Wax Ka Ogow Nolosha Iyo Aqoonta Xasan Sheekh Iyo Madaxweyneyaashii Kale Ee Soo Maray Soomaaliya

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 10. 2022
  • Wax Ka Ogow Nolosha Iyo Aqoonta Xasan Sheekh Iyo Madaxweyneyaashii Kale Ee Soo Maray Soomaaliya
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Live/Toos bulsho tv - bit.ly/3OtZlnj
    Come to follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshotelevision
    / bulsho-tv
    bulshotv.net - continue to visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Komentáře • 132

  • @kaamilmoha4710
    @kaamilmoha4710 Před rokem +8

    viva xasan sheeekh alle haku xafido mudane madaxweyne

  • @Xcagey
    @Xcagey Před 16 dny +1

    Aamiin yes may bro

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 Před rokem +9

    Madaxweyne Xasan shiiq illaahey cimriga hakuudheereeyo .

    • @Ayan-le4hb
      @Ayan-le4hb Před 4 měsíci +2

      Ilaahaay umada ha dhaafiyo duck nagama istaahilee.

  • @fadumoisack5615
    @fadumoisack5615 Před 4 měsíci +3

    GOD Bless 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 Somalia

  • @fatimamohammed8471
    @fatimamohammed8471 Před 4 měsíci +11

    For hargasa siyaad iyo faramaajo bas 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤🇸🇴💯

  • @ruqiyaalifleyruqiyaalifley5955

    Viva xasan shiikh allaha ku xafido siyasiga ruuxa ah ❤❤❤❤

  • @looxmooyo9253
    @looxmooyo9253 Před 2 dny

    Dalka soomaliyed soomaalia hanoolato ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatahabdi3918
    @fatahabdi3918 Před 22 dny +1

    Mach Allah super 😁👍😅😢😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-zv9ro7ft4y
    @user-zv9ro7ft4y Před 3 měsíci +2

    My Allah swt bless somalia i love somalia ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kaamilmoha4710
    @kaamilmoha4710 Před rokem +5

    nooloow intey nolol jirto mw xasan
    you are king of somalia

  • @warcadaadey
    @warcadaadey Před 4 měsíci +4

    Maxaa ku dhacay sawirka madax weyne cali mahdi mise habargidir ayaa karebtay

  • @abdiazizsuleiman27
    @abdiazizsuleiman27 Před rokem +4

    Waa khalad dawlada federal madaxweynayashi hore waxay ahaa yen somali republic

  • @user-zx9ei3nj8j
    @user-zx9ei3nj8j Před 8 měsíci +3

    ❤mahamad siyaad bare

  • @user-jj9gl5yd1w
    @user-jj9gl5yd1w Před 4 měsíci +2

    Cabdulaahi yuusuf

  • @madheymugumanxaaji3034
    @madheymugumanxaaji3034 Před rokem +4

    waxbarasho horteed wiil ahaa
    siyaad bare ilaahow u naxariiso
    1000 professor asaa la qiimo badan
    wuxuuna ahaa wadani dalaal quute
    Adan cade ilaahow u naxariiso
    wadani xalaal quute

  • @user-ur3ek7jj2s
    @user-ur3ek7jj2s Před 4 měsíci +2

    Aadan caddulle cismaan❤❤❤❤

  • @abdirizakariif9884
    @abdirizakariif9884 Před 4 měsíci +2

    Alla iyo taxasil somaliyey anaga oo aan qabyalad iyo nin jeclaysi aan firinen aan uawada aqonsano his excellence dr hassan shekh mohamud madaxweynex aqonyahan ah oo dadka hore wax uso tarey madama uu aha macalin bare jamacaded aqonta waa halka kaliya ee dadka laga dhiso sidas daraded waxan is leyahey hassan shekh manta ma jiro madaxweyne uga haboon wadanka

  • @Sarta100
    @Sarta100 Před 4 měsíci +2

    Aaway madaxweynihii ku meelgaarka ee ugu horeeyeay cali mahdi maxamed madaxweynihii 4aad.

