Hadalkii Abiy maxa kaaga baxay Quus & Rajo beel mise car Joji Xasanw?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 3. 07. 2024
  • Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

Komentáře • 175

  • @fatumaomar7963
    @fatumaomar7963 Před 2 dny +6

    Thank you for your work and keep fighting! I am from Somali Gallbeed and we are tired of them.
    On another note, Somaliland is saying Mustafa Cagjar is supporting this MoU and I hope that's not true. My heart has been heavy since I've come across that news.
    It looks like Abiy will not back down and I hope you consider other mediums to get this message out as war is on the horizon.
    Ethiopia already has Galbeed and Hawd and Reserve and they want more .
    Somali erasure = Ethiopia goals. Liyu police and federal military are fighting in Galbeed as Abiy wants no Somalis near his railway despite them being native to the land .

  • @sumyohasan4036
    @sumyohasan4036 Před 2 dny +8

    Allahu akbar ❤

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před 2 dny +2

    Jaamac aydhis Beenaale Abii Axmed warkiisuu wuu cad yahay waxaana fashil may dawladii xasan gurguurtay..

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed Před 2 dny +2

    Hebelkey Galad
    Waxaad ku xiiqay waxaanad waxba kaaga shan iyo toban Adigu Soomalia ma tihid Somaliland ma tihid waxaad tahay muqshabeel kaba ka dheeye ah hadaba Arintan Aad ku xiiq Santahay mid kuu taal maaha Adigu Ethiopian baad ka tahay waa in Aad u hogaan santaa Dawladaada sidee dabana Ra'iisal Wasaaruhu run ayuu sheegay Oo Soomaalia waxay gudaysaa gudcur wado khaldana way maraysaa wax guul ah Oo ay wadadaa ku gaadhaysaana ma jiraan waxay ka Faa'iidaana waxay keliya noqon doonaan Daal Kharash iyo Waqti Ay iska lumiso waayo horta Soomalia yey is hayaan su'aasha meesha taalaayi waa taas hadii hadaba si sax ah looga jawaabo Su'aashaa Soomalia isma hayaan Ethiopia Ee waxay is hayaan Waa Jamhuuriyadda Somaliland Cida heshiiska Ethiopia la gashayna waa Somaliland bad deeda ayeyna Ethiopia heshiis kula gashay hadaba hadii ay Soomaalia damaaci ku tahay dhulka Somaliland Oo Ay sheeganayso Soomalia waxaa waajib ah marka cida dhulka leh bixisay waa Somaliland E Soomalia hala hadasho Somaliland Ama ba ha dacweyso Somaliland laakiin waxaa hubaal ah aduunkuna ogyahay in ay Soomalia laf cad toobin ku hayso isla markaana ay ku gar daroonayso Ethiopia waxna Aanay ku lahayn
    Markaa run ayuu sheegay Ra'iisal wasaare Abey Ahmed markuu yiri Soomalia wado khaldan ayey maray 😂

  • @user-ce1qo8yl5h
    @user-ce1qo8yl5h Před 2 dny +3

    Pm dr abiye waxaa udiyaarsan goynta l labada wabi juba & shabeele 3 da wabi ee juba noqda gudaha k soomsalia & shabeele TaaS ogaada

  • @shahidcali2926
    @shahidcali2926 Před 2 dny +2

    Sxb somaali ayadaa cadow isku ah wayo dhamaan shaqaalaha tvga waan salamayaa

  • @user-fm8ej5yb4f
    @user-fm8ej5yb4f Před 2 dny +4

    Yaa u yeeratay iyagaa na soo weeraraye

  • @mohamedosman2082
    @mohamedosman2082 Před 2 dny +1

    Kuwii u ogalaaday Ciidamada Ethiopia iyo Kenya in aay soo galaan wadankeena jariimo iyo xadgudub ayey naga galeen. Waa laba wadan oo u arka soomaaliya oo dowlad xoogan noqota dhimashadooda .

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 Před 2 dny +1

    Ma Midnimo somalia ah ayaa jirta waa been cadaana oo dadka munaafiqiinta ah adeegsadaan hargeisa iyo mugdisho waa kala tageen, midnimo somalia majirto, Waa hadaL diplomacy markuu ka hadlayo baarLamaanka lkn heshiiskii muuse biixi hadaanu si toos ah uga bixin weli halkiisii ayuu taaganyahay wixii ka sokeeya waa hadaL siyaasi

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8r Před 2 dny +1

    Adigu miyaanad kii Kala dhantaalay ahayn ..? Ee shalay ku faanayay in meesha laga saaro soomaaliland ee dadkeeda dabka dhex dhigay adeer baaqigu xabashida haw Galeen ...

