"Aniga oo Muuse cafis waydiistay Hargeysa tagi maayo" Xildhiban Mahdi Guuleed Q-2aad

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 14. 06. 2023
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Komentáře • 576

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 Před rokem +19

    Illaahey baa Muuse Madaxweyne nooga dhigin oo naga qabtey, Subxaanallaahi Qaadirul Axad

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 Před rokem +5

    Mashalla Long live Mahdi guleed he is intelligent person Really it's excellent Interview thanks alot Mahdi ❤😅🙏

  • @axmedcade5068
    @axmedcade5068 Před rokem +5

    Taarikhdaa ku xusi doonto dhalin yarada somaliyed waxey qoreysa manta qof walbe qaladkisa iyo wanagisa amaan baa ka timid mudane wan ognahay wax walba wanaga sii wad Somalinimada haku deeqdo abaal weyna wan kaga aheyna kiiskii badena somaliyed oo aad zaaid u daafacady guul ayan ku rajeyna xisbiga wadato Mar walbe wan wadanaa hadaa nahay dhalinta muqdisho

  • @sheekodiid
    @sheekodiid Před rokem +5

    Waa Nin Karmeed Mahad Guuleed. Guleyso Legend.

  • @noorawdoll3128
    @noorawdoll3128 Před rokem +9

    Madaxwaynaha mustaqbalka dhaw insha allah ❤

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před rokem +6

    Nin bisil oo sharaf leh alle cimriga iyo cafimaadka ha Ku barakeeyo

  • @mohamedisse9986
    @mohamedisse9986 Před rokem +6

    Guuleed legend keep going

  • @MohamedMohamed-qm4bf
    @MohamedMohamed-qm4bf Před rokem +1

    Maashaa Allaah; wallaahi waa siyaasi professional ah dhibta ay soomaali maanta ku jirto ninkan unbaa ka saari kara haduu helo siyaasiin la aragti ah. mahdi Guuleed Illaahay haku barakeeyo adiga iyo caruurtaadaba

  • @himilo101
    @himilo101 Před rokem +11

    ""The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🧠❤😢""

  • @Iska-Hubi
    @Iska-Hubi Před rokem +16

    Deeq bixiyayaasha Allah baa deeqda bixiyee 8:31 '' well said Mudani Xildhibaan Mahdi guuleed

  • @ayaanleahmed9819
    @ayaanleahmed9819 Před rokem +7

    Mahdi Guuleed....Masuul iyo waxgarad bisil❤

  • @elhanweera2435
    @elhanweera2435 Před rokem +5

    100 0/0 shicbka somaalilaan waxay ugu celinayan mw biixi dhamaan shicibku 100,80 guuxa shacbka dorashadana fagaare cad ayaa lagu qaban iyo caalamka inshaallaahu guuuuuuuul somaalilaan qarnimdeda

  • @somalitech102
    @somalitech102 Před rokem +2

    Legend waa intelligent politician

  • @deeqo123
    @deeqo123 Před rokem +1

    Masha allaah caqligaada allaha ku daayo mas,uul

  • @ayandayib6228
    @ayandayib6228 Před rokem +2

    Mansha allah illahy aqliga saliima illaahy haku barakeeyo

  • @bileabddiAndi
    @bileabddiAndi Před rokem +2

    MMTV wariyahan ha la abaal mariyo . good job !

  • @abdirashidabdi
    @abdirashidabdi Před rokem +2

    Well informed

  • @HassanAhmed-np2ys
    @HassanAhmed-np2ys Před rokem +5

    The man has avoided multiple times the question of unionism, the part one of the interview, he explained his previous job in somaliland and again he avoided when asked why he left somaliland and decided to join Somalia he ignored the question. I don’t know 😮maybe I am reading between the lines.

    • @abdulkasem1398
      @abdulkasem1398 Před rokem

      He is staunch unionist. He does not believe in somaliland sovereignty. I am surprised they are making big deal of this guy.

