Xildhibaan Khadar Guun oo ka sheekeeyey dhacdooyin xasaasi ah.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 19. 03. 2023
  • © Xuquuqda muuqaalku waxay u dhawrsantahay MMTV.

Komentáře • 260

  • @jowharshibrahimcadde7019
    @jowharshibrahimcadde7019 Před rokem +13

    Khadar guun legend , waan ku salaamayaa walaal , isku ciyaal baanu ahayn khadar , wuu iga qosliyey wuxuu i xusuusiyey aniga , isaga iyo ciyaalkaanu isku xaafada ahayn oo u sii socona xaga beerta xoriyada oo riwaadaha lagu dhigi jiray qiyaastii waagaa da,dayadu waxay ahayd kow iyo toban jiro ama laba iyo toban jiro , khadar guun, waaguu yaraaba fariid firfircoon, caqli badan kaftan bilaa naxli ah ku kaftama, waji furan, farxaan nun rageed ah buu ahaa imikana waa sidii uun furfurnaanta , firfircoonida iyo raganimada , dhal magaalo iga dheh reer hargeysa asal ah, xildhibaan khadarow jigjigaan kaa soo salaamayaa walaal, aad baan kuu salamayaa

  • @hoodoquman2543
    @hoodoquman2543 Před rokem +19

    Geesigii hooyaday macan la dhashay Ilahay ha ku xiftiyo Abtiyo from Germany 🇩🇪

  • @asiyaberger7719
    @asiyaberger7719 Před rokem +5

    Wadani dhab ah! Beautiful Interview. Waan wada dhegeystey. Allah yixfadak indr. ❤

  • @ayaandajiya6016
    @ayaandajiya6016 Před rokem +2

    Maasha allah walahi waa arin wanagsan in tariikha la helo qof ka waram walina si qurux badan ayaa u sheegay alle ha ku barakeeyo xildhiban

  • @ubaxayaan4811
    @ubaxayaan4811 Před rokem +2

    Wax baa igu jira dadka reer hargaysa aad u taageera oo taariikhda siday u qaadaa dhigaan jecel, una riyaaqa.
    Mahadsanid sidaad noogu so xusho barnamijyadaan.

  • @najibab2138
    @najibab2138 Před rokem +1

    Absolutely incredible interview! Ninkan waa nin dhan walba u ridi kara bahasha haday noqote dhanka siyaasada, taarikhda, cilmiga, fanka iyo waliba kaftanka iyo fur furnanta! Mid ka mida barnamijadi ugu ficna sanadkan een dawado
    Thanks Mr xildhiban iyo Maxamed

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před rokem +10

    mashalla walaahi wax badan ayaa lanoo fa'ideeyeen Excellence khadar !!!!!!! from saylac 👮🏼❤

  • @se1059
    @se1059 Před rokem +2

    Very interesting i really enjoyed the interview Mr khadar guun aad baan kuu salamay inaadeer

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 Před rokem +3

    Masha alaa Khadar guun taariikh badan bu hayaa long life adeero

  • @nimaladan2174
    @nimaladan2174 Před rokem +5

    Masha Allaah, best Wariye M/ Ilig.❤

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 Před rokem +8

    Khadar Guun waa nin qaliba fican runta 🥰

  • @ahmeda5470
    @ahmeda5470 Před rokem +1

    MANSHALLAH hore uu socoo
    Wariye Maxamed Iliig waa wariye Talent leh aad iyo aad baan uu dhagaysta Programadisaa .

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 Před rokem +10

    I really enjoyed and I finished the whole interview. We need more interviews like this one so we can learn from the past. Saying hi from Dhagaxbuur..

