Mustafa Martin iyo Ali Harare oo falanqeynaya Somalia iyo Somaliland

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 2. 07. 2024
  • Mustafa Martin iyo Ali Harare oo falanqeynaya Somalia iyo Somaliland
  • Zábava

Komentáře • 119

  • @user-dd3yu1nn7p
    @user-dd3yu1nn7p Před 2 dny +25

    Saaxiib, waa hees saxa oo ka timi dareenka dadka Somaliland meel kasta oo ay joogaan. Nin ku neceb jecelow, nin ku jecelna necbow waa nacasnimada ugu weyn ee dadka Somaliland lala doonayo. Sidaa heesto tilmaamayso ayaa maanta Somaliya iyo Ethiopia u kala taagan yihiin qaranka Somaliland. VIVA SOMALILAND.

    • @Hagimumin
      @Hagimumin Před 2 dny

      QOFKA WAA IN UU DHADHAN SADAA WUXUU LEYAHEY, ANIGA XUMAN UMA QABO QOFNA LAKIIN RALI KAMA NOQONAYO IN DHUL SOMALIYEED LA SIIYO GUMEYSTE AAN ARAGNEY DHIBTA UU U GEYSTEY SOMALIYA, SOMALILAND WALIGEY WAN KA XUMAA IN AAN LOO OGONAAN IN AY GAARAAN KURAASTA UGU SAREYSO DAWLADNIMADA SOMALIYA WAANA SIYASAD XUMADOODA IN AY MANTA WAA GOSANEYNAA DHAHAAN BEY DHASHEY KA SII DARAN IN AY DHULKODII AY SIIYAAN ETHIOPEAN OO AH CADOW SOMALIYAAD CAQLIGEE BAAN KU GAKARTEY MISE SOMALI XUMEE KALIYA AYEY KAA TAHEY, LA IDINKAMA YELAAYO EE OGAADA HADII AAD WALAN TIHIIN SOMALIWEYN BAA IDIIN FAYOW OO GACMAHA IDIN QABANEYSA IA.

    • @user-ov2wz5eh9u
      @user-ov2wz5eh9u Před 2 dny +1

      Saaxiib ha oran Somaliland hana aran isxaaq ee waa inyar asalkood amxaaryahay mana afduubi karayan umada

    • @zakihaile9736
      @zakihaile9736 Před 2 dny

      Kaansi waa adiga fikirkaaga iyo ka deegaankaaga dadka ku nool kula aamin sanyahay waa se hadaad wax ka badali karto anigu garan maayo goorta koonfur somaliwayn noqotay markaa rayi maad leedahay lkn malihid fikir aad wax ku badali karto u get it!

    • @user-ov2wz5eh9u
      @user-ov2wz5eh9u Před 2 dny

      @@zakihaile9736 rayigaa SYL ayaa lahayd SYL ma reer waqooyi ayay ahaayeen

    • @zakihaile9736
      @zakihaile9736 Před 2 dny

      @@user-ov2wz5eh9u isku day inaad qoraalka fahanto Somalia is somalia vs Somaliland is Somaliland end of the topic different states different countries

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v Před 2 dny +3

    Absolutely Libaaxa libax dhaley Mr Martin ❤

  • @shukrimohamed8518
    @shukrimohamed8518 Před 2 dny +7

    Ali afka kahare 👈🫷(Somaliland guul iyo gobanimo🎉❤🌹) Illahey haku cafiyo 😂😂😂

  • @nimojirde8252
    @nimojirde8252 Před 22 hodinami +1

    Allow Soomaaliland indha xaasidka qabo Aamiin

  • @Taarikhcad1311
    @Taarikhcad1311 Před dnem +1

    Martin waa wadani qarankiisu jecel si fiican oo diplomati ah ayuu ugu baxay iyo qosol cajiib ah. Allow sahal amuraha

  • @ayansalah7440
    @ayansalah7440 Před 2 dny +1

    Well done martin today you really answered in a right coz this guy he said so when he is laughing

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 Před 2 dny +1

    Mansha allah

  • @ayansalah7440
    @ayansalah7440 Před dnem +1

    Qosol iyo kaftan ayuu ku dhamaystaa hadalkiisa ninkan Martin la fadhiya ilaahay ha xafido muse bihi kuligiin xanuun muse la yidhaahdo ayaan idunku dhacay walaahi