  • @user-wr4nw7hs2l
    @user-wr4nw7hs2l Před 4 měsíci +4

    For muqdisho aden cade sheekh shareef iyo xasan sheekh the best presidics

  • @AhmedSadiiq-ue4om
    @AhmedSadiiq-ue4om Před 4 měsíci +2

    Cadiqaasim salaad wa madaxweeynihii ugu horeeyay ee shahaadad b-h.d wata warbixinta madhameystirna, c/laahi yuusuf a wa dugsi sare

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 Před 2 měsíci

      1970 Dugsi dhexe ah baa kataya ficnaa PhD 2024 jooga.
      Qofka wadaniyada leh baa wadankisa waxtari Kara. Qofku dona ha ahaadee.

  • @IsmaanMohamed
    @IsmaanMohamed Před 3 měsíci +1

    Allah ha u naxristo aadan cadde

  • @SuudiMaxamed-yw8ie
    @SuudiMaxamed-yw8ie Před rokem +8

    Somaliya waan jeclahay

  • @user-ob7fl3bm1h
    @user-ob7fl3bm1h Před 4 měsíci +1

    Muhiimadu maaha aqoon ee waa karti iyo qab dren wadanimo wadaninimadu wa sakhrad ilowsiisa baahiyiisa tustana baahiyaa dalkiisa wxu iloba wadanigu famligisa rerkiisa carurtisa wadanigu wxu dayacaa xaskiisa maha ka xaskiisa marwalba la qosla famligiisa la joga qofka cudurkan qabaa wa wadaninimadee wxu xooga sara badhitanka iyo daba galka xubnaha ka hooseya qaladadkoda wuna ku daala ilaa ka dhiso hawlwadeno daacada noqdeyna sidiisa wadaniyiin shacabkoda u adega dhanka kle wxu raadiyaa meelo bahiyaha dalkiisa ka maareyo si adag ayu u badidona wadaninimo sakhrad qofka u bedesha shakhsi ahan midan waxba ubahneyn una calool gaajadeedu aad u dhibto calosha oo ah wadankiisa wxu farxaa maalinku gul uso hoyo dalkiisa herna gaadhsiyo ee ma farxo marku imaradka tago jeegyar loso saxeexo lana yidhah dantassanu lleney xildhibanada lacagtaa u qaybi adna badhqado mashruuca no ansixi duleysanuu isagu malinkaa ayuu farxaa

  • @user-vv9su2rh8f
    @user-vv9su2rh8f Před 4 měsíci +1

    M.farmaaajo xapiiipul malaaayin and jaaaale siyaaad barrre❤❤❤❤

  • @dahirdubow8636
    @dahirdubow8636 Před 4 měsíci +3

    May Almighty Allah bless their souls in Janatul Firdous. Aamiin ya Rabb

  • @sabrudiin2770
    @sabrudiin2770 Před rokem +2

    Madaxweyne Cali mahdi maxamed 1991 ilaa 2000 ogosto maxaad uga reebtay maxamed siyaad markii laga tuurtey xukunka

  • @SagalSafi12
    @SagalSafi12 Před měsícem +1

    Maxamed siyaadbare❤❤❤❤

  • @sahraalimohamud483
    @sahraalimohamud483 Před 6 měsíci +5

    dalxureye xasan shekh Allah ino xafido 🥳

  • @user-zx9ei3nj8j
    @user-zx9ei3nj8j Před 8 měsíci +5

    2 xabiibu malaayiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-tc8xp7bn9y
    @user-tc8xp7bn9y Před 3 měsíci

    الصومالي ماشاء الله تبارك Somalia hanoolaato يا الله

  • @yusufuk9925
    @yusufuk9925 Před rokem +6

    Jaale siyaad Allayaraxma

    • @goudhassanaden4627
      @goudhassanaden4627 Před 2 měsíci

      Ilaahay naarta ha ku fogeeyo quraanka ninkii beeniyay ee Culimadii laayay maydkoodiina gubay , Somali diin daranaa kaaasay ilaa imika u ducaynayaan, ninku haduu muslin caasiya yahay laakiin xayndaabkii Islaamka ku jira haa laakiin nin gaalnimo cadaystay oo ku leh war beenaa la idinku shubay oo la idinku shubay anaase idinka shubaya hadda waa quraankii wuxuu ka hadlayaa

  • @ashcaricabdulahi3638
    @ashcaricabdulahi3638 Před 2 měsíci +2

    Siyaad bare wuxuu ku dhashay degmada shilaabo ee Gobalka Qoraxey

  • @aadanfood7473
    @aadanfood7473 Před 15 dny

    M.a❤❤❤❤

  • @jaalesiyaadukliverpool4287

    Allayaraxma aabe siyaad

  • @AbdiwahabAbdiwali
    @AbdiwahabAbdiwali Před měsícem

    Ma,❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-pw2zm1bw4u
    @user-pw2zm1bw4u Před 3 měsíci

    Good of somali

  • @abdiazizmohamedadan4389
    @abdiazizmohamedadan4389 Před měsícem

    I love my soomila

  • @abukarmaxamed5376
    @abukarmaxamed5376 Před 2 měsíci

    Waxa wanagsaneyd inaad noo sheekto midka ugu tuugsan.