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel Před rokem

    This is one of the most professional interview among all Somali TV interviews. Khadar Guun waa cayaalka xaafada ee Scarborough ee magaalada Toronto. Hees ayaan tumay uu sameeyay 2010. Cabdijabar Alqaliji aa kuheesay. MMTV well done. Mr. ILIG is a professional interviewer. Khadar Guus is an extremely smart, well informed and articulate gentleman. I wish him a happiness, a good health and prosperity. When it comes to male singers, I voted the best vocalist for Habiib Sharaabi, Omar Nour Abdulleh and Sulfa. Women vocalist, I voted for Sahra Ahmed, Fatima Qasim and Luul Jilaani.

  • @mohamedadem4053
    @mohamedadem4053 Před rokem +3

    Asc.
    Xildhibaanadu hakeeshee keeyaan taariikhdaas oo kale MP:khadar guun.
    Siyaasada hanaga daaayaan taarikh ayaaa dadku dooonayaan.
    Mahadsanid MM TV 📺 & weriye maxamed ilig.

  • @mericanbadass5299
    @mericanbadass5299 Před rokem +9

    MashaAllah Adeero, thanks for the history lessons 💪🏾❤️

  • @sharmaarkeabdikaadir6736

    This was really so interesting, amazing and wonderful interview. Waraysi xiisa badan o dhan walba taabanaya ayuu ahaa runtii. Waayo arag haddaad maqasheen waa kan. 🥰

  • @mahamedibrahin6598
    @mahamedibrahin6598 Před rokem +9

    It was very interesting program, I am highly appreciated Mr xildhibaan khader for the historical information you gave us and thanks Mr ilig brother.

  • @skymanskyman3505
    @skymanskyman3505 Před rokem +2

    Mahadsanid Ilig fadlan mar kle noo soo casuun Khader Guun

  • @ibrahimahmed2996
    @ibrahimahmed2996 Před rokem +2

    Khadar guun waa khasnad ay ka buuxdo hanti qaran oo ka kooban hiddo, dhaqan iyo taariikh waa aqoonyahan ka mid ah inta yar ee mudan in wax badan laga barto. Alla ha daayo Ibrahim Mohamed (khadar Guun)

  • @amuunguulane1047
    @amuunguulane1047 Před rokem +4

    Axmad cali nasir awoowgay illahayow ku naxariiso Janatul fardawsa Allaha hoygaga haka dhigo Allahuma Amiin please igu duceeya 😢

    • @ibrahimdjama6109
      @ibrahimdjama6109 Před rokem

      Adeer aad baan kuu salaamayaa. Waxaan filayaa Alle ha u naxariistee waxaan filayaa awoowgaa. Waxaan aqaanaa wiilasha afarta ah ee walaaladaa ah ee Ifraax dhashay. Waanan ka warhayaa.

  • @raagenajaxxariir7093
    @raagenajaxxariir7093 Před rokem +5

    Adeerkay khadar IpraHim jamac guun ❤

  • @chelseakante5594
    @chelseakante5594 Před rokem +2

    Ilig ileeen waa say walaaahi
    Baraaburkana uu jecelyahy legand khadar

  • @wardajamal1150
    @wardajamal1150 Před rokem +2

    Khadar guun waaa geesi 😍

  • @user-tq9pv1ui5t
    @user-tq9pv1ui5t Před rokem +1

    aad baan uugu faraxsanahay sooyaalka taariikheed ee uu inala wadaagay xilibaan khadar guun waanad ku mahadsantahay saxafi sare mr ilig iyo dhamaan shaqaalaha telefeshinka mmtv dadaalkaad umadiin uugu jirtaan in aad la wadaagtaan barnaamijyo tayo sare leh.

