“Jabhadda Jabuuti ka dhex hadlaysa kamaanu filayn ee wixii ka dhasha ayeynu arki...”Madaxweynaha JSL

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 06. 2024
  • #DEG_DEG_DAAWO
    Janalkan Kulmiye Party waxaad si joogto ah ugala socon kartaa ama ka helaysaa Wararka iyo Barnaamjidyada Xisbiga Midnimada iyo Horumarinta Somaliland ee KULMIYE iyo guud ahaan xogaha dalka Somaliland.
    Website-ka Xisbiga KULMIYE: www.kulmiyeparty.org
    FACEBOOK- KULMIYE PARTY
    / kulmiye
    FACEBOOK - Warbaahinta KULMIYE
    / warbahintakulmiye
    FACEBOOK- KULMIYE MEDIA
    / kulmiyemedia
    TWITTER- KULMIYE PARTY
    / xisbigakulmiye
    Baraha Bulshada ee Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE:
    FACEBOOK- Muse Bihi Abdi.
    / musebiihi
    TWITTER - Muse Bihi Abdi
    / musebiihi
    KULMIYE MEDIA OFFICE
    Mahadsanid.

Komentáře • 205

  • @LauraBinns
    @LauraBinns Před 5 dny +11

    Goormay waqooyi dowlad noqotay 60kii yaa madaxwayne u ahaa?

    • @Zahrasahra709
      @Zahrasahra709 Před 2 dny

      Oo idinka yaa idiin ahaa naa orodo shaqo yeelo oo tarikhda so baro.

  • @ahmedsaedyusufahmednur1640

    😂😂😂😂😂 oo madaxwayne miyaanad jabkii hore waxba ka baran iyo is adkayntii inaga oo is adkaynayna oo laascaanood aynu duqaynayno miyaan hadh cad ciidankeenii ilaa wasiiradii miyaanay inamo yar yari hub kadhigis kusoo samayn oo aanay ilaa maanta saraakiishii ciidanku aanay gacantooda ku jirin maantana ma reer awdal ayaad tidhi waxba ma sheegayaan waar hoy maad ka joogi wlhi in xukuumadaadu hargaysa oo kaliya noqon iyo inta isaaq degenyahay oo waliba isaaq laftiisa ay maanta cadaawadii aad kala dhexdhigtay ay kala dhex taalo hadii aad talo qaadanayso reer awdal hadalkaa malaha ee hawla noqon hadii kale sideeniibaynu soo yaacidonaa shalaybaad kaftankii naga xidhay oo meeshaanu tagnaba nalagu qoslayaa wlhi kaftankii waad naga xidhay

  • @user-lo7mv4ki1c
    @user-lo7mv4ki1c Před 4 dny +4

    Marnaba kuguma taageerayno gooni goosad hadaan nahay dhalinyarada somaliland 😅😅

  • @Badahda
    @Badahda Před 5 dny +6

    Ku wani khaaatumo ayaaa eryatay . Ceeebtooda wali way hadlayaaaan.

  • @alinormohamed8315
    @alinormohamed8315 Před 4 dny +3

    Muusoow colaad 30sano soosocotay majirto dadka runta aan usheegno
    Soomaaliland iyo soomaalida kale wax cadaawada uma dhexeeyso adeer, adinku siyaasiyiinta unbaa baacsada lkn bulshada ha isku dirina.

  • @DavidEric1
    @DavidEric1 Před 4 dny +4

    Awdal Waa la xoraynayaa

  • @husseincaatoofficial4321

    War qoladaan qaran ku qafiifay ma qayaamihii ayaa ku dhacay
    Qabiil 1 qof ka waalan yahay waan arki jirnay lkn qabiil dhan oo qaran ku wada waashay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mmhassan8596
    @mmhassan8596 Před 4 dny +2