  • @halimosugule76
    @halimosugule76 Před 2 dny +2

    Taladaada daacad ka show talaxume

  • @user-yc2db4hc9w
    @user-yc2db4hc9w Před dnem

    Heestan waa sax macnuhu ma aha somalida waxa nagaxiga xabshi aa wa dawlada somalida aa xasidinta ah aa nacaybka uqaba somaliland Guul somaliland ❤❤

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Před 2 dny

    Mahadsant walaalkey cali xaraare❤❤❤❤

  • @IdilCabdi107
    @IdilCabdi107 Před dnem

    Heesta Daha waa sax waana run waxay ka hadashay,
    Hargaysa oo dhan baa abaal marisay
    Maati adiguna fulanimada iska daa waxa tahay Somalilander weliba reer burco ah

  • @niciimacilmi-4597
    @niciimacilmi-4597 Před 2 dny +2

    kkkkkkk walhi hestanii cadwgii yaryar iyo wawenkiibay so hurguftaay lakiin hesa iyo fiiciil iyo caqlii iyo hormara iyo waxa walba oo karbasha ahba uu diyar noqdaa cadwooow😂😂😂

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v Před 2 dny

    Absolutely

  • @Hagimumin
    @Hagimumin Před 2 dny

    MASHA ALLAH, ALI XARAARE MEEL BAAD KA SOO BAXDEY WALAALE KHEYR BADAN BAN KUU RAJEYNAYAA, SIDAAS KU WAD SOMALIYA CIDNA UMA MAQNA CEELNA UMA QODNA.
    Ka fa’IDEYSO WAA SADAQA JARIYA WANAAGA OO MUSLIMINTA AMA BANI ADANKA LOO SHEEGO, BERI AYEY KU ANFI MALIN BAHIDA SAMA KATALIS AY JIRTO AYAAD KU BAXSANEYSAA IA KHEYR BADAN SC.

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 Před dnem +1

    #ALI_XARAARO WAA JAAHIL MARAYKAN WAXAA MADAXWEYNAYAAL KA AH 88JIR MARKAASUU LEEYAHAY SOMALIA IYO SOMALILAND DADKA WAAWEYN HA ISKA ERYAAN JAAHIL

  • @KhayreAli-q7m
    @KhayreAli-q7m Před 2 dny +19

    Ethiopia and Somaliland successfully 01.01.2024

  • @calicraxmancalicraxman7115

    Cali xaraare waa cunsuri.

  • @niciimacilmi-4597
    @niciimacilmi-4597 Před 2 dny +1

    hortaa hestaanii waxay tiimiiday wakhtiigedii wayo way fiicned iinuu daho gay sameyaay walhi waxan og nahaay xamar waa cadwoga kobaad ee reer somaliiln waa daad jiirya hortiin dabadiinaa way jiiriidonaan alle jecel Alxm

  • @hoodohoodo9532
    @hoodohoodo9532 Před 2 dny +2

    Kuye wa mid madadaale ah, waar isla xishood xaraarow, waad xaartey eh 😂😛waxba ku hadlimeysid eh.

  • @dirayaabdalla5107
    @dirayaabdalla5107 Před 2 dny +1

    Hi

  • @Taarikhcad1311
    @Taarikhcad1311 Před dnem

    Dani wuxuu yiri sheekhiisi maD sheegtid xawaankiyow Xasan sheekh iyo Muse bixi sheekhyadood waad sheegta

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 Před 2 dny +5

    Ali doofaar

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 Před dnem

    Waa sax heestu

  • @Mullaaxo
    @Mullaaxo Před 19 hodinami

    Martin waa daacad lDadkisa iyo dalkisa jecel isagoon cina xag xagann buu ka baxay hadalki well done

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r Před 2 dny

    Tollway habarayoonisa waxaya u ahabaradaan caamadoo cuqaashooda mutacalimiintii waa maxaya ee shisheeya ugu niikiyaana walee farabaa ku godan reerka???????