  • @abdielmi283
    @abdielmi283 Před rokem +1

    Maashallah Xildhibaanku waa bad alla cimriga alla ha u daayo

  • @AlladiiPodcast
    @AlladiiPodcast Před rokem +2

    Digfeer, xaal rag. Alleylehe midhkaa waad iiso qabatay, waar siyasada inaga yar nasiya

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 Před rokem +1

    Mansha Allah Xildhiban Khader Guun

  • @KHADARKHAN4165
    @KHADARKHAN4165 Před rokem +3

    Nin adag ❤

  • @hodansalah1508
    @hodansalah1508 Před rokem +3

    Well done Ayeeyo ilahey ha u naxaristo abaaha iyo reer ayeeyahgi xukunka hayeey

    • @libanalifarah7246
      @libanalifarah7246 Před rokem

      snm beenta ay noo sheegaan waxaaan waxaaa ka midaa dowladii somalia inaysa jirin meel ay wacnaayeen lkn ninkaan runtuu ii sheegaya

    • @LibaaxaAfrica5484
      @LibaaxaAfrica5484 Před rokem

      ​@@libanalifarah7246
      waa dhammaatey macaankii iyo raaxadii aad ku haaysateen Xamar iyo Koonfur.

  • @nasserpokie
    @nasserpokie Před rokem +3

    Axmed cali Naasir ( siigeyste ) Taliyii Qeybta 43aad XDS waxa uu ahaa Korneyl Koodbuur inaadeerkii waa qoys halyeeyo Dabi ka dhashaan , Sidaas ula soco Xildhibaan Sua'aasha weriye Ilig eed ku mergatay

    • @ibrahimdjama6109
      @ibrahimdjama6109 Před rokem

      Aad baan u aqaan labbadaba weliba IBRAAHIM KOODBUUR anoo nin weyn ah baan aqaanay huuno ilaa maalintuu la baxay In Askar.

  • @mraliahmed949
    @mraliahmed949 Před rokem +5

    Mohamed ilig wa wariye xeeldheere ah dadku u waraysanayo ka fiirsada. Horay usoco bro.

    • @alihaybe1201
      @alihaybe1201 Před rokem

      Nin raga nin la mida sida uma amaano.
      ee dhaqanka xun naga daaya ilma ilbaxey

    • @mraliahmed949
      @mraliahmed949 Před rokem

      Malaha dhaqanka banan isku si u aqoon , waxaad ka gubatayna ma garankaro anigu, ninkaas wariyaha ahna anigu si shakhsi ah uma aqaan lkn waxan qiray inu quality leeyahay wariye lkn waxaan la yabanahay goorta ay ceeb noqotay in la sheego qofku meelaha uu ku wanagsanyahay? Walalow ninkaas hadad si shakhsi ah isu haysan anigu adiga iyo asaga midna ma aqaan lkn qofka quality leh makhraanti ma waayo. Calm down!!!

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 Před rokem

    Reerkayga Ciidagale waa dad qalbi fiican oo aqoon eebe siiyay. Khadarow adeer wan ku salaamayaa

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před rokem +3

    Khadar guun mucaaridnimada ayaa ku fiicanyahay waayo khibrad dheer buu leeyahay, haduu muxaafid noqdo wuxu noqonaya guulwade, laakin hada waa laga faidaysanayaa aqoontiisa,

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před rokem +1

    Thanks ilig shaqo fiican baad bulshada u haysa

  • @usaameabdiqaadir1241
    @usaameabdiqaadir1241 Před rokem +3

    Legen weye ninkan 💪💙❤️

  • @MohamedAhmeddiriye-zy8im

    Waa in la xidho mm tv

  • @khalidjiheeye3809
    @khalidjiheeye3809 Před rokem +3

    GOLDEN AGE

  • @hindarooble4075
    @hindarooble4075 Před rokem +2

    Waxaan aad iyo aad ugu fataxsanahay sida daacad ah
    Ee aad noola wadaagtay xusuus taadii waloo aan ka soo gaadhay badh oo aanan waligay ilaawaynim ha noolaato umada soomaaliyeed.waa dad is wada dhalay waa gub soomaali oo dhan ilaa mid xun mooyaane

  • @siciidjamac7183
    @siciidjamac7183 Před rokem +2

    Xildhibane khadar guun nin aftahana Tarikhyaha raganimo iyo khibrad dherada leh ciyaalo magaalo