  • @user-gn1hz5zu8u
    @user-gn1hz5zu8u Před rokem +1

    Masha allaah halyeey geesi aqonyahan nabad doon caaqil wlhi wuxuu uqalmaa madaxweyne mr mahdi guleyd isha nacabka allaah haka hayo insha allaah thanks

  • @deeqo123
    @deeqo123 Před rokem +1

    Insha allaah guul bay ku dhammaan, Somali qalbiyadooda alle mid haka dhigo

  • @user-dt3ti1mt2i
    @user-dt3ti1mt2i Před rokem +17

    Ninkii hadlayaaba hayska hadlo s/land horay u socotaa guul iyo gobanimo Insha Allah

    • @cabdixaafidxaad620
      @cabdixaafidxaad620 Před rokem +3

      Inay socoto waan doonaynaa ee hala tartamo kii ilaaahay uqoraaa healyaaa

    • @marer100
      @marer100 Před rokem

      Indha adeyga iska daa, tani dagdag ayay dibdib ugu socotaaye 😎

  • @OmarAli-ef5if
    @OmarAli-ef5if Před rokem +3

    Libaax mahdi guuled wa aqooyahan Somaliyed

  • @abdulkadirdirie6146
    @abdulkadirdirie6146 Před rokem +19

    Wow, this is a great discussion 👏

    • @allyjama3552
      @allyjama3552 Před rokem +3

      What discussion?.. it's a personal attack towards the president of Somaliland, this guy he's not a politician.

    • @abdulkadirdirie6146
      @abdulkadirdirie6146 Před rokem +1

      @Allyjama, there's no personal attack here. it's just true and fact

    • @xalimoxuseen4476
      @xalimoxuseen4476 Před rokem +1

      ​000

    • @namiin3034
      @namiin3034 Před rokem +1

      ​@@abdulkadirdirie6146 go and correct your very poor English 😅,

    • @Caweys
      @Caweys Před rokem +1

      ​@@abdulkadirdirie6146 what kind of fact??? I'm sorry, but you're pathetic guy.

  • @cuudcuud
    @cuudcuud Před rokem +10

    INTELLIGENT PERSON SOMALI NEEDS MORE LIKE YOU!!!!!!!!!!!!!!

  • @kalsonwacaniskokalson1925

    He is an excellent polite, palatable and powerful politician Somali boy! Intellectual leader 🌹🇸🇴💓🇸🇴🌹👍

    • @abdifatahbashir
      @abdifatahbashir Před rokem +5

      Exactly, no more words you already nailed it

    • @NurAlaaNur
      @NurAlaaNur Před rokem +1

      I Agreed with you everything you said except : Somali Boy.... wording. Eventhough you're saying over joyfully.

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Před 11 měsíci

    Wallaahi caqliga Allaah ayaa bixiya ⁉️ Masha allaah allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin subxaanallaah ❓⁉️‼️

  • @abdulkadirismailismail9591

    I am Somalilander general ala ya raxmee is Somali peaple hero

  • @farhangaas2190
    @farhangaas2190 Před rokem +11

    Wariyuhu fursadbuu helay lkn sidii larabay ma noqon

    • @AhmedMohamed-yt5sj
      @AhmedMohamed-yt5sj Před rokem

      waad asiibtay halkaa farxaanow

    • @SaynabAhmed-wn4by
      @SaynabAhmed-wn4by Před rokem

      qof waliib maalin baadanbayda illahay iis hortaagayo

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 Před rokem

      @@AhmedMohamed-yt5sj ma wuxuu ku asiibay inuu farmaajo daba dhilif ku sheego xasan dhiiqana muwaadin oo ilaa dadkii iibiyey jabuuti lagaa taliyo cuqdad qabiil iyo caadifad aragti laguma cabiro

  • @amalomar860
    @amalomar860 Před rokem +2

    Mahdi Guuleed nin culus aqligana saaxiib u ah guuleyso mudane

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 Před rokem +13

    Mahdi guuleed waad mahad sanid sidaad shaqadaada ugudatay waxaa tahay musuul aan la ilaawi doonin Insha Allah adigoo madax weene ah waan arki ❤❤

  • @Wiyeeryare
    @Wiyeeryare Před rokem +10

    Waar ileen Muuse 😢😢😢😢😢 Subxannallah Meesha Waxba Mayaalaan

  • @maandeeqmedia3422
    @maandeeqmedia3422 Před rokem +3

    Mahdi guleid waa Aragti dheer
    Waxyaabaha uu caanka ku yahayna waxa ka mida
    Dhexdhexaadinta Iyo Odayeynta Arimaha Beelaha somaliyeed
    Waa Nin Og wixii somali so martay sido kale waa Nin Garanaya Halka Somali u socoto iyo lagu bad baadin karo

  • @abdirahmanismail9086
    @abdirahmanismail9086 Před rokem

    Roog cadaa siyaasi ah aft ahan aragti dheer iyo caalim waxbadan og
    Hadalkisana cad yahay 💯👏👏🙏

  • @AbdirahmanMulac-jk9hu
    @AbdirahmanMulac-jk9hu Před rokem +13

    He is magnificent man

  • @abdulkasem1398
    @abdulkasem1398 Před rokem +2

    Miskiin, cafiska qaado hooyadaa aad soo argtide.

