"Aabahay ayaa ii iibiyay guri ku yaala Ruqi" Xildhibaan Maxamed Abiib.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 16. 03. 2023
  • © Amar la,aan ha qaadan muuqaalkan.

Komentáře • 945

  • @furahaguushachannel1248
    @furahaguushachannel1248 Před rokem +148

    Waa nin ilahay mooyee aan CID kale ka baqayn oo aakhiradiisa u hadlaya ❤

  • @kingapinaazhofficiall5505

    Ninkaan wuxu ka hadlay mug iyo miisaan xaqiiqdii waa wax garad❤

  • @omartoukaleh
    @omartoukaleh Před rokem +34

    Geesi Geesi dhalay xil.Mohammed Abiib aad ban ku taageersanahay Mudane horay u soco from Republic of Djibouti

  • @daarulkhayr9020
    @daarulkhayr9020 Před rokem +30

    Iligow MMTV waan Jecelnahay e Hana Nacsiiinina Brother Mohamed Abiiib Xaquuuu Kutaaganyahaye ❤

  • @dahabilyrics
    @dahabilyrics Před rokem +10

    MAXAMED ABIIB🦁WAA GEESI💪🏽GARAB WAAYEY WLHI HALYEY WEEYE ILAAHAY HAKU XAFIDO🤲🏼🤲🏼 BRO FROM PUNTLAND🇸🇱💪🏽💪🏽GUULAYSO LEGEND🏇🏇🏇

  • @maxedamiin3358
    @maxedamiin3358 Před rokem +34

    xildhiban maxed abiib walahi hadan eego inta xildhiban oo golaha timada isagaa ugu dacadsan nolow xilban

  • @khadarhi6589
    @khadarhi6589 Před rokem +28

    These guy is open minded, I like these guy, he knows how to deal with issues 💯🔥🤗

  • @abdullahi2646
    @abdullahi2646 Před rokem +12

    Gudoomiye Cirro waa ku mahadsanyhy niman Yar Yar oo firfircoon inu golaha barlamaanka keenay masha Allah.

  • @hamzadualle3391
    @hamzadualle3391 Před rokem +79

    This gentleman is speaking for me. I wish I was there to fight beside him and hope one day to fight sameway inshallah

    • @xaalidahir8268
      @xaalidahir8268 Před rokem

      Why you wanne fight tho? Can’t you not express yourself with words?? SubhanaAllah

    • @hamzadualle3391
      @hamzadualle3391 Před rokem +2

      Good idea!!!!
      I recon u try expressing ur self with words to whoever on charge in North Somalia then u see if they're open for ur ideas!!!!
      U seem civilised person and u may be honest but to be realistic the SNM mentality isn't open for discussion.
      Is like totally speaking 2 different languages like Chinese and swahili
      They won't get us not a chance
      If we remove them by anymean necessary then u and we can express our selves as civilised ppl.
      And just let u know am one of u

    • @kiinadan6786
      @kiinadan6786 Před rokem +3

      Geesi weeye magacaa ha jirro!

    • @amiirmohamed480
      @amiirmohamed480 Před rokem +4

      Insha Allah we will change our nation to the better.

    • @correspondantsal-rahma1235
      @correspondantsal-rahma1235 Před rokem +1

      its rigth its speaker with voiceless persons

  • @naasir3090
    @naasir3090 Před rokem +60

    While I was driving long distance, I listened this interview Mr Abiib. Now I know he is very smart guy, and has long term vision.

  • @asmahad1276
    @asmahad1276 Před rokem +22

    ❤ mohamed Sheekh Ilk fadlan. Xildhibaanka xaq buu ku taaganyahey ee xormee waa nin mabda leh …..

  • @suubanjabane219
    @suubanjabane219 Před rokem +4

    Tabaraka llah, Allaha ku xafido Xildhiban Maxamed Abiib. Isku day adna inaad la talaabsato si dhiraan dhirini kujirto.hadaba si’ad usamayso isbadal mararka qaar tanaasul samee anan naaqusayn aragtidaada.