  • @FaysalDjanaleh
    @FaysalDjanaleh Před 2 dny +1

    War idaacadda qofkale ay waraysato may wayday intay ninkan uun ey waraysanayso misa ninku meeshu leeyahay waa yaabe !!!!

  • @IbrahimFarah-gh5cf
    @IbrahimFarah-gh5cf Před 2 dny +6

    Faqash duriyada reer sheikh waa ehlu bayt❤❤❤❤

  • @user-un4dl1ch5z
    @user-un4dl1ch5z Před 2 dny +1

    Mou iyada oo hirgashay ayaad arkidoontaa indhaaga oo shan ah dhawaan, markaa miyaad qarxidoontaa.

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 Před 2 dny +1

    Somalia haday fasixi lahaayeen sland amniga waa layska kaashan lahaa debed iyo gudo

  • @user-un4dl1ch5z
    @user-un4dl1ch5z Před 2 dny +1

    Jama Galad, waxaad tahay munaafaq.

  • @janira7480
    @janira7480 Před 2 dny +1

    Adiga a lacagta ad ku bixiniso Abyow Mel ad ku xarto ku dhiso Afku urbane 😂😂😂

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 Před 2 dny +1

    Sorry cadow somaliland iyo itopia lomaa bahnaa thanks

  • @AliAhmed-zo1mc
    @AliAhmed-zo1mc Před 2 dny

    DAWALAD HADDI AY JIRTO WAA IN LAGA SAARA SOMALIA XABASH DAD IYO CIIDAN BA AWDAL STATE QUF XABASHI AH IN DHIX DEENI KU JOOGAN

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8r Před 2 dny +5

    Kalab Kalab dhalay waatii aad burburinaysay shalay somaliland ..yaa daaroodaay yaa daatoodaay kaalaya Nala burburiya ...adeer baaqigu xabashida haw Galeen ....!!!

    • @AliAhmed-pl8jr
      @AliAhmed-pl8jr Před 2 dny

      Yuhuud yuhuud dhalay maalina yuhuud sheego maalina axmaara sheego wax yahaw aan asalka laheyn

    • @user-vg8pj1hw8r
      @user-vg8pj1hw8r Před dnem

      @@AliAhmed-pl8jr reer bani Israel waanu nahay kaadhkaana waanu sidanaa Kan somaliland na waanu sidanaaa ....waxaad iyeeli karto ayaa iska yar aan ahayn inaad sida Eyga meelahaa igaga soo qaylido..waan kaa aqoon badnay kaa dhaqaale badni..maxaad I yeeli reer bani Israel Muslim ah kaa ajar iyo xasanaadba badan ..ma sidii 1988kii ayaad I xasuuqi ood xalaalaysan dhiigayga ..sidii baad rabtaan laakiin dhici mayso huuraaloow..kuuma baahna isaaq adiga adigaa baahi qaba oo caydh ah..

  • @mahametclaahi216
    @mahametclaahi216 Před 2 dny +1

    Uraaye bookah beedee

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261 Před 2 dny

    Itoobiya waxay ku soo duushay dhulkii Soomaaliyeed.Qabiiladii Soomaaliyeed waxaa cadow isga dhigay Itoobiya si ay dhulka hooyo ay u qaataan.
    Dadka Soomaaliyeed waa in ay dhulkooda ka difaacaan Itoobiya.
    Waa in maxkamad Soomaaliyeed la soo taago kuwa dhulka hooyo ka iibinaya Itoobiya.
    Soomaaliya ha noolaato.

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Před 2 dny

    Aby Ahmed waa kalab helay mid soo jabay oo itaal ka raadshay balse maanta luuqadiisii wuu bedalay lkn MOU-gii wuxuu doonaa inuu dawlada soomaaliya kula gorgortamo waxaana la siin karaa quus.lkn reerkooda iyo dabka ku shidan ayuu biyo uga dhigayey qaboojin ah shacabkiisa.waa Gab-Gable edebdaran Aby Ahmed.

  • @nugaal012
    @nugaal012 Před 2 dny +4

    Masar oo caalamku ixtiraamonayay Itoobita u joojin waydee. Miyaad filaysaa inay Soomali u joojinayso?

