" Somaliland Haday Beelo U Talinayaan Boorama Wey Tashaneysaaa.... " Xildhibaan Maxamed Abiib

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 1. 09. 2023
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

Komentáře • 328

  • @Clorex___
    @Clorex___ Před 10 měsíci +27

    Abib has the attitude to unite everyone. He cares. As someone from sool this is the Somaliland we wanted to be apart of. If someone young like abib was the leader.

    • @yaakcon
      @yaakcon Před 10 měsíci

      AFMIISHAAR ABIHII WASAY AYAAD TAHAY. HADDII AAD SOMALILAND RABTID MAXAAD WIILASHA HARTI DAGAALKA UGU LAYNAYSAA? MAXAAD MARNA CALAN SOMALI WEYN U XIRANEYSAA MARNA MID QAATUMO. WAR SOMALILAND RABTO OO AAD DOONAYSO IN SOMALI LAKAL GOOYO RAG ISKA DHIG EE MOWQIFKAADA CADEE MARBA SIDII DUQSIGII MEEL HAKU DHICIN.

    • @Hawaarto1
      @Hawaarto1 Před 10 měsíci

      Absolutely! He always stands for unity and equality but The Government and it's supporters don't want a man like him.

    • @skyshooter4009
      @skyshooter4009 Před 10 měsíci

      Criminals sub clan elders that are funded from London are the ones running things in this sub dystopia known as Somaliland. They made sub clan plans once oil were found in Sol. Somaliland will never be a country. Awdal is going to secede next. People are getting of tired one sub clan running things and pretending they care about unity.

    • @jmo4410
      @jmo4410 Před 10 měsíci

      He is a traitor, one day he will face the music inshallah.

    • @Hani-kg7kd
      @Hani-kg7kd Před 10 měsíci

      😊😊 0:37

  • @saadamoumin9553
    @saadamoumin9553 Před 10 měsíci +10

    Geesi Geesi samaron Nolow👏🏽❤️

  • @user-om5mq3ol8o
    @user-om5mq3ol8o Před 10 měsíci +8

    Masha allah geesi noolow wllhi waa nin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-he8ni4jd2g
    @user-he8ni4jd2g Před 10 měsíci +9

    Wxan kugu amanaba garan mayo runta Saad usheegeyso eegeesinimadale way ka oohineysa qofkasta oo qalbigiisa nadiif yahay ilahaw noka xifdi amin

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 Před 10 měsíci +7

    We need more people like him. We will isaaq samaroon and issa will support you

  • @zahro821
    @zahro821 Před 10 měsíci +9

    Anigo isaaq ah aya hadalkisan ina abiib ku Racsan walahay lakin samaroonay manta wax idin dhama lawaa wale tarikhda idin xusi horana umaydan jabin Somaliland mantoy ugu jilicsantayna idinka bisinka u haye sidas ugu haya walalayal alle haydin xafido degankinan deegan barwaaqo alle haka dhigo wale dad jirad tihin samra oo u samraa reer sheekh isaxaaq manta malin kale ka dhigta ❤

  • @caraale419
    @caraale419 Před 10 měsíci +4

    xildhibaan maxamed abiiib libaaxbaa tahay waanu ku taageera wlhi warkagu waa xadiis FROM SACADMUUSE

  • @maandhisacademy6419
    @maandhisacademy6419 Před 10 měsíci +10

    Waar ninkaan soomaali oo dhan baa u baahan. Box halaga soo saaro!

    • @JugeQaaraamiMusic
      @JugeQaaraamiMusic Před 10 měsíci +1

      Box-ka fashilmay halaga soo saaro miyaad leedahay?

