Faysal Rooble " Itoobiya darisnimada in aay ku xadgudubto lagama yeelaayo"

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 06. 2024

Komentáře • 130

  • @MubYus
    @MubYus Před 7 dny +8

    waxa uu aamisan yahay in Somaliland lagu duuli karo , oo Midnimo been ah xoog lagu keeni karo... Yaaaab

    • @abuzeki3852
      @abuzeki3852 Před dnem

      Soo soco dheh byl walahin daaci 😂😂😂

  • @aliismael585
    @aliismael585 Před 7 dny +5

    Isaaq nacayb ayaa meesha ka muuqata somaliland way sii xoogaysan

  • @Gorgor12t
    @Gorgor12t Před 7 dny +9

    Aqoon malihid ee aan kuu sheego faaiidada ethiopia aqoonsigeedu uleyahay SL
    1. SL iyo ETH waxa ay wada gali doonaan heshiis military oo base kiisu yahay an attack of Somaliland is an attack of Ethiopia and vice versa
    2. Somaliland waxa ay heli doontaa hub si toos ah ay uga soo iibsato ETH iyo tababar ciidan oo heersare ah
    3. Waxa kusoo dhiiran doona wadamo badan oo Africa iyo aduunkaba ah aqoonsiga SL
    4. Dhinaca dhaqaalaha ayay SL wax badan ka faaiidi doontaa madama ay share holder ka noqonayso shirkada diyaaradaha ee Africa ugu wayn, sidoo kale laydhka ETh iyo khadka tareenka ayaa iman doona SL.
    Finally waa tan suaashaydu
    hadii ad ledihiin aqoonsi ETh kaliged siiso SL waxba usoo kordhin maayo MAXAAD LA CABAADAYSAAN MAAD ISKA AAMUSTAAN ILEEN WAXBA SOO KORDHI MAYAANE ?😅

    • @ciisemadoobe3549
      @ciisemadoobe3549 Před 5 dny

      iidoorland waxaa lagu aasay gooja cade adeer ka toosa riyada cabaadwayneey 😂😂😂😂

  • @ahmedismail201
    @ahmedismail201 Před 7 dny +4

    Xanuun, aan daawo lahayn.

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 Před 7 dny +1

    Deeq adeer aad ban kaaga hambalyo leeyahay sida wanaagsan oo aqoonyahankeen aad noo horkeentay iyo sida dr faysal rooble u noogu sharxay quruxda somaalida manesito ay dawlada maraykan aad ku leedihin mahadsanid from buntiland

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 Před 7 dny +1

    Faysal's views and political convictions are well known through and through. He never shied away from his deep support and sympathy for the now defunct TPLF junta. You don't have to agree on this with me straight. Go back and watch some of his interviews and comments during the Federal - Tegray War.
    So, I define him as an orphan who is looking for a new contract assignment.
    By the way, I see Ethiopia as a country, and its people as Ethiopians without distinctions or discriminations.

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 Před 7 dny +4

    adeer wax derisnimo la dhaha ma jirto, Soomaali Galbeed waa Somaliya.. Somaliwayn aynu u kacno Dhalinyaro sidii aan us oo celin lahayn inshalah

    • @hkayir916
      @hkayir916 Před 7 dny +1

      Hooyadaa iyo😂😂😂😂 somalia ba was Republic of somaliland waa dad iyo dal xor ah .... Ethiopia 🇪🇹 viva waa walaaladay😮

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Před 6 dny

      @@hkayir916 wlal horta hooday maxaad ku cayday ?! tan kale horay usii socda walalyaal amxaarka aad doonaysaan ku soo dhoweeya gablay iyo haragysa ila berbara, keep going haydinla degaan haydinla ganacsdaan haydin ka guursdaaan sii intaas ma rabtaan ? horay ugu socda waa fikir wanaagsan walal

    • @hkayir916
      @hkayir916 Před 6 dny

      Bacaaaac

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Před 6 dny

      @@hkayir916 hhh war dee anuu rabitaankaaga yaan ba kugu taagareeey walal maxaa igu maagi 🤣🤣

  • @subeerisaaq7253
    @subeerisaaq7253 Před 6 dny +1

    Waa yaab MOU alla muxuu wareer keenay Dhinac kasta ka eega Wuu soconayaa heshiiskaasi waaney ku faaideysaa SL sida kii Hore ee Dp world UAE

  • @Sumadeena
    @Sumadeena Před 7 dny

    Wallee waa rageedii. I salute you professor Faisal Roble.

