WADADA CUSUB EE WADNAHA HARGEISA.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 07. 2024

Komentáře • 67

  • @user-jl4rr7yq7q
    @user-jl4rr7yq7q Před 26 dny +3

    Wanidinhanbalyeynayaa waxqabadkiina waan lakiin jeclaanlahaa in aad U sameysan girgir si aanay wadooyinku ujabin Iyo meeshii dadku marajeen Iyo meelihii Laga gudbayey❤❤❤❤❤

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 Před 28 dny +4

    ❤❤❤❤hargeisa meeshaa kaliya een dhaxalka u leeyahay🥰🥰🥰🥰

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 Před 28 dny +3

    Hargeysa looks stunning ❤ 🎉

  • @yaseenali2913
    @yaseenali2913 Před 27 dny +1

    Masha Allah mayiir mooge magalada hargaysa bacdii iyo qashiinkii ayuu ka nadiifiyey dadku madanka ha jecladan oo qashiinka ha ka ilaliyan inanka videoga inoo so duubayna wuu mahad san yahay sebcerebskina iyo like waan saraye video yaada bilicda wadaanka so baadii wall❤❤❤❤

  • @sahrafarah8164
    @sahrafarah8164 Před 27 dny +1

    It looks awesome

  • @user-qj6qp6tr9v
    @user-qj6qp6tr9v Před 25 dny

    maashaa allaah!
    ilaahow inoo calaf.

  • @naeemayusuf6464
    @naeemayusuf6464 Před 27 dny +1

    Dadka waa in labaraa sharciga oo loo sameeyo sidewalk iyo ladhka la haga waliba dadka waa in loogu dhajiyaa qofku markuu dhaqaaqayo iyo markuu istaagayo stop 🛑,walk

  • @abdihakimmofarah2938
    @abdihakimmofarah2938 Před 28 dny +1

    M.sha Allah horumar wacn kuwada idamka alle 🤞

    • @GOONLE24
      @GOONLE24  Před 28 dny

      Insha allah .
      Mahadsanid.

  • @ahmedmohamud9167
    @ahmedmohamud9167 Před 23 dny

    😂😂mashallah dadka reer Hargeisa waa dad qalbi wanaagsan, maayarkuna duco ayuu mudanyahay 🍏🌧️🍎

  • @sahrafarah8164
    @sahrafarah8164 Před 27 dny +1

    ManshaAllah good job

  • @mohamedeid7573
    @mohamedeid7573 Před 28 dny

    Cabdikariin Khayr alle ha siiye dadkisa wuu u dadalaya

    • @GOONLE24
      @GOONLE24  Před 28 dny

      Wa runta sxb mahadsanid .
      Qofka wanagsan waa in loo qira Lona duceeya.

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 Před 27 dny

    Mashaallah Hargeisa ❤

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 Před 28 dny

    Mnsha Allah Mnsha Allah

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 Před 28 dny

    MAANSHAALLAH ALLAHU MA BAARIK BEAUTIFUL

  • @user-os76x9
    @user-os76x9 Před 26 dny

    Guul

  • @Caasha739
    @Caasha739 Před 28 dny

    Barakallah ✌️💐

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu Před 27 dny

    ina moogow ilaahey cimrigaaga ha u dheereeyo shacabka hargeyso waad quxisaye beentaa ma aha in ilaahey uu u soo direy umada reer hargeysa jiro joog wadani baa ku dhalaye ilaahey ha u naxariisto iyo fanaaniinteeni oo dhan

    • @GOONLE24
      @GOONLE24  Před 27 dny

      Mahadsanid sxb amin ducada allah ha kaa aqbalo.

  • @jarohusein2651
    @jarohusein2651 Před 28 dny

    Universal barafayt xasuus wlahi macali aadan iyo jamaal
    Alaha ha u naxaristo macalin aad dhawanbu geeriyode

    • @GOONLE24
      @GOONLE24  Před 28 dny

      Alle ha u naxariisto miyu dhintay ?

