Xildhibaan Maxamed Abiib oo sheegay inuu Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland u Hanjabay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

Komentáře • 391

  • @saciidamaxamed5155
    @saciidamaxamed5155 Před 2 lety +27

    Maashaa allah Hayley rag rag dhalay guulayso xaqa ku soco 👍

  • @yaasir5920
    @yaasir5920 Před 2 lety +8

    Maxamed Abiib xildhibaan la dareen ah shacabka somalilaand,waxan ku leyeey hore usoo xildhibaan. Adiga lagumaa hanjabi karoo cidna sidaa was kumagug ma yeeli kartoo xildhibaan hore usoco

  • @hamdahassan1360
    @hamdahassan1360 Před 2 lety +8

    Wallahi waa geesi qaran X. Maxamed Abiib. Allah haku karaameyo waa xaqyaqaan.

  • @subeyrabdi043
    @subeyrabdi043 Před 2 lety +4

    Maxamed Abiib nin la Dareen ah shacabka guulayso xildhibaan guulwade yaashii baa cadhoodey

  • @dhiirigeliyesrs4317
    @dhiirigeliyesrs4317 Před 2 lety +7

    Xildhibaan ka umada somaliland garabkaaga ayaanu taaganahay mudane 🙋‍♂️

  • @rithwanindho2833
    @rithwanindho2833 Před 2 lety +4

    Daacadnimo ma hungowdo. Alle hakugu guuleeyo xildhibaan abiib

  • @amarefaysal1624
    @amarefaysal1624 Před 2 lety +12

    awood laga baqo rabba leh
    xaqbad u ledahay in lagu
    garab istaago

    • @waaniye4164
      @waaniye4164 Před 2 lety

      DAD KA MASA KIINTA HA LUGOYN ADU KU FHAC HADAD KA LAN DHERSYSANTAHAY

    • @helaalchannel6677
      @helaalchannel6677 Před 2 lety

      @@waaniye4164 cid masakini ma jirte wala is baran

    • @awdal_landtv9275
      @awdal_landtv9275 Před 2 lety

      @@waaniye4164 laangab dhalay laangab dhidig dhiig ka socodo

    • @waaniye4164
      @waaniye4164 Před 2 lety

      @@helaalchannel6677 ISAFA JEEL KU URI JEELKA SOMALILAND WAA LAGU DHAMADA WA IN IYO OUT CIMRIGIISU WASI EE ADEER XADKISA HAKU EKAAFO

  • @maxamedyare8403
    @maxamedyare8403 Před 2 lety +7

    Meeshaan madaxweyne majoogo iyo sharci waxaa jooga mooryaan

  • @timuplifted9371
    @timuplifted9371 Před 2 lety +4

    Anigoo Reer Xamar : Waanqiirooday,,Viva true Somali leader,,,,Muusow Ciyaarta Kadaa Ramadanka Subxaana Allah

  • @dhiirigeliyesrs4317
    @dhiirigeliyesrs4317 Před 2 lety +8

    Libaaaaaaax garanaaya wixii loo doortay Waxaad mudan tahay bilad geesi axdiga👏🙋‍♂️

  • @melmi9330
    @melmi9330 Před 2 lety +12

    Ascw maashallah Maxamed abiib waxaa tahay geesi geesi dhalay halkaa kaga hay xaq baad ku hadasha had iyo goor Alle ha badiyo adoo kale 🤲🙏💖💕👌👏👏👏👍👍👍

  • @kaysesahalofficial7226
    @kaysesahalofficial7226 Před 2 lety +5

    Libaax laba maaha ishaaa alh haday xagtin kusoogaadho walee inaany kaadanbyn somaalilnd lasheegaaaba

  • @suleimankhalaf3967
    @suleimankhalaf3967 Před 2 lety +9

    Waa in Kulmiye la jebiyaa doorshada soo scota hadday qabtaan ba. Somaliland waa inay ka gudubto Muuse Biixi, Maxamed Kaahin, Daba Galle iyo xukun askari oo danbe.

    • @sahrafarah8834
      @sahrafarah8834 Před 2 lety +2

      Wadani faaqasha baa laa jaabinye

    • @therealworld4576
      @therealworld4576 Před 2 lety

      @@sahrafarah8834 kulmiye xisbi ka akhlaaq xun ma Arag. Dad liita weeyaan.