  • @aliabdullahi4343
    @aliabdullahi4343 Před rokem +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @barakatnur3455
    @barakatnur3455 Před rokem +2

    I had a respect for him, not any more. He went too far below the belt

  • @Land_of_Punt
    @Land_of_Punt Před rokem +12

    Long live Somalinimo and Somaliweyn from Djibouti to NFD ☝🏾💙🇸🇴🤲🏾

    • @namiin3034
      @namiin3034 Před rokem +1

      Maxa kaa sii ah😮 Somaliweyn baad sheegaysa jabuuti oo diiday Somali iinay ku darsato na waad xusaysaa 😂😂😂

    • @MubYus
      @MubYus Před rokem

      Jabuuti ku soo dar Soomliweyn.

    • @daawadmedia8702
      @daawadmedia8702 Před rokem

      Jabuuti aduunka baa aqoonsan ee somaliland yaa aqoonsan,
      Isaaqow Soomaaliweyn soo raaca.

    • @smeshcel3025
      @smeshcel3025 Před rokem

      ​@@daawadmedia8702qarax bn ka dambeena miyaa?

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 Před rokem +8

    Hal run ah sheegi maayo. Farmaajo dabodhilif ayuu u ahaa dadku la dhashay, qof na u ma tudhin.

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 Před rokem

      Farmajo waa Dahab qaraabadiisa u diiday boobka xoolaha ummadda

  • @lit7189
    @lit7189 Před rokem +10

    Iinsha allha adigo maxabuusa baa somaliland lugukeni iinsha allha cadawga somaliland oo ada kowo katahana waa lasoafajari iinsha allha waa wakilki faramajo somaliland uuqavilsana

    • @NurAlaaNur
      @NurAlaaNur Před rokem +1

      Muuse Waa Jaahil 2 Chance Gafey. Somaliland Isagey Ku Budhbudhi In Uu Madaxweyne Federalna Wey Gaftey... Farmaajano In Uu Ninkan Waalan Soomaali Weyn u Dhiibo Wuu Ku Qaldanaa.

    • @khadaraidid2870
      @khadaraidid2870 Před rokem

      Caaac hadii runtu ku dhibeyso loxooxdad qoosho meel ay kaga timi ma,ogide

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 Před rokem +13

    Marka lagu leeyahay Aaakhiro Xisaab Baa Taala ......

  • @lovenmercyfdc4291
    @lovenmercyfdc4291 Před rokem +4

    Xasbiya’Allah wanicmal wakiil!!!!! Alle ayaan shartaadaka magangalney🤲🤲🤲 Mudane Muuse waa Geesi qaran oo somaliland daacad u ah we trust him 💯 Allow Caadiqaadayaash Cadawga kabaha u sida naga qabo🤲🤲🤲Guul Muuse Biixi❤️ Guul Somaliland ❤️

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 Před rokem +14

    Anigu ninkan fadhiidka ah lama yaabani lkn waxaan layaabanahay kuwa geesi halyey iyo wax lamida ku sheegaya

    • @fatufabulous5703
      @fatufabulous5703 Před rokem +1

      😂😂😂 waa runta talow yaa geesi ah marka

    • @Redspittingcobra
      @Redspittingcobra Před rokem

      ​@@fatufabulous5703
      Muuse iyo inta Soomaali naceyb ku jiro ee Adna Aadan kamid tahay ayay dadka reer Soomaalilaan u yaqaanaan geesiyaal.