  • @baashie
    @baashie Před rokem +40

    Much love to Abiib for speaking truth. 🔊 Columbus, OH 🇺🇸

  • @abdirashiidhinda3520
    @abdirashiidhinda3520 Před rokem +25

    Geesi Nolo Wayo Badan Madaxwaynha Mustaqalka Somalilan insha Allh❤

  • @salaxahmed4767
    @salaxahmed4767 Před rokem +69

    New breed leaders Abib leadership is what somalia needs.

    • @kiinadan6786
      @kiinadan6786 Před rokem +3

      Absolutely!

    • @oamaer
      @oamaer Před rokem +1

      Bold!

    • @isseyusuf8888
      @isseyusuf8888 Před rokem

      Somaliland or somalia

    • @DhurwaaFam
      @DhurwaaFam Před rokem +1

      @@isseyusuf8888 which ever is good for the people! Somaliland have been assassinated by heego sickness so yeah whatever works for the people

    • @ailover5719
      @ailover5719 Před rokem

      Qaata o Soomaliya oo kaxaysta 😂😂😂 ma wax baad ka faaidysan guryaha reer xamarka yaan oo xadin bis😂

  • @aidarousjibril6323
    @aidarousjibril6323 Před rokem +9

    LEGEND, XILDHIBAAN M ABIIB keep going

  • @ashamuhammad1982
    @ashamuhammad1982 Před rokem +12

    Waligay fiidiyow saacad ah ma daawan Lkn kan anoo jeclaysan buu iga dhamaaday ❤❤
    WAR BAL IN BADAN NINKAN SOO CELCELIYA DAACADA AH

    • @sahrahassanali9340
      @sahrahassanali9340 Před rokem +1

      Imisa jeer San dib uceliyay wllhi aadbuu uqiimo badanyahay waraysigani 🎉

  • @bardacad
    @bardacad Před rokem +37

    Waa nin caqli badan
    Geeskoo dhan baa u baaahan❤

  • @somalicomedy1698
    @somalicomedy1698 Před rokem +3

    Masha alah waa Nin adun iyo akhiro ukala saaranyihiin Allaha ku xafido mudane abiib

  • @fardosodiriye7544
    @fardosodiriye7544 Před rokem +12

    Allaha xifdiyo inankaas geesiga ee dhiiran MashaAllah

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 Před rokem +38

    Xildhibaanka igu matala baarlamaanka anoo naag reer burco ah ♥ 👏

    • @canabshirwa4395
      @canabshirwa4395 Před rokem +2

      Anuu igu metelaa aoo naag rer boorama ah 🙄

    • @ahmedabdilahi9115
      @ahmedabdilahi9115 Před rokem

      Al shabaab somaliland cadaw kuma aha ayuu kugu matalaa miyaa wllo

    • @warsameapdillahi4242
      @warsameapdillahi4242 Před rokem +1

      Sowmaaha masha Allah waaninkakaliyee kujira huuuuuunada

    • @warsameapdillahi4242
      @warsameapdillahi4242 Před rokem

      Aamusa soomaaliyoo dhan matalaaye

    • @faizam523
      @faizam523 Před rokem +1

      @@warsameapdillahi4242 😁😄 Haa walaahi wuu ina wada matalaa waa geesi dulmidiid ah

  • @bahjobahjo1978
    @bahjobahjo1978 Před rokem +6

    War xilibaanku diricsanaa from darbi daarood wankuwadanaa adiyo qadan qaran ❤❤❤

  • @hanisiyad1907
    @hanisiyad1907 Před rokem +5

    We Geesi Gadabuursi O runta sheega gardaro iyo Dulmiga Muuse team NO dhahay👏🙏👍🏿🎉🎊

  • @learnorteach6341
    @learnorteach6341 Před rokem +7

    It’s been a while I listen to Somali lecture I finished one sitting. A lot of people may be see him as politician who is using this war opportunity to criticize but he is really making a good points and they should listen and take his advice otherwise this could be way worse.