  • @khaaliahmed5088
    @khaaliahmed5088 Před rokem +4

    Asc walalo waxan ka codisana in aad soo badiso waresiga dadka tarikha yaqano Somaliya waa iga codsi hadda awodo walalo

  • @mrsuhayb7018
    @mrsuhayb7018 Před rokem +2

    😢😢😢runtii gabaygu waa qiiro😢

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 Před rokem +3

    So funny weeyaan wa marki igu horaysay aniga xilimankan so badiya waraysigisa pls

  • @mrsuhayb7018
    @mrsuhayb7018 Před rokem +1

    😮😮😮ya salaam

  • @faisasuleman1751
    @faisasuleman1751 Před rokem +1

    Siyaad barana ilahay ha u naxariisto
    Sacid jibril 😢😢😢

  • @MOHAMED-zc6bg
    @MOHAMED-zc6bg Před rokem +1

    MM somali tv✅

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před rokem +2

    Khadar waa taariikhyahan weyn walaahi very interesting information, meshan Golaha wakiilada dad jaahiliin ah ayaa lagasoo buuxiyay oo qofkii aqoon leh waa ku dhex naanaabaya waayo awalkii hore khadar guun jaahil baan moodi jiray,

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 Před rokem +2

      dadku isku mid maaha Isaaq baan isu garaabin ee gari ilaah bay taqaanaayee Cirro niman xul ah buu golaha keenay waa Guruuje waa Barkhad waa Guun waa Siciid Sokeeye rag wada aftahan ah oo dowlado u soo shaqeeyey halka Muse kuwa qabyaalad ku taageersan iyo jeegaan ka soo daray

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 Před rokem +2

      @@moegreenback6854 Garuuje Kulmiye ayuu kasoo baxay Laakin markii la doranayay gudoomiyaha barlamanka wuxu u codeeyay mucaaridka markii la waydiiyay ee lagu yidhi maxaad mucaaridka ugu codaysay wuxu yidhi ( madaxweyne kulmiye ah iyo Gudomiye barlaman oo kulmiye ah wadanku ma soconayo waa in isla xisaabtan jira) Garuuje waa nin aqoon dheer iyo dadnimo fiican leh

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 Před rokem +2

      @@moegreenback6854 Muuse biixi xisbigiii Kulmiye wuxu madax uga dhigay Mr Buuni oo aan xishoon iyo Sheekh Salebaan tuug ah oo isna lagu idhi hadaad mucaaridka caayi waydo waanu ku xidhi,

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 Před rokem +5

    SALDANADA GARXAJIS GUUL IYO GOBONIMO HORE U SOCDA ALLAAHU MACAAKUM

    • @khadijaega7300
      @khadijaega7300 Před rokem

      😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

    • @khadijaega7300
      @khadijaega7300 Před rokem

      ❤11111½1 qqqqqqq1ww3 ZZZ a

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 Před rokem +1

      @@khadijaega7300 calooshaa ku socotay markaad magacaa weyn maqashay Garxejis Garxejis Garxejis Garxejis Garexejis Garxejis Garxejis Garxejis Garxejis Garxejis Garxejis Garxejis Garxejis Garxejis

  • @hersiabdi839
    @hersiabdi839 Před rokem +2

    Khadar if the speech of siyad barre was bull shit what about muse Bixi? What about coldoon what about what’s happening in lascaanood?

