Suldaanka Guud ee Habar-yoonis oo Fariin Adag u Diray Garadada Dhulbahante iyo Xukuumada Somaliland

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 07. 2024
  • #Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
    Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
    ===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
    ▶️ Horyaal24 TV CZcams Channel = bit.ly/3vdhg9s
    ▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Komentáře • 224

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 Před 7 dny +7

    GEESI GEESI DHALAY GUULAYSO ALLAAHU MACAAK
    SULDAANKA HABARYOONIS

    • @abdihakimahmedjamanuur8999
      @abdihakimahmedjamanuur8999 Před 7 dny +1

      Ceerigaabo ayaa duulaan lagu yahay isaguna doorasho ayuu ka hadlaya cajiib .😂😂😂😂😂😂😂

    • @ayaanibrahim8735
      @ayaanibrahim8735 Před 7 dny +1

      WAR CARIGAABO RAGI LAHA BA DAGAN DORASHANA WA LO DIYAR A CAY IYO CIIL KU NOOLA IS KA RIYOODA 😂😂😂😂😂😂SOMALILAND WA QARAN WA MID WA DOWLAD

    • @abdihakimahmedjamanuur8999
      @abdihakimahmedjamanuur8999 Před 7 dny

      @@ayaanibrahim8735 odaygu muxuu u odhan waayay difaaca ceerigaabo???doorasho ayuu ka hadlaya isagoo loo soo hanjabayo oo la leeyahay ceerigaabo waa lagaa qaadaya .cajiib

  • @zaedismacil5684
    @zaedismacil5684 Před 8 dny +14

    Adeer ceeli gaarbo waa magalo garxajis ee yaan lagu soo dag dagin dhulbahantoow kibirka joojiya sanaag sool maahee ragii lahaa waa jogan

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Před 7 dny

      @@zaedismacil5684 ceerigaabo intan daganahy anaa leh baasto xajisoooy noo bilow dheesha caano bal inad dhanto

    • @abdicash8787
      @abdicash8787 Před 7 dny

      Kkkkk😂😂😂😂 magaalo garxajis, adeer reerkii ugu horeeyey ee guri ka dhista waa labo reer ok kala ahaa. 1. Muse ismaciil.cabdalle xaamud. Iyo aduruxmiin.
      Sheekada gaaban jooji.
      QORI JARATO NINKA MAGACA U BIXIYEY WUXUU AHAAA ADURUXMIIN , YAA SAMEEYEY BEERTA NUURA, ATHONY MARIAMA, YAA BIYAHA MACAAN GELIYEY CEERI ANTHONY MARIAMA.
      ADEER XIIS BAA LAGA DHISAY CEERI. AWOOWAYAASHAA WEYDII

    • @AliHassan-cx5dy
      @AliHassan-cx5dy Před 7 dny +3

      Kibirku waa wixii aad u lahaydeen laascaanood ingiriis baa na siiyay wixii idinka raacayna waad ogaydeen ceerigaabo waa laba daamood oo harti &isaaq wada degaan weligoodna wada degi jireen kibirka idinkaa wada waxaadna ogaan doontaan markay faraha ka baxdo alle kama dhigee waayo in badan baynu nabad gelyo ku wada noolayn hadase waxay u eg tahay inaad wadaan caqligii ahaa dhulku ma guuro ee dadkaa guura iyo hadaladii aad nagula hadli jirteen duulankii laascaanood markii uu socday waxaanse garxajis xusuusinayaa manta in aad harti ka gabataan oo nabada xoojisaan walhy hadii xabadi dhacdo xitaa somaliland hadii ay idiin soo gurmato dhul gariir baa idinku dhacaya harti wuu hubaysan yahay cid hor istaagi kartaa ma jirto dantiinta garta oo kibirka joojiya hadad diidaana iskeen siiya kii awood leh ceerigaabo haka taliyee viva khaatumo !

    • @abdihakimahmedjamanuur8999
      @abdihakimahmedjamanuur8999 Před 7 dny

      @@zaedismacil5684 suldaanki muxuu difaaca gala inoo odhan waayay isaguna ma doorashadii ka qayb galaya ??.🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @NimcoFf
      @NimcoFf Před 7 dny +1

      ​@@AliHassan-cx5dyhalkani maha tuuladii yarayd ee aad gaarka idaganayd wlhi bilahi tolahi waa halkii lagu soo afjarilahaa bakhbakhdaada wali dagaal qabiil maad arag cid ku baryaysaana ma jirro ceerigaabana anaa afarta koonaba ka xiga hadaad cirka kasoo dhagayso isoo sheeg

  • @jamaabdullahi4736
    @jamaabdullahi4736 Před 7 dny +4

    Maansha allaah suldaan alle haku barakeeyo

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Před 8 dny +6

    Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️ 💪

    • @mohamedomat4028
      @mohamedomat4028 Před 7 dny

      @@sidiiqmaxamed-pg6nm Guul aay argagizisada SNM oo labaxday Somaliland waxaa kaa xigo aduunka oo dhamaado umada Soomaliyee oo muslimka ah wax laqeybso reyada aad maalin riyooneeysid iska daa.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 8 dny +16

    Suldaan Difaaci Qaranka waaydiinkii Yusur Harti la baxey iska celiya walaahiin Harti

    • @abdulwahidmohamud9408
      @abdulwahidmohamud9408 Před 8 dny +5

      Walasha siilkeeda Ayaa Harti ah ,anaana wasa

    • @IsmailJama-xo4gv
      @IsmailJama-xo4gv Před 8 dny +3

      Laangaab cuqdadaysan . Dhulbante iga celi ayaad igu haysataa ha ku waso adiga iyo hooyadaaba

    • @sahalmohamed3477
      @sahalmohamed3477 Před 8 dny +1

      Wallaahay waa dad liita oo aan habboonayn in loo jawaabo.....!!!!.