    • @geeljire1658
      @geeljire1658 Před 2 dny

      Waxaa xaqiiqa ah in itoobiya ay xaaraan ka tahay badda soomaaliya.
      Itoobiya way doonto way ku hadli kartaa laakiin bad soomaali leedahay waxaa uga dhaw qoraxda

  • @ahmedhirsi281
    @ahmedhirsi281 Před 2 dny +1

    Abiy waa saxan
    Yahay wayo wuxu arkay in
    Hasan dayus
    Kabaqayo dadka somalidu
    Maxwene ayay
    Raban yidhahda
    Gala dagalka
    Mareykan ma
    Qabsankaro
    Igaceliya itobiya
    Adunyaday buu
    Kuwashay

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 Před 2 dny

      Aad gashidba dagaale dadka dawlad degaanku ma ogol yihiin inaad wadankooda gubto. Soomaali ayaanad dhaafeynba, waxaana laga yabaa in Liyuu police ka laguu adeegsado oo Soomaali iyada la isku jabiyo.

  • @mohamedmohamud-wo2si

    qaranimada iyo dhulka somaliyed wa mid 2 batabtan ah. we defend our country somalia strongly 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @jamaabdullahi4736
    @jamaabdullahi4736 Před 2 dny +1

    Xaarweyne sowdigii maalintii dhaweyd qoslaayey ee beenta sheegaayey jaamac neefoow maantana ma sidaad jeceshay ayuun baad rabtaa inaad u hadasho kkkkkkk ma xishoodaad tahay ee qsjil ileyn hadal hay odhan kuma yidhaaye

  • @kaysenur1592
    @kaysenur1592 Před 2 dny

    Somaliya dawladi kama jirto awoodna uma laha inay joojiyaan mou ragii lahaa ay u saxeexeen. Laakiin waa layska hadli karaa.

  • @KhadarHassan-qv1ye
    @KhadarHassan-qv1ye Před 2 dny

    Duriyada kaligood dhul ma leh,berbera iyo hargeysa iibiya kuwaas keligiin degtaan,ma xabashi maanta la baryayaa,way inoo dhamaatay,dulcad ayaa ku noqon doontaan dalka dadka iska lahaa ee ilaahay ku beeray ayaa difaaci doonaa.soomaaliya soomaali leh

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j Před 2 dny +1

    Waanqoslay markaan maqlay qudaar bada noogu badala muuse qudaar

  • @sahradhoolchannel8657

    Dee haysi wxaga nijaasyohoy bad iyo beriba mahyno from Hargaysa

  • @mohamadkaariye7437
    @mohamadkaariye7437 Před dnem

    Midnimada uu sheegayaa waa tan Somalila lkn Somaliland 33 kor ayey somaliya maqantahay

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg Před 2 dny

    Adiga oo soo taagan ayuu heshiikaasi dhacayaa kaliya waxaa ka khuseeya somaliland oo la aqoonsado saxiibada itoobiyan ku raacan waxa so.alia ka waalatay waa icturaafka somaliland

  • @mmohamud6977
    @mmohamud6977 Před 2 dny

    Illegal will and no war can be hold each other? Is Abiy Ahmed responsible if a war erupts in east Africa?

  • @user-ew1tt6cz4s
    @user-ew1tt6cz4s Před 2 dny

    WALI ABY INDHACADEYS INDHALA,AAN
    WARBAL UMMADDA CAALMAKA HALOO BANDHIGA
    ABY MAANGAABNIMADIISA
    XAGEE ADUUNKA KASHAQEYSAA
    FIGRADAAS TODOBAJIRKA UUSAN QAADANKARIN
    WAAD RIYOOYEE BAL DIB UFAKAR
    WAREERKA KABAX,

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před 2 dny

    Abii Axmed bad joog kuma doonayo soomaaliya bad bay leedahay hadii rabo. Baad sland hadii rabana.sland ayuu kala hadlaya ee soomaliya kala hadli mayo wuxuuna ku kiraystay heshiiska sland

  • @saramohamud314
    @saramohamud314 Před 2 dny

    Hargeysa iyo berberna ha qaato iyaga gumeysi rabee😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @halimab5796
    @halimab5796 Před 2 dny

    Orom Abii Rag iska celiya ayuu waayay, Xasan sheekhow Abii ma ugu quud goyn weydey hal kun ookelita oo ciidanka Qaranka Zeylac.

  • @cabdilaahi6540
    @cabdilaahi6540 Před 2 dny

    Miyaanay soomaaliya ahayn dal qani ku ah khudaar iyo xoolaba oo isku filan haday dadkiisu dadaalaan ,oo wax ka badana ay soosasraan

  • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.

    MUUSE KAA GAAJOONAYA EE HAL SHIR OO TURKIGA UU TAGAY KA OOYAYA AYUU MASALAHA DABA DHIGTEY NASIIB DARANAA SACAD MUUSE.

  • @mmohamud6977
    @mmohamud6977 Před 2 dny

    Illegal will and no war can be hold each other? Is Abiy Ahmed responsible if a war erupts in east Africa?
    Also,can vegetables or any other materials be exchange by land and sea that belong by other country?

