Deg-deg! Dagaal Ka Qarxay Ceerigaabo Geele oo Firdhiye Soo siiyay Hub Iyo Lacag Boorame Oo La Rabo..

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 07. 2024
  • Deg-deg! Dagaal Ka Qarxay Ceerigaabo Geele oo Firdhiye Soo siiyay Hub Iyo Lacag Boorame Oo La Rabo..@Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
    #muqdisho #boqoradastelka #hargeisa #somaliland@ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media #isaaq #daarood #somaliland #somalia @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#warka
    #dagaal
    #Laascaanood
    #gooja_cade
    #Somaliland
    #ssc
    #khaatumo
    #muuse_biixi
    #garaad
    #warqaad
    #warka_maanta
    #Somalia
    #Puntland
    #Somalia
    #saciid_deni
    #Muqdisho
    #hargeysa
    #xasan_sheikh
    #xamse_Cabdi_bare
    #Reysalwasaare
    #Madaxwayne
    #jabuuti
    #Galmudug
    #Jubaland
    #KoofurGalbeed
    #Hiiraan
    #Jigjiga
    #Sool
    #warar
    #ciidan
    #dagaal
    #garoowe
    #saciid_deni
    #aaranjaan
    #Baarlamaanka
    #dastuurka
    #puntiland
    #siyaasada
    #Somalia
    #darood
    #hawiye
    #isaaq
    #garxajis
    #GoojaCade
    #sool
    #Madaxwayne
    #baarlamaanka
    #guul
    #Somaliland
    #somalia

Komentáře • 110

  • @barwaaqeeyetv5785
    @barwaaqeeyetv5785 Před 12 dny +21

    Cawdawga somalind alle ha jabiyo inta somallilanderka ah iso boqda please

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Před 12 dny +7

    Somaliland is not easy kkkkkkkkk somaliland guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Před 12 dny +5

    Muuse biixi mucaaradka jabuuti haw yeedho

  • @alxmdulilah7023
    @alxmdulilah7023 Před 11 dny +2

    Cawdawga Somaliland Allah has jabiyo Insha Allah Amiin ya Allah 🙏🏾🙏🏾🙏🏾

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 Před 12 dny +4

    Somaliland laascanood ha gasho markaas ayay sheekadu is badalaysaa

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Před 12 dny +3

    Dagaalka Ceerigaabo yaanay inoo hoosaasin Cadow kalkaalka Wadani inaga ilaaliya. Ceerigaabo Difaaceeda iyo Qabsashada Pintiland. Diyaar reer Somaliland

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 Před 12 dny +2

    Insha allaah cadawga Somaliland uu jabaya ninka xasiidka Somaliland uu baba.ayaa melkasta oo aay joogan Somaliland allaah baa jeceel oo cawinaya mar walba guushu waa Somaliland aamiin aamiin yaa rabbi

  • @sakariyeCabdi-yu6bo
    @sakariyeCabdi-yu6bo Před 12 dny +1

    ASC walaal ..ILLAHAY BA QAABAN INSHALLAH.. JSLAND GUUL ❤❤❤

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Před 12 dny +5

    Somaliland mucaaradka jabuti ayey ku soo fasaxaysaa ithiopia dhinaceeday la dhirbaaxaysaa xaafadaa yar ee jabuuti ismail ciyaal dagaal iyo dhib Manu arag ayuu raadin COMING SOON SOMALILAND

  • @user-rt8hv6wv7e
    @user-rt8hv6wv7e Před 12 dny +1

    allah iidin jabi qadadwen iyo faqash iyo geeleba aamiin

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j Před 11 dny +4

    oo tolo hadii isaaq dhan walba lagaga dhufto maxaa wanaga ee laga helayaa waar walaahi hadayi is raacaan wayi rogidoonaan cayayaanka is u rursadayi

  • @moabdi3860
    @moabdi3860 Před 12 dny +1

    Hope we're ready reer somaliland ❤

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před 12 dny +2

    DHULBAHANTE WAXAN GAAJO AHEEYN MAA HAAYAN CEREGABO NIINKI QAXA JEERYE BAA QAXII DOON

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 Před 11 dny +1

    Waxba ma qaadi karaan xaasidnimo meel laguma gaadho insha alaaa guul som land

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před 12 dny +1

    SOMALILAND ILLAHEYE BURBURIN MAAYO CADOWGUNNE WAXBA KAA QAADI MEEYAN INSHHA ALLAHU GURYHODA BEELYO IYO BAAS HAA UU DAABA MAREYO