    • @user-rc2st2jj2m
      @user-rc2st2jj2m Před 8 dny +1

      docof bd tahay reer dhan oo walalheen bd cayasa salamat allah kuma cafiyo,fitnadole

    • @ApdyOmar53
      @ApdyOmar53 Před 7 dny +1

      Weligiinba nameydaan sideen ku difaaci waar ilaaheybaa laandheere iga dhigey nimankaasina hadey kibir la yimadaan sidoodii ayaan dabada isu gelin kaama sugayo hiil naag naagu dhaley

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před 7 dny +3

    wakaa suldaanka dhiigga leh ee somaliland dalka iyo diinta iyo calanka u daacad ah !!!!!!!!!!!! from saylac city

  • @user-yr1qh7kj3r
    @user-yr1qh7kj3r Před 8 dny +7

    Nabada waa u dan Nin walba waa in la ilaaliyo
    Ceerigaabo
    Wa nabad Qurux badan
    Degen
    Halagu ilaaliyo
    Wanaag waang ayuu dhali
    Donaa.

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Před 8 dny

      Ceerigabo inta harti leeyhy waan goosan😂

    • @MohamudMohamedAbdiwahab-qe2nu
      @MohamudMohamedAbdiwahab-qe2nu Před 8 dny

      Gaal iyo islaam nabadu waa u gogol nasteexaade balse hadii colaad loo guntado goray ma laacdeen

    • @user-yr1qh7kj3r
      @user-yr1qh7kj3r Před 8 dny

      @@MohamudMohamedAbdiwahab-qe2nu wa run

    • @user-yr1qh7kj3r
      @user-yr1qh7kj3r Před 7 dny

      ​@@dilara-jj5yj Waa la wadda tashan
      Dhiboohinkan wy Ina dhaafi
      Wax kla qoqobka

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Před 7 dny

      @@user-yr1qh7kj3r hhhhhhh qabuuraha inta tagtid siyaad bare so nooleee intaas ba ka horeysa iidoor dhul darood cag so dhiga orod liq taas jahanama la aad burco iyo hargaysa lkn guri aan leeyhy inaad timaado siyad bare o soo noolada ka horeysa

  • @AAYA23
    @AAYA23 Před 8 dny +3

    Good suldaan macquul ah.🎉

  • @khadrasalebaan2080
    @khadrasalebaan2080 Před 8 dny +2

    Mashallah mashallah Habalyo
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤mashallah ❤mahadsanid ❤mahadsanid ❤

  • @zackbah7584
    @zackbah7584 Před 7 dny +2

    Suldan Mohamed xirsi qani ilahow noo caafi tan ma dawan karnee from muse ismail

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 Před 7 dny +2

    Ilaahay cadowga somaliland ilaahayoow jabi oo buushi la afuufay aloow kayaleel munaafaqiinta calanka towxiidku dhici maayo liicina maayo inshallah ee ha ku tala xumoowina munaafa qiita ilaahayoow shar kooda ku celi iyaga inshallah somaliland guul inshallah

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 Před 7 dny +3

    Muuse waa ninka sland ceebeeyay ee cadawga u naageeyay

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw Před 8 dny +3

    Hadaan DHULBAHANTE❤ nahey diyaar baan unahey NABAD waarta lkn ma ogolin in laysu dowladeeyo

    • @FarhiyoAbdullahi-rs6ob
      @FarhiyoAbdullahi-rs6ob Před 7 dny

      Kkkkkkkkk mesha ma Somalia ayad modal eder ea somalilan wa dowlad dhamaistiran

    • @saynabSr
      @saynabSr Před 7 dny

      ​@@FarhiyoAbdullahi-rs6obha wareerina degaanka reero la yidhaahdo harti iyo habaryoonis ayaa iska leh eh

  • @aliwaays3501
    @aliwaays3501 Před 6 dny

    Waa walaaladeen ee waxba inama yeelayaan.

  • @ismailali4339
    @ismailali4339 Před 8 dny +1

    Alla kariim.

  • @MahamuudCabdi-nk7yk
    @MahamuudCabdi-nk7yk Před 8 dny +3

    suldanka huwanta hadi ay alayahaayen isaq wax kala dhici laha lnk waa la ogyahay dadku way kadharagsanyihin inad huwanta lasocoto

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před 7 dny

      @@MahamuudCabdi-nk7yk waxa tahay dhadiga isaaq laa dhigay yuhuud oromo

  • @user-vt7fk1kx1k
    @user-vt7fk1kx1k Před 7 dny +1

    Suldaan,
    Miyaanay ceeb Ahayn 3 Nin Oo reer shixi saxaaq ah inay doorasho wada galaan, waa ceeb doon Dhulbahante iyo Awdal iyo dadkii meesha wadda lahaa,

  • @mohamedsiyad6646
    @mohamedsiyad6646 Před 8 dny +4

    Waxaan leeyahay haloogasoobaxo cerogabu dhulbahante ilayn waydinkiilahaa lascanod haloogasoobaxee tana ugasoobaxa

    • @abdulwahidmohamud9408
      @abdulwahidmohamud9408 Před 8 dny

      Walasha Ayaa ku Wasa ceeri caarigaabo ,kamana kacayo

    • @ApdyOmar53
      @ApdyOmar53 Před 7 dny +2

      Ceerigaabo iyo laascaanood ha isku qaldin sxb rag iyo rabi ayey leedahey hadey edeb daroo soo qaadaan sidoodii ayey sarmaanyo ka qadeyn doonaan 😅

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Před 7 dny +1

      @@ApdyOmar53 baastooy ceerigaabo intaan daganahy hadaad iigu timadid sida kuwii hore aan u wasey bn adigana afka kaaga wasayaaa kuma kla aqaan anigu ilmo dhilo wagaash