  • @Opp_Man
    @Opp_Man Před 7 dny +1

    This guys only aguement to Support Somalia's position against Ethiopia and Somaliland on the MOU is that X or Y country or institution will safeguard Somalia's sovereighty, very silly auguement imo😂😂

  • @aliismael585
    @aliismael585 Před 7 dny +2

    Isaaq ayaa goboladda xukuma inta badan Marka cid ja qaadi karta ma jirto

  • @saciidaxmedcaraale4937

    Hambalyo faysal

  • @user-pv2ww7ln6m
    @user-pv2ww7ln6m Před 7 dny +2

    Ninkan deegaankiisu waa Ethiopia maslaxada Soomaalida na waa ku dheeraad mushkiladeheenana waa kuwa u baahan in laga qabto ee dabka ku sii shidaya.

    • @user-tk3np3qe9d
      @user-tk3np3qe9d Před 5 dny

      Aqoonyahankan 30sano, ugu dambaysay wa dadka aadka wax uga qora Ethiopia 🇪🇹 weeyin wa nin aad u yaqaan ka falaqayn ahan Ethiopia ....odaygu wa ruugcada somaaliyeed oo reer Tuuli guleed ee ka

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Před 7 dny +2

    GERIKOOBE DAWARSATO FAYSAL

  • @sadamyusuf8676
    @sadamyusuf8676 Před 7 dny +3

    NINKAN WAA UU ISKA HADLAA ...SOMALIYADA XASAN SHEEKH HOGAAMIYO EE SOMALILAND GALBEEDKEEDA KA DAGAALAMI KARTAA WAA AYO...
    MIDA KALE MA INTA SOMALILAND AY SOO DHAAFAAN BAY HALKAA IMANAAYAAN DAAROOD IYO HAWIYE 😂😂😂 CAJIIB FAYSALOW ...SOO DHAWOOW. WAAYAHAYE

  • @MubYus
    @MubYus Před 7 dny +1

    Arinka iyo xikmadu ma aha Ethiopia ayaan Neceb nahay, waxay Tahay Somaliland iyo Isaaq ayaan Neceb nahay.

  • @ROLEMOTIVATION
    @ROLEMOTIVATION Před 6 dny +1

    Waa Hadii lagaa dhagaystoba waxaas 😂😂 Qadaad wayn

  • @MubYus
    @MubYus Před 7 dny +1

    Waa Daaroodka yar ar ee degan Ethioipa aan cidina waxba waydiin.

  • @mohamedismailmohamed71
    @mohamedismailmohamed71 Před 7 dny +2

    Wali waxa aamin san yahay siyasadii gabowday ee shanta somaliyeed, taas oo ay kuwa ka faaiiday yihiin somalida Ethiopian ka oo rooble ka mid yahay, waayo? Wadan aanay citizen ka ahayn ayay raysalwasaare ka yihiin ilaa tii soyaad bare waa dadkii la keenay adhicadeeye, biyoolay , bixin iyo meelo badan oo kale way dadkani way samri layihiin

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Před 7 dny +2

    Waar moqdisho lagama GERIKOOBE DAWARSATO

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 Před 4 dny

    NO more union somaliland and somalia impossible 😂😂😂😂

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 Před 5 dny +1

    Xaaaasidku waligiii ma aflaxo bal somalia oo Singapore kudAyanaysa
    Lama arag laakiin iyadoo leh somaliland maxay cuntay waa la arki

  • @aminayusuf7871
    @aminayusuf7871 Před 7 dny +3

    Waakii benaale ahaa

  • @awgeele
    @awgeele Před 7 dny +2

    Laba urayso qabiil nacaybaa idinka buuxa

  • @msa_1439
    @msa_1439 Před 7 dny +3

    Somaliland way tegaysaaa xoog bayna ku tegaysaaa Mar hadiii Walaaalnimo iyo Somalinimo waxba lagu waaayey

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s Před 7 dny

      Riya das 33 san ku jirta wa riyo nawa latogo nawad ma noqoto gacan bir nilo qawana dawan

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 Před 7 dny

      ​@@user-gl2go3kp6sSOO SOCO, KOLAY WAA IS HURANAHAY, FAQASH!!!!!.

