SOMALILAND HA BURBURTO HADII UU SHAQAYN WAAYO SHARCIGU INA ABIIBNA BORAMA HAYSKA DHEX BOOD BOODO!!!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024

Komentáře • 147

  • @ukulm6841
    @ukulm6841 Před měsícem +15

    Cirjiidh TV waa xarun u soo bandhigta bulshada reer somaaliland Ali ismaciil Arab na waa hal yey qaran oo ay jecel yihiin ummadda reer soomaaliland........

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi Před měsícem +3

    Cirjidhow salutations buddy.
    Keep up the good work going through forward.

  • @user-rm1tl1np1j
    @user-rm1tl1np1j Před měsícem +3

    Sharcigu ha shaqeeyo

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn Před měsícem +2

    GEESI QARAN NOLOOW❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤GUUUL IYO GONONIMO SOMAILAND

  • @user-yc2db4hc9w
    @user-yc2db4hc9w Před měsícem +5

    Guul somaliland ❤❤❤❤❤

  • @mustafehussein288
    @mustafehussein288 Před měsícem +1

    Hambalyo Cirjiidho TV fooda waa kuwaa galiyey 20-kii masha Allah. Halkaasaynu ka wadaynaa…Caloow aayadii gacan furnaanta ka sheekaynaysay sawdigaa cantuugay kk

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Před měsícem +1

    Axmed Yasin Sh. Cali ayaanle wuxuu ahaa parliamentkii uu Madaxwayne Rayaale Golaha ka qafishay, ma kaasaa nin parliamentka ka baqayay ahaa
    Rayaale kii gudoomiyayaal xisbi sida xirsi gudaha dhigay buu ahaa waliba kuwii dalkan xoreeyay sida Allah ha u naxariistee Maxamed Xaashi Cilmi Dr. Gaboose iyo Jamaal Caydiid

  • @abdiismail6805
    @abdiismail6805 Před měsícem +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdullahimuhumed5526
    @abdullahimuhumed5526 Před měsícem +1

    Mansha Allah

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Před měsícem

    WAXAAAN JOOOGAAA WAJAALE SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUUL Somalia 🇸🇴 awdal tatis of Somalia 🇸🇴 guuuuuul awdal tatis of Somalia awdal tatis JAMUURIYADAA awdal tatis borama awdal

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 Před měsícem

    Good bless republiken of somaliland ❤❤❤

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 Před měsícem +2

    ❤cala nin adag pak mujahid❤
    Somaliland Guuuuuuul ❤❤❤

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Před měsícem

    ADEER ADEER WAR BADAN LOOMA BADAN NOOO ADEER CIDII KUFXI IYO CIDIINACEB WAA awdal tatis borama awdal tatis of Somalia 🇸🇴 guuuuuul

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Před měsícem +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-nr8sb8ls6y
    @user-nr8sb8ls6y Před měsícem +1

    Maxed abiib intu borama tegay. 2 laba Nin oo Isaaq ah Ayuu mid na borama kayidhi hadhaci mid na ka salaamay waa mouse iyo xaashi

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před měsícem +2

    HABAR JECLOW KALA DOORTA XIRSI IYO SOMALIAND???

    • @samirr546
      @samirr546 Před měsícem

      Xirsi cid dooranaysa ma jirto aan ahayn walaalaheen koonfur.

  • @XuseenCalancas
    @XuseenCalancas Před měsícem +1

    Ninka buurta galaa waa nin baqaya balse ninka banaanka qorigiisa islaso taaga wuu isku kalsoon yahay

  • @user-ms1rg5cr1k
    @user-ms1rg5cr1k Před měsícem +1

    Cali ismaciil waxan dhacayaa wamxay sharcigu mawuxuu qabanayaa masaakiinta iyo danyarta

  • @user-dd3yu1nn7p
    @user-dd3yu1nn7p Před měsícem +2

    Cali warka naga daayoo goormaa la arkayaa Jabhaddii CIRJIIDHO😄. "Habraa La Isku Dhaafaye Haddaanan Habaryartay Keenin" VIVA SOMALILAND.