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Před dnem +1

    Xabada somaliland xanuun kululaa 😂😂😂😂😂

  • @Taarikhcad1311
    @Taarikhcad1311 Před dnem

    War Martin si fiican u jawaab ee qosolka maala yacnig iska daa. Muse daba taagantahay ka har Ali faqasho. Amxaaro waxaa kuu keenay adeerka C/laahi yuusuf

  • @user-sn3on3mn2s
    @user-sn3on3mn2s Před 2 dny

    Waxan ka dhammaan la'nahay "zero sum game".Waxaa inagu dhacay asalguur. Curinti iyo halabuurkiina wuxu noqday dhanka xun keliyah

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r Před 2 dny

    Xamar waxaa laga ilaawa xigamadii iyo muratidii maxaya kusoo jawaabeena ceeba. Waa dameero ufa ufa

  • @zaki7231
    @zaki7231 Před dnem

    Shacabka Somaliland waa wadaniyiin oo hiil iyo hooba wadankooda way usoo hureen waliba Somaliland waxay ahayd badankoodu kuwii 77ki ka qaybgalay dagaalkaas hadana anaga ayaa dooranay in aan iskaashano wadanki 77ki lala dagaalamaayay 💪Guul Somaliland insha Allah

  • @aminamohamed847
    @aminamohamed847 Před dnem

    Heestaa reer Somalia ayaaba wax weyn ka dhigey.
    Haddii ayna u jawaabin oo ay iska amusaan halkaaba ma gadheen .

  • @rashiidhassan7963
    @rashiidhassan7963 Před 2 dny +2

    Cali munafaq oo anay umuuqan uxu ku dhaqmo xumaanta usameeyo

  • @user-vp6xv2xv5r
    @user-vp6xv2xv5r Před 2 dny

    Mr Martin niikisaka dhaaf oo heesta xaqiiqda jirta ka tarjumtay ee maafiyada xamar ee malafsigu midnimo yaqaan,, tusaale turkiga waxay shuurud la,aan ku siiyey khayraadka wadanka oo dhan boqolkiiba sodon si ay u joojiyaan mou oo xataa aan garanayn hadii ay joojin kari waayeen maka fakireen hishiiskii dhibta uu ku keenaayo?!! Ka caynka xumaha ka gaadhay miyaanu cadow ahayn

  • @Beru700
    @Beru700 Před 2 dny +1

    Muuse juudan iyo xasan sheikh magafe..
    Waa uun laba tuug oo aan qiimo lahayn 😂

    • @Abdirahman-1020
      @Abdirahman-1020 Před dnem +1

      Harti gaajo iyo dhu qarfo ah kunool ayaadtahayoo qalbadaa kumadaw ee hantiilayaasha labada dawladood ixtiraama adeer

  • @user-ed2xt6yn5j
    @user-ed2xt6yn5j Před 2 dny

    Waxani waa noocma barnaamij Masha ee nin hataatacaya

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Před dnem

    wersan jeedal iyo yusra yuusa

  • @user-zp5gw2yw8y
    @user-zp5gw2yw8y Před dnem

    Ya liyara soomaalilan gobolada waqoyi baan u naqaan

  • @user-dz1tc9tp7q
    @user-dz1tc9tp7q Před 2 dny

    DheerBaax jinba iyo mjeerteen baaa u hoorsey

  • @garada6921
    @garada6921 Před dnem

    HEES MA AHA EE WAA NAXLI IYO XANUUN LAGU SOO DHEX TURAY UMADA WAA UUN MUUSE GURUUB OO QALBIGA KAJIRAN OO WAA POOL SHEED

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j Před 2 dny

    waa hees wanaagsan reer soaaliaan wayi ka heleen xamar waayi naga fogtahayi adiis ba nooga dhoowo

  • @engbashirali9592
    @engbashirali9592 Před 2 dny

    Mey soo hurgufinee wey soo caytameen reer somalia hadalka meeshisa loogu taga mustafow.

  • @queency7943
    @queency7943 Před 2 dny

    Walla nimo way hadhay ee haku riyoonina Somaliland waa soomaali waxay ku hadlayaan afsoomaali adigu af samayso

  • @user-nm7mz9jh2d
    @user-nm7mz9jh2d Před 2 dny

    Waraabaha soociyee Dadkuna,ay your, dhahaan,wuxuu dhaamaa,dhawaaqba midaan lahayn,Dhallaankiyo Maqashana dhammayn, waxba na ,an dhaafahayn sidana waxaa kadhigan Somaali labadeeda dhinac