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 Před 12 dny +1

    Djibouti waa cadow

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 Před 12 dny +2

    Haw baqnin qarankan cadawgiisii calaamo ayu rabi ka muujiyay wax ay inaga badali karaan majirto xataa faqashta gudaha aya imika la bartay laynama dhabar jabin karo mar dambe

  • @naeemayusuf6464
    @naeemayusuf6464 Před 11 dny

    XasbiyaAllahu wanimal wakiil

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Před 12 dny +1

    Daarood waa habar fadhida leading la fududaa

  • @user-ij3vc8ve9n
    @user-ij3vc8ve9n Před 11 dny

    Somliland burburtey 25 ogusto 2023

  • @fardusali5547
    @fardusali5547 Před 12 dny +1

    Abiye Ahmed mee

  • @amiira8902
    @amiira8902 Před 11 dny

    allow cadow ga yaga jabi yaarabi yaaraxmaa n somaliland guuuuuul sha nasii yaarabi

  • @samirafarah8085
    @samirafarah8085 Před 12 dny +1

    Allah hajabiyo cadawga somaliland

  • @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc

    Somaliland guulaysta inshallah

  • @Starlightinthenight123

    Waa. Isaaqoow. Feejiiga. Nagada. Ilahoiwa. Caadawaaga. Naaga. Qaabo. Oo. Iyaaga. Isaku. Needing. Amiin.

  • @user-zc9un5er1o
    @user-zc9un5er1o Před 12 dny +1

    Jabuuti waa cadaw

  • @user-ns1gg8wl7t
    @user-ns1gg8wl7t Před 12 dny +1

    Waxaa soodhan garxajis iyo habar jecla kufilan kabax galbeed bariba garxajisba kufilan

  • @abdifarah4017
    @abdifarah4017 Před 11 dny +1

    War waxad ka hadlaisa wax Adan garanain
    Caged ku aragtai rer Gedi dega zeilac ? Kkkkkk

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 Před 12 dny

    JAANIS SAW MAYDAAN SIIN BAROORTA NALA DHAAF

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 Před 11 dny

    Jabuuti xuduuda hala xidho

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Před 11 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @harunmusse153
    @harunmusse153 Před 12 dny

    ❤❤❤❤❤❤

  • @cumarmahamed5335
    @cumarmahamed5335 Před 12 dny +2

    Dawladeenu maxay u hadli laadahay u abaabuli laadahay dadka oo heegan loogu dhawaaqi laahayahay

    • @Adam-xm9qk
      @Adam-xm9qk Před 12 dny

      Waa taan garan laayahay, sidii laascaanod ayaa la sugayaa

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf Před 12 dny

    waa nacas duli ah/ Cadaw dhergalanaya

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 Před 11 dny

    War xuduuda halatska xidho jabuuti sidii ina cigaal

  • @rahmanuur5191
    @rahmanuur5191 Před 11 dny +1

    Waaruntaa geesi somalilan

  • @abdifarah4017
    @abdifarah4017 Před 11 dny

    Wad ogoshahai inai dawlad issaaq ah tahai Somaliland

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 Před 11 dny

    Insha allaah cadowga somaliland allaah hajabiyo cagta hoosteeda

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Před 12 dny +1

    ADEER MUUSE BIIXI MAXAA UGA MEEL YAALA DAGAALKA LAGU SOO QAADEY SOMALILAND HADII AANU QAADIN TALAABO CAD WAXAA DHICI DOONTA DHIBAATO XOOG BADAN CADOWGA GUDAHA WAXAY BILAABI DOONAN DAGAAL GUDAHA AH

  • @Mataan1967
    @Mataan1967 Před 11 dny

    Goormuu qarxay dagaalka ceerigaabo

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 Před 11 dny

    Hhhhhhh war waxan suura gaali maha

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 Před 11 dny

    War usheega dowlada inaga xidha xuduuda jabuuti

  • @ugbaadmaxamedcabdi
    @ugbaadmaxamedcabdi Před 11 dny

    Saxiib run taa sheeg been maa ficna iyo fidnadu viva Somaliland

  • @user-pv2ww7ln6m
    @user-pv2ww7ln6m Před 12 dny

    Dr. Cabdikariin oo Guddidii burburinta heshiiska MoU. Xubin ka mid ah ayaa waftiga ku jirtee maxaad u xusi laadihiin waa case muhiim ah e