  • @asmaosmaan
    @asmaosmaan Před rokem +6

    Nin wax badan oog maxamed abiib waxad noqon donta madaxwaynaha mustaqbalka ee jamhuriyada barakaysan ee somaliland mashallah Allah ku dhawro 🤲🏼🙏

  • @ibrahimkahin3851
    @ibrahimkahin3851 Před rokem +4

    Hadalkiisa iyo ficilkiisa meel aad ku diido ma leh Illahay ha dhawro isaga iyo inta la mida ee joogta iyo inta soo socota Aamiin

  • @Alamagan210
    @Alamagan210 Před rokem +2

    Maansha allah. Maxamed Abiib waa nin caqli badan oo aftahan ah oo ay waliba u dheertahay daacadnimo iyo raganimo. Keep going brother and never get tired of telling the truth.

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 Před rokem +31

    Man sha allah Anigu waxaan ahay reer ssc Laakiin waan taageeraa maxamed abiib waa Nin yaqaan wuxuu Ka hadlayo guulayso koox caadifad qabiil hayso oo aan aqoon lahayiin baa kugu mashquulay allah ha ku xifdiyo aamiin

    • @hamseisko3247
      @hamseisko3247 Před rokem +2

      Golaha wakiilada markii la dooranayay waxa sharci ahayd in ninka isku Soo sharaxaya xildhibaanimo inuu Wax Soo bartay muqadis ayay ahyd
      ma mid Jaahil ah Ayaa ku Jira xildhibaanada Somaliland laga reebo golaha guurtida oo iyagu odoyaal ah

  • @wayyoarrag7574
    @wayyoarrag7574 Před rokem +48

    Abiib waa legend 👏

  • @cabdalecabdule8971
    @cabdalecabdule8971 Před rokem +6

    Anugu reer Barbara ayii hadana wlhi ninkan nin waan tagera
    Waa nin dadka uu daqmada aar iga gadhsiya 🦾

  • @guulguul918
    @guulguul918 Před rokem +34

    THIS MAN NEEDS TO BE PROTECTED. AN EXAMPLE OF TRUE LEADER.

  • @ayanjama4133
    @ayanjama4133 Před rokem +37

    Ilaahay hakuxafido nin waxgarad ah baatahay Aamiin

  • @ahmedabdi1090
    @ahmedabdi1090 Před rokem +52

    Xildhibaan maxamed abiib
    We love you 💕💕💕

    • @abdifatahduale3967
      @abdifatahduale3967 Před rokem

      Kan yari shaadh
      Una lahayn ayey somaliland
      U xidhey

    • @Lascanod.
      @Lascanod. Před rokem +1

      @@abdifatahduale3967
      Waley walaka waley
      Daad badan aye runti ad udibesaa , adikuna kuwa ayad kamid tahey

  • @nasirosmanali2576
    @nasirosmanali2576 Před rokem +8

    Guul ayaan kuu rajaynayaa & in himiladaada daacada ah allah kuu Rumeeyo , xildhibaanadda kalena danta umaada iyo dhaartii ay dhaarteen allah tuso ,Aamiin Aamiin Aamiin.

  • @Yusuf-shariif-Abuukar
    @Yusuf-shariif-Abuukar Před rokem +11

    Ninkan Diinta Ayu Aqana Qof Allah kuxirana Dhib Ma Arko Masha Allah

  • @XalaalSomalis
    @XalaalSomalis Před rokem +15

    Wariyuhu Wu ku mahadsanyahay sida quruxda badanle uu uga warramiyay Hon. Maxamed Abiib. In my book, they are exemplary SOMALIS. Labo nin oo shaqadooda qabsaday dheh. May Allah help and guide us all!

