nf1gi2u
    @user-zk1nf1gi2u Před dnem

    Jabuuti ma oga inay SL iyo S soo hore ugubatay iyadan walagu so dari jabhadu hays Raacan

  • @khaalid713
    @khaalid713 Před 2 dny

    hadii jabhado ay noqoto laysku hubeeyo DJabuti iyadaa ugu futo xun anakuna waanu u hubayn doonaa jabhadaha ku kacsan mida kale wax aanu ku qabno jabuuti ayaa iska yar iyaga ayaaba s/land u aoo xagaa baxa xadkan waanu xidhi doonaa sidii madaxwayne daahir riyaale u xidhay

  • @carloscasstano5364
    @carloscasstano5364 Před dnem

    Anoo ah arday kasoo jeeda somaliland waxan ii muuqata in somaliland 33 sano wax horumar ah may samayn

  • @mahmoudmoussa3832
    @mahmoudmoussa3832 Před 2 dny +1

    Nin daad-qaday xunbo cuskay

  • @abdullahiabdi1332
    @abdullahiabdi1332 Před 2 dny

    Walalaha gadubursi iuo cisse haka xorestan dhulkoda argixisada labaxdey somalidiid snm ee xabashida asastey si logu carqaladeyo madaxbananida somalia 🇸🇴

  • @MohamedHanad-ys8lt
    @MohamedHanad-ys8lt Před dnem +1

    Idinka guura oo dhul amxaaro iyo oromo aada dhulka somali baa leh

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před dnem

    waa markii labaad ee cawil somaliland meeshay joogtay ka raro uu barwaaqo u raro mashallah !!!!!!!!!! from saylac waanu jecelnahay in dagmadu ku birto magaloyinka dakhliga sameeya kana faayido 10% of the somaliland budjet lana target gareeyo ethiopia electricity and DDS oil exportations in saylac

  • @MohamedIbrahim-yk4cs
    @MohamedIbrahim-yk4cs Před 2 dny +1

    Ethiopia iyo waqooyiba waxa dabada ka wadaa waa imaaradka

  • @khaalidmaxamed4518
    @khaalidmaxamed4518 Před dnem

    Mushkilad aan aftaag iyo afarta ey ahayn garan maayo anigu.