  • @abdulrahmanali8421
    @abdulrahmanali8421 Před 12 dny +1

    Somaliland oo sheegta inay dhan yihiin 6,000,000 oo qof hadan lakari layahay in la helo ciidan qaran oodhan 200,000 askari halka Hargeisa ay Ku nool yihiin 1.5million qof Lagan layahay 50,000 oo askari waa arrin cajiib ah

    • @salemanhusseen9189
      @salemanhusseen9189 Před 12 dny

      200,000 can fight, but somaliland military budget cannot cover 200,00 are you crazy 🤣🤣

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up Před 12 dny +1

    Waa daagal kii somali kukala baxay saye ee somaliland laku aqoonsanayo maar kaa uu dagaalka dhamado

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j Před 11 dny

    Adkaatay no doorasho

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 12 dny

    Oo kaalay weriye boorama iyo laascaano ma maamul goboleedbaad utaqaan waadiga leh geele maamul goboleedada muxuu ugu yeedhaye

  • @user-kn5nw1yv4p
    @user-kn5nw1yv4p Před 11 dny

    Waxani u malaynayaa waa Tay ku jabi lahayen Soo soco siraday

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug Před 11 dny

    WAAR NAGA AAMMUS BEENAALAYAHAW BEENAALUHU DHALAY

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 Před 11 dny

    Horta kuwa ceerigaabo talaabo hadaysoo qaadan iska celiya waliba cashar udhiga kuwa booramana aaad haloo ilaaliyo dee haday wadankooda duminayan

  • @Starlightinthenight123

    Waalee. Niman. Wakhatiigaan. Dhiiga. Raadiinaya. Faaiido. Malaha. Ilahoiw. Noo. Sahaal. Amuuraha. Bisiinka. Ilahoow. Waxaan. Shaadhaadhaka. Waa. Weny. Uumaada. Ka. Qaabo. Haday. Doonayaana. Dhiiga

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Před 12 dny

    Guul dagaalaman dhulbahante iyo garxajis Guul Ha dagaalaman Habar jeclo iyo dhulbahante Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn Před 12 dny +1

    JABUTI JIBRIL ABOKOR LOOGU TAGI MAAYO WAYO WAY KU FILANYIIN

  • @cunaayeliqaaye5559
    @cunaayeliqaaye5559 Před 12 dny +1

    Waa inoo dagaal dhinac walba 6 lix halkaad kujoogtaan dagaal laabta ka ogaada reer soomaali land hala difaaco dalka soomaali land guul guul guul markasta illaahay idankii aamiin aamiin aamiin

    • @Iphone20249
      @Iphone20249 Před 11 dny

      Madaaqaban saqajanyow huwanta ah nacas uraaye wa huwanta gudaha ama da divada labadiinuga go sida ayga taga

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 Před 11 dny

    Muuse waa ninka sland ceebeeyay intuu cadawga u naagaynayay ayuu dalkii bahdilay inkaari haku dhacdo

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg Před 11 dny

    Waxas dhaan waa muse ilhaye intuna intaa hadhaye kaa baadbadi

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t Před 12 dny

    Adaa waxaas ugu wacan isaaq ileen adaa lahaa cadowga gudaha oo isaaq ukala abtiriyee maanta wax kahel waataa Laguugu yimi

  • @somaliano99kingkonghimself75

    Runta waa taas muse aduunka buu isku diray idinka masakiin illmahooda la babinayoo war Somali nimadiina kufarxaa eee ku so bira Somali ween🇸🇴💪 wallahi waad ka garesaan hidii kaleh

    • @aminajama160
      @aminajama160 Před 10 dny

      somaliano99kingkonghimself75 Haduu kaayaga ugu danbeeya dhimanaayo Somalia lama midobayno, Xoogiina soo daaya

  • @aaminacabdirahman7853
    @aaminacabdirahman7853 Před 11 dny

    Waar firdhiye miyuu firdhaday ?way u,egtahay,

  • @user-ej7up3kl6i
    @user-ej7up3kl6i Před 11 dny

    Adeerkaa muuse u sheeg

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před 12 dny

    AMUUSE BEEN TIMEEROW ADIGABA HOOR CARARYE CADOGA YAAHU

  • @user-ng9sb8hz1n
    @user-ng9sb8hz1n Před 11 dny

    Saxafada somaliland waa jabhado duminta somaliland

  • @Starlightinthenight123

    Ceergaabo. Maaha. Laascanooda. Jabuuti Ina. Maanata. Uun. Bay. Ugu. Daaranatahay. No. Faaiido. Bisiinka