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827 Před 2 dny

    Afqalooc soomalliland wuxuu ka neceb ma jiraan laakiin😂cidna u joojin mayside

  • @user-yc2db4hc9w
    @user-yc2db4hc9w Před dnem

    Labadi nuba waa ogtihin runta aa ku hadlaw

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 Před 2 dny +1

    Ali xaraare Daaqadan yar waxay kow ka tahay meelaha dadka kala fogeeyay ,waxaad ku difaacdaa Hadhaagii Faqashtii somali halkaa dhigtay ,waxaad ku durtaa dadka mudan ee somalia iyo somaliland , wadaniyad waxa baabiiyay Adiga iyo noocaaga oo ilaa maanta le Afweyne ayaa wanaagsanaa oo aad daaroodnimo uun ku difaacayso ,somalinimo beena Amxaar baa nooga dhaw,

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo Před 2 dny

    Titleka video-ga waa qalad. Somalia waa hal dal, waxan kale ee aad sheegeyso Somalida kala xishoo. Reer ma noqon karo qaran lama garab dhigi karo jamhuuriyada dhan🇸🇴❤️

  • @jamagure9351
    @jamagure9351 Před 2 dny

    Mahadsanid Ali xaraare, aadban ugu riyaaqay caawa bernaamijka aad keentay iyo sida aad Somali ula hadashay.
    Haka daalin oo badi bernaamijyada noocaas ah- mahadsanid mahadsanid

  • @abdimajid2893
    @abdimajid2893 Před 18 hodinami

    Mr Martin jileecaa kugumaan ogeen ee maxaa ku asiibay waar cida somaliland ay danaheeda ay ka aragto ayaa cid walba noogo dhow ooh oohinta yaraysta xamarey

  • @ugasougaso6091
    @ugasougaso6091 Před dnem

    Cali xaarwayne cuqdad qabe wakaa xaasidki ilmada xumbada daadiyee arkaaaay

  • @fathiomar9667
    @fathiomar9667 Před 2 dny

    .odaygu. wuu madhanymahay

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid Před 2 dny +3

    Alkaki iyo xashiish ayaackulmay

  • @khadijaibrahim3054
    @khadijaibrahim3054 Před 2 dny

    CALOOW WAAN IMID MEESHIINA 2 DIINA WAAN IDIN WAAYEY MARTIN UK BUU KU MAQNAA ADNA CID II KAA KEENTA WAAN WAAYEY QOF KASTA WUXUU YIRI MEESHA MAGARANAYO 2 WEEK BAAN JOOGEY ISKA SOO NOQDEY ANOON BARTAA SOO FARIISAN

  • @mabrukadirir1398
    @mabrukadirir1398 Před 2 dny

    Waar caliyo waanu nacnay somaliya oo waxaan jeclnahay amxaaro ee farah naga qaada oo na daaya

  • @queency7943
    @queency7943 Před 2 dny

    Iskadaa abwaanada iyo sheekhyada Somaliland noo ka hadal kuwa dhalfada iyagu dhuuqaan ka hadlaya iyo umal iyo sheekhyada koonfur ee wax is xoraynaynaada haya tuugyahaw qanjaha xunleh

  • @jkk5560
    @jkk5560 Před 2 dny

    Wakaa qaldan minta kii ugu Rona oo galadu la koray layslaha isna sa su u hadlaya cidan gabigodaba waxba isma dhaman wuxu siyad bare diyaradaha ugu garacay wuu garanayay inay amxaro yar yar yihiin 😅😅😅

  • @roadahasan1491
    @roadahasan1491 Před 2 dny

    Matiin waa nacas ceytamaya oo qozlaaya

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Před dnem

    Waligaaba commentka masax cali bisad nikaar ciirtaa dhamaa caydaa yaqaan Hargeisi waatii intii ilahay ka sokaysa qof kaa dhigtay.
    Dan baa xaasidkaaga
    Tidhi ka guur dariskaaga xune
    Ma lihin cadaw xamar ka daran
    Xaraare iyo kuwa xintama
    Waxaa iga xiga amxaar
    Xurmiyo dharaf igula nool

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 Před 2 dny

    Mustafe baqdin ayu ka qaba in jiilki lagu celiyo markaad aragto sidu u hadlayo, kkk

  • @Taarikhcad1311
    @Taarikhcad1311 Před dnem

    Aliyow axmaar yaa noo keenay ayaad tiri ma ilowday axmaar Muqdisho waxaa keenay adeerka C/laahi Yusuf