  • @ismahaancijaal5898
    @ismahaancijaal5898 Před rokem +1

    Maxamed Ilik Allah ku dhawro wall

  • @mubarakkaahim7218
    @mubarakkaahim7218 Před rokem +1

    Khadar Guun waa Dhalmagaalo Allaa yazalimK 🙌

  • @abdiriasaqismail3588
    @abdiriasaqismail3588 Před rokem +1

    Salaan ruunti warisigan waa qali masha alla

  • @abdifatahmohamed3741
    @abdifatahmohamed3741 Před rokem +1

    Maxamed ilig Wllo fadlan xildhiban ka part2 kaso same fadlan runtii waa nin hawl badan xildhibanku

  • @salimabdulahi-td7qe
    @salimabdulahi-td7qe Před rokem +3

    Ciidagaleh jcyl lagama waayo 😂😂😂

  • @hibomohamed4531
    @hibomohamed4531 Před rokem +1

  • @moacadde5269
    @moacadde5269 Před rokem +1

    MMTV nooso badiya

  • @xawo9227
    @xawo9227 Před rokem +4

    Allah ku xafido quruxdii Hargeisa beri samaadkii ayaad ka sheekeysay

    • @MOHAMED-zc6bg
      @MOHAMED-zc6bg Před rokem

      Xawo ala MAXAAD khayr badan usoo joogtay 😂

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 Před rokem +1

      Xarshin iyo dhawaan magaalo soo gale baa na daashaday kani waa asalkii

  • @ahmedkaaficare4859
    @ahmedkaaficare4859 Před rokem +1

    ragga aftahanka ee sooyaalka dhacdooyinka iyo aqoonta durugsan haya waa khalad inay wareysto Mr Ilig oo kale.

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 Před rokem +1

    Waa nin weyn

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool Před rokem +1

    Qof Aan Xog Badan Ka Haysan Dawladihii Hore Waa Ku Dhib Markuu Waraysanayo Qof Waayihii Hore Usoo Joogay.

  • @samiraali1331
    @samiraali1331 Před rokem +3

    Waar niyoow buurahaa sinaa halkuu ahaa 😂😂😂 walahaay waan qoslaay from Togdheer Somaliland 💚🤍❤️

    • @maryanmohamed6688
      @maryanmohamed6688 Před rokem

      1984 Ayey SNM Soo Gashey Buuraha Sheekh ee Silsilada Golis,Halkaas Bay Dawladii Siyaad Barre Dagaal Ku Dhex Maray Oo Ay Mudo Ku Jireen SNM

    • @Jibriil571
      @Jibriil571 Před rokem

      Niyow dhanka taariikhda dhib baa ka jirta.kkkkkk

  • @4d63
    @4d63 Před rokem +1

    Nin wayn 🐐

  • @abdullahiahmed581
    @abdullahiahmed581 Před rokem +3

    Taariikhda waa loo baahan yahay masha alah ninkaan waa nin hadal yaqaana masha alah ilaahow mahadaa adaa isoo gaarsiiyey anoo caafimaad qaba inaan daawado muuqaalkaan nasiib xumase waxaas oo wanaaga maanaan soo gaarin halka dhanka kale dadkii saas wax u dhisay oo gobta ahaa balaaya isku dirtay oo birta layska aslay markii dagaalkii itoobiya lagasoo laabtay
    Yeelkeedse waa aduunoo lagu waari mayee waa un taariikh awooweyaasheen nooga tageen oo aan samaanteeda iyo xumaanteedaba anagu leenahay hadaa Somali nahay

    • @LibaaxaAfrica5484
      @LibaaxaAfrica5484 Před rokem

      yaa ka shaqeeyey reer Hargeeysa in leesugu keeno saxaarahaa Hargeeysa. ?

    • @abdullahiahmed581
      @abdullahiahmed581 Před rokem +1

      @libaaxa Africa mooji wlaal koleyba inteena 1991 kadib dhalatay wax walba daawadayaal Baan ka nahay yaab anigu wadanka waaka niyad jabay

    • @alihaybe1201
      @alihaybe1201 Před rokem

      ​@@LibaaxaAfrica5484waxa sabab ka aha niman hargeisa xafad ka daga oo siyaasiyin la yasay aha waayo somali oo dhan markay wax wada yeelato dad badan baa chance ay iminka hayaan wayiya.
      Markaasay woqoyi iyo dawladi isku direen jabhad bay sucudiga iyago jooga ka asaasen dilal qorshaysan oo bulshada lagu kiciyo ayay sameyeen inay wadanka kala goyniyaana hoos ahaan bay isaga ogayeen oo xita kuwi uu dagalamiyay aanay ogayn qorshaha kala goynta dadka somaliyed marka hadaanu nahay reer woqoyi qaladka wadanka lagu burburiyay kalin wayn baan ku leenahay

  • @Inajagac
    @Inajagac Před rokem +1

    Do you think you show me best?