  • @user-zu5qx7ff9n
    @user-zu5qx7ff9n Před 12 dny

    Adeer waa arin wacan ee huwan iyo waxaay cagakujiitaan hasoo qadeen dagaal waa tii bur iyo biyo lookala bixilahaa good new daaroodow soo socda waa taad kujabilahadeen

  • @mustafaali7560
    @mustafaali7560 Před 12 dny

    Poor guy kkkkkkkk kkkkkkkkkk

  • @user-lb4ub5nd3b
    @user-lb4ub5nd3b Před 11 dny

    Waar naga aamu eeyahaw weriyena ma tihide

  • @user-tu8nt7js1n
    @user-tu8nt7js1n Před 12 dny

    Kani been cad buu ku sheekaynayaa sidii faysal

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy

    Shalay unbay ahayd markii ad lahayd jabuti aya Somalian hubsisay shalay unbay ahayd markii ad lahayd lascanod ayan qabsan haye manta wa malin kale cajiib 😂😂😂😂😂😂😂 qalbi xun

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před 12 dny

    REEYO HAADI DEEB LEEYAN DABADODYE KUU QAARSAN LAAHYAAN CIISE WARABE WAATA CANFARE XASUUQYSO SOMALIDA WAA KUWA XABADXABAD ISKUU CUUNYEN MEELKASTE KUU DAGALMYAN FUUTDODA HAA KUU QARSADYN

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 Před 11 dny

    Kan waysika qabtaaan waxuun buu faafinaya warkan haloo fiirsado been iyo sunba wax uunbuu shubaya kan ciil ba igaqabta wanacas cadow ah

  • @hayadabdi1906
    @hayadabdi1906 Před 12 dny

    Fuleyoooooooooooo amuse

  • @user-lb4ub5nd3b
    @user-lb4ub5nd3b Před 11 dny

    Ilaahaw maa xaga kale loo rogo s.lan waayo muuse biixi ayaa burburinta s.lan ka danbeeya

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 Před 12 dny

    SHEEKO NACAS OO INTAAS BAA MAQLAYSEENA MIYAANEYDIN U DIYAAD GAROOBIN??? YAAAAAB

  • @hassanfarah1784
    @hassanfarah1784 Před 11 dny

    FULEY FULEY DHALAY FUTADA ISKU XEJI.CEERIGAABO INTAADA UUN BAA LAGUU OGAL YAHAY EE ADIGU BAD HA GELIN EE ISAAQNIMADAADA AAMIN IYO DHULKAAGA.

  • @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc

    Dhigaal TV waxan arkaayay niman barooranaya oo ku aflagaadaynaya waxan is odhan karaa sababtu waa in ay ka xanaaqsanyihiin in aad sirtii iyo fajidii ay dhigayeen aad soo shaacisay wax kale lama ooyayaan😂😂😂

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j Před 11 dny +1

    isaaqna wada jahabad bayi noqnayaan ee waa waxa kala qaadan qolo waliba jiideedayi ka dagaalami isaaqna cida laga adkaada waa nasiibkeed

  • @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc

    Bal maxaa laynagu eryanayaa walee waa yaabcid ma eryano kaliya waxan ku jirnaa in aan ka shaqayno horumarkayaga uun bas walee waa yaab 😮😮

    • @aminafgh2127
      @aminafgh2127 Před 11 dny +2

      guushaadu dad bay gubaysaa ogow taa

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf Před 12 dny

    waar jooji nacas sirtan aad mel walba la jooto

  • @FaizaNalayeh-fs7em
    @FaizaNalayeh-fs7em Před 11 dny +1

    Kkkkk baanta la fariiso kkkk caargaabo harti baa lah buurtii baad ku nogondoontaan kkkk 🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮 baanta la fadhiiso