  • @mohamadkaariye7437
    @mohamadkaariye7437 Před dnem

    Beeenaale waxaad rabti u sheeg kuwa ku dhegaysanayo

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v Před 2 dny

    Soomaali waax kaaraayey abii Ahmed waayooh Akh laakh daaraadooda buu kaayaabay maarkaas buu baada kuula dhaagaay.

  • @rirachekheyr188
    @rirachekheyr188 Před 2 dny

    1- somaliland wuxu kadhigay mamulgoboled
    2- oqoonsiga midnimada somaaliya
    3- bad an leyahay
    U cadeeyay fashilka heshiski MOU

  • @saramohamud314
    @saramohamud314 Před 2 dny

    Waa riyo indhacadeyis ah oo cid iska celisa waayey 😩😩😩😩😩😩😩

  • @AbdiwahabSheikh
    @AbdiwahabSheikh Před 2 dny

    Bada somaliya waay qabsani waatan xadiithku kawaramaayo in xabashadu eey Bada cas eey kagali doonto kacbada burburin doonto kana galeeyso Bada cas

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026 Před 2 dny

    Waa hadal siyaslasadaysan lkn soomaaliland wuu aqoonsaday soomaaliland

  • @Terza56
    @Terza56 Před 2 dny

    Hassan Sheikh cunugaan Abiye xataa meel ma iska saari karyo miyaa ciil badanaa War Hassan Qoslaayow iska bedel sidan hada aa tahay o wadanka u dhimo tag hargeysa adigaa madaxweyne ka ah dalka✅✅✅✅

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j Před 2 dny

    Anagu ma beerahooda ayaan qadanaa maxaan is dhaafsanaa

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v Před 2 dny

    Maa baadaayaada Baan uu aadeenaah ardaa saabaaba.

  • @siedmeash515
    @siedmeash515 Před 2 dny +1

    Been ayaad ka shegtey xabashiga ma taqaanid aderro iska naso jamac indha xun cudur ayaad tahay socdee

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 Před 2 dny

    Jamac nacaybkad u qabto soomaliland yanu xadka ka sarin walalo ilahay ka baqo oo waxad sheegayso ka run sheeg qabri iyo qiyaama ku sugayee ha iloobin

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před 2 dny

    JAAMACOW SOMAALIA, BOQORADII AMXAARKA EE AWOODA LAHAA BAA QABSAN KARI WAAYEY MACADALAA ABY OROM OO ITOOBIYABA GACAN KU HAYN😂. KURSIGIISA IN UU SII JOOGO IYUU XAL U RAADINAYAA. MUSE BIXI WA LAMID. XASAN SHEEKH IYAANA SOOMALIA XAALADAAS GELIYEY. WARKAANI WAA HORA LASOO AFJARI LAHAA.

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 Před 2 dny

    Waa dhaqan siyaasadeedka Soomaaliya in maka geela la horoyo ay goroyo u heesaan.
    Horey u dhacday in Siyaad Barre Mingisto la heshiiyo halkuu SNM kala heshiin lahaa, taasna ay keentay in wadanka gudihiisa loogu soo galo ilaa uu naftiisa la cararay aakhirkii.
    In kubaddu Hargeysay taalaaye, siyaasada halkaa keentay aheyd.

  • @wabarisaaq5290
    @wabarisaaq5290 Před 2 dny

    Anagaa kuu jilicsan miyaa walaalo ma nihin wadamada kale waad ka baqday miyaaho

  • @user-ce1qo8yl5h
    @user-ce1qo8yl5h Před 2 dny

    Kacdoonkii qeero waxaa ku xorobay promiia talada ethopia na ku qabsaday hallka pm dr abiye Ahmed sh alidheere na waxaa ku xobay ogaadeen onllf iyo dhamaan JDS oo wayaane tplf kaga xoreeyey tplf

  • @FootballHighlightsForYou

    Isaga iyo Somali gii soo raaco waa la wasaa

  • @ahmedibrahim7442
    @ahmedibrahim7442 Před 2 dny

    Abiyi axmed magac oromo ku ganacsanaya ma haane oromo ma ahaa ogaadaa somali anagu bada somali baleh saasunaqaana dawga somaliyed waanakasoo horjeeda oromo ahaan Somali iyo Oromo waadaf walaalaha wada noolaan jire abiyi waa adaw weyn somali inuu kala fufuro laba walaaha Somali iyo Oromo inuu madah iska galiyo wuurabaa adawka si midnimada aan iska difacno

  • @mohamadkaariye7437
    @mohamadkaariye7437 Před dnem

    Nin waliba sida uu jecelyahay ha u hadlo lkn bisho hortiina ayay iman

  • @Maaxchannel9792
    @Maaxchannel9792 Před 2 dny

    Beeba was walhay abeyance wuu guuleystay

  • @naylo-qaad8947
    @naylo-qaad8947 Před 2 dny

    War Gallanow qalas adeer halkaani ma kolaygaaga rasmica ah baa aanu subscription kuu taabanee qalas wayn oo wayna baad nootahaye from SSC

  • @Darwish1988
    @Darwish1988 Před 2 dny

    WAAR SOMALIYEE OROMKAAN YAARII CAAWAANDISANAA.