  • @maarshaallyrics
    @maarshaallyrics Před 2 lety +7

    Waxa madaxda loo yahee Awoodooda laysagu caga juglaynayaa waa Shacabka iyagu kay Tageersanyiin uunba Amarkiisu Shaqayn doonaa insha allh

  • @mazlahmiraj9451
    @mazlahmiraj9451 Před 2 lety +2

    Geesigii Samroon💯🥰🔥

  • @TV_Nofa
    @TV_Nofa Před 2 lety +3

    Freedom of speech is essential for a republic

  • @tayaysteinayuusuf3776
    @tayaysteinayuusuf3776 Před 2 lety +4

    daba gale wu iska ciyaraya dhawana wu tagi doonaa

    • @Diri-lb5dh
      @Diri-lb5dh Před 2 lety

      Wd iska hadasheen mahamed abiib ilahay moye vidmate ma dili karte futada ayabad ka tirahden hadi la wayo cawa ama ay qodaax mudo taliyahasina uu Raaci

  • @MariaHassan-uf4lb
    @MariaHassan-uf4lb Před 2 lety +5

    Mashaa Allah mahamed abiib wa gesi hore uu soco insha Allah

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Před 2 lety +7

    Teliyaha booliska Somaaliland waa in uu is cesilaa si sharaf leh waa hadii uu yahay nin islaam ah ama uu Cafis ka Codsadaa Xildhibaanka waa bil Ramadan Taliyaha Booliska isaga oo ah nin Inaadeerkay ah waa in uu Gar qaataa Viva Xildhibaan Mohammed Abiib Jir oo joog Viva Xildhibaanada Cusub Ee aanu Dooranay Viva Somaaliland.

  • @abdilahinouribrahim2155
    @abdilahinouribrahim2155 Před 2 lety +13

    Inzhallah mar uunbad noqon madaxweynaha somaliland haddi aad noolaat0

  • @sapirahmed1991
    @sapirahmed1991 Před 2 lety +2

    Waxnu dowlad unaQana ninka musuQa sameeya Ee peenta sheega kabo Qadka ah Ninka wajibkiisa Gudanaya Waxa lagu ridaya Halkii coldoon lagu riday mahamed aBiiB Wnu ku wadana🙏🏾

    • @awdal_landtv9275
      @awdal_landtv9275 Před 2 lety

      Laangab laangab dhalay oo iidoor laangabow xaafada land

    • @awdal_landtv9275
      @awdal_landtv9275 Před 2 lety

      Wxaan ku tusay hargeisa iyo burco way guban doona samaron way hubeysan yihiin iidoorka way is yaqnana

  • @cadnaanaxmed12
    @cadnaanaxmed12 Před 2 lety +1

    geesinimada lagu sheegayaa waah iyada oo warka xaqiiqadiisa dabada la beexo lph dareensii xaqiiqada nio Nin adag baad tahay 👍👍

  • @idilawad3233
    @idilawad3233 Před 2 lety +4

    Bal dadka inoo haya xilka masuuliyiinteena ugu saraysa siday uhadlayaan day sidee qof masuul ahi ulatirsankara dadkiisa muxidho haduu danbikuhayo kuwii wariyaasha xidhxidhayayna way caytamayeen malinkii dhowayd manay ahayn wx lagaxishoodo nin askari ah inuu aflagadeyo qofkii uuxidhadhayay ee shacabka aha.masuulku wa qof lagudaydo lkn maha qof sida ciyaal suuqnimada uhadla ilaw nagaqabo kuwan

    • @Diri-lb5dh
      @Diri-lb5dh Před 2 lety

      Wr ma salaries Gan jahiilka ayad ledihiin Runta hauzhegiina

    • @idilawad3233
      @idilawad3233 Před 2 lety

      @@Diri-lb5dh jaahilku wa ninka.masuulka ah ee sida ciyaal suuqa uhadlaaya kaasba jaahil ah haday cidi.jaahiltahay

  • @moapdikarem144
    @moapdikarem144 Před 2 lety +2

    Xɪʟᴅʜɪʙᴀɴ Mᴏʜᴀᴍᴍᴇᴅ ᴀʙɪɪʙ 🦁🦁

  • @roastedchicken288
    @roastedchicken288 Před 2 lety +7

    Dadku waxay iska leehiin aamus iyo kursigaaga ayar u fadhi in iyaga loo doodayo ma moodid ba sharci darada ay police ku smaeenayan ba loo sheegaya markasay leeyihin aamus