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s Před 7 dny

      Adiga faqash ta xawasho tahay cakta ni marina bacow xolow mosqolo laxow lafti nagow dabalow wacalow

    • @saalaxdheere457
      @saalaxdheere457 Před 7 dny

      @@user-gl2go3kp6s nin daad qaaday xunmbo cuskay kkkkkkkkk

    • @NimcoFf
      @NimcoFf Před 7 dny

      ​@@user-gl2go3kp6swaa mxy wxn oo cabaadi tuuladada hadaad aayar joogi waydo xabaashada soo doono quruxey maydkaaga ha kasoo fogayn dhulkaga

  • @abdinasiribrahim620
    @abdinasiribrahim620 Před 7 dny

    Ingineer Faysal, Waxaan ku gu hambayeenaya dadaalka ad wadid sidii xaqa umadda Soomaaliyeed aan loo duujin. Adiga iyo aqoon yahanad kale ee Soomaaliyeed ee gudiga ku jira Taariqda difaaca xukhuuda umadda Soomaaliyeed ayaad bal dahab ah ka gali doontaan.
    Waxaan ku rajeenaya guul iyo cimri dheer.
    Waad mahadsan tahay!

  • @craxmanaadan1481
    @craxmanaadan1481 Před 7 dny +2

    Ninkan waa qof liita waxba siyaasada kama yaqaan caqli waxan socda uu ku garto malaha. waa daciif iska hadla wuxu isagu jecel yahay ayuu ku riyoodaa

    • @user-tk3np3qe9d
      @user-tk3np3qe9d Před 5 dny

      Mid abaahi so yaaci jiray 7jirkisi wa kuso baday social media kula yaabi maaye si wado sheekada😂😂😂😂

  • @MubYus
    @MubYus Před 7 dny +1

    Somaliland waa Qaran.

  • @MubYus
    @MubYus Před 7 dny +1

    Waa Geri koombe. cidna ma taaqaano

  • @jaylaanig3585
    @jaylaanig3585 Před 7 dny +3

    Kani maanu ahayn Kii Tigreyga ahaa ee Malaz ku Tasbiixsan jiray. maxaad Awoodaa ee heshiiska Somaliland iyo Ethiopia ka badali kartaa

    • @MubYus
      @MubYus Před 7 dny +1

      waxba kma bedeli karo. waa jaajuuskii Tigreega u shaqayn jiray ee Jig jiga ka yimid.

    • @saalaxdheere457
      @saalaxdheere457 Před 7 dny

      @@MubYus kkkkkkkkkk waa runta quus buu jooga

    • @MubYus
      @MubYus Před 7 dny

      Waaa isagiii.

    • @MubYus
      @MubYus Před 7 dny

      Waaa isagii oo biyo aan isku daaahirin.

    • @jaylaanig3585
      @jaylaanig3585 Před 7 dny +2

      @@MubYusmeeshaas Somaliyadu waxay u hagaagi wayday Dad aan uba dhalan ayaa Xilal ka haya😂

  • @mohamedamir7751
    @mohamedamir7751 Před 2 dny

    Who are you ?? Are you Somalian from Somalia or Ethiopian from Ethiopia?? I ask because Somali is only language not nationality ok

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 Před 4 dny

    Republiken of somaliland and somalia was big different country 1960.26 jun 2024 bristh Procter somaliland. .1jul was Italien somali

  • @user-rm7os8ke8n
    @user-rm7os8ke8n Před 7 dny

    Mshlh. Aqoonyahan faysal rooble

  • @ahmedbenahmed2061
    @ahmedbenahmed2061 Před 7 dny +2

    Ximaar

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam Před 3 dny

    Guul mar hadaan cabaad fadhi waa ka dhigay faqashtii

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Před 7 dny +1

    Gerikoobe dawarsato ninka ugu caansan faysal rooble

  • @haibesuleiman8388
    @haibesuleiman8388 Před 4 dny

    Wareysiyo hore oo uu bixiyey wuxuu lahaa heshiiskaas MOU itoobiya iyo u dhexeeya miiskii dhimishaduu saaranyahay oo socon maayo imikana wuu calaacalayaa😅

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 Před 5 dny

    Gari iyo jaarsadii uu isku diri jiray imika wuu soo dhaafay xuduudaha ayuu kagudbay

  • @abdinasirosman5839
    @abdinasirosman5839 Před 7 dny

    Xubnaha UPD waxaad moodaa in wax quman oo wax garad ah aynan ku jirin
    90% UPD ma aha realistic(xaqiiqada jirto ayay garab matiyaan)
    Bal hada kan day waa profesor hadana wada khayaali ah