  • @rooraayecalimurjaan377

    Aby ha iska calaacalo waa waxa kaliya ee u haray. Iska dhicinta uu mudnaa waa helay. Hadalkiisana qiima ila ma laho.

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Před 2 dny

    ABAARSO-LAND WAXAY KAGA HADHAY QOF SOOMAALIYEED OO AY WAALID CAAYAAN.

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo Před 2 dny

    Badda ma qasab buu ku doonayaa
    Indha adakaaa ruuxu

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo Před 2 dny

    Belaayo anagaa aragnay hadduu baahi u qabo bad ma dad baddood buu ku dhegayaaa

  • @nimcoahmed536
    @nimcoahmed536 Před 2 dny

    Alxaamdulliah badeenu web mahaa

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo8812 Před 2 dny

    Sland guul

  • @khaderkahiye4270
    @khaderkahiye4270 Před dnem

    Waxba kaama rabnee waxaagu hakugu filaado dheh hoyadisa qasa qotiga weligaabanad bad heleyn intaan noolnahay Ayaan darose waxey thy waxa madax noo ah dad wada daba dhilif maanta in lagu wado hadlo bada somaliyeed maba ahyn

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Před 2 dny +6

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ guuuul hero abiy noolaw aabaha barwaaqada geeska afrika

  • @yasinmohamed8311
    @yasinmohamed8311 Před 2 dny

    Ictiraafkii musa dameer iyo kooxdiisu ku dhadhabayeen saw uma muuqato inuusan jirin muse xaalkiisuna ahaa inuu bad iyo dhul siisto in xabashidu ku ilaaliyaan hargeisa una cubudhiyaan dadka uu sheeganayo inuu u taliyo

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 Před 2 dny +3

    Thanks mustafe cajar to support ethiopian and republiken of somaliland

  • @abdourachidkarieh9128

    Killinka 5ad Hana siyo maxay uu odhanwayen

  • @user-ce1qo8yl5h
    @user-ce1qo8yl5h Před 2 dny

    ina adeerkay pm Dr abiye Ahmed sh alidheere soomaalia waxa uu ka xoreeyey cadowgodii koobaad ee ahaa wayaanihii tplf tigree oo 1991 ilaa 3/2018 kii soomaali wadarteed liqay taasoo intuu dhuunta qabtay kasoo matajiyey waxayna ahayeen tplf wayaane oo wixii uu soomaali ku dhigeen lawada ogaa haba ugu daraado gogoyntii JDS
    ee sameyey somaliland putland galmudug hirshabele k galbed jubaland waana lawada ogaa markii uu xilka qabtay 3/2018 kii waxa uu albaabada isoogu dhuftay dhamaan m goboled yadii general gabre uu mw ka ahaa wanad ogtahay mw Vila soomaalia inuu ahaa general gabre
    balse markaa uu xilka qabtay pm Dr abiye ilaa Laga Soo gaadho duulaankii damuljadiid ee 20/7/2022 dii lagu qaaday gobolada DDS afdheer & SHABEELE kahor xukumada baytul mingistiga pm Dr abiye Ahmed sh alidheere JDS ya faragalin muuna ku samaynin kumana aha duulaan waayo cadawgiisu waa tplf wayaane tigree & axmaaro qudhmuun
    wuuna uga aaray wixii ay soomaali ku sameyeen tplf & axmaaro taasoo uu kabahodii ku aasay balse daandansiga tplf ta soomaalia damuljadiid ayaa bilabay wajigii 2aad ee dagaalkii wayaane tplf kasoo ay duulaanka qaaday damuljadiid 20/7/2022 dii wixii kusoo dhacayna waatii lawada ogaa Marka wallo hoogu waa Vila daarunadwada Xasan wayaane tplf ayaa ah halka ay soomaali u dhiman hayso
    Waayo xukumadii nabad & nolol intay joogtay madhicin faragalin xukumada ethopia intii uu hogaanka hayey ina adeerkay geesiga geesigu dhalay pm Dr abiye Ahmed sh alidheere waana tii lawada ogaa in xukumadii nabad & nolol ay Soo afjartay colaadihii
    Ethopia & ereteria
    Ethopia , & soomaalia
    Ayna samaysteen heshiiskii 3 geesoodka ahaa
    hadaba ogoow xukumada damuljadiid ee uu hogaamiyo ismaaciil cadow soomaaiyed & xoghaye yaashiisa MUUSE biixi Xasan sh mahamud Ahmed madoobe & dhamaan ururka damuljadiid inuu yahay tplf ta soomaalia wayaane uu ku samaystay 1993 _ 2018 kii
    Balse imaashadii pm Dr abiye Ahmed sh alidheere ina adeerkay dhamaan wixii faragalin tii ethopia ahayd waakii albaabaha isoogu dhuftay dhamaan mw goboled yadii ay wayaanihii sameyeena waakii xidhay la macaamilkii ethopia waana kii kala macamili jiray xukumadii fadaraalka soomaalia oo bes ah khaasatan mw farmaajo & pm Xasan Ali KHAYRE & taliyihii Nisa Fahad yasiin & wasiirkii arimaha dibada oo bes ah
    Hadaba dhamaan heshiiskii waxaa burburiyey mw soomaalia ismaaciil cadow soomaaiyed kasoo toos ufashiliyey dawlad sameeyey balaayo qaran tii damuljadiid