  • @abdulkadirmohamed9131
    @abdulkadirmohamed9131 Před 5 měsíci

    Somali Madaxweyne wanaagsan oo Soo Marey ma jiro Dhammaantood waxay dhaceyn hantiddii Shacabka Somaliyeed laakiin Aakhiro ayey heysataa

  • @user-le3ki9dp5f
    @user-le3ki9dp5f Před 2 měsíci

    Shahaado waa warqad qofka waxaa lagu qiimeeyaa maamul wanaag iyo hufnaan.
    Anagaba Phd ayaan ka sameeyey qabyaalada iyo waxyeelada ay u gaysato qaranimada welina wax shaqo ah kuma helin .

  • @abdiamoud2203
    @abdiamoud2203 Před 13 dny

    ❤❤❤

  • @IsmailFarah-jp6ob
    @IsmailFarah-jp6ob Před 23 dny

    Viva somliya

  • @doemanhuncho208
    @doemanhuncho208 Před rokem +4

    I Love hasan sheikh phd p waa boobka h hantida d waa dowlada

  • @HassanOsman144
    @HassanOsman144 Před 4 měsíci +1

    dhammaantoda waa moryaan moryaan dhalay.

  • @abdihafiidahmed8950
    @abdihafiidahmed8950 Před 2 měsíci

    4:18

  • @MohamadHadi-vs6ww
    @MohamadHadi-vs6ww Před 4 měsíci +1

    Dr. Hassan sheikh Mohamud
    Congratulations

  • @mohamedidirisducaale8190

    Aaway Cali Mahdi Maxamed

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 Před rokem

    Kaa ugu horeeya ee Aadan ayaa ugu dulisanaa sababna u ahaa dhibaatada oo dhan

    • @asdfghjkl1381
      @asdfghjkl1381 Před 4 měsíci

      War marxuumka maxad ugu gafeysa allaha unaxariisto

    • @raashidiinabdullahi5583
      @raashidiinabdullahi5583 Před 4 měsíci

      HHHH WA LA OGYAHAY WAX KA FICNA KA SHAQO BADNA KA CADALAD BADNA INEYNAN JIRIN E ADERKA SIYAD MIYA KU QALDEYSA HHHH

  • @hillowdiriye
    @hillowdiriye Před 4 měsíci

    Waabeen x sh isku dirdadweyne

  • @bashirabdulle7625
    @bashirabdulle7625 Před rokem

    bareejo

  • @nnpcat625
    @nnpcat625 Před rokem +1

    Ziyaa bare 1911.gii cali mahdi 1936.diic /lahi yusuy 1934.dii c/qasim. 1945.tii sh.shariyif. 1962.dii,,, shar ma arke ma.og..iinta kale waa ok

  • @muunahasan1238
    @muunahasan1238 Před 4 měsíci

    Garac madaxweynaha adka timi sheg cali mahdi maxamed

  • @shiqaqmuhumed2692
    @shiqaqmuhumed2692 Před 5 měsíci

    Madaxwayne xassan shekh wuxuqatay shahadada bulsho lagu qaybiyo

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 Před rokem +5

    siyad bare afka english waxa baray ismaciil ali abokor iyo cumar carte manu aqoon markii la baray buu wax yar ka bartay abahii iyo aderadiina itoobiya dishay wuxuna aha mid gumaystahii talyaniga isago surwal gabaan xidhan la shaqysan jiray oo ay soo bareen sida dadkiisa loo dabar gooyo hadi cidi naar gelayso insha allha isaga aya qabayalda naarta ku gelaya iyo denbiyadi uu galay wayo ma ahayn inu yidhahdo hadalka isago isaga ugu horeeyay qabyalada iyo cumanta