  • @abshir1974
    @abshir1974 Před 2 dny

    War kani jijiguu ka soo jeedaa waa basaas u shaqeeya ethiopa waa tuug paycheck ka raadinaya sxasansheekh

  • @CaliGuray-ot7pp
    @CaliGuray-ot7pp Před 7 dny +1

    Wuxuu ku leeyahay muuse ma soo noqonayaa maxaa kaa galay

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up Před 2 dny

    Adiku maa ethiopian aya tahaye misa somalien kkkk adero aqlika daad kaa haa cayiin adeero jiigjiga taag oòo imaanso

  • @fuaadmuhamed1033
    @fuaadmuhamed1033 Před 7 dny

    Ridwaan xuseen ?

  • @abuzeki3852
    @abuzeki3852 Před dnem

    Somalia maxay la dagaalami ET ciidamadii Etiopia ayaaba Somalia ilaaliyee nimanka futada ilaliya mxad la hortagi 😅😅😅😅😂😂😂

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 Před 4 dny

    Kkkkkk

  • @MubYus
    @MubYus Před 7 dny

    Wxan uu ka hadlayaaa waa Isaaq Nacayb.

  • @zaki_smail_1988
    @zaki_smail_1988 Před 7 dny

    Faysal Oromo cuqdadii ayuu ka soo if baxdey.
    Edadaadii Xabashiga Raacdey ka sheekee oo ka soo celi.
    Ha ku waalan Badda Somaliland.

  • @abdirahmansadikisse8701

    Soomaali galbeed dad dhiig leh ayaa Naga jira .😊

    • @MubYus
      @MubYus Před 7 dny

      Siil Uraya ayaa kaa jira.

  • @mohamedamir7751
    @mohamedamir7751 Před 2 dny

    Turkeye is not African citizen and they have no legal right do interfere African citizens issues including June 26 1960 independence Republic of Somaliland and colonial borders that Africa stand because Somaliland get independence from Uk and Somalia got independence from Italy ok

  • @somnews6954
    @somnews6954 Před 7 dny

    Markuu gaboobay wakaa xasan xaraashe soo kiraystey…Ogaadeen waa ushii ceelka lagu dayi jiray waligood

  • @msh984
    @msh984 Před 7 dny

    Dawlad goboleedyada madaxdooda?? maahaan iyagoo dhan waa puntalnd puntalnd puntalnd dadka haday dhib kii kayimaadana iyagaa masuul ka ah hadhow kuu turi maayaan itoobiyaanka

  • @zikibaaba1541
    @zikibaaba1541 Před 3 dny

    War isaaq caadifada iyo cayda daayoo kabaxa siyaasada sarqaanka iyo marqaanka ku dhisan. Ethiopia aqoonsigeeda waxba yeysan idin madodaalin oo Palastine 140 dowladood yaa aqoonsan, Taiwan 40 dal yaa aqoonsan, Abkhezia tobaneeyaa aqoonsan. Aqoonsigu hanaan iyo nidaam yuu ku yimaadaa ee Xamar taga. Hadii kale Nolol Sarqaana iyo Marqaana ku noolaada

  • @abshir1974
    @abshir1974 Před 2 dny

    Alshabaab Ayala somalia laga xorayn waayay makulatahay inuu somaliland iyo ethiopia oo dalka somaliya ilaalisa inay iska celinkarto beenaalow

  • @MubYus
    @MubYus Před 7 dny

    Kanu kii Tigreega soo hogaaamiyay ee basaaska u ahaa miyaanu ahayn, yuu maanta beenta u shegaayayaa ma caruuur ayuu u sheekaynayaa.

  • @prosl11
    @prosl11 Před 7 dny

    Siyaasigan darood maxaa cuqdad iyo ciil geliyeey shalay miyaanu abdilaahi jusuuf soo gelin 50 kun oo ethopian ah maxaad uga hadki wayday

  • @aliismael585
    @aliismael585 Před 7 dny

    Gudiga isaaq ma ku jiraan?

  • @ahmedhersi9169
    @ahmedhersi9169 Před 7 dny +3

    Faysal Rooble waa basaas wayn oo waligii tiigreega u shaqayn jiray.