  • @adoshabdikader6343
    @adoshabdikader6343 Před rokem +8

    I love this guy what a Truthful men

  • @ahmednuur10
    @ahmednuur10 Před rokem +19

    Mr Ruqi Waan Ku Wataa Wlhi Legend 🫵🤴

  • @makahilmead4725
    @makahilmead4725 Před rokem +2

    Walaahi geesi ayd tahay ( hero man ), saas ayaa looga baahan yahay xildhibaanada kale jaaaalayaaaal

  • @AHMEDALi-nb5xj
    @AHMEDALi-nb5xj Před rokem +4

    Oday baad tahay waligaa ha joojin xaqiiqadda ka hadashid allah garab kaaga taagan miwadin dhaba tahay cami.
    Allah haku sharfo ha ka baydhin dariiqa daacad ka hadalka ❤

  • @mustafaismail6212
    @mustafaismail6212 Před rokem +14

    MAASHAA ALLAH
    XILDHIBAAAN ALLAHA KU XAFIDO.

  • @kubra8
    @kubra8 Před rokem +12

    Wallee kanu waa fariid fariid dhalay o codkara❤ maasha Allah

  • @MrVapi23
    @MrVapi23 Před rokem +6

    Watching from Brussels, while travelling. ✌🏿

  • @asmaj89
    @asmaj89 Před rokem +6

    Keep going xildhibaan Hala sinaado..

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 Před rokem +24

    Mnsha allah ninkan waa geesi wlhy ilaahow cadawga ka ilaali😊🖐

  • @shankaroon56
    @shankaroon56 Před rokem +3

    Maxamed Abiib, waa qof waxa uu rabo amma uu aaminsan yahay ah argti fiican garanayana runtu inay tahay jidka xaqa ah guuleyso Maxmed mar walbana sidaad aamin santahay ha ka leexan taas baa Rabbi kugu guulleen

  • @somswed.5014
    @somswed.5014 Před rokem +12

    Xildhibaanka xildhibaanimada Allaha ku dhawro aamiin halkaa hawsha ka wad

  • @malyuundhoore487
    @malyuundhoore487 Před rokem +3

    Ninkaan wa geesi hore u soco Ina Abiibow

  • @rahhasan4535
    @rahhasan4535 Před rokem +19

    Masha’Allah our king 👑 Maxamed Abib keep going huno Allah haku xafido 🤲🏻. We’re so proud of you huno 🩸✊🏼💪🏻🥰❤️❤️🥰

  • @anabali8078
    @anabali8078 Před rokem +10

    Masha allah xildhiban. Run badana shukran. Ilahay haku xafido

  • @AbdihakiimheiOmer
    @AbdihakiimheiOmer Před rokem +5

    Ninkii doonaye inn uu amadiisa si hofan ugu shaqeeyo inankani wax kabaro :- ( Siyaasiyiin)❤

  • @ikranawil4410
    @ikranawil4410 Před rokem +17

    Maansha allaah waa nin codkar ah runsheegna badan umadiisa iyo dalkiisa ayuu dacad u yahay alle ha barakeeyo amiin ❤❤

  • @aminomusse124
    @aminomusse124 Před rokem +11

    Maansha alaah waa fariid somali baa ku bahaan mahamed abiib

  • @Sir-ahmeth
    @Sir-ahmeth Před rokem +33

    Waar Ninkani Ma Radio ayuu liqay Warkiisu Cadaa Xildhibaan Mahamed Abiib…………🫡🫡🫡
    Iam the first viewer yes 😅

    • @asmaosmaan
      @asmaosmaan Před rokem

      War ilahay baa noso diree legendka 😂❤

  • @ambassadorc.shakur3216
    @ambassadorc.shakur3216 Před rokem +2

    xildhibaan hadaf leh Alle haku barakeeyo Reer ruqi ninki saxda ahaa ayy so doorten