  • @mohamedabdi8265
    @mohamedabdi8265 Před 2 dny

    Kamabixin. E. Soomalida. Uu. Kahadlayo. Waa. Soomalida. Koon. Fureed. Ee. Kamabixin. Heshiiskii. Soomalilan🇸🇴🇸🇴✈️✈️✈️✈️✈️✈️✈️✈️✈️✈️✈️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴☎️👈

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug Před 2 dny

    WAXAA WADDANKAYAGA KU KEENAY WAA IN CADDAANKU KUSOO KIRAYSTAY

  • @theruler411
    @theruler411 Před 2 dny +3

    Xoolaha waa la dhaqdaa somali waa xoolo meelkaste ay joogan. Hada Kenya laga so tarxiilaya. Xaarka is Tira marka hore . Qaxootinimo ayaad la wareegtaan. 33 sano ayyad burush xaarleh la wareegtaan.

  • @luulsharib
    @luulsharib Před 2 dny +3

    Aby waan ka adag nahay Hassan Sheekh Allah hanaga qabto
    Khaayin

  • @user-cx9vn6nr6h
    @user-cx9vn6nr6h Před 2 dny

    Yaan beri qawin qadka ayyw shega in bada loga badasho

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před 2 dny

    ABY WARKIISU WAA BAKHBAKH😂. HADUU ITAAL CIIDAN HAYO WAA HORUU DUULAANSOO QAADI LAHAA😂😂😂😂

    • @user-qx9rp5yn5k
      @user-qx9rp5yn5k Před 2 dny

      Abii Axmed ma dal buu waa doonayaa Adaa wayn la oo Akhlaaq xumo ladaba socda. Baad sland ma shaqaad ku leedihiin dawladii lahayd.ayay.wax.kala saxeexdeene

    • @user-ft9zr8dk4t
      @user-ft9zr8dk4t Před 2 dny

      SOMALILAND HA ODHAN. WAXAAD TIRAAHDA ISAAQLAND OO KA KOOBAN HARGEYSA IYO BERBERA. SOMALILAND WAA HORAA U DANBEYSEY. TAGTAY. SSC BARXDAY, AWDAL NA WAABA LA AQOONSADAY OO AMXAAR WAY DIIDEY, DHULKA SAMAROONA AMXAAR MA QAADAN KARO. MARKA GOBOLKII HORE EE LA ORANKIREY SOMALILAND, HADA WUXUU NOQDAY DEGMO QABILKA ISAAQ KU EG. SOMALIA IYAADNA HOOSTAGTAAN. THAT'S IT !

    • @user-ft9zr8dk4t
      @user-ft9zr8dk4t Před 2 dny

      WAR DAWLAD BAAD ISKU SHEEGEYSAA, MANA HAYNO CID KU AQOONSAN . MIYAAD MOYIR QABIN ?
      W1LI INTAAD KA QABTIIN, DHULKII UMADA SOOMALIYEED IYAAD SHEEGANAYSAA OO AAD RABTAA IN AAD ICTIRAAF KU BEDELATID. AKHAS, WAR IMAAN YEESHA. DHULKA CISE IYO SAMAROON NA IIB MA GALO.

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j Před 2 dny

    Abii wuxuu yiri somaliya ma kalagoneyno meeyey cintiraaf kii ay sheegayeen

    • @theruler411
      @theruler411 Před 2 dny +4

      Aqliga cambulo meesha ka la tag sida dhilo camal ayaad u niikineysa .