  • @mohamedowjama8447
    @mohamedowjama8447 Před 5 dny

    Beentii mafia lagu yaqaanay

  • @skrtube237
    @skrtube237 Před 6 dny

    haddiiba failed state ku rabo in somaliland uu dagaal gudaha ah ku kiciyo waliba sida cida uu dirsaday ay u tahay less intelectuality oo qorshihiisa sidan public ugu sheegayaan waa u guul markasta somaliland iyadoo tamartiisuna ay ba tahay failed state dagaalku meesha uu kula gaadho caanihiisa kaligiin dhama

  • @awgeele
    @awgeele Před 7 dny

    Ey ururtay oo neceb somaliland haduu aqoon yahankiinu kan qabiil nacaybku indha tiray waar dhulka anagaa leh adiga iyo universal majoojin kartaan iyo guur guurte.

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam Před 3 dny

    Kani waa kuwii 4 ta snm keena iska odhan jirey waxaan jirin ku riyootaye x wadani oo isbadal sland kuu keenaa ma jirto ku biyo cab SOMALILAND free Ethopia red sea ports

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 Před 7 dny

    WAALI CAS!!!!!!.ETHOIPIA SPMSLIYA AMNI GEEDA AYEY HAYSAA!!!!!.WAAR RUNTA ISKU SHEEGA!!!!!.

  • @user-pv2ww7ln6m
    @user-pv2ww7ln6m Před 7 dny

    Nina kaliya ee Soomaalida qabiilkiisa ka caansan

    • @MubYus
      @MubYus Před 7 dny

      markaaa waa dhilo caan ah, oo aan naqaano.

  • @haibesuleiman8388
    @haibesuleiman8388 Před 4 dny

    Hhhhhhh labadaa reer ee uu leeyahay awdal iyo ssc somaliya ma adeegsan doontaa labadaasba horuu siyaad barre godob u geleyoo waxaa idinka yeeli maayaan bada la bixinayaana isaaqba leh waana bula xaar

  • @SuratMaidah
    @SuratMaidah Před 7 dny +1

    Beenlow

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 Před 7 dny

    Faysal rooble waa nin reer Ethiopia ah ,oo ku koray waxna ku bartay dhulkii somali republic
    waa aqoon yahan sida uu sheegto, waxa uu ku mashquulay arimaha somalia iyo somaliland ,arimaha somalia iyo Ethiopia, waxa uu iska dhigaa inuu aduunkaba isagu xukumo ,iyo somalia lafteeda isagu go,aamiyo ,somaliland oo la baabiiyo ayuu somalinimada u yaqaan ,
    waxase aanu is waydiin somalia khasab ma ku soo celin kartaa?
    Waa xanuun iskaga dhacay uun

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam Před 3 dny

    Halkee ku aragtay dowlad soomaali ah oo jirta been waaye Dreamka ka bax

  • @halbowle0187
    @halbowle0187 Před 7 dny

    Deeq darajo wariye ma yahay mise waayo dowlada Somalilandta uu ku hayo maxay ka dhigan tahay tan kale isaaq miyuu yaqaanaa somaliland maxaa ka si ah

  • @Gorgor12t
    @Gorgor12t Před 7 dny

    Kkk ilahow ha na jabin wuxuu kusoo ururiyay Somaliland dhexdeeda ayanu jabhad ka samaynaynaa 😂 maamulka muqdisho ee tabarta daran way ogyihiin in wax ay samayn karaan jirin, meel maamulkii muqdisho ka baqay waa kee qabiilka ethiopia la dagalamayaa?😂 Tigrey hal million oo qof baa ka dhintay, soo ururi hal million oo qof oo qabuuro cusub loo diro 😂

  • @AxmedfaaraxAxmedfaarax

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wuu iska riyoonaya

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 Před 4 dny

    Kkk oo adigiibaa itoobiya ku gumaysataaye maxaa kaa kaley wixii heshiis gelaaya kuwaad boqol sanno ayey gibir kaa qaadeysaye tuliguuled oo ah magaaladaadii ayey oromo kulaaleysaaye maad taa u dhimatid kkk

  • @assadabdillahi1461
    @assadabdillahi1461 Před 6 dny

    Oday asaasaq ah oo dhuusadu dhaafayso😂 ma somaliland bu qasab iyo awood kuso celinkaraa afkisa iyo dhagahisu isma maqlayan

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 Před 7 dny +1

    Subxaanak yaa cadiim qof macquul ah weeyi faysal rooble

  • @MubYus
    @MubYus Před 7 dny

    Bal eeeygan dhegaysata coolada uu qabo.

