Kaftanka Siyaasadda " Jabuuti iyo Somaliland, Federaalka iyo Itoobiya

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 07. 2024
  • Kaftanka Siyaasadda " Jabuuti iyo Somaliland, Federaalka iyo Itoobiya
  • Zábava

Komentáře • 39

  • @MohamedAli-rd7rn
    @MohamedAli-rd7rn Před 13 dny +7

    Maanta barnamisja wuu shidan yahay.
    Yaasin soo dhowow you make the program more interesting because you add color to every day life

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim5596 Před 13 dny +5

    MAARTIN WAAD BAHDISHEY ISAGUNA WAABILAADHIIG CEERIGAABO INAADKAQAADAAN AYAAD DIYAAR UTIHIIN WALLAAHI MUSTAFA MAARTIN MATAQAANAAN INDHUHUU IDIINTAABAN TOLKIIBUULATALINDOONAA

  • @Hana-997
    @Hana-997 Před 13 dny +3

    Mareykan isaga dhulka dhaxli doona oo sii diyaarsanaya ee uga wada yaaca shan shan 😂

  • @EgehHamza
    @EgehHamza Před 10 dny

    Asc ali xaraare maanta waxad lahadashay caana qasab mahadsanid
    Lkn waxad ka hadasha koranka biyaha

  • @cubicdmd
    @cubicdmd Před 13 dny +2

    Nacamleeye ugu daran

  • @user-vp9sy3uk8h
    @user-vp9sy3uk8h Před 13 dny +2

    War caliyow manad ahayn niin weyn beenta iska daa sxb firdiyey uu laa laa kulmey ismacil cumar

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s Před 13 dny +1

    Qaadkad halka ku cuntaan maxa la yidhaa aad bu u mirqaan walan yahaye

  • @yasinissewarsame4399
    @yasinissewarsame4399 Před 13 dny +1

    Ali xaraar adigaba waxaad ka midtahey Xoolaha darbiga kasoo boodey😂😂😂😂😂

  • @hindaomar4265
    @hindaomar4265 Před 13 dny +1

    Muuse waa Geesi Geesi dhalay cid kasta oo somaliland ka soo horjeeda wuxuu siiyey layli 1500 kun oo su"aalood

  • @gagaa7649
    @gagaa7649 Před 12 dny

    Eskuder kaa siyasada professional

  • @abdulkareemyusuf8987
    @abdulkareemyusuf8987 Před 10 dny

    War waxaad sheegaysaa saga maaha .waar qax kale ku sheeg

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he Před 12 dny +1

    17:24 Yaasiin 😂😂😂

  • @umusiham-gy6rq
    @umusiham-gy6rq Před 8 dny

    War filimka waa lagu fahmay

  • @abdulazizd
    @abdulazizd Před 12 dny +1

    Aqliga dadka la cayn. Bal waxa u noo sheegayo day qashinkan

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 Před 12 dny

    Waa dadkii layiqiin maaha waxa hada dhulka yimi oo aan waxba aqoon cali sodon Sano buu wariye ahaa wax kasta baadha

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 Před 12 dny

    Niman Kani waa ruuk cadaa ka dhashay dad xadaaradleh ka soo jeeda waana runtood waxaa oo dhami kuwani waxbay badhaan

  • @user-wu9cw3op1f
    @user-wu9cw3op1f Před 13 dny +1

    Bal waxan wariyaha sheeganaya eega ma dad waalan buu u waramayaa kkkk miyaanu is dhagaysan taaga kama qasna kkkkk

  • @cabdilaahiadan-z6k
    @cabdilaahiadan-z6k Před 13 dny

    Cali xarare wn ku raxayista kaftanka s

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r Před 13 dny

    kan markuu martin bahdilay ayuu qoslaaaye soo kaxaystay kkkkkkkkkkkk

  • @xabeebtv9512
    @xabeebtv9512 Před 13 dny

    Waxay naga dhaadhicinayaN odayaasha waaweyn dee muuse biixi iyo abiina isma arag

  • @Ahmedo-qq3ve
    @Ahmedo-qq3ve Před 10 dny

    Labadan nacas weli mays ag fadhiyaan
    shaqo la'aanta iyo balwadu waa belo

  • @DavidEric1
    @DavidEric1 Před 10 dny

    Cali xaraare ma caruur ayuu u sheekaynayaa miyaanu ogayn dadku inay ka caqli badan yihiin . Waar dadka ha caayin nin wayn baad tahee. Waligay kuma daawan ee Maanta ayaan ku arkay ee salaama

  • @mohamudibrahim6558
    @mohamudibrahim6558 Před 10 dny

    Somaliland madaxwayne wareegaya kama jiree dadka wax kale u sheega

  • @Gacanlibax
    @Gacanlibax Před 13 dny

    Muuse halkuu kusoo noqonayaa

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 Před 13 dny

    Exixi exixi wadhi wadhi hoheey cakuyeey hoh

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1n Před 12 dny

    Waa yaab ! Been waynaa Cali Xaraare.

  • @abdulsamater7197
    @abdulsamater7197 Před 13 dny +1

    🐑🐑🐑

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 13 dny +2

    2dhaandhaan oo iyagu sheekaysta oo isduuba uunbaanu idiin aragnaa

    • @Hana-997
      @Hana-997 Před 13 dny

      Doqonimada soomaalida ayey ka hadlayaan.😢

  • @axmedali783
    @axmedali783 Před 13 dny

    Jini ninkii keenaa saara waxna uu sheegayaa waxna uu shareersyaa hadii ismaaciil uu khaatumaduu sameeyay isaga iyo farmaajo iyo abiye Ethiopia bad ma helayso jabuutina way kacaysaa sidaa u sheeg

  • @yasmeenahmed3991
    @yasmeenahmed3991 Před 13 dny

    Waa beenta ka daa dadka

  • @ubaxjama5976
    @ubaxjama5976 Před 13 dny +2

    Beenaale

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 13 dny

    Beeni raad maleh ganacsade muuse lacagsiiyay majirto lkn afkaa banaan waad iskaga hadli kartaan

  • @cabdilaahiadan-z6k
    @cabdilaahiadan-z6k Před 13 dny

    Cali xarare wn ku raxayista kaftanka s

  • @cabdilaahiadan-z6k
    @cabdilaahiadan-z6k Před 13 dny

    Cali xarare wn ku raxayista kaftanka s