  • @madaromar9660
    @madaromar9660 Před 10 měsíci +13

    Runtii weeyi ina abiib ilahabaa na dilayee from isaaq

    • @Ayanbint
      @Ayanbint Před 10 měsíci +1

      Adbay ugu yartahay isaaq inlaga helo adokale

    • @Darwiish-music-channel
      @Darwiish-music-channel Před 10 měsíci

      ​@@Ayanbintanagaa ku raacsan abiib oo isaaqa

  • @Aamisan2950
    @Aamisan2950 Před 9 měsíci +1

    Wa fikir Salim ah ❤

  • @saidmohamoud8995
    @saidmohamoud8995 Před 10 měsíci +5

    fariid fariid dhalay maanta hadaad dhimato hadal murtidii waad tidhi. maasha allah. somaliland beesha dhexaa burburisay.

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 Před 10 měsíci +8

    aaad i aaad❤ alla runta macaaanaaaaaaa

  • @jimcaaleilmi7593
    @jimcaaleilmi7593 Před 10 měsíci +3

    Guul Mohamed Abiib, u sheeg abtiyaasha meelaha dhalliisha ah ee ay huursanayaan, Hana sii fogaan oo cadhadu yeyna kula tagin, ninkii waala walaalkii yaa u miyir ee yeyna runteenu sii dhaaeicin boogaha jira.
    Allah na Ilaali

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Před 10 měsíci +1

    RunSheeg guuleeso

  • @user-vv1lc7ig7o
    @user-vv1lc7ig7o Před 10 měsíci +6

    Abiib hogaamiyaha awdal ❤❤

  • @marer100
    @marer100 Před 10 měsíci +10

    Intaan la mamnuucin video gaan hala daawado 😂😂😂

  • @user-zj2ku9sr5p
    @user-zj2ku9sr5p Před 10 měsíci +5

    Legeld of the legend wllhi runtuu kahdly ninknu markaan qabyaakad katagno insha allah madx waynaa wadankaad noqon

  • @Degaliah
    @Degaliah Před 10 měsíci +1

    Aad iyo aad Masha allah well done future president runta usheeg odoyaal wakhtigoodi lamajoogo

  • @user-ru4uy5vg5n
    @user-ru4uy5vg5n Před 10 měsíci +1

    Ader maxamad abib run Badanaa❤😂😂😊

  • @Burcawi24
    @Burcawi24 Před 10 měsíci +4

    Hayaay adkaatay wuu ku tufay halkeeda ayuu dhigay meesha waxba ma yaalan 😂😂😂😂😂😂😂

  • @husseinabdi6396
    @husseinabdi6396 Před 10 měsíci +3

    War ninkaan waa waryaqaan waana aftahan waana run sheeg laakin hadalkiisa Wax meelgaaraayo ilama eka

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 Před 10 měsíci

    Dhowr adoo kale ah bay soomaali u baahan tahay ❤👏

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 Před 10 měsíci +11

    Ciidanka lacagta in loo kordhiyo ayuun baa wax la qaadan karo ah waxaad ku hadlayso

  • @Aamisan2950
    @Aamisan2950 Před 9 měsíci

    This man wlhi is a legend ❤

  • @user-wd6ge5mj5o
    @user-wd6ge5mj5o Před 10 měsíci +3

    Cayayaan ka buufi geesi geesi dhalay baa tahee❤❤❤❤

  • @muhaseinOnlineschool
    @muhaseinOnlineschool Před 10 měsíci

    he is needed in the Somali parliament. he can represent Somaliland in somali parlement.

  • @Ifraah_yusuf
    @Ifraah_yusuf Před 10 měsíci +1

    Waryahee tuutaha la xidhay wuxuu uu taraya waxa la tusayaa in la garab tagan yahay ayayarkayaan dalkuuna xalaad adag ayuu ku jiraa ee buuq looma bahna ee waxa loo bahanyahay isku duubni guul iyo gobanimo qaranka somaliland axmed ismaciilka aad sheegaysaana waa in uu dantiisa ta qaranka uu ka hor mariyaa oo uu usamraa