    • @abdulwahidmohamud9408
      @abdulwahidmohamud9408 Před 7 dny

      @@dilara-jj5yj walasha siilkeeda isoo sawir hada khaniiskii ku xaartay wase

    • @NimcoFf
      @NimcoFf Před 7 dny

      ​@@dilara-jj5yjfaqashey ceerigaabadu taan joogo miyaanay ahayn ee afarta koonaba kaa xigo quruxey ka is qaxin

  • @DaahirXuseenxasan-un4yf
    @DaahirXuseenxasan-un4yf Před 8 dny +2

    Illahay dad muslina ayeynu nahee noogu dhiibi maayo ciro talada maamulka

  • @user-xs1yy8ff7h
    @user-xs1yy8ff7h Před 8 dny +1

    Kitabka Alleh Iyo Sunadiisa Dalka Halagu Xukumo Ama Ku Kala Taga Aqliga Saliiimka Ayaa Sheekayo Laguma Hashiinayo Demuqraadiyad Iyo Qabiiil

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v Před 7 dny +2

    Garadada dhulkoda bey jogan suldaan waxa wada dagalka waa muuse juudan

  • @abdiali319
    @abdiali319 Před 7 dny +1

    Wax badan way qabteen Kulmiye. Imikana wax lagu doorsanayaa ma muuqdo. Wadani waa Huwan oo Reer Somaliland ka heli maayaan cod ay ku hantaan kursiga madaxwaynaha. Tartanku waxa uu dhex marayaa Kulmiye iyo UCID. Iska ilaw Wadani iyaga ayaa shacabka ka mutaystay cadho.

  • @abdihakimahmedjamanuur8999

    Odaygu isagoo duulaan lagu soo yahay buu kuleeyahay doorasho .adeer ceerigaabo in lagaa qaadinayaa loo soo socdaa .difaaca ku dhawaaq

    • @saynabSr
      @saynabSr Před 7 dny

      Doorashada gala fulaynimada iska daaya oo doorta dadka markay kululaato loo yeedhto

    • @abdihakimahmedjamanuur8999
      @abdihakimahmedjamanuur8999 Před 7 dny

      @@saynabSr 🤣🤣🤣🤣🤣.yaanuu doorana ? Ma Kuwa cadawga u niikinaya .Horta dastuurka barta .
      Muuse markuu aqoonsiga saxeexo .wax doorasho ah dhicinmayao aan ahayn ta ururada waayo dastuurka ayay ku qorontahay
      Madaxweyne keena aqoonsiga 5 sano oo cusub ayuu dooran yahay oo waa loo dhaarinayaa xukunka .
      Doorasho ma jirte difaaca ceerigaabo.dalku waa xaaladii ugu danbaysay baynu joognaa oo ah dawladnimodeena aqoonsiga iyo cadawgii oo inoo diidan hamigeena dawladnimo .dalkan afti baa ka socota

  • @user-th7cb2mb1w
    @user-th7cb2mb1w Před 7 dny +1

    Suldaan badheedh hadslka Adkee.

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy Před 7 dny +1

    Suldaanka waxaan u sheegi lahaa qaybta aad ka degtaan ceerigaabo adeer calankiina sudha qaybta harti ka dego ceerigaabo cidna kala tashan mayno calankayaga ayaanu ka taagaynaa wax isugu keen jiraa ma jirto dawlada aad ka hadlayso anaga nama khusayso intaas bay aaminsan yihiin dhamaan dadka reer khaatumo colaadana xagiina ayay ka socotaa oo maalin walba caruur baad ku xidh xidhaan calankaa khaatumo iyo maakhir maxad u sidataan caqligu hadii aanu weli idiin soo degin ceerigaabo sidii laascaanood baa faraha la isa saarayaa adigoo suldaankii ah baa afkii muuse biixi nagula hadlaya ku koobnaada daanta aad degtaan wax danbe noo yeedhin maysaane caruurtana deg deg noogu soo daaya inta anaguna kuwiina aanan afduuban viva ssc khaatumo !

  • @CadeGude
    @CadeGude Před 7 dny +1

    Dhaqanka isaaq walahay dhibaataa haysata
    Dadka ay Dhaqanka uyihiin
    Caadifad baa laga buuxshey
    Wanaagaba xuman bay u yaqanan
    Waxay qoreen baan soo skhriyey
    Waa yaabay
    Hadal gobanimo keh buu suldankaasi jeediyey
    Wwkiba anoo isaaq ahayn baa
    Qiraya
    Haduu cid ku jiifsaday anaguu nagu jiifsaday
    Weli dunida kama dhicin
    Magaalada aan wada deganahay
    Waxba wada yeelanmayno
    Talada dadkaaga dhulkaaga
    Guryahaaga
    Intaba anagaa goynayna
    Intaa hadii reer idinka ah la dhoho
    Waaba qarxilahaydeeb abtiyaal
    Lkn anagu dulqaad keedaan
    Leenahay
    Suldan kana waa soo dhoweynayanaa
    Dadkii talada reerka looga danbaynjirey ee aanay seegijirin
    Taladu weeye
    Isaaq maalintuu garxajis wax ka
    Maqliwaayey buu hoogey
    Cabdi waraabe ayaa idiinku
    Danbeeyey garxajis aad maqashan
    War xisaabtama oo fekera
    Cay meel laguma tagee

  • @siedmeash515
    @siedmeash515 Před 7 dny +1

    Waa lagu qanac sanyay %95 cidbdhaanta ma hayno caaqil

  • @kinsialin8009
    @kinsialin8009 Před 7 dny

    Abtigay day waa cadaysay hadalkii Alle ha naga qaboojo sharka iyo shaydaanka

  • @ahmedadan735
    @ahmedadan735 Před 7 dny

    Masha allah maal fiican ayuu dhigay

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 Před 8 dny +1

    🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up Před 7 dny +1

    Hbyonis dorasho ayu ilahaye tuusaye ee maxay sii kukul uu ku jawabi laayihiin minorité ceelkabo cheikanaya

  • @KUSOWQAWDHAN-f6c
    @KUSOWQAWDHAN-f6c Před 7 dny +2

    Maxaa saansaan colaadeed keenay?! Ceerigaabo, Muuse & Isaaq iigu dawladayn maayaan intay Laascaanood igu soo weerareen. Abti, Ceerigaabo, nin waliba xaafadiisuu calan ka taaganayaa, haday taasi saansaan colaadeed tahay & hadii aysan ahaynba.