  • @qoordheere7856
    @qoordheere7856 Před 2 lety +3

    MADAX WEYNAHA MUSTAQBALKA GUULEYSO ABIIB

  • @jamaalmaxamedfaandhe9612
    @jamaalmaxamedfaandhe9612 Před 2 lety +3

    Waxan la jiraaa xil. Qaran runta kama gabade maxamed abiib
    Cid wax yeeli kartaana ma jirto cid u hanjabi kartaana ma jirto runta yaan laysaku nicin

  • @khaaliddayax6028
    @khaaliddayax6028 Před 2 lety +8

    Nio hadaan soomaliland nahay maanan jeclin inuu qof hormar sameeyo lkn sapaptoo ah qofna ma jecle unuu qof kle ka horeeyo waxa waxan oodhan wadana waa damuqursida somaliland oo necep hormarka maxmmed abiib waar nio hadaanu nahay reer soomaliland madax wanaan ka dhigaynaa maxmed abiib

  • @ragnarxharma288
    @ragnarxharma288 Před 2 lety +1

    Xildhiban OYAYE🙏Nin rageed, Legend wlhi❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥

  • @hamsekayse7141
    @hamsekayse7141 Před 2 lety +3

    Hadii xariiqi ku soo gadhaan isagaa loo racayy xildhibaan abiib

  • @awdal_landtv9275
    @awdal_landtv9275 Před 2 lety +1

    Geesi Geesi dhaly lipaax lipaax dhaly alleh ku barkeeyo bro geesi Samaroon

  • @fadumahussein4864
    @fadumahussein4864 Před 2 lety +8

    Xaalqaado mahamed geesi meeshaadii ma jooogtid run lama ogola yaan lagu cunin

  • @hamseahmed4226
    @hamseahmed4226 Před 2 lety +3

    Madaxwaynaha mustaqbalka! Ina Abiib hdda madaxwayne noqdo Somaliland waa wadan aqoonsi hysta

  • @nawaala.shakuur8039
    @nawaala.shakuur8039 Před 2 lety +2

    Xildhibaanka kaliyee runta sheega weeji allaha daaye

  • @nimcoali3276
    @nimcoali3276 Před 2 lety +1

    MashaAllah inshallah guul

  • @abdirashiidali8692
    @abdirashiidali8692 Před 2 lety +1

    Xildhibaanka shacabka somland mudane maxamed Abiib. Garabkaaganue taagan nahay kuligayo inyar oo caqligu. Ka maqan yahay mooye. Horow soco mudane tusaale u noqo dhalinta danbena

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před 2 lety +2

    Libaax xildhibaan , taliyuhu waa guulwade

  • @suleimankhalaf3967
    @suleimankhalaf3967 Před 2 lety +16

    Sumcadda Somaliland saxaafado kor bay u qaaday. Waxa wax u dhimayaa waxa weeye dadka xukunka haya oo aan garanayn dimquradiyadda iyo xoriyad qawlka.
    It's high time to get rid of Kulmiye administration. Somaliland needs new blood and people who understand free press, freedom of speech and due process under the law are basic pillars of a democratic society. Let's thank Mr. Muse Biixi , Maxamed Kaahin and Daba Galle for fighting for our freedom. But it's time them to pass the torch.

    • @ibraahindaad8098
      @ibraahindaad8098 Před 2 lety

      Waryaa jaqaf jaaafta yarey saaxib

    • @siraadcali8999
      @siraadcali8999 Před 2 lety +1

      Adeero malaha waxba mad barane askari hawl gal ku jirta hdad duubto waa hadhiG meeshu ma xaflad la qabanay shuruucdoda kma tirsana xita qodobkasi🤔

    • @MoustaphaBenchideh
      @MoustaphaBenchideh Před 2 lety +1

      @@siraadcali8999, Ruushkuna taas wali muu samayn ... waa ta la soo duubo iyaka oo hawlgal ka wada Ukrayn.