    • @hereaftergolory9114
      @hereaftergolory9114 Před rokem

      Hadda ma siyad baa jooga bal qabiil ha inakala badbaadiyo

    • @muntazissa6837
      @muntazissa6837 Před rokem

      isaga ma joogo dadkii uu walay baa jooga sharkiisii baa soconaya isaga iyo kuwii la mid ka aha sida morgan iyo gaani dhamantood wixi kula jiray xumanta

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 Před rokem +2

      @@muntazissa6837 madaxweyne jira ayuu ahaa dalkana meeshuu gaadhsiiyey cid walba way ogtahay gabadh yar oo caadifad qabiil iyo cuqdad la ordaysaana waxba cidi ka dhegaysan mayso naarta iyo janadana adigu ma haysid gumaysi iyo qabyaalad waxaa ku shaqaynayey kuwii amxaaro hubka usoo dhiibtay oo dalkooda kusoo duulay nadaam qabiilna ka duulayey cumar carte iyo ina cali abokorna labadaba siyaad ayaa dadka baray oo derejo u xidhay ingiriisi la bartaa haduu macno kula leeyahay wax macna ahi kuma jiraan markaa waad xanuunsantahaye kiniin doono kaarjibina

    • @abdikadirhassanabdi2143
      @abdikadirhassanabdi2143 Před rokem

      Englishka ma wax 2 qof kaliya ay yaqaanaan ayuu ahaa? Sheekada xaafadiina meesha kala tag

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 Před rokem

      Walaa geesi ayuu ahaa Siyaad Bare waxaad doontaanba sheega

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 Před rokem +2

    Cali mahdi iyo caydiid laguma darine

    • @avv.yasinahmedosman1875
      @avv.yasinahmedosman1875 Před 3 měsíci

      Cali Mahdi wuu ku jiraa waa Madaxweynaha 4aad ee Soomaaliya laakiin General Ceydiid kuma jiro

  • @YoonisAbdi-cr9mg
    @YoonisAbdi-cr9mg Před 8 měsíci

    😮😮😮

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Před 4 měsíci

    Xasan dhiiqo, Waxdoortay Majiraan ee asagaa iyo Mooryaantiisa is doortay 🤔🤔🤔

  • @avv.yasinahmedosman1875
    @avv.yasinahmedosman1875 Před 3 měsíci

    Sawirka Madaxweyne Cali Mahdi ayaa halkaan ka maqan😊

  • @shirefaarax986
    @shirefaarax986 Před rokem

    taariikhdu waa is dabajoog

  • @aminaqurux7702
    @aminaqurux7702 Před rokem +8

    Ilaahay ha u naxariisto aabe siyaad bare madaxwey wadani buu ahaa 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @user-pf4yh7jh4b
    @user-pf4yh7jh4b Před 4 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @nihaalbiintuilyaas2442
    @nihaalbiintuilyaas2442 Před rokem +1

    Hhhhhhhhhhhhhh
    Kkkkkkkkkkkkkkkk
    Madaxweynaha nabada
    Ee ma nabadeysidoo unukaa leh mxey la ololeysaa ??????

  • @LovelyDrumKit-db4qx
    @LovelyDrumKit-db4qx Před 3 měsíci

    Hindia shahaada waa la gataa cidkasta waydiiya taas buu hasan haystaa

  • @user-yj8vb6zp6f
    @user-yj8vb6zp6f Před 4 měsíci

    Aaway Madax Weey nihii Ali Mahdi Maxamed?

  • @abdirashidaseyr8711
    @abdirashidaseyr8711 Před 4 měsíci +1

    Xasan PHD da qabyaalada iyo dhulboobka buuka qaatay

  • @maxamudcabdi2018
    @maxamudcabdi2018 Před rokem

    Warka the

  • @nnpcat625
    @nnpcat625 Před rokem +1

    Cali mahdi au aawi

  • @MaxamdcabdiBile
    @MaxamdcabdiBile Před 3 měsíci +1

    Somalia ha noolaato kkkkk

  • @awil849
    @awil849 Před rokem

    Waxa ad aqonsantahay mxw Somalia gurgurte.Muse wa maxwsynaha Somaliland.