  • @Cabdirashiid-ct9ui
    @Cabdirashiid-ct9ui Před měsícem

    Waaryaadheheen odayganiwaa asaasaqe muxuukawaraysanayaa wariyuhu xaraanbuucunaye❤❤

  • @users26ajmed
    @users26ajmed Před měsícem +2

    🌹🌹🌹👍👍

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 Před měsícem +1

    Asc waxad tahdin fun and smart Mujahidi Ali guul Somaliland ❤

  • @shakiibfarah152
    @shakiibfarah152 Před měsícem +2

    Cirjiidho tv ❤

  • @MohamedHussein-yz2gp
    @MohamedHussein-yz2gp Před měsícem

    Yes my brother is correct Abiib is a con man and he contravened his oath to the parliament of Somaliland and should be held accountable for his treason act against the Somaliland and we are prepared to defend the rule of law and anyone who breaks it will be prosecuted.

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Před měsícem

    HADAL BADAN LOOMA BAHNOO ADEER WAA AWDAL TATIS OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL GUUUUUUL JAMUURIYADAA awdal tatis of Somalia 🇸🇴 guuuuuul

  • @user-hu4ts1dw3c
    @user-hu4ts1dw3c Před měsícem

    Gudoomiye sare xirsi cali x.xasan laandheere laandheere dhalay madaxweynaha somaliland ee mustaqbalka ❤❤❤❤❤

  • @user-zw6wl9hc7c
    @user-zw6wl9hc7c Před měsícem +1

    Sharcigu ha shaqeeyo ama ha dunto meeshu kuwa isaaq ah gaar ahaan jeeganta sida xirsi gaab tuug tuug dhalay isna hala soo qabto

  • @khadarhajjiahmed
    @khadarhajjiahmed Před měsícem +1

    😅😅😅 garac kulahaa telephone aan kaso waco ma haysataa😅

  • @lahass7665
    @lahass7665 Před měsícem

    Riyaale allaha hadayee oo allaha cimriga ha u dheerey aqalka barlamanka uu xidheyba

  • @user-xj9vk8dk2o
    @user-xj9vk8dk2o Před měsícem +2

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 Před měsícem +1

    Illaa 2017kii waxa horjoogsaday inuu xeerku shaqeeyo waddani oo qabyaalad,cay iyo ku waday kulmiye gaar ahaan muuse.

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Před měsícem

    REE AWDAL TATIS KAAAAAAAA WAA AWDAL TATIS OF SOMALIA 🇸🇴

  • @user-kw9di6lk9t
    @user-kw9di6lk9t Před měsícem +1

    Hadaan kadhiibto aragtidayda marka hore ururkii wadani ayaa jabhad saaray oadayaashi habarjeclo ayaa u afduubay 3dex xisbi imikana arab baa buurta fuulay waxaan kutalinlahaa in sharciga latago oo maxkamada sare lays kulatago wixii kasoo baxana halagu ganco

  • @user-ms1rg5cr1k
    @user-ms1rg5cr1k Před měsícem +1

    CALIYOO SACAD MUUSE MALE JABHADE GAFKA KADAA JABHADA HACAAYI NE

  • @burcaawiilkacase4764
    @burcaawiilkacase4764 Před měsícem +1

    Ma mohamed Abiiib baa maanta halkaaa inoogasoo bood boodi lahaa😂😂

  • @cawaalexuseen
    @cawaalexuseen Před měsícem

    Asc mujaahid guul. Guul halka kawad difaaca dalka

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi Před měsícem +1

    Cirjidhow iyo ubaxle Media 24 Birmingham UK Weldon wisdom attain keep up with the big western hemisphere and global proxies agreements catalyst USA and alliances.

  • @sawhadhiyemedia2984
    @sawhadhiyemedia2984 Před měsícem

    Subxaan alaah ma diinta iyo somaaliland ayaa siman sakhraan waynaaday

  • @abdilahihasandiriy
    @abdilahihasandiriy Před měsícem +2

    Hambalyo hambalyo geesi cali duulduul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před měsícem

    MAXAMED ABIIB WAA NIJAS DALKAN BURBUR BUU CADAWGA USOO RAACAY CUNUGAA HALAGA TUURO XILKA QARANN KA SHARCI JEBINN

  • @iali8540
    @iali8540 Před měsícem +1

    Dawladu shaqadeeda haka soo baxdo xildhibaanadan kibreyna wax halaga qabto.