    • @hassanomar5242
      @hassanomar5242 Před 2 lety

      Hey bro,You have no idea what your talk about..sometimes its better to remain quiet.. if you don't have any meaningful input towards our democratic dispensation. I don't know who do you suggest to replace current kulmiye leaders?? If is waddani, than your completely out of normalcy.. since they are tribal party not national assets. Somaliland as you see it,was brought about into existence by very kulmiye leaders. and if today by accident or anything kulmiye vanishes from our sight.. Somalilanders would be akin to orphans children's who lost their father figure. we don't want overnight leaders who just appear from nowhere and hijack our struggles history... untested fly by night leaders like cirro and his likes. As for, detained so-called reporters or journalist.. it's quite clear they lack basic training on how to handle sensitive national issues. before news outlet delivers any findings, first must verify authenticity of report.. before releasing it to public domain. steps taken by our esteemed government is in line with constitution demands.

    • @siraadcali8999
      @siraadcali8999 Před 2 lety

      @@MoustaphaBenchideh wxan aad ka sheekaynayso manu arag caqli yarantana somali baynu inahay War qodabada saxafada kama tirsana inaad duubto askar hawl gal ku jirta ana dhiga dhigane na waydi inader .waa hadan qabil qabil lo hadlayn🤔

  • @pharroekemet529
    @pharroekemet529 Před 2 lety +2

    Taliyeh jeenaagalee Mashallah

  • @ceeriofficial3201
    @ceeriofficial3201 Před 2 lety +3

    Libah labo maha mahmed abib

  • @zaynabomar5479
    @zaynabomar5479 Před 2 lety +1

    Xoriyatul-alquul haddanu nahay Reer Puntland maa lihin lakin taliye booliis u hanjaba muwaadin iskabadhaaf xildhibaan maa lihin.
    Meeshan Puntland waa laga cabsada Dowladda.

  • @cafifanuur1950
    @cafifanuur1950 Před 2 lety +1

    Odagaas wuxuu qirey iney Somaliland qolo qura ay leedahay ee aan la wada laheyn

  • @zack-newton
    @zack-newton Před 2 lety +1

    Cay oo caan noqo horey u jirtey abiibow zhp sharciga kufsiga kadayo wax kaleh la kaalay meesha.

    • @fadsacada5136
      @fadsacada5136 Před 2 lety

      Isagaba xeerdajiye ahee ma waxaad mooda in sharciga police ku sameeyo

  • @maryanyussuf9750
    @maryanyussuf9750 Před 2 lety +2

    Xidhibaan ooyaay mahan waa xil dhibaan geesi alaha kaa qabto dabagale iyo Shar tiisa

  • @zaarahcali2249
    @zaarahcali2249 Před 2 lety

    GuulaYso xildhibaaN

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 Před 6 měsíci

    Xildhibaan abiib his a hero man abtigey ❤

  • @abdifataahomer4928
    @abdifataahomer4928 Před 2 lety +2

    Cadwgan yaa noogu dhiibay xil. Xilka xayuubin halagu sameeyo.

  • @AbshirMFarah
    @AbshirMFarah Před 2 lety +1

    Kan xildhibankani .. wa deg degeya ..siyaasi degdegena meelxun bu ku danbeeya .. isago xildhibankani oohin ku so baxay

    • @fadsacada5136
      @fadsacada5136 Před 2 lety

      Ma runta ayuu ku dedegayaa hadii xeerdajiyayaasha wadanku runta ka hadliwayaan ayaa ka hadli waa shaqadiisa wuxuu ka hadlayaa

    • @AbshirMFarah
      @AbshirMFarah Před 2 lety +1

      @@fadsacada5136 wa runta .. lakin isaga xamaasad mar walba ka muuqata .. mana haboona tasi

  • @inaaxmeddaahir995
    @inaaxmeddaahir995 Před 2 lety +1

    kkk waxa ubahatay xabsiga

  • @kg6987
    @kg6987 Před 2 lety

    Geesi geesi dhalay Wallahi, nolow Somalilander asal ah

  • @amiiraahmed1696
    @amiiraahmed1696 Před 2 lety +1

    Nacsyhu balshahaumadqamaynid kursiga🤫🤫

  • @SultanAhmed-et3vc
    @SultanAhmed-et3vc Před 2 lety +3

    XILLI KA XUN KII SIYAAD BARRE AYEY UMMADDA SOMALILAND MAREYSAA,MAANTA OO CAAQIL MUUSE TALINAAYO....WUXUU CAAQILKU DIB INOO XASUUSINAYAA MAALMIHII MADOOBAA EE AFWEYNE