  • @abdi258sh
    @abdi258sh Před rokem +3

    Masha Allah xildhiban maxamd abiib legand abiib you are next prisident of Somalia 🙏

  • @mukhtaradan64
    @mukhtaradan64 Před rokem +15

    FIFA Abiib
    Xildhibaanka waa uu leeyahay
    runtii kartih
    Anigu ma aanan soo Doran laakiin waxaan ku amaanayaah sida wanaag san Ee uu u difaacaayo dalkiisa iyo dadkiisa dhaliyaro xildhibaano ah oo isaga oo kale ah ayuu wadanku u baahan yahay Inkassant oo aanan ku waxaan rajiina yaah xildhibaan in aad soo noqoto doorashooxinka danbe si aad ugu adeegto shacabkaaga. Guul ayaan kuu rajiina yaah abiib.

  • @ashamuhammad1982
    @ashamuhammad1982 Před rokem +5

    MAXAMED ABIIB WAA DAACAD QALBI FURAN GEESINA AH 💗💗💙💙💙

  • @AhmedAbdi-lc2dj
    @AhmedAbdi-lc2dj Před rokem +1

    ManshAllah Nïin aad iyo aad uu qalbii iyo aqlii furaan xildhibaan Abiib

  • @engasadaxmed8800
    @engasadaxmed8800 Před rokem +17

    Xildhiban abiib ilaahay ayaad ka firxisaa bini aadam ha ujoojin

  • @bardacad
    @bardacad Před rokem +26

    Anoo aan ahayn Somaliland oo ah soomali
    Waxaan aamin sanahay Xil Abiib in guud ahaan somali somaliland oo dhan ay tahay in ay ku dayato kana faaiidaysato caqiligiisa saliimka ah

  • @fatufabulous5703
    @fatufabulous5703 Před rokem +6

    Full support for you 🎉❤ our MP Mahamed Abiib

  • @mohamedissack9050
    @mohamedissack9050 Před rokem +2

    Abiib is The man of the people.

  • @fadumasalah535
    @fadumasalah535 Před rokem +7

    Masha'allah maxamed abiib legend.

  • @haybeahmed8923
    @haybeahmed8923 Před rokem +15

    Madaxawanah mustaqbalka ayaanu ka dhigayina hadaanu nahi garaxajisa maansha allah waa daahir riyaalihii labaada ninkani ❤

    • @siraadxasan2770
      @siraadxasan2770 Před rokem

      Garxajis ma xayawaan baad u haysataa..? Suulibaan lagu aaminayn ina abiib.

  • @mohaali6575
    @mohaali6575 Před rokem +2

    Walaahy xildhibaan m Abiib waa nin waayo Arag ah

  • @MoustaphaBenchideh
    @MoustaphaBenchideh Před rokem +17

    👋🏽🙏🏽👏🏽 from Balbala 🇩🇯

  • @dahirshariif
    @dahirshariif Před rokem +17

    ina Abib waa il dheer garad wiilka cida cilmiga salman from Dusmareb Galmudug

  • @maxamuudmaxamed2101
    @maxamuudmaxamed2101 Před rokem +5

    Aftahan aragti dher weye walhi xiliban mahamed xabib gulayso waqti ❤❤❤❤

  • @Quendahabsan
    @Quendahabsan Před rokem +3

    My fav xil Mohamed Abiib Yusuf ❤

  • @Abdikadar_Trails
    @Abdikadar_Trails Před rokem +5

    Legend Ninkan waa in Madax wayne loo doorto Mudane Mohamed Abiib 🤴🏽

  • @balqiisabdiwali3238
    @balqiisabdiwali3238 Před rokem +27

    Kan muuse biixi ha lagu badlo waa qof caadiye 😊

  • @faraxmaxamed1041
    @faraxmaxamed1041 Před rokem +4

    Xildhimaan maxamed abiib wa xelidhimaan la ugufiiica somaliand❤❤❤👍👍

  • @saffsuff
    @saffsuff Před rokem +14

    For the second year in a row
    Abiib is the best MP in the current parliament..he knows his role,rights and responsibilities