    Nin fashilmay iyo xisbi galbaday. Ilahay haku dhaafiyo Sland way ku eedaye

  • @abdirashidbarkadjama5887

    Hoyada ma leh awdal somali diid yahow oromyohow

    • @sagiimamoula2263
      @sagiimamoula2263 Před 5 dny

      Xanfajo, bli liqo hada ma silkii hooyada ba leee Ina dhilo

    • @mahamouddjama7117
      @mahamouddjama7117 Před 5 dny

      Aqli xume iidoor intaad ràgga doon doonatid ayaad hadhawna tidhaa aar niyow waan iska ciyaarayey muusow ciidanka siidaa dii halkay ku dambaysay waad garan awdalna tu kadaran ka filo kollayba afkiina iyo dhagihiinu isma maqlaana reer hamham le hamhamtii way dhamaatay edeb yeelo oo ìsaaqlandtaada hargaysa kula ekow ​@@sagiimamoula2263

    • @HassanAhmed-og3yc
      @HassanAhmed-og3yc Před 4 dny +1

      @@sagiimamoula2263huush baa laga yidhi , adal empire great come back

  • @HachinmoussaMoussa
    @HachinmoussaMoussa Před 4 dny +1

    😢😢 ina nilalah waryadhen muse muu washayena War Reer somalilanee Allah haa lakaha baco muse haago uniwadad

  • @muxiyadiingumsemuxiyadiing8070
    @muxiyadiingumsemuxiyadiing8070 Před 14 hodinami +1

    💐❤J❤S❤L❤💐📡✓GUUL✓INSHAALAA

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 5 dny +2

    Xasan Waa Macangegxun😑

  • @SaredoCabdi-im9jp
    @SaredoCabdi-im9jp Před 4 dny +1

    Awadal wa la xoren de adu maxad qadi war horta dawlad noqda Djibouti ha fara galin

  • @AbdikadirOmer
    @AbdikadirOmer Před 4 dny +1

    Qadaadwaynta halkan ku jirtaay Soomali waa mid ayuu wakhtigu idinkaga dhacee
    Horta tiina soo xoreeya oo AMISONTA ISKA SOO XOREEYA 😂😂

  • @sumrom4818
    @sumrom4818 Před 4 dny

    This is also concerning directly to the ethiopian authorities and have to take action

  • @KullioLuu
    @KullioLuu Před 4 dny +1

    I love you Aboow 💚🤍
    Muse Aboow BiXi 🤍❤️💚 🙌🙌
    Somaliland 🎉🙌🙌

  • @nuurtocali6033
    @nuurtocali6033 Před 5 dny +13

    Madaxwayne habeen banaan badhtamaha magaalada ka qudbadeeya somaliland ugu kaalay mash allh my country❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 5 dny

      Masha Allaah Alxamdulilah

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před 4 dny +1

      Ina biixi tuugaa oromo

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 4 dny

      @@hassan-mp1pk Alla waa xasan dhedig xasan labeeb xasan dhali xasan malooli xasan kintir xasan dayuus

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před 4 dny

      @@user-sz7sn2rv9r oromo lady

  • @Bareh607
    @Bareh607 Před 3 dny

    Sidi hojacade wala carari 😂😂😂🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♀️

  • @ahmedgoryahmedgory
    @ahmedgoryahmedgory Před 5 dny +1

    Mr President of Somaliland for get Mogadishu ruler President Hasan + u r Muslim suni believer no need title 4 tat is no value President Musa only speak about ur Agreement (MOU) WITH ETHIOPIAN PRime minister to implement the understand agreement to be done early next week insha Allah

  • @KhaalidAxmed-ih1dc
    @KhaalidAxmed-ih1dc Před 5 dny +6

    Waakusalaamaymadaxwayne

  • @Hilaalhussein
    @Hilaalhussein Před 5 dny

    ❤️❤️❤️❤️

  • @BossHamza765
    @BossHamza765 Před 5 dny +2

    Gobolada waqooyi dadka kunool cuqdada hayska daayana Somali waa mid 🇸🇴❤️

    • @AbdikadirOmer
      @AbdikadirOmer Před 4 dny

      Neefow Soomali waa mid ayuu wakhtigu idinkaga dhacee
      Horta tiina soo xoreeya oo AMISONTA ISKA SOO XOREEYA 😂😂

    • @BossHamza765
      @BossHamza765 Před 4 dny

      @@AbdikadirOmer MarqaanLand 🤫

    • @AbdikadirOmer
      @AbdikadirOmer Před 2 dny

      @@BossHamza765
      Niiko state of Atmis 😂😂

  • @user-ie8ws3hj1m
    @user-ie8ws3hj1m Před 4 dny +1

    😂😂😂 soomaali oo dhan iyo isaaq wax hawadagaan!!!!!! Xishooda.