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před 10 měsíci +6

    waa sax lakin xalku muxuu yahay ma in madaxwaynaha laga mijaxaabiyo oo ay caado xun noqoto kuwa soo socda in iyagana sidaa cidkasta uga mijaxaabiso mise inaynu dorasho laysla ogolyahay oo xallaal ah ku keeno kay umadu u codayso one man one vote ??? maxaa diday in sadexda xisbi iyo sadex urur oo soo kala hadha iskugu soo baxaan final madoxtoyada kii umadu doratana laga dhigo hogamiyaha dalka ???? from saylac city 👮🏼❤

    • @hodanmaxamuud-mw5kp
      @hodanmaxamuud-mw5kp Před 10 měsíci

      Kii dalka iyo dadkaba utudhiwaya halaga mijaxaabiyo haduu isleeyay walagu mijaxaabi tan mabuudhigeen😢 khasaare

    • @kadanali-oc6qp
      @kadanali-oc6qp Před 10 měsíci

      ​@@hodanmaxamuud-mw5kpcaqligaa hada sidaa kuu sheegay marka wadanku fawdoobo ee mooryaani dhalato waxad oranaysaa lagaaga fadhiyaa.

    • @yaakcon
      @yaakcon Před 10 měsíci

      HADDALKA XILDHIBAANKA SI FIICAN U FAHAN? WAXA UU YIRI HAWSHII NALOO IGMADAYBA ODOYAAL ISKU REER AH AYAA LA TAGAY ANIGANA SARKAAL BAA IIGU HANJABAY INAAN WELI NOOLAHAY OO RABAY INUU XABAD IGU DHUFTO. MARKA XILDHIBAANKU WAXA UU SHEEGAY IN MAQAAYADU REER U FURAN TAHAY LABA GAARAY WAQTIGII REERKIISUNA TASHAN LAHAAYEEN.

  • @Aamisan2950
    @Aamisan2950 Před 9 měsíci

    Islaxisaabtan marwalbo wa muhiim

  • @sabirinamohamed5380
    @sabirinamohamed5380 Před 10 měsíci

    WiILKa ugu caqLI bAdAN jamhuriyada badhida

  • @mohamednorali3694
    @mohamednorali3694 Před 10 měsíci +1

    Landere Ilahey baa kadigey, lkn waxaad lajogtaa dad garaad kooda aad uu hoseyaa waxaa ficnaan laheed in manta somalilaand madaxweyne kudortaa. my vote is for you Abib Long.
    life (cadowkaga na hajaboo)

  • @sacdiyamaxamed794
    @sacdiyamaxamed794 Před 10 měsíci

    Maaansh allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zeinab.abdilahi
    @zeinab.abdilahi Před 10 měsíci +1

    Tu es un lion❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SamiaIbrahim-qr2ph
    @SamiaIbrahim-qr2ph Před 7 měsíci

    Mohamed. Abib. Faride. Biens❤❤❤

  • @abdillahinour3314
    @abdillahinour3314 Před 10 měsíci +1

    Madiga leh waxan u dooda masakiinta caruurtadi cana la'an u bakhtiya

  • @cukeyr12345
    @cukeyr12345 Před 10 měsíci +1

    Walahi Waa runti Ango isssaq ah ayaa qiraya in Issaq dumiyay s wadanka iyo odayaal

  • @noolowchannel6827
    @noolowchannel6827 Před 10 měsíci

    Wll waan ooyi gaaray waa runtii reer awdal ha tashadaan

  • @user-ml9kd5jw7c
    @user-ml9kd5jw7c Před 10 měsíci

    Civions and government should coordinate to set up peace and bright future for the country and tor the generation
    All of us should coordinate each. Hands together can do excellent jobs.
    Just can make peace
    Unity can bower.
    Freedom speech can lead to development ,so we all should unified work together.
    May Allah grant peace and unity
    May Allah take our hands together
    May Allah keep the devil away from us

  • @ayaanbeautyshot7636
    @ayaanbeautyshot7636 Před 10 měsíci

    Waa ladooranayaas❤❤❤❤❤❤

  • @liibancaref4829
    @liibancaref4829 Před 10 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedaxmed8215
    @maxamedaxmed8215 Před 10 měsíci