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Před 7 dny +1

      @@KUSOWQAWDHAN-f6c baasto xajis baaa naasaha comment la dhacaya daah ceerigaabo waxay moodeen dhaxal yusro

    • @ApdyOmar53
      @ApdyOmar53 Před 7 dny

      @@dilara-jj5yj aamu ciilanbaa tee ceerigaabo ragii ayaa jooga cidna kibir ulama imankarto

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Před 6 dny

      @@ApdyOmar53 baastoooy ceerigabo futo la ruxo lguma yeesho ana ku tusaya hadadan nabad ku joogin intaada ind oohin ku tagto

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj Před 8 dny +1

    Ceerigaabo inta harti ka daganyhy waan goosan baastoxajisaay ama oy ama buuuq who cares muusow xaarka soooo fasax😂😂😂😂

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 Před 7 dny

    WAAR BARYADAVISKA DAAYO WAX ISKA CELI DOQONIMO UUNBAAD DABADA HAYSAAYE

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Před 8 dny +1

    Dawladu sawta idin sheegtay in lagu so duulay somaliland gardadu u socon lascnod dhul baladsi wadan ma manta so toostin habr younisay 😂😂😂

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Před 8 dny +2

    Garowe iyo bosaso la isla gali doona haday jojin waayan dan dansiga gardada dhulbhnte

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 Před 8 dny

      @@MaxamuudMaxamed-sm3ub hhh musow lo.da fasax ciidan ma.jiree🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @ismailmohamed3417
      @ismailmohamed3417 Před 8 dny

      Waar mussow ciidanka snm fasax 😂😂😂😂😂😢😢😢, free yusra harti.

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Před 8 dny

      Muusoow xaarka so fasax baasto xajisooy orod racsiyeeh😂

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 Před 8 dny

      @@ismailmohamed3417 hhhh huunoy ma.xishotan saca gabiley AWDAL STATE na.waa laydinkasoo eryayaa 50 kilomiter ee hargaysa illaa gabiley haydin deeqdo de🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @SakariyeSiciid-df9zs
      @SakariyeSiciid-df9zs Před 8 dny

      Khiyaali state xagay ka taliyaan horta? Buuqa yareeya oo kaalaya hadaad wax isla haysaan, waad is cajabiseen walaahay. Maayirka Ceerigabo na soo kaxaysta 😂😢

  • @user-vt7fk1kx1k
    @user-vt7fk1kx1k Před 7 dny

    Adeer, u tag Garaadda Dhulbahante u Gee Xaal, sidii naylagu yaqaanay,
    Jegaan iska ilaali, waxay Garxajis u bixiyeen Yusra
    Don’t tress them!!

  • @eagleaad5183
    @eagleaad5183 Před 7 dny

    Habaryoonis wa inay gardarrada joojisa oo dhulbahante la heshiisa. From habar jeclo

  • @Mohangoat11
    @Mohangoat11 Před 8 dny +11

    Dhulbahante caqli male Ciidagale iyo h.yonis ha isku soo jeedininana yaan laydin xasuuqin dhulbahantaw, majeerteena garoowe loogu, tagin,😂

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Před 7 dny +1

      @@Mohangoat11 abaarsoy oohintu waa ceeb maxbuus bn ku aqaan iyo adoon

    • @mohamedarton3204
      @mohamedarton3204 Před 7 dny +3

      Isasoo raaca yaa idin kala reebay markii horeba isaaq waa noo isaaq

    • @Mohangoat11
      @Mohangoat11 Před 7 dny

      @@mohamedarton3204 isaaq inui isaaq yahay waa la ogyhy ee caqli malihidin waliba faqashtii waxaad samauseen, ayaa laydinka jarayaa hadaa joogi waydaan faqashtii idinkaa ubadnaa dadka laynaayay waana layska kiin daayay 😂

    • @Dandan19800
      @Dandan19800 Před 7 dny

      Ciidagale wa sacad muse.

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Před 7 dny

      @@Mohangoat11 ooohintu waaa ceeb baastoooy kuma kla naqaan ama faqash no aqoon ama jin who cares macnaha faqash waa guska afkiisa horta liq

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky Před 8 dny +6

    Odayga ma haday taabatay? Nabadii ummaddiisaa laga hadlayaa , isna doorashuu ka sheekaynayaa! Ninkani beeshiisa oo keliya ayuu caadifadeeda xakamayn kari waayey, rag kale ayaana ka caqli badiyay oo ku yidhi fidnada reerkiinaa dani ugu jirtaa, maantuu dawladnimo ka sheekaynayaa. Muxuu Dawladnimada wax uga odhan waayay 7 sano ee la soo dhaafay?

    • @IsmailJama-xo4gv
      @IsmailJama-xo4gv Před 8 dny +1

      Suldaanka ka xishood ina gumeed laangaab ah oo ciil qaba sidiisa ha u hadline.