  • @MuhammadAhmad-ki7jc
    @MuhammadAhmad-ki7jc Před 5 dny +1

    Somaliland dhexdeeda Ha la mideeye ..taasaa kow ah .

    • @FarxiyaCarab-fh6mh
      @FarxiyaCarab-fh6mh Před 5 dny

      Sidey ku midoobeysa SL wa qabiilo bdn sanad ka hor dhiig dadanayey marka iisheeg

  • @ahmedgoryahmedgory
    @ahmedgoryahmedgory Před 5 dny

    president of somaliland ur voice not clearly heard? may be the camera man and voice technical work from Ero and Hersi evil party supporter

  • @deeqyare2897
    @deeqyare2897 Před 4 dny

    60 sano hhh war been badanaa adigu ayaaba duuliye ciidanka cirka ahaaye 😮

  • @carloscasstano5364
    @carloscasstano5364 Před 4 dny

    Somaliland waa maamul fashilmay , aniga oo kasoo jeeda sland balse 33 sano wax harumar ah lama gaadhin xaqiiqda waa muhiim

  • @ishmaelmohamed1115
    @ishmaelmohamed1115 Před 3 dny

    Wadada burburinta Somaliland ninka loso diray waye muse tas hala iga qoro

  • @osmanhassanlatino4357

    Waxan talin jirin marku taliyo waxan ba ka dhashay jilic foqol jilic issaq iyo somaliland hoos uu dhigay qimihi iyo sharafti ay lahayen

  • @abdallaliban2357
    @abdallaliban2357 Před 3 dny

    Warhooy! talo xumo kaweyn majirto qabiil aan qaran kadhigno. “Gacmo wadajir bay wax kugooyaan”

  • @sumrom4818
    @sumrom4818 Před 4 dny

    ❤Sutti Gaashaan❤

  • @kadraomar6957
    @kadraomar6957 Před 4 dny

    President MBA👑💚🤍❤️👑

  • @SaxardidClrahman
    @SaxardidClrahman Před 5 dny

    Mbc halyey qaran❤❤🎉

  • @user-jw4wr7fm2z
    @user-jw4wr7fm2z Před 2 dny

    Ma barooor uunbaynu ku jiraynaaaa😭😭😭😭😭😭 ceeeeeeeeb

  • @waryaaofficialchannel3323

    Funny thing is waagi gumeesigi somali o idil sool iyo sanaag qaar ahaan waxaa xukumi jiray Daraawish dhanka putland waxaa la oranjiray majeerteenia boqor baa xukumi jiray dhanka sanaag saldanadii warsangeli baa xukumi jirtay bal isheeg meel u isaaq xakumi jiray ingiriis baa xamaali iyo askar jaajus u haan jireen qof xamaali ah sideebuu xuriyad u keena war dadka beenta kadaaya

  • @husseincaatoofficial4321

    War xaaraantaan XAMAR maxey afkooda qamriga kasoo uraayo mey kala baxaan😅😅

  • @user-jw4wr7fm2z
    @user-jw4wr7fm2z Před 2 dny

    Ka kireeeeeee dawladaa aan jiiraanka la ahayn Somaliland, xabashi yadaaba gaajoonaysa

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 Před 5 dny

    لاتهلكوا اوقاتكم لخطاب ومنتقدات لا يزيد دون با لخير لشعوبكم ناطقين باللغة الصومالية. انتم حر اليوم ولاتعيشون كمثل الحيات الفلسطيني التي بين الموت والحيات المساؤيه. لا تعطوا ارضكم وبحركم لاعداء الخارجيه. ولا تطعنوا بعضكم بعضا. ولامنكم افضل من اخيه الامن تقرب لربهم بطاعته وامانه. ياحكام الصوماليين انتم شيوخ و العشائر ينتمي بعضكم لبعض، وحان الوقت لتسامح والطلب اليد العفوى وكثرة التسبيح وتهليل والاستغفار والطلب العفوي والعفاف ومنح الجنات الفردوس العليا.