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před 28 dny

    Maanaha Alaah hargaysa

  • @Maxdheg
    @Maxdheg Před 26 dny

    Qaar baa waxay soo qorayaan wadadu xagay raacsatay

    • @sultanc.kariim9366
      @sultanc.kariim9366 Před 26 dny

      Waakuwa qabyaladu maskaxda ka gashay ee bilaa aqoontaa ee hargeisa ukala abtirinaaya moyer mooge lkn kuwaa ma dhagaysanayo umaduna way mahadisay

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Před 28 dny +2

    C/kariin mooge iyo inta la shaqaysaba ilahay janatulfardawsa acla ha ku casuumo idkuna shacabow dhirta ka caawiya hadaad daacad idinka tahay garab istaagu

  • @musj21
    @musj21 Před 28 dny

    WOW MASHA ALLAH DHH wey shaqaynaysa wadoyinki halbolayasha waa dhag imika guuleyso mayor 💚⚪️❤️

  • @user-oe1kd8we5y
    @user-oe1kd8we5y Před 27 dny

    Xaaji gurey

  • @MOHAMEDGEESI
    @MOHAMEDGEESI Před 25 dny

    Waddadii rough ka aheyd ee boodh miidhan ahayd uunba lamadoobeeyay

  • @user-os76x9
    @user-os76x9 Před 26 dny

    Nolow

  • @maxkamadasare2067
    @maxkamadasare2067 Před 28 dny

    xaafad magaceed xagey raacsantahay

  • @saeeddjama5020
    @saeeddjama5020 Před 27 dny

    لا شكر علي واجب

  • @mbaqasvlogs7147
    @mbaqasvlogs7147 Před 28 dny

    Wadada 150 sxb soo duub

  • @scorehighlights1591
    @scorehighlights1591 Před 28 dny

    😊😅Pumpkin

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 Před 28 dny

    it’s big Road why it’s one way

    • @GOONLE24
      @GOONLE24  Před 28 dny

      Road No One aya dhanka usocota .
      Road 🛣️ No two is the other way.

  • @aminamusa5517
    @aminamusa5517 Před 26 dny

    Waar alle ha yaga yaabo abdikariim iyo teamkiis wax wanaagsan bay qabteen lakiin rintaxsheega waxuu mayorku sheegay inu ugu yimid daamurka , gaadhiyo badan oo waxa lagu shaqaynaayo o dhann inu uu ugu yimid isaguna hawshii oo diyaar ah u fuliya hadaba u sheega si loo jeclaysto hawsha qabanaysaan run kaxsheega

  • @hamzajooker6716
    @hamzajooker6716 Před 28 dny +1

    waxaan leeyahay dhalinyarta reer hargeysa haka tashato sii joogista dalkan bilaa rajada ah ee meel uu u socdo iyo meel uu kasocdo aan la garaneyn eee bilaa mustaqbalka ah. nin walawba iskuday inaad noloshaada meel meeshan dhaanta oo ka mustaqbal wanaagsan in aad raadsan karto. "talo waayeel ka tagis maleh."

    • @maxamedxuseen4049
      @maxamedxuseen4049 Před 28 dny

      Meelna ugama socono gurigayagii weeye inta dhimana anaga hagaajisanayna

    • @GOONLE24
      @GOONLE24  Před 28 dny

      Talo weeye lkn in la qaato maha!
      Dhulkaga hadaad ka tagto xagee usocota?
      Haatan miyaad tidhahdid tashada oo doorta ka wax qabanaya ama idinku dalka taladiisa wax ku yeesha.

    • @abuhanaan9009
      @abuhanaan9009 Před 28 dny

      Caqliga Ma biyaa kaaga jira meeshaad leedahay Ka taga miyaanu wadankoodii ahayn xagay tagaan
      Iyagu intay qabyaalada Ka fogaadaan haysku tashadaan ha shuraakoobaan caqli hala yimaadaan shaqada iyagaa abuuran/samaysan kara

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před 28 dny +1

    Wadooyinka magacyo ha loo bixiyo oo koonayaasha ha lagu dhajiyo tabeelaha magaca wadada

    • @GOONLE24
      @GOONLE24  Před 28 dny

      Wa fikir wanagsan.