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky Před 7 dny

      @@IsmailJama-xo4gv waan Gartay mujaahid laakiin HY talay u baahan tahay maanta. Sheekadu way ka gedmatay

  • @axmeddhinbiil84
    @axmeddhinbiil84 Před 7 dny

    Ma aha ninkani suldaankii guud suldaankii guud wuu xanuunsanayaa Alle caafimaad yaan uga baryayaa inuu caafimaad sareecana siiyo waana suldaan maxamed suldaan xirsi qani ninkani waa kaanbeynar wadani ah

  • @MrAhmedyaasiin
    @MrAhmedyaasiin Před 7 dny

    Habaryoonis waxaan leeyahay hubkiina diyaarsada walaahi inaysan idin gafayn nimankaa huwanta labaxay ee is hubeeya oo dhalinyaradiina ciidanka kudara tobabaro ha qaataane

  • @SamsamCabdi-gz5rp
    @SamsamCabdi-gz5rp Před 4 dny

    Suldaanku waa inuu hargaysa kaguuraa burcona uguura waa magaalo somali lagukala qaybiyo meeshaasi

  • @mohamedomat4028
    @mohamedomat4028 Před 7 dny

    Odigan waa odi fataal ah muusa wax usheeg oo waxaad ka soo qaadaa dadkii uu Laascaanood kulaayay dhiigoodii.

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia Před 7 dny

    Ceerigabo dadka danbaabi jiray ee haberyonis iyo haberjaclo waa mulkiilaha gobolka dadkii iska riyoonaya inay seexdan baa ka horaysa inay ceerigabo lug soo galiyan

  • @hajirdalaal3028
    @hajirdalaal3028 Před 7 dny

    Adeer goorma laga tegay warkaa hortaa jira kala quustay inay huwan nabad qaataan markaa waa nin ba waxay ilkihiisu u gooyaan. Habrasho ayaa ka muuqata hadalkaaga ee siday u hadleen ugu jawaab amba iska aamus

  • @geesahaye
    @geesahaye Před 7 dny

    Darood ayuu u hamranayaa somaliland iyo dadkisana wuu ku afdhiiranyahay walee tariikhda ayaa kutilmaami waxad maleegayso

  • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625

    Cabaaddka joojiya iidoorow.

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j Před 7 dny

    yaa sheekh waxan aad ka hadlyiso wadnkaba laguma hayo

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 Před 7 dny

    yusraaa ceerigaaboooo laga qaaaaad

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj Před 8 dny +5

    Adeer Fadhiga ayaa laguugu imaan go aa shaalka iyo koofiyada Garaadada bililiqaysanaya😂😂😂😊

    • @IsmailJama-xo4gv
      @IsmailJama-xo4gv Před 8 dny +2

      Garaadadu wax ma biliilqaystaan . Waxba aniga dhulbante ha igu dirin si fiican ayaan ku aqaan iska celi hoyadaa wase

    • @weriscali9103
      @weriscali9103 Před 7 dny

      ​@@IsmailJama-xo4gv😂😂😂Ninkan walaalkii cadaw uhaystoow akhri sheekadan. ciyaal ninadii ayaa iskuulka ku dhiganey oday caruurtiisa ku yidhi Nin kastow 2ba qori Soo qaado, kadib hal qori ayuu ka qaaday ayuu xabad xabad u jabiyey, kadib qorigii 2baad ayuu ka qaaday, kadibna wuu isku ururiyey qoryihii markaasuu isku dayey inuu jabiyo, wuuna Kari waayey ,markaasuu caruurtiisii ku yiri hadaad Kali Kali noqotaan waa laydin jabi. Markasta isku duubnaada.

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics Před 8 dny +11

    Suldaan doorashada adiga laguuma dirsane , reer ka inoo soo hanjabaya Ku tuf , oo u sheeg in habar yoonis wax iska Celin u diyaar garoobaan minority ga ku dhex kibray ceerigaabo na ay laayaan.

    • @aidgab1196
      @aidgab1196 Před 8 dny +2

      Wa Sidaas ❤

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Před 7 dny +1

      @@HawrarLyrics hhhhhhhhhh yusraaay baasto la cunimayo intan ku dilo adiga bn kugu kaaajaya ceerigabo awal intan daganahy bn u socdey iminka iyadoo dhanba ana leh

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před 7 dny

      Munafaqadiin way

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j Před 7 dny

    waar habar yoonieeyi maanta dagaal ba inagu soo wajahan doorasho dawladi doona majiraan eeama waxiska celiya ama sdiinii magan daarood noqda

  • @mohamadismail1880
    @mohamadismail1880 Před 7 dny

    WUXUU KACABANAYAA KUWUU SHALAY LAHAA WAA WALAALADAYO,DAGAALKA WAANU KABAXNAY IYO DHULKOODA HALOOGASOOBAXO

  • @fatoomasomali4665
    @fatoomasomali4665 Před 7 dny

    Suladaan xusbi buuraa galay jabahad sameeye aspartic qaranka laayey cadowaga wadanka wata mala dooran karaa

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827 Před 8 dny +2

    Maansha-Allaah Suldaanku si fiican ayuu maanta u hadlay,mar dhexe Caafimadka ayaa lagu arki jiray laakiin maanta si waayeelnimo ah oo wixii loogu bartay ayuu iga hadlay.

  • @sakariye4279
    @sakariye4279 Před 8 dny +2

    Habaryoonis wa u diyaar difaaca deeganadeeda iyo sharafkeeda

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky Před 8 dny +2

      I dont think! Habar Yuusa keliya cunfiga Isaaq ayay xiniinyo u leeyihiin.