  • @bashehusien3810
    @bashehusien3810 Před měsícem +1

    Sababta aad dan iyo duco aad jabhadda ugu sheegtaa waa maxay ninkow?

  • @user-tw6pw2dd9i
    @user-tw6pw2dd9i Před měsícem

    Xumaan iyo xanuntv

  • @mohamedfaarah6767
    @mohamedfaarah6767 Před měsícem +1

    Cali kusoco maxamed abiib waa qorax sii dhacaysa filmkiisa walasoo afjaraya

  • @fatimafatima4425
    @fatimafatima4425 Před měsícem +1

    ❤❤❤❤ guulaysta

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Před měsícem

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙌🏻🙌🏻🙌🏻🙌🏻🙌🏻🙌🏻🙌🏻🙌🏻🙌🏻🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 HADAL BADAN HAAAN MA BOOOXSHOOO ZXIB ZXIB WAA AWDAL TATIS OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL 🇸🇴 OF SOMALIA GUUUUUL

  • @safiakhalinle204
    @safiakhalinle204 Před měsícem +1

    Waarunta afgikimago somaliland guul❤

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 Před měsícem

    TAAS AYAAN TAAGANAY HADAANU SHARCIGU SHAQAYNAYN SOOMALILAND JIRI MAYSO
    BALSE WAXAAD OGAATAAN SOOMALILAND IMTIXAAM AYAY MARAYSAA IYADA IYO ADUUNKU MARBAY WADA OLOLAYAAN HADII SOOMALILAND WEERARKA LAGA DAYN WAAYO WAA LAWADA GUBAN

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Před měsícem +1

    ❤😂😢❤❤❤❤❤❤

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg Před měsícem +1

    Ali duuldul weriye raag cadaata wadaniya dalkìss jecel noolow adeer

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před měsícem +1

    Maxamed xabiiib olole ayuu waday

  • @sultanahmed5021
    @sultanahmed5021 Před měsícem

    CALOOSHII U SHAQEYTE CALI CAAWA MARYUHUU TUUREY, HADDUU MUUSE TAGO WUU KA JAQAAFIN DOONAA

  • @advyser
    @advyser Před měsícem +1

    Somaliland ha noolaato oo ha waarto

  • @user-ms1rg5cr1k
    @user-ms1rg5cr1k Před měsícem

    Cali waxan ciidamada turkiga ee kusoowàjahan bilkabadi qodista shidaalka xeebaha Aliya oo dhameystiran

  • @waaberi4446
    @waaberi4446 Před měsícem +1

    Cali ismacil halo magacaabo wasiirka warfaafinta. Doqonto dhan isaga buufin lahaaye...

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi Před měsícem

    SOOMAALIYA,
    WAA HAL DAL,
    EE HORAY HALOO SOCDO,
    DALKA SOOMAALIYEED,
    #CIIDSMO,
    GUMEEYSI AYAA XOOG KUHAAYSTA
    KHAASATAN
    #XABASHI IYO MAREEYKAN.

  • @mursalabdi4546
    @mursalabdi4546 Před měsícem

    Guul saxiib

  • @m.khadarhassan8637
    @m.khadarhassan8637 Před měsícem +1

    Calaaw sxb waad ku celisay ee awal wali jabhad muu samaysan ee ilaa imika Somaliland tii kaloo dhamayd way samaysteen marka laga reebo Arab iyo Awal, laakiin dhawaan ayaa la samayn doonaa

  • @sultanahmed5021
    @sultanahmed5021 Před měsícem

    SAXANKA BARIISKA AHI DHIB BADANAA

  • @ahmedkahin6569
    @ahmedkahin6569 Před měsícem

    calankii somaliya ayuu gashan yahay madaxa xeer ilaaliyuhu haku soo oogo kiiska cali duulduul

  • @muxyadiincabdi8570
    @muxyadiincabdi8570 Před měsícem

    Caac caac carwaalo xaasid
    Afloo ciilqabe abroad aragtaa

  • @cabdinuuromar5088
    @cabdinuuromar5088 Před měsícem

    Maad kadeysaan sharcigiina guracan laascaanood baadkuweydeene

  • @user-ih4nk6zk6z
    @user-ih4nk6zk6z Před měsícem +1

    Democracy is majority rule minority right. Arab soo baligubadle madagano Dee garxajis xageey dagaan?