  • @waryaaofficialchannel3323

    Somaliland is state of somalia 🇸🇴 oromada afka somali bartay o somali sheganaya wadankoda haku noqdaan

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 Před 5 dny +5

    Masha alleh geesi qaren weye allow dhowr muse geesi qaren weye allow dhowr muse ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amineroyal7118
    @amineroyal7118 Před 3 dny

    Beenta Intan leeg sidey u dhageystaan waxan waalan ee daba taagan😅😅😅

  • @user-wx9mx5dz5e
    @user-wx9mx5dz5e Před 25 minutami

    Awdam hada afkaga kadhigiwaydo gojacaday kaga darnan ragan dawlada iyaka leh oo sameyey haday ku dhalilen hadal lafuur oo kabso darinkoga iyo tabashadoda hadi kaleh kabtay away hadhihiin

  • @MuktarIgal
    @MuktarIgal Před 2 dny

    Wu washay muse war
    Cilajyada ethiopia geeya

  • @nima3696
    @nima3696 Před 5 dny

    ISAAQLAND MA QARAN BA ... WAR HEDHE SOMALIDA KA XISHOODA ...WAR HABASHI WAXBA IDIN TARI MEYSO ..

  • @khadijahussanabdi9591
    @khadijahussanabdi9591 Před 5 dny +12

    💚💚💚muuse🎉biixi🎉cabdi🎋waa geeesi 🎉qaraan🎉🦁🤍🤍🤍🤍🤍🎋🍇❤️❤️❤️❤️🍇🍇🍇🍇🎀🎀🎋🎋👍

    • @SanaagSomaliland
      @SanaagSomaliland Před 4 dny

      kakaka Fuley la soo baacsaday ee saraakiishi Somaliland ugu badnayd laga qabsaday. Walaahi taariikhda baal madaw ayuu kaga jiraa.

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před 4 dny

      Ina biixi fulay tuugahaa dhulbahante kaa dhigay Gao oromo

  • @Maalqabeen-sg2cq
    @Maalqabeen-sg2cq Před 5 dny

    Madaxwayne Halkaasi kumay haboonayn Madxaf ee Waxay ku haboonayd rugta ganacsiga Somaliland maadaama ay suuq ku taalo.

  • @ibrahimmohamed9255
    @ibrahimmohamed9255 Před 4 dny

    😂😅Somaliland lobaqii maayo, Ina Aabow maxa benta iskugushegesiin

  • @libanmohamedfarah1834

    adiigu ba dhiig yo cab ayad tahay Muse waxad ku samaysee mamulka SCC wan og nahay ilaahay na wa nala og yahay Shacab kas waxad ku dhiigtay aduuna diiyarad ayad ka hadlaysa.

  • @khadaraidid2870
    @khadaraidid2870 Před 4 dny

    mudane madax wexyne heerkisii iyo himaladisii luntay maxadd hada ka hor usoo istagi weyday meeshan 7 sano kadib calcalkaga hada ood wax walaba qaribtay miyaaan waxa wacan ayaa soo socoda kaa qorayaaa waxa tidhi wax yaab leh oo ay coladu ka bilmataa in aan xasuuq iyo is hardaamin waxba lagu wadi karin adoo somalia ku jesjesay balse waxay ila tahay inaad wali waxa dhabta ah ee siyasada ah aanad baran cause waxaad aduu diidayso ayaad umada kale donaysaa inaan ku qasabto bilaa caleeg meesha ka taga wax badan qaribtaye si uun dib wax kale tii hore loogu kabi karo sida kale waadba gabowday caruurtada bilaa sharfta ah ee umada camerada horteed ku dhex dhirbaxay inta aanay naftoodu halis galin kala baxa magalda mudane waqtigisii iyo cimrigisiba dhamaday pleass intaasi haku filnaato sorry dadkeygii taasi waa runta qadhadh ee iga hoo

  • @sharmaarkeabdi8957
    @sharmaarkeabdi8957 Před 4 dny

    Isaaqo hadaad tiraahdan ciise iyo samaroon badooda orom hor dajinaa yaa doqon ah oo hadu beri albaabka baabulmandab iga xero kawaran orom ayad wadataa inagu somali wayn ayan wadanaa madhic doonto insha’alah inu Ethiopian meshu daqligayga kaso xaroonaaye uu hordago siyaasada fahma somali koonfur waxad ka dhigateen cadow Djibouti waxa ka dhigaten cadow Eritrea waxa ka dhigaten cadow yeman waxa ka dhigaten cadow heshiis bilaa qorsha lagugu yeeray waad iska yeeshay kama firkirin yuu wax udhibi doona.