    • @Degaliah
      @Degaliah Před rokem

      Wa geesi sheekadi khaliif baa lagu maydhayaa 😂😂😂

    • @axmedaden1655
      @axmedaden1655 Před rokem

      @@Redspittingcobra somali nacayb iyo waxaa dadka maan gaabka ah ayaa ka sheekeeya adeer somali nimada intaada ku eekow jcylka aad ka doonayso maanu fahmine

    • @hassanfarah8417
      @hassanfarah8417 Před rokem

      OGI OGI NINKII ISHA DABA AADMIGAA ARKA NINKII UURKA DABANA SWT ILLAAH BAA ARKA.
      MAANTA MA DAHSOONA DHIBTA IYO DIBIN DAABYADA HADIMO IYO SIDA LOO LUG GOOYEY DHAMAANBA BULSHO WEYNTA SOOMAALILAND EE HANKIYO HIMILADOODII WADAREED XAAFAD QUDHA LOOGA DHIGAY IYADOO LOO ADEEGSADAY DHUFAYSKAAN LA DHAADINEE AH MUNAAFAQ LAGU KALA WEERAYOO DANAYSTAYAAL HABAAR QABAA AY KU KALA QAYBSHEEN IYO COLAAD IYO CADAAWAD LAGU KALA FANTEEYEY MEELAY JOOGTABA BULSHADII SOOMAALILAND OO DHAN,
      SI AANEY MARNABA ISUGU ERDHAN IYAGOO AAN SINABA U KALA MAARMIN OO RUNTI WADA AH WALAALO WADA JIROO WAX WALBA WADAAGAA KU AH IYO SI AANEY MARNABA U WADA YEELAN ARAGTI MIDAYSAN OO WADEECIYO WANAAGOOD U KALA MUUJINAY.

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 Před rokem +12

    Mashallah
    The best idea and conclusion for Lascanod conflicts to be solved
    Mr. Mahad had expressed its very clearly the way how this conflict should be solved it just to draw the Snm militants from Lascanod to Oog

    • @Caweys
      @Caweys Před rokem +1

      Maacaaac Maacaaac.

  • @abdulkadirismailismail9591

    Wàar waxaan hadlayaa wàa cagabaruur

  • @ismailnasri9936
    @ismailnasri9936 Před rokem +1

    Muuse biixi kuwuu ciilay ayuu ka mid yahay,
    Ilaahay hargaysa kume keeno munaafaqyahow xumi

  • @daawadmedia8702
    @daawadmedia8702 Před rokem

    Madaxweynaha Somaliland kadibna madaxweynaha Somalia oo mideysan Mahdi Maxamed

  • @MaxamedSanyare-yn4xr
    @MaxamedSanyare-yn4xr Před rokem

    waa ninkii u liitey Mahdi guled somalia xil ka qabtey

  • @baashe09
    @baashe09 Před rokem +1

    Mahdi Guled Hadalkiisu waa Raad Gadasho ,Waa Basaaska Muqdisho u Jooga Muuse Biixi,Nisa waa ogtahay

  • @jamaimport
    @jamaimport Před rokem +1

    Waa nin macquul ah ilaaheyna leedarada SaaS xaqa ha utuso iyo caqliga wanaagsan

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 Před rokem +16

    Cajiib sirba soo baxday waan aaminsanaahay soomaaliwayen qabiil kaliya qaran manoqdo midnimo umada somaliyeed ❤

  • @bellarota8044
    @bellarota8044 Před rokem +3

    Long Live Somaliland 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @ibraahin-ed5zs
    @ibraahin-ed5zs Před rokem +2

    😂😂😂😂 muse waa nin adag wallahi

  • @NasserMourad-mh4ey
    @NasserMourad-mh4ey Před rokem

    Bakhtiii

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse Před rokem +1

    Waa edeb daro iyo dhaqan xumo in dhulkaaga aad shaqsi cafis u waydiisato. Dadka reer waqooyi waa in eey ka biyo diidaan dhaqan xumida musebihi waqooyi.
    Shaqsi walbo oo Somali ah waxuu xor u yahay in uu u safro dhulkiisa waqti walbo

  • @rahmanour3541
    @rahmanour3541 Před rokem +1

    Legendary 😂

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před rokem +1

    ISLA WEYNAA CAFIS LAANKUMA IMAN KARTID

  • @sayidnuur6957
    @sayidnuur6957 Před 11 měsíci

    Xikdhibaankan wuxuu u qalmaan inuu noqdo Madax weeyaha soomaaliyeed ama somaliweyn 2026

  • @AbdirahmanMohamed-hm8nd
    @AbdirahmanMohamed-hm8nd Před 5 měsíci

    Hooydaa uu sheegy ina ina bahaal guul somaliland

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 Před rokem

    Waa runtiis soomaalidu waa dad walaala

  • @Geo598
    @Geo598 Před rokem +4

    Madaxdi dawladii farmajo ilaa xad heer sare ayay ahayen
    Mahdi guuled iyo fahad yasin warayziyadodi aya cadayn u ah raganimadu qabil maha wa midnimda ❤

