Somaliland oo soo bandhigtay caddaymo muujinaya arrimaha Jabbuuti waddo.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 1. 07. 2024
  • Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
    Kala Soco Gallaydh Media Barahan
    FB : / gallaydhmedia
    FB : / hassangallaydh
    TW : / hassangallaydh

Komentáře • 43

  • @braziliano12
    @braziliano12 Před 2 dny

    Xadka ugu dheer maa dhul idoor baa fataal itoobiana samaroon baa kaga badan idoor riya ku jirta

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Před 2 dny +3

    Wlee jawaab fcn waad siisay maamulki djobuti ee MOU maalin mdaw ku noqday dee

    • @mehdiahmed3639
      @mehdiahmed3639 Před 2 dny

      Kkkk reer riyoland, jawaab kalee jabuti ni siin meyso reer prankland ,dowlaad ba is modeen ba!

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 Před 2 dny +1

    #FG. SHALAY RUNTII ETHIOPIA WAXAY UYEEDHAY SAFIIRKA U FADHIYA #DJIBOUTI MAGAALADA ADISABABA DAWLADA ETHIOPIA AAD AYAY UUGU HANJABTAY OO WAXAY KUTIDHI FARAHA KALA BAXA HESHIISKA SOMALILAND IYO ETHIOPIA

  • @user-jw4wr7fm2z
    @user-jw4wr7fm2z Před 2 dny

    Oo ma dhulkooda baad laleeday Awdal stete ?? Doqon

  • @abdirazakayusuf1152
    @abdirazakayusuf1152 Před 2 dny +1

    Tolow Shisheeye miyaa ragaas magacooda xataa Mudanaha ay ku adkaatay inuu xuso. Somaliland dad is afgarad iyo talo wadaag ka dhexeeyo ayay ahaan jireen caqli jabhadeed ayaa shaqaynaya caqliga ha loo noqdo inta ay dhowdahay taladu. Qolo ama kooxeysi meesha ay wax dhigtay waan ognahay Umadda Soomaaliyeedna kala maarmi mayso meel kasta ha joogtee.

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 Před 2 dny +1

    SO WHAT HADEEY AWDAL STATE KA HADLEEN JABUUTI GOBOLKOODEEY U HADLEEN ANDA KA HADAL HARGEEYSA OO RIYADA ISKA WADO ADEER.😂 ITOOBIYANA CID KAMA XIGTID ANAGAA KAAGA BADAN WAXAAD QAADEYSIIN BAANA ISKA YAR ISAAQ LAAN

  • @crixiinmaxamud3654
    @crixiinmaxamud3654 Před 2 dny +1

    Jabuuti farah kala baxa oromo tihiine

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 Před 2 dny

    Hadaan Allaah iyo inkaarta shacabka ka baqay Muuse ayaan siidhi u qaadan lahaa cuna qaqabatayn ayuu i saaray shiqsi ah bal ma isku qolo ayaan nahay mise dalka ayaan jooga madaxweyne ayuu ii yahay. haddii 2017 afka ka tageey bal sharaab iyo shaah ma waxaan saxeexay in aan kulmiye u ahay hanti ma guraan ah😮

  • @JamaalCumar-ct7ud
    @JamaalCumar-ct7ud Před 2 dny

    Maxaa kaagalay awdal

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif1288 Před 2 dny

    Somaliland wax la dhaha jirto waa prank

  • @FaaliFiili
    @FaaliFiili Před 2 dny

    Wala idin wasaaa aptiyal tanu wey zocty awdalna waan goozanya diid ama doon

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw Před 2 dny +2

    Aliyow haku deeqdo BERBERA IYO HARGEYSA..... AWDAL anagaa leh waxeyna ka tirsan tahey SOMALIA ❤🇸🇴

    • @Cumarj.y
      @Cumarj.y Před 2 dny +4

      Waxaan kudhaarankara in aadan ahayn reer Awdal ee sowada bax munaafaqyaw

    • @faizaabdi3100
      @faizaabdi3100 Před 2 dny

      ​@@Cumarj.y waa runta waa munafaq

    • @braziliano12
      @braziliano12 Před 2 dny

      ​@@Cumarj.y Hargaysa iyo berbera ha ku deeqdo awdal dadkii laha baa ka tashanaya qabiis baad tahay dhulkaada joog idoor

    • @maxamecabdicilmi6706
      @maxamecabdicilmi6706 Před 2 dny

      waanu ku fahanay eetoos usoobadheed

  • @braziliano12
    @braziliano12 Před 2 dny

    Awdal ma aabaha baa leh dadkaas dhulkooda ayey ka hadlayaan orod oo burco tag meesha qabiila degan nin walbana gobolkisa isaga u madax banaan wax Somaliland la yirahda ma jiro idoor baad ka tahay niicda nagala tag nacasyohow ma dawladba Somaliland xoolo yahay marka muuse juudan lagu so dhaweyey yuu aha sow idoor maha kuwana waa samaroon ee maxa ka badli xoolo ila xoolo