    • @dozytmohamed5672
      @dozytmohamed5672 Před 2 lety

      Hhhhhhh

    • @abduladansharif9548
      @abduladansharif9548 Před 2 lety

      Afweyne Wuxuu kuu dhisay jidka Burco iyo Berbera oo aay kala xireen Buuraha Sheekh dhex jeexay ee aad ku ceeshtay! Wuxuu kuu dhisay Dekedda Berbera eed Carabta ka xaraashtey iyo Madaarka xilligiisii ugu Casrisanaa bariga Africa ee Berbera. Adiguna intaad xitaa dayac tiri weeysey ayaad Carab, Yahuud Iyo Xabashi ku siisey Xaraash jaban, markaas ayaad nin aadan gaarin caayeeysaa adigoo qoys qoys isu gumeysta oo aay Abaarso iyo Hiddo dhawr astaan kuu yihiin. From Gedo

  • @abdulljama783
    @abdulljama783 Před 2 lety +1

    Abiib Great person

  • @deeqsamater9445
    @deeqsamater9445 Před 2 lety

    Habeen kii waan daawanayay jeelka tv
    Maxaad ubduubaysaa ayay lahaayeen askartu waa xidha inookaxeeya

  • @cadnaanaxmed12
    @cadnaanaxmed12 Před 2 lety +1

    shacabka oo dhan waa garabkaaga nio 🙏

  • @genmustafeburcaawi6972
    @genmustafeburcaawi6972 Před 2 lety +1

    Beri Hore ayuu fashilmay dabagale

  • @raysmedia3278
    @raysmedia3278 Před 2 lety +2

    Xildhibaanku waxaanu fahansanayn xoriyatulqolka danbiga dhacay ....... adiga laftaadu qaxaad ku hor ciyaarays jeelka

  • @axmedxaashi2921
    @axmedxaashi2921 Před 2 lety +1

    Ha lugoynina ooyaaye

  • @haniproducts2573
    @haniproducts2573 Před 2 lety +1

    Hadii Aanu Nahay Gobalka Awdal Anagabaa Dhisnay Dawlada Somaliland Sidee lanoo Garan Waayay Waa Nasiib daro la inkiro

  • @sayidcalimubaarik8962
    @sayidcalimubaarik8962 Před 2 lety +2

    Saxaafadu waata somaliland halkaa soo gaadhsiisey waa in xisbiga kulmiye sharciga ictiraamaa oo saxafiyiinta xornimadodii usoo celiyaaa

  • @abdirahmanguled5297
    @abdirahmanguled5297 Před 2 lety +2

    Mudane xildhibaan waa lagugu qaldamay ee dulqaado cid kuu janjabi kartaa ma jirtee haduu sharciga dhawri waayo isaaga wuxuu ka helayo

  • @sahrafarah8834
    @sahrafarah8834 Před 2 lety +2

    Geneenka policku niin loo haanjabo
    Maaha haa kuu khaldaman haadle kaa baadan iyo puuqa yaaryso Daanta da meesha uu joogta
    Shacabka daan kaa maa laaheda

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 Před 2 lety +1

    Waar ninyahaw nin isku buuqsan ayaad tahee camerad uun lama taagnaadee madaxna lama fuushanaadee cidina dhib kuma wadee adigu tartiibso cid wwx kugu falaysaa majirtee xeryaha ciidamada iyo madaxdooda faro fiiqfiiq loolama tagee

  • @SultanAhmed-et3vc
    @SultanAhmed-et3vc Před 2 lety +3

    KORNEYLLADA CALAN CASTU KUN JEER BAY KA XUN YIHIIN AFWEYNE,, WAXAY U DAGAALAMAYEEN MUUES BIIXI, IYO KAAHIN INEY AFWEYNE KA RITAAN KURSIGA EE CID AY NAXARIIS U HAYEEN MA JIRAAN ,, MAANTA AYAA MARKHAATI AH