  • @xamdamahdi814
    @xamdamahdi814 Před rokem +10

    Masha allah maxamed abiib ❤
    Nin rageed

  • @abdirahmancaydiid623
    @abdirahmancaydiid623 Před rokem +3

    Masha allah legendary yaqaana halka uu u socdo waxa uu rabo aan qarsan balantana oofin Kara Mohamed Abiib yousuf 🎉🎉🎉❤❤❤😊

  • @FALEMBO10
    @FALEMBO10 Před rokem +41

    Force Al samarooniya 🇬🇹💪

    • @awilomar8383
      @awilomar8383 Před rokem +3

      samaroon waxba kumuu noqon. fadliga ilaahay ayuu wuxuu yahayba ku noqday. CUQDADA QABIILKA ilaahay hakaa masaxo. amiin

    • @FALEMBO10
      @FALEMBO10 Před rokem +1

      ​@@awilomar8383Maxamed Abiib iyo Samaroonba marka lasoo hadal qaado Reer dhan baa cadhoonaya 😂

    • @awilomar8383
      @awilomar8383 Před rokem +1

      @@FALEMBO10 kama aan cadhoon in uu samaroon yahay, wax laga cadhoodana maaha qofku waxa aanu dooran in lagu amaano ama lagu caayo, taasi waa abuurta alle. Ilaahay ayaa samaroon ka dhigee miyaanu kula murana . Maya weeye haduu caqli jiro. Ta kale maxaad adigu ugu amaanaysa in uu samaroon yahay. Bal waxa ay soo kordhinayso umada u sheeg? markaa waaye hadu xumaadana samaroon ayuunbuu yahay saw maaha? qabiilku waxba ma sifeeyo, taa laabta geli oo ku seexo. Kolay waxaad ilaa muuqata nin da'yar ah, ee bal iswaydii waxan yaa ku baray?cuqdadan qabiil yaa kugu abuuray? hadaad jawaabta rabto, MALCOM X ninka la yidhaa daawo oo taarikhdiisa bal dib u yara milicso, wax badan ayaad ka barane.

    • @yoyogi52
      @yoyogi52 Před rokem +1

      Ninkan wuu ka culusyahay qabiil iyo malayacni hoose. Hankisa iyo yoolkiisa ilahay ha gadhsiyee

  • @abdiwasachussein4043
    @abdiwasachussein4043 Před rokem +1

    Xildhibaan maxamed Abiib waa transparant and responsible person

  • @saidaabdi1421
    @saidaabdi1421 Před rokem +6

    Maashaa allaah xildhibaan maxamed abuub allaah ku xifdiyo

  • @aliayussuf9267
    @aliayussuf9267 Před rokem +3

    MashaAllah Abib Allahakubarakeyo! Somali oo dhan aya uu bahan siyasadin sidado kale

  • @hanadyare3007
    @hanadyare3007 Před rokem +5

    Alle haa xafido mahamed abiib
    Waa xilidhiban sharcigaa ku tagan

  • @siaali5440
    @siaali5440 Před rokem +4

    Geesi mahamed abiib nin warkisa cad yhy big respect hore u soco ❤

  • @melmi9330
    @melmi9330 Před rokem +5

    Maasha’allaah geesi madaxweynaha mustaqbalka 👏👏👏

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 Před rokem +8

    I realy realy Love Mr Mohammed Abiib and Mohammed iLik too 🦁🦁👑👑🇬🇧🙋‍♀️💐🌿💐💐👍🙋‍♀️🙋‍♀️💪🏻✅✅✅✅👏👏

  • @hamarawilyrics5485
    @hamarawilyrics5485 Před rokem +19

    xildhibaan m. Abiib legend

  • @essaissack1425
    @essaissack1425 Před rokem +1

    Xildhibaan Abiib waa aqoon yahan,Waa Geesi, sharciga ilaalsho marwalbo, runtana aan gebanin.. excellent lawmaker by all standard👍