  • @ahlamaden738
    @ahlamaden738 Před rokem +7

    Ninkani waa geesi caqlibadan, Runsheeg waa ceebsheg wan kuwadanaa Adeer❤👏👏👏

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před rokem +5

    Xildhibaan mahdi guuled wa cabqari wax badan og oo hadana diyaar u ah inuu falkiisa iyo dadkiisa u shaqeeyaa
    Allow Cimri dheer iyo caafimaad sii❤❤❤

  • @roblehraguehrayale303
    @roblehraguehrayale303 Před rokem +1

    Nacas lagu shubto Muse Bixii waxba uma shegikaro. 3:36 3:39 Madaxweyne Muse Bixii Cabdi iyo xashka anagu Muse ban difaceyna o walahiya 💪👈

  • @abdirashiidcawaale6024
    @abdirashiidcawaale6024 Před rokem +5

    Asc mahdi guuleed geeeesii❤❤❤❤

  • @daharashid5262
    @daharashid5262 Před rokem +4

    Top politician

  • @abuahmed5748
    @abuahmed5748 Před rokem +6

    He nailed every point perfectly ; he is a heavyweight ,upcoming politician✍️.

  • @abasmohamud1348
    @abasmohamud1348 Před rokem +3

    Asc Masha Allah xildhibaan mahdi guled waa halyeey aan runta kagaban

  • @warsameg2997
    @warsameg2997 Před rokem +1

    You're absolutely right thanks Mahdi

  • @FarhiyakhalifSheikh-zt7pw

    Intaas mahaysataa

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 Před rokem +1

    adigu gacan ku dhiiglayaashii dilay General Galaal Eng Yariisow iyo Ikram tahliil ayaad ku jirtay wajigaaga dadka ka qari ayaan ku odhanlahaa Aakhirana meel ayey kuu taal

  • @cabdisalaanwarsame9448

    Hayaay team ina farmaajo oo soomaaliland ku qulqulaaya,dhaqaalihii ay soomaaliya ka dheceenna doonaya in wasiir bayle iyo mahdi guuleed ku dhexgalaan siyaasadda soomaaliland,war reer SL digniin waa qabtiin.

  • @abdirisaqhassan
    @abdirisaqhassan Před rokem +11

    Nimanka u camiraya waxaan leeyahay. Ma waxaad caqli ku sheegteen Somaliya oo nabaddeeda ajnabi gacanta ku hayana Mustaqbalkeedu wuu ifayaa Somaliland Oo aan cidna waxba ka sugeyna God bay kusii dhaceysaa.

    • @maryanmohamed6688
      @maryanmohamed6688 Před rokem +1

      Hhhhh Akoon Gaara Lacagta Suuqa Waaheen Iigu Shuba!!! Muuse Baloodh.

    • @qalbihodon721
      @qalbihodon721 Před rokem

      Dagaal mel uusan ka dhicin ma jirto melaha dunida igu dagalada badneed imika wa loo dawarsi tagaa!. Meel Barwaqo iyo Caqli yaal ba dagaal ku regaadaa.

    • @Daganhajji2022
      @Daganhajji2022 Před rokem

      Mawaxaad dafiraysaa in lacaguhu soo maraan muqdisho.

    • @hassanfarah8417
      @hassanfarah8417 Před rokem

      OGI OGI KAN MUGDIGA IYO NUURKAA ISUGU MIDA.

    • @timroyacoub8369
      @timroyacoub8369 Před rokem +1

      Somalia 🇸🇴 oo nabaddeda ajnabi ku gal galanayo oo diidan yahay iyo mirqaan land oo waali cirka maraysa oo sahra hiddo biis iyo edna bila asal iyo khadra xaud ay hogaamiyaan maad soo qortid

  • @xisaabaadkaxisbaadka1112

    Bilaa mustaqbal baad u eegtahay wallee

    • @ahmeddini9519
      @ahmeddini9519 Před rokem

      Ninkasto reer koofur ah baa fadhiga uga kaco ee mawaxad kawadaa hargeyso oo xaafad la mid ah baakuu careysan