    Inaa abiib waan faqash
    Waa in la toogtaaa Si
    Dagadaga

  • @lsc5337
    @lsc5337 Před 9 měsíci

    Will I live to see him or someone similar to unite all powerful macrobians

  • @mohamedomar7600
    @mohamedomar7600 Před 10 měsíci +1

    Horta reerkaaga utali Ina a ii aw markaa ujawaab wll

  • @nurojamaali5316
    @nurojamaali5316 Před 10 měsíci +2

    Wlh ninkaan madaxaweenaha soomaaliya aan u doorano

  • @queency7943
    @queency7943 Před 10 měsíci +1

    Waar tag tashadkaagana ma naqaanee Somaliland cid danbe oo ay u joojinaysaa ma jirto qof walboow kolna taagtiin kolna tamartiin waxba hala hadhina guul iyo gobanimo Somaliland

    • @aslidhaladali2573
      @aslidhaladali2573 Před 10 měsíci

      Waa sax qolada aan is maamuuli karayn Markaasay Soo bixi

  • @xamdaxamda641
    @xamdaxamda641 Před 10 měsíci +2

    Waaaaaar aduuuu booorama malihid midgaaaanyahaw ragbaaaaale adooogale aan ahayn munaaaafaqyohow qarandidiiiii ooooyaaaaaye

  • @SamiaIbrahim-qr2ph
    @SamiaIbrahim-qr2ph Před 9 měsíci

    Good abib

  • @nasroali3279
    @nasroali3279 Před 10 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @umuamra4212
    @umuamra4212 Před 10 měsíci +2

    Aftaahan iyo Geesi weyi buuxa
    wan ku wataa 💯 😂

  • @galladomataan
    @galladomataan Před 10 měsíci

    Illahay baan ku dhaartee,, yaa 100 adigaa Somaliland ka soo saara

  • @farhaanmahamed9519
    @farhaanmahamed9519 Před 10 měsíci +1

    awdal dhe hoyada idoorka ka wse borama kaliya halked uwada

  • @user-je8kr6sb5b
    @user-je8kr6sb5b Před 10 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nurmohamed8427
    @nurmohamed8427 Před 10 měsíci +2

    Martin Luther King ( Abiib)

  • @BSK24TV
    @BSK24TV Před 10 měsíci +2

    Tolow yaa 100$ kaa bixiyay😂😂😂😂

  • @ibrahimibrich9566
    @ibrahimibrich9566 Před 10 měsíci +1

    Kan wu abaabulsan yahay formajo xalay lacag ayu usoo shubo

  • @user-mn7kp3xj6e
    @user-mn7kp3xj6e Před 10 měsíci +1

    Hadaladaa .kulkulul .mad .naga .daysid. warya. Amus .umada .kafadhiiso .qalqaali .wad .xiiqdee .amus .wax .iskula .hadh .amus .kalab

  • @MrHuska10
    @MrHuska10 Před 10 měsíci

    Ninkaan oo kale baa badbaadin kara Somaliland libaax Dir Gadabuursay dadkii sadanada hayn jiray.
    Viva Somalia.

  • @relaxtakeiteasy4891
    @relaxtakeiteasy4891 Před 10 měsíci

    Geesi 💯💯💯

  • @calioumarx4289
    @calioumarx4289 Před 10 měsíci

    Xildhibaan maxamed abiib waa geesi geesi dhalay runta kaa hadla been maa sheego my points is congress maxamed abiib deserve to be somaliland president for real my favor somali siyaasi

  • @CMG0607
    @CMG0607 Před 10 měsíci +1

    Nacaskii gaabnaa xildhobaan bal hadal foolxumo baa kaa muuqatee😅

  • @saidhashi2856
    @saidhashi2856 Před 10 měsíci +6

    Runtu waa lama huraan.
    Truth sets you free always.

