Video není dostupné.
Omlouváme se.

Somaliland Hantideedi Waya Talaa Djibouti Boqor........ Ahmed Libaan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 18. 08. 2024

Komentáře • 7

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 Před měsícem +1

    Dhaqanka inay dhex galaan maha arinkan! Djibouti Waa cadow !

  • @ahmad6967
    @ahmad6967 Před měsícem +2

    mili idiinkama banaana Geele waxuu ka so horjida Qaranimadaa somaliland

  • @mohamedahmed9928
    @mohamedahmed9928 Před měsícem +1

    Hoonbaro libaaxbay soo wada. Waxa ku xugta inaad ku dhawaaqdaan in xamar aad madax dhaqmeedku dhexdhexaadin ka galo oo dad walaalo ah. hawshaada ku ekaw. Xukuumada waxaan leeyahay jeelasha ku guru siyaasada da
    wlada wixii ka hor yimaada oo cabsida iska daaya haddii kale xilka banneeya.

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 Před měsícem

    Waxay. Ka. Raabaato. Laagaran. Maayo. Isalayaaba. Oo. Ariinata. Deejiiya. Naabaadu. Ciiyaar. Maaha. Isha. Allh

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim5596 Před měsícem

    NIMANKA GABOOYE MASHAAKIL AYEY DAMACSANYIHIIN NIMANKANI DHARAARTII DAGAALKA LAASCAANOOD WEYTAAGEEREEN WEYNA KUJIREEN DAGAALKA LAASCAANOOD HOREYNA WAXAY U AHAAYEEN SHIISHWANAAG

  • @abdurazakdahir1741
    @abdurazakdahir1741 Před měsícem +1

    Somaliland iyo muse bixi kala sara ciid walba somali ah ma rabto muse bixi

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim Před měsícem

    Adero wad wanagsan tahay lkn muse bixi iyo snm Djibouti wey uga dhamatay