    • @theman8189
      @theman8189 Před rokem

      walhi mahdi wa libax, xantii dumarka ayad haysa sida cadiga😂

  • @HBielb
    @HBielb Před rokem +2

    Horgal weye wlh 😂😂😂😂

  • @shacnishariif4521
    @shacnishariif4521 Před rokem +1

    ✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅

  • @27May1988
    @27May1988 Před rokem +6

    Mustafe Qodax ayaa qadiyadda Somaliland ka shaqayn jiray kani kaba qaadkii Farmaajuu ahaa

  • @sahraawmuse6359
    @sahraawmuse6359 Před rokem

    Qarankii meeh

  • @sahradaher9018
    @sahradaher9018 Před rokem +3

    Mancha alaah isaaq inta ninkano kale nool yahay walee khair waa ka buuxaa musana war waa loo dhameyaay inama kaso saar godka umana doorasho uqaboo

  • @axmediimaan9722
    @axmediimaan9722 Před rokem +1

    Ciidagale is waraysanaya hawshiina wata sxbayaal. Waxaba adag sida an ku aamini lahayn waxan u shubayo mahdi.

  • @myusuf951
    @myusuf951 Před rokem

    Siyaaasada ninka kaliya ee fahmay ee somaliya mudane Khadar

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 Před rokem

    Wan waa ethiopian

  • @yool2176
    @yool2176 Před rokem +2

    This guy is trying to stay relevant and get some media attention we all know what he truly believes

    • @smeshcel3025
      @smeshcel3025 Před rokem

      What does he believe in? I dont know who this guy is

  • @aliadam180
    @aliadam180 Před rokem

    Diimo majiraan haldiin baa jirta
    قوله تعالي ان الدين عند الله الاسلام

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 Před rokem

    MUSE HE DESTROYED IDOORLAND NO MORE MUUSE MURDER

  • @ig5254
    @ig5254 Před rokem +3

    Mahdi Guuleed Guuleyso Siyaasi Aqli Badan Ayaa Tahay
    In Adiga Madax weynaha Somaliya Lagaa Dhigo Ayaad Istaahishaa

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 Před rokem +2

    Hartigu markay maagayaan kowooda slnd jooga qofka ku masaalaan ee ay yidhaahaan waxay la midyihiin isaaqa jooga xamare bariiska ka xoogsada

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392

    Somali waxaa meeshaa fooshxun oo ay fadhido dhigay siyaasi khaa,in ah tuuga ah dantiisa ka hormariyo mid guuda ..allow somali usoo saara hogaan daacada ah

  • @mahmudhassan1103
    @mahmudhassan1103 Před rokem

    Nin Kan haujawabo mahamed moge

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Před rokem +1

    Waa waraysigii fahad Yasin oo kale waw.
    Ninkan waa very intellegent.
    Adigaa lagaa dhigi Madaxwaynaha Somalia Inshalah

  • @cawocalicawodheman4938
    @cawocalicawodheman4938 Před rokem +1

    LAXDAN ARIMAHA SOMALILND YAA UGA FADHIYEY KAALAY HARGEYSA ITAAL YARAYDE NIN DAAD QAADAY XUSBO CUSKAY CAWLI LAAWE

  • @eng.ibrahinodowa4269
    @eng.ibrahinodowa4269 Před rokem +2

    Saqajaan Saqajaan dhalay

  • @nasturanastura4015
    @nasturanastura4015 Před rokem

    Yara qof soomali ah oo sidan ufekaraya.

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 Před rokem +1

    BASAAS FAQASH U GALAY

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před rokem +2

    waxaabad mooda qabyaalada inay tahay daawadisa ama kiniin dhakhtar u qoray ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ from saylac somaliland republic👮🏼

  • @axmed-jamaalsh.saleebaan6127

    Jaamadda Faysal C. Waraabe ee DHUKURO UNIVERSITY arday isku wada eg baa ay u badan yihiin.

  • @ahmedjama2090
    @ahmedjama2090 Před rokem

    Cuqdad

  • @saafiabdi6796
    @saafiabdi6796 Před rokem

    Ilaahow adaan muuse madaxweyne nooga dhigin!!

  • @nimoabdi2756
    @nimoabdi2756 Před rokem +1

    waa nacass Mahdi oo waliba dhoniraac ah lakin Somaliland Kuma bahna

  • @khadramohamoud4422
    @khadramohamoud4422 Před rokem

    Xabashi faqasha hargeysa muusaa leh mada imankara

    • @Calipashe.
      @Calipashe. Před rokem

      xabashi wixi la ha Mala wa layaway wake xabashgu kadag xarshin kkk