  • @user-fm8ej5yb4f
    @user-fm8ej5yb4f Před 2 dny +4

    Abiye waa dameer 👉🏾🎤🫏 ciyay aaaaaaaaaaaaaaaa bururuf bururuf bururuf

    • @nasriina12345
      @nasriina12345 Před 2 dny

      Dameer waaba uu yahay laakiin yaana difaacaya ciidan dhisan ma lahin somali waa kala qeyab San yihiin waana ay ka fideysan kuwa nagu jiro oo dhuuni raac ah

    • @user-fm8ej5yb4f
      @user-fm8ej5yb4f Před 2 dny +1

      @@nasriina12345 aniga iyo adiguba ciidankaan nahay difaaco dhulkaaga wax kala qeeyabasan majirato markaas soomaali weey midoobeeyasaa rag iyo dumar ciyaal dagaalkaa la wada galaayaa si aan u difaacano cirdigeen sharafateen iyo dhulkeen guul guul guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪🔥🔥🔥🔥🔥❤️🌹

  • @saidali6971
    @saidali6971 Před 2 dny

    Adeer cundhufo iyo cadetada iska walaaqo lakin badaha somaliland iyo Djibouti iskaga bax waryaa

  • @barlinaden8850
    @barlinaden8850 Před 2 dny

    Somaliya hanoolaato, somali diidkana xaqa alaha tuso.

  • @Farhiya-yj4ir
    @Farhiya-yj4ir Před 2 dny

    Xasan sheikh cayar ayu wada abbi Ahmed na weyka Go An tahay inu Badaas Dayacan heelo ilahay somali ha uu gar gaaro

    • @CamuudAwed
      @CamuudAwed Před 2 dny

      Bahalkaaga ayaa dayacan yareey edeb yeelo😂

    • @Farhiya-yj4ir
      @Farhiya-yj4ir Před dnem

      @@CamuudAwed kula caytami maayo

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 Před 2 dny

    Somaliya cadawga somaliya wa Etiopien bax dheh tug weyan

  • @theruler411
    @theruler411 Před 2 dny +3

    Xaarka isk tira marka hore soomaliyee 33 sano ayya bursh xaar leh la wareegtann qaxootinio ayaad meelkaste joogtaan addis abbeba ayaad sida quranjo camal aad wareegtaan .

    • @jamalportal73
      @jamalportal73 Před 2 dny +1

      Hal malyan oo Oromo ah ayaa qaxooti ku ah Somaliya kana tuugsada.
      Dadka Somalida Addisabab joogta lacagtooda ayey ku deganyihiin waliga qof Itoobiyaan ah oo hal dollar bixinaya ma aragtay.
      Anaga ayaa Oromo quudina iska sax waxaad ku hadlayso.

  • @user-te7hx3yq4w
    @user-te7hx3yq4w Před 2 dny

    Kkkkkkk
    Bad guriga hooyadaa ka raadso eey yahay, Ijaar xataa lagaa ijaari maayo,raysawasaaraha kaa danbeeya ayaa laga ijaara,not you Abii axmed

  • @theruler411
    @theruler411 Před 2 dny +4

    Heeshiisku waa soconoyaa . Sheeko Morriyaan naga dhaafa . Somalia hort xaarka ha is ka tiraan uf uf

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 Před 2 dny

      😅😅😅😅hadii aad somali tahay koley halkan waxan ku fadhiyaa in caruurta jiilalka soo socda ay adoo dhintey ku soo oran doonaan ilaahay idiinma naxariisto saa cadow bay gacanta noo galiyeen dhaxalna gumeysi ayaad nooga tagteen aad baan uga xumahay inaan jiilka maanta jooga ka mid noqdey inkastoo anan raali ka aheyn ilaahay waa iiga makhraati asagu kuma qarinayo inuu asagu asal u lahaa adna adoo 🍽️ ku wada baad la hoos ordaysaa kaliya orod soo baar dhulkaga waxa ay ka aaminsan inad adigu lee dahay iyo inay ayagu lee yihiin maxaa la yiri halkan hala soo fadhine qariiradooda soo arag nio dadkaan inay 1800 nool yihiin baad u maleysaa sida jaahilnimada iyo caqli xumada iskugu darsadeen ish

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 2 dny

      @@Inasuldan1235 yaa wax kaa wayd diinay xagaad noogu dayrisay adeer hadii cid diin laga bedelaayo kiliga shanaad baa laga bedeli lahaa diin kkkkkkkkk kuwaasiba itobiyay la deganaayeen noloshooda dhan