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 Před 2 lety

      Sultan Ahmed
      Run baad ku so dhowaatay. Mohammed Siad Barre xoog ayuu u dalacsiiyey. Waxa lagu aaminay jagooyin aad u culus. Mohamed Kahir waxa la ogyahay inu Sarkaal sare isna ahaa. M Siad Barre raggan Somali hor boodaya isaga ayaa training garayey, waxana u arkayaa inu nin ragga ahaa laga reebo inu odaygu Somali shaqo iyo waxbarashoba u sinayd. Haddii wax
      Xumaadeenna kuwa ka hoosayey ayey.
      Somali oo dhammi waa dhiblow, geela waa kaa xadaan haddii aanay kaa cabsanayn. Middaas way ka simanyihiin qoyskayga iyo kuwa kaleba. Somali waa isu war haysaa, waxa la gaadhay marki Rer Sheikh Isxaaq iyaguna runta isu sheegi lahaayeen dadka Allah isku ag beerayna ay run kula dhaqmi lahaayeen.
      Ina Abiibow ader iska tag, anaga General Ciidamadu Ina Taani marka nagu yiri iska taga, dee waxanu niri aderr awelba kulama aanu joogine, adigu naga tag. Salaan dambe kamu arag boqortooyada Daarood odaygu, waana salaamanyahay
      Ramadan kariim

  • @cabdilaahimcawad
    @cabdilaahimcawad Před 2 lety +1

    Xildhiban ma waxa xoriyatul qawl ah ninka yidhi hub ayaa lala galay xabsiga rasaastuna labada dhinac ayaa laysugu ridaya, ma taasaa xoriyatul qawla oo aad taageersan tahay ilayn waa been cad oo aad hada adiga iyo bulshaduba inay been tahay aynu wada ognahaye, ku darsoo markuu waxa duubayey ilig ilaa toban sarkaal ayaa u digay oo ku yidhi waar duubista jooji waxa meesha ka dhacay waa maxabis is laysay oo dabaded gadoodaye, garoo markaaba iyadoo loo waramay oo xaqiiqdii loo sheegay ayuu hadana sii lahaa rasaastu labada dhinacba way ka socota, xildhibaan anigoo ku ixtiraamaya dee hadii beenta cad ee weliba ciidamadii naftood hurayaasha inoo ahaa iyo amnigii dalka laga sheegaya haday xoriyatul qowl tahay maxaa aniga ii diidaya hada inaan cidaan doono aan intaan been ka sheego aan caayo oo adiga kaa bilaabo, oo madaxweynaha caayo, oo ku xigeenka caayo, oo gudoomiyayaasha baarlamanka caayo oo gudoomiyayaasha xisbiyada caayo oo weliba munaafaqadeeyo oo aan somalilanta caayo markaa sow taydaasina xoriyatul qawl noqon mayso xildhibaan, bilaa caleek sharcigu ha shaqeeyo cid kasta oo denbi gashana waajibkeeda hala mariyo haduu denbi ku cadaado, weliba ka u doodana halagu daro

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg Před 2 lety +1

    Inaa muse ayaa lagu soo diri masha dawaladi waaye ku daysaye magalada hargayisa ayu daadka kaa dhex qafalanaya u guri ku xidhanaya hada hadho ayaa been iyo dulmi lagu masbidaya waata halkaye maryso somaliland

  • @bishaarshide8536
    @bishaarshide8536 Před 2 lety +1

    Maxmed abiib lajan horay usoc

  • @abdihakimmohamed2561
    @abdihakimmohamed2561 Před 2 lety +4

    Waar wuxu booliisna maahee waa Daydaye meesha isaga tahriib meeshan meel ka fiican ayaad uqalantaaye SL way ku daysee oo 91kii ayey maraysaa meel ka liitadatee.

  • @fahdabdi6678
    @fahdabdi6678 Před 2 lety +1

    Xildhibaan baan ahay ayaad meel walba galayaaa, Shaqadaada ha dhaafin, Xildhibaan

    • @abdiduhurduhur7435
      @abdiduhurduhur7435 Před 2 lety

      Adiga maxad kabadali Karta 😏

    • @awdal_landtv9275
      @awdal_landtv9275 Před 2 lety

      Laangab laangab dhalay oo iidoor laangabow dhidig dhiig ka socodo Mohamed abiib uu karbashiiye