  • @mouktarabdi7918
    @mouktarabdi7918 Před 10 měsíci

    Geesi ❤❤❤❤❤

  • @user-yy6gj7mk5b
    @user-yy6gj7mk5b Před 8 měsíci

    M.a wll❤

  • @ccna631
    @ccna631 Před 10 měsíci +1

    Waa bararaq

  • @walaaljecelchannel7315
    @walaaljecelchannel7315 Před 4 měsíci

    Dee run bad ushegatay...shacabku ..manola ..ee ..in abiiboow ..isagatag..yey.kudalin ..

  • @gulaidabdi525
    @gulaidabdi525 Před 8 měsíci

  • @aamincabdimacalin450
    @aamincabdimacalin450 Před 10 měsíci +2

    Xilibaane soo reebo bahasha markii hore waa la ogaa iney sidan wax udhacayaan

  • @najmaahmed1781
    @najmaahmed1781 Před 10 měsíci +1

    Isku dirka shacabka iyo golaha ayad ka shqsysa gabadhada ooyaysa wax uqabo somalilad kuma bahna reer boorama ma matashid

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 Před 10 měsíci +6

    Maasha'Allaah Tabaarakalaah wallaahi hooyada hal wiil ma dhalin ee 100 laal bay dhashay .Soomaalina siiba idoor waa dad jiran .Qabiil haduu wax utaraaya maanteey haysataa meeshuu odaygii khaatumada xun ku jirey meeshuu dhigey .Il iyo afba illaahoow kaa haay .War idinkana tashta ,Nin walba mooradiisa ha quruxsado .

    • @guletizmail8349
      @guletizmail8349 Před 10 měsíci +4

      Adiga iyaga waxa ku dhex galinaya soo faduul maaha, somaliland dadkeedu iyaga iska kaa jecel.

    • @yaakcon
      @yaakcon Před 10 měsíci

      @@guletizmail8349 XAGEE ISKU JECIL YIHIIN? SOO WAXA MR. ABIIB KA HADLAYO MA AHAN. HADALADA MR. XABIIN XAGEEG KA MAREEN?

    • @samirabilan1971
      @samirabilan1971 Před 10 měsíci

      Wa siday tahay niin waliba xududisa ha xidho gabilay ilaa lawyacade wa dhuul gadabuursi dhulkayga igu filaan wabilahi tawqif

  • @user-oq9cd9ep9x
    @user-oq9cd9ep9x Před 10 měsíci +1

    Xisbiga ucud imisa sano ayuu jiraa ??? Haddii abtigaa oo urura uu cararaayo ha iska tago awalba waxba muu hayn lkn inta kale waa runtaa oo waa caqli gal suu,aalahaaga guul guul somaliland ciidanka qaranka way ka bixi doonaan 💚🤍❤️💪💪💪💪💪

  • @amareto5772
    @amareto5772 Před 10 měsíci

    Subhanallah, nin ku dagaalamaayo “Dhulkaan Ingiriis baa I siiyay”. Ingiriis ma Samaroon baa?
    Waa waxii reer Somali Landeey aad Dowladdii militariga aad kula dagaalamayseen.

  • @nasrasaleban6121
    @nasrasaleban6121 Před 10 měsíci

    runtuu sheegay sheekh muhamed abiib

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 Před 10 měsíci

    Gurigaagi iyo caruurtaadii badbenkasheegtay

  • @muxyadincali5330
    @muxyadincali5330 Před 10 měsíci +1

    libaax runsheega, lakin dadja qaar ayaa hadaladiisa ciyaar iyo dhaya dhayal u arka, horay ayu wax walba runta uga sheegay.

  • @saadoboos2430
    @saadoboos2430 Před 10 měsíci

    doqoon dahir riyaale Yaa codka siyaay ma reerkod Somaliland oo dhan ba dortay

  • @mohamedhussein7663
    @mohamedhussein7663 Před 10 měsíci

    Geesi geesi dhalay ina Abiibow. Halkaas ku haay xataa ataaka yaqiin.