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 Před 2 dny

      @@user-sz7sn2rv9r walal kililka shanad horta waxa ka socda ma og tahay hadadan la joogo sida loo xasuuqo oo malinkasta loo soo durkiyo ayadoo dhulkooda la boobayo carurrtooda iyo dumarkodana nolosha lagu aaso ma aadaba aduun war u haya somalida hadii xitaa canfarta is qabtaan ciidanka dhexe ee itobiya ayaa la soo safta manta oo la joogo kuwa canfarta ayey la soo safteen si somalida loo laayo jigjigana manta 50% dadka jooga somali ma aha ader meshan qorshe fog baa laga lee yahay lakin dad la sirsiranayo ban u jeedaa ilahay ban kugu dharshaye qof kuleh dhulkan anaa la lahaan jiray bad adna fakad ula tahay caruurtada iyo caruurtoda maxaad uga tagtey marka ileyn kan asagaga ah asagu wuxuu uga tagayaa inuu dhalakaga dhaxal uga dhigo jiilashiisa soo socda

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 Před 2 dny

      @@user-sz7sn2rv9r tan kale walal somali galbeed ayagaba haysta walwalna kama qabaan koley mustaqbalkana qorshayaal bay u tajiyeen siiba oromadu lakin sirtoda kuma tusayaan inkastoo malin walba la soo durkiyo tan kale aaway dirdhabe manta somali maxay tahay aaway harar somali maxay ka tahay soo loo soo riixayey manta ayagaa marti ku ah kuwana sidaas bay la rabaan awooweyasheen dhaxal bay nooga tageen lakin dadka maanta joogo 60% kuwo jiilalka soo socda dhaxal uga tagaya iilama eka waxan gumeysi aheyn ugama tagi doonaan turkiga markii dowladii awooda lahayd dhacday reer galbeedku waxay ka saxeexdeen heshiisyo 100 sano ah oo aysan xitaa marakiibta badooda mareysaa aysan ka canshuur ka qaadi karin 2023 buu heshiskaas dhamadey markii halkii la rabay la gaarsiiyey diintana maanta ordugaan loogama horey wax walba oo gaal dhaqankiis ah ayaa ayagana xalaal u noqday manta dugsi quran kama furan kartid sida loo fogeeyey darteed cajiib

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026 Před 2 dny

    Waar jaamac saaka hoos ayay kaaga dhacday waa hadal siyaasadaysan hadalka rayzaĺwasaaraha itooviya

  • @mohamedmohamud-wo2si

    🇪🇹❌🇪🇹❌🇪🇹❌🇪🇹❌🇪🇹❌🇪🇹

  • @queenniema5863
    @queenniema5863 Před dnem

    Hhh wad riyotay abe somali ma taqanid dhulka ad ku fanayso somali aya iska leh

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m Před 2 dny +4

    Somaliand ❤❤❤❤❤❤ guul

  • @AxmedCabdimataan
    @AxmedCabdimataan Před 2 dny

    Saxiix

  • @leban9958
    @leban9958 Před 2 dny

    Somalgalbeed xoritadeeda hadiiyo bad ayanu siineynaa

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Před 2 dny +4

    Soomali Soomali layidhaa majirto

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 Před 2 dny

    Maxanaga galay tuug

  • @rirachekheyr188
    @rirachekheyr188 Před 2 dny

    Nafis siyasadeed ; dagaalka gudaha ujeedinaya debedaha

  • @user-ye6ry9zc8m
    @user-ye6ry9zc8m Před 2 dny

    War beenta daa muu odhan sidaad sheegaysid luuqadda waan garanayaa

  • @talokeen259
    @talokeen259 Před 2 dny

    20 km dowlada federaalku ha u saxiixdo si uu uga baaqsado inuu somalia kala gooyo😄😄😄😄😄😄😄😄isaaqow waan awoodna

    • @Togdheer
      @Togdheer Před 2 dny +1

      Waxaanu u soo bandhigaynaa 40KM oo bilaash, kadib siiya idinkuna kkkkk. SOMALIA OO dhan waanu siin haddi laga maarmi waayo.

    • @talokeen259
      @talokeen259 Před 18 hodinami

      @@Togdheer waxaanu siinayna waa dhulka isaaqa iyo masaakiinta gadabuursi si aan uga hortagno inuu khariirada 7ka baa kalagooyo xalkaas waa kan ugu dambeeya

    • @talokeen259
      @talokeen259 Před 18 hodinami

      @@Togdheer adigu malihid sharciyad anaga passport ku siina qowm ilaahay abuuray oo bilaa passport ah waa idinka iyo rohiingaha iyo falastiiniyiinta

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j Před 2 dny

    Muuse cinyiraaf kii ma wuxuu noqday qudaar kkk