  • @waaniye4164
    @waaniye4164 Před 2 lety +2

    SIRTA POLICE KA IYO CIDAMADA CIDI GASHA LIIN TA SOO JIQI

    • @Diri-lb5dh
      @Diri-lb5dh Před 2 lety +1

      Wr Tasi uu xildhabanku ka hadlayo wa dhayo aragti fog runtana askariga wa lo sheeGi ilayn Quranka ma dhamaynne

    • @waaniye4164
      @waaniye4164 Před 2 lety

      @@Diri-lb5dh WAXAD KAHADLAYSO MAN GARAN LAKIN QOFKII SHAQADISA KA GUDBA GUDAHA LA DHIGAYAA SHARCIGAANA LA BARAYAA

    • @goobjoog7658
      @goobjoog7658 Před 2 lety

      @@Diri-lb5dh yaa salaaam!!

  • @safamohamed9386
    @safamohamed9386 Před 2 lety +1

    samrooon tahy ooo faqshaaa oyaye sxp

  • @lixleonline8135
    @lixleonline8135 Před 2 lety +1

    Oyayeh oyaaye faqashbad tahy cadawga somaliland ah xildhibanadi kulamidkaha waay amisanyihine maxase adiga ka hadlinaysa cadawyahow

    • @40Durkiya
      @40Durkiya Před 2 lety

      Qabyaalad ayaa ku dishay somaliland saan kusii socon mayso adeer hadaad adeernimo ku wado waad eedaysan kuwiina cadaalad darada qiil mooday

  • @djkimovich
    @djkimovich Před 2 lety +1

    Ninkaan flimaanta fan-proj muu badsadey🍉

  • @adeegamaxamad6091
    @adeegamaxamad6091 Před 2 lety +1

    Mansha allh gesigesi dhaly waliga sida ahaw nin ku yidhi sinan mayino adna buri sarayintisa maa sagaahnbaa tiisu

  • @suleqaaraleh4350
    @suleqaaraleh4350 Před 2 lety +1

    War bal isu kaalaya ayax teg eelna reeb mid kasta meeshii haysto inuu ku Amarkutaagleeyo
    Hada ma siyaad bare iyo dowladiisaa meesha ka talisa muse?

  • @khadramaxamed6613
    @khadramaxamed6613 Před 2 lety +3

    waa cudur qabyaaadi 😢 waa cadawga qarànimo😢 iyo camalka shaydaan ❤

  • @user-pe9hw7rs8r
    @user-pe9hw7rs8r Před 2 lety +1

    Dadkan leh ciidanka maxaa loo duubaya oo kuwa aduunka siday kayihin

  • @ayanxogsade
    @ayanxogsade Před 2 lety

    Nin dawaarle ahan jiray oo shaadhadhka dadka u toli jiray muxuu ka yaqaanaa hadii taliyaha ciidanka booliska laga dhigo shaqadiisiiba maaha

  • @nuradinaahmed5292
    @nuradinaahmed5292 Před 2 lety +3

    Kani hayahada dawlada ayuu ka dhigayaa kuwo fadhiidh ah horn cable ha soo waydiiyaan inuu taliyuhu sidaa

    • @amarefaysal1624
      @amarefaysal1624 Před 2 lety +2

      waxad waxba ka ogayn
      kama hadki kartid ninow

    • @user-ji3jy5wg4v
      @user-ji3jy5wg4v Před 2 lety

      @@amarefaysal1624 waxba ma garanaysid. waxaad aaminsantahay wax kasta oo abiib yiraahdo. wax caddayn ah ma u hayaa in taliyaha booliisku sidaas ku yidhi

  • @deeqacabdi5529
    @deeqacabdi5529 Před 2 lety

    guulayso xildhiban

  • @abdis70
    @abdis70 Před 2 lety +1

    Shame on you Mr.Abiib. you like the camera. Kkkkkk

    • @fadsacada5136
      @fadsacada5136 Před 2 lety

      He doesn't like camera, he is telling the truth

    • @abdis70
      @abdis70 Před 2 lety

      @@fadsacada5136 The truth isn't that he should be the judge for every event, every conflict in our society and then he blame all of them to the elected officials.

    • @fadsacada5136
      @fadsacada5136 Před 2 lety

      All lawmakers around the World are the same they talk every event because that is their jobs if they don't that why did the people elect them.
      If this happened today in United States the head of the police officers to be fired or he may resign very soon.