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 Před 28 dny

      @@GOONLE24 Mhsnid sxb kadib guryaha ayaa labaro loo samaynayaa wado kasta guryaa ku yaal lambaro ayaa loo samayn ee marka hore waa in wadoonka la dhameeyaa

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 Před 28 dny

    Pavements ka ayaa u hadhay waa I meheraduhu ay samaystaan hortooda in ay sibidh ama daamur dhigaan.

  • @mowuildmeash9106
    @mowuildmeash9106 Před 28 dny

    BILE RAFLE WAXA SOO RACA MOOGE BAS

  • @hamzemohamed3581
    @hamzemohamed3581 Před 26 dny

    Hargaisa iyo wado xayraan maxaa kala haysta,waa magaalo cashuurteda lagu mirqaamo hal wado oo hagaagsan lagama dhiso tana waa wado xayraan,meel biyaha iyo dadku maraan malahan😅

    • @sultanc.kariim9366
      @sultanc.kariim9366 Před 26 dny

      Waar intaaba maanu hayn 32kii sano ee 10ka moyer iskaga danbeyeen qofka aan umada u mahad naqin ilahay uma mahad naqo ee hadaad dalka joogto waa inaad mahad celin samaysaa kadib wixii talaa bixisaa intaad xayranka iyo afxuma ka shekaynayso mise reer hargeisa ayaanad ahayn

    • @hamzemohamed3581
      @hamzemohamed3581 Před 26 dny

      @@sultanc.kariim9366waan ogahay walal maayirku inuu dadaalay lkn maayarka laftirkisu garab istaag bu u baahan yahay si uu dhaqaale fiican ugu helo wadooyinka intaas kaligii baa kaso dhiciyey waana in lala xisaabtamo madaxda

    • @JamiilaJiimi-xq3pv
      @JamiilaJiimi-xq3pv Před 10 dny

      Waa wadoo xayran wa hooyo igu noqo biya mareen maleh hareeru wa ciid uf wadooyin caalamiyaa loo bahanyaaay😂😂 way jaxaadantay😂

    • @hamzemohamed3581
      @hamzemohamed3581 Před 9 dny

      @@JamiilaJiimi-xq3pvhaa caasimadu waa hooyadi dalka waa in loo hagar baxo shacabku waa uhagar baxeen oo dhisteen lkn dowladu lacagti waa cuneen bal dadki iyo gaawaridi baa isku meel maraya

  • @user-of8ok7cf5u
    @user-of8ok7cf5u Před 26 dny

    murqaan land oo hadlaysa bal eega wadooyinka jigjiga ayaanay udhigmaynin markaasu murqaanland kuleeyahay wado caasimada addis ababa aynu latartarmo murqaan land markay qorigga jaadka sumaysan cunan madaxaa wada furma...........

    • @SuhaybAhmed-pj5rc
      @SuhaybAhmed-pj5rc Před 26 dny

      Kaduna mxa naga galay jigjiga dhulka oromadu maamusho tan dadki laha dhistay sidana ku jecel cagdheray

  • @AxmedDaakir-t8i
    @AxmedDaakir-t8i Před 27 dny

    Waar nin wacanbaabad too maayirka wuxu qabtay og qaar halkani isaqoo maalinwalba xaarkooda gura hadana kama amaan hello

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 Před 25 dny

    Ibna Faqri.
    Saxaarahaa Hargeeysa joogeeysaan ilaa QIYAAMAHA.

  • @Fessi_contryballs
    @Fessi_contryballs Před 26 dny

    WICIL FAQASH FAKING BILE MAXAAD BILADAMIRYAHAW AAD KA SHEEGAYSAA

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 Před 25 dny

    Ibna Faqri.
    70% ubbadka reer Hargeeysa iyo kuwa reer Burco ma hellin waxbarashada asaasigga MAXAMED SIYAAD BARRE kaddib.

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 Před 25 dny

    Ibna Faqri.
    Waddooyinka Hargeeysa iyo Burco ee uu dhisay MAXAMED SIYAAD BARRE ayaa ilaa haatan JAJABAN.