  • @user-yr3fm2sf4u
    @user-yr3fm2sf4u Před 2 dny

    Madaxweyne Muuse Biixi waa inuu u janjeeraa inuu aqoonsi ka helo Qaramada Midoobay, waa hab sahlan oo lagu heli karo midabka Somaliland oo kalsooni ka siinaya saldhigga Itoobiya ee dhulkeeda Somaliland.

  • @BbrayanFarsaowsa
    @BbrayanFarsaowsa Před 4 dny

    Dadku waxay ka hadlaan iyo kuwana way kala duwan yihiin xataa dhagayso ma oranaysid been uun bay hayaan iyo cay shame on you

  • @Ragiihore
    @Ragiihore Před 3 dny

    Reer somaliland hadad rabtaan inay wadanku sii jiro muuse biixi so celiya

  • @kinzihaybe7794
    @kinzihaybe7794 Před 5 dny

    Guuleyso Mr president❤

  • @user-jw4wr7fm2z
    @user-jw4wr7fm2z Před 2 dny

    Reer Awdal xagaad iyo dhulkooda xagaad u faasaxday sawkun noool😂😂😂😂😂😂 Madaxwayne dhulka Isaaq dago inoo Soo ood Somaliland waa reero, reerna reer liqimeeyo,❌❌❌😡😡😡

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v Před 5 dny +1

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @user-mu5lh5yv8m
    @user-mu5lh5yv8m Před 4 dny

    anaga musow amxaar iyo gaalo ayad naga dhigtay kuma dhaqaalo wadani ayan wadana iyo mudane xasan sheikh maxuud wixi past ah wa la ilooba waxa dhalasha kweyn adeer

  • @Seeykulatahy
    @Seeykulatahy Před 4 dny

    Muuse Dhurwaa miyaa hadlaya. Laascaanood imisa Qofood baad ku dishay. Tuuug la qabtay talo ma leh.😂😂😂😂😂😂😂

  • @cabdirixmaancabdullaahi3943

    Kolay hadhaw maxaabiis baa noqon doontaaye hadal yaanu kaa taagin shalayna waa adigii lahaa awoowayaashano waligood lagama adkaan wana taas ssc-khaatumo sidii arigii idin xareysatayee hub ka dhigisna idinku samaysayee😂😂😂😂😂😂

  • @user-qq9zc6sr3w
    @user-qq9zc6sr3w Před 3 dny

    Qabiil dowladda manoqddo😅

  • @SAHAL.SAID.YONIS_1977

    Dictator🚨

  • @LauraBinns
    @LauraBinns Před 5 dny

    Dowlad ood adiha ka mid ahayd oo waa jiri jirtay ayay ahayd taasi. Xasanka aad sheegayso shaqo kuma lahayn beentaam intee in le eg ayay soconaysaa. Adigaaba ku jiraa dowldada aad sheegayso, Xasana kumaba jirin waa gaas

  • @AbdikaadirMahamud-mf5yx

    Ka warama xasuuqii laascaano ku sameysay

  • @warsamahismail3638
    @warsamahismail3638 Před 4 dny

    horta qofka xanuunsan yaa dhegetsta? Anigu maba fahmo hadduuu caawaba hadlo

  • @MA-uz3qe
    @MA-uz3qe Před 5 dny

    Somali aan qixin 30ki sano miyaa jirta, kahor wareeg umadda orad oo amaxaarada kabaha u casee, waa kugu raacsanahay loo baqin maayo soomaliland cid aan adiga ka ahay, ee sarrirtiisa xabashi daafi uga badelanaya

  • @zahrayonis6553
    @zahrayonis6553 Před 5 dny

    Guuuul somaliland guuuul 🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @cabdijaamac8489
    @cabdijaamac8489 Před 5 dny

    QARANIMO SOOMAALIYEED AYAAD DIIDAY, SIDDEED UGU RIYOOTAA QARAN reer LEEYAHAY INAAD DAD KU JUJUUBTO. ISMA MAQASHID MIYAA?