  • @charmarkeabdillahikamil464
    @charmarkeabdillahikamil464 Před měsícem

    Adeer oday Cali waa la bartay markaa magiciisa waxba ha noogu celcelin kaaga sheeg oo nin iska dhig !!!

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před měsícem

    JABHADANI WAA TII DORASHADA SOO AFJARAYSST HALKII GARXAJIS HJ MARISSY ARAB HALA MARIYO

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před měsícem

    HADII SHARCIGU SHAQAYN WAAYO WATH KIND OF DOWLADNIMO????

  • @dibinleebmedia
    @dibinleebmedia Před měsícem

    DUULDUULOW WAX ISKULA HADH, HARGEISA AYAA LAGU IIBIYAA BASABOORKA SOMALIA MISE SHARCIGU WAA LA JIIFIYAANA BANAAN!!!!

  • @jimcaalexasanjimcaale9477
    @jimcaalexasanjimcaale9477 Před měsícem

    Borama dariiqii laascaanood martey ayey martey.
    Macnaha no more sland

  • @Axmed-h2h
    @Axmed-h2h Před měsícem

    Culimada gafka kadaa abwaan,dadka aamada ah ayaa yidhaa culimadu lacag ayey haystaan iyagoo daganansho hooda iyo khamiiskooda cadee iska kaawiyadaysan moodaya inay lacagi ka caday,taasina waa jahli iyo been.
    Midakale lacagta ulimadu khayra ayuu kii hayaa ku bixiyaa waliba badanaa si'qardoon.

  • @AhmedIlyas-d1y
    @AhmedIlyas-d1y Před měsícem +1

    Cali duldul mjhd

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 Před měsícem

    Cali DUUL DUUL GEESI QARAN

  • @abirashiidaadan3496
    @abirashiidaadan3496 Před měsícem

    Kaga yarna sawka maxamuud xaashi u shaqeeya.

  • @sultanc.kariim9366
    @sultanc.kariim9366 Před měsícem

    Hunguri xume umadu way kula yaabantay xishood

  • @user-yi1nu9ne8t
    @user-yi1nu9ne8t Před měsícem

    Aliyow
    haka yabin in kuwas inaxukuman.xoogba waxa lagu ka qadi.

  • @user-iz4tc3kh5q
    @user-iz4tc3kh5q Před měsícem

    Somaliya waxey la midobeysa somaliland calanka towxidka casimda hargeesa

  • @MawliidIimaan-xz8nz
    @MawliidIimaan-xz8nz Před měsícem

    Oday cali waa salamantahay beesh arab iyo cabashada mujahid cabdilahi dirawal inla dhagaýsan waya waa ayan daro mudani dalkan usoo halgabay baryoamo bulshada reer somaliland ayay ceebku tahay inu maryotamo mujahid cabdilahi diawal wanu tageer sanahay jabhada arab hadan nahay reer gabilay waan garabtagan nahay

  • @Xamdakalgacal
    @Xamdakalgacal Před měsícem

    Hoyadaa jabuutida kawas nacas nacas dhalay sowtii shalay dhulmahante ku garacayey sowkii hubka ku sinayey doqon yahay

  • @abdimuse1620
    @abdimuse1620 Před měsícem

    Ciidankii axmaaradu laysay ee tababarka ku maqnaa maxaalgayeelayaa ?

  • @Ugbaadkoshin
    @Ugbaadkoshin Před měsícem

    Udub waxa lahaa Cigaal Daahir rayaale iyo boorame ma lahayn intuu madaxwayne ku xigeen Cigaal u Ahaa waa la ogaaa Beenalay Taariikhda ka dhigayaan bay ka mid tahay udub laanu lahayn iyo 1960kii inay ragii xornimada keenay qaar Aan jirin ku darsadaan

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol Před měsícem

    Oday dhintay doqon ah oo hamen iyo dharar kalaguraya rer sheick issaq iyo iskudirkoda iyo dhibkoda gof imriga joga iskudiir waxa kalita wariye kushegyada nacaaskaan waresanaya jibouti lacaagta shacbiga kagajonayaan jibouti bagayadeda tala lanteedna jibouti manolakaro

  • @prosl11
    @prosl11 Před měsícem

    Sharciga muu madaxweyne muse qabto mise dadka kale ayuunbu qabta adeer meesha cadaalad baa loo bahaan yahay