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před 7 dny +1

    ❤ noolow Feysal rooble from hargeysa

    • @MubYus
      @MubYus Před 6 dny

      dalias.
      Naaa beenta jiiji.

    • @assadabdillahi1461
      @assadabdillahi1461 Před 6 dny +1

      Hatgaysi kuwastay hana sheegan dhabayacooy reer hargaysa bilaa damiir maaha mana jiro qof uniikinaya odaygan asaasaqa ah leh dhiiga dadkayga kuso duulaya 😡

  • @MubYus
    @MubYus Před 7 dny

    Jig jiga , Ethiopia ayuu ka yimid ku dhashay maxaa ka galay Sooomalia.. naxli iyo malax qabiil Isaaq Nacayb ayaa ka buuxda.

    • @mahamedmaalinahmed1244
      @mahamedmaalinahmed1244 Před 7 dny

      Jigjiga ma isaga unbaa laga haystaa mise dhoohanow dhulka dhul soomaaliyeed oo xitaa reer qansaxiina dagan oo laga haysto ma ogid miyaa garaadka adeegso laabta ayaad ka dhaqaqday iayadana caadifada xin iyo xumaha yaala ha noqon jiir haan ku waynaday oo hal dhag wax ka maqla

    • @MubYus
      @MubYus Před 7 dny

      @@mahamedmaalinahmed1244
      Waan ogahay dhiloyoonka Daarood waa wada garaad.

    • @mahamedmaalinahmed1244
      @mahamedmaalinahmed1244 Před 7 dny

      @@MubYus kula yaabi mahayo nin caadifad hadlaya caytamaya ayad tahay ee Eebe haku caafiyo wanaga haku tuso

    • @Sumadeena
      @Sumadeena Před 7 dny

      Muuse xaguu ku dhashay? Warya youtube ka naso waa ku khafiiftay meesha sidaa kolba comment usoo qoraysay.

  • @abdurahmanyusuf5012
    @abdurahmanyusuf5012 Před 6 dny

    BEENAALE

  • @hajii2033
    @hajii2033 Před 7 dny +3

    beenale tuug xabshi basase beenta jooji

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 Před 7 dny

    Somaliland waxey ku soo hartey beel sacad muuse layidhaah meedey somalilan war col aynen iska celin Karin hanu gu soo keenin koley huunadu weey baxsen xarshin beey qaban koley waxan arkaa lanki in burburtey

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 Před 7 dny

      MIYEY MIYIR BEEL.ASQOBEEN, MURAARA DILAAC MA QUUSTEEM!!!!!!!.WALEE, MAR HADAANAN HABAAR IYO DUCO MIDNA KAAGA BAAHNAYN, HADAL AAD TIDHAA, AFKA INAAD KA DHUUSTO IIGAMA DUWANA!!!!!.

    • @magafeabtigiis1852
      @magafeabtigiis1852 Před 7 dny

      @@mustafahassan2555 anigu kuu duceymayo igama xigtit walee kuma difaaco girtan la arki muusow xaniiyaha katinad loga dhejiyo loo duuliyo xamar baa dhici doonta malinta dee daawadanu kanahey adna lo dii gebey raaci barna xarshin u baxsan

    • @AbdiWarsame-gw7oq
      @AbdiWarsame-gw7oq Před 7 dny

      @@magafeabtigiis1852 siyaad bare ayaa suuli ku dhintay o ka awood iyo xoogba wayn muusa wasay

    • @magafeabtigiis1852
      @magafeabtigiis1852 Před 7 dny

      Siyaad waxba ima dhibin muusa ka daren siyaad hada dhimey malintii dagaalka kibis buu dubayeh haisku keey haleen huuno ilka dheer cabaad kaga wuu yedhi goortey huwen timaado koley waad is dhiibi adaa difacaya ama muusa la jeebey nin reer shiiq isaaqa huwan taag u heeyn lagama hor keeni maayo hargeysanu fadhinaa dawadaanu nahey dhedigii isaqow

  • @mohamoudabdiqadir5457
    @mohamoudabdiqadir5457 Před 7 dny +2

    Ninkan reer tulli guleed miyuuna ahayn miyuuna itoobiyaan ahayn . Nooc walba marka la waraysto soo mushkilad maaha