  • @jamafarahhersiqolqol3049

    Waar ninkan madaxweynaha ah hadalka ha loo qoro haddii kale iska aamus dhaha.

  • @abdirahmanmohamed1764

    Taariikh xumadii aad wadanka kaga tagtayna waa barta lagu kaydin doono mudane madaxweyne 🙏

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 5 dny

      Waa halka lagu kaydin doono hooyadaa siilkeedii oo baclagu riday ina dhiloow

  • @mussasheikh143
    @mussasheikh143 Před 5 dny

    Awowgaa ama Abaha ayaa kiniin-yahagii dhiibey CALAACALJA NAGA DAA

  • @SaxardidClrahman
    @SaxardidClrahman Před 5 dny

    Mbc halyey qaran❤❤🎉 🔥

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před 4 dny

      Tuugaa ina biixi dhulbahante kaa dhigay oromo

  • @user-ko4tf9fc8u
    @user-ko4tf9fc8u Před 5 dny

    Woow ma bilaa damiir baa dhulkii tolkii iyo dhulkii abtiyaashii waad ku dul iibisay ismaaciil waad sixirteen❤😂🎉😮😮😅😊

  • @nuurajama-jm7gy
    @nuurajama-jm7gy Před 5 dny

    Imisa ku dhintay

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v Před 5 dny

    Muuse wey kuu dhamatay mar Hadley jabuti jabhad lasameyay awdal intii kuu hartay baa laso afjaraya itobiya wax hakuu qabato geele kadaba orad waa lagu so afjaraya😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591

    NOOLOOW MADAXWEYNE WAANU KU BARBARTAAGANAHAY

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před 4 dny

      Tuugii dhadiga isaaq with oroma man Ina biixi

  • @AbdikaadirMahamud-mf5yx

    War beenta iska dhaaf

  • @abukyosman-yf2ky
    @abukyosman-yf2ky Před 4 dny

    😂😂😂

  • @shukriahmed4346
    @shukriahmed4346 Před 5 dny

    Adiga kuwa ad duqeysa dad ma aheen ba? Duli cuqdad qaba

  • @nuurajama-jm7gy
    @nuurajama-jm7gy Před 5 dny

    Imisa ku dhintayd dagaalkii aad hogaaminaysay 1994

    • @Sugzehh
      @Sugzehh Před 5 dny

      Maxa kaa dex guuxiya😂

  • @AbdikaadirMahamud-mf5yx

    Hal gobol baad xukumtaa nacas

  • @sahalmohamed3477
    @sahalmohamed3477 Před 5 dny +2

    Sacabkan iyo waxaan uu ka hadlaayo maxaa iska Khuseeya....?!!!.

  • @user-ig4bk2jr7v
    @user-ig4bk2jr7v Před 4 dny

    Kkkkkk goojacade ka horba waad lahayd soomaaliland LOO BIQI MAAYO ان الله لا يصلح عمل المفسدين WAXBAA BAALAHAYGA YAACAY sug

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v Před 5 dny

    Asaga kamasuula somaliland xasan sheeq maxamuud muuse juudanow😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Před 5 dny +1

    kkkkkkkkkk

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v Před 5 dny

    Muuse wey kuu dhamatay godkaga bey biyo kugu sogalen dhuusaweynow beenlown

  • @HassanHaaji-ty6yp
    @HassanHaaji-ty6yp Před 5 dny

    malinkas calanki laga tagay keebow ahay

  • @DavidEric1
    @DavidEric1 Před 4 dny

    Kkkkk been badanaa. Iidoor 200.000 kun maba gaadhayn waqtigaa . Mujrim Ilaahay ka go’ay oo baahan. Iidoorland 3 magaalo ayaad leedahay . Kuwaa iibi . Fuley jaamac Siyaad ayaa kaa dhaansaday