    • @KadarIsse
      @KadarIsse Před 8 dny

      ​@@Between-earth-and-skydagaalka marka aanu dantayada ka aragno ayaanu galaynaa adiga oo miidhan oo futadaada gaani ka xorayney Aya sida ula hadlaya kii ku xoreeyey

    • @ApdyOmar53
      @ApdyOmar53 Před 7 dny

      @@Between-earth-and-skywakii adeerada futadada xoreeyey 😅

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky Před 7 dny

      @@KadarIsse cay iyo Aflagaado iyo faan been ah waxaan ahayn lagama maqlo. Waa wax xaaraan lagu wada dhalay. Bal ciday xoreeyeen car ha sharaxaan. Wax SNM tekniko kala soo baxsada oo faqash bariis kaga bedesha whi inaan Yusra cid aan ahayn Isaaq lagu arag. Hadii cid la xoreeyey iyagaa Siyaad Barre laga xoreeyey. Taariikhda akhriya. Haday Yuuska joojin waayaan waanu butaaci

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky Před 7 dny

      @@ApdyOmar53 @KadarIsse cay iyo Aflagaado iyo faan been ah waxaan ahayn lagama maqlo. Waa wax xaaraan lagu wada dhalay. Bal ciday xoreeyeen car ha sharaxaan. Wax SNM tekniko kala soo baxsada oo faqash bariis kaga bedesha whi inaan Yusra cid aan ahayn Isaaq lagu arag. Hadii cid la xoreeyey iyagaa Siyaad Barre laga xoreeyey. Taariikhda akhriya. Haday Yuuska joojin waayaan waanu butaaci

  • @mohamedomat4028
    @mohamedomat4028 Před 7 dny +2

    Ceerigaabo waa in Isaaq laga saaro.

    • @saynabSr
      @saynabSr Před 7 dny

      Isaaq waa reero badan oon ceerigaabo ku koobnayneh habaryoonis ayaad hartiyo ceerigaabo wada degtaaneh sidaa ula dhaqantaan ayaa inoo dhex ah

    • @NimcoFf
      @NimcoFf Před 7 dny

      Ceerigaabo afarya kurdin ee aan afarta dhinacba ka xigo ayaa bixi oo fudud halkani maaha tuuladi aad daganYd

    • @saynabSr
      @saynabSr Před 7 dny

      @@NimcoFf caga qalooc ma 91kii qoladii ku soo biirtay reer sanaag ayaad tahay?ka geeda doono ceerigaabo iyo sanaag Hart iyo ayaa ab iyo abtiba u leh eh

    • @NimcoFf
      @NimcoFf Před 7 dny

      @@saynabSr hhhhhh ab iyo dhakh hadaad uleedahay maad ka talisid qurixey ha is qaxin dantadaa ku jirta wlhi 1993 baa baryo iyo gogol laguu dhigay

    • @saynabSr
      @saynabSr Před 7 dny

      ​@@NimcoFfcaga qalooc harti iyo habaryoonis ayaa degaanadan iska leh ee ku noqo goibtii caguhu kugu calooqmeen

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j Před 7 dny

    hadalgaagu adeer jacmalaha nabad gelyadu xagyii joogtaa dhincwalba waa lagaa soo werariye

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Před 7 dny +2

    SANAAG INSHAA'ALLAAHU DAGAAL KA DHICI MAAYO DADKA SANAAG WAA DAD U BISIL NABADDA IYO WADA NOOLAASHAHA,DHIB IYO DHEEF BA YAQAAN DAD BEY MEELI BUGTAA OO DOONAYA INEY COLAADI KA DHACDO SANAAG MA DHACAYSO INSHAA'ALLAAHU QOLA WALIBA WEY OGTAHAY INAAN QOLADA KALE LOO DHAAMIN XAALADDA SOOMAALIYEEDNA MAANTA WAA XAALAD QOF WALIBA MAANTA JECLAAN LAHAA SOOMAALIYA OO SIDEEDII IYO BERISAMAADKII KUSOO NOQOTA OO CADOWGEEDA U MIDOWDA INSHAA'ALLAAHUNA WEY U MIDOOBEYSAA CADOWGEEDA❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @yuusufmaxamed7742
    @yuusufmaxamed7742 Před 8 dny +5

    DHULBAHANTE. HADUU. SANAAG. ISKU. DAYO. DAGAAL. HA. OGAADEEN. INAY. KUSOO. JABAYAAN

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Před 7 dny

      @@yuusufmaxamed7742 sanaag ma hooyada baleh baasto xajisooy

    • @AliMohamed-vj8uj
      @AliMohamed-vj8uj Před 7 dny

      Xabaal iyo ninkeeda lama kala qariyo, ceerigaabo waa ku kala calaf qaadana inshaAllah afkeeday kala haysan wayday,ninkan weyn ma hadu soo toosay colaadu horay u socotay waana sii soconaysa

    • @saynabSr
      @saynabSr Před 7 dny

      Hadalka hayareeyaan cidaan harti habaryoonis ahayni waayo meeli ugama banaana

  • @user-kc3ki6cq8f
    @user-kc3ki6cq8f Před 8 dny +3

    Hadalka suldaan ku waa hadal jilicsan
    Midda kale malaadbaa inoo dhin nayd inaga iyo faqashta

  • @user-cj4lc2zc8f
    @user-cj4lc2zc8f Před 8 dny +6

    Haduu isaaq la hadlayo.wuu hanjabi lahaa lakiin shisheeyaha wey fishtamaan futoxejis

    • @sahalmohamed3477
      @sahalmohamed3477 Před 8 dny +1

      Car sheeg qoladaada, waar ma Habaryonis ayaad sidaas ula hadlaysaa, nin Habarjeclo ah ayaa kula hadlaaya reer Burco ah.
      Waan ogahay kuwa ninkaas Hirriggoo ah daba-socda inaad tahay.....!!!!.

    • @ApdyOmar53
      @ApdyOmar53 Před 7 dny

      @@sahalmohamed3477waxba ka garanmaayo habaryoonis
      Ama wuxuu ka xun yahey libintooda 😅

    • @ApdyOmar53
      @ApdyOmar53 Před 7 dny

      Ninkani cidna kama heybaydeysto dhulkiisana cidi ma iman karto iyaguba wey ogyihiin iney jabayaan hadey soo galaaan lkn adi waad cuqdad hadleysaa 😅

    • @Charkherad
      @Charkherad Před 7 dny

      ​@sahalmohamed3477
      Nin dhiig leh iga dheh ❤
      Waan jecelahay qofka sidaa dadkiisa ugu damqada, alle haku sharfo !