  • @nasrinaliisse5317
    @nasrinaliisse5317 Před 11 dny

    Reer gedi xarirad Bay dagan

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 Před 11 dny

    Wadani uu sheeg kulmiye iyo uciid wa ogyahiine dagalka socde

  • @fardusali5547
    @fardusali5547 Před 12 dny

    Beenta iska daa haad kaal kum dawaan doono haan buun buuni cadowg

  • @yusufmagan6582
    @yusufmagan6582 Před 11 dny

    Beenaale war ilahay kabaq hayna ceebayne

  • @yasinmohamed8311
    @yasinmohamed8311 Před 11 dny

    Dad adigaa u liita heegona dadka ceerigaabo isu soo baqtiin maayso oo wax jecel isaga dhigi maayso ee huuno ceerigaabo adiga iyo adeerkaa musa dameer mooyee inaanay maanta lahaayn cadow kale waay garanayaan xaquna waxa weeye in adeerkaa musa dameer iyo inta eeyda ah ee quruntay hadaan laga qaban somaliland ayaanba sii jireeyn reer ceerigaabona waay noolaan dalkoodana waay ku noolaan somalilandna hadaay lexjeclo kaa haayso adeerkaa musa dameer ka qabo

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před 11 dny

    Beenaale. Ceerigaabo. Adeer way dhex joogaan. Ha waalan. Dabacayuun

  • @Starlightinthenight123

    Waar. Oodaysha. Isaka. Dhigaay Madax. Soomaaaliida. Ee. Shaadhadhak. Isu. Ee. Oo. U. Xiisaaya. Dadk. Dhiigoida. Oo. Umada. Waada. Deegaan. Isuku. Diirasaa. Waa. Wada. Gaadha. Saabo

  • @Dulmi_diid123
    @Dulmi_diid123 Před 11 dny

    Waar beenta iska daa miyaanad Muslim. Beentu waa xaaraan.inkasta oo aan hore kuu arkay wXa aad thy isku dire.

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann Před 11 dny

    WALAAL XAQIIQDA ANIGAA KUU SHEEGAYA. SOOMAALI OO DHAN WAXAA KA GO,AN IN DALKA SOMAALIYA ITHIOPIANKA IYO KUWA RAACSAN LAGA QABTO. JABHAD GOONI ISU TAAG DOONEYSA LAMA OGOLA

  • @Umo580
    @Umo580 Před 11 dny

    BEEN WAAS REER MURQAN LAAN BOQOL JIR BEEN LANOOL FIRDHIYE WAA IDOOR FIRDHIYE 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @aaranherbal6526
    @aaranherbal6526 Před 11 dny

    Beenaale

  • @nathra7351
    @nathra7351 Před 11 dny

    Jabuuti hal madfac baa kufilan. Tan somalilandna. Ilaahay ilaasha horena ilaahay dòwladii faqashta ahyd ka xoreeyey maashalah dhilkii awliyada cadowgeena waaynu ka adag nahay waa dalkii ilaahay oo ay degan yihiin dadkii ilaahay bilaa caqligu wuu jabayaa ishalah guul somaliland ishalah

  • @munayousuf-ct4hl
    @munayousuf-ct4hl Před 12 dny

    Kadaab iidoorba Jaamac siyaad ayaa ka adag

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg Před 11 dny

    Meelksta waata muse wuu baabiyaaye talo adiga ku nool Iya du kuguma noola muse siysad xumadisa meelksta qori daba ayu galiyaaye

  • @user-ko4tf9fc8u
    @user-ko4tf9fc8u Před 12 dny

    Af qadhmuune huuro heego smland siilkaaga ku xaree qabxad dhilo ah❤😂🎉😢😮😮😅😊

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 Před 12 dny

    Siday somaliland tahay hadaan muuse biixi la qaban waa bur bur dalku sababtuna waa nin fadhiid ah oo tahli kari waayey inuu guul ka gaaro dagaalkii laascoonood iyo khilaafka gudaha somaliland waa ninkaa aan wax ficil ah samayn karayn oo hadana iska odhanaya dalka loo biqi maayo

    • @safiaibrahim8513
      @safiaibrahim8513 Před 12 dny

      Muuse bixii haadanu joogin fuutada laagu qooyn llaahe illaheye iyo muuse uugu mahada naaqa

  • @abbdll
    @abbdll Před 12 dny +1

    Ninkastaahi tuuladiisa ha xumo. Raggaas dhulkooda udaaya

  • @saleebanshire1427
    @saleebanshire1427 Před 12 dny

    War wuxu feleysanaa oo been badanaa ma reer abaarso baa?