  • @axiddig5486
    @axiddig5486 Před 2 dny

    Alow arimahii Lascanood ayaa si farasmo xuumi aah udhacay maantana sidaa ku maqan yaaytaanina wadadii hore qaadin
    Jaabuti wafidii udiira joojiya gartan iyo hadalkan aad tvyida kaashubaysan

  • @cademarwaan1621
    @cademarwaan1621 Před 2 dny

    DHULKENA WANU UTASHANAY HADANU NAHANAY OWDAL ISTEET ORDA BAR BARA SIYA XABSHI

  • @ishmaelmohamed1115
    @ishmaelmohamed1115 Před dnem

    Somaliland ilaa muuse meshu jogo wanaag hasugina burburka Somaliland ayow kunturad kuso qatay

  • @bullowhassan7970
    @bullowhassan7970 Před 2 dny

    Jabuuti waa walaal iyo wala dhalasho somalia waa cadow war nin yohow amaad wax isku fashid

  • @wacayscaanood2984
    @wacayscaanood2984 Před 2 dny

    Waar maanta sidii dawlsdeed ayaaba wax isaga celiya isleedihiin awal kileec dartii waa iska aammusi jirteene.
    Caliyow Jabhddaa jabbuuti ka hadashay mala Cabdiraxmaan Cirro ayaa ka danbeeyey kkk?.
    Wallaahi waxaan ka yaabayaa inay yidhaahdaan waanu ognahay oo xirsi iyo cabdiraxmaan ayaa ka danbeeyaa doqonnimadooda

  • @dahermedmedhersi6435
    @dahermedmedhersi6435 Před 2 dny

    Waar xishoda jabouti waa wadnkini labad

  • @wacayscaanood2984
    @wacayscaanood2984 Před 2 dny

    Caliyow markaad Waddani caayeyso sawdigii sanku ku dhididi jirey ee hadalka adkaa maanta si baad u bah dilantahay cabsiyini waa kaa muuqatee dhega, dhega waar bal is kululee kkk

  • @djamaabsieh4536
    @djamaabsieh4536 Před 2 dny

    60million somaliland😂😂😂😂

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 Před 2 dny

    Hyrro

  • @Mideye157
    @Mideye157 Před 2 dny

    Jamhuriyada Somaliland xagay ku taala? Dadkan maxa ka khaldan

  • @rugtamaansadasoomaalida1521

    Cali afcad

  • @braziliano12
    @braziliano12 Před 2 dny

    Wax Somaliland la yirahda ma jirto xoolo ayaa tahay

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z Před 2 dny +1

    Cadowga soomali diidka ah oromada iyo amaxarada U galay wle dagaalkii gooje cade OROMKii muuse juudan cararkii U cararay oromo iyo amaxaaro ay U galay 😅😅😅

    • @Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm
      @Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm Před 2 dny

      Allahayow laxxi ma sheekaysay

    • @user-db5ts6je7z
      @user-db5ts6je7z Před 2 dny +1

      @@Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm laxda aad sheegayso hadad tahay laxaha ma wase orgi Ku wasa doona maxay Ku dheheen laxaha ayuu wada baa kkkkk Maya Maya aniga maha

    • @Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm
      @Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm Před 2 dny

      @@user-db5ts6je7z kkkkk xoolaha miyaad ka qadhaabataa nooca wasmo mooye xikmad kale aqoon baatahy ilayn hadaba adiga dabadaa ku balaqdee dameer raadso hadii kle dee malahaa ka caacleee kkkkkkkk

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw Před 2 dny +1

    Ku celceliya BEENTA... Dowlad baan nahey, QARANKA, waa nalagu soo duuley 😂

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Před 2 dny

    Calaacal kkkk.waxaasi wasiir ayuu sheeganayaa.
    Shaqadiisa ma yaqaaaan...
    .adeer maxaa kaa khuseeya aduu ma Reer Awdalbaa tahay...Jabhadu waxay khusaysaa Reer Awdal.
    .wax la yidhaa Somaliland ma jiree waxaad tahay sheego.
    Handicap..

    • @Abdirahman-1020
      @Abdirahman-1020 Před 2 dny

      Sida dumarka ayaad uhadlaysaa oo aad usuuroonaysaaye horta raga soogaadh

  • @dayax1411
    @dayax1411 Před 2 dny

    Idoor soo wada ooya 😂

  • @jurganklopp9755
    @jurganklopp9755 Před 2 dny +1

    Wlaahi anoo reer hargeysaa ku raacsan 😊 baddayadu iib maahan 🌊🚫