  • @aboubakaryousuf3543
    @aboubakaryousuf3543 Před měsícem

    daroogeyste nin weyn bal day diinta iyo buuga qaaxo lagu qoray ayuu is bar,bar dhigayaa waa saaqid nin weyn

  • @advyser
    @advyser Před měsícem

    Aflaagado iyo danbi weeye Inaad tidhaah wadaad oo dhan waxu ku qoran lacag

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 Před měsícem

      Waliga maad aragtay wadaad dhuuban waana bakhayliin ma bixiyaan lacagaha tabaruca waxa aan ka hadlaya kuwa qorbaha

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 Před měsícem

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa hadduu tegay safaaradda somalia wuu u shaxaad tegay.
    2.0. Wuxuu dhisanayaa guri dhawr qol ah waxaanu u doontey tuugta fadhida djibouti ee dhaqaalaha somalia dhacda wuxuu shaxaad tegay.
    3.0. Waar naga jooji waxan aad akhrineyso waxa xaqiiqo ah inuu cabdiraxman cirro isagoo u shaqaynaya siiraanyo iyo madaxeeynaha muuse biixi cabdo inuu khadyaan ka dhigay daahir rayaale kahin.
    4.0. Tiraba 3 jeer buu qoful ku dhuftey xafiiska baarlamanka. 5.0.Waxana la arkayey cirro oo sii cararaya lamiga dhakhtar hormarta oo qaylinaya.
    6.0. Waxa barbar yaacayey kooxo farabadan oo baarlamanka ka tirsanaa.

  • @SharmakelbrahimMohamed
    @SharmakelbrahimMohamed Před měsícem

    Oo talow beesha Arab maxay samaykaran buurba malahe horta buur hasamays teen Ama haso kirays teen

  • @salmamohamedsalma5817
    @salmamohamedsalma5817 Před měsícem

    Da"daadiyo hadalkaagu isma laha

  • @DaudhssenAli
    @DaudhssenAli Před měsícem

    M.bixi farmajo marku lashirayey xaged jogtey cunsurii nimada nagalataga m.abib geli abaha mudhin hadu bodo dal iyo dadkisa ayu kubodbodey adero

  • @abdiazizhussein696
    @abdiazizhussein696 Před měsícem

    Alidaacun arimaha diinta haa ku gubaan ee waxaga kale iska shuub ali daacunow

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 Před měsícem

    Caliyow kan kaa hoos hadlayaa xoolaha wuu ka caqli liitaa xitaa ma garanaayo sharciga isoo baxu waxay kala yihiin

  • @mohamedwarsame8680
    @mohamedwarsame8680 Před měsícem

    Caliyoow Faashuushta Karbaash oo haw tudhin.

  • @user-kq3vf4hx1m
    @user-kq3vf4hx1m Před měsícem

    oday baa.lagu.moodaa hadana
    waxaad kuhadleysaa afkii munaafaqiinta

  • @somomoussaainan8449
    @somomoussaainan8449 Před měsícem

    Kanni usaaqransanyahay reerba aw iyakule

  • @user-hu4ts1dw3c
    @user-hu4ts1dw3c Před měsícem

    Iska hadlaw ina igare war waa laydin fahansan yahay

  • @somomoussaainan8449
    @somomoussaainan8449 Před měsícem

    Wa oday saqransan

  • @alihussein2817
    @alihussein2817 Před měsícem

    Ali DuulDuulow Sacad Musse waxay lahaayeen (Hoodaale)

  • @ahmedwairah9489
    @ahmedwairah9489 Před měsícem

    Dee maxaanu dhegeysanaa waa uun uu aa kkk.

  • @moktarabdi7646
    @moktarabdi7646 Před měsícem

    Odaygan dowlad waxba kama garnayee maa la iska daayo,

  • @mohameddahir7293
    @mohameddahir7293 Před měsícem

    Kani waa Doqon wax ma sababayn karo.

    • @IbrahimAhmed-kf3lv
      @IbrahimAhmed-kf3lv Před měsícem

      Adigu maxaad ku cadaynaysa in aad fariid tahay. 😂😂😂

  • @medideabdi7397
    @medideabdi7397 Před měsícem

    Taasi waa ti somaliland babinaysay