  • @dozytmohamed5672
    @dozytmohamed5672 Před 2 lety +2

    Mohamed abiib waxba kama fahansana shaqadiisa totally xildhibaanku muxuu qabtaa ma garanayo xitaa jaahilnimado waa dhibaatto

  • @abdiyusuf9419
    @abdiyusuf9419 Před 2 lety +1

    Waar dadkani kuma fahmayaan ee waa umad waalan ee faraha ka qaad dhoobada ha qastaan ee

  • @lit7189
    @lit7189 Před 2 lety

    Adigana walagu xiidhaya hadada faraha kalabiixi weedana ciidamada qaranaka iyo sharafatoda ciidamad somaliland walamatabatn qofka ciidamada waxa kashega xabasigu wacayare xabadaba kuwajiba

  • @deeqsamater9445
    @deeqsamater9445 Před 2 lety

    Mahab waannkaa codsanayaa
    Xaqdaro qafkii ku xidhan

  • @farxaanismail6735
    @farxaanismail6735 Před 2 lety +2

    Xilghibaan Maxamed abiib ,Waad sheekeysey , waanad codsatey in la siidaayo suxufiinta xidhan .
    su'aasheydu waxaa weye xitta haddey dambi galeen miyaad u codsaneysa in la siidaayo ?
    "Qof kasta dambi galaa waa in la xukumaa" dalku shafici hogaamiyaa waa inuu yesha . Suxufigu waa inuu ilaaliyaa xeerka xuriyatal-qowlka . No EXCUSES.

  • @digmosahal5686
    @digmosahal5686 Před 2 lety +1

    War ninku waa ruunti cadaladu ha shaqayso xaaq daradu ha dhacdo

  • @abdifosiya23
    @abdifosiya23 Před 2 lety

    Geesi guulso isaaq waa cuunsurii

  • @ahmedabdi9368
    @ahmedabdi9368 Před 2 lety

    Geesi Geesi dhalay maxamed Abiib

  • @abdirizakgaazh3280
    @abdirizakgaazh3280 Před 2 lety

    Wll Qaad wacan tahaY isaaqna meesha male dadkaaga somaLiLand waaa ku aaminsanyahay

  • @hanadabdi6147
    @hanadabdi6147 Před 2 lety +2

    Abib,waa nin,codkara,lakin,somlida oodhan ,meel walba,eyjogan,wey,naceb,yihin,ruux,xaqa,kahadlo, tusale,amdi,malik,iyo,dad,badan,waxan,codsan,laha,abiib,haloo,codeyo

  • @buderqoslyr7933
    @buderqoslyr7933 Před 2 lety

    Xildhiwaan waan ku garab taagan.nahay. runta marna hakaganban

  • @saynabxiisxiis7248
    @saynabxiisxiis7248 Před 2 lety +1

    Edeb ayaad ubaahan tahay adiguba waxyahaw bilada jecele

  • @cadnaanaxmed12
    @cadnaanaxmed12 Před 2 lety

    isagu magaciisa un buu hoos u dhigeeh cidna waxaba mayeeli Karo 👍

  • @shankaroonland7480
    @shankaroonland7480 Před 2 lety +1

    Was lagu sitaayoo dawan baas kuu sanqadhayoo samadaa korkeediyo sudhan oogadaadoo saymaad ku beegan tahay, saymo aad ku baxdo ood eeddo ladnaanta iyo dharagaa ku shidayee ha isugu waayin oohintii oo run ah baad ooyi

  • @nasteexocali4723
    @nasteexocali4723 Před 2 lety

    Nasteexo cali

  • @omarhirad2169
    @omarhirad2169 Před 2 lety

    Aad baa loogu xad gudbay warayaashii S/L

  • @garaadfaarah7339
    @garaadfaarah7339 Před 2 lety +1

    Somaliland madaxdeeda iyo kiin jin un waa isku mid

  • @hooyoderiir3763
    @hooyoderiir3763 Před 2 lety +2

    MASHALLAH

  • @craxmanoday6793
    @craxmanoday6793 Před 2 lety

    wsr waxani waa nin nin dhalay walaahi shir jaraid.kiisu hore umaan maqal nin sidaa quman u hadlla.....allah yacizak .xildhibaan