  • @AxmedAadan-rb2jy
    @AxmedAadan-rb2jy Před 5 dny

    😂+😂

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v Před 5 dny

    Beentiis buu wali wada maxishoode

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 5 dny

      siilkii hoyadaa oo baclagu riduu wadaa uff uff uff amxaarkaa lagaa jeclyahay uff waalagu nacay

  • @kkkkdddd7000
    @kkkkdddd7000 Před 5 dny

    benale tuug

  • @HassanDjama-hp4ek
    @HassanDjama-hp4ek Před 5 dny

    Xasan meelbu kusaari lahaaye garoowe mahadi iyada kaaga dadbane kolayse amxaar jeceley wa lagu talin

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 5 dny

      uff uff uff waalagu nacay amxaar kaa lagaa jecelyahay xasan dhiiqo xabaala qote

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 5 dny

      hawiye jareer qadaadwayn gudhuu canbuulo kkkkkkkkkk

  • @djamamoumin23
    @djamamoumin23 Před 5 dny

    Muuse mujrim walaahi talo iyo oqoon midna male awrka gurcudka gudayee muuse cawr down

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 5 dny

      uff uff muuse geed buu idinku xidhay kkkkkkkkkkkkkk Amxarkaanu idinka jeclahay kkkkkkkkkkkkkkk uff uff uff

  • @ahmedjama716
    @ahmedjama716 Před 5 dny

    Beenaale. Dhiig yacab. Allaah ka ku soo hanuuniyo

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v Před 5 dny

    Snm waa laso qaban muusow

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 5 dny

      SNM afwayne ayaa waxka qaadiwaayay gaalkii waynaa ee Aflahaar iyo gaaladii uu watay oo SNM ka dumisay dawladii Afrika ugu hubka badnayd ee ugu ciidan iyo quwad wayneed shuf iyo shul Afwaynana sababtay inuu suuli Afrika ah ku bakhtiyo

  • @dhuuhmohamud7148
    @dhuuhmohamud7148 Před 5 dny

    Nacalaa hooyadaa ku yaal ina gumeed ina gumeed dhalay dhulbahante waxaad ku sameyseen adiga qabiilkaga iiddoor waa lama ilaawaan waan u aari doonaa guryahagii iyo dadkagii aad laascaanood ku layseen

  • @safiahassanali1226
    @safiahassanali1226 Před 2 dny

    Muuse juudaan waleee godkaaga ayay biyo kuugu soo galeen taalada cuqdada ayaad taariikh uleedahay

  • @xogdoonfarah2196
    @xogdoonfarah2196 Před 5 dny +2

    Gacankudhiigle beenaale maalindhaw waalagusooqaban

  • @Yeskos
    @Yeskos Před 5 dny

    War ina geele haysku taaban drones ayuu haystaye yaanu madaxtooyada kuugu Soo eegan😂

    • @Sugzehh
      @Sugzehh Před 5 dny

      Labo guuto oo dumar ah ayaa ku filan

    • @Yeskos
      @Yeskos Před 5 dny

      @@Sugzehh xaqiiq mise faan? Askarteena kabadan lakiin dhinaca cirka ayaa laga eega, kuwa dhulka waxbadan faaido maleh waayo waagi horaa la isticmali jiray

    • @Sugzehh
      @Sugzehh Před 5 dny

      @@Yeskos wad iska hadashay wallah, waxan riday dowladi Africa ugu quwada weynayd

    • @Yeskos
      @Yeskos Před 5 dny

      @@Sugzehh war dawlad la'aynee aaway lascanod? mangaabyhow, waxa aad lahortagayso jabuuti muxu yahay?

    • @Yeskos
      @Yeskos Před 5 dny

      @@Sugzehh teda kale siyaadbare jabahada iskutagay snm kaliya mahen

  • @IsmaciilCabdiraxman-g6f

    Beenaale ,tuug, cuqdadlaw

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 Před 5 dny

    Yaa waa Munaafaqi beenalihi tuugu ciil qhabe nagargabe jaahil Muuse dhibjir muuse baaxane