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před 10 měsíci +1

    Mohamed abiib wa nin weyn oo wax badan og oo hadana diyaar u ah inuu dadkiisa u shaqeeyo ❤❤❤❤❤

  • @inaabiib2237
    @inaabiib2237 Před rokem +4

    Qofka xil.mahamed abiib wxka sheegaya ama fikir khaladan ka aaminsan waa qof maan gaaba wlhi..
    Xildhibanka kaliya ee shaqadiisa sideeda u gudanaya weeyan yaa ninkan uun dadka xilalka haya inooga wada dhiga..xildhibaanka shacabka🙏🙏

  • @ifrahjama2840
    @ifrahjama2840 Před rokem +9

    Jiro joog waa ku wadanaa reer 👍 burco

    • @SalmaJama-qg4on
      @SalmaJama-qg4on Před rokem

      Jiro.joog.waa.ku.wadanaa.reer.ceergaabo.🥰🥰🥰🥰🥰🥰👍👍👍👍

  • @khadarcasoodofficial5314

    Xildhibaan maxamed abiib yuusuf Allah ha xafido waa xildhibaan daacad ah oo dadkiisa la dareen ah Wlhi

  • @awilomar8383
    @awilomar8383 Před rokem +7

    ilaahay dartii ayaan kuu jecelahay ind iyo wll. Hawsha aad hayso ilaahay hakugu guulleeyo. Ubax usoo bax ayaad tahay umadee ❤❤❤❤

  • @abdim1321
    @abdim1321 Před rokem +3

    Abiib you are the best MP🥰🥰

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Před rokem +43

    Haldoorka Barlamaanka somaliland qof shaqsiyad leh masha allaah

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 Před rokem +1

    Masha Allah abiib wa nin xaqa U hadal qofksta O xaqa ka Hal wa qof ilahay ka cabstah ilahay ha kul jiro isan diyari madxawaenah Somali ban Ku doranyanyah

  • @yabbturb-b3
    @yabbturb-b3 Před rokem +10

    Geesi guuleso xiildhiban😍😍😍

  • @cabdiwasacadan7732
    @cabdiwasacadan7732 Před rokem +9

    Masha allh xildhibaan wrkiisu cadyahay
    Aqoon badana leh allha ku xifdiyo

  • @ahmedhashim2895
    @ahmedhashim2895 Před rokem +6

    Wallaaahi waa nin nasab ah Masha'allah

  • @hassandahirbarkhad5509
    @hassandahirbarkhad5509 Před rokem +1

    Xildh. Mohamed Abiib waa xildhibaan dacnimo iyo karti ku suntan waana ninka kaliya 82-ka xildhiban e barlamanka si dacnimo iyo hagrasho la'aana shacab-ka Somaliland ugu dooda gobol-kasta ha ka so jeede o Somaliland ah waana nin cod kara sharciga iyo dastuurka Somaliland u yaalana si fcn u yaqaan ixtiramana guulayso xildhiban maxamed abiib wxd tahay hogaamiye ku dayasho mudan❤

  • @ciiltirainacileeye9844
    @ciiltirainacileeye9844 Před rokem +2

    Xulays kuma hayo dhalinta ee waa madax waynahayaga ❤❤❤

  • @mohamedbashir2390
    @mohamedbashir2390 Před rokem +14

    Allah ku daayo next president of Somalia Insha Allah

    • @ailover5719
      @ailover5719 Před rokem

      Somalia Qabilo yar yar ma xukuman hawiye aya leh langab ma xukumo

    • @ramadancade8691
      @ramadancade8691 Před rokem

      ​@@ailover5719 waar caqli xumidaa😅😂saa miyad uhadshy😮 inta adoo miidhan nagu dhex jiro soomali awoodle lma arkyo