  • @abdiganiabdi6385
    @abdiganiabdi6385 Před 2 dny

    Ali Haraare waa qalad heeso ayaa leysku tiriyay waa been. waa hees leh axmaar ayaa Somali iga xiga iyo mid leh walaalo ayaan nahay Axmaar waa iska xignaa

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 Před 2 dny

    Otaa adiigu macafimad qataa

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 Před dnem

    Ali .ceerigaabo magalo harti ba mise musse ismael

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 Před dnem +1

    Illaahey 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤wllo❤isjcl❤iskudanqada❤illahey❤❤hakadhigo❤❤❤cadowyada kudhexjirana rabi heynaga wadaqabto guulesta dhmtin 🇸🇴 🇸🇴 yeey❤horusocod wngsn❤🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 alayaxafidak❤❤❤❤🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤❤

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 Před 2 dny

    Caliyaw

  • @user-vo4tj3zi6h
    @user-vo4tj3zi6h Před 2 dny

    Indha iska riid heesta abwaan daaha sameyey kulaha sadiq baa sameyey kkkkkkkk guusha daaha gaas cirkaay gaadhe maxaydin qaadi somaliland iyo Ethiopia waa walaalo is kaashi lehe badana waay degayan ee maxaad samaayn cirka so gujiya guul somaliland guul Ethiopia

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j Před 2 dny

    ooma awel baa la isku afahaa ma walaweenba afsoomaali taqaanyi isedhabayacaa af soomaali taqaana

  • @Mohamed-un8tk
    @Mohamed-un8tk Před dnem

    MUSTAFE LA QABSO MIDA KALE NINKAAD KABAHAAGA KA TOLANEYSO KABIHIISA AYAA LA,EEGAA MISKIINKA INA XARAARO ISAGOO 60 JIR AH JEEGADU UJARANTAHAY EE CUQDADAYSAN WAQTI HA ISAGA LUMININA 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hah7064
    @hah7064 Před 2 dny +1

    Waar niyow Cali baaladaymood iyo firix-firix badanaa hhhh waxaad moodaa inuu cunay qaadkii Aabbaayaabay la odhan jiray oo qofku iswada xoqxoqo oo uu fadhiga xamili waayo hhhhhh. Ninkan kale siduu u deganyahay ee uu u xasiloonyahay eeg. Caliyow dhulkaad joogto ka faa'iidayso dhakhaatiir fiican baa joogtee, xaga pyschology ga.

  • @falisa576
    @falisa576 Před 2 dny

    Awalba wa la ogaa ilaa dadka
    Somalidiidka hargaysa jooga waxa
    Wada dhalay naago xabashi ah
    Ma anaa yaabin sida yuhuuda iyo
    Maraykanu isku dhaleen bay ilaa
    Isaaq iyo Xabashi isku dhaleen
    Meel xun Alle idin dhig mise somali
    Diid noqde ina kaahin naag Amxaara
    Ba dhashay muuse biixi ayeeydiisna
    Malaha wa xabashiyad duqda Adna
    Adan naagtii so korisay Ingiriis bay
    Ahayd ilaa juquf jaaquf o dhan baa
    SNM ka samaysan tahay

  • @CabdullahiDheere-ik5ew

    Fanka soomaaliyeed oo dhami wuxuu ubaahan yahay jansuureeyn loo mideysan yahay mucaarad iyo muxaafidba

  • @waryaaofficialchannel3323

    Ileen ali xaraare waa horgal asago la leeyahay reer somaliland baatahay buu ka amusayaa micnaha idoorka markuu lajoogo somaliland inuu yahuu u sheega horgal

  • @zakihaile9736
    @zakihaile9736 Před 2 dny

    Ali uraaye marka uu leeyahay luuqad samaysta inuu jaahil yahay waxa kuu cadaynaysa in luuqadu wax badasho ayuu modayaa Ima dawladood ban egelish ku hadala ama carabi ,,, urad umada cunfiga iyo cuqdadan uraysa kala hor kac somaliland

  • @aishabarakalaafikummahadss1670

    Waar kani waa nin madhan annagu awr hallabay ma weydiino xataa ninkii sameeyay ma garanayo

  • @user-ed2xt6yn5j
    @user-ed2xt6yn5j Před 2 dny

    Martinow qalbigaaga iyo afkaaga iswaafaji, haraalligalin, nacabka Somaliland , weliba kan aad horfadhidaa waa kuwa nacabka Somaliland biyodhigay, ee kuraaxaysta dhibka SOMALILAND, aadban uga xumay inaad raalligaliso, ood uxoqso meeha cuncunaysa, heesta asdleeda'hay ree Somaliland umadhamma, ,waadku qaldantay waan ushannahay, waanay nagadhab.