  • @farhanabdillahi5175
    @farhanabdillahi5175 Před rokem +9

    Farhan caisse Ets Ali Mawel ce ok Pour ce soir in the heart of the world and the world is a cote of the world

    • @CfataxCumar
      @CfataxCumar Před 4 měsíci +2

      U
      😮😊

    • @CfataxCumar
      @CfataxCumar Před 4 měsíci

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @CfataxCumar
      @CfataxCumar Před 4 měsíci

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @mohamedahmedyusuf9717
      @mohamedahmedyusuf9717 Před 3 měsíci

      ​@@CfataxCumargg6cgggggggg6g66g6g6gf6f66ggf6g6gg6f6g66g66ggf666f6g6f66g55g6ggg5tgggggg5g5g5g5vtvtg55v5ggg5g4tvvtg

    • @mohamedahmedyusuf9717
      @mohamedahmedyusuf9717 Před 3 měsíci

      ​@@CfataxCumarmkkkk

  • @nemsaasmen9381
    @nemsaasmen9381 Před rokem +1

    Xassan wax siyaasada maya qaano beenaleh weeye uu ibsadeeye shahaadooyinka

    • @nihaan5614
      @nihaan5614 Před rokem

      Biography ka Madaxweynaha dib ugafiri Google io CZcams kaba jahilnimo aya kuheyse UF 🤮🤮🤮🤮

    • @nemsaasmen9381
      @nemsaasmen9381 Před rokem

      @@nihaan5614 jaahilnimo ika dheer qof wax bartaye oo wax baraasho kuu fogaateeye ayaan ahaye kkkkk odeekana aqlikiisa markaan firiyaye shahaadoyinka iyo wax barashaduu weeye kuu khasarteye waayo aqli jaahilnimo iyo fcilo folxun buu leeyahaye wayo waxe barashaduu waxna wa ineeye shaaqeeyso oo fikiraataa baadiyaha ee kaalikeeye lihii ee daal baabiska aa iyo doqonimada kaa reebto wax baraasho aan manaafacaad laheene haba ka maqnaato markaa adaaka aqli liitaa odeegane wax mataraaha ayiidsaan

    • @nihaan5614
      @nihaan5614 Před rokem

      Qof kasta lamatirsado ee ALL IN ALL wa the most Educated President of Somalia till the date there for Naceeb io Habaar wax kamatarayo

    • @nemsaasmen9381
      @nemsaasmen9381 Před rokem

      @@nihaan5614 sorry ma neecbii waayo waa somaali wallal khalad baad ika fahamteeye ee somaali ninki wanaajiya ana waan ayidsanahaye markaan tv yadaa ka daawado shicibka aqdarada laku leeynayo iyo dhuul somaaliyeed oo laqarxinayo iyo dad ooyaya uu idakuna kaa damqaneeyne oo waliba qabaa ilada isku hubeeynayo .horoymarka ladakalamayo waan inkaara wayo shacabka ayan uu damqanayaa .marka wax barashadu waa ineeye idho iyo daal jaceeyle iyo hoogaamise cadaali aa qofka uu horseedaa oo sidi seeymu jaahilika ka reebtaa qofka tarikh humo if iyo akhiro maa wacnaa .aniku qabil na kuma eeryanayo .haadu umada wanaajiyo waan la farxi shacab markaa ayaa uuba lajira unaa duceeya siyaasi ka aan dhalo muu noqdo maaba jeecli boqol waajilayaal weeye.

  • @user-hj9yd1fq4o
    @user-hj9yd1fq4o Před 2 měsíci

    Media scuola non é stata goico perchè l'educazione era svulippata ! Devi conoscere primo che tu parli dei presidenti,okay. Ma ho visto il mio padre che è scienziato e mi ha mervigliato,yeah....

  • @tyuhasas2447
    @tyuhasas2447 Před rokem +1

    WamAdaxwey nihiuguxuma

  • @user-iz7pp9hk3l
    @user-iz7pp9hk3l Před 4 měsíci

    Aaway cali mahdi

  • @CaliCxakiin-hq3dp
    @CaliCxakiin-hq3dp Před 2 měsíci +1

    Siyaad barre waxuu kudhashay dagmada shilaabo ee dds Somaligalbed 🇸🇴✍️

  • @avv.yasinahmedosman1875
    @avv.yasinahmedosman1875 Před 3 měsíci

    Wax badan ayaa kaa qaldan.
    Madaxweyne Cali Mahdi cid ku murusan majirto.
    Siyaad Barre wuxuu dhashay 1919.
    Mahadaay waa Shabeelaha Dhexe

