Deg Deg Sababta Burburisay Shirkii Somalia & Itoobiya, Digniinta DF, Qasaaraha Dagaalka Canfarta

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 1. 07. 2024
  • Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
    #WARKA #DEGDEG #WARARKA
    GARAAD TV
    Garaadtv Wararka Caalamka
    Garaadtv Wararka Somalia.
    Garaadtv Warar Deg Deg
    Garaadtv Xogta Caalamka
    Garaadtv Dowladda Somalia.
    .
    GARAAD TV
    Garaad Somalia.
    Garaad Somali News
    Garaad Itoobiya.
    Telefishinka Garaad.
    Warka Caalamka.
    Warar Deg Deg ah.
    Garaad tv today
    Garaad tv manta
    Garaad tv wararka maanta
    Garaad tv youtube
    wararka caalamka 2021
    Wararka Caalamka 2013
    Garaad tv Turkey
    Wararka Shalay Garaad
    Garaad Somaliland
    Garaad tv Puntland.
    wararkii ugu danbeeyey
    news today wararkii maanta
    Garaad wararka bariga dhexe
    Garaad madaxweynaha
    Garaad Muqdisho
    Wararka Soomaaliya
    Garaad Nairobi, Kenya
    Garaad Arrimaha Soomaalida

Komentáře • 50

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 Před 2 dny +7

    Cadowga Somali habaabo guul Somali fiqi guuso geesi Ethiopian iyo kabo qaadkeeda ha dhacaan caado qaate ha dhaco

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 Před 2 dny +4

    Waa sax xurmadle xasan shiiikh guuleeyso cadowgaaga hajabo inshallah amiin yaa allah ❤❤❤

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 Před 2 dny +6

    Guuleysta dawladeena dan qaran guul iyo gobanimo gacmo buuxa inshallah

  • @Ibraahim-g3p
    @Ibraahim-g3p Před 2 dny +1

    Haday rabto bad in ay sooceliyaan dhulka ay kahaysato somalia ee dowladeegaanka somlida

  • @KhadarMuuse-mg9uw
    @KhadarMuuse-mg9uw Před 2 dny

    Guul somaliya

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh Před 2 dny +1

    Tani waa raa'yi wanaagsan inaan la siin badda iyo biritoona.

  • @LadanAbdi-yh6bo
    @LadanAbdi-yh6bo Před 2 dny

    Go.aan adag soomaalia

  • @deeqacabdiraxmaan8851

    Down dabadhilifka Ethiopia guul somalia 🇸🇴 💪

  • @gulbahar2714
    @gulbahar2714 Před 2 dny +1

    Guul Liyu poliska somaalida galbeed

  • @Abdiqaadir-ut7os
    @Abdiqaadir-ut7os Před 2 dny +2

    First person 😂🎉

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 Před dnem +1

    Qorqoor xayiwana caawineysa wlc nl

  • @AliAhmed-zo1mc
    @AliAhmed-zo1mc Před 2 dny

    SI DEG DEG AH WAA IN LA HUBEYO REER AWDAL STATE

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 Před dnem

    Sargal nl ahay ma ku dheysanayo u

  • @LadanAbdi-yh6bo
    @LadanAbdi-yh6bo Před 2 dny

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴guulsomalia

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 Před 2 dny

    Somalia never trust Ethiopian government and include any Ethiopian peoples plus Somalia Ogden peoples Because Ethiopian government using Somalia Ogden peoples and I from Somalia Ogden and until we are free from Ethiopia
    Independence from Ethiopia

  • @abdihakimmohamed4097
    @abdihakimmohamed4097 Před 2 dny

    Ninka puntland kasoo jeeda ee berbera kahadlaya muxuu uga hadli waayay garacad oo ethopia lagula heshiiyay iyo bosaso oo dpworld lagula heshiiyay

  • @AbdulahiOmer-d8q
    @AbdulahiOmer-d8q Před 2 dny

    Inaañ ìtobiya laga filayn kalaabasha wàayo waxay uargtaa FURSAD

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 Před dnem

    Sorry nl

  • @Garaadbashiir
    @Garaadbashiir Před 2 dny

    Waaxaan leedahay tikreeda hala aqoonsado dhulka itoobiya aan qab kuhabsano

  • @user-fs1wh5ho3n
    @user-fs1wh5ho3n Před 2 dny

    Ma sax baa hadalkaas mise waa hadal oo dadka lagu jahawareerinaayo

  • @Earnmoney2024-h5g
    @Earnmoney2024-h5g Před 2 dny

    Garaad tv wararka DDS kusoodara

  • @dargo114
    @dargo114 Před 2 dny

    Maba aha in Etheopia lala hadlo. Haka noqoto heshiiska Biixi ama yeysan kanoqon. Etheopia dhul ayey naga heysataa. Xabad ayaa naga dhexeysa.