  • @maxameddeeqa4447
    @maxameddeeqa4447 Před 2 dny +1

    Been bad sheegaysaĺ hees hees dhafta ayay ahay huwan kalkal aya tahay

  • @xaajimasaleh8837
    @xaajimasaleh8837 Před 2 dny +3

    Cali xadhaadhe cunsuri isagoo intaas le'eg waa kii u ooyey ilhaan xildhibaan noqotry waalii ooyaayey

  • @rashiidhassan7963
    @rashiidhassan7963 Před 2 dny +1

    Uxu kuleeyahay Cali munafaq tii xamar man dhegaysan kkkkk hada maunaafaq

  • @amranaden3059
    @amranaden3059 Před 2 dny

    Waar Aamusa tuugyahay

  • @HamdaSayid-jq2is
    @HamdaSayid-jq2is Před 2 dny

    😂😂😂😂
    Somalilad lalama ficil tamo kute

  • @AnazHandulle
    @AnazHandulle Před 2 dny

    Madadaalo waar maciyaal ayaad meesha fadhiya

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 Před 2 dny

    Madxda maanta joogta wa beenalayaal, tuug, haddi Ilahay ka qaban umadda kuwan, dhalin yar hormar mid ma jirayo.

  • @aminaabyan6373
    @aminaabyan6373 Před 2 dny

    Ali harare waa faqash wayn e ha la sheekeysan

  • @axmedcali9128
    @axmedcali9128 Před 2 dny

    Somali american ayu labaxy wa iskadhal dacawo ey weeyi

  • @faaraxaxmedcaliwaadmahadsa7807

    Ali xaraare waxaad ogtahay in amxaarada hobyo lala baryayo ee ay nolol uquudhi tahay maxaad taa urki wayadsy

  • @user-ng9sb8hz1n
    @user-ng9sb8hz1n Před 2 dny

    Somaliland waa tii midnimada somaaliyeed keentay abaalkii wuxu noqday in la baabiyo oo waxan jirin laga dhigo ababaakii

  • @user-ln6wf3ce8v
    @user-ln6wf3ce8v Před 2 dny

    MUSTAFA. MARTIN
    MA. WUXU. NOQDAY KII. LA. YIDHI. INKASTU. DURDUR. IYO. DABAAL. GALO DOOFAAR. E EDKII. MA. DAAHIRO. OO. MA. DAAYO. WAX. LOOGO DAWGALAY. MUSTAFA. URAYOW. U. NIIKI. CADOWGA. DADKAAGA. IYO. DALKAAGA

  • @africaresearchsolutionorga5511

    Ma jibriil abokor ayaa borama jooga hhhhhhhhh
    Jibriil abokor arbsiyo ayuu dagaa

  • @queency7943
    @queency7943 Před 2 dny +1

    Axmaaradu waa tii magan galisay maatidii iyo maxastii dawlada somaliya iyo shacbkeeduba diyaaradaha ku rushaynayeen guulaysta Somaliland iyo Ethiopia kanaxoow NAFTA waa heesta kale ee ay fanaaniintu qaadayna dadka reer Somaliland ayey u qaadeen oo aan sinaba u kala go'ay

  • @farhiyaolad3667
    @farhiyaolad3667 Před 2 dny

    Masha Allah wax garad rageed somalia allaha mideeyo somaliyo mida

  • @abdiali319
    @abdiali319 Před dnem

    Caliyaw adiga iyo Xamarba Amxaarka ayaa Somaliland u dhaama. Waayo dad xun baad tihiin.

  • @shukrimohamed8518
    @shukrimohamed8518 Před 2 dny +2

    Ali intad kadahleysid somaliland timaha cujaro sida wayelka . Ali ciyalasug , Ali cudur ,Ali qaho ❓🍺🍾🙈

  • @sam-xz5tc
    @sam-xz5tc Před dnem

    guuuuuuuuuuuuul somaliland let them all cry we are with our abwaan good 👍 all faqash hate somaliland too

  • @warsamexaliimo1902
    @warsamexaliimo1902 Před 2 dny

    His laughter is sarcastic he is not real very much fake