  • @mofarah4413
    @mofarah4413 Před rokem +1

    Og ina sheekh

  • @abdifatahali-ov6dn
    @abdifatahali-ov6dn Před rokem +1

    Sharmarke muuse dabayare adeer muuse Ismail waa taana laga hadlaa caawa.

  • @gggffff6177
    @gggffff6177 Před rokem

    😊

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před rokem +2

    Buraanburka ka daa iligoow dumarka buraanbura, xaal baa laga rabaa 😂😂😂😂

  • @MohamedIBRAHIMISMAIL
    @MohamedIBRAHIMISMAIL Před rokem +3

    Waa taariikh loo baahan yahay.

    • @taqwalaah5911
      @taqwalaah5911 Před rokem

      Maxaa looga baahan yahay taariikhda inu guun

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 Před rokem +2

      @@taqwalaah5911 hada ma taariikhda madow ee dhiigyocab Muse dameer baad rabtaa

    • @taqwalaah5911
      @taqwalaah5911 Před rokem

      @@moegreenback6854 waa dameer iyo labadii daan maxay is dhaamaan isba waa horgale e

  • @a.a.mohamed4635
    @a.a.mohamed4635 Před rokem +1

    Mohamed waad mahadsantey lkin dadka sidan ah waqtiga U dheere sida barnaamijka بودكاست

  • @Hassandalac
    @Hassandalac Před rokem +1

    Xildh Xagee buu ka ogyahay ilig xiligaa ma jirinba

  • @cabdifataax6287
    @cabdifataax6287 Před rokem +1

    Soobadi barnamijyadan waa taariikh guuuna

  • @hassanayanle2168
    @hassanayanle2168 Před rokem

    It all boils down to the power of national state, regardless of the political system. Let us unite the whole country in Hargaysa.
    Fadhi innooma yaallo; Jamuuriyadda Soomaaliyeed aan ku mideyno Hargaysa.

  • @mohamedsalah4682
    @mohamedsalah4682 Před rokem +1

    Cismaan Fatiig Dishishe Ayuu Ahaa

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 Před rokem

    Maydadkii hata wa u kala naxariisan mid Allah u naxariisto dhahaya midna ma oranayo yaahuu

  • @farhaanibraahim8356
    @farhaanibraahim8356 Před rokem +1

    Odayga waa oday farxaan ah waxbadan og

  • @xiinfinin
    @xiinfinin Před rokem +1

    Ninkaan ma aqaan laakiin markaan dhagaystay isku xaafad baan noqonay. Waliba malcamaduu soo dhigtay Ayaan ana soo dhigtay. 😂😂😂😂 macalin maxamad iyo macalin siciiid Oktober

  • @alihaybe1201
    @alihaybe1201 Před rokem +1

    38:15 say wallahi maha arintu ee waariyuhu wuxu ka soo jeeda reer aan gabayga iyo dhaqashada geela xiligi ay xaamiga ahayd aan qayb ka ahayn waxana degaan uu aha buuraha marka dhaqamo badan banay somalidi hore iyo somalida dambe isla fahmayn

  • @hanadabdi6147
    @hanadabdi6147 Před rokem +1

    Fadlan codsi markale inoo soo celi waa nin wax badan ogweye

  • @mahamudnur1582
    @mahamudnur1582 Před rokem +2

    Mohamed Illig, Cimaadada odhan mayee, macawistaa kaa dhacdhey kolkaa xildhibaan ku tidhi “ waad Buraanburta somahan”😂