  • @Sarta100
    @Sarta100 Před 2 dny +3

    Guul fiqigouul madaxweyne xasan down abiye down dabadhilif xabashi gumaysi doon..

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 Před 2 dny

    Shirka waa laysku soo noqonaya Waddinxveen kastijden war as loogu dhiibay madexw las ma hor fariisan oo wali somalida mowqifkeedii may badalin mid a gooni baa loo wareystay

  • @Crystalstar9972
    @Crystalstar9972 Před 2 dny

    😂😂😂😂😂

  • @abdiadenhassan
    @abdiadenhassan Před 2 dny

    ethiopia maxaa loo baryaaa kale qadohaddii aad qadan kartid this will be the end of Ethiopia

  • @SamiiraXuseen-c3y
    @SamiiraXuseen-c3y Před 2 dny

    Itobiya in ay bad Somalia cag so dhigto wankaso hor jedna hadanu nahay reer burco dawlada Somaliyana in ay shir laso fadhisato itobiya may ahayn wax laguna wada hadla mesh mayala itobiya bad aynu isugu nimano ma jirto wa arin khatar ah

  • @Jerry-i2y
    @Jerry-i2y Před 2 dny

    Somalia. Wa. Beented. Wada hadalad uu. Oogolate

  • @Earnmoney2024-h5g
    @Earnmoney2024-h5g Před 2 dny +1

    Siyaasiga Puntland the best

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t Před 2 dny +1

    Garaadlaawow.wali.maad quusan miyaa

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 Před 2 dny +3

    Wasiir Arrimo Dibadeed oo Loo Turjumayo awalba Guul lagama filayn

  • @ahmedyusuf9616
    @ahmedyusuf9616 Před 2 dny +1

    Bal bentisa tay kulaha gorgotan kamagelayan bada somalia iyo hadana .waxay tidhi somalia 2 badood iyo inkabadan basinayna. Labada hadalba walagahaya doqonyow aan ismaqlaynini

  • @mohamedhagyabdirisaq9061

    Hassan Sheikh.... Cidda dhageeysataahu aseey ka sii liidataa...Tuug ma awal baad run kutaqiiiney...

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Před 2 dny +4

    Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹

  • @husseinhassan1096
    @husseinhassan1096 Před 2 dny +1

    Xasan sheikh is scared of Ethiopia 😂😂😂
    NOT A REAL SOMALI

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 Před 2 dny

    Waxaad sheegaysid ka fiirso shacabka adiga kaliya kuma dhageystan

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 Před 2 dny +2

    Garaadlaawe TV,CBB news failed State of somalia,long life somaliland

  • @ahmedyusuf9616
    @ahmedyusuf9616 Před 2 dny +1

    Somaliya ceebta kudhactay macaax faqaj bilakiro bilashurud ayuu kusiyay badaja oo dhan wase lagudiday .wuxulamidyahay naag nin kutidhi iwas oo isna diday oo yidhi uuf uuf aleylehe macaax fiqibay kudhaday this naagata kudhacday

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg Před 2 dny

    Beenaale bad uma diidanid ee waxaa aad diidan tahay waa qqoonsiga somaliland waa la aqoonsanayaa sidii loo aqoonsada🎉y bosniya Croatia kosofo beenta jooji itoobita waxay kaa diiday hobyo iyo garacad

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Před 2 dny +2

    Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul geesi adag Muuse biixi cabdi geesi adag aan la Marin karin

  • @abdullahduale8922
    @abdullahduale8922 Před 2 dny +1

    Beenaale somaaliya ayaa baryeysa Ethiopia badda anaga ayaa leh xamar waxba kama khuseeyaan neef yahow