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261 Před 10 měsíci

    Dhulka iyo dadka Soomaaliyeed oo mid ah ama Qaxootii caalami ah sidii kuu roon waa iqtiyaarkaa. Qoriga iyo Xabada isku soo wada jeediya ama kala carara oo qaxooti wada noqda waa iqtiyaarkiina.

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 Před 10 měsíci

    Waa nin waalan bay daba cararayaan iidoor caqli malaha waa kibreen waana jabayaa ogaada Isha alaahu

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 Před 10 měsíci

    Maxamed abiib sxp arinkii awdal state wuu range waa goorma?

  • @uptownmay9042
    @uptownmay9042 Před 10 měsíci

    Ninkaan waa libaax, Jir iyo Joog

  • @HassanMrMugabe-nm1sr
    @HassanMrMugabe-nm1sr Před 10 měsíci

    Somali wayn inta wax garad ka

  • @alishilmohamed7368
    @alishilmohamed7368 Před 10 měsíci +1

    Xaarwalaaqe ooyaaye miyaa lawaayey mid ka ina dhaafiya,miyuu cadaysto inuu farmaajo u shaqeeyo.waydiiya bal inuu ogyahay caruurtiisii inay wax cuneen???

  • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
    @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 Před 10 měsíci +3

    Asc. Nairobi - The International Committee of the Red Cross (ICRC) has carried out its first visit to over 300 detainees in Las Anod on Thursday, August 31. The detained combatants were captured in the latest round of fighting between the Somaliland army and SSC Khatumo forces that took place over the weekend.

  • @adensamater5874
    @adensamater5874 Před 7 měsíci

    War waxan wa qabiil qaran maha lakin si fiican bad u hadashay lakin Laguna dhegaysanayo danteeda ayey watan lakin adiguna jabhad sameyso marka bay hadana isudayi inay kula heshiyan wa qabiil dhiiga ku jira oo geel jire ah geel

  • @Hyatt1234
    @Hyatt1234 Před 10 měsíci

    Alakan bilaadhiigaa yaanaga aamusiiya war cadow baan ishaynaaye colaadaada dib udhigo oo cadowga hainoojabin madax waynahana waxba hakasheegin this is not the right time cadowbaad haysataa madaxwaynaheenu waageesi haduu inagatagana walee somaliland cadowna waan ujabaynaa waanan iskudhaxdaadanaynaa adaa xanuusanaaya doqonyahow aamus cadowbaad noo jabisee noocaasoomiidhan baa noojabiyay nagadhashay doqonbaatahee dadbaa kaxun in uumuuse madaxwaynaheena yahay adnasidaasaad uhadlaysaa cadowgeenu waykaxunyihiin madaxwaynaheena inaader aqliyeeloo aaamus oodalkaaga difaac cuqdadana iskasaar waxkasta xalbuuleeyahay oowaydu kawada hadlidoontaane

  • @abdallasaid1232
    @abdallasaid1232 Před 10 měsíci

    Xaqiiqda jirta ayu ka hadlay lakin dad badan muqato saameynta hadalkisa

  • @abdirahmanmowlid2545
    @abdirahmanmowlid2545 Před 10 měsíci

    In la Kala maqnaadiyo inaan mahad ku noolaado maweelis weyaan haduu mid u dhaxayee

  • @kalsonwacaniskokalson1925
    @kalsonwacaniskokalson1925 Před 10 měsíci +4

    Xanuunka daawadiisu waa this flag 🇸🇴💓🇸🇴🌹🇸🇴🌷🇸🇴👍

    • @yaakcon
      @yaakcon Před 10 měsíci

      HAWIYAA BILILIQEYSTAY OO KU XAARAY. BAL MARKA HOR KA SOO DHIG OO DHAQ.