  • @user-yq8ko8lu9c
    @user-yq8ko8lu9c Před 4 měsíci

    War kan ma walanyahy

  • @abdifatahali428
    @abdifatahali428 Před rokem

    Phd qof aadan ahayn kaama dhigi karto

  • @mariammacalin1592
    @mariammacalin1592 Před rokem

    7

  • @AhmedSadiiq-ue4om
    @AhmedSadiiq-ue4om Před 4 měsíci

    Wadani run ah wa loobaahan yahay mid bug ah nin xumbaarsan oo khaain wadan ah oo, dad iyo dal toona unixin se marabno balaayo haladuusho

  • @user-ny4vv2mq3f
    @user-ny4vv2mq3f Před 2 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂

  • @user-wn9tr9ep4c
    @user-wn9tr9ep4c Před 4 měsíci

    Dr xasan ii weydii imisa qodob ayaa towxiidka ku burraa

  • @asedkaka3866
    @asedkaka3866 Před rokem

    ..

  • @SagalSafi12
    @SagalSafi12 Před měsícem

    Kuaalinabigawllmcn❤❤❤❤scw scw scwscwscw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 Před rokem +1

    Wixii Siyaad Bare ka dambeeyey madaxweyne laguma sheegi karo waayo waxay ummadda Somaliyeed ku soo kordhiyeenba ma jiro

  • @user-oj1cu1ce4l
    @user-oj1cu1ce4l Před 7 dny

    Wax masameynayo phd is fake ma ka muuqato wadankeena farmaajo aad u Marleynee inuu culmi leeyahay

  • @dsf9824
    @dsf9824 Před rokem +3

    Adeer soomaali taariikh malahan
    Dhamaan tood waa ceebaysan yihiin
    Waa dadka ugu Taariikhda xun aduunka
    Waligood waa musuq maasuq

  • @MusdafIssack-iz7fy
    @MusdafIssack-iz7fy Před 3 měsíci

    Kkkkkkk

  • @AbuuBakar-ro1to
    @AbuuBakar-ro1to Před 5 měsíci

    Kkkkkkk ceeb ceeb

  • @shiqaqmuhumed2692
    @shiqaqmuhumed2692 Před 5 měsíci

    Beentadaya

  • @user-yq8ko8lu9c
    @user-yq8ko8lu9c Před 4 měsíci

    Wuxu dhahahy farmajo wuxu dhashay 1962 kadibna wuxu ka shaqeyay wazarada arimaha dibada 1968 marka ma anga walan mise asaga walan kkkkkkkkkkkk. Kkkkk

  • @fmnews8786
    @fmnews8786 Před rokem +2

    xasan shiikh waxuu aqoon leeyahay maleh duli waaya

    • @nihaan5614
      @nihaan5614 Před rokem

      Adiga duli ah Madaxwaynaha kahisho nin PHD Wata del maahan

  • @aminaboon1290
    @aminaboon1290 Před rokem +2

    iskusoo wadaduub oo miid laqaato malaheeyn

  • @user-th1jp6vw3h
    @user-th1jp6vw3h Před 7 měsíci

    ((((( KAADIB. BEENAALE. DAWACO. SUMAYSAN. DAWAOY. HUUHAA. IYO. NIIC. IYO. WAX. AAN. JIRIN. HUURO. KENYA. U. SHEEG. MORYAAN. LITA. ARAGAA. NACTAR. WAR. WAXU. LIITAA. CAQLIGAAGI. BAA. INTAS. NOQDAY. WAAYO. JAAHIL. LA. KIRAYSTAY. BAA. TAHAY. (((( HUNGURI. NICLE. NACAMLAYNAYA. YAA. RABA. QAAQLE. HUURO. LIIDATA. YAAHUU

  • @user-zx9ei3nj8j
    @user-zx9ei3nj8j Před 8 měsíci

    Qabable iyo dagaal ooge lagamahadlayo sida horror biixi ee waxaalaga hadlayaa ❤❤❤❤ madax dhaba❤❤❤maxd ssiyad.xabiibi.❤❤❤❤❤❤❤❤❤malayin❤❤❤❤❤❤❤❤.c/rashiid.c/laahi.yuusuf❤❤❤❤

  • @user-po9gx7jd3b
    @user-po9gx7jd3b Před 3 měsíci

    3:55