  • @cabdifataax6287
    @cabdifataax6287 Před rokem +1

    Axmad cabdinaasir waa siigayste

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 Před rokem +2

    Wuxuu markhaati fiican ayuu Siyaad bare u furay in uu Siyaad hadii reer kiisa khalad sameeyaN uu xabsi u diri jiray bal waxaad keen taan qof madaxda somaliland ka mida oo ilmihiisa ama qaraabadiisa xidhay markaa Siyaad waa idinka dacadsanaa ee isaaqo Siyaad sidaa u Barta

  • @Albiraz09
    @Albiraz09 Před rokem +1

    😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @shaakircabdi102
    @shaakircabdi102 Před rokem +1

    Buuruhu waa silsilada golis 1984/1985

  • @xawo9227
    @xawo9227 Před rokem +2

    Khaladaadka la galayna waa la sheegaa adigoon cidna u xaglinayn wanaagana lama qariyo aad baad u mahadsan tahay wax badan ayaad og tahay

  • @abdifataax1699
    @abdifataax1699 Před rokem +1

    Mararka qaar kuwi laso naaro aya laynoo keeni jiray bu yidhi xildhibanku 🤣🤣🤣🤣.mansha allah illahay caqliga haku daayo waxaas odhan bad noso gudbisay o tarikh ah

  • @Waaaaw930
    @Waaaaw930 Před rokem

    1:05:49

  • @farhaanibraahim8356
    @farhaanibraahim8356 Před rokem +1

    Barnaamijkii ugu xiisaha badnaa murti qosol qosolkiii aduunka ayaa igadhamaaday odaygu waaya aragsanaa dhan walba😂yaa dhagaysta uun

  • @cabdiraxiinkhadar4433
    @cabdiraxiinkhadar4433 Před rokem +1

    Lagend 😅

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 Před rokem +1

    Khadar-guun waa "funny man" waana nin qalbi wanaagsan oo taariikh badan haya.

  • @sali6052
    @sali6052 Před rokem +1

    Fariid

  • @MohamedAli-xy1sx
    @MohamedAli-xy1sx Před rokem +1

    😁😁😁😁👍👍👍

  • @salimabdi1145
    @salimabdi1145 Před rokem +1

    Reer cidagaale ee aan ka dashyee waa dad hadal caad dhiihna noo gaystaa

  • @mawlidhoussein7072
    @mawlidhoussein7072 Před rokem +1

    Aah aah taariikhda soomaalidu dhamaanteed waa calool xanuun, dhulkeena dheemankaa magaadh uun baan ka ahaanaa? Mise waan dhalaashanaa? oon dhaqanaa?

  • @abdirashidismail6574
    @abdirashidismail6574 Před rokem +1

    Mandheeradu Maha tii NFD ee waa mid waqooyi ku taal

  • @adilosman6839
    @adilosman6839 Před rokem +1

    Khadar guun amazing man❤

  • @nnpcat625
    @nnpcat625 Před rokem +1

    Adinka waxaad soo gasheen markii dunida halaagamatay...kkkkkkkkk

  • @abshira9398
    @abshira9398 Před rokem

    Waxaas hormar ah iyo qurux snm ayaa baabiisay kadibna wax badalay mayjeenin

    • @se1059
      @se1059 Před rokem

      Waxaas oo xumaana waxaa gaystay adeerka afwayne marku ragii geesiyada aha ee somali ka dhiciyay xabashii uu hadh cad wada toogtay ee waliba u badna reer waqooyi

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien Před rokem +1

    Ina Xaaji Xaashi Buu ahaa islaantii Labaad ee siyaad bare dalaayo Xaaji Xaashi bay walaal ahayeen

  • @sali6052
    @sali6052 Před rokem +1

    Shalay Bay barate wa lashubi jirara
    Tasi wa qaran lkn marka qoys laga shekaynayo wa ina bixi iyo meshu xukumo