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 Před 10 měsíci

      Xaarka iskaga bii kaa yaacaya calanka cawadarane iyo ka dameerkaba

  • @jawharabdulahi6608
    @jawharabdulahi6608 Před 10 měsíci +1

    Nin rageed inadekay manta ayad igubanaantahay

  • @kaaha1233
    @kaaha1233 Před 10 měsíci

    Ninkan wlhi hadalkiisa naceyb ayaa ka buxaa

  • @user-qd6mp8qv8f
    @user-qd6mp8qv8f Před 10 měsíci

    Saqaajan. Walhei. Munaafaqa😢😢😢

  • @user-tm3ys3zh5g
    @user-tm3ys3zh5g Před 10 měsíci

    Kanyare uu soo waalanayaaa ee waxa uu u baahanyahay dabeeb ee cid dabiibta muuna lahayn

  • @calioumarx4289
    @calioumarx4289 Před 10 měsíci

    Dahir rayale greatest somaliland president ever ever ever

  • @MurtidaTv
    @MurtidaTv Před 10 měsíci +2

    Waar qofkani muxuu ka hadlaa oo la buuqaa adoonkan xiiqsan waar waad waalantahy iimanka alle kaa qaadye mushaharkaaga qaado wanaaga ka shaqee

    • @user-wd6ge5mj5o
      @user-wd6ge5mj5o Před 10 měsíci +1

      Run taad ayaad ka dhimanaysaa ileen xanuun baa tihiine been moyaane Run. Maydaan barane

    • @yaakcon
      @yaakcon Před 10 měsíci

      MA MAQAAYADII YAREED EE AAD 30-KA SANO SHIDANEYSAY AYUU KUUGU SOO DHACAY OO RABAA INUU KAA XIRO? KKKKK

    • @MurtidaTv
      @MurtidaTv Před 10 měsíci

      @@yaakcon afsomaliga sida loo qoro si fiican u soo baro yaa baantuu

    • @asiamohamed6271
      @asiamohamed6271 Před 10 měsíci

      Hadayna tani wanaag ahayn teewanaag noqonaysa in xumaanta laiskugu daba nacleeyo

    • @yaakcon
      @yaakcon Před 10 měsíci

      @@MurtidaTv YAA HUUNO, BAL IGA SOO SAX AFSOOMAALIGA AAN QALDAY. WAR XAARKA CESHO MEESHA WAA LAGU KALA TAGAY. SSC AYAA KARBUUNO IDINKU IFISAY OO HADAY GUDABIIRSINA ISKA TAGAYAAN.

  • @kaaha1233
    @kaaha1233 Před 10 měsíci

    Mucaridnimo xeel dheer ayaa ku jirta

  • @eliasfarah1789
    @eliasfarah1789 Před 10 měsíci

    Xaqiiq ayuu ka hadley. Isaaq waxay Dhulbahante ugu duuleen reer ahaan. Maanta markey soo jabeen, halkii ay ahayd Samaroonta la dhimatey, iney talada wax ka siiyaan, waxay go'aansadeen in odayaal Habarjeclo ah taladii keli ku noqdaan. Samaroon haddii ay maanta taas ka kici waayaan oo fahmi waayaan in Isaaq iyaga layn doonaan mar dhow, waligood kici maayaan.

  • @munamahmed1572
    @munamahmed1572 Před 10 měsíci

    Geesi geesi dhaley. Abiib

  • @muxyadincali5330
    @muxyadincali5330 Před 10 měsíci

    xildhibaanka siduu runta usheegayo , wll waxa weeyi waxay somalidu ubaahantahay ragan oo kale in gooni loodiwangaliyo oo ay somalida hogan unoqdaan, cadaalada iyo runtana sidaasi usheegan.

  • @AlpiniaBeverages-zv4zs
    @AlpiniaBeverages-zv4zs Před 10 měsíci +1

    C'est un espion de Farmajo

  • @khaliyaabdi1880
    @khaliyaabdi1880 Před 10 měsíci +1

    Oyaye so kii ucodeen wayey Xaamud jibriil mahadu borame kahad layaa😂😂😂😂😂😂