    • @user-cj4lc2zc8f
      @user-cj4lc2zc8f Před 7 dny

      @@sahalmohamed3477 habar yuusa inay tahay labeebka isaaq cid waliba wey ogtahay.tolka markay la hadlayaan wey doobyaan markay darood arkaan dubkaa dhaca ...dhubahante iyo warsangeli ceerigaabo waa ka degaan ninka leh waxba kama tihid isagaa gardaran.maamul aanay rabina laguma qasbi Karo gaalkacayo cusub iyo laba maamul dhawaan filo hadii alle idmo futoxejis waa ragii.odhan.jiray laascanood markuu dagaalku ka socday dhulbahante waa laga gardaran yahay maanta waxaanu leenahay.dhubahante iyo darood garbay ku taagan yihiin huwantu soodhka haysula soo.gasho in loo hiiliyo waanu kasoo tashan donaa ...ba tookhweyn ...igaba dhan

  • @Saynabgamuur777Reermagaal

    Waaruta.abti

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj Před 8 dny +4

    Adeer ha baqin ee wax iska celi😂😂😂

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 Před 8 dny +1

      Zamzam.naga aamus aabahaa dhaliga caaryada ah ka wase ee kala hayska weyni habaryoonis ma reer sida eyga la diraad mooday nacalaa siilka gandhicilka ah kaaga yaale

    • @hassansheikh-4395
      @hassansheikh-4395 Před 7 dny

      Subxaanalaah waar ninku cay xumaa salaamaad minkuli aafaad.

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 Před 8 dny +4

    Dee isku harti ayaa tihiine ama heshiiya ama haheshiinina doorashadana suldaan ka ahaw cidina waxba kaa waydiinmayso

    • @abdulwahidmohamud9408
      @abdulwahidmohamud9408 Před 8 dny

      Siilka walasha Aya Harti ah Ina dhilo

    • @IsmailJama-xo4gv
      @IsmailJama-xo4gv Před 8 dny

      Laangaab cuqdadaysan . Dhulbante iga celi ayaad igu haysataa ha ku waso adiga iyo hooyadaaba

    • @SakariyeSiciid-df9zs
      @SakariyeSiciid-df9zs Před 8 dny

      Somaliland waa mid ka naxow nafta waa. Waligiinba daaqadaha kasoo daata reer Khiyaali State. Isku dirka Isaaq waa laydin ku fahmay.

    • @ApdyOmar53
      @ApdyOmar53 Před 7 dny

      @@IsmailJama-xo4gvwaar dhulkayaga ma imankaraan kibir hadey soo qaadana sidii 91kii ayey sarmaanyo ka qadeyn doonaan lkn adigu ma waxaan ku idhi i difaac waar weligeyba wax wax iska celiya garxajis ayaa jira isaaqa dhul iyo geelba wax daarood ka qaadey G36 ayaa jira lkn adigu adoo ciidan qaran wata ayaa kabaha lagaala baxey afxumana ma deysid 😅

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 Před 8 dny +2

    GARXAJIS KII BILAA AKHLAAQDA AHAA EE AAD ODAYGA U TAHAY YAA AAMUSIIN ?

    • @user-sj9qo5ec4r
      @user-sj9qo5ec4r Před 8 dny

      Yaa kaa bilaa akhlaaqsan dadka edbinta u baahan ayaad tahaye markale ayaad garan oo aad caga dhigan.

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 Před 8 dny +1

    C/raxmaan iyo Xirsi u sheeg arinka oo Ragii Saxibadood ee Dagalka dhinaca kale kaga soo jira hala hadleen. Ayaga ugu dhadhaw

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 Před 8 dny

      Naga aamus doqon yahay dhaliga gandhicilka ah lihi ee kala hayska weyni siil bakhaar fooqal siil bakhaar

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 8 dny +2

    Ninyow Yaabney Haber Yoonis waxaan doorsha aheyn wadanka uma muuqda miyaa kaba soo qaad ciro haley sow ciro inuu difaaco qaranka ma ahaa waa nooc minal waali suldamada Haber Yonis iyo siyaasintoda inta badan in difaac Qaranka u yaqanan Muuse dhadey iyo Ciro la doorto waaa laba shaqsi Awlana ma dhacin Haber yoonisna ma guulysan hadii sidaas dhacdaba oo ciro la doorto

    • @IsmailJama-xo4gv
      @IsmailJama-xo4gv Před 8 dny

      Siilkii hooyadaa ee laangaabka ahaa u sheekee . Doorasho waa qasab waxba futada kulba meel ha la galin

    • @MohamudMohamedAbdiwahab-qe2nu
      @MohamudMohamedAbdiwahab-qe2nu Před 8 dny +1

      Muuse waa madaxweynihii dalka isagaa laga rabay in umada hogaamiye mideeyo sida dalka iyo dadka loo difaacayo qorshe heeda laga labay lkn markuu dadkii kala qaybiyay in ciidan kusoo daayay ina cadow kusheegay, Adna qof caqliga madhanbaa tahay baan filayaa ama waad is yeelyeelaysaa waayo waxa socda hadaad indho fayow ku eegto waad arkaysaa siday wax u socdaan, Tusaale waxaa kuugu filan
      Garaaad jaamac daarood oo dhanbuu midaynayaa meel kasta oy joogaan,
      Muuse biixina Somaliland ayuu kala gurayaa uu kala qaybinayaa magacyo u kala bixinayaa intaasaa muuse kaaga filan hogaamintiisa iyo taladiisa dal dhisan oo dacal illaa dacal is haysta ayaa loo dhiibay,

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 Před 8 dny +4

    Hanjabaadii sanadka socotey, hanjabaadii ugu dambaysey ee mooryaan, gacan ku-dhiigle Karaash uu sida kibirka iyo xaqiraadu ku jirto uu ugu hanjebey Beesha Isaaq ee iska leh magaalada Ceerigaabo ee ah Caasimada gobolka ugu weyn, ugu barwaaqaysan Somalilaand, suldaanku isagoo xil gaar ihi ka saaran yahay difaaca reerkiisa dega Ceerigaabo, jawaabtii ku haboonayd mooryaan Karaash iyo mooryaanta, Shayaadiinta isku urursatay Fiqifuliye muu bixin muu bixin ! Hadalkiisu wuu jilicsana , baryo ayuu u ekaa, nin cadawga aan ku dhiran ksrin sababo aan la garanayn ayuu hadalkiisu u ekaa !

    • @Gamboole
      @Gamboole Před 8 dny

      Mansha allh suldan gulyso

  • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625

    Maxaa naga galay IIDOOR WAGAASH?

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t Před 7 dny +1

    Dhadhan ma leh hadalkiisu doorasho aanu.wsxba.ku keeneyn ayey kaga.dhegtay

  • @AnwarAnwar-un9fg
    @AnwarAnwar-un9fg Před 8 dny +1

    SULDAAN. HURTA. HUWANTA. DAGAANKAAGA. KADIFAAC. HADII. DAGAANKA. LAGAA. GAADU. MAXAY. DOORASHO KUU. TARAYSA. HADALKAAGA. IYU. HANJABAAD. HUWANTA. KU LA. HADAL.

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj Před 8 dny +1

    Oday Buuqa😂😂😂 Fulay halkeed joogtay shalay????

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 Před 8 dny +1

    Kuwaaga Garxajis yaa aamusiinaya bilaa AKHLAAQ DA AH

    • @MohamudMohamedAbdiwahab-qe2nu
      @MohamudMohamedAbdiwahab-qe2nu Před 8 dny

      Xukuu madaa laga rabaa cidkasta oo xumaan wada akhlaaq xun in ay sharciga horkeento, waxanba may dhaceen hadii kuwa is caayaya lawada xidho oo police ku anshaxa mariyo cidiba may wada hada sheen doorkii police ka ayaa ka maqan meesha

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 Před 8 dny +1

    SSC wey dhaqaaqdey

    • @ApdyOmar53
      @ApdyOmar53 Před 7 dny

      Ala maayee wey kuftey
      Wlle markaad ceerigaabo soo gashaan ayaad jebaysaane welcome

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před 8 dny +1

    DHULBAGANTA KU DHAMA SULDAAN YUSRA. ADUU QADIYAD YEELO MARKASAD QIMO YELANE NASAKH

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 Před 8 dny

    Naga aamus ey yahaw cadaqaata ahi habaryoonis bari ma meteshide orod anagu hadaanu habaryoonis bari nahay dhulbahante waa tolkayo naga dhex baxa eydiinaas burco iyo hargaysa waayo half jeegaan baad tihiin weliba suldaanka ciidagale waa makhnuud daba dhilif ah adaaba yara dhaamee

    • @zackbah7584
      @zackbah7584 Před 7 dny

      Dhulbhanta tolkey ah marka tiri ban gartay Ina aad tahay kuwi garad jamaca makhnudka ah la hayib ah. Hoyadin iyo tolkaba anaga wasna waa inoo xasuuq from muse ismail

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 Před 7 dny

      @@zackbah7584 walaahi muuse ismaaciil baan ahay laandheere hooyadaadii uraysay wase hana sheegan

  • @AliMohamed-vj8uj
    @AliMohamed-vj8uj Před 7 dny

    Hooyada aqliga xun ka was dagaalku ma haduu bilaamay miyaad iloowday marki madfac lagu garaacayey laascaanood,cirka soo dumiya.dhulkiina oromo siisan.

  • @saadyisalim2888
    @saadyisalim2888 Před 8 dny

    Allah maxaa adiga kaa galay doorashooyinka rag baa yartamayee , dagaal ogayaashii ayaad ka midtahay maxaa kuu diiday inaad indhaha u casayso garaadada kulamida ee dagaalka wada, ee aad baryayso ,

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 Před 8 dny

      Siil bakhaar aabahaa doqoniimada ka was waaba wixii yoo youtube baratay

  • @abdifatahjarmal7170
    @abdifatahjarmal7170 Před 7 dny

    Dhulmahante weji ma laha waa kuwaa saaxiibadood maanta iyagii warmaha la kor taagan 😂😂😂😂

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před 7 dny

    HUWAN KA QUUSATAY HJECLO . RAG RAG DHALAY HUWAN. SULDANKA GUUDE YUSRI HADA INU OOYO MAHA

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před 8 dny

    HUWAN QABSADA SANAAAG IDINKA ISKA LEHE

    • @ApdyOmar53
      @ApdyOmar53 Před 7 dny

      Hadey leeyihiin fiqi fuli hasoo dhaafan sheeko ayaad heysaaye 😅

    • @Halgame334
      @Halgame334 Před 7 dny

      @@ApdyOmar53 WAR KA XAMAR DHAAF YUSRA SHADHKA LAGULA GASHANAYA WATAD QARANKA JABHADAHA KU FURTAY HEAT KU YU KU GAADHINN. HUWAN UBANEE CASIMSFODA ERIGAVO

  • @JamaalMuuse-v6x
    @JamaalMuuse-v6x Před 8 dny

    Cid doorasho wax kaa waydiinaysaa o
    Ma jirto maanta ayaad aragtey huwantii

  • @abokorfaarax4241
    @abokorfaarax4241 Před 8 dny +2

    Suldaan yusra hati maxaad ku hadliiska celi

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před 7 dny

    Doorashadu adiga kuma taalo So iilicsan inaad uhadsho maaha

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf Před 8 dny

    Duli huwana. You are not you are cheap clanist